Maxaa kala qabsaday Abuukaate Dudaaye iyo Guddoomiyaha Maxkamadda G/Banaadir

  Рет қаралды 33,247

Universal TV

Universal TV

10 ай бұрын

Maxaa kala qabsaday Abuukaate Dudaaye iyo Guddoomiyaha Maxkamadda G/Banaadir oo isku mariwaayey qodobo ku saabsan Difaaca eedeysanayaasha?

Пікірлер: 32
@ShamsaIbrahim-pu9hn
@ShamsaIbrahim-pu9hn 10 ай бұрын
Awukate dudaaye halis ayaad kujirtaa ilàhey hakubad baadiyo xeer ilaaliyow ilahey kayaab
@akhyaar11
@akhyaar11 10 ай бұрын
Duudaaye gudomiyaha mar kasto cariiri uu geliyaa 😂😂
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 10 ай бұрын
😄😄😄
@mahamudomar3225
@mahamudomar3225 10 ай бұрын
Kuwaan haddii aad dhahdeen waa abukaate &qareen walee soomaaliya ma dho- dhowa war kuwaan dugsi sare xataa ma dhameysan maah maah soomaaliyeed ayaa oraneysa (nin kaa haddal badan dhaxalka aabahaa ayuu kula qeybsadaa) kuligood waxey ka soo baxeen dugsiga fadhi ku dirirka allow amuurta sahal.waa dr,injineer,profesor,
@atika7411
@atika7411 10 ай бұрын
Waa runtaa walaahi
@shiinegaardi
@shiinegaardi 10 ай бұрын
Xaqiiq
@abwansaagar1198
@abwansaagar1198 2 ай бұрын
dugsiga sare walaalow adiga ayuu micno kula lee yahay dad baa 12 sano dugsi sare dhiganaayay oo aan naqaano maantane magacooda xataa si hab aqooneed u qori karin, cilmiga iyo xikmada waxaa ugu nuxur iyo barako badan markay hibo Alle tahay..... qofkii aan wax yar ku qancin wax badane kuma qanco.
@Hitthesack94
@Hitthesack94 10 ай бұрын
Waa cajaaib waligey ma arag qareen kanoo kalaa aqoon kororsi & wax barasho sharci yaqaan nimo oo dheeriya ayuu u bahan yahey lkn waxaa mahad celin mudan gudoomiyaha maxkamada gobolka banaadir waa nin degan oo dulqaad badan allaha cimriga ku dhereeyo
@jmcnafta
@jmcnafta 10 ай бұрын
Kkkl waana shalabshalab igadheh
@Bashker002L
@Bashker002L 10 ай бұрын
Abuukate dudaye careri ayu galaiya😊😂
@jimcaali2401
@jimcaali2401 10 ай бұрын
Dudaaye for the people
@zakariyesnuur7290
@zakariyesnuur7290 10 ай бұрын
Magac caadalda ciyaar ma gasho
@khadijoaxmed4752
@khadijoaxmed4752 10 ай бұрын
Mudane xeer ilaaliya waxan ka codsanaa dad ka inaa u cadaalad sameyso oodan ukala eexan
@zakariyesnuur7290
@zakariyesnuur7290 10 ай бұрын
Maxakabidii sheeeko hind waye waxani waa ceeb magac somali ha cebiinNi pls iyo maxagabada
@zakariyesnuur7290
@zakariyesnuur7290 10 ай бұрын
Live iyo bilaa cadan ah
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 10 ай бұрын
QAREEN HAKAA HADLO FUDSAD SII HA QASIN X.ILALIYE.
@hodan12345
@hodan12345 10 ай бұрын
DUDAAYE MA DIBADA UU WAX KU BARTEY WAA GARYAQAAN U QALMA MAXKAMADA SARE
@libanosoble7171
@libanosoble7171 10 ай бұрын
Dudaaye nin karmeednimo waxaa eheen meesha kuma heesid dofaacaaga ma shsqeenaayo
@user-qe9gc6rp1m
@user-qe9gc6rp1m 4 ай бұрын
Sax abukaate
@shiinegaardi
@shiinegaardi 10 ай бұрын
Gudomiyaha maxakabadu kiiskan wuky wareeray wlhi waa xitaa umamuuqdo mid go aanka gaadhi kara ama sogabagabayn kara sidokale dudaaye ayaaa maskaxda kagalay
@libanabrisoffial7294
@libanabrisoffial7294 10 ай бұрын
Abuukate dudaye gudomiyaha maxkamada gobolka banaadir wuu ka qelisiyay malin walibo dudaye ka baqan
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 10 ай бұрын
Univerlsit tv masaajidka cayaarta ka daaya group kiinaan iyo kuwa kale duwlada soomaliya waa la socotaa dadka 30 sano soomaliya qalaasada kawadiyey waa soo gaabaneysaa allshabaab kuwa taageerayey taariikhda ayaa xuseysa gebel cad camuudi barawaane jareer eelaay intuba soomaliya waa kuwa cawga ku ah qurbaha ayaad kuligeen ka soo qeylineysiin soomaliya soomaliya ayaaleh munaafaqnimda dadka aan somali aheyn waan tirteynaa duug wasaqa kunoolaada gaalada dhulkooda I'm bored inaan soomaali hunaa hunaa
@yusufsarur2554
@yusufsarur2554 10 ай бұрын
Gudoomiye, Dudaaye shaqadiisa u dhaaf.
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 10 ай бұрын
Kan qareenka ahi waa gabgable is tus ah
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 10 ай бұрын
Abukaate Dudaaye Nin Cilmi Bartay
@zakariyesnuur7290
@zakariyesnuur7290 10 ай бұрын
Aduunka Sidan loogama shaqeeyo ceeb Godimiyo ceeb
@yussufismael6314
@yussufismael6314 10 ай бұрын
😂la qatooya
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 10 ай бұрын
Maskamadu si aysan looyarada kale iskaga ilaalinin ayay iskaga ilaalisaa Abuukate dudaaye 😂😂😂
@user-kp7sm1mg7e
@user-kp7sm1mg7e 10 ай бұрын
labaduba mid ay aqooni ka muuqtaa ma jiro wakaa garsoorka dalku halkaas maraaya. Waa qaylo iyo dood aan aqoon garsoor ku salaysanen somalia ilahay baa u maqan intaa kuwaasi garsoor iyo abukaate u yahiin 😂
@najibabdi9676
@najibabdi9676 10 ай бұрын
Xaqa malin ayu dilaca 😮 qofka tuuga ahna malin walaso qabta. Abukate dudaaye runta haka baqine farta ku fiiq tuuga koley wa ognahay dadka xoolaha qaranka dhacay ma ahan dadka loheysto oo dhan ee qarba qabil dartis laga cabsanaya
@cabdicazizgateysaaran5076
@cabdicazizgateysaaran5076 10 ай бұрын
Waa kuwee aan ogaanee
@hodan12345
@hodan12345 10 ай бұрын
GUDOOMIYE U DAA ABUKAATAHA HA HADLEE DUDAAYE WAA ABUKAATO AQOON YAHAN AH PROVISIONAL LAW PERSON
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,1 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН