Mashruucayga sirta ah 🤗 | Maanta waxaan Idin baraayaa Mashruucayga Ganacsi |

  Рет қаралды 90,472

OGAANSHO

OGAANSHO

6 ай бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 303
@JackCadnaan5
@JackCadnaan5 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝😢
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 6 ай бұрын
Mashruceyga sirtaa cinwanka baba cadi ehen ad usamesay macalin omar inshar 🎉🎉🎉😮😮😮❤❤😊
@Deeqfaarax1
@Deeqfaarax1 6 ай бұрын
NABI MAXMED KU SALI❤
@user-AhmettAk11
@user-AhmettAk11 6 ай бұрын
Ogaansho maad dhageysataa ceyda
@Farxanfashion
@Farxanfashion 6 ай бұрын
Waa galabnimo jimce ah Kusali nabiga scw scw
@Mahadle-mq9bg
@Mahadle-mq9bg 6 ай бұрын
Scw
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 6 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@user-idiriztiger
@user-idiriztiger 6 ай бұрын
Scw
@cabdullaahixasan1670
@cabdullaahixasan1670 6 ай бұрын
Ogaansho 1M coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
@bishaaroiyodigniin8962
@bishaaroiyodigniin8962 6 ай бұрын
Waa ku mahadsantahay ustaad Cumar, sida aad markasta noola wadaagto macluumaadka horumarka la xiriira.
@user-pw3gx4ez4u
@user-pw3gx4ez4u 6 ай бұрын
M.a❤
@feyrouzmahad785
@feyrouzmahad785 6 ай бұрын
Mashallah waa mashruuc wanagsan waxana ka bartay graphic design hambalyo dhamantiin 👏👏🥳
@Ahmeire
@Ahmeire 6 ай бұрын
HambalyO HambalyO 🎉🎉
@muriidichannal1789
@muriidichannal1789 6 ай бұрын
اللهمَّ انصر اخواننا وشعبنا الباسل البطل في فلسطين 🇵🇸الحبيبة وعاصمتها القدس الشريف وانصر ابطال غزة، وتبت خطاهم واحفضهم، وارحم شهداءهم، لملم جراحهم🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸
@haliimosiciid-re6et
@haliimosiciid-re6et 6 ай бұрын
امين يارب العالمين ❤❤
@Raaginho
@Raaginho 6 ай бұрын
Juma Mubarak umada soomaaliyeed 😊❤🇸🇴
@inacoloow6953
@inacoloow6953 6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉 hamplyo hamplyo ustaad coming soon 1M sabecreb waad uqalanta iyo ka badan waad kaso dahday insha Allah guul yaan ku rajeynaya ustaad omar inshar 🎉🎉🎉
@elmihmohamed6312
@elmihmohamed6312 6 ай бұрын
Masha Allah, Rabbi ha idiin barakeeyo mashruuciina wax ku oolka ah...
@cabdi_wahaab
@cabdi_wahaab 6 ай бұрын
ما شاء الله، اللهم بارك
@user-fu4lh7qb9w
@user-fu4lh7qb9w 6 ай бұрын
Mansha Allah way igu soo dhacday markii ugu horaysay intaanad sheegin in aad ka hadlaysid sheer xirfad
@MaxamedAtii-yv3mf
@MaxamedAtii-yv3mf 6 ай бұрын
Yaa Allah protect the Palestine children
@KawsarKalif
@KawsarKalif 6 ай бұрын
English haku faanin caadi ugu ducee ama iska daa😢😢😢
@tusechanell3669
@tusechanell3669 6 ай бұрын
Only children 😢 what about adults
@Buldakrameneater
@Buldakrameneater 6 ай бұрын
@@KawsarKalifenglish fanid maha Wllo duco af walba wa lagu duceya English Calam ka oo Dhana fahmya duco af malaha waxba u dhiman Somalida badankoda
@ViewersView-sb8vp
@ViewersView-sb8vp 6 ай бұрын
Ameen😢
@user-wh1ub2ey2g
@user-wh1ub2ey2g 6 ай бұрын
😊😊😊​@@KawsarKalif😅qq
@Musam377
@Musam377 6 ай бұрын
Oldman is here for watching Adina wll ku sali nabiga scw ❤
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
Sallallaahu Caleeyhi Wasallam. Laakiin Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada
@Nuurdiin1234
@Nuurdiin1234 6 ай бұрын
Scw
@Ciyaalka
@Ciyaalka 6 ай бұрын
Shaqo fiican ayaa qabateen lkn magaca xoogaa waa laga fiicnaa XIRFAD WADAAG AMA SHARE SKILL ayaa ka haboonaa.
@mohamedqaasim4340
@mohamedqaasim4340 6 ай бұрын
Ustaadii sawirada Qaawan wad Qarin jirtay marki hore , Jazakallahu Ustad omar Dambigooda naga dhaaf
@xaliimoabuukar9842
@xaliimoabuukar9842 6 ай бұрын
Masha allah ilaahay ha ku xafdiyo ألف مبروك يا أخي العزيز 👌👍🤗
@user-ci1nn5fi3c
@user-ci1nn5fi3c 6 ай бұрын
Allahuma barik huuno wa dadaalaysa ilahay hakula garab gali🎉
@blackpanther68229
@blackpanther68229 6 ай бұрын
Waan dhawahay macaliin omar inshar ❤🎉
@user-jn8zj7xo5i
@user-jn8zj7xo5i 6 ай бұрын
Waa mahadsantahay mudane
@liibaanxaaji1443
@liibaanxaaji1443 6 ай бұрын
Mahadsanid ustaad cumar
@AhmedDahir-fq6xy
@AhmedDahir-fq6xy 6 ай бұрын
Well done Omer inshar ❤
@Ismailmaow101
@Ismailmaow101 6 ай бұрын
Business module kan lms lo yaqaan riyooyinkayga ka mid ahaa kaso bilow ilaa 2020. Riyadaada ficil ku dar ama nin kale haku raaxessto. Hambalyo idin leeyahay bahda sheerxirfad waxaad heysan hab ganacsi oo win win ah waxtar u leh cidwalba oo ka qeyb qaadata allaha idinla garab galo i.a
@HamzeDiriye
@HamzeDiriye 6 ай бұрын
Waa sax madsanid waa loo bahan yahay macalin
@Ruweyda4455
@Ruweyda4455 6 ай бұрын
Yes ardeyda wax ka baratey baan ka mid ahaa 🎉❤Alxmdulilaah 😊
@Buldakrameneater
@Buldakrameneater 6 ай бұрын
Well done ilaahay ha ku barekeyo WlloOmar inshar wax badan no faidaysay
@mohamudsalad5750
@mohamudsalad5750 6 ай бұрын
Hormar wacan ba ku rajeynaa ustaad
@user-cp2vl1jq8f
@user-cp2vl1jq8f 6 ай бұрын
Allow dhibta ka dul qaad walaalaheen reer Falastiin Aamiin
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
Aammiin
@xuseenfadal
@xuseenfadal 6 ай бұрын
Ilaahay haku barakeeyo ustaad 💙
@Ruuneey15
@Ruuneey15 6 ай бұрын
Maanshallah mahadsanid wll inoogu soo dara course barashada gaariga inshallh waa muhiim
@abdirahmanmukhtarchanel5084
@abdirahmanmukhtarchanel5084 6 ай бұрын
The First Comment Asc Dhamaantiin Nabiga Aynu Ku Salino Scw Scw Scw
@sawdayussuf1737
@sawdayussuf1737 5 ай бұрын
Msha Allah guuleyso walal
@armaan7498
@armaan7498 6 ай бұрын
Mahadsanid macalin cumar😊
@user-vc1oy2gf1p
@user-vc1oy2gf1p 6 ай бұрын
بارك الله فيكم سعيدة أن فينا مثلكم مهتمين بشعبنا
@Alina12395
@Alina12395 6 ай бұрын
Woow brother guuleyso❤❤❤
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 6 ай бұрын
Allah haku barakeeyo ganacsigaaga Al ustaad omar inshar ❤
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 6 ай бұрын
Mashaa Allah cumar inshar keep going wll qaali
@nurmohan1004
@nurmohan1004 6 ай бұрын
runtii si fiican ayad u nashqadayseen websitka kliya inta teknolojiyad barata aya fahmi karta waa ku mahad santiihin . IFTIIMIN YAR waxad mooda inu qali yihiin koorsoyinka inta badan dadkad wax u dhigaysana waa somali bal si meeshana loo wado barto qiimaha inad wax ka badashan yaa ila qurxoon. ANI AHAN WAXAN IDINKA SUGAYA PROGRAMING.
@Yaasir2
@Yaasir2 6 ай бұрын
Ilaahay haku barakeyo
@shakrabowy1432
@shakrabowy1432 6 ай бұрын
Codsi ii soo duceeya walala yaal dhammantiin Allha idin sharfee
@cabdulaahibukurow9530
@cabdulaahibukurow9530 5 ай бұрын
maashaa allaah ilaahay ha idiin barakeeeyo. waxaan jeclaan lahaa in aan ku taliyo in Dalka la keeno soomaali micnaha jaamacad loo bedelo online iyo Arday soo xaadirta classka waa la hela inshaa allaah.
@AbuZakariya-zp7mq
@AbuZakariya-zp7mq 6 ай бұрын
Asc ustaad see ugu biiri karaa sheer xirfad
@user-oj1ty6mz3h
@user-oj1ty6mz3h 6 ай бұрын
😮ASC am really appreciate it go head
@Makkaquranonline
@Makkaquranonline 6 ай бұрын
Ogaansho wax badan ayaa laga faa'iidayaa.
@shankaraaj
@shankaraaj 6 ай бұрын
Macalinka haa lagaarsiiyo 1m asxaabeey ❤
@CnasirYusufMaclin
@CnasirYusufMaclin 6 ай бұрын
Hambalyo 1M ustaad
@Mahad-Yare
@Mahad-Yare 6 ай бұрын
Somalia ❤
@learning-English469
@learning-English469 6 ай бұрын
❤❤❤
@hogaan-su9ps
@hogaan-su9ps 6 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
💙🇸🇴 Soomaaliya 💙🇸🇴 Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
Soo+Maal Soo+Maale
@shankaraaj
@shankaraaj 6 ай бұрын
Walaal cumar inshaar Baardheere ayaan kaasoo salaamayaa❤
@mohamedcajab1224
@mohamedcajab1224 6 ай бұрын
Masha Allah - Qorshaha xiga app ha loo badalo
@user-xg7md8kj8z
@user-xg7md8kj8z 5 ай бұрын
Saudis 🇸🇦 wa xaadisiin walaalahood falestin may caawiyaan
@user-sv5uj3dl8p
@user-sv5uj3dl8p 6 ай бұрын
Meesha ugu muhiimsan waa inta 9:11 inta kle waa iska war
@Guleet
@Guleet 6 ай бұрын
Legend ogaansho
@Saabirmohamed-kf9pq
@Saabirmohamed-kf9pq 4 ай бұрын
Walaal cumar inshar inte ku noshahay zxp qaali
@user-zp2wm2gl8n
@user-zp2wm2gl8n 6 ай бұрын
Fast comment Omar inshaar big man 👍
@miltoncadde7460
@miltoncadde7460 6 ай бұрын
First wll cumar❤
@mohamudnour8023
@mohamudnour8023 6 ай бұрын
Ogaansho waan sugi la'ahay 1m inaad gaartid insha allah
@goradsiyad1414
@goradsiyad1414 6 ай бұрын
Si guud Qiimaha waa qali sharexirfad
@hudayfimahamed2602
@hudayfimahamed2602 6 ай бұрын
One of my best KZfaq Mr.omer inshar❣🙏
@m.k.7788
@m.k.7788 6 ай бұрын
Afsoomaaliga ku Qor Faaladaada
@AbdiOzyy
@AbdiOzyy 6 ай бұрын
Alhamdulillah waxaan ka mid ahay ardayda ka aflaxaday kana baratay course aad u qiimo badan wanan sii wadayaa insha allah
@mahadyare7013
@mahadyare7013 6 ай бұрын
Halkee ayaan ka galaa website ka sxb Share isoo dheh
@abusheequna1446
@abusheequna1446 6 ай бұрын
Thanks mi teacher 😘
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 6 ай бұрын
Alle ha u gar gaaro walalaheen falastiin
@CabdiWahaab-nh8xu
@CabdiWahaab-nh8xu 6 ай бұрын
Keep going 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️
@maryamliban
@maryamliban 6 ай бұрын
Masha allah❤
@shaviehossam4698
@shaviehossam4698 6 ай бұрын
Shukrran
@mohaanikeinanmk3426
@mohaanikeinanmk3426 6 ай бұрын
Masha Allah lkin kusodara xifdinta quraanka io inteda kle
@user-jx4rq7nn2p
@user-jx4rq7nn2p 6 ай бұрын
Guul iyo horumar ❤
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 6 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@Abaalfx
@Abaalfx 6 ай бұрын
9:48 Mashruuca Sheer Xirfad
@Abdirahman870
@Abdirahman870 6 ай бұрын
Thanks
@xaydar4350
@xaydar4350 6 ай бұрын
Walal hal suaal lacgta youtube laga helo ama fb ma xaaran baa mise xalal sida aan maqlayna ads ayaa lagu helaa ayaan maqlay marka hdii adska uu qamri ama dad qaawan ku jiro miyey mushtapiH galeynin ama xaaran kaa noqoneyn wĺl suaashaa iga jaahil bixi sharaxaad kooban MahadsaniD❤
@IlyaasRaajaa-ez3pd
@IlyaasRaajaa-ez3pd 6 ай бұрын
Alaah you fududeeyo mashruuc saaxib
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 6 ай бұрын
keep going ustaad🎉❤
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg 6 ай бұрын
Uduceeya ❤ wlladen falastiin 🤲🤲🤲
@user-ug9ol6fj9e
@user-ug9ol6fj9e 6 ай бұрын
السلام عليكم جمعه مباركة ❤😊
@mohamedwaaberi7463
@mohamedwaaberi7463 5 ай бұрын
Lacagta waa qali wllo ani ma awoodi
@Cabdallafilms23
@Cabdallafilms23 6 ай бұрын
Masha Allah
@maryamisse6494
@maryamisse6494 6 ай бұрын
Maasha Allaah
@safiyocabdidahir6882
@safiyocabdidahir6882 6 ай бұрын
Masha allh aad yaan uga heley
@Updywali_jama
@Updywali_jama 6 ай бұрын
Macalin omarow wlhi waxkabadan 5 sano aayan ku dawada macalin waxaa rabay ina Barto English ka mana haysto wx lacag ah wlhi😢 Wlhi luqadas darted ayan laciilanhay🥺🥺 Ee macalin waku baryaa iso jawab🥺🫡
@geesdiiraxmedbashiir1095
@geesdiiraxmedbashiir1095 6 ай бұрын
Wuu soo dhacay❤
@sharmarkenurabdi6680
@sharmarkenurabdi6680 6 ай бұрын
Masha allah
@hamdaomer5264
@hamdaomer5264 6 ай бұрын
M.a macalin cumar ani waarabaa ee xagen kahelaa
@jeerijaksan9500
@jeerijaksan9500 6 ай бұрын
Ustaad. cumar🙏
@Bullale6
@Bullale6 6 ай бұрын
dedaal wacan masuul.
@yasiin-guray
@yasiin-guray 6 ай бұрын
Mahadsanid walaal lakiin mid kan oo kale ama ka wanaagsan hadii dadaal lala yimaado wala samayn kara.
@Yooco.
@Yooco. 6 ай бұрын
Waar 1m ogaansho gaadhsiiya Anna 1k igaadhsiiya😅
@Najaaxmohamed
@Najaaxmohamed 6 ай бұрын
Waad naga sooragtay sxb 😂❤❤
@najiipahmed297
@najiipahmed297 6 ай бұрын
1m inshalaah
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio 6 ай бұрын
Waan ogaa inaad leedahay… iguma cusub… 👍
@MohamedHusse1n
@MohamedHusse1n 6 ай бұрын
Ustaad please courseka aad adiga diyaarisay ee content creation ka aad beey qaali u taahy qiima dhimis ku sameya
@salmnalcawdh
@salmnalcawdh 6 ай бұрын
صلو علي منقذ البشرية محمدا صلي الله عليه وسلم
@Mrsrakfna135
@Mrsrakfna135 6 ай бұрын
Wan iska ogaa inaad inta soo wadid😂 intii ila fikira soo dhawada😂
@user-pw3gx4ez4u
@user-pw3gx4ez4u 6 ай бұрын
😂
@cabdiraxmaan856
@cabdiraxmaan856 6 ай бұрын
Wlll cod Kaga see wax kayihiin😮
@user-ct3ro6vr8h
@user-ct3ro6vr8h 6 ай бұрын
Teacher omar inshar
@MohamedHassan-bu3zm
@MohamedHassan-bu3zm 6 ай бұрын
Inshallahu waan kusoo biiraya
@mursal310
@mursal310 6 ай бұрын
Good vlog
@Zakibulle2780
@Zakibulle2780 6 ай бұрын
Wll Omar inshar
@user-bg1ol6jz9n
@user-bg1ol6jz9n 6 ай бұрын
The best salmaan madow 😊😊😊
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 6 ай бұрын
Ninkaan waxee ka dhamaatay wlhi xaaa qaldan
@Mohafit122
@Mohafit122 6 ай бұрын
Walaal lacagta waa qaali
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 67 МЛН
Buuga ugu Muhiimsan Taariikhda | Muqadimaha | Ibnu khalduun
14:15
Maxaan u aragnaa si joogta ah nambaro soo laa laabanaayo ?
17:14
Maxaa Dhacaayo Hadii aad 30 Maalin Biyo Qabow ku Qabaysato ?
12:48
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 207 М.
Ganacsade caan ah oo loo doortay ganacsadaha sannadka ee Mareykanka
17:57
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН