No video

Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DADNIMADA AQOONSO"

  Рет қаралды 568,551

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

3 жыл бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg) 1968
🌟Laxanka
U/ Axmed Cali Cigaal
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 92
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 24 күн бұрын
Maxamed iyo magool ale hawnaxariisto ❤ Abwaankuna waa xildhibaankii dheeg maxamuud yaasiin asagana ale hacaafiyo ❤
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Waa erayadi *Maxamuud Maxamed Yaasin (Dheeeg)* *Laxanka Axmed Cali CigaaL* 1968
@user-to9zv3ge4g
@user-to9zv3ge4g 3 жыл бұрын
Qisadii halyeeyga Soomaaliyeed, Samia Yusuf Omar, ee badweynta u liqday Soomaaliya dartii ... markay Carabtu ka hadlayaan geesiyaasha Soomaaliya kzfaq.info/get/bejne/j9eKYMKA2p2Rh3U.html
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 3 жыл бұрын
Taariilh baa kugu dhan Cawo
@dahirali7520
@dahirali7520 2 жыл бұрын
WAA SAX WAA ERAYADII ABWASN MM YAASIIN WAA ERAYO RUNTII CAJIIB AH.
@DrAsiyahaybe
@DrAsiyahaybe 9 ай бұрын
MAHAD SANID WALAAL
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 9 ай бұрын
Allah swt maxamed axmed kuluc iyo xaliimo khaliif Magool naxariis waasaca iyo dambi dhaaf ha ugu deeqo Abwaan Maxamuud M.Yaasiin Dheegna caafimaad taama ha siiyo
@mataantigey6334
@mataantigey6334 Ай бұрын
Allahaw naxariisto maxamed axmed kuluc iyo Xaliimo Khaliif magool waxay ahayeen kuwa Eebe ugu Deeqay cod Dahab ah
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 жыл бұрын
La sheeg abwaanka curiyey iyo taariikhday soo baxday heestu waxaan idiinku darayaa riwaayadii ay ku jirtay oo la odhan jiray talo iyo talaabo
@hasanalgatra734
@hasanalgatra734 2 жыл бұрын
الله يرحمهم رحمه واسعه اخوكم من السودان الشقيق
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 3 жыл бұрын
Heesta aan ugu jeclahay AUN magool wlhi wa ku raaxesatay heeskan boqorada codka mahadsanid bro wax badan wa raadiyay heeskan
@abdikhliifbarkhad
@abdikhliifbarkhad Жыл бұрын
Waw waw
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii dheeg laxankii a.c.cigaal codka kuluc iyo magool
@ibrahimdhogor8516
@ibrahimdhogor8516 3 жыл бұрын
dadnimada aqoonsoo jacaylkaan ladiiday waa intuu kudaree maydiir naxaysaa "inanyahay dushaadaa laymariyey dacaroo dirqi guurku ma'ahee dookhaan kuraacine. legend abwaaniin kusuntan fanka somaliyeed raxmatulah kuluc&magool
@Madadaal
@Madadaal 2 жыл бұрын
The legends Kuluc & Magool, ilaahay haw naxariisto.
@Haarliina_Abgaaley
@Haarliina_Abgaaley Жыл бұрын
Heesteydaa😢😢😢😢😢 dadnimada Aqoonso😢😊
@mustafebarkhad954
@mustafebarkhad954 3 жыл бұрын
Great song this is my best hit I have ever heard kings of voice Allah grant highest jannah
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
sawirkii Aun kuluc oo yar cajiib
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 3 ай бұрын
Allah ya raxmu raaximiin insha Allah
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 3 жыл бұрын
💚💜 Great HIT great Somali ARTS .... Their legacy live longer very longer.... Indeed Forever ...
@abdimohamedahmed-jb7mw
@abdimohamedahmed-jb7mw Жыл бұрын
Mucjiso waxaan fankaweyn allaaweyn e
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 3 жыл бұрын
Laba Hobol oo aad u Qiimo badan Allaha janeeyo dhamantood
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
أغنية في قمة الجمال والروعة .... اللهم إرحم حليمه خليف مجول ومحمد أحمد كلع
@user-to9zv3ge4g
@user-to9zv3ge4g 3 жыл бұрын
Qisadii halyeeyga Soomaaliyeed, Samia Yusuf Omar, ee badweynta u liqday Soomaaliya dartii ... markay Carabtu ka hadlayaan geesiyaasha Soomaaliya kzfaq.info/get/bejne/j9eKYMKA2p2Rh3U.html
@mubarikdhuule5754
@mubarikdhuule5754 3 жыл бұрын
Xalimo Khaliif Magool iyo Maxamed Axmed Kuluc fananiinti fanka aas aaska u ahaa
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 3 жыл бұрын
Allaha U wada Rahmado Qabrigooda Allaha U Wasiciyo Insha Allah Aameen 🙏 Yaa Rabi'
@zetahusi1620
@zetahusi1620 2 жыл бұрын
Ameen aboowe caloolxumo somali waakuwiihore
@user-rz1tj3qx8r
@user-rz1tj3qx8r Жыл бұрын
Waaw heestaan erayada waxaa is kaleh abwam maxamed maxamuud yasiin (dheeg) laxankana waxaa is kaleh axmed cali ciga waxa ay ku jirtay riwaayad uu lahaa abwan dheeg waxaana heesihi ku jiray ka mid ahaa heesta bari hore waxaa jiray oo ay wada qaadaan maryan mursal iyo maxamed jamac joof iyo heestan iyo heesta sida canabka beeraha oo ay wada qaadan ila magool iyo kuluc.....
@nasriabdale4552
@nasriabdale4552 3 жыл бұрын
Sxb waad ku mahad santahay heestii kale ee ay labadan fannaan ay wada qaadayeen isku riwaayadana ay ku jireen iyadana uu abwaan dheeg uu lahaa magaceeduna ahaa sida canabka beeraha ayaan kaa codsanayaa hadii aad awoodo
@mohamedfaduul3527
@mohamedfaduul3527 3 жыл бұрын
Allhoow u wada naxariiso 2 da wallhi waxey ahaayeen fanaaniin qaran dad wa dadki horay hadal wa kii horay lo yiray
@user-to9zv3ge4g
@user-to9zv3ge4g 3 жыл бұрын
Qisadii halyeeyga Soomaaliyeed, Samia Yusuf Omar, ee badweynta u liqday Soomaaliya dartii ... markay Carabtu ka hadlayaan geesiyaasha Soomaaliya kzfaq.info/get/bejne/j9eKYMKA2p2Rh3U.html
@AhmedMohamed-tu7dw
@AhmedMohamed-tu7dw 2 жыл бұрын
Abwaan dheeg,abwanki heesta
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 Жыл бұрын
Allow unaxariisto labadaba allow janadii gee yaarabii🤲🤲😭😭😭😭💚❤
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 3 жыл бұрын
Labada sawir baa cajiib ahaa marxuiinta waa berigi ay shabaabka ahayeeen
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 2 жыл бұрын
Waaw
@saidduane8272
@saidduane8272 2 жыл бұрын
Erayadii maxamed cali kaariye iyo riwaayadii sidaa ma isku qabnaa mise waan qasanaa.
@nuurhubane
@nuurhubane 6 ай бұрын
Erayada waxaa leh abwaan Dheeg
@naftauroon2482
@naftauroon2482 3 жыл бұрын
Waaah waaah waaah aloow idin naxariiiso
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Keeba ugu. Aminsan
@maxmudibrahim9734
@maxmudibrahim9734 8 ай бұрын
Alle ha u naxariisto labadoodaba
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Heesta haaf waaye sxb thanks
@cabdisalaamxaajimaxamed9810
@cabdisalaamxaajimaxamed9810 3 жыл бұрын
Faanaaniintii fanaaniinta ahayd weye xaqiiqdii.
@maxamedcalibulaybulay8292
@maxamedcalibulaybulay8292 3 жыл бұрын
Axaya qaraami the best songs of somali
@abiissa4710
@abiissa4710 3 жыл бұрын
Laxanka yaa saarey? Cigaaal? Isma oran? 1968?
@haleelo1613
@haleelo1613 3 жыл бұрын
waa hees aan aad ujeclahay m.h
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
allah yaraxma fanandiiweyneed
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 3 ай бұрын
Xusuus
@hamsahali4558
@hamsahali4558 3 жыл бұрын
Heestan waxaa Alifay Abwaan maxamed maxamuud (Deeg)
@abdulkaderhassan
@abdulkaderhassan 3 жыл бұрын
Waqtigii ficnaa miyuu soo noqon waa Maya
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Waayo Waayo iyo hees xusuus mudan
@user-to9zv3ge4g
@user-to9zv3ge4g 3 жыл бұрын
Qisadii halyeeyga Soomaaliyeed, Samia Yusuf Omar, ee badweynta u liqday Soomaaliya dartii ... markay Carabtu ka hadlayaan geesiyaasha Soomaaliya kzfaq.info/get/bejne/j9eKYMKA2p2Rh3U.html
@Cbx27
@Cbx27 3 жыл бұрын
AUN Labadoodaba Magool Iyo Kuluc.
@MohammedAhmed-zq7sd
@MohammedAhmed-zq7sd 3 жыл бұрын
Love this song
@user-wt7hk7zv4z
@user-wt7hk7zv4z 6 ай бұрын
Xaliimo
@xasancarab1716
@xasancarab1716 3 жыл бұрын
Qalaan heesta cusub
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Abwaan / xilibaan dheeg made in somalilamd
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 Жыл бұрын
Laxankii Mulaxamiiste Ahmed Ali Cigal made in Puntland. 😂
@gureymohamed679
@gureymohamed679 6 ай бұрын
Great song
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 3 жыл бұрын
.dhambaal da..caashaqa...jawaabo.by.yaasin.wuuu.idinka.sugayaa...BBC
@MedMoumin12
@MedMoumin12 Ай бұрын
zahar jamac zirta domaka
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Liked'S
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 жыл бұрын
Yaa sameeyey heestan cajiibka ah
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Ibraahim Hassan waxa sameeyay maxamuud maxamed yaasiin abwaan dheeg oo ka mid ah golaha guurtida ee soomaaliland.
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 Mahadsanid
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 3 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 laxankana waxaa ku laray Fanaan Ahmed Ali Egal.
@user-to9zv3ge4g
@user-to9zv3ge4g 3 жыл бұрын
Qisadii halyeeyga Soomaaliyeed, Samia Yusuf Omar, ee badweynta u liqday Soomaaliya dartii ... markay Carabtu ka hadlayaan geesiyaasha Soomaaliya kzfaq.info/get/bejne/j9eKYMKA2p2Rh3U.html
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 3 жыл бұрын
Legend
@user-to9zv3ge4g
@user-to9zv3ge4g 3 жыл бұрын
Qisadii halyeeyga Soomaaliyeed, Samia Yusuf Omar, ee badweynta u liqday Soomaaliya dartii ... markay Carabtu ka hadlayaan geesiyaasha Soomaaliya kzfaq.info/get/bejne/j9eKYMKA2p2Rh3U.html
@aaminoabdullahi9130
@aaminoabdullahi9130 2 жыл бұрын
I'm here
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 2 жыл бұрын
Waw
@abdirahmanmacaani452
@abdirahmanmacaani452 2 жыл бұрын
5th sep 😰 Xasuus 📝
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love
@abdikhliifbarkhad
@abdikhliifbarkhad Жыл бұрын
Heese igadhehe
@mostafezhaficiofficial9026
@mostafezhaficiofficial9026 3 жыл бұрын
Wanu ka hynaa zxp thanks
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Liked
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
AUN
@abdigacayte9
@abdigacayte9 3 жыл бұрын
Ayaa sheegi karawakhtiga aysoo baxdey iyo yaa alifey
@CabdiCabdisaalamdaahiyr-qf7ly
@CabdiCabdisaalamdaahiyr-qf7ly 10 ай бұрын
Www
@yousufmuhamed3871
@yousufmuhamed3871 3 жыл бұрын
💚
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 2 жыл бұрын
Sulubka
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Live
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook'S
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Lives
@muhumedgafow1951
@muhumedgafow1951 3 жыл бұрын
Beri samadki
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share'S
@abdikhliifbarkhad
@abdikhliifbarkhad Жыл бұрын
Dumr lama xumeyo lakin
@user-wt7hk7zv4z
@user-wt7hk7zv4z 6 ай бұрын
Hhhhhhhhhhh
@abdirashidcosmaan144
@abdirashidcosmaan144 2 жыл бұрын
P2l ₩/
@user-wt7hk7zv4z
@user-wt7hk7zv4z 6 ай бұрын
Xaliimo
ALI BASAL | HILOOWKA |  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
8:16
ALI BASAL official
Рет қаралды 7 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Muse Ismaciil Qalinle Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "ARAMIIDA"
9:32
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 480 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "CAASHAQA ISKA ILOW"
11:16
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "INDHA DARAANDAR"
10:48
Mandeeq   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:04:37
ahmed nur adan
Рет қаралды 94 М.
Maxamed Saleeban Tubeec Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "ARAMI"
7:32
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 533 М.
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 378 М.
Maxamed Warsame Qasaali Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DHEEL DHEEL"
10:10
KULUC IYO MAGOOL - HEESTII QOYS
9:03
Farhan Jimale
Рет қаралды 220 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН