Maxaad kala socotaa Visaha wadanka SURINAME ee u dhow wadanka Brazil ( Follow fadland )

  Рет қаралды 16,670

shaaciyeone show

Жыл бұрын

Join this channel to get access to perks:
kzfaq.info/love/SSLABKBmuP4ZNOAl2SCphQjoin
#Dvlottery #group5 #Somalia #somalivlog #vlog
Join this channel to get access to perks:
kzfaq.info/love/SSLABKBmuP4ZNOAl2SCphQjoin
#shaaciyeoneshow
#dvlottery2021
#dvlottery2023
#dvlottery
#ilhaanomar #maraykanka
#SerbiaiyoSomali

Пікірлер: 172
@cabdikarimsaidxaajicumar7812
@cabdikarimsaidxaajicumar7812 Жыл бұрын
I am 1 comant
@somalistars1320
@somalistars1320 Жыл бұрын
Mxa shegtay sxp kkkkk
@biyokuqadeeye7468
@biyokuqadeeye7468 Жыл бұрын
Fomka inaan aragno ayaan rabnaaa
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@@somalistars1320 🤣🤣🤣🤣 staaqfurulah.
@muhiyadinmahdibarked8579
@muhiyadinmahdibarked8579 Жыл бұрын
Shaaciye one show ""Waan ku salaamay marka hore '' marka xigta waxa jirta todobaadadan arima badan oo la xidhiidha tahriibka maraykanka lagu soo galayo marka taas warbixin dhamaystiran nooga soo diyaari walalkay Waad mahadsan tahay.
@asadkhyr
@asadkhyr Жыл бұрын
Sxiip shaaciye markaan tago surname kaka tahriibikaraa
@bidaarreofficial1663
@bidaarreofficial1663 Жыл бұрын
Thanks mzul 🙏👍👍👍👍
@mohameddaahirbadwiyre4210
@mohameddaahirbadwiyre4210 Жыл бұрын
Gulayso bowe hore u soco
@juneydiibrahim8795
@juneydiibrahim8795 Жыл бұрын
tnaks mamule lkm aan so aadsademaxumeee madhqo ayee ledahy mise mise wankadii dhofaaa🙏🙏
@ozanali5258
@ozanali5258 Жыл бұрын
Shaciye bro video ki k horeyay wxa ku shegtay in group 5 k USA in u update so baxay oo ad video k so samen donto marka bro we r all waiting that please
@cabdicasiisaxmed9092
@cabdicasiisaxmed9092 Жыл бұрын
Waad mahadsantey shaaciyow sxb sidee lagu heli karaa websitka lagu buux buyxinayo
@cabdicasiiskhadar711
@cabdicasiiskhadar711 Жыл бұрын
shaaciye wll suriname diyaarada toos ah ma tagto oo waxybsii maraysa badankodu natherland .Natherland iyadana ma ogola passport somaliga
@abdullahrandom9551
@abdullahrandom9551 Жыл бұрын
passport kenya kawaran xagee loo mari
@abdirahmanahmedabdi6570
@abdirahmanahmedabdi6570 Жыл бұрын
Asc wr wll shaciyoow barnamijkii WELCOME CORPS isago update ah bal soo same wadigi laha wn sosamaynaya
@mohamedyare3414
@mohamedyare3414 Жыл бұрын
Asc wll shaaciye waad mahadsantahay. Waxaan rabay inaad ii sharaxdo sida loo helaayo leyn mareykanka.
@harunboston9733
@harunboston9733 Жыл бұрын
welcome corps soo update dheh pro
@DARWIISHBOY-vl4eo
@DARWIISHBOY-vl4eo Жыл бұрын
Wlal waad Mahadsanid. Lkn xakee ka helaa link aan xaraystee
@shravandirri9087
@shravandirri9087 Жыл бұрын
Xgeen kaala soo xadhiidha zhp
@ahmedomer5918
@ahmedomer5918 Жыл бұрын
Iam first commanti
@HAMZE470
@HAMZE470 Жыл бұрын
Zhp mahadsanid shaaciye shaw waan kugu xidhanahay ee waxa noo shegta sida loo tago qubrus ee ugu fudud🙏🙏🙏
@nadirmohamed4940
@nadirmohamed4940 Жыл бұрын
Asc sxb shaaciye visaha wadamada latin America ma adka lkn diyaaradii ku qaadi laheyd ayaa laiska rabaa
@jimcaalecaddaani
@jimcaalecaddaani Жыл бұрын
Zxp marka linkiga halka laga helaya laga xereysanayo
@abdihakiim7215
@abdihakiim7215 Жыл бұрын
Asc shaciye, sxb wadanka Guatemala kasoohadal please
@bakarkalar2975
@bakarkalar2975 Жыл бұрын
Shaciyow hor marwacan
@halqaran5999
@halqaran5999 Жыл бұрын
Walal meel aa kaala soo xariiro aya rabaa
@dhehabeautychannel1103
@dhehabeautychannel1103 Жыл бұрын
Halke ka apply greya wall shciye mxa qoraya first account ayad ka glysa ayaad tiri sidee micnaha jwaba kasuga wall🙏🙏
@abdirhmanali8039
@abdirhmanali8039 Жыл бұрын
Wadanka walal somalida wadan ay kasii tagan miya oo barazil laga gali karo bal soo sheeg thanks
@mohamedhassan8224
@mohamedhassan8224 Жыл бұрын
Where is the link bro ?
@khadarahmed3774
@khadarahmed3774 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk waa umad wada safara wadanka anagaa u hadhaynee wada baxa dhamaan
@nuunedaahir767
@nuunedaahir767 Жыл бұрын
Asc wll qli Germany ayan joogaa muddo 7sano ah wali sharci mahelin way iidiideen gaarka qaxootiga anigo wato qaxootinimo maka dalban karaa safarada Canada ee Berlin jwb wll👏
@jibriilmaher235
@jibriilmaher235 Жыл бұрын
Sxp haddi qof jooga yurub uu ii soo diro casuumaad hadhaw dalka ma iska dhiibi karaa wll waa codsi inaan baxo rabaa
@ruqiyadaahir7207
@ruqiyadaahir7207 Жыл бұрын
Wllo khayr alaah kusiiyo wllo qofka kaliye ee aan rumayso ayaad tahay
@ahanaabdi2223
@ahanaabdi2223 Жыл бұрын
Wllo canada visa waxbarasho ma sarta passport Somali hadi laga aqbalo jmcd wadankas ku talo
@hassanmalkey1429
@hassanmalkey1429 Жыл бұрын
insha'Allah waan iman
@kingmoha2166
@kingmoha2166 Жыл бұрын
Shaciye sxb waa mahad San tahay nio barnamij moving2canada mid la dhahayo AA iska Diwan galiyay marka muxu yahay sxb iga jahil bixi mahad sanid 👍
@somaligirl916
@somaligirl916 Жыл бұрын
Asc shaaciye dad badan oo Nairobi jogo oo visa suriname ku helay sadeex saca wax ka yar ee la diyaadii gen lehed marka maxaa kula talin lehed dadkas visaha hayisto
@abdifatahadanmohamud
@abdifatahadanmohamud Жыл бұрын
Asc shaciyow waxan maqlay in la furay sponsorshipki visa ama kafaalada maraykanka maxa ka jira warka macalin warkaga aya laqaadan kara mahadsanid🇺🇲🇺🇲
@ayanleahmed5128
@ayanleahmed5128 Жыл бұрын
asc wll shaaciye one show waxan ku idhi barbardos markan joogo hal kee ban kasiitigikara bal iisheeg
@maankaabe994
@maankaabe994 Жыл бұрын
Asc Shaaciye Qofka haysta kaadhka qaxoontiga oo uu Uganda ka qaato Isagoo waxbarasho ujooga dalka turkey ama Bangladesh, malaga kaxayn karaa oo 5 group America ma looga dacwoon karaa???
@mohamedabdulaahi3027
@mohamedabdulaahi3027 Жыл бұрын
Haa sxb waa lagu qadi kara
@daacadofficial5674
@daacadofficial5674 Жыл бұрын
Asc ustaad shaaciye ugu horryn🤝 Ustaad marar badan ayaan kula soo hadlay wX jwb ah kama helin🙏🙏 Ustaad waxaa iga caawisaa Dvloteryga sandkan waan xareysty..... Lkn waxaan hystaa shahaado dugsi sarre ah midda daladda ........ Wax dhib ah miyaa igaga iman karo... Misse waxa leyga rawaa midda dowlada jwb🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@six_million2573
@six_million2573 Жыл бұрын
Asc wll shaciye adigo mhdsn igaso jwb * waxaad sheegty in labo qof ay sixiixayaan warqada dhalashada si ay u cadeeyan in aan waqtigas aan dhashy OK su asheyda waxa tahy ma waxey sixiixayaan waqtiga interview markan safaarda tago mise anigoo somalia jogo ayaan sameesta ka Diraa aan diraa.???. *labada warqadood ee kala ah dhalashada iyo tan police ka ma waxaa lagu qoraya luqad qaas ah sida englishka mise luuqada aan ku hadlayo??????. 🙏 🙏
@abdinaazirmaxamednuure4416
@abdinaazirmaxamednuure4416 Жыл бұрын
Maxa kudhacay waxbarashada mareykanka
@ilhanxarago9449
@ilhanxarago9449 Жыл бұрын
Nicaragua ano mari kara melaahas uma socdo abwe kaso hadal plz waa uga codsi thanks🥰
@jimcaalecaddaani
@jimcaalecaddaani Жыл бұрын
❤🎉
@barwaaqosaleeban-6812
@barwaaqosaleeban-6812 Жыл бұрын
Wllkey iso jawab inta asga latago maraykan malaga so gali kara
@asadkhyr
@asadkhyr Жыл бұрын
Shaaciye wadan kaa malaga tahriibikaraa Pro ada warka saxdaa yaqaanee
@raafidabdi2233
@raafidabdi2233 5 ай бұрын
Anigoon visaha helin miyaan ticket iyo hotel booking sameysanaa
@rayaanmoha3373
@rayaanmoha3373 Жыл бұрын
Tahriibka maraykan ee ayamahan la Hadl Hayo kaso Hadal wll tnx
@guuledgaradzame4870
@guuledgaradzame4870 Жыл бұрын
Aadbaad u mahadsantahay shaaciye waxaan kuwaydiiyay wall habka loo dalbanyo ama linkiga see ku heli karaa
@mohammedsoma357
@mohammedsoma357 Жыл бұрын
Asc walaal waxaan ubaahanahay in aan helo fiizo mareenkan ma iga caawin kartaa
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Жыл бұрын
Zxb shaaciye qaab dalxiis ah hadaan ku imaado kwran
@abdirashedmohmoud1930
@abdirashedmohmoud1930 Жыл бұрын
Tahriibka maraykanka in ay waxka ogaadaan ayay dhalinyartani danaynayaan warbixin ka soo samee hadii ay suurto gal tahay dhankaaga Mahadsanid
@Sadekofficial0
@Sadekofficial0 Жыл бұрын
Visaha dalkaas wuu fudud yahay lkn meel loomaro malhan sxp waxan arkay dad badan oo visaha heysta lkn meel eey umaraan wayeen kadibna kadhacay visha 🤷🏿
@ubaxdeeqaxmed1133
@ubaxdeeqaxmed1133 Жыл бұрын
Adiga mahay saa visaha tahriib
@Khalidabdi2
@Khalidabdi2 Жыл бұрын
Asc Wll shaaciye Ma Kula Soo Xidhiidha Kara Ama Ila So Hadal Wll
@abdinaazirmaxamednuure4416
@abdinaazirmaxamednuure4416 Жыл бұрын
Arimaha waxbarashada mareykanka scholarship Secondery school
@daaudyare8275
@daaudyare8275 Жыл бұрын
Waxaan ku idhi wll hawsha xidhitaanka xadka maksiko in la ga bilaabo 22 feb uu xidhan yahay
@ahmedtaajir7307
@ahmedtaajir7307 Жыл бұрын
Asc shaaciye sxb waaxaad ka warantaa odan wali ka hadal qofka qaxootiga ah ee 5 illa 10 sano ku jira xeryaha qaxootiga ee djibouti oon hadana wax boraseesa marin isaga oo unkuna qaxooti u aqonsanyahay muu ka faidaysankaraa group 5ka maraykanka
@ruqiaosman9659
@ruqiaosman9659 Жыл бұрын
Asc wllo shaciye America malooga soo gudbi karaa
@imranmahamedmuhumed8265
@imranmahamedmuhumed8265 Жыл бұрын
Mahad sanid wllo shaciye💯💯💯💖👍
@ahmednaaji6979
@ahmednaaji6979 Жыл бұрын
Shaaciye Bro Waxa ku waydiinaa qof Uk joogo invitation ma isoo diri karaa anigoo africa jogo ama Asia ama xataa yurub qarkeed? Plz bro jwbtada Waa sugaa
@ceelbuur607
@ceelbuur607 Жыл бұрын
Maya wll
@abdirisaqcarab1386
@abdirisaqcarab1386 Жыл бұрын
Bro shaaciye whatsp xgee ka helnaaa
@khaalidbootaan1549
@khaalidbootaan1549 Жыл бұрын
Ecuador 🇪🇨 ayaan rabaa somalia 🇸🇴 ayaana joogaa passport kana waa somali Turkey 🇹🇷terensit malagu noqon karaa malees celinaa
@daudhassan1550
@daudhassan1550 Жыл бұрын
Shaciye basbor ethpoin wata visa surineme see ku helayaa
@abdiosoble
@abdiosoble Жыл бұрын
Asc bro waa ku salaamay ,waxa jooga south Africa waxa heeystaa passport permit la,aan ah maku dalbankaraa tourist visa Suriname ah hadii aan sharuudaha kale soo buuxiyo sida statement
@salebanibrahim4771
@salebanibrahim4771 Жыл бұрын
Wllkayoow South Africa inaan usoo shaqo tago rabaaye information isii
@musalsalo
@musalsalo Жыл бұрын
Hambalyo wll waxan kuwaydinaya su, al somaliya lottery kaxaraystay hadii uu isobaxo warqada faraha police ka ma somaliya kasamaysanaya mise wadanka interview ga kamarayo tas kuwareray???
@mowjadaha
@mowjadaha Жыл бұрын
walaal qaali warqada police ka ee dambi la aanta waxa lagaa rabaa lixdiii bil ee ugu dambysy meesha aa joogtay baa ka sameysanysaa marka somalia hddi aad joogtay lixdii bil ee ugu dambysy iyada laga rabaa
@HANADCALI198
@HANADCALI198 Жыл бұрын
OK SXB WAN FAHMAY XGEE LAGA TAAGAYA ETHIOPIA 🇪🇹KENYA 🇰🇪Ama UGANDA 🇺🇬Ama DJABOUTI ISO SHEEG VISA ONLINE BAN KU HAYSTA EE SXB
@alma12cado12
@alma12cado12 Жыл бұрын
Transit ka Suriname kaso hadal diyarada laysku so celinaya ayaa laysla dhex maraya
@munaabdirashid6905
@munaabdirashid6905 Жыл бұрын
Shaaciye show waxad ka hadasha passport Ethiopië 🇪🇹 wadan Nicaragua 🇳🇮 ladhaho wax la iska rabo kasoo hadal please please
@abdallahamza2439
@abdallahamza2439 Жыл бұрын
Ethiopia passport sidee ku helaa ma isheygi kartaa
@abdimalikshideabdimalikshi5042
@abdimalikshideabdimalikshi5042 Жыл бұрын
Hotel booking weeye sxb
@Hargeisavillagevlogs
@Hargeisavillagevlogs Жыл бұрын
Shaaciyaw walal anigu meel walba waa kaala socdaa oo social ah markaa walal hal suaal qabaa Suu aasha Wll Canada brocess fudud aan ku tagi karaa ma jiraa oon ahayn group 5 Qof family gaygaa oo walaalo aan nahay ma igu qaadi karaa family responship
@abdirahinhassanabdi815
@abdirahinhassanabdi815 Жыл бұрын
8 months ago ayan arkay lkn diyaaradaha ayaa dadka ku adkeeya
@cabdiraxmaanibraahin7674
@cabdiraxmaanibraahin7674 Жыл бұрын
Shaciyow zxip arintii five group wayahan kamad so hadale wax news naga sii adaa war gala
@omarnoor5851
@omarnoor5851 Жыл бұрын
War chanel kaan 87 k ka badan buu uqalmaa waa Channel umuhiim ah dadka ee kor uqaada as asxaabey Mar dhow 500 k aan gaarsiino
@mohamedgediadam5964
@mohamedgediadam5964 Жыл бұрын
Bro waxan haley visaha panama waxan ku weyinaya marka panama ka dago ma fara ma liga dhaga ama dhib ma iga imanayo faraha panama sxb
@cisemumin7060
@cisemumin7060 2 ай бұрын
xagee jogtaa sxbow basbort nucee wadataa
@fardowsamahamaf-2161
@fardowsamahamaf-2161 Жыл бұрын
Asc walalkey shaciye waxad igaso jawabta carurteyda citizen america waye iyago kenya joogan ayan uqadnay sharciga wayo abahood aya ah citizen america so anga ayu hada ixareye bisha process so malaga yawa iney ifududato madama carurta an dhalnay citizen yihin plz jwab
@MaxmedIsse
@MaxmedIsse Ай бұрын
Asc fardowsa se tahay walaal walal adiga xaga miyaa ku dhashay mise African
@maxamedaxmed3411
@maxamedaxmed3411 Жыл бұрын
Welcome corps kaso hadal wllo
@abdirahmansulubsheikh5932
@abdirahmansulubsheikh5932 Жыл бұрын
Sxb shaaciyaw ifanba hadad dalxiis ama ganacsi aad u aado wadankasi oo aad marka hore ku tagto intaad rabto in aad joogto majoogi kartaa mise wakhti kooban in aad joogto ayaa laguu ogolyahay
@FaadumoCabdi-oj8lj
@FaadumoCabdi-oj8lj 3 ай бұрын
Basaporka Somalia miyaa mise waa kuwa kale
@liibanabdisiyad8372
@liibanabdisiyad8372 Жыл бұрын
Wan rabi lahaa
@ADNANRG
@ADNANRG 14 күн бұрын
Sxb Brazil maku noolaan karaa sxb
@secretstar8830
@secretstar8830 Жыл бұрын
Reservation soo lagama wado (qeebta soo dabaynta)😅 hore usoco bro❤
@pacificocean7130
@pacificocean7130 Жыл бұрын
inta badan waxan ku arki jiray maqaaxiyaha ama hotelada miisaska yaala yacni meeshaan waa la lahaaday weeye qolo maqan baa qabsatay
@abdimalikshideabdimalikshi5042
@abdimalikshideabdimalikshi5042 Жыл бұрын
Zxb Suriname 🇸🇷 visa hiisa waad heli kartaa lkn rout loomaro majirto macnaha wado mahadsanid zxb shaaciye
@idirisadde
@idirisadde Жыл бұрын
Macnaha maxaa ka wadaa
@abdimalikshideabdimalikshi5042
@abdimalikshideabdimalikshi5042 Жыл бұрын
@@idirisadde zxb macnaha wado loomaro idhi
@Adam-nw1vy
@Adam-nw1vy Жыл бұрын
@@abdimalikshideabdimalikshi5042 Marka sxb problem ku muxuu yahay transit visa loo bahanyahay miyaa mise diyaarada kusoo celinaysa, sababtoo ah Turkish Airlines waddamo u dhow ayay toos u tagtaa oo Europe masii marayso.
@zaracumar5259
@zaracumar5259 Жыл бұрын
Abowe xage laga helaa
@najmaxusen3634
@najmaxusen3634 Жыл бұрын
Waa u bahanhy inte ka hela wllky
@korneelayuub6100
@korneelayuub6100 Жыл бұрын
Asc Shaaciye wll 1 Suaal Ayaan Ku Waydiina Dalka France 🇫🇷 Waxaan Maqly in Uu Kusoo Dacwoon Karo Qof Xitaaa Aan Ku Dhalin Adi Habar yar cml Ama Adeer Cml Oo Aan La Qaadin Wax DNA Ah Warkaaz Maxa Kajira Plz 🙏 Jawaab KaSugaaa
@bashiirahmed9122
@bashiirahmed9122 Жыл бұрын
wu ku dacwon kara dhig maha franca wll
@barwaaqosaleeban-6812
@barwaaqosaleeban-6812 Жыл бұрын
Wllkey wan ku baryaya iga jaahil bixi maraykanka malaga so gali kara
@feisalabdiali5236
@feisalabdiali5236 Жыл бұрын
Usa ku walaty cml ka soo hadal canada
@thelionking6550
@thelionking6550 Жыл бұрын
Qofkii ubahan visaha suriname ha ila so xariiro asxaaabta mudo 3 Malin ah aniga ugu so saraayo hada yurub joogto wa Bello hada dalki hooyo joogto iyadane ma xumo
@ismailiidow8572
@ismailiidow8572 Жыл бұрын
sidee sxp anaa ubaahan sidee ku heli karaa ado mahadsan
@thelionking6550
@thelionking6550 Жыл бұрын
@@ismailiidow8572 qiimo Japan ayaaa laga siisa so diyaaar noqo bro
@bakarkalar2975
@bakarkalar2975 Жыл бұрын
M.
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 Жыл бұрын
Wararka cusub ee sheegyaa waa xuduudkii waa la xidhay ma run baa
@abdullahisaidbaandha2669
@abdullahisaidbaandha2669 Жыл бұрын
Shaaciyeone Shaaciyeone zxbow qofka ku xareysta ds260ka courso diploma 2 sano ah ka waran hdhow interview ducumentigisa bas soo LA igama rabo oo dugsi ma I weydiinayaaan zxb isoo jawaab
@abdullahisaidbaandha2669
@abdullahisaidbaandha2669 Жыл бұрын
Yacni dugsi sare miyaa LA I weydiinayaaa
@abdullahrandom9551
@abdullahrandom9551 Жыл бұрын
hadii aad mar hore qortay diploma marka taas un baad geyneysa
@mouradomar2554
@mouradomar2554 Жыл бұрын
Wallo iwaran
@khaalidbootaan1549
@khaalidbootaan1549 Жыл бұрын
ECUADOR 🇪🇨 SIDA LAGU TAGO TRENSIT TURKEY 🇹🇷 SOMALIA 🇸🇴 MARKAA SOO BAXEESID FUDEED MATAHAY WLH SAAS AYAA LEYGU WADI RABAA
@hamdigenie4098
@hamdigenie4098 Жыл бұрын
Sxb My live in Dijouti please passeport of Djibouti
@khadartukale7318
@khadartukale7318 Жыл бұрын
Yes adaa ugu fiican
@biyokuqadeeye7468
@biyokuqadeeye7468 Жыл бұрын
Shaaciyow sxb muddo dhan 2sano bixaan ayaan raadinaayay waana waayay marka nio number kaaga noo soo saar bio about kaaga nio wax yaabo badana yaan rabaa inaad iga fahsiiso nio ayaan raab
@muscabmoha2101
@muscabmoha2101 Жыл бұрын
sxp inte aya lga aply greya
@Qayz68
@Qayz68 Жыл бұрын
Saxiib side caanda ku adi kara aniyo jooga somaliya
@bidaarreofficial1663
@bidaarreofficial1663 Жыл бұрын
Shaaciyow sida loo xareynayo mzul muqal kaso samey
@hamdigenie4098
@hamdigenie4098 Жыл бұрын
Walaaleey fadlan ka hadal bassaboorka jabuuti🇩🇯🇩🇯 please
@ceelbuur607
@ceelbuur607 Жыл бұрын
Kan Somaliga ayuu ka.liitaa ee iska Tuur
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 8 ай бұрын
​@@ceelbuur607kkkkk dahab miin aan heelen ayaa caasiya
@xaqiiqooyinkacaalamka2570
@xaqiiqooyinkacaalamka2570 Жыл бұрын
Waxaa laga dagaa Dubai anaa ka tagay oo hada joga cel cells ahaan waxaa igu baxay
@hafsahussen4889
@hafsahussen4889 Жыл бұрын
Ma wadankaas wllo
@nuuraciise1241
@nuuraciise1241 Жыл бұрын
Dubai miyaa ticket laga heelaa wll information iga sii
@salahudiinmohamed6435
@salahudiinmohamed6435 Жыл бұрын
Wixii heysta paspoort kenyan jabuti iyo Ethiopië leen fudeed laatin waa diyaar catch me
@daadirabdalla-pj2wr
@daadirabdalla-pj2wr Жыл бұрын
Hoygaga
@user-nd2lw2lj8t
@user-nd2lw2lj8t 2 ай бұрын
War walal ma definition cali xajiijle need tahay
@yaxyacalimaxamed7978
@yaxyacalimaxamed7978 Жыл бұрын
Asxaabta plz waxan u baahanahy qof an laxariira oo an kawada hadalno arimaha dv lottery plz safiican iga jahil bixiya
@abdullahrandom9551
@abdullahrandom9551 Жыл бұрын
maxa kacawiya
@yaxyacalimaxamed7978
@yaxyacalimaxamed7978 Жыл бұрын
@@abdullahrandom9551 wax badan an u bahnhy in aad iga cawiso😔
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 Жыл бұрын
Doyarad toos mow tagta wll
@thelionking6550
@thelionking6550 Жыл бұрын
Dalka joogto ayey ku xeran tahay wll
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 Жыл бұрын
@@thelionking6550 Kenya 🇰🇪 ayaan joga Wll passport hesta
@abdullahrandom9551
@abdullahrandom9551 Жыл бұрын
@@thelionking6550 kawaran kenya passport hadi an heysto xage loo mara
@thelionking6550
@thelionking6550 Жыл бұрын
@@anfacdadkaagaofficial6479 wll walagu so saaaari Kara wilibo qiimo Japan had diyaaar uthay
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 17 МЛН
БУТЫЛКИ (смешное видео, приколы, юмор, поржать)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 3,5 МЛН
貓咪 小鬼當家🎮🔫🚑 #aicat #shorts #cute
0:41
Cat Cat Cat
Рет қаралды 29 МЛН