MAXAMED MAAME FT MALYUUN MAANKA - ITAHAY - OFFICIAL VIDEO 2023

  Рет қаралды 3,594,556

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Жыл бұрын

Maxamed Maame Ft Malyuun Maanka
itahay
Erayadii: Baashe Bogeeye
Laxankii: Abdikarim Ali Shaah
Music: Ayuub Haruun
Camera: Idiris Dabcasar & Yonez Crown
Editing: Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Production

Пікірлер: 705
@samiiyamuuserooble2199
@samiiyamuuserooble2199 Жыл бұрын
Away ddki nabiga jeclaa 🥰😥😥
@ameliaalli1127
@ameliaalli1127 Жыл бұрын
Maxad kaso doontay marka meesha inta like 👍🏾 raadinaysid iska daa irsaaqad xumada
@apdilahiinashire3830
@apdilahiinashire3830 Жыл бұрын
Heesh waxa kamcan qoraka alle ya igu racsan✌❤
@amranamraniita9879
@amranamraniita9879 Жыл бұрын
Aniga
@Jabjacayl
@Jabjacayl Жыл бұрын
Hda maxaa meesha kusoo galiyey hdaanad dhagaysan
@user-zc7vz7br7o
@user-zc7vz7br7o 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😮😮😮😮😢🎉🎉😂
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 Жыл бұрын
Wax la dhageysta waxa ugu wanagsan Qur'anka 💯💯
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 Жыл бұрын
Ka dib maxa halkan ku keenayy😂❤
@geenyabari3483
@geenyabari3483 Жыл бұрын
@@abdicasiisaadandirir6726wa qoslay wlhi mxa inta keeny😂😂
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤​@@abdicasiisaadandirir6726
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@abdicasiisaadandirir6726😊❤❤😊😊❤
@SumayaCcasiis
@SumayaCcasiis 6 ай бұрын
Maxa alkan ku keenay
@mkhtrcali4386
@mkhtrcali4386 Жыл бұрын
Walaal Haa Dhafiin Adoon Kusaliin Nabigeena Maxammed 🥰 Scw 🥰 Scw 🥰💯
@sabnaa144abdullahi7
@sabnaa144abdullahi7 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@Ayuupdhoolayare3901
@Ayuupdhoolayare3901 Жыл бұрын
Zcw
@nasrimaxamud3537
@nasrimaxamud3537 Жыл бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam
@muztaphemahamethapdi4676
@muztaphemahamethapdi4676 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@fadumaisse1283
@fadumaisse1283 Жыл бұрын
Scw
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟 Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭
@cmkstudio1161
@cmkstudio1161 Жыл бұрын
Then why are u listening to it tf
@africankidd3642
@africankidd3642 Жыл бұрын
@@cmkstudio1161 these comments are everywhere 😂 they fr bots
@najmamohamed7557
@najmamohamed7557 Жыл бұрын
Adigu hees walba maad dhex tgan tahy Horta🤦
@africankidd3642
@africankidd3642 Жыл бұрын
@@najmamohamed7557 Robot camal kkkk 😂
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 Жыл бұрын
Kugu racasanhy bor 💯💯💯💯
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
Magaca Allah hadaad aragto love saar❤️
@suleekhaabiib3406
@suleekhaabiib3406 Жыл бұрын
Mansha allaa
@nimconimcoo
@nimconimcoo Жыл бұрын
Heestan waxa kamacan qumran ka iyo alle iyo kusali nebig
@nimahassan6258
@nimahassan6258 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NimcoJamac-lh9ul
@NimcoJamac-lh9ul Жыл бұрын
❤❤❤
@israhani8722
@israhani8722 6 ай бұрын
@zathaamdeck
@zathaamdeck Жыл бұрын
Inta quranka jaceyl like isaar walal 🙏❤️
@saidmohamed7846
@saidmohamed7846 Жыл бұрын
Abdikariin Ali Shaah laxanka Kaliya malahan dheeshana asaga leh dabcan Hadii aad igu racsantahay like saar😅
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 Жыл бұрын
Benta maha 🤣
@rayannaelmi8093
@rayannaelmi8093 Жыл бұрын
Horta inantani maryaha dahabiga wayba jeceshahy wyna ku qurux bdn thy mnsha allah ❤✌
@user-bo2ey3cl5f
@user-bo2ey3cl5f 2 ай бұрын
Waaw 2024 ayaan daabanayaa markii afaraad ❤aan daabanaayo .❤️‍🔥🥰🤗
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 Жыл бұрын
Hargeysa Waa Hooyigii Fanka Iyo Quruxda❤💯🎹 WAQALKA
@user-kj6nk8pc4j
@user-kj6nk8pc4j 9 ай бұрын
Hees iyo badh
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
Goat Melody abdi kariim ali shaah 🐐 amazing song 🎵 good luck hit song 🎵 Lyrics fantastic fire 💯 🔥 Waqalka duula goat Editing 🔥💯📸🎥🎞 artist year mame iyo malyuun manka Full respect 🙏 waqalka another level 💯 song 🎵 🔥 Intaa ka heesya like 👍 saar music 🎶 goat 🐐 ayub haruun waxbo lagaama qabo karo 🎻🎹🎼💯🎸🔥💯
@cabdulaahifaroole8318
@cabdulaahifaroole8318 Жыл бұрын
Hestan laxankeda waa waxkle legend abdikarin ali shaax 🙏👌
@yahyealishaah5802
@yahyealishaah5802 Жыл бұрын
Horan UsheegaY laxankasii inu Ninki waynaa ku faro yareYstaY ....Apsikariin ali shaah Fanankii sanadka
@halimasacdiya9880
@halimasacdiya9880 Жыл бұрын
Heestan wxn marwalpa u qaadaa inankayga curadka ii ah ❤❤ run ahaantii qof kle kumasoo baxayso lkn hoyadey haday noolaan lahayd yada oo kliya kusoo bixi lahayd nasiib daro iima noola😢😢
@boojadheere
@boojadheere Жыл бұрын
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
@siciithhariir9778
@siciithhariir9778 Жыл бұрын
Abdikariin ali shaah laxan macaana 🙆‍♂️🖤💜
@amiirdeekh8647
@amiirdeekh8647 Жыл бұрын
Wow heestu macana jacaylkaygi hore iso xasusisasay thanks waqal studio iyo Mohamed maame iyo malyuun manka thanks dadkaygi mcn
@mohamedaliali8587
@mohamedaliali8587 Жыл бұрын
Another level 💯 👌 👏 🙌 😌 💪 💯 mame and manka
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
Ayyyy hees lawada sugayeey woof calayk ❤🔥🥳malyuun maanka and maame yare another level waaye ❤ song 100% Ayy father of Melody A,A,shaah 100% 💚🔥🎤🎤 Music top waaye WAQALKA DUULA BEST ❤🥳🥳🥳
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥
@bossbile
@bossbile Жыл бұрын
Mahamed maame legend waa fanan da yar oo soo baxaya mash alh inta jecel ismuujiya
@Kafi_adde
@Kafi_adde Жыл бұрын
A.A.SHah Father of Melody 🎶 Asa Macaneyay Heeska
@zakiheersare
@zakiheersare Жыл бұрын
Layaab layaab maame iyo malyun❤🙌 first Best camera man my brother Yonez crown
@khalidsicid9952
@khalidsicid9952 Жыл бұрын
Abdikariin ali shaah fananbuu soo saaray ❤legend❤
@ahmednemanja9143
@ahmednemanja9143 Жыл бұрын
Faanaanka kaliya asago 9bilood fanka ku jiro sidaan noo gil gilay baa thy wllkey maame respect🫡🎧🎤
@nasteexman3353
@nasteexman3353 Жыл бұрын
Hadad aragto saliga nabiga scw scw scw❤ ku salle 🙏
@fatimaahmed5179
@fatimaahmed5179 Жыл бұрын
Na wd edabdarantu ish ee melahan Ha keenin rasuulka shrfta le 😡
@nasteexman3353
@nasteexman3353 Жыл бұрын
Hadan odhan laha heesta sara love kamadan hada sheen somaha kkkk
@maxamedabdiqadir4123
@maxamedabdiqadir4123 Жыл бұрын
Aan Ku salino Nabigeena Muhammad scw
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 Жыл бұрын
STUPID HALKAN NABIGA LOOGA SALIN MAAAYO MEEL KHYR LEH AYAA LOOGU SALIYA INTAAD ISLEEDAHAY COMMENT KU HEL DAMBI HA QAADAN NACASOW ALLA MAAN KU HELO INAAAN FEEDH KUGU DAANDAAMIN LAHAAAA
@nashadsalat3333
@nashadsalat3333 Жыл бұрын
Scw Scw
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
Waaw Cajiib Best Song 🎵 2023 Iitahay iitahay Waaw Maame and Malyuun Inaad Naga Waashaan baad Rabtaa 🎶 Another level 💯 👌
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 ай бұрын
Malyuun on the beat.
@mahoapd3576
@mahoapd3576 Жыл бұрын
Masha allh laxanki wlkey cabdi karin cali shax iyo abwankeygi bashes vogue halkan ayan kasalamayaaaa iyo maxamad maame iyo maltin manka
@faliscabdirashiid3633
@faliscabdirashiid3633 Жыл бұрын
jannadii anaad itahy waa iska leedahy cunug yarbaa tahy naftaada ilaali naarbaad usocotaaye ani waan kuu naxayaa wllahi wxaathy fnaan aan jeclahy waana igawaano heesaha wa naar qofka heesaya wuxuu lamid yahy kuwa filinka jilaya😢😢😢😢😢😢😢😢💯💯💯💯💯💯💯🥺
@asmaabdi-up1hp
@asmaabdi-up1hp Жыл бұрын
Qofka dhageysanaya isaga naar kama baqayo miyaa😂😂waa isku danbi
@abdirisaqristaabdirisaqris6698
@abdirisaqristaabdirisaqris6698 Жыл бұрын
Dabecab leeyahay heesta marka u horaysa kama helo balse 2weekis maray talo ayaan dibka jeclada hada waxa igu socotay halkaad iga maagtay man garan tana waankusoo noqonaya insha alhh
@user-qv1gb7mb2z
@user-qv1gb7mb2z Жыл бұрын
kula mid ahay cilada kaligay uunba moodayey😂😂😂
@the_hit_man_
@the_hit_man_ Жыл бұрын
Aniguba kula mid ayan ahy 🤣
@ismaacildanan536
@ismaacildanan536 Жыл бұрын
Hargeisa Inay tahay hoyga quruxda iyo Fanka ma Isku Raacnay🥰🥰
@abdinasir4271
@abdinasir4271 Жыл бұрын
Apdikariim Ali shaah fanan qliya laxnkisa anoder level
@bisharoabdiharoun4129
@bisharoabdiharoun4129 Жыл бұрын
Mashaallah Mohamed MAAMe wll Mac D jibouti 🇩🇯❤️ iyo ANika oo Khadraa Mohamed
@apdyqanijamal4629
@apdyqanijamal4629 Жыл бұрын
Pest song MohameT Maame laacIbka sanadkan fanka shiTeY waana fanaana waqtigiisi ku jira keep Going proTher MalyuuN Maanka fanaanad AduuN ❤️😊
@nuuradiinjirde187
@nuuradiinjirde187 Жыл бұрын
WAX badan oo aan zugnaba way timi maxamed and malyuun another level 🖤🎧
@ina_hajiali
@ina_hajiali Жыл бұрын
idhisaay ogoW waa adiga inan walba 00 soomaliyEed Sharaftiina iLaa Liya alle haydin xafidEe. 😻🤒
@MaxamedCabdiqadir-mj6ni
@MaxamedCabdiqadir-mj6ni Ай бұрын
MacaaNka HeeStU Waa LaXaNka Ina CaLi ShaaH❤
@cqaniaxmed9874
@cqaniaxmed9874 Жыл бұрын
Malyuun maanka apdikariin ali shaah hees lasoo qaad waankaa sugayaaaa
@dabshide3878
@dabshide3878 Жыл бұрын
Mohamet maame💯🥇 And Malyuun maanka💯🥇 Waapan sugi kari wayay heestan 🌟〽️
@shimbirtanabada9178
@shimbirtanabada9178 Жыл бұрын
Jah Hees wakhtigeedi timid sanad guuradii arooskeyga❤🎉🎉🎉 #abidkey adaan abidkey, abidkey ku eeganayaa ❤❤boqorkeyga❤ frxd iigu noolow.
@YuusufFaarax-su8og
@YuusufFaarax-su8og Жыл бұрын
💔💔💔💔😢😢😢
@yahyebigman601
@yahyebigman601 Жыл бұрын
The best Waqal studio 🔥😇
@madraali6870
@madraali6870 Жыл бұрын
Laxanka igu socdaa Abdikarem Ali shah 🥰
@alexcollair178
@alexcollair178 2 ай бұрын
Waxaan hadda qorayaa waxaan jeclahay heestan aad u dishay❤❤
@Xanaans
@Xanaans 3 ай бұрын
inta daawanaysa 2024😂👍
@Zaky_garad
@Zaky_garad Жыл бұрын
Generationka Maanta kuwa ugu wacan- MAANKA IYO MAAME👏🎧🤩
@aichadabar1139
@aichadabar1139 9 ай бұрын
For 😢😊😢🎉
@shadiyaali-tf3ok
@shadiyaali-tf3ok 2 ай бұрын
Dadka quranka kuso qorayay ma caruru ayaa tihiin qof kasta oo Muslim uu ogyahay ee cadad xun iska daya waxaa laga yabaa in aad mar bakhtiin hees lakiin like jeceyl idiin gaynayso
@abaase
@abaase Жыл бұрын
Malyuun maanka stunning 😍 ✨️
@sharifhodale8996
@sharifhodale8996 Жыл бұрын
Eeshcalaa hees maxamed maame iyo malyun maanka
@nimcomaxamed4712
@nimcomaxamed4712 Жыл бұрын
Maansha Allah wllo.maxamed maame. Malyuun maanka alle hakudaayo❤
@mowliitdeeq2748
@mowliitdeeq2748 Жыл бұрын
Fanku ba waa .mame iyo malyuun
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 Жыл бұрын
Waxan hees wey dhafte magac kale ubixiya maxamed meme fananka sanadka my fav fanan guleso bro ❤💯
@abdikaremjanaalle4491
@abdikaremjanaalle4491 Жыл бұрын
Ax yaa laxan team waqal salaan sare
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Malyuun maanka and m.maame axyaa hees
@qadarpowermusic10
@qadarpowermusic10 Жыл бұрын
Malyuun manka in the building ❤️❤️❤️❤️
@wahanofficial3386
@wahanofficial3386 Жыл бұрын
Waqal studio best studio in whole Africa 🎉🎉🎉🎉
@xabiibcawil3601
@xabiibcawil3601 Жыл бұрын
Waxnoo kle gaaladu waxay dhahdaa Another level Ereyada iyo Kaxanka iyo codadkuba waa Xaalad kle 🖤
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 Жыл бұрын
Maame Ninka magalka shitey Beryhn Guleysoh pro🔥🔥🔥
@salmaaanmohamed161
@salmaaanmohamed161 Жыл бұрын
𝐦𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐰𝐞𝐞𝐞 𝐰𝐞𝐞𝐞 💯💯💗💗💗
@BadriAbdi-cc3rs
@BadriAbdi-cc3rs 7 ай бұрын
🎉
@yoonisgabal5461
@yoonisgabal5461 Жыл бұрын
Walee wow egyahy laxanki cabdikrin calishah 😂 very nice 👌
@staroftheyear424
@staroftheyear424 Жыл бұрын
ilove my Somali music from🇪🇬
@maryanmaxamed1907
@maryanmaxamed1907 Жыл бұрын
Thnks king 👑
@abiradiba8681
@abiradiba8681 Жыл бұрын
Mashaalah www wan kuu wataa✨️😍
@xasanjareerxasan5595
@xasanjareerxasan5595 Жыл бұрын
Maame fanaanka zanadka inuu yhy yaa diidan😍😪💯💯💥💢
@Indhoahmed
@Indhoahmed Жыл бұрын
ᴄɪᴅɴᴀ ᴢxᴘ
@anizamuuse1265
@anizamuuse1265 Жыл бұрын
Wax walba laxanka saxa jah meel shah soo galay miyaba cajis leh iyo laba legend manka iyo mame war labadan isku dara😂
@bisharshirwac2258
@bisharshirwac2258 Жыл бұрын
Laxanka lagenkii waynaa wiilkii shaaxa kuqubaysan jiray
@adeerka_5
@adeerka_5 Жыл бұрын
The Two Lagends MaaMe And MalYuun 💚❤️ MoHamed MaaMe Artist of the Year🐐
@fartuumaxamed7285
@fartuumaxamed7285 Жыл бұрын
P
@cabdiwahaab2052
@cabdiwahaab2052 Жыл бұрын
𝐩
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 Жыл бұрын
Woow my song maxaan sugay thanks hadii waqal soofasaxay mantaba keep going maame ft malyuun and team waqal 👍👍❤💯💪💪
@idiriscarref9743
@idiriscarref9743 Жыл бұрын
wewe😍🥰
@Abokorrrr
@Abokorrrr Жыл бұрын
ayuub haruun what a music macquul maha🐐❤️
@sumayoabdikani1954
@sumayoabdikani1954 Жыл бұрын
Masha Allah maame noloshyda ilahy haikadayo ♥️ aduunkeyga my everything 💋♥️♥️
@Adnaanmahad
@Adnaanmahad Жыл бұрын
Oyoyoyyy Maame iyo malyuun maanka laba fanaan oo isku soo baxay🥵♥️
@SacadApokor
@SacadApokor 6 ай бұрын
LaxaNKa ina Cal¡ tea FanKuBa h.LOVe❤
@suldaand
@suldaand Жыл бұрын
Mid iga qoro yaarkaaan waxa uuu noqonayaaa nin tariikh wayn oo markasta la soo xusuusto fanka ka samaynayaaa. Waxa ka dambeya nin cajiib ah ' A.A.shaaah' ___________________________________
@raxmaabdi5667
@raxmaabdi5667 Жыл бұрын
Wll.
@saadonoor7931
@saadonoor7931 Жыл бұрын
Wooow heestan sugaynay maxamed maame and malyuun maanka 🌹🌹🌹🍃🖐🖐😎😎😩😩
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 Жыл бұрын
I'm not Somali I'm Turkish but I like this song because my somali friends used to listen this song 🥰🙏
@Jimcalekikoz
@Jimcalekikoz Жыл бұрын
😂🤣😁
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
Waryahe😂😂😂😂
@bahjobilan5298
@bahjobilan5298 Жыл бұрын
Magacaga mxa somali kadhigay hadadan ahayn somali
@hiboxuseen1503
@hiboxuseen1503 Жыл бұрын
Beenti ugu waynayd ee bishan maqlo😂
@zeitunabdiabdi2357
@zeitunabdiabdi2357 Жыл бұрын
😂😂😂they use to listen wen😂😂😂😂🙈
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 Жыл бұрын
Waqal maame maanka dad waaweynba heesta isugu tagay🔥
@Mescut_adde
@Mescut_adde Жыл бұрын
Mohamed Maame 🆚 Malyuun Manka Wax-kale 🔥🔥😇
@nuranizmacil7702
@nuranizmacil7702 Жыл бұрын
maame hore uu soco brother❤🥰
@sakariyehassan4175
@sakariyehassan4175 9 ай бұрын
Abidkey ku eega Nayaa 🥺😫🫀🫂🤍❤
@ilwaadsiciid9174
@ilwaadsiciid9174 Жыл бұрын
This Song maame ft malyuuun.🔥❤
@muunaabiib2274
@muunaabiib2274 Жыл бұрын
Another level 💯 👌
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil Жыл бұрын
Mohamed maame fanaanka sandakan qiimayntayda malyuun maanka igagadan
@Asad_haaji_abokor_3007
@Asad_haaji_abokor_3007 Жыл бұрын
Jannadii aanad itahy adunkaba'oo Abidkay adaan abidkay ku'eeeganayaaa Wow another level big apdayt .wlhi. Waqal ... waanawalosaa....❤💯👏
@naciimayusuf9243
@naciimayusuf9243 Жыл бұрын
Wow beautiful song ❤
@DdrXdf-kt3uw
@DdrXdf-kt3uw Жыл бұрын
Malyuun❤❤❤ maanka 😅😅😢 sharma is back😮😮😮
@user-hg1sr6gj5x
@user-hg1sr6gj5x 5 ай бұрын
Waaw the best of waqal studio 🎙 👌
@irkadpoy4607
@irkadpoy4607 Жыл бұрын
Wllhi abdikariin ali shaah laxankiisa waa dhaliili jiray lkn maanta waa tuuray cimaamadiisii
@abuukarciise4488
@abuukarciise4488 Жыл бұрын
Ina cali shah xaqiraad wuu la weyn yahay bro🤣
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 Жыл бұрын
Fire🔥🙌
@yazenmendes987
@yazenmendes987 4 ай бұрын
Dude why is this song underrated
@amalaadan6342
@amalaadan6342 Жыл бұрын
Ka bax labada fann ee fanka leh keep going 💖😻
@handeeq
@handeeq Жыл бұрын
Maame waqtigaaga waaye shb ku raaxeyso masraxa fanka😍❤️
@NimcaXasan-zj3nm
@NimcaXasan-zj3nm 6 ай бұрын
OK 👍 👌 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyoshire2430
@farhiyoshire2430 Жыл бұрын
Laxanka ina cali shaah baan moodey 😉 Mase waaba yahay
@Somaligirl2011
@Somaligirl2011 Жыл бұрын
Abdikariin baa saaray laxanka heestan ba
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle hayna cafiyo dhamaanteen!. ILayn waxaasaynuba dhagaysanaynaaye.😂
@AmiinKaise-df3ne
@AmiinKaise-df3ne Жыл бұрын
Wan idin salamayy inta heestan Ku murqamaaya 👋👋👋😂
@NuuxMaxamed-sp8sf
@NuuxMaxamed-sp8sf Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂 Kaa qaadnay zhp aniga iyo azxaab kle ayaa caawa 12:51 16/7/2023 ku murqamayna
@abdihamudofficiall8922
@abdihamudofficiall8922 Жыл бұрын
Best two fanan maame vs maanka
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Жыл бұрын
woooooooooooow heesahan kale wa igu socodan inta igu raacsan is muujiya
@kingridwaan8222
@kingridwaan8222 Жыл бұрын
the best song for my ever 🥰💯💯
@mascuudabdirsakofficial9691
@mascuudabdirsakofficial9691 Жыл бұрын
Super high video a song Amazing Malyun and Maame Another level 🙏🔥❤️
@MedBenzema-nl8ut
@MedBenzema-nl8ut 11 ай бұрын
Hayaan
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 72 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 287 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 274 М.