No video

Maxaa dhexmaray Sh Abdirashid Sh Ali Suufi Iyo Sh Hassan Alwaajidi | waxay i waydiiyaan ma OG ayaad

  Рет қаралды 115,385

SSTV

SSTV

Жыл бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Пікірлер: 108
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 Жыл бұрын
MaanshaAllah, culimadda Allaha noo xifdiyo.
@colowmedia1518
@colowmedia1518 Жыл бұрын
اللهم اتا نسالك الثبات
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 Жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين🤲❤
@shucaibadan9073
@shucaibadan9073 Жыл бұрын
I love both shiekhs by seek of Allah🥰🥰♥️♥️🥰🥰
@jijijiji1199
@jijijiji1199 Жыл бұрын
Labada sheekhba allaha barakeeyo waa laba sheekh oo codmacaan allahuma barik fiikum 😍😍
@snw9257
@snw9257 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خيرا
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 Жыл бұрын
Masha Allah ilahay ha idin xifdiyo adun iyo akhiro
@fatimaali4343
@fatimaali4343 Жыл бұрын
Maa Shaa Allah may Allah bless you my beautiful brother please keep going 🤲🤲🤲🤲✌️
@abdisalaanmuhumed713
@abdisalaanmuhumed713 8 ай бұрын
Ma Shaa Allah may
@maxamedkhadar1605
@maxamedkhadar1605 Жыл бұрын
Masha allah
@ibrahimabdi3480
@ibrahimabdi3480 Жыл бұрын
Maa shaa alaah sheikh alwajidi ilahay habarakeeyo iyo sheikh abdirashid sheikh ali sufi iyo dhamaan culimadeena wariyahana wareeysiga wuu noo dhereyn lahaa
@abdirahimkassim2400
@abdirahimkassim2400 Жыл бұрын
Maa sha Allahmy Allah bless u and long life ahead inshaalah.
@yasminmaai6625
@yasminmaai6625 Жыл бұрын
I love Sheikh Abdirashid Sheikh Ali Sufiii
@SafiyaCali-wq9ol
@SafiyaCali-wq9ol Ай бұрын
Masha Allah sheikh
@suadmire7450
@suadmire7450 Жыл бұрын
Asc Mashaallaah alloow kuligood noo xafid amiin amiin yaa allaah yaa rabi amiin amiin
@MOHARashid-u5d
@MOHARashid-u5d Ай бұрын
ماشاءاللہ
@umusumaya859
@umusumaya859 Жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah
@dekowrage1643
@dekowrage1643 Жыл бұрын
I love both Sheikhs for the sake of Allah.
@ramkeyowzemohamed_11-qt7wd
@ramkeyowzemohamed_11-qt7wd Жыл бұрын
Mashqil
@mouminaabdillahi8615
@mouminaabdillahi8615 Жыл бұрын
Mashalaha ilahy ha ku barekeyo adi iyo abdi rashid Amin amin yarabi
@f.n6491
@f.n6491 Жыл бұрын
MashaAllah jazakaAllah kheyr sheekh
@bashirfaraah8579
@bashirfaraah8579 Жыл бұрын
Mashallah sheekh abdirashid sheikh Cali soofi best qari in the hall world
@nedafiqi7720
@nedafiqi7720 Жыл бұрын
ilaahey heydin xafido shiikh xasan Iyo shiikh crashiid
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 Жыл бұрын
Maanshaa Alaah maanshaa Alaah ilaahey ha xifitiyo labada sheekhba Aamiin Aamiin Alaahuma Aamiin Aamiin
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 Жыл бұрын
Barakallah Sheikh اللهم امين يارب العالمين🤲❤
@abdiali7395
@abdiali7395 Жыл бұрын
Maasha allah aboowe allaah kuu Siyad iyo insha allah
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Жыл бұрын
Mashalah labada shiekh allaha barakeeyo ilahay darti ayan ujeeclahay.waa xafidull quraan mashalah
@xaawadeeqsanducele8719
@xaawadeeqsanducele8719 Жыл бұрын
masha allaah sheikh xasan alwajidi iyo sheikh abdirashiid shiakh ali suufi alle haydin xafido dhamantenba
@Mourabacboy
@Mourabacboy 10 ай бұрын
sidokale waan JACEYL❤ sheik cabdirashiid cali sufi Allah dartii
@ramlomaxamed2156
@ramlomaxamed2156 Жыл бұрын
Masha Allah shiq jazakalah qeyr Allah no xafido shiqyadena aamin yaarabi
@abukaradamnoor6215
@abukaradamnoor6215 Жыл бұрын
Masha Allah
@fatumometan1114
@fatumometan1114 Жыл бұрын
Manshaa allaah
@fartunmohamud6452
@fartunmohamud6452 Жыл бұрын
Maasha'allah tabaarakallah illahey ha idiin barakeeyo
@sadiyofarah3148
@sadiyofarah3148 Жыл бұрын
Maasha alaah alow naga dhig kuwa diinta jecey ku dhaqma xafida aamiin yarabi
@mwjf
@mwjf Жыл бұрын
Amiin
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 Жыл бұрын
Mashaa Allah Qiso aad u quruxbadan Allahuma baarik Yaa Allah Allahuma naga dhig ahluQuran amiiin amiiin yaa Allah yaa Rab ❤️
@user-wp9hi9yn6f
@user-wp9hi9yn6f 10 ай бұрын
mansha allah
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 Жыл бұрын
Maanshaa Alaah maanshaa Alaah sheekh ilaahey ha idin xifitiyo
@kawsarosmaplnl9892
@kawsarosmaplnl9892 Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 Жыл бұрын
M.a Allaha Xifdiyo dhaman 2bada Sheekh
@almaaziniismail2590
@almaaziniismail2590 Жыл бұрын
ماشاء الله الله يكرمك شيخ حسن واجدي
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 Жыл бұрын
Alaahu Akbar Alaahu Akbar maanshaa Alaah maanshaa Alaah
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 4 ай бұрын
❤ msha allah allow noo xfdi culimadeena ❤
@ubahabdi2279
@ubahabdi2279 Жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH SHEEKHUNAA ALLAHA IDIN BARAKEEYO
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 Жыл бұрын
Shiikhaan waan jeclahay Allaha xafido
@habiboadan6332
@habiboadan6332 Жыл бұрын
Masha’Allah
@masbalosman5360
@masbalosman5360 Жыл бұрын
Maaha allaah
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 Жыл бұрын
Maanshaa Alaah maanshaa Alaah ilaahey ha ku xifitiyo
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Rabiyow noo dhowr culimada xaqana kumidee. Waa dhaxalkii Nabiga c.s.w waxay umada uwadaan. Cadowgooda ilaahy hajabiyo.
@umusumaya859
@umusumaya859 Жыл бұрын
Allah adoomadiisa waxa ugu sharaf badan kuwa mutaqiinta ah Allaha xifdiyo culumada Qabiil agtooda wax kama aha 🥺👍
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 Жыл бұрын
Sheikh Abdi Rashid sheikh Ali Sufi waa camar Yusuf anaan ilmo adeer nahay
@shuebabdullahi1036
@shuebabdullahi1036 10 ай бұрын
احببك الله الذي احببته
@abdullahinur2303
@abdullahinur2303 Жыл бұрын
Maashaa Allaah. Rabbi ha ku ilaaliyo.
@FadxaAadam
@FadxaAadam 29 күн бұрын
Mansha alaj🎉🎉🎉🎉🎉
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 Жыл бұрын
Mnshaaa Allaaaah tappaarakllaaah
@abdirashidahmed2853
@abdirashidahmed2853 Ай бұрын
Sheekh Cabdirashiid codkiisa 80aadkii uu quraanka ku aqriyi jirey waa ka duwanaa sidan
@abdullahihussein5650
@abdullahihussein5650 Жыл бұрын
Ilove both so much alwajidi
@cabdixasan8091
@cabdixasan8091 Жыл бұрын
Mashaaallah wllky
@mamomamao4080
@mamomamao4080 Жыл бұрын
Baarakalaahu lakum janatu firdos Allaha nagu wada kulan siyo insha allaah
@sumadqaran
@sumadqaran Жыл бұрын
Maasha allah
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 Жыл бұрын
المرء مع من أحب في يوم القيام. Qofka kasta qiyaamaha waxaa uu la saaxibayaa qofka uu jecelyahay. Ilahayna ma odhanayo qolomaad tahay iyo yaa ku dhalay. halka camalkaaga halka uu ku dhigo uun.
@shamsaakshan8603
@shamsaakshan8603 Жыл бұрын
Maashaa allaah
@craxmanwabarifaraxbadar3830
@craxmanwabarifaraxbadar3830 Жыл бұрын
ma sha allaah
@mwjf
@mwjf Жыл бұрын
❤❤❤masha allah
@umuzayd3804
@umuzayd3804 Жыл бұрын
Masha Allah ilahay hano xifdiyo culimadena
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel Жыл бұрын
Mash allah❤
@shugrishacaniaxmed6394
@shugrishacaniaxmed6394 Жыл бұрын
M.a Allahu akbareeeey sheikh c/shiid io xasan al waajidi io dhamaan culimadeenaba alle haynoo kiin xafido m.a 😂😂😂😂 oo ma in uu guri kalia tusio buu isoo lugooye Allahu akbareeeey Allahuma baarikishiikhul umah anah waxaan mooday in uu Mas qaniinay oo uu rabo intuu San dhiman uu arko 😢😢
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
baaaaaaaarakallaaah
@youngblood6606
@youngblood6606 Жыл бұрын
Allahu Akbar ❤
@hoodomuxibo5754
@hoodomuxibo5754 Жыл бұрын
Masha allah culimada allah noxafido
@adozzzoscka9959
@adozzzoscka9959 Жыл бұрын
Sheikh alwajidi m.a numbarkisa isoradhiya as habey wan adhaaa
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 Жыл бұрын
الهم تجعلهما الدين تحابا في الله
@sacdiyaceydaruus8551
@sacdiyaceydaruus8551 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@aminonur3213
@aminonur3213 9 ай бұрын
😊
@husseinsabriye2978
@husseinsabriye2978 Жыл бұрын
اني احبكم في الله تعالي
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Жыл бұрын
Mashaalaah 💯💯👍☕🫖☕❤️🎉🫖☕🫖🫖☕❤️❤️ ruqiyo Office subskreb 👈👍
@user-xj3tu5sk5v
@user-xj3tu5sk5v 7 ай бұрын
Sheik abdirachid
@khaliifa18ahmed95
@khaliifa18ahmed95 Жыл бұрын
M.a
@AliBaba-bz8vd
@AliBaba-bz8vd Жыл бұрын
Sida Abubakar Rc Allah haiga dhigo. Aamiin
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 Жыл бұрын
Allaha kaadhigo
@kingcayfo3288
@kingcayfo3288 Жыл бұрын
Duncan raba iduceya Umad Islamkah Inmuradaka. Anarabo using Rabiisiyo carurtan rabi ihagajiyo
@aslikassimsheikh2543
@aslikassimsheikh2543 Жыл бұрын
Allow aniganah igadig sidodha
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Жыл бұрын
Juhalo dhar carbeed iyo magac carbeed moodaya diin iyagoo koodi ka cararaya , weligeed soomaali aqoon yeelanmayso
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Жыл бұрын
Culumada afkaaga kaleexi oo ilaahii ku abuuray kabaq waa xaafidul qur,aan ninka aad jaahilka kusheegayso aqoonta waxa aad utaqaano garanmayo
@ibnuabdirahman05
@ibnuabdirahman05 Жыл бұрын
Aduunyada inay zero ku sii socoto waxad arkaysa jahilkii oo kii aqoonta lahaa jahil
@BasfarOmar
@BasfarOmar Жыл бұрын
Waxaan umada soomaaliyaad leeyahay, Allah wuxuu yiri(خذ العفو وأمر بالعرف وأعرض عن الجاهلين) markaa qofkan lamagacbaxay warfaa geedi, waa jaahile howshiina kale qabsada.
@yusufabdihagi7829
@yusufabdihagi7829 Жыл бұрын
Afku huuraale urbadan aa tahay
@Amiir013
@Amiir013 Жыл бұрын
Aqoon yahan Adigu mawaxaad daba cararta gaalada reer galbeed ee ilaahay nacay
@Abdiwahabjiofunbyblood4276
@Abdiwahabjiofunbyblood4276 Жыл бұрын
Walalha ithinko Rali ex subscribe isara waigacodsi walalahey qalii muradkina Allaha insahlo Ee
@naciimocumar794
@naciimocumar794 Жыл бұрын
Masha allah
@ggggggg45984
@ggggggg45984 Жыл бұрын
Masha Allah
@aminoqurux2032
@aminoqurux2032 Жыл бұрын
Mashalah
@hoodomuxibo5754
@hoodomuxibo5754 Жыл бұрын
Masha allah masha allah
@kheiramohamed7921
@kheiramohamed7921 Жыл бұрын
Masha allah
@kowsaryussuf5860
@kowsaryussuf5860 Жыл бұрын
Masha Allah
@ayaansheekhabdi9919
@ayaansheekhabdi9919 Жыл бұрын
Masha allah
SHEEKO QOSOL BADAN || SHEIKH ABDIRASHID SH  ALI SUFI
15:57
AL-FIRDOWS SOMALI MEDIA
Рет қаралды 62 М.
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 11 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 49 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,6 МЛН
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 2,5 МЛН
Maxaa Ka taqaanaa Sh. Abdirashid Sh. Ali Sufi
15:49
Dacwa Tv
Рет қаралды 188 М.
WAXAA KU KACAY DADKII OO IDIL XITAA WAXAA SO HADLAY SHEIKH ….
8:21
Qiso ku dhacdey Sheikh Hassan  Al waajidi asigoo jooga Qadar
11:42
Sheikh Hassan Al-waajidi Official Channel
Рет қаралды 137 М.
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 11 МЛН