No video

Maxamed Bk iyo Sahra Ilays - Heesta Ha igu Nicin Hanti La'aan | Stage Performance @JIGJIGA SHOW

  Рет қаралды 616,925

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

9 жыл бұрын

Enjoy, Comment Accordingly, Share and #SUBSCRIBE
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaskarimedia

Пікірлер: 205
@fatimaahmed6329
@fatimaahmed6329 3 жыл бұрын
Hestan manta anigay iheysataa waayo wiilkan Dunida ayaa hanti darteyd laigu diidey😢😢😢 Xbbi nafta ku hibeyay hadafkeygu waa kaan horey Kugu racey hanti kuguma nici karo❤❤❤ Please noso duceya in Allah dhibka naga saro
@sacdiaxassan2013
@sacdiaxassan2013 2 жыл бұрын
Hda malu ogolady abyo
@abdisamadibrahim
@abdisamadibrahim 2 жыл бұрын
Hadda maka baxdeen
@bintadani8257
@bintadani8257 Жыл бұрын
Iminkaa miyad midowdeen mise
@istahilabdi9799
@istahilabdi9799 Жыл бұрын
🌏🌎🌎❤🥰💋
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
Aabaha imaan ka ayaa dhagax kaga jiraye la baxso wiilka oo u hiili jecelka 🤣
@amalosman4596
@amalosman4596 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dawaday iyo wliba bk oo fankii kabaxy
@cuudidileg6875
@cuudidileg6875 6 жыл бұрын
Best music sahra ilays waxaa la qaadi jiray axmed yaasiin allahaa u naxariisto
@nagad-nalka3690
@nagad-nalka3690 Жыл бұрын
Heestan manta ayan soo radiyay 1 / 4/ 2023 hadafkaygii an 3 yers soo waday waxla aan ayaa iga dabartay Allaha ii rumeeyo 😢
@raxmacabdirixman1588
@raxmacabdirixman1588 2 жыл бұрын
CAWA ILAHY DARTII BAN U FARAX SANAHY ALXAMDULILLAH HESTANA IN BADAN BAN KU CEL CESHADEY ILAHAY AMARKII 27 March 2022
@mahmoudaliosman8579
@mahmoudaliosman8579 5 жыл бұрын
Allé ha u naxariisto iyo sacabka u tuma is Ma qabtaan BK.
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
5: 35 wiilka Cagada wata Ciyartisa cadi Maha 👏👏👏👌👌👌 Hanti Kuguma nici Karo 🚫👎🙅 2019? Yaa ila Dwnya
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
vaar 🤣
@asiye717
@asiye717 Жыл бұрын
@@ahmedjr7902 adi mu aha Kas 🤣🤣
@maxamedsiciidbk3270
@maxamedsiciidbk3270 7 жыл бұрын
aad ayaan u salamaya fanskayga meelkastooy dunida ka jogaan
@noorcali1694
@noorcali1694 7 жыл бұрын
maxamed Siciid Bk kayiir Alla Ha ku Siiyo walal
@ramlacadey7561
@ramlacadey7561 7 жыл бұрын
Bk magaceyga waan kaasugayaa hees iigu qaaad
@nuurxuseen229
@nuurxuseen229 7 жыл бұрын
www bk sahra ileys
@xaqudirirxoolokumadoone2392
@xaqudirirxoolokumadoone2392 7 жыл бұрын
maxamed Siciid Bk Sahra ha igu nicin hanti la'aan ka daa
@sowdobashir9156
@sowdobashir9156 7 жыл бұрын
maxamed Siciid Bk bk iska dhigaaa
@nuurrirash7837
@nuurrirash7837 7 жыл бұрын
Waa hees macaan alow unaxariisto fanaankii weyn digfeer
@zuhuurqaali9230
@zuhuurqaali9230 9 жыл бұрын
Hadda iyo Habeenkii Helistaada Mooyee Hawwo Kale kuman Jirin... Wooow BK manshalaah nasiibka naftaada Somalilander kadhigay walee nasab weeye ..love yuh dea bkk
@mohamudabdullahi9188
@mohamudabdullahi9188 5 жыл бұрын
Waa hees jacayl ah hadana dardaar ah digfeer rabi ha unaxariiso
@ZICIDFILMS
@ZICIDFILMS 4 жыл бұрын
Digfeer Hada iyo habeenkii hadal barashadeenii Helistaada mooye Hawo kale kumaan Jirin Hubaal weeye maantana Inaan heegad ugu jiro Hawlaha kalgacalkiyo Hooy wada galkeenee Hoodiyo nasiibiyo hor allan adegsaday Hodanee amuurahu Inay noo hagaagaan Naftaan ku hibeeyo hoygaad ku dhalata horay kugu raaco ha igu nicin hanti la’aan
@somcana
@somcana Жыл бұрын
Mohamed BK waa legend Somali wayn. Much love abow.
@dhagayareofficial5349
@dhagayareofficial5349 3 жыл бұрын
2021 inta heestan daawanaysa wixii yaraa igu qabo ✌️
@istahilabdi9799
@istahilabdi9799 Жыл бұрын
alle ha u naxariisto wlalkei usoo duceeya manta ma noolada ibnu abokor
@habaamustafe1732
@habaamustafe1732 7 жыл бұрын
maxamed sicid bk cadwgag uu nolow waxa tahay nin anku fano axya wadani
@guleiddiamond3629
@guleiddiamond3629 8 жыл бұрын
wooow !!! What a song !! mrky lapa u heelani hagayaaan zideena * bk ilays nolada ♥ luv u
@bisharojama3660
@bisharojama3660 4 жыл бұрын
Hasaawehenu hida weyan dhaxalgala☝
@sportsproductionhd9081
@sportsproductionhd9081 5 жыл бұрын
Habeen xasuus mudan zxpkey abdiqani oo hada cannada ayaan isla jognay habeenkan come back mttn soon
@sultanabdirahman5559
@sultanabdirahman5559 6 жыл бұрын
Allaw unaxariiso fanaankii
@mustafecabdirashid1721
@mustafecabdirashid1721 4 жыл бұрын
Dhandhaan bk qofmatahid ooras ka fadhiso fanka
@captainnaaji849
@captainnaaji849 7 жыл бұрын
caadi maaha , waan hida raacayaaa ✌✌
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Ай бұрын
Waa hees fiican balse, waa wada caruur, wax meeshaas kabuuxda. Mahadsanidiin
@sakariyemohhamett5201
@sakariyemohhamett5201 2 жыл бұрын
Hadda iyo habeenkii Hadal barashedeeni Helistada mooye Hawo kale kumaan jirin Alla hadda iyo habeenkii Hadal barashedeni Halistada Mooye Hawo kale kuman jirin Hubaal weeye maantana Inan heegan ugu jiro Howlaha galgacalkiyo Hoy wadda gelkeeni Hubaal weeye maantana Inan heegan ugu jiro Howlaha galgacalkiyo Hoy wada galkeeni Hoodo iyo nasiibiyo Hor Allan adeegsadey Hodoney amuuruhu Iney inoo hagagan
@nuurcadde9852
@nuurcadde9852 6 жыл бұрын
digfeer ayaa qaadi jiray ee heesta ha ka xumaynin
@sowdakeyf4354
@sowdakeyf4354 4 жыл бұрын
Habenkas Waa jogey Jjga 😢 waa habenki igu danbeysay home sweat Jigjiga cadey miss you wllhi 😢❤️💋
@sportboy6641
@sportboy6641 2 жыл бұрын
Same😘
@saedsadka3051
@saedsadka3051 2 жыл бұрын
hadda xage jogta
@sowdakeyf4759
@sowdakeyf4759 2 жыл бұрын
@@saedsadka3051 Germeny Berlin joga I miss Home sweat Jigjiga cadey 😍❤️
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
@@sowdakeyf4759 isku sanad kasoo baxnay lkn estv ka daawanayey from hargelle hada florenze italy still ciyaal gobal ahay 🤣🤣
@shukriosman2864
@shukriosman2864 7 жыл бұрын
Masha Allah heestaan aad baan u jeclahay thanks bk and sahro ilays
@mustafmohamed8852
@mustafmohamed8852 6 жыл бұрын
Sahra ilays iyo digfeer ayaa iska leh heesta lkin bk nice si wacan baa uqaaday
@Miriamegeah
@Miriamegeah 5 жыл бұрын
Mustaf Mohamed was run naagtii heesta lahayd oo ag joogta ayuu midkale isagu siyay Allaha u naxariisto Sahra Ahmed malaha heestaan I really Love this song❤️❤️
@salaanibnugiriig1469
@salaanibnugiriig1469 5 жыл бұрын
@@Miriamegeah bro labads dumar waa isku magac aabo halka awoowo ayey ku kala duwanyihiin midna waxa la dhahaa sahra ahmed abdilahi(sahra ilays) Sahra ahmed jamac ayaa ta kle la dhahaa alle ha unaxariistii fanaanku waxba mui khaldin ee adaa magacooda saxda garanwaayey sahra ilays
@xamsemaxamed2381
@xamsemaxamed2381 2 жыл бұрын
Heestan waa hees aan aad u jecely maanta Shan jeer ayaan dhageystay 2021 bishii 10 ,22 axad
@Haibe9
@Haibe9 2 жыл бұрын
Heestan wan so radiyay mantan helay 7/2/2022
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 7 жыл бұрын
hargesa its my city.....qurbaha iyada kafiacanba
@user-mz1lw1co2h
@user-mz1lw1co2h 11 ай бұрын
Ma hungoobo caasha la hayaa hareeraha markay laba u heelani hagayaan sideena ❤🫶
@sabaadabdilaahihassan9142
@sabaadabdilaahihassan9142 2 жыл бұрын
Mansha Allah ilaahow unaxariizo fanaan digfeer
@munibalhaj5741
@munibalhaj5741 6 жыл бұрын
Hala hala Sahra iyo bk xigaha hargaysa Wel come to jijiga town wa laba magaalo ah oo mataano ah hargaysa iyo jijiga
@feysalismailjama9623
@feysalismailjama9623 2 ай бұрын
Jigjigaay.
@asmaladan4535
@asmaladan4535 6 жыл бұрын
Bk iyo sahra boqortooyo❤💯🙌
@ayanabdulahi2412
@ayanabdulahi2412 5 жыл бұрын
Hestan xasusu igu leedahay jacelkygi hore wayo wayo
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 5 жыл бұрын
All.fanaan bk Qaylda kayareede marky qaadyso yadu heeda mxdlahysa☺
@mumtazmaiza6641
@mumtazmaiza6641 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nimcoamar8308
@nimcoamar8308 4 жыл бұрын
Ilahayow unaxarisro digfer wan xusustaa hestaa iyo jigjiga ilove my jigjiga
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
waqooyi suugaanta somaliyeed hal abuur laacib ku yihiin
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Kkkkk waqoyigu ma waqoyiga kuuriya ayaad sheegi hhhh. Viva Somaliland viva Somaliland jamhuriyada barakeysan fan iyo sugan walagu dhalay
@takezo1046
@takezo1046 8 жыл бұрын
waar halaxiishodo faniitaa yaanlacayiin meel kastaa oojogaan waafaanii somaliyeede
@zekeriamuse6055
@zekeriamuse6055 8 жыл бұрын
www hees ha i gunicin hanti la'aan bk iyo ileys
@zaddamtube2240
@zaddamtube2240 6 жыл бұрын
Peace and love jigiga mansh Allah 😃😃😍😍😍😍😍
@kingdacarhd5665
@kingdacarhd5665 8 жыл бұрын
wooooooooow axya fananin dhab ah noolada
@habaamustafe1732
@habaamustafe1732 7 жыл бұрын
waaaaaw ilahay codbu ku siyay manshalah bk ilove you for every things
@quenmalabo942
@quenmalabo942 3 жыл бұрын
Waan ka xumahay inu fanka baxay BK
@nuurcadde9852
@nuurcadde9852 6 жыл бұрын
illaahay ha naxariisto digfeer
@fadxiyaabdulahi4033
@fadxiyaabdulahi4033 6 жыл бұрын
jijiga cadey habeenka wan jogay hadan wan ka dherahay dadkayi wan jclhy
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
Heestan cadaalad bay rabta🤣🤣 farxiya fiska iyo cabdi khaliq axsan wax walbo origanlkay ku qurxan yahin 😒🤔🥰
@sakariyemohhamett5201
@sakariyemohhamett5201 2 жыл бұрын
Hadii la soo motion garden karo qof kale qof ayaan meshan ku cazuumi lahaa allah haikaa daayo walshaydii hore jacelkygii salmo faarah inan is fahmeeno ayaan rajeena
@abdiazizmursalyusuf8718
@abdiazizmursalyusuf8718 2 жыл бұрын
, masha allah, guulaysta dhaman
@indhakafiya5802
@indhakafiya5802 4 жыл бұрын
I love you too much bk noolow babby
@huisenftoor6654
@huisenftoor6654 6 жыл бұрын
Hadhwaeeega weeyoo lahelaaa lawaayaa
@kaltuumcabdi3336
@kaltuumcabdi3336 8 жыл бұрын
wooooooooooooow masha Allah bk quruxa
@miskisaban1061
@miskisaban1061 4 жыл бұрын
Maasha.allaah tabaaraka
@mafsudhirsi8468
@mafsudhirsi8468 6 жыл бұрын
Wooooooooooow Sahar and bk noloda
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 жыл бұрын
Hada iyo habeenkii Hada barashadeenii Helistaada mooyee Hawlo kale kumaan Jirin Hubaal weeye maantana Inaan heegan jiro Hawlaa kalgacalkiyo Hoy wada galkeenee Hoodiyo nasiibiyo Hor ALLAAN adeegsaday HODON eey amuuruhu Inay inoo hagaagaan Nafta kuu hibooyoo Hoygaad ku dhalataan Hido raacayaaye Haygu nicin hanti La'aan Hoodaale mooyee Hilbo cidi ku siisaa Hanadoow dhibaatiyo Hamuun kaama reebee Haynta iyo maalkuna Hido dhaxala maahee Hadh wareega weeyoo La helaa la waayaa Habka caashaqeenuna Hadhuub caano lagu shubay Oo ay Labo u heelani Wada haysta weeyaan Naftan kuu hibeeyoo Hadafkeena waa taan hore kuugu raacoo Hanti kuguma nici karo Hal xidhaale haba qaad Murti Lagu hirtaa Jira Haasaaweheenuna Hido weeye dhaxal gal ah Hadalkaaga madashana Waa horaaba tii yaan Hawraarsan kugu idhi Kuuguna han weynaa Ma hungoobo caashaqa La hayaa hareeraha Markay Labo u heelani Hagayaan sideenaa Oo ay wada hirgaliyaan Nafta kuu hibeeyoo Hoygaad ku dhalataan Hido raacayaayee Haygu nicin hanti La'aan Hiyigaba aduun baan Hada kugu hayaayoo Hareertaada midaan dhigo Hamigu ima siiyee Himiladaydu waxay tahay Hada iyo hadhow taba ILa nolosha roobkee U haraadan aad tahay Habka caashaqeenuna Hadhuub caano Lagu shubay Oo ay Labo u heelani Wada hayso weeyaan. Raxmaanku haw naxariisto Digfeer🤲
@abshir2010
@abshir2010 4 жыл бұрын
sabacka utuma kulahaa war Allaha u naxariisto u duceeya dheh.
@rashkaboy6861
@rashkaboy6861 6 жыл бұрын
MacHallaH
@maxamedxaysimo7560
@maxamedxaysimo7560 6 жыл бұрын
Heestas waxa hore uqday sahra iyo digfeer
@farxaanismaaciil9897
@farxaanismaaciil9897 5 жыл бұрын
fanaaniintaqaaliga ah
@faadumocismaan2944
@faadumocismaan2944 6 жыл бұрын
the best song
@farxaanshabcan1299
@farxaanshabcan1299 9 жыл бұрын
mnshlla mnshlla alow ida abtiiiigay maxamed siciid bk
@mahamoodhassan5337
@mahamoodhassan5337 7 жыл бұрын
ilaahay haw naxriisto Ahmed yasin dik-feer
@asmaladan4535
@asmaladan4535 6 жыл бұрын
Wooooooow
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Mohamed BK ft Sahra ilays
@cshakuurTzilva
@cshakuurTzilva 6 жыл бұрын
heez IGA DheH💜💜💜👉👈💜
@manavesto9153
@manavesto9153 8 жыл бұрын
hubaal weeye maantana inaan heegan ugu jiro hawlaha kalgacalkiyo hoy wada galkeenee waaaaaaaaaaaaaaaaaaw bk nooolow
@wardaxidigtaqoraxey6726
@wardaxidigtaqoraxey6726 7 жыл бұрын
AX..YAA FANANIN.. NOLAAD
@zharmakhaji2414
@zharmakhaji2414 2 жыл бұрын
Jimce August 27 2021 qofkii iga danbeyeya👇
@villasomalia4802
@villasomalia4802 Жыл бұрын
Waxkle wyeee bk keep going and sahra
@farahmohamed8469
@farahmohamed8469 6 жыл бұрын
Woooow
@mustafeMS
@mustafeMS 4 жыл бұрын
Way ku xaareen heesta
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
maila aragtay lkn dadkan amaanaya waaxey 🤣
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 5 жыл бұрын
Heestan erayda yaa lahaa tolow
@xayaadseleban9335
@xayaadseleban9335 5 жыл бұрын
Pk sida quranka ayuu ku nuxzadaa heeza Zupxana allh
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Kkkkk istaqfurilh
@zayidofficial6125
@zayidofficial6125 2 жыл бұрын
Legend bk
@ahmedmooge1821
@ahmedmooge1821 7 жыл бұрын
sanadka cusub ee heee 2008 aaaa macbuuudkoow
@abdirahmanhassanmacow803
@abdirahmanhassanmacow803 2 жыл бұрын
2022 ya dawanooyo
@wllashkajr6289
@wllashkajr6289 2 жыл бұрын
Waxana fanan laga daha aax🤒
@jannoomer7263
@jannoomer7263 7 жыл бұрын
Hoodo alle mooyeeHilbo cidi ku siisaa Hanadoow dhibaatiyo Hamuun kaama reebaanHaynta iyo maalkuna Hido dhaxala maaheHadhwareega weeyooLA helaa la waaaya
@nimcodagan69
@nimcodagan69 2 жыл бұрын
Mnsh alla wllhi bk
@nicimafarah98
@nicimafarah98 7 жыл бұрын
wow
@abdikariin_ak
@abdikariin_ak Жыл бұрын
Hoowlaha kalkacalkiyo hooy wada gal keeno
@F13500
@F13500 5 жыл бұрын
Heesta maxuma 2 fanaan aan jeclahay lkn codka sida loduubay 🙄
@bashiirumal6117
@bashiirumal6117 4 жыл бұрын
digfeer cid codkiisii keeni karta wale majirto fanaan buu ahaaa hada iyo haneenkii hadal barashadeenii
@zekeriamuse6055
@zekeriamuse6055 8 жыл бұрын
Dee heesta waana soo xasoosiseen
@feysalismailjama9623
@feysalismailjama9623 2 ай бұрын
Doqon Balance.hagaysa.fanaaniinta.im8nksna.sahra.ilays.labay.kalz.reebty.marti.uah Hanagusoo.celinina.xuusadaa
@Funny20208
@Funny20208 3 жыл бұрын
nice
@mohamedsahardid559
@mohamedsahardid559 8 жыл бұрын
woow woow hees qaaaliya
@hodanabdi7968
@hodanabdi7968 7 жыл бұрын
masha allaah
@lovlyboyabuubakar7032
@lovlyboyabuubakar7032 6 жыл бұрын
Hanti la isuma naco
@lovlyboyabuubakar7032
@lovlyboyabuubakar7032 6 жыл бұрын
Bk muuxu kaqaday qof ayalee
@asmaladan4535
@asmaladan4535 6 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏
@ayaanmohamed5353
@ayaanmohamed5353 8 жыл бұрын
Man shallah woooooooooow qurx 😘😘😍😍❤
@fatoumamouhoumed5949
@fatoumamouhoumed5949 7 жыл бұрын
Ayaan Mohamed UPaua
@cadagude2702
@cadagude2702 3 жыл бұрын
Waaaaw
@qaqaqaqaa8736
@qaqaqaqaa8736 6 жыл бұрын
Ilaahoow unaxariiso digfeer
@abdirahmanfarah5092
@abdirahmanfarah5092 2 жыл бұрын
Www hees iga dhe
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 4 жыл бұрын
Heestan aya sameyay igu cawiya sxb inta igu dhanta
@abwaannasto4400
@abwaannasto4400 Жыл бұрын
ahun cabdi kaamil cawaale 3 years ka hor qortee sorry
@afataxabiibobsiiye5517
@afataxabiibobsiiye5517 8 жыл бұрын
waaaaawo waa hees qaliya
@xassandaahir4353
@xassandaahir4353 7 жыл бұрын
kaf
@shaficiali6533
@shaficiali6533 6 жыл бұрын
A/fatax Abiib obsiiye
@leilanoor3054
@leilanoor3054 7 жыл бұрын
haigunicin hanti laan leilo
@abdiahmadali4885
@abdiahmadali4885 6 жыл бұрын
maxamed wardi
@hoodaxmedmaxamuudaxmedmaxa8263
@hoodaxmedmaxamuudaxmedmaxa8263 2 жыл бұрын
Waaw
@IbrahimMohamed-jz4yg
@IbrahimMohamed-jz4yg 6 жыл бұрын
Wow bk wxSa codka ah noolow sxb
@cabdisalaanmaxamed3543
@cabdisalaanmaxamed3543 6 жыл бұрын
J
@illshooghzzara7926
@illshooghzzara7926 6 жыл бұрын
Not
@raxmacaafi
@raxmacaafi 8 жыл бұрын
Waaaaaw waa heestay jeclaaa lkn musiga ayaa ka jilicsan
@cadagude2702
@cadagude2702 3 жыл бұрын
Waaaww
Bk iyo Sahra Ilays Heesta macaanow mehersigeena ciida iyo slntv 2015
12:25
Hawraar Music Production
Рет қаралды 936 М.
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,6 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 2,9 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 44 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
#HIBF2015 Wacdarihii Maxamed BK  iyo Sahra Ilaysa
9:15
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa
Рет қаралды 61 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН