Maxamed BK (Alloow Gurigiini Daa) LIVE SWEDEN 2016

  Рет қаралды 1,059,225

SomaliNewMusic

SomaliNewMusic

8 жыл бұрын

Maxamed BK (Alloow Gurigiini Daa) LIVE SWEDEN 2016
SomaliNewMusic

Пікірлер: 139
@amiincaqil4617
@amiincaqil4617 3 жыл бұрын
Xusuus walhi heesta waxan isku baranahy inan aan xidhiidh wada lahyn habeen kaa wan xususta 7/7/2017 Habeen arbaca 😭🥺😭🥺😭🥺
@amiirah143
@amiirah143 11 ай бұрын
Hestan malinta aroskeyga daran Dona insha alllah 🥺allow cafimad igu gaarsi ❤calafna iigu dar qof ijecel oo dhibta iga ilasho😢
@user-yc2hb7lu2d
@user-yc2hb7lu2d 8 ай бұрын
Bj. N. N. N. N nnB nbbbcv bbcv. B vb b bb b b bbv b b bb b. V. V ɓ b b b. Vvbvbmmb C C C Bb . . . CC.cn B C C C C C NcC CncCn CnC C CC B C MmcVn Ccnbnnn nbn Nc .cBcnCn CnNccnmncNcC N. N.bcncM NcCnCn NcNcn C C CcnNcNc NCcnMcvN N C CncnCnCn Cvn NcC CCnCnmvmvmvNNcvm C mVNncNcNc Mvmb Vmncmc.vnc.v cc C NCC.ncncvnccvnn cC CvmN NvnccncNC C C C M nC NcC M cC CmnC C C Cn. BnvnN CC .ccccb.b.cbcCcC VncVnc.cc NN.ccNNcb.cNN.b vVbCncnN .N.b.vcNbcCnCn.ccnNC CcMnC .bccNv.Nv.bvncvNccncnc.n CncNCncNcC VncmvnvC CcbC . C.ccC NcC BC Ccb Nc C CcbCbCncC C CbC CcCcC C C CcbCnnC C C C C CbCnCncCbCbcbCnCnC . C.cbCcbCncCnc.cbCb CbCcCc.cbCbbCcbCbbCcncCcnc.cbCbCcbC .C.cbCbCbCbCcbCbCcbCc. Cc.cbCcbCbCcbCbCbCbCbCbCcbCcV CvCvcvcc. BCbCbCbCbCcbCcbCcbCbCbCbV vcv CvVccvCbCvCbbCcbCbcCbbCcbccbCbncB CbxcncNc. Nc.cC Cncb.B C nNcN X Xxnn n.NXcbxncmCcbBnc C nN n nvbxXbnN C NxbxbN B N BcXb B Nxcb. Nxcb.bnCcvncNC NcCnNNcncCXcCXCCn nCXcbNcXbBncX. C b C C Cn CC C Cncn CncCn C CncNcC CC C C N ..cncC C.
@huruseyare367
@huruseyare367 6 ай бұрын
Insha allah wll😢
@Aweysmuqtaarabuukar
@Aweysmuqtaarabuukar 3 ай бұрын
bk
@amiiracadey9043
@amiiracadey9043 8 жыл бұрын
Woooow bk masha allah allow adigana gurigaaga daa aad bay ushidan tahay waa nahad san tahay bk lkn gabdhaha oodhan wad uso heestay aniga magacayga wali ma arkin bk saabiriin halmar hees usooqaad adooraliya mahad sanid love u iinoolow waligaa
@subeerabdirahman1707
@subeerabdirahman1707 7 жыл бұрын
kkkkkkk
@carabcade4052
@carabcade4052 4 жыл бұрын
A
@carabcade4052
@carabcade4052 4 жыл бұрын
Asd
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 7 ай бұрын
ilaahow gabar somalia oo diin iyo akhlaaq leh calaf iigu dar wlhy weligay gabar jacayl iima so bandhigan xata ima oran kalmada ilove you. taan is baranana hal isbuuc xataa ma wada hadalno 🥺😪
@MUNACUMAR12
@MUNACUMAR12 5 ай бұрын
ABOOWE ILAHEY hku siiyo ta ku amineeso soo daahida ino kheyr kugu sugan yhy laga yaba qabka hadalkaga nh wax ka badal intaso wax hagaagan❤
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 5 ай бұрын
@@MUNACUMAR12 ok
@ApdirihiinChota
@ApdirihiinChota 5 күн бұрын
Heestan markaan maqlo waxan qorshaysaat inan guursodo lkn Ma awoodo gapdh aad ijecelN waan haystaa 😢 ya rabi ifududeh bahiyaha aduun io kuwa akhiraba 😢😫✅03/8/2024👋
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
#LyricsSong #Page1 Innaad inaad Isku dookh tihiin Lammaane is doortayoo Wadaaga dareen tihiin Ilaa xad is deeqay iyo Is daawada aad tihiin Duntana laysku xidhoo Tihiin danwadaag jacayl Dadkaa dadkaa ka Makhraatiyoo warkiinaa Lagu diirsadee Haddii aad dadab gasheen Damaashaad iyo ciyaar Dartiin baa loo tumaye Allow gurigiina daa Aamiin Aamiin Aamiin Innaad innaad isu Daacad tihiin Innaad dad xariira oo Dun fiicana aad tihiin Daliilkeedaa jireee Allow sida ul iyo diir Dhexdooda wax diiqad iyo Dan qaaraba yaanay iman Awlaad ay daadahshaan Raxmaanoow deeq U sii Haddii aad dadab gasheen Damaashaad iyo ciyaar Dartiin baa loo tumaye Allow gurigiina daaa Aamiin Aamiib Aamiin. ----------------------- ➪Hees xusid mudan.🎵
@nimconalka4938
@nimconalka4938 8 жыл бұрын
wale habnka waxy Ahyd Haben Ana Ad U bashalnay Noolw abow bk Sweden
@fartuunqaalbi1417
@fartuunqaalbi1417 7 жыл бұрын
Nimco Nalka
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 6 жыл бұрын
Laba sano ka dib mxaa ku qabsoomay
@UsaameMnuur
@UsaameMnuur 5 ай бұрын
Anna abtigay oo aanu ka wada nimi ohio ayaa wuxu arooskiisi ka dhacayay burao gaadhigan u wado bashaal aan inaba caadi ah ayuu ii aha ❤
@axlaammustapha1779
@axlaammustapha1779 4 жыл бұрын
Maxamad bk fanaaniinta soomaalida isagaa ugu jeclahay horay usoco bk
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 7 ай бұрын
Heestan 2016 hbn anagoo gaadhi nooha ah saaran oo safar ah aniga iyo asxaab aanu isla soconay ayaa ka tagnay degmada widhwidh ee gobolka togdheer Kuna socona Balicad oo 50KM bari kaga beegan buuhoodle ayaan xasuustaa inaanu heestan oo markaa cusbayd aad ugu Soo ceshceshanaynay sameecada gaadhiguba beys aan caadi aheyn bay laheyd calaa kuli xaal heestan markan maqlo safarkii hbnkaas iyo asxaabtii aan isla soconay ayaan kuso xasuustaa.
@engmaxamedcaaqilaadan7798
@engmaxamedcaaqilaadan7798 8 жыл бұрын
all wale waa la yaabay sxp bk noolow hees baa ka dhacday
@cabdicasiisawcabdi1300
@cabdicasiisawcabdi1300 5 жыл бұрын
Jkgvb yo
@adamali2035
@adamali2035 2 жыл бұрын
Axsan Sawt Cimriga iyo Cafimaadkaba Alle hakuu barakeeyo maxamed siciid Abdi Bk ❤❤❤✊ Fankii Kaamuu Danbayn😭
@Ifraaxmohamedomar3478
@Ifraaxmohamedomar3478 Жыл бұрын
Heestan malin igu qiimo badan ban shitay 1/5/2023 allow inta i hadhyina cafimad iyo cimri dheer igu gadhsi yaa rabi 🤲🥺
@ApthiwaduuthMohamoth
@ApthiwaduuthMohamoth 15 күн бұрын
Cimri sheer Iyo Caafimaad Qab kuu rajeena
@amusan123
@amusan123 Жыл бұрын
2023 baan fiirsanaya madama malintaydi wax yar kadhimantahy😢❤😊
@hoothoegeh6113
@hoothoegeh6113 Жыл бұрын
Hambalyo ❤🫂
@jimcaalecumar4650
@jimcaalecumar4650 11 ай бұрын
HambalYoH ❤
@NastexooAbdirazag
@NastexooAbdirazag Ай бұрын
No by
@MunaYousuf-qz7lc
@MunaYousuf-qz7lc Ай бұрын
Dadkan arooskyga ku haya adero nag tag anga nil qade away kii😂❤
@shabcaanshaaca2158
@shabcaanshaaca2158 5 жыл бұрын
Masha Allah maxamed bk Nolow intay nololi jirto
@xaragosiciid6416
@xaragosiciid6416 8 жыл бұрын
inadeer qliya maxamed siciid bk alle hakudhawro
@Najuu929
@Najuu929 2 ай бұрын
Heestan maalin baan shidan doona ilaahy ha ii rumeeyo allow sahal amuuraha 😢calafna igu dar qofkan jeclhy 😢
@user-kd9wj6jy7s
@user-kd9wj6jy7s 6 ай бұрын
I,a malinta aroskyga wa shidan dona hesta 😢😂❤
@ahmedlozinho2944
@ahmedlozinho2944 4 жыл бұрын
Fanan wa bk iyo cawale bezz runtii💪💪
@najmaali161
@najmaali161 8 жыл бұрын
mxmed bk fanaan qaliya somalinewmusic good job
@SomaliNewMusic
@SomaliNewMusic 8 жыл бұрын
+Najma Ali thnx
@ahmednasir6915
@ahmednasir6915 5 жыл бұрын
Najma Ali xalimogobaad
@amiirinaboqore7501
@amiirinaboqore7501 4 жыл бұрын
Heestan wakhtigii ay so baxday ban xasusta magalka iyada u shidnayd iyada iyo tii cawaale
@apdulhamied953
@apdulhamied953 3 жыл бұрын
Heestii anay Badawnimo i qaaday ayay ahayd
@salmanmaxamed7982
@salmanmaxamed7982 8 жыл бұрын
wooow manshallah waa fanan qaaliya ustaad maxamed siciid bk big respect Allow gurigiina daa
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
2023 yaa jooga BK🐐
@sagalahmed4139
@sagalahmed4139 6 жыл бұрын
Wooow bk fan aan kaliyo daagaro
@hiboalihussein5792
@hiboalihussein5792 Ай бұрын
Just wlh❤🥺 aloo durigeyna daaa🤲
@amiiracadey9043
@amiiracadey9043 8 жыл бұрын
Allow gurigaaga daa bk aamiin
@khadiijakhaliif4527
@khadiijakhaliif4527 Жыл бұрын
hestan yaa iqadayo aroskyva😫😫😫❤😂
@AbdirahimElmi
@AbdirahimElmi Ай бұрын
Bk fan kaa u baahnaa isagu umuu baahnayn😢
@ladanmuuuse4535
@ladanmuuuse4535 Жыл бұрын
I like this song insha allah maalintuda allow khyr igu gaadhsi
@user-li5wu1es7w
@user-li5wu1es7w 10 ай бұрын
allow sida ul iyo diir amiin
@nastehoabdirahman8730
@nastehoabdirahman8730 3 ай бұрын
Raxmanow cafimad nagu gaarsi A❤😢
@AhmednourHasssan
@AhmednourHasssan 7 ай бұрын
Ilahow igu sin heestan inta la i shidayo😅
@saradirie-rs3ez
@saradirie-rs3ez 3 ай бұрын
Aamin 😂
@xaragosiciid6416
@xaragosiciid6416 7 жыл бұрын
bk wooow hees mcn indr qli
@yartasomali33
@yartasomali33 5 жыл бұрын
Nice song
@yuusufabdi7979
@yuusufabdi7979 11 ай бұрын
2023.09.07 ilahow riyadayda ii rume ❤😢
@faysalmaxamed9200
@faysalmaxamed9200 8 жыл бұрын
allow nawada hadee
@loukmanmouhoumed5989
@loukmanmouhoumed5989 Жыл бұрын
Wowww masha allah
@ahmedabdillahi836
@ahmedabdillahi836 8 жыл бұрын
Bk waa la yaaabay aabo
@leilahassan8640
@leilahassan8640 8 жыл бұрын
wow bk I like ur songs
@KhalidKhalid-fn9jc
@KhalidKhalid-fn9jc 8 жыл бұрын
Leila mi too I lyk his songs
@ismailadem
@ismailadem 8 жыл бұрын
www
@suadjama1956
@suadjama1956 Жыл бұрын
lov this song wlahi❤
@yaskahassanali9437
@yaskahassanali9437 8 жыл бұрын
bk masha allah indr
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 2 жыл бұрын
Wanjeclahay Hestan inshaallah malinti aroskeyga walagashididona
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Weli ma laga shiday😂
@m.m.xiiray7511
@m.m.xiiray7511 7 жыл бұрын
abahii jacalaka m bk
@maxamedbaashe2077
@maxamedbaashe2077 9 ай бұрын
Ababa y thanks you❤❤❤❤❤🎉🎉
@cabdixkimbrown1630
@cabdixkimbrown1630 8 жыл бұрын
ax yaa fanaaan dhba bk
@sharmaakeqayte2119
@sharmaakeqayte2119 9 ай бұрын
Danta laysku xidho wll leggend ama leggemad😢
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 жыл бұрын
Allow sida ul iyo diir ❤that hate song bk
@hanahana8070
@hanahana8070 8 жыл бұрын
mancha allah fanan qaran
@cawaalemahamuud6977
@cawaalemahamuud6977 Жыл бұрын
@suldaangalan2822
@suldaangalan2822 6 жыл бұрын
احسن صوة
@user-cc4sx5ns5s
@user-cc4sx5ns5s Ай бұрын
Hestan aroskyga shidan donaa i.a❤😂
@marwaqaliya4389
@marwaqaliya4389 8 жыл бұрын
inaba caadi maaha bk
@abdillahiaden7538
@abdillahiaden7538 8 жыл бұрын
bon chanson
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 5 ай бұрын
❤❤❤❤AR❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂love love je t'aime amour je t'aime mon amour 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 habibi habibi ❤❤❤
@rinadaden3785
@rinadaden3785 8 жыл бұрын
I love Mohamed bk
@suhaybomerr
@suhaybomerr 3 ай бұрын
❤❤
@KhadraDaahir-wf6ui
@KhadraDaahir-wf6ui 3 ай бұрын
Mssha allah ❤
@pHarHan_OcHmett
@pHarHan_OcHmett 5 жыл бұрын
Commet-gii hore een ku qorey been buu ahaa..😂👎🏼
@mohamedamiin8996
@mohamedamiin8996 5 жыл бұрын
Oo inta la guursansyo maxad qababaysay
@naimocadey1595
@naimocadey1595 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fatimaomar4212
@fatimaomar4212 Жыл бұрын
😔😭💔
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 5 ай бұрын
😂😂😢
@kimalyess3569
@kimalyess3569 6 жыл бұрын
I love it so much
@bilanapdirashiid-fc2wh
@bilanapdirashiid-fc2wh Жыл бұрын
D
@mariaapdirizak6721
@mariaapdirizak6721 Жыл бұрын
😊
@AyaanRashiid-wl1xt
@AyaanRashiid-wl1xt 6 ай бұрын
​heego😅
@user-to1vh1sv1u
@user-to1vh1sv1u 10 ай бұрын
Maxamad. Bk❤❤❤❤
@umalkhairnour428
@umalkhairnour428 3 жыл бұрын
Waaaw heesyo badh
@ZarinaAdan-pp1tn
@ZarinaAdan-pp1tn Жыл бұрын
Who is like me silen the song 27/5/2023
@user-hq5nr6jg2z
@user-hq5nr6jg2z Ай бұрын
❤❤❤❤fri 21 2024 Jimce❤9 :42🎉🎉🎉🎉🎉
@ismaildash5329
@ismaildash5329 Жыл бұрын
Ax ya hees
@XamseDeeq-ig9gc
@XamseDeeq-ig9gc 11 ай бұрын
dream ❤
@UmmuMushtaaq-br6jr
@UmmuMushtaaq-br6jr 11 ай бұрын
Heesteydii❤❤❤
@SabrionHassan
@SabrionHassan Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@IqroQueen-gq7db
@IqroQueen-gq7db Жыл бұрын
Bikes 😢😢
@user-lk2uv6sc9i
@user-lk2uv6sc9i 7 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Habonali-fu6cn
@Habonali-fu6cn 2 ай бұрын
Bk😭❤️💋
@jimcaleabdi6832
@jimcaleabdi6832 5 жыл бұрын
Axya fanan qaran ama hanti qaran
@jimcaalemohamed3805
@jimcaalemohamed3805 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@amalmohamed769
@amalmohamed769 8 жыл бұрын
hadal makarayso
@haawohirsixaawo3330
@haawohirsixaawo3330 Жыл бұрын
Walagu Tebay abti qali
@Hamda-xq6ro
@Hamda-xq6ro Күн бұрын
Mmmmnn😊😊😊😊😊
@CRisaaqAxmedxaashi
@CRisaaqAxmedxaashi 9 ай бұрын
@suleimanmohamed5414
@suleimanmohamed5414 7 жыл бұрын
my best hees
@faaraxnuurfaaraxnuur2583
@faaraxnuurfaaraxnuur2583 7 жыл бұрын
kkkkk
@yahyefaroole560
@yahyefaroole560 4 жыл бұрын
Waaw Mohamed Bk walee nin Rageed
@hipaaqmaddalllaguure
@hipaaqmaddalllaguure Жыл бұрын
❤🎉
@iqbaalbashiir6794
@iqbaalbashiir6794 Жыл бұрын
Hy
@sadoali1775
@sadoali1775 6 жыл бұрын
Yahya
@daxabahussienissack9234
@daxabahussienissack9234 Жыл бұрын
🥰🥰
@xabiibosidcali3136
@xabiibosidcali3136 Жыл бұрын
😢
@ahmedsaalax1116
@ahmedsaalax1116 Жыл бұрын
Kiin Jaamac
@yaskahassanali9437
@yaskahassanali9437 8 жыл бұрын
nimco nalka wan ku salamay
@xaliimocisman2720
@xaliimocisman2720 7 жыл бұрын
yaska Hassan ali ddd
@xaliimocisman2720
@xaliimocisman2720 7 жыл бұрын
yaska Hassan ali wwwwwww
@xaliimocisman2720
@xaliimocisman2720 7 жыл бұрын
caadi matihi maxamed bk
@user-vy7fp5xv2u
@user-vy7fp5xv2u 8 жыл бұрын
💕💕
@ahmedadenraage7344
@ahmedadenraage7344 7 жыл бұрын
hxhxhcujc jjuc hxyxy xybh DX
@shankaronsharaf9888
@shankaronsharaf9888 7 жыл бұрын
wwww
@khadrakayse6587
@khadrakayse6587 5 жыл бұрын
Mash allah to the same time
@CabdiAxmed-fb7zu
@CabdiAxmed-fb7zu 13 күн бұрын
Bk
@mohamedomar9035
@mohamedomar9035 5 жыл бұрын
what
@marwamaayaapdirizakozman8588
@marwamaayaapdirizakozman8588 Жыл бұрын
Xff
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 7 ай бұрын
ilaahow gabar somalia oo diin iyo akhlaaq leh calaf iigu dar wlhy weligay gabar jacayl iima so bandhigan xata ima oran kalmada ilove you. taan is baranana hal isbuuc xataa ma wada hadalno 🥺😪
@user-rb2dl6sm1l
@user-rb2dl6sm1l 6 ай бұрын
Ilahey hku siyo wll mid aad isku dul gabowdaan inshallah oo ku jecel adna aad jeceshahey inshallah
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 6 ай бұрын
@@user-rb2dl6sm1l aamiin wll
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi 3 ай бұрын
Allaw mid wngsan ku sii wll🤲
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 3 ай бұрын
@@rahmoabdullahi aamiin wll😢🙏
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 3 ай бұрын
Waa inad adiga Uso bandhigtaa Jaceyl Gabadhaha Wey Xishood. Badan Yihiin Ee Adiga Taa Kahesho Usoo bandhigo
@munamaxamed
@munamaxamed 9 ай бұрын
Nice song
@user-cd7wi9oy1t
@user-cd7wi9oy1t 10 ай бұрын
❤❤
@user-vb5xy5eu6i
@user-vb5xy5eu6i 11 ай бұрын
Bk
Maxamed BK (CALAF) LIVE Sweden 2016
4:11
SomaliNewMusic
Рет қаралды 11 МЛН
Hees Cusub Aroos Maxamed Bk iyo Yurub Geenyo 2015
6:51
TOGDHEER NEWS
Рет қаралды 538 М.
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 23 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
GIANT umbrella by Tsuriki Show
00:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 288 М.
Maxamed BK (KASO KABO DIB U DHICI) New Song 2015
5:56
SomaliNewMusic
Рет қаралды 2 МЛН
Maxamed BK (XAD MALAHA CAASHAQU) Showgii Sweden 2016 new video every week
6:01
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 6 МЛН
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,3 МЛН
Maxamed BK (QARDHAAS) New Song LIVE 2014
5:02
SomaliNewMusic
Рет қаралды 6 МЛН
MAXAMED BK | OO LA OOYAY  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 202O LIVE ON STAGE
7:43
Maxamed BK 2016 Heestii Saynab iyo Showgii Sweden
9:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН
Straight to Huanglong hahaha
0:16
Control Trolls
Рет қаралды 20 МЛН
Первые шаги сына😨🤣#сериалы #фильмы
0:31
Кинокомбо
Рет қаралды 1,4 МЛН