Mataanihii jaceylka ee dilaayaasha noqdey 🤔 || Qiso cajiib ah

  Рет қаралды 37,164

ILEYS

ILEYS

4 ай бұрын

CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
ifiyenuur?igshi...
#ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #ilayschannel

Пікірлер: 313
@SN-bm2km
@SN-bm2km 4 ай бұрын
يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَٰكُم مِّن ذَكَرٍۢ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَٰكُمْ شُعُوبًا وَقَبَآئِلَ لِتَعَارَفُوٓاْ ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ ٱللَّهِ أَتْقَىٰكُمْ ۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ.! قال رسول الله ﷺ : “لا فرق بين عربى و لا أعجمى و لا أبيض و لا أسود إلا بالتقوى
@axmedcrisaaq9064
@axmedcrisaaq9064 4 ай бұрын
Sxb 1aad xadiisku waa daciif 2aad wxa ficn in ummada muslimka ah dhamaantood aan jeclaano . Mahadsanid.
@Sim4neyy
@Sim4neyy 4 ай бұрын
Subxanallahh 😢qalbi adkaa dadka qaar Allah unaxriisto gabdhas😭😭🤲
@guletizmail8349
@guletizmail8349 4 ай бұрын
Xadiskan maba marayaba loo sheegayo, waan necebnay ayyunbay iska soo jarayan, waar cid aan aduka dad xun iyo dad wanagsan lahayn ma jito, Ee Allah ha barakeyo Carab Ameen.🤲❤️
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 4 ай бұрын
inti fiican waan jecel nahay inti xun waa necebnahay
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 4 ай бұрын
Muslimka ilaahay waan wada jeclahay waxaan carab uga jeclaada ma jiro qoomiyad qoomiyad kle ilaahay uga dhawna majirto ilaahay shaqsi ayaa loogu dhawaada qoomiyad nimo looguma dhawaado qoomiyad qoomiyad kle ka fadli badan majirto inay carabna ilaahay noogama dhawa Inaan carab jeclaano diin maaha umada ha waalin wllo carab jacayl iyo carab nacaybkuba waa xanuun carabtu waa umad islaama umadaha islaamka kamida ka eeshiyanka iyo ka carabka ahi waa isugu kay mid inuu carab yahayna ku jeclaan maayo kuna nici maayo ficilkiisa ayaan ku nici kuna jeclaan any way Carabtu waxay umada islaamka dheeryihin majirto diina dadka howga dhigin in qoomiyad gaara islaamka laga jeclaado 😮
@dhaantoland
@dhaantoland 4 ай бұрын
Sax Carabta hada joogta waa dad xun oo waliba cusuriyiin ah marka qof aan ku jecleen saan u jeclaada, scw nabi mohamed islaamka dhan buu rasuul u yahay was I jecel nahay laakin kuwa hada jooga wax la jeclaado maha
@user-cj4bo3yz2r
@user-cj4bo3yz2r 4 ай бұрын
Ilahay iyo diin tiisa haga been sheegin carabta in la jeclado diinta kuma jiirto ilahay qofne qof uma umiin ee ilahay iyo rasulkisa hala jeclado dheh
@user-wx2ol4pq5d
@user-wx2ol4pq5d 4 ай бұрын
Carabta lamacayo wlhi nabigena kasojeedo scw
@maymuun7956
@maymuun7956 4 ай бұрын
Yaala caaya marka tankale haduu nabiga kasoo jeedo nabi maxamed ilahay doortay tankale carab gaal iyo muslim waa leeyihiin ee carab caabudka meesha kala tag
@user-wx2ol4pq5d
@user-wx2ol4pq5d 4 ай бұрын
@@maymuun7956 yaa cabuday hee naceypka uheysa kayabanahay nin hadi waxlashego mala cabudoya igadhaamw jahiladyhy
@maymuun7956
@maymuun7956 4 ай бұрын
@@user-wx2ol4pq5d jaahil waa caadiga mooda carabta inee owliyo yihiin tankale carab gaal iyo muslimba waa leeyihiin ee makuwa mad madow ee carabta isku haystaa thy doqon orad utag adoonka madow maahee waxkale kudhihi maayaan
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 4 ай бұрын
Mansha Allah ileys eedo qisooyin kaaga caadi maaha waad noo qurxisaa, Dadka leh carab waan necbahay Ka jooga waa iga talo Kelmada nacayb run ahaantii somali ayaa loogu yimaadaa bal dib ufiirsha sidaanu dhexdeena isu cunayno marka sidee unecbanaan kartaa neceyb kuba anaga hadii naga yimid, bal miisaan saar kalmada nacayb iyo jacayl Waxay la miisaan noqonaysaa cadaab iyo jano, marka iska ilaaliya kalmada nacayb waa kalmad shaydaanku ku farxo
@caynidaahir1689
@caynidaahir1689 4 ай бұрын
Carab waa necbahay rasuulkena scw waan jeclahay tankale carabtii hore iyo tan isku mid maaha diin hadii la dhohona iyagaa hada ku liita jeclkoda iimaan iima ziyaadinayo mana iga nusqaaminayo alx
@karlesk6498
@karlesk6498 4 ай бұрын
Walale ninkaan ifiye ah garan maayo wax ka qaldan mantana waxuu bilaway carab hala jeclado hala ixtiraamo yab malaha ninkaan carab ayusan dhex tagin oo dhagta ayuu ka maqlay haduu arki lahaa xaasad nimada dhaqan xumada iyo fuxshiga carab ku dhex jirto sidaa musan u hadlayn
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 4 ай бұрын
Carab guud ahaan waa dad uu alle udoortay inay islaamka nasoo gaarsiiyaan waxaana kamid xabiibkeena maxamad scw laakiin shaqsi shaqsi kafiican majiro ilaa alle kacabsiga maahee
@mohahassanrasheed822
@mohahassanrasheed822 4 ай бұрын
Shaqsi wad necbaan kartaa lkn mgca qowmiyada carbeed ayaa necbahY iska jir hdii lagu dhahY jacelka carabta waa shay diini ah waa maxay khiyaarka kale ee kuu banaan, cid kale wax uma dhibeysid ee naftaada ugu nax Alle yuusan kuugu caroon intaa ku xumee isleedahay
@CM-fg7rt
@CM-fg7rt 4 ай бұрын
Adeer iskuma xidhna carab iyo diintu diintu xaga ALLE swt ayay ka timid nabi maxamed waa shaqsi ALLE doortey, meel ay diinta kaga taal carab jeclaadana ma jirto. Carabna waa bashar kula mida anuu carab Adduunka baan u necebahay carabta gaalada dhaanta iyaga, Adi aan ku weydiiyey dad adi adoon ku yaqaan oo ku yasaya miyaad jeclaan?​@@mohahassanrasheed822
@Tte-wi9il
@Tte-wi9il 4 ай бұрын
​@@karlesk6498 carab anaga ku nool oo dhex jogno wana jecelnahy sababto ah waa mushtamac wanaaagsan oo lagu dayan karo waa bulsho ixtiram leh ifiyane runo ka shegay marti sorka aaad bey ugu wanagsan yahiin
@xaliimoyoonismuusexaliimoyooni
@xaliimoyoonismuusexaliimoyooni 4 ай бұрын
Ileysow wlhi wad mahadsantahay shekadada afurkan ku sameysta xta hdii aad habenkii so dhigtid galabtii la suga saan afurka ugu sameyo🥰horey u soco wllky
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 4 ай бұрын
Carabata nabigena scw ❤❤❤❤ kadhashay
@bisharohassan-wali7602
@bisharohassan-wali7602 2 ай бұрын
Waarun
@HamdaCqadir
@HamdaCqadir 4 ай бұрын
Masha Allah Wan jeclahey carabtaa iyo umada nabii Muhamed baa scw scw scw .....❤
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 4 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@Haldhaan66
@Haldhaan66 4 ай бұрын
Carab umadaa kle muslim ka ayey lamid yihin naceyb iyo jaceyl midna iigama xernee mowduucaa ka bax dadka diinta yaan loo xumeyn umado kle inaad lugta ka dhunkato Alle uguma dhawaaneysidee
@muna607
@muna607 4 ай бұрын
Inata afurka sameyneysaa wuuuu wan idin salaamey
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 4 ай бұрын
Like me
@qadroqaali5397
@qadroqaali5397 4 ай бұрын
waa kaaqaaday
@mahamedibrahin-nk4ih
@mahamedibrahin-nk4ih 4 ай бұрын
Z x039zxmshkc2
@hannasharaf5459
@hannasharaf5459 4 ай бұрын
ileys maxaa carab nooga daba wadaa ma jecli carab mana jeclaanayi tan kale carab meel kastoy joogaan waa isku mid say noo neceb yihiin ma ogid miyaa, nabiga scw waan jecel nahay lkn no arabs.
@kuu617
@kuu617 4 ай бұрын
Yesss😏❤❤
@caashluul6394
@caashluul6394 4 ай бұрын
Ruuxii rasuulka jecelow carab wax ha ka sheegin oo ku xurmee Nabigeen dartiis
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 4 ай бұрын
inti fiican sida xabiibkeena maxamad❤ scw iyo saxaabadi iyo inta wanaagsan waan jecel nahay inti xun sida abuu jahal iyo wixi lamida waa necebnahay majiro waajib nasaaran oo ah inaan carab oo dhan aan jeclaano
@maymuun7956
@maymuun7956 4 ай бұрын
Nabiga iyo carab maxaa iska galay Nabiga ilahay doortay see carabta ula simee next carabta inaa caabudaan idinka soo dhaw
@maymuun7956
@maymuun7956 4 ай бұрын
@@abdallamaxamad somalida qaar waa dad carabta owliyo mooda ma diinteesan baran macarab is moodaan waa fahmi la ahay waa dad maskaxiyan ujiran
@user-ui1po4df7o
@user-ui1po4df7o 4 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤
@indheeycadaan6376
@indheeycadaan6376 4 ай бұрын
5:42 5:45 5:46
@caitrouscilmiga6363
@caitrouscilmiga6363 4 ай бұрын
Carab wlhi aqoon ayaanad u lahayn jacaylkoodana diin waxba kama galin adigana waxaan kuu qabay nin wacyigiisu soo jeedo lkn Ramadan kariim
@IkhlasMohammed-mg7ud
@IkhlasMohammed-mg7ud 4 ай бұрын
Carab waan necbahay diintaydana igama sarayso inan carab necbado wll yey kula fogaan xamasadu mala carabad kuso dhex korine
@user-vz4hc3jp3h
@user-vz4hc3jp3h 2 ай бұрын
Masha Allah ilahay kheyr hakusiiyo wa ku mahadsanthy wanoo wacdisay❤❤❤❤❤❤
@UshsjsjzbBzkzksrgg
@UshsjsjzbBzkzksrgg 4 ай бұрын
الحديث موضوع : والموضوع أشد الضعف. قال النبي صلى الله عليه وسلم من كذب علي متعمدا فليتبوا مقعده من النار. وأما من سبهم لكون النبي -صلى الله عليه وسلم- منهم، فهذا نفاق، وزندقة -والعياذ بالله والله اعلم
@UshsjsjzbBzkzksrgg
@UshsjsjzbBzkzksrgg 4 ай бұрын
Mashallah qisooyinka nuucaan soo badi sxp
@Haldhaan66
@Haldhaan66 4 ай бұрын
Carabta ilaaheey kaagama dhawa wxaaa waadku dambaaweysaa ilaaheey halaga baqo
@degelkhayr
@degelkhayr 4 ай бұрын
Qisada kusoco carab hanoo faanine intooda wanaagsan madaxay noosaaranyihiin Nebigeenana csw Khalqigoo dhan baa loosoo diray Carabta inta xun anagaa kaxigna wax kale noo sheeg, Carabta qaar baniadam maaha baad is oran walahi
@jawaahirhajji6574
@jawaahirhajji6574 4 ай бұрын
Ramadaan kreem 😊
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 4 ай бұрын
Waa jacelnhy ehelka نبي الله محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤
@XayaatRajacun
@XayaatRajacun 4 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@mascuudmaxamad7174
@mascuudmaxamad7174 4 ай бұрын
Waa wajib kulaha carabta aga uga dhaw dinta xadiskasna saxix nimadina ma la hayo
@Degaliah
@Degaliah 4 ай бұрын
😂😂😂 waa la iangu cabidiyay maanad maqal marku leyahay 😂
@user-wg2ox7bf7k
@user-wg2ox7bf7k 2 ай бұрын
Clever man
@hallayusuf-tz6gb
@hallayusuf-tz6gb 4 ай бұрын
ifiyo waaw keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ng5xm1vh8f
@user-ng5xm1vh8f 4 ай бұрын
‏رمضان مبارك😊
@user-kp5vm6qy7n
@user-kp5vm6qy7n 4 ай бұрын
Wcz wllo waad naga soo gaadhey walhi Alle ha ku barakeeye ❤🙏🏻
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d Ай бұрын
Dhibka dhan wa ifiye💔🥺😂😂😂
@user-wg2ox7bf7k
@user-wg2ox7bf7k 2 ай бұрын
You talk realty
@Zakinoee228
@Zakinoee228 4 ай бұрын
Bro did u delete the video which was posted 22 hours ago? I only see this video
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 4 ай бұрын
وأخرج الحاكم والطبراني عن أنس رضي الله عنه قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: حب قريش إيمان وبغضهم كفر، وحب العرب إيمان وبغضهم كفر، فمن أحب العرب فقد أحبني، ومن أبغض العرب فقد أبغضني . والله أعلم. ولكن هذا الحديث لا يصح، قال الذهبي في «ميزان الاعتدال» في ترجمة مطرف بن معقل: له حديث، وهو موضوع. معمر بن حمد بن معمر البلخي، حدثنا مكي بن إبراهيم، حدثنا مطرف بن معقل، عن ثابت، عن أنس - مرفوعاً: "من ‌سب ‌العرب فأولئك هم المشركون". اهـ. واستنكر هذا الحديث كل من العقيلي وابن عدي في ترجمة مطرف هذا. والله أعلم.
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 4 ай бұрын
Carab falastiin ayaan ku nac ay, iyo sida ay isiga xirmi waayeen.dadkii waagii hore oomuslimka ficnaa ahaa, hada majogaan in badan waa dayuusiin, dantooda firsada.
@daganiitadolar3516
@daganiitadolar3516 4 ай бұрын
Fg : Kastaba Lanka waa magaalda ugu weyn dalka Morocco 🇲🇦
@profsulaimanahmed4246
@profsulaimanahmed4246 4 ай бұрын
Ha ku dheeraan warkan carabta sheekaaan kaa sugaynaa. Carabta Alle ha u gargaaro
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 4 ай бұрын
Sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@user-tr3yl8ym1o
@user-tr3yl8ym1o 4 ай бұрын
Subhanallah
@bishaarosiciid3987
@bishaarosiciid3987 4 ай бұрын
Ifiye qisooyinka carabta hanaga kala goyn wllo
@Rayan2026kk
@Rayan2026kk 4 ай бұрын
kkkkk afsoomaaligiis xataa aan fiicneen kkkk ileys funny boy ayaa tahay we love you brother
@Rabiilefatah-ex8so
@Rabiilefatah-ex8so 4 ай бұрын
1 hour inta ku qadana xaa iga galay😂
@FartuunBashir-ey5ie
@FartuunBashir-ey5ie 4 ай бұрын
😂😂😂
@user-tk8og8li3n
@user-tk8og8li3n 3 ай бұрын
Igula sali nabiga ❤scw scw scw ❤🎉❤😊
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 4 ай бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك علي نبينا وحبيبنا محمد وآله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرأ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nimco1u942vh
@Nimco1u942vh 4 ай бұрын
Carabta aqyaarnimadeeda waxaa kusoo qaatay sheekoyin badan sida shaqada abaal ,walaal.waa dad fican badankooda. 2dii walaalba mid baa xun😊
@nuradinahmed4157
@nuradinahmed4157 18 күн бұрын
Food live ah inoo qabo
@nuradinahmed4157
@nuradinahmed4157 18 күн бұрын
Yaaa yaaa yaaa
@jalaqsan
@jalaqsan 4 ай бұрын
Haduusan kadhalan lahayn magacoida xita majeclaan lahayn balo رسول الله صلي عليه وسلم
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 4 ай бұрын
cadiithkaa saxiixa makujiraa wallkey ilaahy hana sugo carab ma nici karnoo waa dadki rasuulkeena scw ayaa kadhashey
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 4 ай бұрын
Oo carabta hadda yuhuudda ladafan seebaan ujeclaanaa?
@nuradinahmed4157
@nuradinahmed4157 18 күн бұрын
Xadiiskaas hubiya
@faedsaed7461
@faedsaed7461 4 ай бұрын
Nebiga css waanu jeclay laakiin inaad carabta jeclaato diintu kuma xidhna
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 4 ай бұрын
Absolutely
@najmaapdi7066
@najmaapdi7066 4 ай бұрын
Waa naga soo gar baxday ifiyoow ❤
@munyerafa2952
@munyerafa2952 4 ай бұрын
Ifiyow arab hanaga gadin ee bes naga dheh topic kas kagudub
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 4 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Isra3510
@Isra3510 4 ай бұрын
Woww manta ana uhoreyo❤
@cabdirizaqcabdulqadir3052
@cabdirizaqcabdulqadir3052 Ай бұрын
,war carab ma aha Suno iyo faral in aan jeclaano ee carab jaceel iyo khurux da aad kuwaalantahay is kadhaaf saaxiib
@Suadismael817
@Suadismael817 4 ай бұрын
Salalahu caaleehii waa salaam Salalahu caaleehii waa salaam
@aishaabdulqadir6670
@aishaabdulqadir6670 4 ай бұрын
Tnx ilyas shekoyinkaga wa wada xiiso
@HajiraDegan-qf6oq
@HajiraDegan-qf6oq 2 ай бұрын
Maxamed walalkiii waa Fidmo Lugo leh nacaladu😂😂
@Suadismael817
@Suadismael817 4 ай бұрын
Subhanallah waa Bii Haamdihi Subhanallah Al caadiim
@jasminaden4772
@jasminaden4772 4 ай бұрын
Carab tii hore uu ka hadlayaa carab waa cadaab waa xasidin waa meesha quruq qaniis laga soo garo mana jeli mana jelanaayo 😮
@user-gl9wd2xh5s
@user-gl9wd2xh5s 4 ай бұрын
00:00 - 7:00 thanks ifiye jazaakallah khayr ❤
@KidsStory31
@KidsStory31 24 күн бұрын
Sxb carabta iyo diinta kala saar ma iyagaa leh diinta waa qaldantahay
@maxamedcabdilaahi5088
@maxamedcabdilaahi5088 4 ай бұрын
Ifiye bajajle Wanku salamay Lakin Sidad Udocota Muqdisho Nadhex Gaysaa
@samahmet4801
@samahmet4801 4 ай бұрын
Ifiye wallalo aad aya u mahadsanthu sida hufan e inogu so gudbineysid sheekoyinka xulka ah e mid ba mida kale ka sii shidan
@Lindamohmed385
@Lindamohmed385 4 ай бұрын
لف ليل و ليله💙noso gali fadaln wll inta rabadanta
@bessanmahad7777
@bessanmahad7777 4 ай бұрын
KZfaq ka kahelysa isago somali ah
@Munasarmaxmed
@Munasarmaxmed 4 ай бұрын
Ileysoow gaarigaan waa nacney e naga cun saxiib❤😂
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 4 ай бұрын
Ramadan kariim ifiye
@hoodomohamoutt
@hoodomohamoutt 4 ай бұрын
❤❤
@manaaatcumar6022
@manaaatcumar6022 4 ай бұрын
Waaa run taaasi wy badalan magcyda ❤
@user-hj5iw6yb5h
@user-hj5iw6yb5h 4 ай бұрын
حسبن الله
@zapirinmoha1776
@zapirinmoha1776 4 ай бұрын
Ifiyow saa ku wad waku wata❤
@user-jd3nx9mx1c
@user-jd3nx9mx1c Ай бұрын
Saxiib hadaa idhihi leheed carabta in Lajeclado waa sunno wankaa aqbali laha lkn kama aqbalayo waa wajib wllkey ifiyow hadanbaabin carab io cajamba lamakala saarin ilahay wuxuu yiri adoonadayda waa isku wada mid plse waxay ku kala sareyan waa camalkoda marka haqaldamin ina ader ifiyiw wankutagera hormarwacan anina rasulka wajeclhy dabcan blse wajib maha inan jeclado carabta
@user-ht4ym6ik5v
@user-ht4ym6ik5v 4 ай бұрын
Asc. Waa runtaa walaal aad baan utaageeray jeclaanta carabta. Abdullahi= Garowe
@fatumaabdile1969
@fatumaabdile1969 4 ай бұрын
Waaw keep going
@user-du1zj3og3u
@user-du1zj3og3u 4 ай бұрын
Wxn weji maha badal😂
@abdikhanimohamedmuktar9209
@abdikhanimohamedmuktar9209 4 ай бұрын
Asc sethay wllkay ilays
@karlesk6498
@karlesk6498 4 ай бұрын
Allah iyo rasulkii oo la jeclada waa wajib,subanaheena waxaa loo diray carab iyo cajab qofna qof kama sharaf iyo garama badna wa imaa u dhowan shaha, (allaah ) malinta qabriga la is dhigo lagu wayndiin mayo ma carab ayad jeclayd mise nacbayd ee waxaa lagu waydinayaa camalkada iyo u dhowasha allah swt iyo rasulkii scw nnk ha ahato tan carab hala jeclada abulahab iyo jahalba carab ayay ahayeen,qofkasta waxaa lagu jecladaa u dhowanshaha ,allah swt iyo rasulkii Scw nnk ,allah hayeelo iyo wanagii qofkaa sameyay ,diinta halla barto , kuwa culubyada lagu tunta Ka furay kuwa uga aqlaaqda darna ku soo dhowyeey ku Soraya dhulka sharafta badan iyo ardul xaramaynka ,makuwa baan ku jeclanaa carabnimo,
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 4 ай бұрын
Ala maxa. Ku fereyay dhar
@user-cl8jx6wv7e
@user-cl8jx6wv7e 4 ай бұрын
Ok wayahee carab iyo dad lacarabeyey kalasaar pro Waxaa jira Wadamo badan oo aan shaqo kulahayn carab ayaa jira
@RoyalZimpa
@RoyalZimpa 4 ай бұрын
Zxp Hal qiso oo ka hadleysa nolosha😅😊
@XayaatRajacun
@XayaatRajacun 4 ай бұрын
Carabta intooda wanaagsan waa jeclahay❤intooda xun alaha soo hanuuniyo waa dad iskujira macquulna ma,aha in ay wada xun yihiin😂
@user-vm5rp9vv4c
@user-vm5rp9vv4c 4 ай бұрын
Sxp mcn qisooyinkii hacerska meeye lpx
@sumayamohamed4491
@sumayamohamed4491 4 ай бұрын
Waa dawaday qisadan waxan ka daawaday ruwayda style iyo tii horeba mid cusub noo keen wllo
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 4 ай бұрын
Adi hada dawaday angan dawaan mrka adile iska hadal anaga hono hadlin
@user-sn3ry2xr1p
@user-sn3ry2xr1p 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@sumayamohamed4491
@sumayamohamed4491 4 ай бұрын
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079 adiga yaa kula hadlay is qorqorka dhaaf
@Suadismael817
@Suadismael817 4 ай бұрын
Salalahu caaleehii waa salaam
@Nasrisigad2
@Nasrisigad2 4 ай бұрын
Dadkayagu carab adoon u noqonmayaan nabiguna csw waanu jecelnahy balse carab oo dhani nabi nooma ahan ee yarkaagan in aanu ku dhagaysano maba wacnaba waayo adoon ayaaad wali tahay
@Asia_128
@Asia_128 4 ай бұрын
Diinta iyo carab jacayl haysku xidhin haddii qoomiyad la jeclaado loogu dhawaanayo nebigu muu odhan lahayn kiina ilaahay u dhow waa kiina ugu alle ka cabsiga badan ee shubuhaatka aad dadka ku furayso iska dhaaf jinsiyad haka dhigin wax wayne
@user-hk1on5xy1t
@user-hk1on5xy1t 4 ай бұрын
Wllka waan kusalaamiy sharaf iyo karaame kur kaada alha yellow sxb
@Hamseaadan-rb3ij
@Hamseaadan-rb3ij 4 ай бұрын
5 daqiiqo ba carabta noga cuntay chb bad hadaba wan fahane hangu dherren sona badi chb qisoyinka
@user-zh7nh4rz2q
@user-zh7nh4rz2q 4 ай бұрын
Carabta xushmad ayey naga mudantahay
@jannoduniya5931
@jannoduniya5931 4 ай бұрын
Marka yaa kugu adoonsaday carabta inad jeclaato adunka carab ban u necebahy gumaysi iyo quudhsi caraba laga soo gaadhay Nabiga iyo carab waxba iskama galin carab hadad keclaato illahay ba ku jeclanaya adi horta ma maqal subxanalah 🥺
@user-hj5iw6yb5h
@user-hj5iw6yb5h 4 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 4 ай бұрын
Sophia sasada waxaa ladhahaa Carabgajo🤣😅😂❤️👏
@IsmaciilAbdicasiis
@IsmaciilAbdicasiis 3 ай бұрын
Carabtu wafadaro
@user-iv6pv7rx9u
@user-iv6pv7rx9u 4 ай бұрын
Asc sheekhada mar hore ayn so dayse😮😮😮😮😮
@Abdinajiib-kq7dv
@Abdinajiib-kq7dv 4 ай бұрын
Hore ayaan uu daawaday qisadan balse iska dhagaysanayaa markle ifiyoow
@user-xc8xq7oe4p
@user-xc8xq7oe4p 4 ай бұрын
Isla ifiye aanka dhageste
@user-wg3pv4ie7n
@user-wg3pv4ie7n 4 ай бұрын
😢Maxamad ìsagaa khaladka,dhan isgaa lahaa qofta miskiint galaafaty iyana 😢💔😢
@salahmahamed5506
@salahmahamed5506 4 ай бұрын
Wad danbabaysa carab inad jeclata kuma xidhno diintu
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 4 ай бұрын
SALALAHU CACALAYHI WASALAM
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 4 ай бұрын
Wcs ❤❤❤❤❤❤
@ummumahir7551
@ummumahir7551 4 ай бұрын
Oh qisadan hora an udhageste,lkn gabadi oo gursan laha matanihi aya dilen😢
أخطر نصاب في العالم (يتلاعب بضحاياه مثل الدمى)
1:47:15
قرية العجائب | بدر العلوي
Рет қаралды 2,5 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY IRAN | ISRAEL  | HIZBULLAH | UK RIOTS
23:27
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Ciqaabti Alle oo degdeg ah 😭 || Qiso cajiib ah
1:14:43
ILEYS
Рет қаралды 37 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,8 МЛН
Qisadii Nabi Muse iyo Fircoon Bilow ilaa Dhamaad || @QulasadaFilimada ❣️
32:07
Qisooyin Mudan Cibro Qaadasho iyo Fahan Nololeed. Jiil Media
1:33:44
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 23 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
0:12
Jojo Sim
Рет қаралды 19 МЛН
Ах как прекрасно
0:17
Флюр Хафизов
Рет қаралды 29 МЛН
Мировой Рекорд по Засыпанию (@DazByron )
0:30
Голову Сломал
Рет қаралды 11 МЛН