MAXAMED BK HEESTII FALEENBO LIVE 2020 WACDARAHII SHOWGII LONDON

  Рет қаралды 705,234

Faiza Amir

Faiza Amir

4 жыл бұрын

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my pp

Пікірлер: 147
@hadiilchocola
@hadiilchocola 4 жыл бұрын
Madaxwaynaha fanka naga badan the lagend bk ❤👑
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Hadiil Chocola subscribe isar
@zaaracadeey6852
@zaaracadeey6852 3 жыл бұрын
ط
@zaaracadeey6852
@zaaracadeey6852 3 жыл бұрын
ط
@zaaracadeey6852
@zaaracadeey6852 3 жыл бұрын
@@shaficiabdirahman6913 م
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 4 жыл бұрын
Isha baxarku kaa dadan Xabiibul malaayiin Bk lenged 🔥🔥🔥
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 4 жыл бұрын
Hanti qaran wa holac iyo. Nus ayeyo
@mustafemuhumed2182
@mustafemuhumed2182 4 жыл бұрын
Gshsjshshshshhs,оыдшшшщл иымифьфмымыьчдылфифмыытылылвивилвтвиылырчлчстаичтчтст
@AbdikenAbdillahi
@AbdikenAbdillahi 18 күн бұрын
Bk nin culus aar so noqo inadeer
@omarsharlot6312
@omarsharlot6312 4 жыл бұрын
Inta heesta ka heshey like dheh
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Jamal Jama subcrbibe
@munaahmedahmed1143
@munaahmedahmed1143 4 жыл бұрын
SHAFICI MEDIA day
@idiloumahamoud5762
@idiloumahamoud5762 4 жыл бұрын
Bb
@asmadiriye8604
@asmadiriye8604 3 жыл бұрын
I @@shaficiabdirahman691309880b908n9n00990p9that 89ml0kmk8k milk in ka
@asmadiriye8604
@asmadiriye8604 3 жыл бұрын
@@idiloumahamoud5762 799k8n
@hoodomaxamud830
@hoodomaxamud830 4 жыл бұрын
Bk waale Faanan Somaliyedbana Gaadhin Cod Ilhy waa Ku Dhiibay Laaysma Caasiye HORE u Soco bro👌👌👌👌
@mustafemuhumed2182
@mustafemuhumed2182 4 жыл бұрын
Лащвырыо
@kaareburburiye
@kaareburburiye 4 жыл бұрын
BK,,, waa ka maarmaa,, fanaanintii badnaa ee STAGE KA buuxiyey sidii ISKILAAJI,,,,,,, BOLOLAAL HEESOOD OO SHIDAN AYUU LEEYAY, 🔥🔥🔥🔥 ISKU FILAN
@fowziaegal2867
@fowziaegal2867 4 жыл бұрын
BK Mashaalhaa😍😍😍💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@istahilibrahim5633
@istahilibrahim5633 4 жыл бұрын
😍😍😍😍nin walba meelbu ka so muqde bk wa fanan somliyed inta qaladka ka fahantey moye 😍ilhy mamoyinka haso hadeyo
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Istahil Ibrahim subscribe isar
@mohamedosman68
@mohamedosman68 2 жыл бұрын
Absolutely jacayl igu fogadiyo xubi sida faleenbada xididada kufaafee ❤
@ahmedismail48
@ahmedismail48 Жыл бұрын
Inanta shaĺmada tuurty bk siday isu fahmayn ayaba iga gadab wlhy fani waa rer magal bk fanki wuu damay marku ka baxay
@hanadabdi598
@hanadabdi598 4 жыл бұрын
Labada fanaan ugu shidan fanaaninta sanadkaa iskilaaji iyo bk inta kale iska ilaaw
@haboonhusien8853
@haboonhusien8853 4 жыл бұрын
Maxamed bk fanaan aan tageero
@amaalaraale6273
@amaalaraale6273 4 жыл бұрын
Maansha allaa bk cadawgaa u noo low ilayskii somaliyeed
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Amaal Araale subscribe isar
@barwakamohamed471
@barwakamohamed471 4 жыл бұрын
Bk waxba lagama qaban karo cadced soo baxday baabaco ma qariso Hanti qaran 👑💃❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@boqorkagoofurgalbeed2637
@boqorkagoofurgalbeed2637 Жыл бұрын
Faiza Amir is the best cameraman in the world
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 4 жыл бұрын
Wow! Show gii qarniga alaaya cisik al fanaan BKBKBK NOLOOW WALIGAA MUWAADIN DHABA Faiza well done wllo muuqaal aan caadi ahayn weeyi😚😗😗👋🤗
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Shukri Muuse subscribe isar
@nimco33bashirxasan-ko5sf
@nimco33bashirxasan-ko5sf Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@yuusufabdi1664
@yuusufabdi1664 2 жыл бұрын
Viv muuse biiixi
@qamarpulzhaawi3580
@qamarpulzhaawi3580 Жыл бұрын
Bk🥰
@soodagan3048
@soodagan3048 4 жыл бұрын
✨💯👏🏾Love this song ❤️🥰😘
@anisaradmaanta7631
@anisaradmaanta7631 4 жыл бұрын
Waaaaw mansha Allah bk waxba lagama qaban karo Fayza amiir my sister horumarka wacan saxiib🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💕💕💕💕💕💕🌹🌹
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
ANISA RADMAANTA subscribe isar
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Ninkan wa fanan fankisa ku tageera sidisa kale waxba idinkma galine.😁
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Sara Hussein subscribe isar
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Wan ku saaray.
@najaxyar199
@najaxyar199 4 жыл бұрын
Fanaan Qaran. Bk 👑
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
Bk bk bk bk calankagu ma dhaco siidoo❤❤❤
@nafisoabdi190
@nafisoabdi190 3 жыл бұрын
Still watching 2021😁😂
@makokaireh244
@makokaireh244 4 жыл бұрын
Masha Allah bk waxaan ahayn ma dhagaysto 💞💞💞💖💖
@samiyasuleiman4867
@samiyasuleiman4867 4 жыл бұрын
Bk fanan qaran😍
@munaabdi3595
@munaabdi3595 4 жыл бұрын
Bk fanan jira masha allah 😍😍😍😍💓💓💓
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Muna Abdi subscribe isar
@munaabdi3595
@munaabdi3595 4 жыл бұрын
@@shaficiabdirahman6913 ok wllo
@Dhuuso500
@Dhuuso500 4 жыл бұрын
Al ustaad fanaan rageedii ii noolow ugaas nin culus.
@wedhsaanchanel406
@wedhsaanchanel406 4 жыл бұрын
Bk hanti qaran ❤️🌹❤️🌹
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Hibak Osman subscribe isar
@farax2481
@farax2481 4 жыл бұрын
Oh man! You are my guilty pleasure😘
@collinwillie6262
@collinwillie6262 3 жыл бұрын
You probably dont care at all but does anyone know of a method to get back into an instagram account? I was stupid forgot the password. I would appreciate any tips you can offer me
@haniabukar4131
@haniabukar4131 4 жыл бұрын
Bk😘😘😘
@nimco33bashirxasan-ko5sf
@nimco33bashirxasan-ko5sf Жыл бұрын
👍👍👍👍💝❤
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
Hanti qaran 🇮🇹bk
@amanmohamed2126
@amanmohamed2126 4 жыл бұрын
Still listening❤️👌
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 жыл бұрын
Mnzha allh mahamed bk ❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💔💔💔💋😋
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Hani Ilkacaz subscribe isar
@abdillahialifarah1969
@abdillahialifarah1969 3 жыл бұрын
Waaw mohamed siciid bk noolow
@cismaandholayare8133
@cismaandholayare8133 2 жыл бұрын
Jacyl igufogaadiyo xubi sida faleemada xidida kufaafe
@aasiyaaxmed796
@aasiyaaxmed796 4 жыл бұрын
Bk ❤️❤️❤️ Cisi iyo sharaf kunolow ❤️🙏🏾 illahay cadowgaga hajabiyo ❤️❤️❤️
@drsalmap.hofficer3025
@drsalmap.hofficer3025 4 жыл бұрын
Masha allah bk❤
@goodmanmaxamed6439
@goodmanmaxamed6439 3 жыл бұрын
Good man
@badrimoussa9230
@badrimoussa9230 4 жыл бұрын
J'adore 😍😍
@ifraxsanifraxsan9543
@ifraxsanifraxsan9543 4 жыл бұрын
Fariimaha codkaga qalbigy furyo adaan kugu fikiryaa
@faaisabdi3226
@faaisabdi3226 4 жыл бұрын
bk in the house
@fadumosaed6851
@fadumosaed6851 4 жыл бұрын
Bk nolow❤❤
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Fadumo Saed subscribe isar
@nouradinfarah8371
@nouradinfarah8371 4 жыл бұрын
London like hargeisa no more qadaad wayn
@awilbuni378
@awilbuni378 4 жыл бұрын
Kadaa lakiin qadaad wayn wakuwa u camire
@ramlacadeey2328
@ramlacadeey2328 4 жыл бұрын
Hhhhhhh yaaaa u camiray hda ina hooyo qadad yarow .Somali kalama marabto.
@xamdaburco8517
@xamdaburco8517 4 жыл бұрын
Bk 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@hindacali4045
@hindacali4045 4 жыл бұрын
Bk wan ka helaa hezahgaa
@samsamsale6908
@samsamsale6908 4 жыл бұрын
Wooow geesi qaaran bk
@hindacumaraxmed2374
@hindacumaraxmed2374 4 жыл бұрын
woow nice hees mcn
@nimcosiyaad4743
@nimcosiyaad4743 4 жыл бұрын
Suleekha my mom❤️❤️ kujecliya
@fowziaegal2867
@fowziaegal2867 4 жыл бұрын
BK💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@shugricabdi9003
@shugricabdi9003 3 жыл бұрын
Weeew bk
@shaafishafka4321
@shaafishafka4321 2 жыл бұрын
Bk dakharle ayuu aha ilaahba soo hadeeyay 🤣🤣🤣
@salmaanstylar115
@salmaanstylar115 2 жыл бұрын
BK
@kuusocabdule6489
@kuusocabdule6489 4 жыл бұрын
M.a bke hore usoco
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
Bashaal tym elhow uk igeee riyadyda diintydaneh iku ilaaali😢😢😢😢
@ifrahahmed8783
@ifrahahmed8783 4 жыл бұрын
Boqorka codka BK Noolow
@rihaancali9636
@rihaancali9636 4 жыл бұрын
Waad igu filnaatee farxad igula nooloow warkaas waa cadyahay
@abdikaniibrahim5926
@abdikaniibrahim5926 4 жыл бұрын
Heesaha danbe Ma dhagaeysto Lkn tan wn dhegaystay maxay tahay sababtu tolow anigu garan wayee
@aziizadhawrzan1004
@aziizadhawrzan1004 4 жыл бұрын
Bk 💋💋💋💋
@oumalkairerachid5188
@oumalkairerachid5188 4 жыл бұрын
Felembo 😍😍😍😍
@ahmedshireabbas9607
@ahmedshireabbas9607 3 жыл бұрын
Waligeyba nag cari igumaxey
@sulthaanali5977
@sulthaanali5977 4 жыл бұрын
Inuu md yahay really qabku ujarty cadaynaysa
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Sulthaan ali subscribe isar
@khaliifmaxamad5934
@khaliifmaxamad5934 2 жыл бұрын
Sax asc
@hassnmahed9703
@hassnmahed9703 4 жыл бұрын
dhaayaha doojiyaa dhankeeda dhan dhe
@hanamahamed4622
@hanamahamed4622 4 жыл бұрын
Maxamed bk nooloow
@munaabuukar3295
@munaabuukar3295 2 жыл бұрын
M
@maxmedindho6419
@maxmedindho6419 4 жыл бұрын
W00w BK
@yasindacaro6416
@yasindacaro6416 4 жыл бұрын
Faiza amiir aad ban u tagera waa camerayahan sax ah
@maajidkilaasvlogs3870
@maajidkilaasvlogs3870 4 жыл бұрын
Bk waxba lagama qaban karo, waa boqorka fanka qarniga
@ayanosman4706
@ayanosman4706 4 жыл бұрын
❤️👍🤝
@mubaarikrays
@mubaarikrays 4 жыл бұрын
kb kb
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 жыл бұрын
Iyaah xabada suxul barurta cadi maha Range Rover ka ma cayrtii carurta ka ibsatay 🤣🤣🤣🤣🤣
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
Aniga iguh caawiya inanka musica tumay
@TimoCade-ct7hf
@TimoCade-ct7hf Ай бұрын
Cadceed maftuux
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 4 жыл бұрын
🇸🇴 calanka somali Ayaa inaga badan haduu odhan lahaa Bk waan tagerilahaa lkn wuu diday
@berberaawiofficial6828
@berberaawiofficial6828 4 жыл бұрын
Halku geynayah calanka somalia isago haysta calnki🇮🇪
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 жыл бұрын
Ninka ha habarin calankan subax kasta hoobiyaha ku wabarisanaya shegashadisa wax ku fali maye Hanti Qaran BK King is a king 🤴
@munaqaali4556
@munaqaali4556 4 жыл бұрын
Waxba ugama baahna slnd baa ka badan
@khalidmahamedkhalo8981
@khalidmahamedkhalo8981 4 жыл бұрын
somaliland aya naga badan💚🗨❤👐
@ubaxyusuf5967
@ubaxyusuf5967 4 жыл бұрын
muxu ku falaya calanka soomali a wuxu haysta calan barakaysan viva soomaalilnd 💖💜 guul slnd💪
@tazta__productions
@tazta__productions 4 жыл бұрын
Bk. Fanan qaran keep gion Subscribe. Isaa channalkeyag. Wllo. Thankz
@gabadhixalay2066
@gabadhixalay2066 4 жыл бұрын
Uf cunsurigan wa nacay basabor somali inu yahayo hada calamka ku warega dofarka madaxa balaran ya afka ku dhufto kan hada fursad ku helo ifka ka qarin laha nacalka🙄
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 жыл бұрын
Tasmiina sxb maxad ku samayn lahayed inay wuxu yidhi xamar hayska maqnate? Somaliyodhami ma Xamarbay noqotay wa yaabe? cunsuri nimadu wa tadanokale iskutur mala dhihikara inlay adiguba wadiga neceb isagon waxba kugu samayne
@gabadhixalay2066
@gabadhixalay2066 4 жыл бұрын
@@rahmaali2050 ninkan inu somali neceb yahay laiskuma hesto 🙄
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 жыл бұрын
@@gabadhixalay2066 gacalo tolow isagu wa ayo kkkkkk?
@ridwanmohamethomar8386
@ridwanmohamethomar8386 4 жыл бұрын
@@rahmaali2050 xoolo meesha iskugu yimi
@amaljacayl4556
@amaljacayl4556 4 жыл бұрын
@@gabadhixalay2066 somalid aad sheegaysa wayo walowayney afka kal bax bk waa xor wan nin somali ah somalin wa 5 marka mid kamid ah weye hadu dalkis jecelyahay ma qasab nogu kaalayba tolkiib kabadan idinma baahna ee baroorta kala hadh fananka somalin qaado adigu hadad doonto wab magac calamka laga qashaafo uuuf adiga gaar wax hakugu taree
@abdulhasan6684
@abdulhasan6684 4 жыл бұрын
Maxamed siciid bk
@idilabdullahi6513
@idilabdullahi6513 4 жыл бұрын
Ilahow marku is warejinaye maxuu u dhici waye bakeeri i hate you
@abkodjofficall6059
@abkodjofficall6059 4 жыл бұрын
Abko
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
Bakeri miskiin intuu iskalaaji fulaayey waa iska sugayeey 😂😂
@amalqueen4890
@amalqueen4890 4 жыл бұрын
Sawdinki laaha cid ugali mayso ma yabteen bk hanti qaraan naga filnid oo naga badnid ❤❤❤❤❤❤❤ ciiil u dhiinta😛😛😛😛
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 4 жыл бұрын
@@amalqueen4890 wllshey ♥️💪 guul bk kanaxow nafta waa
@jirfe
@jirfe 4 жыл бұрын
Cawarkii iskeleeji baad ka sheekeeynay trump Minnesota ka soo baacsaday ee weliba taxsiga ka wedey adeer bk he don't need qadaad weeyn anagaa KU filan doorkii hore uu yurub yimi 60 kun oo dollar buu kalategey hadana gadaal baan ka soo sheegi doonaa
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
dhumay boy 😂😂 aqalki qabyadi ma dhamaystey markaa anigu waxan sheegay inu iska sugayey iskalaji ka dibna copy yeey oo albaabkana iga fura idhi sidisii sec iskalaaji america qaad aya lagu qabtey loga saarey wadanka canada ka laha sharci ayu ku laabtey sec caydheey somali oo dhan ayaa hadba meel loo tuuraaye maxad ismoodey oo xamar ka imaney ku dhibane halked iga dhigtey naag sharci xalala leh dadka ugu badan ee been iyo qaad iibin iyo khamri balayo dhan wataayi wa from landt 😂la hayso hanti qaran😂cunsuriga ugu weyn ee xidigaha isu diray ee beenaalaha ee qabiileystaha ee iimanka lahayn wa bakeeri mxa kalo haysaa
@ugbaadacabdi882
@ugbaadacabdi882 4 жыл бұрын
@@amanyedd8432 maashallah Bk guuul
@farhyajama5426
@farhyajama5426 4 жыл бұрын
Sell out Bk 👊🏿👊🏿
MAXAMED BK HEESTII MUNA  2020 WACDARAHII SHOWGII LONDON
5:59
Faiza Amir
Рет қаралды 2,6 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 31 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
ISKALAAJI Live TALO  - SHOWGII LONDON
7:07
Abdirahman Somali
Рет қаралды 146 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 285 М.
XAMDA QUEEN LUBIGA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
6:19
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
MAXAMED BK LIVE CAWO SHOWGII HAWEENKA LONDON
8:25
Adnaan Show
Рет қаралды 561 М.
MAXAMED SACIID BK HEESTII HINDA 2019 LIVE SHOWGII LONDON
6:42
Faiza Amir
Рет қаралды 262 М.
MAXAMED BK | EGLAN | New Somali Music Video 2020 (Official Video)
4:51
Dheeman Maxamed Siciid BK HD
5:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 75 М.
MAXAMED BK OO SHIDAY LIVE SHOWGII HAWEENKA LONDON 2019
4:22
Adnaan Show
Рет қаралды 532 М.
MAXAMED BK HEESTII CALAF 2019 SHOWGII LONDON
4:38
Faiza Amir
Рет қаралды 532 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 263 М.
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 330 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 206 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3,1 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 59 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,4 МЛН