Maxaa ka dhexeeya Masaaridii hore( Faraaciinta) iyo Soomaalida!!?🤔🙄🤔🙄

  Рет қаралды 28,588

Hanan channel

Hanan channel

2 жыл бұрын

References:
- Bradbury, Louise "Reflections on Travelling to 'God's Land' and Punt in the Middle Kingdom",
- Meeks, Dimitri (2003), "Locating Punt", in O'Connor, David B.; Quirke, Stephen G. J. (eds.), Mysterious Lands, Encounters with ancient Egypt.
- Brown, Chip "The King Herself".
- Mark, Joshua "Hatshepsut".

Пікірлер: 213
@brotheraliali5166
@brotheraliali5166 Жыл бұрын
Soamaali adiga oo kale aad bey u yaryihiin. Ilaahey haku xaafido 💕.
@hananchannel1928
@hananchannel1928 Жыл бұрын
Amen thanks Wll 🥰🌺🙏
@Najax22Rooda-mp8ju
@Najax22Rooda-mp8ju 4 ай бұрын
​@@hananchannel1928wllhi wa run faracin baynu nahay❤
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
carabta iyo bariga dhexe waxa gumeysan jiray faraaciinta carabtu wa ogyihin in faraciintu somaali ahaayeen.
@cabdiqanifarxaangaas794
@cabdiqanifarxaangaas794 6 ай бұрын
Erayga (Ta netjer) waa eray af soomaali ah oo noqonaya “ hogol Jire ama barwaaqo-jer”.
@guletgulet3389
@guletgulet3389 2 жыл бұрын
hanaan, hadda ayuu chanelkaagu kala kici doonaa insha allaah, Af Somaligaaga ku hadal.
@maryammb7064
@maryammb7064 Жыл бұрын
Qabiil ay weli mashquul ku yihiin dadkeeenìi badankood😢 Allah kareem rajadeena ma xuma hada ❤
@guletgulet3389
@guletgulet3389 Жыл бұрын
@@maryammb7064 qabiilka waa ka gudbaynaa walaashay Macaan ha warwarin.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Mahadsanid Xannaan. Adigaa lagaa rabaa sidaad ugu baraarujin lahayd Soomaalida inay xaddaarad da'weyn kasoojeedaan caalamkoo dhanna kudayday, horumarka maanta bani aadamku haystana ay ambaqaadeen. Dadka jaahiliinta ahna hawjawaain.
@laylatul3qadri856
@laylatul3qadri856 Жыл бұрын
Waligay waxa iga dhaadhacsan in somalidu faraaciin tahay Lkn adaaba u eg queen 👸 hatshepsut
@khadra5217
@khadra5217 Жыл бұрын
❤Mashallaah xabiibti shukran, wax badan aanan ogeyn aa nabartay. Cilmigana Allah kasu siyaadiyo.Mida kalena adaaba u eg nafartiti Mashallaah 🥰
@business1010
@business1010 2 жыл бұрын
Hanan waad ku mahad santahay in aad taariikh da Somalia aad ku soo gudbido luqado kala duwan. Waxan jeclaan lahaa in aad horay ugu socoto.
@hananchannel1928
@hananchannel1928 2 жыл бұрын
Thanks wll 🌹🌹🌹
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Carab inay taariikhdeenna duugaan ayey rabaan annagana waa ka daba ordaynaa waxaana kamasuul ah wadaadada.
@wagaswaggas
@wagaswaggas Жыл бұрын
Gabadhaan waa caqli miiraan
@haneizadjamaabdillahi1139
@haneizadjamaabdillahi1139 9 ай бұрын
Asc sis so we have to reclaim and revive our Egyptian history heritage and be proud of our culture of somalia
@relaxationdreamscinema3987
@relaxationdreamscinema3987 9 ай бұрын
Support Somali people and truth ❤
@Dablehdj
@Dablehdj 4 ай бұрын
Thank you very much! Keep on the good work!
@mahadjamaabdi5685
@mahadjamaabdi5685 2 жыл бұрын
Waankugu raacsanah midaas lkn mid ayaan kaacad sanaya inaad siwadid wacyi galinta aad bulshada uwadid waxalaga yaba dad badan iney gaarto fariintada
@hananchannel1928
@hananchannel1928 2 жыл бұрын
In Sha Allah wll 🥰🥰🌹
@kaderhoussein9161
@kaderhoussein9161 Жыл бұрын
Wad qurux badantahy walal mashallah. iam from Djibouti
@hananchannel1928
@hananchannel1928 Жыл бұрын
Welcome wll 🥰🙏
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 4 ай бұрын
Abayo soo badi barnamijkaga Somali xalaal ah baa tahay
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 10 ай бұрын
Thank you for the information
@uurdoox4713
@uurdoox4713 Жыл бұрын
Ilahay ha fahansiyo qiimaha ay Somali ledahay wa ina dib u badi koobna waxan asal u laheyn insha all🙏 ilahay ha no ka dhowro wll🙏
@aminayonis3359
@aminayonis3359 9 ай бұрын
Mashallha Mashallha sister for your research ❤❤
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
HANAN. MAN SHA ALLAH. WAA ZABIIB. .WEY QURUUX BADAN 🎉
@NastexoMaxmad-bi9gn
@NastexoMaxmad-bi9gn 8 ай бұрын
Maasha alaah walaal kusoco❤
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
Masha'Allah, aad baan kugu faannaaa, mahadsanid walaal
@hananchannel1928
@hananchannel1928 Жыл бұрын
U welcome wll 🌹💕
@baahiyetech1558
@baahiyetech1558 9 ай бұрын
Guuleeyso walasheey hore usoco ❤
@Qalpiwanaag2217
@Qalpiwanaag2217 9 ай бұрын
Ustad xanaan thanks
@MohamedMahmoud-og7gp
@MohamedMahmoud-og7gp 8 ай бұрын
Waad mahadsan waxaan ahay qof somaliya oo sidaada oo kale aan qabin dhibaato dhanka jinsiyada ah identity crisis
@mohamudsalad3573
@mohamudsalad3573 9 ай бұрын
Mahadsanid adeer
@alfeizalmohammed8228
@alfeizalmohammed8228 Жыл бұрын
Thank you walalo for opening our eyes it makes sense wlahi
@abdiadan4837
@abdiadan4837 11 ай бұрын
Very great sister, tell them our great history that is distorted, thank you & GOD bless you, teach the Somali the true history, araweelo was agreat Somali Queen, but we Somalis don,t honour our great history that is falsely used by others,
@svgcrtns444
@svgcrtns444 Жыл бұрын
War masha Allah, wax garad aad tahay, horay u soco
@hananchannel1928
@hananchannel1928 Жыл бұрын
Thanks Wll 🥰🙏✌️
@svgcrtns444
@svgcrtns444 Жыл бұрын
@@hananchannel1928 soo dhawaaw🤗
@farhansaed6705
@farhansaed6705 7 ай бұрын
Adeer ilaahay ha ku xifdiyo maktabad guuraysaa tahay guulay
@user-pr2kr1hx6n
@user-pr2kr1hx6n 4 ай бұрын
Masha allaha dad adigu Kaley aad baye u yare yihin illahaye haku xafido
@kooshin27
@kooshin27 9 ай бұрын
Wllo qali keep going ❤❤❤
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 7 ай бұрын
Thanks abyo ❤❤❤❤
@xasanibrahim7764
@xasanibrahim7764 9 ай бұрын
ASC Hanaan, mahadsanid. Anigu taas ayaa rumaysnahY
@MaxamedFaranje-lx4up
@MaxamedFaranje-lx4up Жыл бұрын
Waw keep going
@abdirazaqelmi823
@abdirazaqelmi823 9 ай бұрын
Maashaa allah libaaxad love sister. Waxaan jecleeystay qaabka kalsoonida leh ee aad utiri aan fiirsano awoowayaal iyo ab aslkeenii. Waa abaa tuutsi ama nalama karo macnaha . ab soomali ( sinji Somali). Inshaa allah marka aan diyaar noqono maxuu duni ladhalan rogay aan dib usixin doonaa. Ilaahayoow igu sin taas….
@kubayoacademyfordevelopmen1085
@kubayoacademyfordevelopmen1085 9 ай бұрын
Waa nafartiiti ma soomaliyeed aheyd. Tariikh dheer ayey ledahay .
@munayusuf9938
@munayusuf9938 9 ай бұрын
شكرا حبيبتي ❤
@mrzain1745
@mrzain1745 Жыл бұрын
Walaal adaaba u eg boqoradaas
@hananchannel1928
@hananchannel1928 Жыл бұрын
😅😅✌️
@AhamedAlly-ub8gv
@AhamedAlly-ub8gv 10 ай бұрын
Iyo walalaheyna rer jibuti
@midnimodoon8724
@midnimodoon8724 Жыл бұрын
Professor Abdisalam xuseen ( abdisalam tungub) ayaa in badan ka maqalnay faraaciintu in ay soomaali ahaayen xillgii schoolka iyo xataa maxaadirooyin baraarujin ahaa, isaga oo oo keeni jiray cadaymo badan, waxan ka xasuustaa cadaymahaa: fartii faraaciinta oo la odhan jirey " hieroglifai" oo soomaali ahaan noqonaysa "Harag-lagu-qor", waxaa ka mida dharkii ay xidhan jireen raggooda iyo dumarkooduba iyo alaabtii ay isticmaali jireenba in ay tahay alaabta soomaalida, waxa ka mida magaca "Fircoon" oo ah fir iyo coon, laga wado firkii dadka gaagaaban. Adna waad ku mahadsantahy wll baadhista taariikhda, Rag iyo dumarba waa inaynu ogaanaa waxa aynu nahay. Mahadsanid💯💯
@hananchannel1928
@hananchannel1928 Жыл бұрын
Ma Sha Allah U welcome wll 🥰🙏
@user-bm6vn3du9n
@user-bm6vn3du9n 9 ай бұрын
Merci ma soeur illhakuuhafido
@nimcoBeauty2346
@nimcoBeauty2346 Жыл бұрын
Hadal macquul ah bad ku hadashay, anigu marwalba waxan ka fikira Somalida, Masarida, iyo Yementa in xidhiidh ka jiro kolna dhanka iyo masaarida siiba faraciyiinta inay Somali isir lawadaagto ayan ku fekara kolna in Somalida iyo Yemeninta ayn is idhaahda malaha dhanka aya lagso tafiirmay, balse walal hadalkaga wa wax caqliga galikara xaqiiqdqna Allah aya og. Mahadsanid.
@fakhrudinaziz
@fakhrudinaziz 9 ай бұрын
Horey ugusoo barista tahariikhda soomalida ee dhabta ah iyo xiriirkii udhaxeyey faraaciinti iyo somalidda
@fakhrudinaziz
@fakhrudinaziz 9 ай бұрын
Waad mahadsantahay
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 7 ай бұрын
Maansha allah
@AxmedJama-pc8pk
@AxmedJama-pc8pk 5 ай бұрын
Xanaan adaaba u eg nafertiitiga😂☺☺
@Oldisgold48
@Oldisgold48 Жыл бұрын
Afkeenna carabi masoogelin ee ereyada carabiga ah intooda badan asalkooda ayaa afsoomali ah xitaa waxaa Quranka lagahelayaa ereyo Afsoomali ah.thanks Hanan guulayso
@hananchannel1928
@hananchannel1928 Жыл бұрын
Ok in sha Allah 🥰🙏
@ahmedhamud3025
@ahmedhamud3025 Жыл бұрын
Hanaan, Adeer, Hawl fiican ayaad soo bann dhigtay! Baa'dhitaan lagu samay-yay Aff Soomaaliya iyo Heirographic,, Afkii Faraacii-nada, markii igu dambay-say waxa laga helay: waxx ku dhow 1200 Ari, oo ay isaga Midd yihiin, Labada Aff. Aow Guuryo!
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
WA.SAHAL ABDI 🎉.OO.CASIIMADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯. JOOGA
@ahmedtimire6760
@ahmedtimire6760 3 ай бұрын
Maanta wx wayn ayaan fahmay❤
@mendeckfarah4071
@mendeckfarah4071 9 ай бұрын
Viva soomaaliweyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amenahmed3320
@amenahmed3320 Жыл бұрын
Waad mahad santahay Bari hore aniga oodhaliyara ah ayaan Ayaan arkay esawirada farcicada waxaan kagaran waayay somali
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
حنان ما شاء الله تبارك
@aliabdigeedi1117
@aliabdigeedi1117 Жыл бұрын
mahadsanid waa xaqiiq inay somali ahaayeen taariikhdaana waxaa iska luniyay somali un dadkii taariikhdaa lahaa ilaa hada waa layasaa waan ka xuma'hay
@user-sg7qn9ie6d
@user-sg7qn9ie6d 9 ай бұрын
❤❤❤mahadsanid hanah❤❤❤
@hassanhajji4822
@hassanhajji4822 2 жыл бұрын
Arabs come to Africa in the 6/7 and 8th century on the back of Islamic empire expansion,prior to that the desert dwelling race lived in the Arabian desert
@hananchannel1928
@hananchannel1928 2 жыл бұрын
Yes that's the truth 🌹🌹😅
@hassanhajji4822
@hassanhajji4822 2 жыл бұрын
@@hananchannel1928 🙏
@skp8748
@skp8748 3 ай бұрын
​@@hananchannel1928 not true sid
@12hamaro
@12hamaro 7 күн бұрын
Ha xusaan taariikhdeenii aan lahayn maadaama aynu iska fogeynay. Masaaridu waa dad xarfaan ah oo raba inay ku qadhaabtaa asalka dad ka soo jeeda soomaali,berber ama punt
@nimcorashiid5902
@nimcorashiid5902 Жыл бұрын
Abayo maclumad kalo dheriya mahaysa oo kuwaso kala😢
@hananchannel1928
@hananchannel1928 Жыл бұрын
Waa soo dhigi doona 🙏😎
@abdirizakhassandini3625
@abdirizakhassandini3625 9 ай бұрын
Waligay waan aamisanaa arintaan
@abuasya6629
@abuasya6629 9 ай бұрын
Walal waxlagufanoo islamnima ugu qimaa bathan .qabil lagu fanoo waxmiinaah makeneyso ..faraiinta aroo alle aya kuda,atey illa kuwii haqaraeey.
@Maahir-S
@Maahir-S 9 ай бұрын
Mardhawayd ayaan TikTok live ku jira ku dhagaysanayay o leh carab ayaan ahay. Miyaad hada carabowday illeen taarikhda aad ka hadlayso waa saxe.
@khadarbaalayax5116
@khadarbaalayax5116 9 ай бұрын
Aniguba markaan baadhay wax kale iima soo bixin waxan ogaaday xataa ERAYGA PYRAMID =BARO MAYD =BARTII MAYDKA LA DHIGAYAY
@SafwaanJama
@SafwaanJama 2 ай бұрын
Wll arrin ayaa shaki igalisay oo ah gudniinka fircooniga waxa uu ka yimid faraaciinta wali ilaa maantana waxa isticmaala soomaalida so lama dhihi karo xidhiidh ayaa ka dhaxeeya somalida iyo faracinta???
@garaadhayraan1885
@garaadhayraan1885 2 жыл бұрын
Humaagyo badan baa jira, u baahan in la urursho.
@hananchannel1928
@hananchannel1928 2 жыл бұрын
Watch the next video, it will be here in about an hour.. you will be very surprised.. 🌹🙏😊
@garaadhayraan1885
@garaadhayraan1885 2 жыл бұрын
Hagaag🥰
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
wadaadada somaalida qaarkood aya farciinta si qaldan u aaminsan beentana carabta aya ku shubtay. ileen carab wa ay necebyihin faraciinta sbb ah wa la gumeysan jiray carabta .
@khadarbaalayax5116
@khadarbaalayax5116 9 ай бұрын
Waxa tahay asal qaali waan ogaa in aan nahay faraaciin
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Жыл бұрын
Adaaa Ku egtahy
@binwaelle1138
@binwaelle1138 8 ай бұрын
Sax waye👍
@jannaat3007
@jannaat3007 8 ай бұрын
Gabadhaan ayadaa u eg
@adonallah
@adonallah 10 ай бұрын
Reer fircon waa lahalagay waxna nooma galin waxaa nahay ilmo nabi nuux
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 3 ай бұрын
Somalida oo dhan ma'aha ee iril samaale ayaa kasoojeedda qibdhi oo ah qabiilkii fircoon
@abdulazizmohamoud1945
@abdulazizmohamoud1945 9 ай бұрын
Hana Adeer waan ku Salaamay Asc Runtii waxaad tahay Gabar Qaali ah Runtii waxaan ahay Shaqsi Soomaaliyeed oo aad u jecel Taariikhda Qaasatan Taariikhda Soomaaaliya wax badan oo aad kasoo hadashayna waan ogaa tan iyo 1985 ti
@sajokal20
@sajokal20 Жыл бұрын
Hambalyo Huuno ! Hablaha Ku dhe iska joojiya is cadeynta ! oo midabkiina mariinka iyo madowga ah . Sanabkan Nefertiti ee laga dhigey naag gaaliyad u eeg waa beenbeen oo waxaa sameeyey Ludwig borchardt ,laakiin Nafariidada asalka ah waxay ahayd islaan maariin dhalaal ah afrikaan u dhow
@hananchannel1928
@hananchannel1928 Жыл бұрын
Sax weeye.. Ilaahey wuxu naseeyay klar qurux badan 🙏🥰
@drhasansheikhyousuf4790
@drhasansheikhyousuf4790 10 ай бұрын
Nafartiti macnaheedu waa nadiifo
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Arraweelo micneheeda waa " tii dhulkoo dhan koobtay" ama arladoo dhan katalisay.
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 3 ай бұрын
Boqoraddii Arri weela waa layaqaanaa Ereyga Arri weela macnihiisu waa iri yeela ama waan iri yeela oo Loola jeedo waxaan iri hala yeelo waa erey af raxanweyn ah Boqoradda iyadaa dhihi jirtay arri weela waa raxanweyn boqoradda waa raxanweyn waxey dhihi jirtay arri weela oo ah waxaan iri yeela waxaan iri yeela oo ah waa in amarka Lafuliyaa boqoraddii Arri weela waa raxanweyn
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 9 ай бұрын
Masha Allah ❤fariid fariid dhashay walee soomaali waa ku banaan yahay ❤soomaaliyey RABBI ayaan idinku dhariyee joojiya qabiilka ay inagu inagu baabi inayaan cadowga iyo munaafaqiinta inoo eg. Rabbiyoow qalbiyada soomaaliyed soo nabad celi Aamiin yaa Rabbi. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴4.000 kun oo sano kahor ayaad jirten soomaaliyey oo tarikhdiinii laxadaya markas ayaad qabil isu babi isen markas ayaa cadowguna rabaa inuu manta soomaali oo dhanba latir tiro isago ku shaqaysanaya munaafaqiinta siyaasiyiinta inoo sheganaya ee qabiilka gaska ku sii shubaya iyago dhiiga dhalinyarada soomaaliyed kunol sidii kanecadiina u dhuuqaya reer hebel baa ina neceb reer hebel baa soo babi inayna iyagoo adegsanaya waxaas iyo wax ka qurunsan sidan tarikh dena loo xaday ayaa dhulkenana loo qadanayaa inagoo arkayna adomo na dhexdisa ku noqon dona haday nan sidan waa ku dhamanaynaye aay nan wax ka bedelin oo dilkan faraha badan lajooji. Rabbiyoow qalbiyada soomaaliyed soo nabad celi RABBIYOOW cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☪️🤲❤️🤲🤲🤲💚❤️💕
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 9 ай бұрын
Qabyalada markaan ka yaabey waxeey aheed qabiiliiste kaste boqol ilaa labo boqol oo sano ayuu ku leeyahy waan jirnaa ar maan gaabninaa!
@dekaabdi9966
@dekaabdi9966 9 ай бұрын
Schols Somalia caruurta habaran tariikhda ani cidna ima barin wax aqriskeyga badan ayan ku bartay
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 9 ай бұрын
Walaalo Nafartiiti adigaaba u eg 🤣
@AlamaAlama-qn7hp
@AlamaAlama-qn7hp 9 ай бұрын
Hanan nooloow walaal
@xaliyeyasiinali4861
@xaliyeyasiinali4861 2 жыл бұрын
asc xanan aadban u jeclahay taariikhda ee waxan jeclan lahaa in ad af somali noogu so gud bisid wana mahad santahay ilahay haku xif diyo wll
@hananchannel1928
@hananchannel1928 2 жыл бұрын
IN sha Allah 🥰🥰🙏🌺
@jannaat3007
@jannaat3007 8 ай бұрын
Boqorada aadaaba u eg xabiibti
@yusufjaama748
@yusufjaama748 Жыл бұрын
Incredible Discovery Of Historian's Artefacts Link Somaliland To 'Lost' Garden Of Eden
@SiciidAxned-nz9dt
@SiciidAxned-nz9dt 9 ай бұрын
Abaayo adaabay kuuu eegtahay nafartiiti
@user-yi1nu9ne8t
@user-yi1nu9ne8t Ай бұрын
Sandakan waxa sameeyay germania tiiruntaahayd way qariyen wana Somali.
@abdirisaaqahmed575
@abdirisaaqahmed575 Жыл бұрын
Anoo addunka jooga nina taariikh dayda maxadikaro kaga hari maayo arinkaas
@user-bs6nc9lf8n
@user-bs6nc9lf8n 5 ай бұрын
Asc
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 2 ай бұрын
somalida dad la burburiyey banahay balse xadaaar fog leh taas waa xaqiiq dad aan lagumeysan banahay adunka anka ka talinjirney waa wax adunka wada ogayahay taas
@MOHAMUDHASSAN93_
@MOHAMUDHASSAN93_ 9 ай бұрын
Okay leave confirming DNA🧬. How did you know if they are among us (Somali) or we are among them (faraiin)??
@HilaalYussuf-yl9ob
@HilaalYussuf-yl9ob Жыл бұрын
Markaa faracinadu reer buntland bay agayeen❤❤❤
@AxmedJama-pc8pk
@AxmedJama-pc8pk 5 ай бұрын
Somaalidoo dhan sxb anigoo puntland saa kuleh😎😋😋
@bilanmaandeeq6522
@bilanmaandeeq6522 11 күн бұрын
Ilahay ka bagoo Beenta iska daa
@hassanabdibashar2169
@hassanabdibashar2169 8 ай бұрын
Hagaag walllal mahad sanid waxan ku ku tarsanaaya in an kamaqlijiray awaw yashahay markan yara Kalmad ah inaa kubaadhi oo imikana anku maqlay sanabadii faracin ay masar ilaa imika ladawado
@fakhrudinaziz
@fakhrudinaziz 9 ай бұрын
Maxa ka micna ah hadii la halagay wa Hal shakhsi oo danbi galay
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui 2 ай бұрын
Dad nool oo waxa ay yihiin ka cararaya Somaali baa la helaa!
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 8 ай бұрын
Waa laguu aqoonsan yahay aduunkoo dhan sawirka aad ku sheegtay nafartiiti waa iman somali American actress ah
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 Жыл бұрын
Waa runta walashay somalidu waxay kaso jedan faracinti
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 3 ай бұрын
Somalida ayaa kasoojeedda faraaciinta
@mohamedabdi8433
@mohamedabdi8433 8 күн бұрын
Magaca Nefertiti wuxu taagan yahay ayaan maqlay Naagtii fariidada eheyd (Firfircooneeyd) Waana astaamaha Hooyooyinkeena ama Ayeeyooyinkeena
@cheguevara2401
@cheguevara2401 2 жыл бұрын
هذي حقيقة. يعرفها العالم كله. يا حنان. مافي شي جديد. اول شي لفة انتباهي لما شفت صور ورسمات الفراعنة. وهو تكوينهم الجسماني. الجسد النحيل. وملامح الوجه. على طول تعرف انه الفراعنة. مالهم اي علاقة. بالمصريين. لامن بعيد ولامن قريب. اي انه الشعب المصري حاليا. ليسو سواء. امم تجمعت ومستوطنة ارض مصر بعد رحيل الفراعنة. يعني لما تسمع مصري يقول. اجدادنا الفراعنة. وهو في الاساس عربي اجداده قدمو من الجزيرة العربية وهو يرجع ل احد القبايل العربية التي تسكن الجزيرة العربية. ومصري اخر اصوله. بعيده كل البعد عن العرب والافارقة. ويقولك اصوله ترجع ل تركيا. واخر اصوله ارمينية. واخر اصوله. يونانيه ولا واحد فيهم يعرف للغة الفرعونية الهيروغليفية. السوال ؟؟. في امه ماتعرف لغة اجدادها. الفرس ، الى هذا اليوم يعرفون لغة اجدادهم. الرومان. اليوم يعرفون لغة اجدادهم. اليونانيين. يعرفون لغة اجدادهم. الاتراك. يعرفون لغة اجدادهم. الاحباش يعرفون لغة اجدادهم. المصريين. لايعرفون لغة اجدادهم. ؟؟؟ لانهم ببساطة ليسو احفاد الفراعنة. مافي اي شبه بين المصريين اليوم. والفراعنة. ابدا. لا لغة. ولا تكوين جسماني. ولاحتى في العادات والتقاليد. ابدآ. والمصريين يعرفون ذالك جيدا والكل يعرف انه الفراعنة القدماء. قدمو من شرق افريقيا. وبالتحديد. منطقة القرن الافريقي. وهي الصومال. وحتى بعض النقوش الجدارية. فيها شرح مفصل. عن رحلتهم. واكتشافهم. نهر النيل وتتبعه. حتى دخلوهم. للسودان. وبنو فيها حضارة. مازالت قائمه. وواصل الفراعنة رحلتهم وتتبعو نهر النيل. الى ان دخلو مصر. وهنا اقامو. حضارتهم. الكبرى تم اخفاء هذا الوح ويشير فيه ان البداية كانت. من الصومال حاليا. وحتى لوح. الذي فيه شرح التجارة واستقدام البخور والمستكة من الصومال. الى قصور ملكات الفراعنة. والمعابد. إخفاء هذا الوح. وكثير من الكلمات الفراعنة. هي مطابقه. للغة الصومالية اليوم. حتى الDNA. من مقابر الفراعنة. لم يطابق. ل اي مصري اليوم. لهذا. تم التكتم على جميع الادلة. المهمة. -------------------- الانسان الصومالي ملامحه مميزة. وفريدة. تختلف عن ملامح باقي الشعوب الافريقية. والعربية. وكل من شاهد صورة او نحت. لملوك الفراعنة. او صورة كامله لشخصية فرعونية. يتذكر. الشخص الصومالي. ……. خاصتن. لبس سيدات الفراعنة.
@hananchannel1928
@hananchannel1928 2 жыл бұрын
تحياتي لك ولشرحك الجميل.. نعم الكل يعرف ولكن الإنكار موجود وأيضاً استفادوا من غيابنا عن الساحة الدولية منذ أكثر من 30 سنة..
@yunisgaming3973
@yunisgaming3973 Жыл бұрын
Ninkan muxuuu ku yiri wll
@asmaabubakar2646
@asmaabubakar2646 Жыл бұрын
المهم لاينفع كان ابي ولاكن ينفع ها اناذا معليش الاربين الي ماكان عندهم حمامات الان صارو دول متقدمه ونحنولاجيءين عندهم وتلك الايام نداولها بين الماس كل يحكم ايامهو الان مطلوب مننا نتفق ونعمربلادنا من غير حروب اوتفرقه انشاءالله وشكرا
@Sssdblck
@Sssdblck 11 ай бұрын
looks like iman
@Abdikafi24
@Abdikafi24 8 ай бұрын
Sister cilmi ayaa Ka Buuxa ,soomalidana Faa'iido ayyaa U Tahey lkn Hal Talo Editka ,camerada iska Hagaaji haddaanad Garanayn xitta isku Taxaluji Ina BaratO ❤😊
@hassnet21
@hassnet21 9 ай бұрын
Naa anagu faraaciin ma nihin. Bal waxay noo sheegayso eega.
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 9 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,1 МЛН
HALKEE AYAY KASOO JEEDAA UMMADA SOOMAALIYEED? PART 2
11:03
BULQAAS STUDIO
Рет қаралды 9 М.
Afsoomaligu waa Afkii Nebi Aadan ( Buuga Adam's Word)
55:58
Fiidiyow heersare ah oo ka yimid Tik Tok.. 🌺😎👑👑
20:19
Hanan channel
Рет қаралды 21 М.
ASALKA SOOMAALIDA IYO AQOONTA DHAQANKA- MAXAMED SULDAAN SACIID
38:55
Su'aal iyo jawaab: Soomaalidu ma faraciin baa??🤔😎🍿
10:04
Hanan channel
Рет қаралды 8 М.