Maxaa ka jira in Oroma badan ay Soomaali yihiin? Q/2aad

  Рет қаралды 18,896

Xogaha Dunida

Xogaha Dunida

6 жыл бұрын

Barnaamijka Guuldarooyinka Taariikheed Part 2 By Faisal Abdulahi
/ @ayrotv6016

Пікірлер: 94
@isseelmi9384
@isseelmi9384 3 жыл бұрын
Intaad sheegeeyso waan arkay waa runtaa. Itoobiya waa nadhacday dad iyo dalba
@mustafaa2227
@mustafaa2227 Жыл бұрын
MashAllah waa arin Wanaagsan hore u soco walaalo gudoon iyo gudoon soomaliya ha noolaato Cadowguna ha jabo
@horsed1276
@horsed1276 6 ай бұрын
Thanks wax barad oo iga qarsanaa ayaad ii faa;iidayse
@faataxyare7517
@faataxyare7517 6 жыл бұрын
maasha allaah sxb waan u bogey barnaamijkaagan inbadan halkaa kasii wad sxb
@acekrypto8246
@acekrypto8246 6 жыл бұрын
Guul sxb . beautiful work...as usual
@abdilkadirmussaosmanosman4007
@abdilkadirmussaosmanosman4007 9 ай бұрын
Maashaa Allaah nin qaali ah baad tahay.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 8 күн бұрын
Noolow hala xafido taarikhda ummada somaliyeed bravo siday ahyd buu ushegy
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 6 жыл бұрын
Guuuul proh qaali nolow
@samayntafadhiyadadibada2534
@samayntafadhiyadadibada2534 5 жыл бұрын
Walaahi waan arkay dad somali ah oo af oromo ku hadlaya
@mohamedsamotalis8173
@mohamedsamotalis8173 6 жыл бұрын
Waa taariikh dhaqan gal ah oo runts ka hadlaysa. Anigoo isaaq ah waxaan joogay in ka badan 40 sano waddamada carabta. Wixii aan adawgay ka dhaxlay waan ka soo waayey kumanaan qancin hase yeeshee in yar oon geeska meelo kooban ka tegey waxaan ku arkay wax aan ku qanco oo ka tarjumaya taariikh dhab ah. Tanina taasbay u dhigantaa.
@tifowcalixasan8544
@tifowcalixasan8544 10 ай бұрын
Hadaba isaaqow ha dhihin carab baanu galnaa
@gaboobeamey1356
@gaboobeamey1356 6 жыл бұрын
Noolow waaloo Bashan yahay inaad Soomaaliya taariiqdeeda soo noolahay oromana waa Walaal waxaan uhurijinay nafteena iyo maalkeena carawga Soomaaliya waa amxaaro iyo tigree noolow noolow
@MohamedAbdoulkader-bv3tw
@MohamedAbdoulkader-bv3tw 2 ай бұрын
Masha'allah faisal ❤❤❤❤
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 11 ай бұрын
Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha
@abdisamed5054
@abdisamed5054 Жыл бұрын
Macalimuu hore u soco
@b.m.qsiraadiftiinshe1382
@b.m.qsiraadiftiinshe1382 Жыл бұрын
Aad buu ii dhaqaaqay dhiigu, Wanan rumaysnay inay jiraan umadaa dhan ee aad sheegtay ee la dayacay
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 17 күн бұрын
MASHA ALLAHA BRO SOMALIA GUUL BRO ❤❤❤❤❤
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy Жыл бұрын
ku mahadsanid arrinaan waa in arrinkan lagu barraarugaa cilmi baaris degdeg ah laga sameeyaa waaya joogi horana la xog wareystaa
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o Жыл бұрын
Hadii Oromo badani Soomaali yihiin Soomaalida inta ugu daban waa Oromo ,E-v32 dna
@axmedali783
@axmedali783 Ай бұрын
Geesi aqoon dheer mashaalaah
@yaremohamed2579
@yaremohamed2579 Жыл бұрын
this is really oromo Somalia we are living East Africa
@xalimoyusuf2755
@xalimoyusuf2755 4 жыл бұрын
Maxaad isu gasarinayasaa ayaan maqli jiray gasar waa libaaxyadii soomaalida!
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 2 жыл бұрын
Sax sax sax luuqadi qabiil ma noqoto
@abaydhabaydh5448
@abaydhabaydh5448 6 жыл бұрын
Dhamaan waa soo dhaweynaynaa soomalida oromoowday iyo oromadaba waayo waxaynu nahay dad isku mida waana in taariikhda lasoo badiyaa si jiilasha cusub colaada looga tirtiro
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 6 жыл бұрын
yur xoolo madax baran soomaali oromoodey majirtee dhaqan ahaanbaa la isdhaxgaley oo lgala guursadey sxb anagu saan u qaxney shanta qaaradoodba hadaanah somaali waan ka guursaney wiilka soomali caruurta uu ka dhaley waa soomali wiilka oroma carurta oo ka dhaley waa oromo haweynka wax madoorshaan sxb, dhalasho masiin doono caruuraabahoodoromada yahay hadii ibiyo ka keenaan jameykaan eurupian ayuu noola mid yhay xil muhiima looma dhibin doono .lkn abtinimo booqasho waxbarasho nolosha hoose umada xidid aheynba nolosha waligiinba waan u ogoleyn lkn wiilka hooyadii oromada amaa naagtiis oromada tahay xil loomadhiibi doono ku jiifo doqonoow
@afrahalsomali6954
@afrahalsomali6954 27 күн бұрын
Waa somali Wana qabeelka badan ee yaheen dir,qufka dir ah Aya garankaro
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 6 жыл бұрын
Walaal ha isku qaldin afka iyo nationalism ka wey Ogyihiin kuwaa iney soomaali yihiin anaga waanu ognahay ee waxa laga hadlayo waa qowmiyada Oromoda ah ayagaba qaar ka mid ah waxey barteen afSoomaaliga mana ku noqonayaan soomaali
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 6 жыл бұрын
Haku dayan doqonka riyoo ku jiraa
@Liiloowe
@Liiloowe 2 жыл бұрын
Masha,allah. Ilaahey ajar hakaa siiyo taariikhda wanaagsan iyo juhdiga aad ku bixisay inaad soo uruurisay taariikhda somaalida
@ahmaedfarah8606
@ahmaedfarah8606 Жыл бұрын
Abeesuu soo xambartay somali isma bahalaysee waa libaxyo ee abeesada meel iska dhig Waa oromo hakuu abtiriso Waxan aduunka ka raro ayaga iyo canfar ayaa ugu horeeyo wax yar sug gun gun dhashay weeye waan dhal axmaro
@birmadfxvipgroup9162
@birmadfxvipgroup9162 6 жыл бұрын
viiiiva soomaaliya
@user-sg7qn9ie6d
@user-sg7qn9ie6d Ай бұрын
Raali ahaw sheekadii abii axmad qandaraaska kubixinayey ee dhulka soomaaliyeed lagu xalaalaysanayey waaye
@yusufbuulo8725
@yusufbuulo8725 2 жыл бұрын
Haarla iyo kaarla inta kuu aftirsata iso raca koor Ayan idinkalasocona
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 10 ай бұрын
Waa been Oromo waa Itoobiyaan. Waa arin been abuur ah oo la rabo in lagu beero dhulka badaha leh maadaama dhulkii Soomaaligalbeed lagu beersy oo sy intay afkeenii barten xitaa Soomaaliland iyo Putland ay soo dageen waa arin dhibaato ku ah mustaqbalka dalkeena iyo dadkeenaba waa in laga saaraa laga tarxiilaa meeshii lagu arko Soomaali waa qoowmoyad gooni ah oo uu Ilaahay siiyay dhul qurxoon oo bad dheer iyo wabiyaba leh oo qani ah waan caasiyoownay ee intaan Ilaahay u noqono cid walba ha difaacdo dhulka meeshsy ka degto oo iska ilaalsha gumaysiga cusub iyo aragtiyada been abuurkaah. Wabilaahi toowfiiq. Samaanteeda iyo xumaanteed Soomaaliya Soomaali baa leh
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Жыл бұрын
Tariqda Shaba caliyow wa geesi la dagalamay gumeeysigi ingiriska wa Gare
@isseelmi9384
@isseelmi9384 3 жыл бұрын
Somaliyu waa dhacantahay hanti iyo dal iyo dadba, tusbax go,ay ayaa laga dhigay
@hibockariim2505
@hibockariim2505 5 жыл бұрын
waxaad rabtaa inay oromo D adkeena dhaxasho
@cuntocunissomalimukbang3858
@cuntocunissomalimukbang3858 5 ай бұрын
Qurux badana wiilashena marke hidaha watan
@dameerqadiye2967
@dameerqadiye2967 11 ай бұрын
Dhaqan ahaan Waa sidee?
@saidahmed5502
@saidahmed5502 2 ай бұрын
Island amhara ah ayaan safar wads galnay waxan Irish xagee u socota Waxsy tiri gondor Waxaan Iri amharo aya tahay Waxay tiri somali aya ku nool inta toolo oo gondor Waan yabay
@aminahassanallowrunkadhigh726
@aminahassanallowrunkadhigh726 6 жыл бұрын
walaahi waa suurta gal qabnaa, iladaas wiilku sheegayo
@Degmadaqoryooley
@Degmadaqoryooley 6 жыл бұрын
Somali ha dhado uf
@birmadfxvipgroup9162
@birmadfxvipgroup9162 6 жыл бұрын
uf adi 😷😷😷😷
@libaaxcobra5986
@libaaxcobra5986 4 жыл бұрын
Nacalaadii ku dhashaa wasee intee joogtaa ii sheeg.... adoo kaloo daba dhilif ah sida loo galo waan aqanaa... dil
@afarah222
@afarah222 Жыл бұрын
Ninkan waa NIN waalan . Saaxiib inta joogta uun mA ilaashanaaa
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 11 ай бұрын
Faarata iimaadii Diir cali Diir madaaluuga Diir maadoobe Diir mahada Diir Baan uuqaan ooroomo baadaan keeduu waa Diir
@Bilalmac-yl6ln
@Bilalmac-yl6ln 6 жыл бұрын
Why you sed Somali hadhando uf ade qaac Somali weyjereysaa inshallah Allaw xiifde Somali people
@xalimoyusuf2755
@xalimoyusuf2755 4 жыл бұрын
Burji ,caweer , booran intaba waa afsoomaali,
@hashimhashim4563
@hashimhashim4563 8 ай бұрын
Kan af oromo maahan anaga oromo ahe luuqada hanaga kufsanin
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 6 жыл бұрын
Cidna ma oran dad soomaali ah soomaali ma aha ee waxaa la yiri Oromo soomaali ma aha ee qabiilada aad sheegeysid waala ogyahay anaga ayaa dayacney dadkaa waa nasiib daro
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 6 жыл бұрын
War waxaan dayacney maleh weenoo tirsanyihiin kilinka soomalinmooda ku joogaan walaal waa dir xabaskul iyo guruhu boqolkiiba boqol waa soomaali karinle waa murusada karinle hawiya la yiraa ma dayacno walaal waxoo kaloo tiriyey Qaaluun ,4 qaaluun ma uu faafaahin madaama ka aadan yeesheen waayo boqokiiba soomali oo aad u taqaanid,Qaaluun waa shiiqaal, yuusan kuu qarin qaasan waa shiiqaadub. waa beenaale nacaska
@Abdirahman_Shire
@Abdirahman_Shire 2 жыл бұрын
@@abdisalammatan4317 wll runtaa waaye qallu waa rer cumar ziyaad aw qudub af somali ma ku hadlaan waana harari
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 8 күн бұрын
Haye beri aaf kale haku hadlin 😂
@abdimalikabdikhalaq9557
@abdimalikabdikhalaq9557 Жыл бұрын
Waar Allaa ina dilayee Ninkani waa Aqoon-yahan Aragti dheer oo qadiyad ku jirto.
@yusufbuulo8725
@yusufbuulo8725 2 жыл бұрын
Haarla iyo kaarla waxeey kaso faracmeen kariye karanle asalkoda
@khawlaabdi5773
@khawlaabdi5773 Жыл бұрын
😂lngb haarle koonbe wa niman daarod ah oo 5ta koonbe kamida karanlinkan maxa weye
@Oneofakind49
@Oneofakind49 Жыл бұрын
@@khawlaabdi5773 stop claiming Harla, Darood named themselves Harla but they are not Harla. Daroods are from Orma/Oromo and worshipped the Waaqqa faith. They have nothing to do with Harla Isaaqs and Adere/Harari are the ONLY descendents of Harla. Harla is modern day Somaliland-Harar region.
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 2 ай бұрын
Oromada iyo somalidu wa isku DNA walhi marki la baadhay afrikanka oo dhan somalida iyo oromadu wa isku DNA
@abdilkadirmussaosmanosman4007
@abdilkadirmussaosmanosman4007 9 ай бұрын
Noole waa Garikoombe
@ahmedibrahim2749
@ahmedibrahim2749 Жыл бұрын
No haweya Babela afrinqalo
@h1911
@h1911 23 күн бұрын
A. They are not Somalis. We split 4000 years ago. B. They literally believe that land belongs to them. C. Although they are mostly Muslim, they would always put ‘mother Ethiopia’ first before us, their Muslim brothers. D. Let’s put this energy into our actual brothers of Somali galbeed that are being displaced by those you claim to be our brothers.
@yuusufahmed6707
@yuusufahmed6707 Жыл бұрын
War soomaliba ilayn oramay ku maqantahay
@qooriga3726
@qooriga3726 2 жыл бұрын
Waasidaa wall waasandaladii ugaasyada
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 2 жыл бұрын
Maba ogayn waxaasoo dhan oo soomaaliya inay oromo kuhadlaan
@sacdiyaalimohammed1438
@sacdiyaalimohammed1438 Жыл бұрын
Waa suaal da weyne maxaa orooma Nola doontey waa la yaabe 😮👊🤔🙈
@ApdurahmenAp5-tg4nk
@ApdurahmenAp5-tg4nk Жыл бұрын
Waa tariikh kaa da'a weyn wax kabaro Tarikjda somaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤
@qooriga3726
@qooriga3726 2 жыл бұрын
Waxa kaloojira saaho gadabuursi oodagan gobolka tegrey.iyo eretariya
@abdourahmanmohamed2727
@abdourahmanmohamed2727 Жыл бұрын
MAA SOMALI BAA A OROMO MISEE OROMO BAA A SOMALI. SOMALIDUU IYO OROMADUU WAA KUSH ABAA HOOD WAA SAM NOUH.
@xalimoyusuf2755
@xalimoyusuf2755 4 жыл бұрын
Gole joog waa marka uu barbaarku geela hanto ood iyo oroorba
@ahmedibrahim2749
@ahmedibrahim2749 Жыл бұрын
How's amhara and wache language it's oromo language Mins orthodox it's not taryep
@user-dq3ts2vr3i
@user-dq3ts2vr3i 9 ай бұрын
😂qabiilku ma ah soomali faquuq ee waa issqoonsi meesha aan kasoofarcanay hadda anigu waxan waayay qabiilkayga
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 12 күн бұрын
SXÌI BANAA. MAANTAA. .UU.IISKA DAAHFEEY. GUDABIIRSII. MQQNTA..WA. DEEGAANKA OROMIA .
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 11 ай бұрын
Raaraa waaroo waar kaa wuu soomaaliiy Diir cali maadaxaween dhaashii weeyee Diir hhhhhh
@user-wp9mp8wu2t
@user-wp9mp8wu2t 11 ай бұрын
Aim oromo lakin afsomali wan ku xaldla
@aslamaslam5520
@aslamaslam5520 11 ай бұрын
Oromo Somali maaha , Somalina Oromo maaha marka dadka beenta kada oo itoobiya aad oo shaqasid iska dhaf
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 2 жыл бұрын
Dadka aad tirisay dirbaa ubadan ee ayada ha is aruuriso
@qooriga3726
@qooriga3726 2 жыл бұрын
Wararka xaqiiqa kusalaysan
@sssdddf8508
@sssdddf8508 6 ай бұрын
Waar naga tag oromo somali maahee
@JamalKelafo-fx2yb
@JamalKelafo-fx2yb 10 ай бұрын
Fadlan hadaad taqaan dadka degen Reytu
@ahmedibrahim2749
@ahmedibrahim2749 Жыл бұрын
Oromo and somalian it's definitely no sem
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 Жыл бұрын
Oromo dhul bad leh raadinayaan walaalo neh ma nihin ee benta naga daa walagu so dir
@MaxamedCali-fk4ce
@MaxamedCali-fk4ce Жыл бұрын
Ga
@suldaansiciidsuldaankhalii9961
@suldaansiciidsuldaankhalii9961 6 жыл бұрын
Xaaashaalilaahi maanta ma waxaa noo keentay oromaa soomaali ah taas ina adeer caqli gali mayso waxna ma wadaagno dagaal guun ah baa naga dhexeeya adiga waxa aad tahay oromo soomaali bartay adoo kalena waxa uu noo furayaa inaan umidowno oo meel idin saarno waxa aan oromo uga mahad celinayaa inay soomaali 30 sano kala guurtay ay midoow ka dhigtay alx wax yar baa ka hadhay inaan ethopia qabsano
@adoomygang4194
@adoomygang4194 6 жыл бұрын
Manahin oroma soomaali eaa dir iyo daarood iyo ajuuraan
@adoomygang4194
@adoomygang4194 6 жыл бұрын
suldaan siciid suldaan khaliif aqòonyahey
@adoomygang4194
@adoomygang4194 6 жыл бұрын
suldaan siciid suldaan khaliif mahubno taas
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o Жыл бұрын
Waar adigu is cadeee DNA Hadii kale Waligaaba been ku nooloow
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 6 жыл бұрын
Waar anaga hanootirin. Magacyo. Sheydaan
@ahmedibrahim2749
@ahmedibrahim2749 Жыл бұрын
You layer he doesn't know about oromo you have to learn your history
@user-ln7ic7vs1p
@user-ln7ic7vs1p 4 ай бұрын
Mr Abronne, you have a biaised narrative about this point. If I understood, Muse bixi was right to conclure an MOU with Oromo leader Abiye Ahmed. Why you changed your mind now ?
@aslamaslam5520
@aslamaslam5520 11 ай бұрын
Stop your lies, Oromo are not Somali, and Somali are not Oromo , stop working for itoobiyan government
@ahmaedfarah8606
@ahmaedfarah8606 Жыл бұрын
Adeer armad oromo tahay Xayaysiintada ayaa badatay iyo oromayntada Adeer oromo waa cadawga umada somaliyed Waxna ma wadagno adeer ka daa Oromo dhaqan muslim malahan Nacaybka ay somali uqabane lama qarin karo kuman kun somali ayay bilaa sabab u layeen ayagoo loo layay inay somali yahiin kaliya Xasuuqii ay gaysteen ayaa shalay ahayd Oromo ayaad tahay ee masajidka ciyaarta ka daa
@Togdheerman
@Togdheerman Ай бұрын
😂😂😂😂
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 23 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 11 МЛН
Dalkii dhabarka ka jabiyay somalida 1977 | Cuba 🇨🇺
6:49
Waaberi Media
Рет қаралды 58 М.
Afsoomaligu waa Afkii Nebi Aadan ( Buuga Adam's Word)
55:58
BOQORTOOYADİİ CADAL İYO HALGANKİİ AHMED GUREY
22:18
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 50 М.
Ali Harare "ereyada talyaaniga ee Soomaaliga noqday" Part 2 oo qosol badan
12:19
TAARIIKH: SOOMAALIDA IYO WIXII LAGU SIFEEYAY QARNIGII HORE
8:00
Farhan Jimale
Рет қаралды 47 М.
Barnaamij Xiiso Leh Dagaalkii Soomaalida & oromada & Taariikh aadan hore umaqlin
35:58
🔴 Toos: Casharada Dawrada 2aad || Maalinkii 80aad
3:40:19
Dawra Ta'siiliyah Official Channel
Рет қаралды 52 М.
Maxaa ka jira in Oroma badan ay Soomaali yihiin?
1:05:04
Xogaha Dunida
Рет қаралды 40 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 23 МЛН