Maxamed BK (HINDA) New Song LIVE Sweden 2016

  Рет қаралды 1,654,624

SomaliNewMusic

SomaliNewMusic

8 жыл бұрын

Maxamed BK (HINDA) New Song LIVE Sweden 2016

Пікірлер: 417
@guleitguudcade1202
@guleitguudcade1202 5 жыл бұрын
NiNka BK aYaa 2019 la cunsuriYadaYnaYaa Wlhie waa wax La La Yaabo Viva somaliLnD 💚 💭❤️ 2k19
@sakariyekadeed9174
@sakariyekadeed9174 5 жыл бұрын
Raise hand if you are watching this song 2019
@fuadabdi4422
@fuadabdi4422 5 жыл бұрын
😭😉
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 6 жыл бұрын
Bk waxaan kugu amaanayaa inaad hablaha soomaaliyeed ee qaaliga ah heeso badan magacyadooda ku qaaday inta yar ee magaca hablaha soomaaliyeed kaaga dhimanna waanu kaa sugaynaa.
@Awale.british
@Awale.british 2 жыл бұрын
6sano kadib iyo 2022 yaa Dhagaysanaya ? Heestan kama xiiso Dalaba 🥰
@anissahassan804
@anissahassan804 6 жыл бұрын
Woo mahamed bk this song my sister hinda wedding in 2015 iam dancing with the parties mashallah
@amalhussein8426
@amalhussein8426 6 жыл бұрын
somalis men are the most handsome men in the world. I love you all ilahay hanokadayo wilashena. I am proud to be somali.
@khalidhassan8599
@khalidhassan8599 6 жыл бұрын
Amal hussein Amiin we also love our gorgeous women’s
@mohamedpushup7609
@mohamedpushup7609 5 жыл бұрын
Thank you amal our Somali girls are the most beautiful girls in the hold world
@xirsixirsi7532
@xirsixirsi7532 5 жыл бұрын
Amal hussein v
@faizafarahgarage2513
@faizafarahgarage2513 5 жыл бұрын
@@xirsixirsi7532 juaajiwwiukkil33k3j8,keiiq..all.llo8jjia,i8q,aki8a..I.s.ao photo qlllilqqlo9lqo9qlo9wll9o9sllo9w Sp0paslow
@aliahmed867
@aliahmed867 4 жыл бұрын
Amal hussein thank you darling xx
@dunyomaxamed8282
@dunyomaxamed8282 8 жыл бұрын
مشاء الله bk waankugu faanaaa zhp hadaanu nahay reer hargaysa
@freemanfres3464
@freemanfres3464 7 жыл бұрын
Dunyo Maxamed....u so ignorant dear he's somali no matter land or band
@HassanMohamed-yy5eq
@HassanMohamed-yy5eq 8 жыл бұрын
waaaaw kb tan waa iga gadantahay runtii xaaskeeyga qaaliga ayay naquseysaa bbbbbbbbbbb belo hees ah waaye horay usoco
@drrashiid5533
@drrashiid5533 2 жыл бұрын
Heestaas 2016 inan aan wada xidhiidhi jirnay oo iminka la qabo, ba iso dirte iyado qoraal ah. Ilaahay ubad baari iyo nolol wngsn ha siiyo
@truthlive4085
@truthlive4085 8 жыл бұрын
from puntland bk eaa fanana waxu rabbo hanoqdo anagu eaan tageereenaaa , just heesihisa waa mcn (çok hoşlaniyorum)
@timshow2240
@timshow2240 4 жыл бұрын
Avet
@timshow2240
@timshow2240 4 жыл бұрын
Doğru
@abdirizacksheikh3340
@abdirizacksheikh3340 6 жыл бұрын
Bk love you big bro I like that song one of my favourite.
@fatmahassan7902
@fatmahassan7902 7 жыл бұрын
fanaan asigoo heesaayo hab la siinaayo soomaali ugu imaaw
@qoslaayeofficialchannel2276
@qoslaayeofficialchannel2276 7 жыл бұрын
Fatma Hassan hhhhhhh beenta ma ahan fatma wlhi
@r.o.c_3
@r.o.c_3 7 жыл бұрын
kuwa kale sidee layidhaa
@lilmobbjr4442
@lilmobbjr4442 7 жыл бұрын
Fatma Hassan Waxani Hees live ah maaha waa play back waana dhibta haysa jiilka sadexaad im sorry for this fake fanaaniin I'm out here
@farhandauud9219
@farhandauud9219 6 жыл бұрын
maykal jaksan sawta lagu dhagoo reer badiye ayaad tahay wali wax maad arag
@siciidballe2546
@siciidballe2546 6 жыл бұрын
Fatma Hassan Soomaali wax haka sheegine umaddaha kale maad aragtid yaab
@adanhassan2604
@adanhassan2604 6 жыл бұрын
Inaba caadi màaha bk wali maan arag fanaan ka cod macaan waa fanaan cod soon jiisashaleh noolow inta ay nololi jirto insh alah
@malaak1
@malaak1 8 жыл бұрын
tuneeeeeeeeeeeeeee ...Bk what song ....felling top of the world with song ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,love it
@deeqomohamed285
@deeqomohamed285 8 жыл бұрын
waaaaw sooo cute and amazing voice bk
@marwanhasankahia9307
@marwanhasankahia9307 4 жыл бұрын
Heestan wxa Dareemi karo Ruux jcl la il Daran wlipa jcl dhab ah Ayy heesuhu qaar wxa mooda ina just Marxalada aad ku sugan thy looga hadlayo😭💔😎👍
@hafsosahmed565
@hafsosahmed565 7 жыл бұрын
Lyrics Inanyahay waan kaa helaa Kuu hanwaynahayooo Inanyahay adan kula hayya Kula heelanoo Inanyahay ada iga hantiyay Hanka feedhahe Adigan hurdada kaga goay hakah iyo jiife Adigan hablaha tii an arkaba kgu hilmaamaaye Adan kgu heesaa sidii hooyo ubadkeed Hadalkagu wa i malab dawiyo timirtii doocaaneed Muuqaal halac sii daymada isha dareen hagaysa
@fadumomahamud7595
@fadumomahamud7595 8 жыл бұрын
Am glad to see more man than woman in such place subhannallah
@fatimasheikh7860
@fatimasheikh7860 3 жыл бұрын
Acuthubilah
@hamdaabdulkadir8719
@hamdaabdulkadir8719 8 жыл бұрын
wiilka sogalay clipka marku marayey 02:1 oo qaba suudka zibiriga ah oo okiyaalaha qaba iyo garabatiga black xiran ciyaaartiisa waaaw wn ka helay maaasha Allah
@amiiratulaxlaaminahassan3233
@amiiratulaxlaaminahassan3233 6 жыл бұрын
hamda abdulkadir Also me I like it
@KINGZ44four
@KINGZ44four 7 жыл бұрын
Even a beautiful song like this can't escape the qaabil/politics BS flooding the comments. My somali people will forever be the most looked down upon ethnic group if they don't find a cure for this disease
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 6 жыл бұрын
Erayada heesta kujira Somalida badankoodu ma fahmayan. Doocane waa midho kabaxa howdka Somalida Ethiopia. Bacadlena waa awrka yar.
@binverliebtindiedeutschesp6011
@binverliebtindiedeutschesp6011 6 жыл бұрын
Tormund Gaint oh thanks
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 5 жыл бұрын
Bacadle waa awrka wayn ee raraygaa. Boqortooyo
@hibomohmed9830
@hibomohmed9830 5 жыл бұрын
Bacadlle waa xaraashle Ama warato Dadka suuqa dharka lafadhiya
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
@@binverliebtindiedeutschesp6011 ma fiicantay
@sooraanmire7791
@sooraanmire7791 4 жыл бұрын
Walal doocaan wa meel magaceed waxanay kutala buura layda dalka yaman Wana meesha laga Helo malabka ugu badan aduunka bacad luhuna wa awrka wayin ee rarayka ah
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
Legand Maxamed Bk😍 Somali Newmusic😍 Hmplyo 100k❤❤❤
@abdilahiahmed5521
@abdilahiahmed5521 6 жыл бұрын
Habeen ku waa ciid, tirsiga taarikhdu waa 15/June/2018 Ummada Muslimka ahi way wada faraxsantahay, Anna caawa waxaan macsuun u ahay xusuuso hore.,,,,xaaax... Wakhtigii school ka iyo ardaynimada ayaan dhexqaadaya cawa, jacalkuna wuxuu badana qofka kubilaabmaa xiliga ardaynimada.... I miss someone who was special for me .... Meelkastood joogto farxad igu ciid ... Hawaaro jacaylku.
@ahmedjk618
@ahmedjk618 8 жыл бұрын
waaw mansha Allah allow Ku dhowr Mohamed bk
@halimoabdi6579
@halimoabdi6579 8 жыл бұрын
one of my favorite song of bk
@apdekapdirahman8377
@apdekapdirahman8377 6 жыл бұрын
Mncha Allah Fanaankyga Fanankayagah Mahamed Siciid Abdi Bk Codkagah Kama XiizO Japo Proh Waad Jirtaa Hore Usoco🔥👊
@jamalabdirashid8227
@jamalabdirashid8227 8 жыл бұрын
muqaal halacsi daymad ishaad dareen hagaysaa gadhkiyo hablahad qacan kuhaysaaye hidara jacaylbaa haye hinda iga baano caadi maah erayadu bk fanaan jir love it like it wad kabaxsaty proh
@mahmuodali8164
@mahmuodali8164 8 жыл бұрын
Maxamed sacid bk waa big fanaan swedan na wuu katumahay
@suldaanahmed7330
@suldaanahmed7330 8 жыл бұрын
Well done maxamed bk adigaan hurdada kaaga go.ay alla yacisak
@abdirasakelmi1236
@abdirasakelmi1236 6 жыл бұрын
Markaan maqlay himirtii doocaane markiiba jiheeye xarfihiisii inay yihiin wala kasayaa
@amranosman9794
@amranosman9794 8 жыл бұрын
waa heestii ayayday hida cabdi muse loo qaaday thanks bk
@sakneyms1214
@sakneyms1214 4 жыл бұрын
Pro Bk alle garabkaga ha galo 🙏 love you maxamed Bk ♥️♥️♥️
@sehamgedi6680
@sehamgedi6680 7 жыл бұрын
I love this song my loverkeyga ayee iso xasuusin
@Mowbinali
@Mowbinali 5 жыл бұрын
Stll im wacthing this song but i dnt know why!
@Shafimovie7011
@Shafimovie7011 8 жыл бұрын
he is the man after hassan adan samatar long life mohamed bk
@ahmedlozinho2944
@ahmedlozinho2944 4 жыл бұрын
Ninkan xita kuwa necep codkizy ku farxayan wle nin jira fanaanka kliye gezka 😍😍😍😍💪😍💪😍💪😍💪😍
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 6 жыл бұрын
My favorite song😍
@msszooya1919
@msszooya1919 6 жыл бұрын
Still i like this song 2018🙌🙌🙌
@mubarikmohamed1598
@mubarikmohamed1598 8 жыл бұрын
inan yahay adaan kaa helaa wlhi best song viv BK
@zamiiira
@zamiiira 8 жыл бұрын
Awwwww the #Tune and the song go together 🌟lovely song 🌟❤️
@mr..niceguy6666
@mr..niceguy6666 2 жыл бұрын
Almost 2022 n yet this is a banger dam
@zamiiira
@zamiiira 2 жыл бұрын
@@mr..niceguy6666 6 years ago was my comments but still enjoying to listen this Amazing song
@mr..niceguy6666
@mr..niceguy6666 2 жыл бұрын
@@zamiiira 6 years ago n still it's one of the best Bk..
@anissahassan804
@anissahassan804 7 жыл бұрын
Mahamed this song is very nice the weeding of my young sister hinda everybody like mashallah bk you are like my brother in law my husband mouse ismael viva burco nice chancon
@abdisalaanmahamuudyuusuf5399
@abdisalaanmahamuudyuusuf5399 6 жыл бұрын
Magice moha bk one of songer men best lovly one
@tuugtuugdhalay7744
@tuugtuugdhalay7744 3 жыл бұрын
Hidaraac jaceyl beey hayee 😭😭 22/3/2021
@ilwaadhashi1781
@ilwaadhashi1781 7 жыл бұрын
bk waan jecelahay fadumo qurux wanag way waynatee ana imika kaadhka uso xoqonaya
@abdirahman12ful
@abdirahman12ful 6 жыл бұрын
inan yahay adaan kaa helaa. jacaylku macanaa❤❤
@UsameMahad-hq6yg
@UsameMahad-hq6yg 7 ай бұрын
Caawa oo ay tahay sanadka cusub1 2024 new year walhi wan dawanayaa
@user-vp9py3cv2h
@user-vp9py3cv2h 8 жыл бұрын
😍😘waaaaaw bk waa ka wadhata 2016
@fadujamac210
@fadujamac210 8 жыл бұрын
wiilka la ciyaar ka helay mA😍
@mohamedhassanali6694
@mohamedhassanali6694 8 жыл бұрын
Hestan Waxa Sameyay Sxbkay Ismacil Jiheeye, Dhegaysigeeda kama xiiso beelo, viva Abwaanka reer Pepsi Ex Xertii ciinka iyo qaybo kaloo badan, bk fanaan shidan oo qaaliya somalialnder asal ah.
@tanaadmedia1837
@tanaadmedia1837 6 жыл бұрын
Adaan kuugu heesaa sidii hooyo ubadkeediiye
@hassanmoussa5591
@hassanmoussa5591 6 жыл бұрын
caykaa weeye viva ex piipsi gar ahaan xerta ciinka
@cadoduul7132
@cadoduul7132 8 жыл бұрын
hida raac jacaylba ihaye xaliimo iga baano watt alove words from bk
@alisaidibrahim8258
@alisaidibrahim8258 7 жыл бұрын
wawww 7 chanson est géniale j'adore
@bushraiman6768
@bushraiman6768 8 жыл бұрын
Garka IYo halbowlaha habaa gacan ku haysaaaye woooow nice bk???💁
@kassimarcelohersi3099
@kassimarcelohersi3099 7 жыл бұрын
you are thé best bkkkkkkkk. i love you
@aminahassan2935
@aminahassan2935 6 жыл бұрын
wow aabaha calacalka wad kabaxsatay you have golden voice 😍😍
@faizahusseinmohammed5952
@faizahusseinmohammed5952 7 жыл бұрын
I love bk coz he sings with experience
@josephfrank6177
@josephfrank6177 6 жыл бұрын
Wow! Luv Somalia music
@lindaluza6586
@lindaluza6586 6 жыл бұрын
Je t'aime trop la chanteur des mohamed😍❤💋
@NadyaYusuf48
@NadyaYusuf48 7 жыл бұрын
the chicken dance was invented by somalis . woow we hella khatar wallahi 💯💯👌
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
kkkkk
@husseinhassan8218
@husseinhassan8218 7 жыл бұрын
Najma Haji fuck you
@husseinhassan8218
@husseinhassan8218 7 жыл бұрын
Najma Haji bitch
@nasradindna2239
@nasradindna2239 7 жыл бұрын
kiir
@NadyaYusuf48
@NadyaYusuf48 7 жыл бұрын
Hussein Hassan da faaaqq 🤔
@abshirsalad2371
@abshirsalad2371 8 жыл бұрын
BOQORKA(BK).....Wallaalkiis, noo soo sheeg haddii aad imaan kartid HOLLAND & Meeshii aan kaala soo xiriiri laheyn, annagaa diyaarineyna wax walba........unbeleivable.....BOQORKII CODKA is in Europen ow !
@tanaadmedia1837
@tanaadmedia1837 6 жыл бұрын
Sxpky bk alle cimriga hakuu dheereeyo
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 2 жыл бұрын
Bk oo fanka ka fadhiistey yaa dib udaawanaya heesihiisa
@mustafekhadar5693
@mustafekhadar5693 7 жыл бұрын
adigan Hablaha Ti An Arkaba Kugu Hilmama bk Noolow Fanan
@abdirahmanade6747
@abdirahmanade6747 7 жыл бұрын
mustafe khadar
@dekaalihusein2098
@dekaalihusein2098 6 жыл бұрын
I like this song maxamed go now to sang 👍👍👍👍👍👌👌
@fartunhayle5486
@fartunhayle5486 8 жыл бұрын
great song and great night but M.BK don't forget your soomali singer
@oman3067
@oman3067 7 жыл бұрын
mpls minnesotsa we need u soon
@Hooda36
@Hooda36 8 жыл бұрын
bk ur the best✌🌷🌷
@maanaaweys
@maanaaweys 5 жыл бұрын
Lovely song 💝❤️💝😍😘💝❤️❤️😍
@sihamgenyo
@sihamgenyo 8 жыл бұрын
waxaasa jacayl ah afkaga caano lagu qabay
@isaachassan7947
@isaachassan7947 4 жыл бұрын
Who is watching 2020
@axmedguhaad6174
@axmedguhaad6174 7 жыл бұрын
BK IS THE LEGEND OF SOMAALI SNGERS
@bilegulet6965
@bilegulet6965 8 жыл бұрын
www caadi mahan heestaan dareekna ayay kicineysaa
@amaanreerozil9326
@amaanreerozil9326 8 жыл бұрын
bk best singer of the year
@TheHaaruun1
@TheHaaruun1 6 жыл бұрын
Hiinda, Hooyo. unbaan u aqaaney Ma hiindo ayuu leyahey mise hinda?
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
Who, s listening still 2021 😭😭
@Hanad75
@Hanad75 5 жыл бұрын
2015 ki Sweden yurub bu tagay be muxu iskagasii dhuuman wayay hadaa sharci bu heli lahaa intuu showga marku dhamestay sonoqonayay inuu yurub horay usii galeey aheyd
@jaayaahlaan7449
@jaayaahlaan7449 8 жыл бұрын
waa magacayga saxda ah hinda thnk u bk alla yaa cizak
@moclips6180
@moclips6180 8 жыл бұрын
+jaaya ahlaan Ana Waxaan Raadinaaye Qof Magaceeda Hinda La Yiraah oon Uqaado Heestaan. haha
@hazazihazazi4204
@hazazihazazi4204 8 жыл бұрын
+Mo Deeq lool you got it
@bushraiman6768
@bushraiman6768 8 жыл бұрын
bk macalin wan ka danbeeeya
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
Abwaan jiheeye ❤
@nimcoabdirhman9693
@nimcoabdirhman9693 5 жыл бұрын
Mnzhllh nzp kaamila adeerkey maxamed bk cadowgaana ha jabo
@ramlacadey7561
@ramlacadey7561 7 жыл бұрын
bk codkiisa markaan dhagaysto waan jidhicodaa runtii
@queeenafrica4458
@queeenafrica4458 8 жыл бұрын
wooooow bk😍😘💜❤ cadawgaa ha jabo legend😍 baaantuuuuu xaaaaq tuf..
@ilkacazzetv8175
@ilkacazzetv8175 8 жыл бұрын
you Are one bk Nolaw fanaan
@ilkacazzetv8175
@ilkacazzetv8175 8 жыл бұрын
Wan ka qadey sxb
@adnansulieman555
@adnansulieman555 7 жыл бұрын
somali James this guy know how to sing bk 1
@ayubafi4450
@ayubafi4450 8 жыл бұрын
Asc asxabta qimahaigamudan wanraba indad igu sacidaysan heeskan oqorala
@rudeboy6218
@rudeboy6218 6 жыл бұрын
Waaw bk fanaan ka fananakale 100000000
@yusufahmed2475
@yusufahmed2475 7 жыл бұрын
Weligaa noloow bk fantastic song
@amaalyusuf6036
@amaalyusuf6036 8 жыл бұрын
wa inan yar oo 15 ahayd islaana maha wana ciyaalka ku koray wadanke no.mashquul somaalay
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 жыл бұрын
Guuled simaba Mohamad Welcome abwe qli
@elninorashka1058
@elninorashka1058 6 жыл бұрын
2018 am stll love 😍
@abdaali1335
@abdaali1335 8 жыл бұрын
waaaw waad ka tuntay bk sweden
@alihurre6807
@alihurre6807 8 жыл бұрын
Hida raac jeceyl woow 😃👌👌
@ommarriihaamudii6608
@ommarriihaamudii6608 8 жыл бұрын
its nice song Mr, bK
@nimomohamed3474
@nimomohamed3474 8 жыл бұрын
Markaad hees tan dhagay sanayo Waxay igu socotaa sida faleebada Noo low bk
@nanalikeshalamadrid6709
@nanalikeshalamadrid6709 5 жыл бұрын
nimo mohamed astaq firullah
@Abdisharoobe
@Abdisharoobe 8 жыл бұрын
KZfaq Ay Ka Shidan Tahay free Adinka Niila Dhaha Baq Baq 👉👊
@ayaanlesuqaar1422
@ayaanlesuqaar1422 8 жыл бұрын
xcv [-ZAAD SERVICES-] Tix:792763188 $1 ayaad u dirtey JAAMAC MUXUMED ROO [-ZAAD SERVICES-] Tix:792763188 $1 ayaad u dirtey JAAMAC MUXUMED ROOBLE WARSAME(634239520). Hadhaagaagu waa $4.000. [-ZAAD SERVICES-] Tix:792763188 $1 ayaad u dirtey JAAMAC MUXUMED ROOBLE WARSAME(634239520). Hadhaagaagu waa $4.000. BLE WARSAME(634239520). Hadhaagaagu waa $4.000. Adigu mawaxaad kulatalin lahayd xasaciise agjoog sxb
@calixasancigalecalixasanci3836
@calixasancigalecalixasanci3836 8 жыл бұрын
cali xasan
@ayaanitomacanitosulubito1679
@ayaanitomacanitosulubito1679 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhh cirka wlhi may snapcht ee ka shidan tahy 😊😂
@donakramdk6417
@donakramdk6417 7 жыл бұрын
who watching 2017😂👌❤?
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 6 жыл бұрын
mee sxb
@aishahussein4415
@aishahussein4415 7 жыл бұрын
Inanyahay adaa kaa helaa kuu hanweenahayoo Inanyahay adaan kula hayaa, kuna heelanoo Inanyahay adaa iga hantiyay hanka feerahee Adigaa hurdada kaaga go’ay haaka iyo jiifee Adigaa hablaha tii aan arkaba, kugu hilmaamaaye Adaan kugu heesaa, sidii hooyo ubadkeedee Hadalkaagu waa ii malab dawo iyo dimir doocaanee Muuqaal hilacsi daymada ishaad dareen hageesaa Beerka iyo halboolaha habaal gacan ku heesaayee Iga raac jacayl baa ihayee hinda iga baano Hiigsi duragsan hoodo iyo aqoon Aabo lahalmaashay Niyad dabacsan haybad iyo hanaan Hooyo ku aruurtay ayaan kugu habeesto habo kaaga heebsaday Himilkaada goortaaan darsayee hubitay qiimeeyay Ee aan kor iyo hoos udayay heedhe quruxdaada Ayaan kuu hogaansamay, sidii bacadle heeryeesan Hadalkaagu waa ii malab dawo iyo dimir doocaanee Muuqaal hilacsi daymada ishaad dareen hageesaa Beerka iyo halboolaha habaal gacan ku heesaayee Iga raac jacayl baa ihayee macaan iga baano
@abdirahamanisa2738
@abdirahamanisa2738 8 жыл бұрын
bk nin Sudan Dhee fanaanka sanadka
@mohboysmohyare2719
@mohboysmohyare2719 4 жыл бұрын
Wllhi bk codkiisa waan jclhy lkn siyaasadiisa iyo dhaqankiisa ma jcl siyàaasad iyo fan inuu kasaaro aa u fcn
@abshircabdi6937
@abshircabdi6937 8 жыл бұрын
Heemaalkaaga goortaan dayeen hubati qiimeeyay. Ee aan kor iyo hoos u dayay. Heedhe quruxdaada. Ayaan kuu hogaansamay sidii bacadle heeryaysan eesh calaa hees. ilaahay haysku kaayo jacaylkayga hindana
@mahmuodali8164
@mahmuodali8164 8 жыл бұрын
Heestan way cusubtahay waa hesihesi ugu debeyaay uu hada qado garlka iyo halbolaha ayaad gacan kuhesaye hida iga baano off caleeeeeeeg bk
@mahmudabdi1262
@mahmudabdi1262 5 жыл бұрын
maxamed bk waa fanaan aad u cod macn
@muslimocadeey911
@muslimocadeey911 4 жыл бұрын
Waaaaaaw bk code mcnidaa
Maxamed BK (CALAF) LIVE Sweden 2016
4:11
SomaliNewMusic
Рет қаралды 11 МЛН
Maxamed BK (QARDHAAS) New Song LIVE 2014
5:02
SomaliNewMusic
Рет қаралды 6 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 68 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 21 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 287 М.
MAXAMED BK HADAAN KUGU DHAADAN WAAYO 2017 HD
6:26
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,6 МЛН
Maxamed Bk | FADUMO QURUXWANAAG | New Official video
4:58
Vos Somali TV
Рет қаралды 449 М.
Maxamed BK (XAD MALAHA CAASHAQU) Showgii Sweden 2016 new video every week
6:01
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 495 М.
Maxamed BK 2016 Heestii Hinda iyo Showgii Stockholm
6:58
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,8 МЛН
MAXAMED BK TOP 10 BEST SONGS      HEESO XUL AH
38:50
Gureey Pro
Рет қаралды 210 М.
Maxamed BK CAYNI New Song  2019 ....Indho Media  Full HD
5:57
LIVE MEDIA
Рет қаралды 340 М.
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 13 МЛН
Bilada Quruxda by BK Official Video  (IN 4K)
6:09
Mattaanaha
Рет қаралды 497 М.
Nikocado Avocado :дайте мне пожалуйста Nuggets !
0:27
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
Первые шаги сына😨🤣#сериалы #фильмы
0:31
Кинокомбо
Рет қаралды 1,4 МЛН