No video

MASEER PART 25

  Рет қаралды 293,069

Family Sagal Channel

Family Sagal Channel

6 ай бұрын

PLEASE SUBSCRIBE 200K NAGAARSIYA THNAKS

Пікірлер: 395
@user-vc2cl8en1o
@user-vc2cl8en1o 6 ай бұрын
Dadkan yaa isla soo doonty magcyadooda sagal saylac sucdi sacdiyo ak asad ❤❤❤😂😂😂
@Animeedits1348
@Animeedits1348 6 ай бұрын
Saylac magac abehey io awladisi
@fatximahamed5478
@fatximahamed5478 6 ай бұрын
Saylac sucdi sacdiyo sagal wada sa weye❤
@user-ju2ip4gm3v
@user-ju2ip4gm3v 6 ай бұрын
Filinka koyla ma dawatey😂😂😂
@samiirosagal5637
@samiirosagal5637 6 ай бұрын
Alla Ak waayahaan jiliinkiisaan kuhaaystaa😂😂😂 koronto halagu xiro kulahaa
@user-gm8kv9st8s
@user-gm8kv9st8s 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 sucdiyey inkarti sacdia cawa eekeya ka jaraya😂😂😂
@diamondladyofficial7966
@diamondladyofficial7966 6 ай бұрын
Asc axsaabey aan ku salino nabigen scw scw scw
@KawsarDeeq-vz6ch
@KawsarDeeq-vz6ch 3 ай бұрын
🎉❤
@lakiluul13
@lakiluul13 6 ай бұрын
Ani hada kadib AK tagerahisa ahay sucdi fero weyn balaha karif 😂😂
@TheSamiya17
@TheSamiya17 5 ай бұрын
hahah isku mid nahay 😂😂
@umumascuud3307
@umumascuud3307 6 ай бұрын
sucdi dadkii ay dhihi jirtay wn falashaa cwa cwa aboowoow ma laga keenay
@user-ob5rc1xz7d
@user-ob5rc1xz7d 6 ай бұрын
Ak waa funny waa jabiso kulahaa😂😂😂😂😂😂😂
@kawsaraadan4254
@kawsaraadan4254 6 ай бұрын
Ak Wan kuwataa😂
@ahmedmuumin4099
@ahmedmuumin4099 6 ай бұрын
Ak cawa kaliye.ayaan wataa😂😂😂😂
@FarhioHassan-my2vn
@FarhioHassan-my2vn 6 ай бұрын
Ayyyyyy cawa Ak cadi maha aboowow dumashida mihiyo kulahaa😂😂😂
@fardowsomahamud-pt9mq
@fardowsomahamud-pt9mq 6 ай бұрын
Ak waa funny wlh abeesada kabilow oo koronto kuqabo 😂😂😂😂😂
@muhanadsiciid2728
@muhanadsiciid2728 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂labadooda say mucaarad isugu yihiin igu baxdaa waa jabiso kuyeh😂😂😂
@ramloahmed8001
@ramloahmed8001 6 ай бұрын
Waa Ruwaayad fadhido ❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊
@husseinmahamed5762
@husseinmahamed5762 6 ай бұрын
Sucdi silicii ay si tafaariq ah u sil'cin jirtay sacdiyo ayuu AK si jum'lad ah u sil'ciyay 😂😂😂😂
@atmanali6644
@atmanali6644 6 ай бұрын
Ak waabo funny cadia😂💔
@user-ek6yb6oh1t
@user-ek6yb6oh1t 6 ай бұрын
Ak dhib badana abeesada ka bilaw kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-lk3qs6qc5r
@user-lk3qs6qc5r 6 ай бұрын
Sucdi inta kufaraxsan in ladilo isooraaca 😂😂😂
@user-gm8kv9st8s
@user-gm8kv9st8s 6 ай бұрын
Hhhhhhhh waa nakan
@user-vk4vu6jb5c
@user-vk4vu6jb5c 6 ай бұрын
Waana kan😂
@AishoAbdirahim
@AishoAbdirahim 6 ай бұрын
Ala Sucdi mxy cadaw lee dahay 😂😂😢
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 6 ай бұрын
Sucdu waaba naagta ugu aktar sane maxaa u dileysiin?
@user-gr8vv9tn8k
@user-gr8vv9tn8k 6 ай бұрын
My my
@hodanmowliid7437
@hodanmowliid7437 6 ай бұрын
Waraaqihii waxa qaaday Asad walaashii ayaan u malaynayaa malintay sagal u dagaal timid bay qaaday waraaqaha 😂 asadow walaashaa Soo qabo 😂
@NasteexaIraad
@NasteexaIraad 6 ай бұрын
Ee malinkay u imanaysay warqadaha lamaba keenin xafada
@muhanadsiciid2728
@muhanadsiciid2728 6 ай бұрын
Ek the legnd caway waxaa sameesay😂😂😂
@HadiyaCismaanAli-ex5fu
@HadiyaCismaanAli-ex5fu 6 ай бұрын
Ak legend wlhi😂
@MariyobashiirGaash1124-lr7wg
@MariyobashiirGaash1124-lr7wg 6 ай бұрын
Ekey kulha koronto ha lagu Xero ha jarysee😂😂😂😂😂
@saynabmohamed6745
@saynabmohamed6745 6 ай бұрын
Tuug la qabtay talo ma leh sagal maxaa adaa u naxdee iiiii alaa muu maruun runta ogaado asad😂❤malinkaa farxad
@ayaankhaliif4662
@ayaankhaliif4662 6 ай бұрын
Ar caawa qof iga horeeso maleh 😂😂😂😂
@safiyoahmed7551
@safiyoahmed7551 6 ай бұрын
Ak laandheere😂❤❤
@amransiciid5632
@amransiciid5632 6 ай бұрын
Caawa ak baa shitay 😂
@maimaebrahem5005
@maimaebrahem5005 6 ай бұрын
@@amransiciid5632😊😊
@user-xe9rd3ez7p
@user-xe9rd3ez7p 6 ай бұрын
Anaa uhoreeyo❤❤❤❤
@user-yp4dl1dv2w
@user-yp4dl1dv2w 6 ай бұрын
Saylac waaye ladirka 😂
@daganugaas9028
@daganugaas9028 6 ай бұрын
Ak caawa waku taa mac sucdi😂😂😊
@husseinmahamed5762
@husseinmahamed5762 6 ай бұрын
AK inuu xoolahaa Asad u helo xita Sagal buu dhaafayin 😂😂😂
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 6 ай бұрын
😂😂
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 6 ай бұрын
Film-kaan wax dil iskugu hanjabaayo iyo wax dil isku dayaayo badanaa.Naga daaya dee wax qurxoon maahane si kale filmka loo qurxin karaaye.
@SabariinCali-my1pd
@SabariinCali-my1pd 6 ай бұрын
Hhhhh😂macsokor sucdi inte kajarte Sacdiya iyadana Ak aakajare😂😂😂
@SacdioahmettaliCaashoahm-oe6vk
@SacdioahmettaliCaashoahm-oe6vk 6 ай бұрын
Alla ak jecliyaa😂❤
@SalmaAxmad-xk7gy
@SalmaAxmad-xk7gy 6 ай бұрын
Sucdi caaawa sacdiya sey ooga cawaadsiin jirtay ayaa looga cawaadsiiyaay. 😂😂😂😂 yees 😂😂😂😂😂😅😅
@khadraali5225
@khadraali5225 6 ай бұрын
😂😂😂😂 caaaac
@user-lk3qs6qc5r
@user-lk3qs6qc5r 6 ай бұрын
Masha.alah wlle ❤❤❤❤❤
@shukrijama5399
@shukrijama5399 6 ай бұрын
eekay waa cawaandii😂😂❤❤🎉❤
@raxmaomar1654
@raxmaomar1654 6 ай бұрын
Inta Bari tiktik ka fiirsan doonto waan salaamey
@user-mb2vl9eg7s
@user-mb2vl9eg7s 6 ай бұрын
Ana ugu horeeya caawa😂
@HiboSalaad-cy7po
@HiboSalaad-cy7po 6 ай бұрын
Wali sidoo flim kale u bilaabmaday comment kama soo dhiiban Waxaa qosal iku dishay siday cawa noqotay sucdi waxayba is ka dhigtaba libaax maxaa u danbesay bacaac😂😂❤😊
@HUBAALmedia111
@HUBAALmedia111 6 ай бұрын
Hhhh manoli😂
@Saidsafiya369
@Saidsafiya369 6 ай бұрын
Ak sucdi waa cabsisay 😂
@ayaankaaba9592
@ayaankaaba9592 6 ай бұрын
Horta yaa xaday waraaqihii 😂
@Ayana8181
@Ayana8181 6 ай бұрын
Sucdi😂
@user-qz1gz2vr5q
@user-qz1gz2vr5q 6 ай бұрын
Sucdi ayaa xaday😂
@Nusaymamoha
@Nusaymamoha 6 ай бұрын
😂😂😂😂 ak sucdi wan kushilana kulaha 🎉❤😅
@qadiijoaxmed1082
@qadiijoaxmed1082 6 ай бұрын
anibo waajeclahay in sucdiladilo😂😂
@user-ui5tm1xn3c
@user-ui5tm1xn3c 6 ай бұрын
😂😂😂😂ak legend wallhi sucdi dil dofaarta buufsan cilkeeda i haye😂😂
@user-io5nu8sh9j
@user-io5nu8sh9j 6 ай бұрын
Camerada that day bas meywaxdubeysi 😂😂ak madubta miya 😂😢😂
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@HUBAALmedia111
@HUBAALmedia111 6 ай бұрын
Cwo cashir ba lodhigay wlhi😂
@sagalfeisal6298
@sagalfeisal6298 6 ай бұрын
😂😂Ak waa funny 😂
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 6 ай бұрын
team sagal hore usocda flimka wa shidan yahay waxa sugnaba wa jabki asad o xaqiqqadq o gado sagal iyo ak neh wala waxba so socda hore usocda
@caaishaxuseen5479
@caaishaxuseen5479 6 ай бұрын
Waa jibiso kulha😂
@caaishoabdi3972
@caaishoabdi3972 6 ай бұрын
Cawa saa u qoslay waligey uma qoslin😂😂😂
@user-zu8un1fr5j
@user-zu8un1fr5j 6 ай бұрын
Family gan mindida la cararayanabo nece😂
@user-fy8td6if7i
@user-fy8td6if7i 6 ай бұрын
Asc😊😊😊😊😊❤❤❤
@user-yg1rh8qw2g
@user-yg1rh8qw2g 4 ай бұрын
X
@abhassan5651
@abhassan5651 6 ай бұрын
filmkaani dheera.. marki uu meel macaan marayo ayu dhamanaya uun... naga xagajiya please
@Fadumo9966
@Fadumo9966 6 ай бұрын
War ani eekeyi baan taagersanhy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@asiahashi3843
@asiahashi3843 6 ай бұрын
Ak fariiiid cawa wan ku wataaa🎉🎉🎉🎉
@xawomaxamed4476
@xawomaxamed4476 6 ай бұрын
Sagal in lagu qabto meeqa sagayay jaah 😂😂😂
@zamzammahdi7948
@zamzammahdi7948 6 ай бұрын
Ak isn't easy 😂😂😂❤
@bilanbaaribeauty580
@bilanbaaribeauty580 6 ай бұрын
Asad Markow imaday san U naxay lee Sidi Ina ani fashilmay cml😂😂
@zamzammahdi7948
@zamzammahdi7948 6 ай бұрын
@@bilanbaaribeauty580 ani xta wan naxay wlhi yaap waxan sugi lahay xiligu ku qaban laha labadan is bahaystay😁😂😂
@bilanbaaribeauty580
@bilanbaaribeauty580 6 ай бұрын
Sacdiyo tolow maxa Ku dhici dono😂😂😂😢
@baarliin527
@baarliin527 6 ай бұрын
Ala sagal qosol badanaa family baahan baad ka dhalaty nayaa 😂😂😂😂😂😂😂
@user-mp1cf1dl7m
@user-mp1cf1dl7m 6 ай бұрын
Qof iga ma so horeyn😅
@user-uz9ub4vx3e
@user-uz9ub4vx3e 6 ай бұрын
Sagal iyo sucdi waa nacay
@naciimaxasan3059
@naciimaxasan3059 6 ай бұрын
Ww caawa leba qoslay Sucdi mac sankor 😂😂
@Aragsan5576
@Aragsan5576 6 ай бұрын
Yaaa ooyay cawa
@saynabmohamed6745
@saynabmohamed6745 6 ай бұрын
Me😂
@AishoAbdirahim
@AishoAbdirahim 6 ай бұрын
Sucdi sucdi walaasha suma ahi 😅😢😂😂kulaha
@Aragsan5576
@Aragsan5576 6 ай бұрын
@@AishoAbdirahim waa lagaga qayli siyay hhhhhh
@muhanadsiciid2728
@muhanadsiciid2728 6 ай бұрын
Wllhi filimka waxa imaceenaya waa ek io sucdi labadaas haday kabaxaan waa qaabdarro labo labo la isku mucaaradaya filimka dhan wakala kacsanyahay🥰😇
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 6 ай бұрын
Nabsigii sacdiyo wuu soo dag dag mahadsanid ak😂
@amuun9967
@amuun9967 6 ай бұрын
Ak Caawa wan KuwataH Wn kushilanayaH Kulha😂😂😂😂😂😂
@fardiwsaahmed1441
@fardiwsaahmed1441 6 ай бұрын
Ak war gawada kalaxo
@niciimacabdi5321
@niciimacabdi5321 6 ай бұрын
Asc
@sanuush
@sanuush 6 ай бұрын
Wey cwa filmka wa shidanyby😂
@ruuneybintumohaa6658
@ruuneybintumohaa6658 6 ай бұрын
Cawo sucdi ohint3yda ku raxeysanah😅
@muhanadsiciid2728
@muhanadsiciid2728 6 ай бұрын
Wllhi ani xataa intuu socday filimka dhan ciil iga qabanjiray gabadhaas waxay samenayso lkn caaway waakuraaxaystay sidi loogalay😂😂😂
@FatuushAbdulkadir
@FatuushAbdulkadir 6 ай бұрын
Ak caawa ❤ ankugu ahy sas uwad hoosha
@user-de1qf1iu6e
@user-de1qf1iu6e 6 ай бұрын
Jiniga kalee cagaha wayn lihi waa saxibadaa sagaleey
@amalhawo
@amalhawo 6 ай бұрын
Ak tagerahagan ahay 😂😂😂😂😂
@user-xw4dh9sj7j
@user-xw4dh9sj7j 6 ай бұрын
Dawashadu muqalka adiyoad umiqantahay❤niyo hal saco iyo laba saco nogaso dhiga no
@asmoaxmeddahir8710
@asmoaxmeddahir8710 6 ай бұрын
Sucdi say sacdiyo yeshay aya la yelay mac😂
@fatimamohomedburalle9914
@fatimamohomedburalle9914 6 ай бұрын
inta saylac ka shakisan teaam sagal wa idinsalamay
@Xigmo
@Xigmo 6 ай бұрын
Sacdiyo shimee rafaadka kabexee waa yaabe? Ala ani nasiib xumiyaa waxaan jecelahay maba lasameynayo War eekeey iyo sagal meey iska fashilmaan ineey asad qiyaamayaan oh ala sagal nasiib badanaa imisa baxareey kabad baaday shiidh Horary wcn tiim sagal daqiiqadaha wax inoogu dara wey inagu yaryihiine❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-to2tn6ge8t
@user-to2tn6ge8t 6 ай бұрын
Ak waan ku wataa😊
@Abshirohassan872
@Abshirohassan872 6 ай бұрын
Ekeu cwa waa qosol miidhan😂😂😂
@sahraismail2230
@sahraismail2230 6 ай бұрын
Yaa suucdi waa laagu yaabaa qaali caawa ciidiiyahaa ayaan iskaa guuray saan u qooslaayay de🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-gn1fb7tu5j
@user-gn1fb7tu5j 6 ай бұрын
Cawo cabsi cabsi 😂😂😂
@asmaooro
@asmaooro 6 ай бұрын
Anaa uhoreyo🎉
@user-gn5eb3my8f
@user-gn5eb3my8f 6 ай бұрын
Mel xun waad noogu jarteene bari wax fiicn keeni waya
@zhaafishiil434
@zhaafishiil434 6 ай бұрын
Naagti sucdi caawa waa la bakhti w....say mac😂😂😂😂😂
@hodanmowliid7437
@hodanmowliid7437 6 ай бұрын
Waxay ila tahay Ani sacdiya iyo Asad ayaa ugu danbeynta is guursanaya AK iyo sagalna jeelkay ku danbeynayaan 😂
@user-op5wz4of1k
@user-op5wz4of1k 6 ай бұрын
Waasida uufilimku kumacaanyahay
@Boqoradareerdarwiish1756
@Boqoradareerdarwiish1756 6 ай бұрын
Guulaysta ❤
@nafisocabdi4482
@nafisocabdi4482 6 ай бұрын
Ekey cawa waku wataaa😂
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 6 ай бұрын
Gormuu oganaa Asad waxa ka dhaxeeyo sagal iyo Ak Goormee la ogaana qiyaanada sucdi iney jeceshahay Asad. Goormee is arkayan seylac iyo Ak Goormee ka baxayan dhibatada sacdiyo iyo walalked.Gormee hantida la helaa.Gormee la ogana qofka haayo hantida Asad Waan sugi la ahay inta ay fashilmayaan wax walbo.Keep going
@user-ju2ip4gm3v
@user-ju2ip4gm3v 6 ай бұрын
Markas waa mar uu dhamadeyba😂😂😂
@khadramohamed1818
@khadramohamed1818 6 ай бұрын
❤❤❤ cadimah filmkan horiusucda
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 6 ай бұрын
Cwa first one wiif jug
@MrMassalo
@MrMassalo 6 ай бұрын
Dadku dhakhsiyo badana waxan islaha cawa ada u horeynya😭😂😅
@queennawaal1475
@queennawaal1475 6 ай бұрын
Hhhh film ka cawa ugu mcn yhy
@nagaadabdi6275
@nagaadabdi6275 6 ай бұрын
So wad abayo Alla cawa filmku macana
@user-hy6nu8gy3l
@user-hy6nu8gy3l 6 ай бұрын
Plz kusoodara isla cawa alx sagal wajigeda hadii la arky
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 6 ай бұрын
Waan sugaaye
@user-cf3sj9gi8m
@user-cf3sj9gi8m 6 ай бұрын
caawa cab cabsi waaye😂❤
@user-cf3sj9gi8m
@user-cf3sj9gi8m 6 ай бұрын
😢😅😂😂😂
@user-vu4or5rm3j
@user-vu4or5rm3j 5 ай бұрын
Walhi abeeso waaye😮😮😮😮😮😅😅😅😅
@user-gl6ts7cn2r
@user-gl6ts7cn2r 6 ай бұрын
Anaa uhoreeyo😂😅
@queenedebsan
@queenedebsan 6 ай бұрын
Daqiiqadaha uu soconayo Film ku noo kordhiya please 😭😊
@user-iy5zv1gm8e
@user-iy5zv1gm8e 6 ай бұрын
Ak ala maxaan kuwataaa caawa 😂😂😂❤❤❤❤
@khadraali5225
@khadraali5225 6 ай бұрын
seylac cawa baq baq marawo😂😂😂
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 6 ай бұрын
Ala sagal cawa wey kujirta😂😂😂 shit meel xun ayu nooga damaadey pls nosoo bobsiiya habendambe inshallah ❤
@naciimaxasan3059
@naciimaxasan3059 6 ай бұрын
Ak lajan waye caawa
@Ayana8181
@Ayana8181 6 ай бұрын
Ak Wa na daawesy caawa😂
@IkraanBintuamaan-iz6uq
@IkraanBintuamaan-iz6uq 6 ай бұрын
Ak isn't easy 😂
MASEER PART 26
30:37
Family Sagal Channel
Рет қаралды 246 М.
DHOOF PART 8
18:43
Family Sagal Channel
Рет қаралды 10 М.
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
OKSII
Рет қаралды 4,5 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
New Film Dhaxalkii Qabyoobay Kalmac Khan
3:46
Somali Tiktoker Funny
Рет қаралды 3,3 М.
MASEER PART 35
38:06
Family Sagal Channel
Рет қаралды 263 М.
DHOOF PART 7
21:06
Family Sagal Channel
Рет қаралды 30 М.
MASEER PART 47
30:45
Family Sagal Channel
Рет қаралды 194 М.
BALAMIS RUWAAYAD CUSUB || DHOOF || XALQADA 8 AAD CAWA 8:00 PM
1:20
Family Sagal Channel
Рет қаралды 5 М.