Maxaa iminka soo kiciyey Buur-madow (Been madow) ?

  Рет қаралды 2,872

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

Ай бұрын

Sidaad baraha bulshada ku arkeyseenba waxa beryahan ka muuqday oo ka hadlayey Buurmadow isagoo iska dhigaya qof wadaniyadi wado oo Somaliya u jawaabaya. Xaqiiqdiina ay tahay been iyo qiiq uu isku qarinayo. Sababtooo ah;
- Waxaa dhowaan bartiisa Twiteka ku soo qoray Xirsi qoraal reer Smaliland ka yaabiyey oo ahaa in uu Buurmadow dalka soo galayo roog casna loo dhigayo, cid la hadli kartaana aaney jirin.
Hadalkaa uu xirsi soo qoray ayaa shacabka Somaliland aad uga cadhoodeen oo ka fal celiyyen, taasoo ku kaliftay in uu kaartadiisii bedelo.
- Inta caqliga u saaxiibka sida ay wada fahmayso wuxuu Xirsi ka dalbaday Buurmadow in uu luuqada bedelo oo shaqsiyaad Somaliya ah jawaabo hawada u mariyo si shacabka reer Somaliland loogu seexiyo oo ay moodaan in dhab tahay, sidaana uu dalka ku soo galo oo lagu soo dhoweeyo. Ka dibna uu odeyga u isticmaalo dagaalka shaqsiga ah ee uu kula jiro madaxweynaha Muuse Biixi.
- Waxaynu arkeynay Buurmadow oo isku qaadey Wasiirka Arimaha dibeda Fiqi oo uu hadlo kulkulu ku tuuray dhowaan. Isagoo is leh malaha waa ka ay reer Somaliland ugu necebyihiin.
Lakiin Buurmadow waxaanuu fahansanayn in shacabka Somaliland aaney ahayn kuwa hurda ee ay garanayaan 7 bilood inuu aamusnaa oo uu huwanta dhinac kala safnaa. In uu maanta soo hambabaro waa wax lagu qoslo.
- Waxa kaloo la arkayey isagoo u jkawaabay odeygii dhiigyacabka ahaa ee Gala Dagaalka (Garaad Jaamac Cali) oo ay cid waliba ogtahay in uu dagaalkii Laascaanood la bilaabay oo weliba lahaa abtiyaal waad guulaysateen Habalyo.
Hadaba dhaqdhaqaaqa cusub ee uu wado Buurmadow waa mid uu daaha dabadiisa ka hagayo Odeyga gaaban ee habaarkii Siilaanyo qaba waa Xirsiye isagoo doonaya in uu Buurmadow dalka ku soo geliyo si qabyaaladeysan oo iska horkeen beesha habarjeclo iyo Madaxweynaha (Habar Awal) ku saleysan. Waana fidnada iyo munaafaqada ay labadooduba yaqaanaan ee ay ku shaqeysan jireen.
Xukuumada iyo Shacabka Reer Somaliland waxaan ugu baaqayaa in aan loo niixin oo sharciga la horgeeyo hadii uu dalka soo galo Buurmadow , kuwa ku taageeraya qabyaaladana talaabo laga qaado. Waa hubaal in aaney dorasho iyo wanaag u socon ee ay doonayaan meel qas iyo dagaal ka jiro si ay danohooda gaarka ah ee boobka u fushadaan.
Waxa qooray Abifatah Nageye.

Пікірлер: 19
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Qof kan Allah ha u naxariistee Axmed xasan cawke canjilaa waa ayo tolow
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Ай бұрын
his son
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
ASHQAASH ASHQAASH WAA LALA SOCDAA
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Been Madoow Alleh ku qabay
@aminafgh2127
@aminafgh2127 Ай бұрын
waxan hadalka jilicsan iyo cinwaanka xun muxuu ahaa buur madaw haduu arkay tolkii oo loo tashaday oo uu is badhqabtay maxuu hadaladiisii hore u soo qaadanayaa maanta hadalkiisii soo daa mark a uu tolkii ugu hiilinayo hiilcad
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Somaliland News. Noolow, Geesi Qaran
@ALBERT-gq5yf
@ALBERT-gq5yf Ай бұрын
Somaliland News Mix Media waa halyey wadaniya oo dalkiisa jecel. Si dhaba oo aragti dheer iyo uga waramaa xaalka dalka.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Been Madow. Ilaahay Cadowga Somaliland ha Tuso. Huwanta Xasaanada leh Xabad Cas Ayaa u Qoran.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Carkeee xaar madaw ashqaash ashqaash gobol maaha reer maaha
@osmanhersi9905
@osmanhersi9905 Ай бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo ❤🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Ай бұрын
Ha loo midoobo dira diraalayaasha dalka iyo daka iska horkeenaya
@cabdirashiidmaxamuud374
@cabdirashiidmaxamuud374 Ай бұрын
Haduu buurmadow huwan noqdo kii ciidanka Somaliland jabiyayna muxuu noqon doonaa
@user-rn8id1ym4u
@user-rn8id1ym4u Ай бұрын
Yaahoo, your are not getting back 30000$ months again never ever.your so corrupt,it was good someone put stop to it,that is why you're doing all of this.shame of you
@ismaacilsamakaab43
@ismaacilsamakaab43 Ай бұрын
War boqorbuurmadow wa tuug xawayan ah
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 Ай бұрын
Iimaan la'aantii cismaan buur madaw markay daaroodkii soo eryeen ma Somaliland buu hadana shaqo ka dhigtay ilaahay fanlight kugu rid iimaan laawe
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Ай бұрын
Dira diraale daka is jecel kala dilaya weeyi buurtu.
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
BEEN MADOW 🤣🤣🤣 magacu ku habboonaa dhurwaagaa foosha xun
@1962yusuf
@1962yusuf Ай бұрын
Cheap propaganda
@amirahassan-hw8ze
@amirahassan-hw8ze Ай бұрын
This out of order, Qof lasts oo Habarjeclo ahi ha ka baxo ama unsubscribe channelkan
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 10 МЛН
Waa kuma aabaha dhabta ah ee Mr Gala dagaalka?
28:24
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 6 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Live from Ankara airport
1:39:51
Washington Post
Рет қаралды 4,9 М.
Waka Waka 💦💃😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 21 МЛН