No video

Maxamed C/lahi (Dr Beenaale) wuxuu ku biiray kuwii ciidanka Somaliland laayey ee cadowga taageray.

  Рет қаралды 5,408

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

Ай бұрын

Maxamed Cabdilahi (Dr Beenaale) wuxuu ku biiray halkii ciidanka Somaliland lagu laayey ee cadowga iyo Huwanta soo taageray.
Waxaa cid walba u cadaatay in uu isguba Muqdisha kala safnaa Huwanta isagoo u shaqeynaya Xasan Sheekh, iminkana loo soo diray hawlo kale oo khalkhalin bulshada Somaliland ah.

Пікірлер: 63
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y Ай бұрын
Kulmiye Guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤ Guul iyo gobanimo Reer Somaliland ❤♥️♥️♥️♥️♥️ Guul iyo gobanimo Ciidanka beesh haberjeclo SSB 🤩🥰❤❤❤
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 Ай бұрын
Xabaal Vuku biiray huwanta gudaha
@faizaali2889
@faizaali2889 Ай бұрын
Ceeb ceeb subxaana allah
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 Ай бұрын
Liibaan futo jilic maxaad solomodow ka taqaan maxamed nuur fadal wuxuu yidhi garxajis nagabadi faanka iyo baalixooftada ee taariikhda aan jawaab loo hayn waxaa ka mid ah wixii jaamac dubad ka dhacay
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
Xisbiga waddani ee Somalia maalgeliso waxa maanta ku soo biiray garab kale oo u hoggaaminayo Maxamed Cabdullahi oo Jabuuti wadato. Dawladdu waa inay wax ka qabataa
@mohamedhandule8507
@mohamedhandule8507 Ай бұрын
Ninkan waxan idiin ogyahay wax saamayna oo deegaanka ku leeyahay ma jaro. Nin arin iyo aduun midna cida u soo kordhinaya ma ah. Waa shaqsi bakhayl ah, danaysta ah, beesha dhexdeedana aan laga jeclayn
@januarySl2024
@januarySl2024 Ай бұрын
Tuuga shandada lacagta xaaraanta ah iyo warqadaha khiyaanada ku qaada ! beenlow falalow beenlow falalow ka fogaada ka fogaada
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Ай бұрын
Ma naftanay soo kaxaysteen
@ummulbaniinal7029
@ummulbaniinal7029 Ай бұрын
Dadka illaa hada xisbigaa dan ka leh ban la yabanahay walle ma ilowno waxad samaysen bal xumantasi kursi haydin sarto
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 Ай бұрын
Subxaanalaah waar waxan iska qabta reer somalilanlow intay goori goortahay
@slandprince7210
@slandprince7210 Ай бұрын
Dadku waa Waddani guul dhamaan meel ha looga soo wada jeesto Kulmiye
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y Ай бұрын
Waa udhamaaty wadani 😂😂😂😂😂
@slandprince7210
@slandprince7210 Ай бұрын
Allah uma naxariisto faqashtii dhimatay
@axmedaden1655
@axmedaden1655 Ай бұрын
Intii ugu jilicsanayd ayaa iskugu tagay ururka wadani ,waana cadawga jsl wax ay ka qaadi karaan majiraane bulshoy codkaaga cida aad siinayso ka fiirsasa
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
KUWAN HADA YUSRA HARTI LA BAXAY HADA MAY GUMOOBIN EE WAXAY GUMOOBEEN OO AY NAAGO DAAROOD LEEYAHAY NOQDEEN MARKII SULDAANKII GUUD EE HABARYUUSA INTUU ODAYGII DAAROOD EE SAYID SHEEGAY JIRAY UU XIDH XIDHAY UU JAYDAL NAFTA KAGA SAARAY MARKII DANBENA UU MAYDKIISII WARAABAHA U DHIGAY.
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Waa kaa warkii huwan iyo wadani waaisku mid
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 Ай бұрын
Rerkani illaahay wuxu ku manaystay siyaasi nacasa suldaan rajo beela aqoon yahan aan aqoontiisa ku intifaacin oo lexlajeclo ka muuqan dad cuqdad iyo ciil la nool meel lagu ciili jirayna la aqoon Allaa kariim
@axmedmaxamed628
@axmedmaxamed628 Ай бұрын
siyaad bare iyo Garxajis
@user-kn5nw1yv4p
@user-kn5nw1yv4p Ай бұрын
Khaimiin wadanka way gaten😢😢😢😢😢😢
@mohamedwarsame8680
@mohamedwarsame8680 Ай бұрын
Bijaajtii January warkeeda sugaynay oo jeeb iyo gacan lagu hayo ayay soo qarxiyeen
@sssdddf8508
@sssdddf8508 Ай бұрын
Yaaho
@sssdddf8508
@sssdddf8508 Ай бұрын
Odayga ma imiin la,an mise doqoniimo u gaysay
@Cirguje1
@Cirguje1 Ай бұрын
Kuwan sida eyga uu ciyayaa faqash iyagaa ka daran ee xabad madaxa in lagaga dhufto weeyi, Kuwani cadow kasta oo Somaliland isku dayay burburinteeda ka daran eydani
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 Ай бұрын
Subxaanallaah waar waxan yaa dhalay horta ,dhiigii reer shiikhisaxaaq Malaha e maxaa si ah
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Kuli waa danbiilayaal qaran
@sssdddf8508
@sssdddf8508 Ай бұрын
Waar kuwani waa faqash
@user-si5sf4my9o
@user-si5sf4my9o Ай бұрын
SOMALILAND SOMALILAND GUUL GUUL IYO GOBANIIMO GOBANIIMO SOMALILAND !
@user-si5sf4my9o
@user-si5sf4my9o Ай бұрын
SOMALILAND SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO GOBANIIMO ! SOMALILAND REPUBLIC VIVA VIVA ! SOMALILAND VIVA ! ETHIOPIA !
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Raagi gaarxajiis waa waada faaqash haaday noolan laahayen raagan ogahay manta ciil maa seexeden waagi fahashatana baasasin baa haaiiden kuu daafad yaay waaxasiina waa huunguriga niin suuri kaa qaaday waa niin seefi kaa qaaday duufu kuubaxa
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 Ай бұрын
Wadani ilahay masibo haku rido
@axmedhaaruun2195
@axmedhaaruun2195 Ай бұрын
Ma idiin cadataatay in ay yihiin huwanta gudaha kuwa futada reernimada ugu ruxayoow
@MohamedAhmeddiriye-zy8im
@MohamedAhmeddiriye-zy8im Ай бұрын
Huwan
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Baadha naaga waallhi biilahi haadu caaga so dhiigo adiigagan siida naaga u haadali iyo kaad sheegiba daamur kaarkaraya baa ku huuran
@SuhaybMaxamed-ee2ci
@SuhaybMaxamed-ee2ci Ай бұрын
S/land wxaa dhiiga u qubay oo hal dorkogii ku wayey waa garxajis.mujahidiinta ugubadan ee taarkhida dhigtayna ee ugu magac wayn snm waa garxajis.
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Noc waliba nociisa ayuu Dontaa yiciistu ma kala Maranto ayuu yidhi Inaderkay jsl guul
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Waaka gaarxajiis maaxa ceebe isiin duuvan
@AidrosOmar
@AidrosOmar Ай бұрын
Aqoonsi uu isagu keeno mooyee yaa kale ee keeni kara prof waa aqoontii oo fadhida yaa u jawaabi kara
@abdihashi9863
@abdihashi9863 Ай бұрын
Waar maxa Garxajis ku dhacay bal Dadkan eega Beri ayey Gob ahaanjireen
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 Ай бұрын
Odaygaa ina aw good ee raali galinaya reer siyaad bare bal waydiiya dhaman daarood makaa raali galiyen xasuuqii iyo baaba,ii uu dadkaga iyo dalkaga ugaystay
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 Ай бұрын
Huwan waa faqash
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Ай бұрын
Kulmiye gabalkisii ayaa dhacay kolba hadalo hasoo ururiyaan
@slandprince7210
@slandprince7210 Ай бұрын
Kulmiye mee ciidankii JSL?
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa ninka dhegeysta khuraafaadka wuu ku dawakhayaa. Waayo waa beentii io lugo yeeallatey oo dhutineysa. Haddaba waxba haka dhegeysanina.
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Fataalkan huwanta ah Dr.Kadaab waa wasiir khaaraji soo mara Somaliland kii ugu xumaa maantana waa Carmal Kulmiye soo furay markaa Carmalka kale ee Xisbiga Huwanta Wadani ku jira muxuu ku soo kordhin waa kudaafad meesha isugu timid iyo kuwii hore u joogay oo ka sii xun Ciro Camabe iyo Khadar Bidaar isku soo wada duubo Waa wasakh aan wadanka lagu aamini karin. Dr. Beenaale shalay ayuu Xamar ka yimi isagoo ka baryey kursi wasiirnimo oo ugu baanay waar anigaa idinka qaaday Kumeel gaadhkii Xersi Xaraami na wuu igula jiray ee wasiir khaaraji iga dhig waxay ugu jawaabeen MEEHAAN UNUKAA ISKA LEH ee Wadankaagi aadno boos kuuma hayno. waa saqajaan asal ahaan aan dhaqanka Somaliland lahayn oo aan ku soo korin waa Isaaqa dega Baydhaba ee la yidhaa 8 iyo 9 ee Digil iyo Midhillaha la dega markaa shaqsi kudaafad ah oo aan khajilin laakiin waxa ka xun ka soo hooystay oon isna rajo ka qabin in uu cod ka helo shacbiga Somaliland ee wadankooda ku adag bal sawirka page kan ku yaala eega Xamaal kamaan dhigteen mid keliya waa wada faashiliin saaqidiin ah HUWAN kalakaal ah.
@user-kn5nw1yv4p
@user-kn5nw1yv4p Ай бұрын
Kulmiye guuul iyo gobanimo cadawga iska ilaliya
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Faatal xiirsi waa adeerkay gaaracayow cood iyo xaayira kaa soo kaacay maa anaagad naaqiiyamisey qaaniisyow maa gaarxajiis o huunguri ku haadala baad is moodeey waanu kaa jaari xiirsi faatalow aniiga ciid kuugu xiiga xaamar maarkad u dhuumiiseey baa laagu kuufsaday xiirsi daameerow
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 Ай бұрын
Dadkan reer waddani isma maqlan doorasho dagaal raali galin io waxan dhaamin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
Kan suldaanku waa bacaacle
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Beebawas istiicimalä maagaca gaarxajiis
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz Ай бұрын
Waar ninka daaya meeqaam sare ayaa lagu soo dhaweeyeye
@axmedmaxamed628
@axmedmaxamed628 Ай бұрын
ciro dulqaad badanaaa
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 Ай бұрын
Ha is daba saqlayso.
@musaahmedhassan427
@musaahmedhassan427 Ай бұрын
Cadaw
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 Ай бұрын
Iibaan maxaad ku hali futadadii baa xaarkii ceshanwsyday sidii gaaldu kaa wasaysay garac ibni garac futo jilic
@yahyemahamed1134
@yahyemahamed1134 Ай бұрын
tolow tuugtan toban jeer dhaartay siday ku danbayn
@slandprince7210
@slandprince7210 Ай бұрын
Kulmiye hogaanka fashilmay bye bye
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Ай бұрын
Xibigii midnimo doonka ee somaaliya wuu fashilmay ninkii rajo qabayow waad ragtagtaa 😂😂😂bacaac bacaac
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
MAXAMED ABDULAHI MASHRUC BUU SOMALILAND UU SOO QAATYE FAAQSHTU UU SHAAQYE ILLAHOW BEELYOYNKA KAALE BIIDARTA WEEYN MEELE DAARYN NOO DHAAFI WAA WAADA CAALOL BAHAAN
@SuhaybMaxamed-ee2ci
@SuhaybMaxamed-ee2ci Ай бұрын
C/raxman maxed c/lahi waa midhihii uu ka tagay Mujahid lixle.
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z Ай бұрын
Waar heego lambarka xejista laydin nac, G36 shaqo ayey idinka qabatay marka ku duusheen, gob weeyo waliba mag ayey bixiyeen, meel soke ayaad ka hadleysa saqajaan!!!beenaalayaal ah oooff heeeego 👎🤮
@haboon180
@haboon180 Ай бұрын
Wadani manta ayuu caqli helay. Dr Maxamed Cabdilahi waa Maxamed Xaji Ibrahim Cigal ee qarniga. Waa ninkii DP World keenay Berbera. Cedceed sacab laguma qarin karo. Kafadii siyaasada Somaliland maanta culays ayaa fulay.
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn Ай бұрын
Hhhhhh liiban futo jilic wa badh nag
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 23 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
Waa kuma aabaha dhabta ah ee Mr Gala dagaalka?
28:24
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 5 М.
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Baraarug Media
Рет қаралды 105 М.