No video

Maxaa keena Caajiska + Dawadiisa khutbah By Sh.M.Cabdi Umal 14-11-14

  Рет қаралды 175,306

Salafmedia

Salafmedia

9 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

Пікірлер: 163
@boos1565
@boos1565 8 жыл бұрын
ALLA MAXA KA MACAN MUXADARADAN UGANA FAIDO BADAN KA DHAGEYSTA ALLOW DHOWR IYO CIMRIGIISA DHEERE DIINTADANA KU SUG CILMIGIISANA ALLOW UBADI AMIN AMIN AMIN AMIN
@shekhabdale8504
@shekhabdale8504 2 жыл бұрын
mnshallah sh maxamed cabdi umal Allle cimrigiisa ha u barkeeyo Ameen wallahi xaqiiqatan wuu idhirgaliyey mnshallah xaqiiqo Allaw noo bar keee cimrigiis ooo xarafahad baratay kuwii ka xanbar dabadeedna siigudbiya Allaw naga dhig
@safaahmed7642
@safaahmed7642 2 жыл бұрын
‏اللهم إني أعوذ بك من ال همي والحزن واعوذ بك من العجز والكسل واعوذ بك من البخل والجبن واعوذ بك من ضلع الدين وغلبة الرجال لا اله الا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة تي حسنة وقنا عذاب النار سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزينة تعرش شي ومداد كلماته لا اله الا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين ربنا آتنا
@awcabdiabdirahman2919
@awcabdiabdirahman2919 9 жыл бұрын
maansha allah ilaahay hanoodayo sheikh umal isagookalana ilahay habadiyo alle uun ayaa qiyasikara talada iyo dhiirigalinta aan kahelay darsigan aad baad umahdantahay sheikh alle ha kuxifdiyo
@aadangaadhuf9461
@aadangaadhuf9461 7 жыл бұрын
mashallh
@sirahmed6562
@sirahmed6562 7 жыл бұрын
Illahay dartii ayaan ku jecelahay shekhoow Alle cimri dheer haku siiyo
@abdiwahababdullahi8939
@abdiwahababdullahi8939 7 жыл бұрын
Boqor ina abdalla
@abdiwahababdullahi8939
@abdiwahababdullahi8939 7 жыл бұрын
mansh
@whitequeen7611
@whitequeen7611 6 жыл бұрын
Masha llaah
@sumayamjama4210
@sumayamjama4210 5 жыл бұрын
Asc sheekh allaha nokaadayo waan Ku Ku jecelahay umaad smy
@abdilahiali4668
@abdilahiali4668 5 жыл бұрын
Amin
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 5 жыл бұрын
Mashallaah Tabaraka Laah Shiikh Umul Ilaahaw Af iyo Il ka Ilaali oo Xafid oo Cimri dheer iyo Cafimaat Taam ah oo Buuxa sii isaga iyo Culumadena oo dhan sida Sh/Mustaf Shiukh kenyaan Sh/ Diri iyo kuwa badan oo kalaba Mashalaah.
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 7 жыл бұрын
ilaahayow naga badbaadi caajiska iyo waxa la mida walaalayaal ducada halagu dadaalo
@rexaanmohamed1208
@rexaanmohamed1208 7 жыл бұрын
mashallaha jazalkula khayre sheek
@masuulweyn9431
@masuulweyn9431 6 жыл бұрын
masha allah shiikhan wlh wuu idhiiri galiyay he's my motivation ! l ♡♡♡ him
@elcapitanojacelow6491
@elcapitanojacelow6491 4 жыл бұрын
ilaahow wahsi iyo caajiska iga saar 🙋
@sofiahassan2802
@sofiahassan2802 4 жыл бұрын
Illaahow naga badbaadiyo caajiska
@mahdi22ismail69
@mahdi22ismail69 6 жыл бұрын
illaahow cimrigada dheerey Oo caafimaad taam ahna kusii Sheikh Maxamed Umul
@qaali1236
@qaali1236 5 жыл бұрын
Masha allah sheekh mohamed abdi umal 💯Ilahay cimriga ha ku barakeeyo, kalimada wanaagsan, rabi Mizanka xasanaad allah kusaaro 💯
@engmohamedalimadobe4748
@engmohamedalimadobe4748 8 жыл бұрын
Ilaaahooow Adigaa qaadirr ah ee rabiyoow hanoo caroon oo caajis hana saarin cibaadadaada aan kaga mashquulno
@user-du6ts5gd4k
@user-du6ts5gd4k 2 жыл бұрын
Illahay kheyr hakusiyo sheykh
@shukrimahamud6309
@shukrimahamud6309 7 жыл бұрын
mashaallaah ilaahow kubaragey cilmiga alaahumaa aaamin waa jecelahay culumadena dhamaan
@saidalisaid8605
@saidalisaid8605 7 жыл бұрын
msha allah alle haku xifdiyo Sheekh Umal
@annagamacalinka6158
@annagamacalinka6158 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخونا امل
@abdallemahamed6807
@abdallemahamed6807 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخنا
@mustaphaomer9253
@mustaphaomer9253 5 жыл бұрын
jazaakalh kheyr sheikh umal dhirigalintaa aad nasiisay ama wanadaa aadka u mhiin ah wa wax manta nagu badan wayee cajisku
@abddulkadiralihaji5054
@abddulkadiralihaji5054 11 ай бұрын
Masha allah sheekh kheyr allah hakusiiyo
@abdulwahabadam868
@abdulwahabadam868 8 жыл бұрын
asc al xamdulillah waa wanaag shekhena khutbadan wanaagsan uu nosojediyaay waxan aamin sanahay daadbadan inaan kafaideysan doona masha allah shekhana jazakalah kheiran
@shukrilibaan4190
@shukrilibaan4190 8 жыл бұрын
Mansha allh qeyr badan ilahy hakusiiyo waa tan ani iheysatoo kale
@muuminodhibil275
@muuminodhibil275 3 жыл бұрын
Tafasir ka walmursalata
@hiboahmed5350
@hiboahmed5350 8 жыл бұрын
ilahayow waxan ka magan galay cajis ya allah nosaqir inan cilmiga barano aamiin aamiin
@najmaabdullahi6957
@najmaabdullahi6957 7 жыл бұрын
mashalaah sheeq Allahakubakeeyo
@saarasaid278
@saarasaid278 4 ай бұрын
Allh hanooo xafido sheeekh umal waaaa il aaaaan ku oon baxne
@muktarmustafnoor1870
@muktarmustafnoor1870 6 жыл бұрын
Allhu Akbar yaarabi go ,aan adag baan kuweydisanaya iyo hansare. sheikh umal awaalkaga Allh baa gudikara .
@SnAynle
@SnAynle 8 жыл бұрын
Wlhi sh umal waa sh aaad ubartay diinta muslinka mnsh allh
@khaliddool8775
@khaliddool8775 7 жыл бұрын
manshaa allaah alle sheekha cimrigisa ha dheereeyo
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 жыл бұрын
Khalid Dool Amiin yaa'allah wll
@kakumashqulin3325
@kakumashqulin3325 6 жыл бұрын
Masha allah
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 жыл бұрын
Masha allah Allah swt haku xaftiiyo shekhun mohamed cabdi umal illahy darteed ayn ku jecelhyii
@fatumasiyat8410
@fatumasiyat8410 6 жыл бұрын
Jazaka Allahu kher al jazaa sheikhunal faadil
@abdifatahomarahmed4375
@abdifatahomarahmed4375 7 жыл бұрын
maansha allaah sh allr hakaa abaal mariyo
@ciiseaxmed2032
@ciiseaxmed2032 2 жыл бұрын
لقد أجاد وأحسن الإستدلال الله يحفظك وير عاك شيخنا الجليل من كل سوء
@moktarmustaf4777
@moktarmustaf4777 3 жыл бұрын
Sheikh Mohamed Cabdi Umal Alle SWT Janadiisa Fardwsa ha kugu cazuumo
@awalecas2158
@awalecas2158 7 жыл бұрын
alle ha ku dhawro sheekh umal
@abdifatahawil7966
@abdifatahawil7966 7 жыл бұрын
mansha alaah shekh Mohamed Abdi umal ilahay haku jeclado
@qn-nihal9173
@qn-nihal9173 4 жыл бұрын
Masha allah alle cimriga iyo cafimadka haku dheereyo sheikh
@shirwayusuf9733
@shirwayusuf9733 9 жыл бұрын
ilahay dartisan kujecelahau sheikh maxamed cabdi umal badana waxan kabartay oo an kufa'iday ilahay hakuxifdiyo
@ibrahimosmanmohamud7472
@ibrahimosmanmohamud7472 9 жыл бұрын
cajiskamaxakena
@habibiihayaty216
@habibiihayaty216 5 жыл бұрын
Allah kheir hasiiyo Sheikh Mohammed Abdi Omar (Ummal)
@mohamedsaidissa2357
@mohamedsaidissa2357 8 жыл бұрын
MaanshAllah sh umal ALLAH SW Hakuxifdiyo Amiin
@saidmusa6319
@saidmusa6319 9 жыл бұрын
Jazakallah sheikh. Ilhay hakuxigdiyo
@Labadhako
@Labadhako 7 жыл бұрын
MAASHAA ALLAH; MAHADSANID WLALKA SOO GUDBIYOOW; IYO SHEEKHABA
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 3 жыл бұрын
Masha Allah jizakallaaah sheikh umal shugran
@jacfaryare7388
@jacfaryare7388 2 жыл бұрын
جزاك الله خير
@mustafedawlad522
@mustafedawlad522 7 жыл бұрын
Jazakallahu khayr sheekh
@laylamohamed5393
@laylamohamed5393 8 жыл бұрын
sheikh umal allah ku xifdiiyo
@bintixaajiaxmed2927
@bintixaajiaxmed2927 6 жыл бұрын
Buujiyee
@bintixaajiaxmed2927
@bintixaajiaxmed2927 6 жыл бұрын
Bujiyee
@idirisismaciil3809
@idirisismaciil3809 5 жыл бұрын
Layla Mohamed c no mmb
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 жыл бұрын
Sheekha allaha xafido
@mohamedsuleymanyasiin2347
@mohamedsuleymanyasiin2347 5 жыл бұрын
بارك الله فيك
@dagan1483
@dagan1483 7 жыл бұрын
Jazakallahu kheer sheekh
@IbrahimKhalil-rm4li
@IbrahimKhalil-rm4li 7 жыл бұрын
Jazaka Allah
@saynabmaxamedcali2890
@saynabmaxamedcali2890 6 жыл бұрын
Allow ragaa culumada ah Cadiz oo maskaxda iyo cimrigaba u barakee
@maxamedburtinle1285
@maxamedburtinle1285 5 жыл бұрын
Masha allaaah yaaa sheikh umal alaha Ku xifdiyo
@bukharikhadar2193
@bukharikhadar2193 8 жыл бұрын
macha allah dar allah ayan ku jeclahay sheekh umal
@hidayohidayo6436
@hidayohidayo6436 9 жыл бұрын
Masha allaha jazakallahu khyr shiikh maxamd abdi umal illahey haku xifdiyo
@saamiamohamed2092
@saamiamohamed2092 7 жыл бұрын
Mansha allah baaraka laaahu fiik ya sheikh
@zahracadeey143
@zahracadeey143 6 жыл бұрын
jazakalaah qeyr sh. umal alle haku xafido
@abdirashidbabizaabdirashid9483
@abdirashidbabizaabdirashid9483 9 жыл бұрын
jazakallah sheikh umal illahay hakudaauo
@ahmedweluindhacase2975
@ahmedweluindhacase2975 9 жыл бұрын
Mansha Allah Illahow Cimrigaaga Dheeree
@Mansoormahamed
@Mansoormahamed 9 жыл бұрын
maan sha Allah, sheekheena wayn Allah cimriga ha ku barakeeyo cilmigana ha u siyaadiyo
@basrajiisow5403
@basrajiisow5403 9 жыл бұрын
@ladanosman5860
@ladanosman5860 7 жыл бұрын
Jazakiallahu kheyr sh.
@youtuberscrollingthroughth6034
@youtuberscrollingthroughth6034 7 жыл бұрын
màashallah shiikh umal allah ku barakeeyo aduun iyoaakhiro
@abdirahmanabdulahimohmed7697
@abdirahmanabdulahimohmed7697 5 жыл бұрын
Ilaahy ha kuxafdo anoo aan sameen ayan kufarxay qabka wanagsan aad udiyarsay allah khayrbdan hakugubadalo
@deeqohassan7918
@deeqohassan7918 6 жыл бұрын
Masha allah illahey haku barakeeto sheikh
@hanisaeed431
@hanisaeed431 7 жыл бұрын
jazakallhu khyr sheikh umal
@wadanisomaliyeed1776
@wadanisomaliyeed1776 7 жыл бұрын
ilahay hanaga nabad galiyo cajiska sheekhana ilahay haka abaal mariyo isaga iyo dadka soo galiyey media ama you tube ilahay kuligeenba hayno badabaadiyo
@mohamedsuleymanyasiin2347
@mohamedsuleymanyasiin2347 5 жыл бұрын
احبك في الله شيخ
@esrasaeed2662
@esrasaeed2662 7 жыл бұрын
Masha allah cimriga allah hakudhereyo sheek
@abdirahmanmohamed1385
@abdirahmanmohamed1385 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@maxamedmbc5381
@maxamedmbc5381 7 жыл бұрын
masha,allah jazakalah shekh umal
@hodankaysexuseencumarkujoo3515
@hodankaysexuseencumarkujoo3515 6 жыл бұрын
ilahay hakaa jasaisiyo sheekh umal waa inoo janada
@hodankaysexuseencumarkujoo3515
@hodankaysexuseencumarkujoo3515 6 жыл бұрын
ilahay hainagu kulmiyo
@cabdicasiiscabdicasiis264
@cabdicasiiscabdicasiis264 6 жыл бұрын
alle khayr haku siiyo sheikh mustafe
@naftaabdulleahmednaftaabdu8645
@naftaabdulleahmednaftaabdu8645 7 жыл бұрын
jasakuma allh shiqow wlh wan kujclhy alle darti
@rukiamohamed8141
@rukiamohamed8141 8 жыл бұрын
calimkanag ilaahow noocaafi Aamiin Aamiin Aamiin
@sheikhalibukhari2115
@sheikhalibukhari2115 7 жыл бұрын
masha allah sheekhana
@anisanrhiireey759
@anisanrhiireey759 9 жыл бұрын
Mashaa allaah jazaakalaah kheyra
@munacali8305
@munacali8305 5 жыл бұрын
Masha allah tabarakalah sheikh xafidullaah
@nadirasaed6506
@nadirasaed6506 6 жыл бұрын
Mashaa allah allaha ino dayo culimadena
@umualkhair8950
@umualkhair8950 9 жыл бұрын
asc sheekha alaha inoo daayo cibrigiisa dheerey waan ka faa iideysaney
@rowadaxaji2212
@rowadaxaji2212 6 жыл бұрын
Allow nasuk
@soccerupdates4464
@soccerupdates4464 5 жыл бұрын
Sheekh umal allow ku dhawr
@nasteexoabdi2231
@nasteexoabdi2231 2 жыл бұрын
Caajis aniga buu i hayaa guriga wax kama qaban karo marka jikada aado waan kasoo cararrin
@cabdiqaadirxasan3574
@cabdiqaadirxasan3574 4 жыл бұрын
Allahayaw waxaan kaa magan galay caajiska iyo wahsiga.
@MohamedAhmed-hb3qe
@MohamedAhmed-hb3qe 7 жыл бұрын
Maa Shaa alaah kubrakeeyo
@sirahmed6562
@sirahmed6562 9 жыл бұрын
Jazakallahu khyrb
@caashaismaaciil343
@caashaismaaciil343 8 жыл бұрын
mashllah shiikha alle ha xafido
@fadumomohamud2922
@fadumomohamud2922 7 жыл бұрын
mansha allah alla haku xifdiyo
@osmaannuur3658
@osmaannuur3658 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@nasrina.cabdi.xashimadiino6693
@nasrina.cabdi.xashimadiino6693 8 жыл бұрын
Masha.allah alle haku xifdiyo adun iyo aqiro
@cabdallaxassan3097
@cabdallaxassan3097 6 жыл бұрын
Mansha allaah
@hoooyoaabo4224
@hoooyoaabo4224 8 жыл бұрын
jazakumulahu qeer shiikh umul
@deeqoahmad9041
@deeqoahmad9041 5 жыл бұрын
Mashalah ale haku xafido
@iskufilaninamohamed8626
@iskufilaninamohamed8626 8 жыл бұрын
masha allh jazaakallahu kheer
@abdulaahiaweisomar4425
@abdulaahiaweisomar4425 7 жыл бұрын
masha alah sh.umul
@daariinmohamed2246
@daariinmohamed2246 9 жыл бұрын
Ilaahay dambigooda hore iyo midkooda dambe hadhaafo culimadeena
@monadheeman3829
@monadheeman3829 8 жыл бұрын
jazkalaah khayr
@mohamedawalhassanawalhassan
@mohamedawalhassanawalhassan 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@saynabali4131
@saynabali4131 9 жыл бұрын
Masha Allah alow culimada noxafid
@abdiqaadirxasan2979
@abdiqaadirxasan2979 6 жыл бұрын
Ihy haku xafido
@abdiaziztaabit1380
@abdiaziztaabit1380 4 жыл бұрын
jazaakallahu kheyral jazaa
@jamalqoriyow7982
@jamalqoriyow7982 9 жыл бұрын
baraka ALLAH
@cumarabdikadir2624
@cumarabdikadir2624 5 жыл бұрын
Alaa run.badnaa waa waxan ka shaqeesan la.nahay. wa waxaan kudhiiran la.nahay kheyrka iyo wanaaga sameentiisa.
@abdirazaaqcaaqilalbakri1326
@abdirazaaqcaaqilalbakri1326 7 жыл бұрын
shekh umul alle hkuu danbi dhaafo
@abdilahiali4668
@abdilahiali4668 5 жыл бұрын
Masha Allah
@xafsaahmed3764
@xafsaahmed3764 8 жыл бұрын
mansha allah aĺllow
@yasinibrahim8015
@yasinibrahim8015 8 жыл бұрын
msh alh waa nin dadka udadaalayo sey ku qabsanlahayen diinta alle
Su aalo & jawaabo Dr Maxamud Shibli fadhigii   36 aad
36:47
Salafmedia
Рет қаралды 41 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 30 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 52 МЛН
Sualo iyo jawaabo diini ah by sh umal
16:20
Su'aal iyo Jawaab Diini ah
Рет қаралды 3,3 М.
CAAJISKA (Wahsiga) & CILAAJKIISA || Sh. Maxamed Umal ┇ᴴᴰ ►
16:26
Alnasiixa Media
Рет қаралды 489 М.
khaatumada suuban By sh Maxamed Cabdi Umal.
1:55:53
Salafmedia
Рет қаралды 54 М.
Su aalo iyo jawaabo || sh Maxamud Shibli || Xalqadii 2aad
50:11
Salafmedia
Рет қаралды 77 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 30 МЛН