Maxaadan ka Ogayn Maleeshiyada U Dagaalanto Khawaarijta

  Рет қаралды 231,907

Somali National Television

Somali National Television

6 ай бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 121
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 2 ай бұрын
Carurta yaryr ayay khaldayan oo waya so gafashin khawarjtu si ay ugu dagalaman ali umada ka gabto amiin
@malaboa591
@malaboa591 6 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi Raajicuun. Dowlada shaqo badan ayaa sugeeyso,hadiiba dhalinyaradii yar yaraa ay Qawaariijta weli ineey dagaal galiso Rabto Dowlada Allaha u fududeeyo shaqada ay heeyso
@sihar123
@sihar123 6 ай бұрын
ax ciyalkiibay waleen wllo guusha soomaliya waan jecelahay alle ha idinla garab galo
@AbdirahmanAhmed-th9nf
@AbdirahmanAhmed-th9nf 6 ай бұрын
We are one same feeling same people
@sihar123
@sihar123 6 ай бұрын
@@AbdirahmanAhmed-th9nf Yez
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 ай бұрын
​@@AbdirahmanAhmed-th9nf🇸🇴☝️🦁✊
@macaantocismaan289
@macaantocismaan289 17 күн бұрын
No need ZZZ , b z, Neil ​@@fardushurre1668
@somalihanolato741
@somalihanolato741 6 ай бұрын
Illahow soo afjar qawariij
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 6 ай бұрын
Thank you ❤❤❤🎉🎉🎉
@buuunicali
@buuunicali 6 ай бұрын
ciidamadda nisa ee qaranka somalia guul iyo argagaxisda oo dhamaan laga safeeyo
@qadrocismaan4522
@qadrocismaan4522 21 күн бұрын
L⁷l
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 6 ай бұрын
Khawaarijta waa waxuush bilaa diin ciyaalka ha laga badbaadiyo tuugta maffiyada ah
@Sadam_abdi_17
@Sadam_abdi_17 3 ай бұрын
Dolada somalia wlhi wey guleysani oo guleysani waxana xaqiq ah in ay nacbka daman ey cirib tiri don to wexena ku guda jirtaa inan ey babi iso waxa masuqmasu qa kasocdo somaliya iyo argagixisa da alsawab In ey cirib tirto daman ❤mar walaba har iyo hawen waxan leya haye somaliya guul wey guleysan dontaa somliya ❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fa1765
@fa1765 6 ай бұрын
Shaqa wanagsan eey qabanayan Dowlada masha Allah
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 6 ай бұрын
"Khudaartii saan ay noqotay lee!😂" Waxaan maqli jiray "Ilaahoow, nimaan waxba ogeeyn ha cadaabin."
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 3 ай бұрын
Sumxanalah
@ismailali-nd5dp
@ismailali-nd5dp 2 ай бұрын
Subxanallah deh walal❤
@user-rh5qb8yx1o
@user-rh5qb8yx1o 3 ай бұрын
Wax ay adegsadaan miyay wayeen duliyasha
@leojaceelow
@leojaceelow 6 ай бұрын
Subxaanallaah Dad Weynaha Halaga Qabto
@manaomar212
@manaomar212 2 ай бұрын
Dawlada may afarta dhinac dhigo ee beerareyda meeshay dagan yihiin Illahow adaa aweed lehee u gargaar umadena ya rabi ya rahmaan ya rahiim 🤲
@NimcaaMahamed-xu9mg
@NimcaaMahamed-xu9mg 6 ай бұрын
Illahi hanagaqabto qawarijta😢😢😢
@Xuseenznzn
@Xuseenznzn 6 ай бұрын
Waxaay u Fikaraan sida xayawaanka oo kale bal waxan eega dhibaatada loo gaysanaayo Ciyaalkaa subxaan laah
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 4 ай бұрын
Allow ilmahaas xifdi hooyadood iyo aabahood u baahan oo u Celi ciddooda .
@AhmedAdam-rl6ju
@AhmedAdam-rl6ju 2 ай бұрын
That's true rehabilitation is only way to change them.
@friendosfreightlinesllc7140
@friendosfreightlinesllc7140 6 ай бұрын
Dambi oogaha waa nin maskax iyo xirfad badan , shaqadana aad u aqaana. Mashaa Allah
@Xiirey2013
@Xiirey2013 6 ай бұрын
Mahadsanidin nisa guulesta wlhi m.a
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed 3 ай бұрын
Subxanallah dawlada shaqa fiican haysaa mansha allah. Ciidanka dadka halasocdaan kuwo baadiya joogan ama magaalada jooga.
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed 3 ай бұрын
Allow wadankeena nabad kayeel oo dadkeena nabad dhexdhig
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Ай бұрын
Subxana allah
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 6 ай бұрын
dhalinyarad.ha.la.badbadiyo.kuwa.kale.argagixisad.u.geeyan.ha.la.xakuumo
@Xuseenznzn
@Xuseenznzn 6 ай бұрын
Xabsi waxba ma taro lkn waxaynu u baahanahay in la dilo ninka iyo naagtay ay ku cadaato dil
@SafiyoAdan-wy3co
@SafiyoAdan-wy3co 4 ай бұрын
subxaanallaah 🤲 allow no xafid ciyalkena iyo intiiba umada nabigena maxamadun scw oo qeyrka jecelba ow ladoda allow no xafid ona no naxriiso inshaAllah yaarabil caalamiin 🤲 allaah.huma aamiin inshaAllah yaarabal caalamiin 🤲 allow wadan keena iyo shacab keena soomaliya allow nawad iyo nolol fiican oo ciwaado suuban leh allow nasii inshaAllah yaarabil caalamiin 🤲 allaaah.huma aamiin inshaAllah yaarabil caalamiin 🤲 😢😢😢😢
@malaboa591
@malaboa591 6 ай бұрын
63 sano cimri uma dhino ninkaas ee shartiisa umada Allaha ka qabto.
@AhmedAdam-rl6ju
@AhmedAdam-rl6ju 2 ай бұрын
Shuuta iyo dhamaantood, kasto, horta waad mahasantiiin. Ilaahay, qayr ha idin siiyo, maxkamada, qayrka, cadaalada, balaariya, geeya, cornerkastu, oo somali, la maheedana, badiya, Ilaahay ha idin garab gala,.
@libanyare4130
@libanyare4130 6 ай бұрын
Ilaahow adaa mahadleh wadankeyga isabdal weyn ayaan ka arkaa
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c Ай бұрын
Waalid kastaa caruurtiisa ha ogaado please 🙏 haddi kale waalidiinta ayaaba ah kuwaas fadlan please waalidiintii dhashay hala soo qabtoh ayagana
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 6 ай бұрын
arkakixisad allah ha halaajiyee xageey u wadaan ciyaalak
@halwomohamed3766
@halwomohamed3766 4 ай бұрын
Cadowga ilaahow soomaalia ka ilaali waxaasoo dhan cadow soomaaliya aan ka la jecleyn ayaa ka dambeeya
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 2 ай бұрын
Guulaysta wiilkaa xeer ilaalinta xooga dalka soomaaliyeed geesiyo
@omarsholi7718
@omarsholi7718 6 ай бұрын
😢😢😢
@munamuse77
@munamuse77 Ай бұрын
Omg poor kids 😢
@user-mw8cq6gc1h
@user-mw8cq6gc1h Ай бұрын
😢😢😢😢
@gabalax1
@gabalax1 6 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 6 ай бұрын
Somalia guul iyo gobanimo.
@ayaanali8203
@ayaanali8203 6 ай бұрын
Hadii la sii daayo nimankaan wa in dabagal lagu sameyo oo telefanadoda la dhageysto si lo hubiyo iney ku laabtan
@adammohamed5339
@adammohamed5339 6 ай бұрын
Ciyaalka yar yar siday u marin hawaawinaayaan bal arag
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 6 ай бұрын
​@@adammohamed5339 Hal gaari oo la qabtay haday intaas oo ciyaal ah ku wateen maxaad u malayn inta ay tiro la eg yihiin ciyaalka ay dabka galiyeen illaa waagii ay soo billowdeen Reer koofur waa dad dhammaantiiday ee waxba looma reeban dab ayaa afarta koone looga qabtay goboladii somalia ugu dadka badnaa koofur bay ahaayeen haddaan ilaahay iyo rag ka caymin mardhow kuwa ugu dadka yar ayay u socdaan waana wax loo fekeray sida muuqata 😢
@ayaanali8203
@ayaanali8203 6 ай бұрын
Saxiix inta samaha jecel alaha guleyo
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 ай бұрын
​@@adammohamed5339waa musiibo umada lagu soo dhex tuuray ilaahay dalka hanooga badbaadiyo
@abdallabro11
@abdallabro11 6 ай бұрын
Subxana Allah
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 6 ай бұрын
😭😭😭😭😭💔💔💔💔
@calimaxamedcali207
@calimaxamedcali207 3 ай бұрын
Jarer maskiin 😢😢😢 dadna beertana la dhacay ilmana eber
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 6 ай бұрын
Khawaarijta waxba ku dhacay😅
@user-pw8dt8gg4o
@user-pw8dt8gg4o 4 ай бұрын
Ala waa wiilal yaryar 😢😢
@aliahmed-bo4vk
@aliahmed-bo4vk Ай бұрын
Illahay ciyaalkena hanoo ilaaliyo they’re just kids 😢
@jimcalebille1132
@jimcalebille1132 29 күн бұрын
Dadkan sank waweyni somalin mahe waxan cawantaa halga raro dalka wax isa qarxiyaab wa iyag ee bila caqaligii
@YM-lf6cx
@YM-lf6cx 2 ай бұрын
Nimankaan waa iin daqaalaha lagala dagaalamo, shacaabka loo sheego ninkii far soo gashoo khawariijta xaga macamilaadka iin meheradoodha doowlada lawareegto, xabsii aad u adaag( solitary confinement) oo naxariis loogeliin ilaa aay kashalaayaan, anigaa waxaan dihii lahaa nimankaan waxii kulug leh aduunka hala daafiyo.
@user-xd7wg6pu5x
@user-xd7wg6pu5x 3 ай бұрын
Alaa waayo meel dhaso kabuuxo Allah xamar dhibka kasaaro
@kadirismael704
@kadirismael704 3 ай бұрын
Tani.wey.iskacadahey
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 6 ай бұрын
Masakiin waaye wax hala baro ilmaha
@user-ee9yl7xc9p
@user-ee9yl7xc9p 3 ай бұрын
Mucjiso
@somalihanolato741
@somalihanolato741 6 ай бұрын
Carurtan ilaa meshii laga soo qabtay laga saaro shabab in la sii yaayo ma aha kolay ciyaal wax qalad ma laha
@bongasasa3895
@bongasasa3895 2 ай бұрын
War ciyaalkaan in aad jalato ugatiin dugsi geeya! Wa ciyaal la soo habaabiyay!
@fahinamin7174
@fahinamin7174 6 ай бұрын
Masuuliyiintii Caruurtaan Madaxdda u ahead waxay mashquul ku yihiin Af maay maxaa lookup hadliwaayay oo Maxaa lookup hadlayaa,,,? Nasiib daro Dadka Koonfur galbeed waa in ay la xisaabtamaan cidda matasha,
@khadrahassa321
@khadrahassa321 2 ай бұрын
Ax ciyal bay qaldan imanka ale idinka qaad 😢
@AhmedAdam-rl6ju
@AhmedAdam-rl6ju 2 ай бұрын
Dadkaan, Tigre or Mexican Carter, ama dowlada waween, Ayaan filayaa, in ay ka howgaleen, lagac ayaa ka wada,
@user-ff5ik5ve4w
@user-ff5ik5ve4w 2 ай бұрын
Aabaha 63 jirka ah waavlay handaday uu yiri miskiinka
@Fatimafilsan-uk5ry
@Fatimafilsan-uk5ry 5 ай бұрын
Dowlada ayaa qaladka iska leh filimada ciyaaraha boojada ilmaha iney ku bar baaraan idinkaa u sabab ah in la leexiyo ilmo labur garaamiyay oo baqti fiirsasho ku barbaaray saan lee waaa 😢😢😢😢
@AhmedAdam-rl6ju
@AhmedAdam-rl6ju 2 ай бұрын
Dadkaan waxaa loo waday, filaayaa, in loo waday, yaduuda, waday.
@deeqaalimahmud4089
@deeqaalimahmud4089 6 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰
@Fatimafilsan-uk5ry
@Fatimafilsan-uk5ry 5 ай бұрын
Masaxweyne iyo garsoore umada Alle xasuusisa Allaha nasiiyo shaqo lee loowaashay aan hadana shaqo u ekeen😢😢😢😂
@Saciya306
@Saciya306 4 ай бұрын
Asc ninkas wariiyaha ah ino dhahoo wan ka cudsanaya taasii wa qalad eriigasi .sharciga dhankisa .wa qalad
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 3 ай бұрын
Mudane gudoomiye waxaan maxkamada sharafta leh kacodsanaya Abokaatayasha Shabaab difaacaya surka lagawadajaro
@bongasasa3895
@bongasasa3895 2 ай бұрын
Qof walba oo edeysane ah wa in abukate u dodo helaa! Unless you want a banana republic
@robrob6719
@robrob6719 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 ma ogid miya abuukatiyasha iney maxkamada u shaqeeyan. Wax baro aya laga kari waye
@Salman-yk7xw
@Salman-yk7xw 4 ай бұрын
Luuqadan halkee lagaga hadlaa,kkkkkwlhi waxan umalaynayaa waa afrikaan dalka lagu beerey
@user-ob5xw6rq5s
@user-ob5xw6rq5s 6 ай бұрын
Dadkaan danyar miyaa laga faaideyty?
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed 3 ай бұрын
Badanaa khawrijta maskimiinta ay qaraxyo kusoo xirtaa dadkana dhexkeenta Alle khaawaarijta iyo dadka xun xun hanaga qabto
@bario1091
@bario1091 3 ай бұрын
Ciyaalkas yaa ladey nin hadii kale wey dilayaan
@SaaraIbrahim-fo1io
@SaaraIbrahim-fo1io 4 ай бұрын
Wee
@user-nu6wb1ik9q
@user-nu6wb1ik9q 4 ай бұрын
😊
@ikhyarali4189
@ikhyarali4189 6 ай бұрын
caruurta aan qaangaadhka ahayn si fiican ha loo baadho yaga iyo qoysaskodaba waxa laga yaabaa in ay ku lugleeyihiin waalidiintoda o ka tirsan arsinal lkn intii aan qaangaadh ahayn halageeyo meelaha dhaqancelinta oo halagu ilaaliyo hanaloshego haday mardanbe fal arsinal ah lagu qabto in lagu xukumidoono xukun adag lana ciqaabidoono markalena aan fursad sidayna la siindoonin
@Fatimafilsan-uk5ry
@Fatimafilsan-uk5ry 5 ай бұрын
77kii waxaan kusameenay alxamdu lilaah Lkn aqligooda waa inaaa anaga islaaynaaa aqliga mareekan uu udhiibay cadawgeena inaa ilmaheena walaalaheena aan ka aqoonsan weyno midkalle oo luuqada yaqaana😂
@ruweydoamin4386
@ruweydoamin4386 4 ай бұрын
Meshan an hada jogo xita maqaano kulaha aduunkan dhib badana
@HooyosiciidoJaamac
@HooyosiciidoJaamac 2 ай бұрын
dadkaan intaa la xukumayo oo xabsiyada lagu kurayo yaa biilaya waa yaabey
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 16 күн бұрын
Dalka dibadisa yaakugu wax bara intii doowladaada dhacsaneed oo islaam ah adigoo martay sharciga wadankas hadana aqoontii kuudhamestirin
@AhmedAdam-rl6ju
@AhmedAdam-rl6ju 2 ай бұрын
Ciidamada shishayo oo somali joogaa, ha la dabo galo. Waxaa la gayaabaa, in ay kooxda ba jirjn magaca un cidamadaas ,un shishayo howl ku filistaan. Please arintaas isku xilqaamo oo baara,
@hassanosmanahmed7277
@hassanosmanahmed7277 3 ай бұрын
💪💪💪💪💪❤❤
@suralowgasomalistar6514
@suralowgasomalistar6514 6 ай бұрын
shuute af mayga ma fahmaa
@asliimuur5024
@asliimuur5024 6 ай бұрын
Qareemada u doonaya xataa in hadalkiisa waa in loo fiirsado laftooda ayaga ayaaba al shabaab u malaysaa
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 6 ай бұрын
😅 in qareen loo qabtaba may ahayn waa dugaag Kuwanna waa edeb daran yihiinba malaha alshabab ayaa maal galiya
@user-lm5uw2sy4d
@user-lm5uw2sy4d 2 ай бұрын
Dadkan imika miya somali bisinke luuqad kale ku hadlaya dhamantood Ugandhiis ayad modaa
@nawasahmed3026
@nawasahmed3026 2 ай бұрын
Kuwan laso wada qafashay maxa raxanweyn kawada dhigay Lkn
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw 3 ай бұрын
Waar kaakirishboga iskasiidaya hadaa caqlieedin
@Degaliah
@Degaliah 6 ай бұрын
Odaygii Fiidow inu habeenadaa iska seexdo ayaa udhaantay intu kuwan dhalayay😮 bal ayaan daradaa eeg 3 walal ah oo Arsenaal ah
@friendosfreightlinesllc7140
@friendosfreightlinesllc7140 6 ай бұрын
Haha
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed 3 ай бұрын
Darbi in aykusookoreen lagayaabaaba🙄
@bet3rf295
@bet3rf295 3 ай бұрын
Khawaarijta cafis ma leh
@xaanstuff
@xaanstuff 2 ай бұрын
Waa caruur nacalad yahay adi iyo as wax isma dhantaan
@Fatimafilsan-uk5ry
@Fatimafilsan-uk5ry 5 ай бұрын
Mas uu liyada caruurta somaliyeed idinkaa haaya filmasa hindiga waxa qarax kabuuxa iyo waxa dil kabuuxa iyo hala qalo iyo hala xoogo filimasaee kabuuuxaan dowlad ayaa isku sheegeesaan meesha ilmaha laga borgaramiyo waa jaamacadaha aan wax laga baranin ilaaa 4too lee mooyee halaha kalle boor garaam ayaa ku socdo Ithopiana ilmo nuucaan u egna we soo dirtay oo amxaaro iyo oromo somaliya oo dhan ayeena ku faaf san yihiiin walaahi idinka iho Allah xaa nii kala qabsan doono qiyaamada😢😢😢😢
@ABDIJABAR20
@ABDIJABAR20 3 ай бұрын
Ruux waliba soo boqdo Kaaly English baro
@Kingfilog1
@Kingfilog1 2 ай бұрын
maskaxda wasaqeysan ale umada haka qabto
@abdiwasacyusuf445
@abdiwasacyusuf445 4 ай бұрын
Dadkn somli ma ahnbee😅😮
@maslahrk6616
@maslahrk6616 6 ай бұрын
dowladan hada jirto mawa dhaanto AS xaga askarenyta cilka meqa jeer an aragnay ciyal yar yar oo qori iyo tuuto wat
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Ilmaha yar yar miya sharci qabta he hashi mandeq calosha laga raraya u jedna no children justice
@abdikariinahmed2496
@abdikariinahmed2496 6 ай бұрын
Sharci wuu qabta ee xukun yar ayaa qabto sharucda caalamiga eh so baro Xitaa America caruurta yar yar dil markey geystan Wala xukuma sida sharciga eh caruurta HADA QALAD MALAHA LKN DHAQAN CELIN LAGEYNA
@user-zq8ke1ft7t
@user-zq8ke1ft7t 4 ай бұрын
War dadka dulmiga kadaya iyo beenta ad isku bahaysaneysan
@Fatimafilsan-uk5ry
@Fatimafilsan-uk5ry 5 ай бұрын
Somaliya oo kabixin cadawgeeda dhulka somalia madageeso cadawga somalia waa ithopia 😂😂layeelaaa ma illoobo yeelaaa wuu iloobaaa,,,77kiii
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 4 ай бұрын
Calool xumo badanaa war dhalinyarada caawiya oo dhaqancelin galiya Alow umadda xifdi oo xaqqa tus .
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 6 ай бұрын
Warka aad sheegan beenta waxaa ka liitaan kan aan hada yahuuda falstin leyneso been xishood la aanta ah ma yahuuda in so dhaqan baraty
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 6 ай бұрын
Yahuuddu waa mooryaan argagaxisaduna waa mooryaan kale
@Fatimafilsan-uk5ry
@Fatimafilsan-uk5ry 5 ай бұрын
Illmaheena ayaa nalagu diray eyadooo laga faa ideesanaayo jaahilnimadooda ey ku barbareen ciyaaro😂😂😂😂jaahil Allow hanaga dhigin😢😢😢iyo filmada iyo shaqo iyo guur iuo lacag 😂😂😂😂😂waxaas aaqrona wax mataraan subxna Llaah
@ziyakamilavlog9388
@ziyakamilavlog9388 6 ай бұрын
Ninkan max k qaldan garashka family hadu leyhay ayga la waregayo wax laga yaba ina family dhan k bilo xolaha dadka ilmahoda family halo celiyo tan kle wa ku ficantihin ina ilmaha dhaqan celis lo sameyo lkn qofka qof dilin ina la dilo m ahan lkn. Xabsi la geyo waye xukun iska fudud oo dhaqan celis lo sameyo dadka cawinayay oo an xabada riden
@ziyakamilavlog9388
@ziyakamilavlog9388 6 ай бұрын
Dadkan wax laga yaba qar ina xoog iyo cabsi ukentey ina cawiyan
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 6 ай бұрын
Hawiya raxanwayn ayaa qandaraas ku qaadatay
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Ай бұрын
subxanalaah wa under age
@kdbxhgdjxb-yj1ud
@kdbxhgdjxb-yj1ud 6 ай бұрын
soomali. alh. uu. maqn
@user-pt8rp5tw6w
@user-pt8rp5tw6w 6 ай бұрын
😢😢😢😢
Isticmaalka Tramadol (225) , Isku day Kufsi, Dilka laba ruux - Garmaqal ilaa Xukun.
18:31
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 13 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 9 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 12 МЛН
Cadeymaha dhagartii Khawaarijta ee Suuqa Bakaaraha, qaar ka mid ah xubnihii geystay.
15:19
Waalidkiis Qurbaha ayay la Jeclaadeen Laakiin Rafaadkii Argagixisada ayuu u soo xiisay.
13:08
9-NIN OO BEERKA |  KALYAHA LAGALA BAXAY, MARKHAATIGA NOOL.
44:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 210 М.
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 149 М.
REER SOMALILAND OO KA XANAAQAY HEESTI SHARMA BOY EE JAWAABTA AMXAARADA
14:26
Maxamed Suriya Official
Рет қаралды 12 М.
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 13 МЛН