No video

Maxamed Yuusuf Cabdi AHUN Qaraam (Madiix)

  Рет қаралды 71,823

Goray Haldhaa

Goray Haldhaa

Күн бұрын

Пікірлер: 101
@muktarali2311
@muktarali2311 4 жыл бұрын
Wah wah yaa saalax qaasim walaahi caadi ma ahan waa inuu raaxeeyee ilaah cimri dheer ha siiyo cajiib saas ayaa kaban loo tumaa habeenkaas meesha sedax qof oo fanka somaliyed ku qaali ah baa halkaas isku helay kaban saalax qaasim durbaanka Aweys abuukar goobe codka Maxamed Yuusuf ilaa u naxariisto inta dhimatay inta noolna caafimaad iyo cimri dheer iyo cimaado suuban ❤️❤️❤️❤️❤️
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Ereyadii abiihii jacaylka fanka ismaaciil shekh axmed cagaf AHN Laxankii maxamed siciid farax guroon jire AHN Luuqdii Legenkii maxamed yuusuf cabdi AHN Old is gold♥️ Codkan wxa la duubay xus loo sameyay ismaciil jaamac cagaf 82dii iyada iyo heeso badan oo qarama ay ka mid ahaayen heesta kaar,kalkaal,Carwo- iwm .aun dhaamntood dad qiimo leh abay ahaayeen oo la tabay.
@sakariayuusuf9950
@sakariayuusuf9950 4 жыл бұрын
Taariikhdii cagaf nala.wadaag
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 2 жыл бұрын
Kaban iyo durbaankana yaa tumaya. Mooyi waxay tahay markasta waa halmaama. Waxaan filayaa waa Abuukar Awees Goobe
@Cabdisalamjimmy
@Cabdisalamjimmy 3 ай бұрын
Mahadsanid
@somalimusicport
@somalimusicport 4 жыл бұрын
Axsan kaban ,saalax gacan libaaxleh
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 3 жыл бұрын
Codka madiix oo uu lahaa gu'roon jire waxaa qaaday fannaaniin bafan, balse waxaa u sita inta qaadday maxamed yuusuf cabdi raximahu allaah
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Yaasalaam!! Laxanku Macaana ❤ Kaluunka kol baa la goowracayee, Hadda waa kaa naflaha ka midee. #Qaraam_Madiix
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Reer waqooyi hadii aanu jirin cidina Uma heesteen calanka, ciida ,ciidanka iyo caashaqa midna
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
ALLAH ha u naxariisto intooda iilatay gebigood kuwa weli noolna ALLAH ha dambi dhaafo!
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
Dadkan aad lahadlaysaa iilatay mafahmayaan
@cqanioomaar9160
@cqanioomaar9160 4 жыл бұрын
Qaraamkan Laxankeeda waxaa Lahaa GU'ROON JIRE .. AUN
@abdilahidheeg6474
@abdilahidheeg6474 3 жыл бұрын
Beryo beryo iyo wallaalihii hargeysa cod'aan dib'loohelayn iyo hore walaalaha hargeysa. Godka lagujanee wax'jiray ahaayeen. Mahadsanid goray haldhaa.
@hssnmoaskar3806
@hssnmoaskar3806 4 жыл бұрын
Yaasalaaaaam. Maxamed yuusuf Allaw kuu naxariiso.
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
Yaa zalaam Laxankii gu,roonjire Ereyadii ismaail cagaf Luuqda maxamed yuusuf Kabanka saalax qaasim Durbaanka goobbe AUN #qaaraami madiix
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
الطرب الاصيل لايموت،،، الايرحمهم ويغفرلهم جميعا
@sssdddf8508
@sssdddf8508 8 ай бұрын
قل الله يرحمهم
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan ismaaciil cagaf Iyo xuskii jacaylkii sii ee lagu dhigay Guriga abwaan ismaaciil cagaf Ee hargaysa
@ahmedabdi8352
@ahmedabdi8352 11 ай бұрын
Waxasi baa hees la dhaha heestii madiix ay ya qaram allah ha unaxariisto maxamed yuusuf cabdi iyo dhamanba dadkii hibada laha
@aawad1260
@aawad1260 Жыл бұрын
Waa heesaha I xusuusiya beri samaadkii. allow u naxariisoo dhammaan Kuwa aan caawa inala joogin!
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
kufyee caashaq yaa ka baalqaadoo kashkii ku jeclaata yaa kaafiya kadeed kugu dhacaa kal looma kasee kiiskaad gashay waa inoo kow kolkaan ku xushee aan kali ahayee kurbaa kor la iiga qaadaaye kol baan koox noqdaa kol wada heestoo halkii go'day kaa midays nahay kolbaan dhidid kuusaan hooraayoo kulaylkaygu guudka gaaraa kol aan sida aarka ukada loobaa macaan kaagii lay hor keenaayey labada kunibaad ii kuushaayoo macaaneey Indhuhu kulaalaaneey kalaam aad bari tiri galgacalkiisaa intaa nafta aan ku koriyaaye wax bay kordha waaga kaahima oo intuu kobcey aan koolkooliyaayey kaluunka kolbaa la gawracaye hada waa ka naflaha ka midee. Wixii aan khalday waad sixi kartaan
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
Khabiir Harnandez, wllo waxa kale oo aan rabay inaan kuugu mahad celiyo erayada sawdkan oo si aad u wacan u soo dhigtay. Sidoo kale waxaan urruriyaa erayadii qaraamka oo iyaguna taariikh kale ah. Mahadsanid wllo. Waxaad tahay dadka dhegtoodu fanka u dalloosho. Waxa laga gartaa sida heestan oo aan ku raftay fahankeeda aad u dhigtay.
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
@Hamza Mohamoud sxb adaa mudan adiga laftirkaagu wax badan ayaan kaa faa'iday sxb kula mid baan ahay anba waan aruuriyaa waliba folders bay iigu jiraan laxamada qaaraamiga waana heesaha aan mar naba lagaxiiso dhicin
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
Khabiir Harnandez, Cod kale ayaa hadda meel ka akhriyay la yidhaa Hinqad.
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
@Hamza Mohamoud sax sxb aniga laxankii ugu danbeeyay maantaan bartay waxaa la yiraahdaa dabeecad waxaa soo galiyay nuuradiin cali amaan
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
Khabiir Harnandez, hhh. Halkaasaynu kaga heynaynaa.
@baxsanbilanofficial8066
@baxsanbilanofficial8066 2 жыл бұрын
yaasalama hees waya dhafataya alleh hawo naxarizto maxmed yuusuf cabdi
@somatricks3281
@somatricks3281 5 жыл бұрын
Eshqiyaasak. Waxay taabanaysaa meel fog.
@mustafejamaac8278
@mustafejamaac8278 4 жыл бұрын
Waaaaaaaaw Bahashu Macn badana
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 4 жыл бұрын
When it comes qaraami for me he is the one. Every number of years I listen once
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow unaxriiso lagand maxamed yuusuf aamiin saalax qaasim naaji cimri dheer iyo caafimaad
@jaambiir8
@jaambiir8 4 жыл бұрын
Waxad moodaa markad mawjadaa waayaha hore dhex gasho ee aad dhagaysato inaad joogto wakhtigii iyo goobtii ay ku qaadayeen iyo iyagaba waa wax aan duugoobayn codka iyo kabankuba Alle SWC AUN intii dhimatay inta kalena alle ha caafiyo iyo nolol wnagsan
@abdullahiabdi5855
@abdullahiabdi5855 4 жыл бұрын
Axya qarami"waari meysidhe war haka haro"......
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Жыл бұрын
Kabanka salaax Durbaanka Goobe Laxanka qarshe Codka M.Yuusuf Bal dacar bas baas cigaal Khadra . Iyo qaar kaloo badan aan halkaas maqlayaa ❤
@Ziddiiq
@Ziddiiq 4 жыл бұрын
Sawdkii "Madiix" ... codkii Maxamed Yuusuf Cabdi iyo Ereyadii Ismaaciil Sheekh Axmed (Ismaaciil-Cagaf) .... Ilaahay ha u naxariisto labadoodaba ... Aammiiiin
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 Жыл бұрын
My favourite Maxamed Yusuf.
@sheekhmooldhe8104
@sheekhmooldhe8104 5 жыл бұрын
Ilahayow naxariistii jano ka warabi Waxaa uu kamid ahaa dadka sharafta iyo cisiga badan Somaliland garahaan Hargiesa somaliland.
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 8 ай бұрын
Gooobe iyo salax qaasim aaadbey isugu soo baxeen laxankuna waa laxan qaali
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 4 жыл бұрын
luuqda ama laxanku kabanka saalax qaasim hees lama dhihi karee waa mucjiso runtii..fan quruxbadan buu ahaa
@mowlidhassan4293
@mowlidhassan4293 5 жыл бұрын
dhadhanka fanka, qiima badnaa sxb.
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto marxuumka
@mohamedalibootaan4286
@mohamedalibootaan4286 3 жыл бұрын
Very good walaal
@mouriniomahadcabdi5786
@mouriniomahadcabdi5786 8 ай бұрын
Kalaam aad bari tiri kalgacalkiisaa, Intaa nafta aan ku koriyaaye. #Qaraam_Madiix
@geellegaaboow4959
@geellegaaboow4959 4 жыл бұрын
Aun Maxamed yuusuf markaan arko asagoo fadhi ku heesaya saalax qassim lagama ag waayo saaxiibo ayey ahaayeen
@muhiyohasan7201
@muhiyohasan7201 Жыл бұрын
Rag Waa ragii hore waaba Raashin
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
codkan iyo codka Layaab la yidhaa waxa sameeyay mid ka mid ah aabayaashii fankan isaga ah, Gu'-roon-jirre. cabdirisaaq Cali, qaraamiga codadka kala ah; Xasuus, Rafaad, Danaakili, Damaq, Olol, Gargaar iyo Taah haddaad inoo soo raadiso aan baan kuugu mahadin lahaa.
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
Luuqdan LaYaab ayaan u aqaan oo waan kugu raacsan ahay. Madiix waa luuq ka duwan middan. Mahadsanid.
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 4 жыл бұрын
Damaq waa la helayaa lkn , rafaad, danaakili , xasuus , olol, gargaar, taah iyo xasuus , intaasba aniguna waan ku daba joogaa
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
Shaafi cishqi, wllo waa in Aswaadaa lasoo helaa. Waxaan inoogu dartaa heybad, horseed, Hillaac, iyo higsad. Waxaan gacanta ku hayaa ilaa 37 cod oo Qaraami ah oo fanaaniin kala duwan oo yar iyo weyn ba leh ay qaadayaan.
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
M. Mohamed Indhageelle, wllo tani waa Madiix. Layaab, Muxibbo IQK na waa codad kale oo Gu’-roon-jirre leeyahay.
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
@Hamza Mohamoud sxb laxamadaa aad kor ku xustay wax maka haysaa?
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan ismaaciil cagaf
@cqanioomaar9160
@cqanioomaar9160 4 жыл бұрын
Ragii Raga ahaa Bay is helay....
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii ismaacil cagaf laxankii guroonjire codka maxamed yuusuf cabdi
@abdirahmanelmi8172
@abdirahmanelmi8172 Жыл бұрын
Old is gold
@abdirahmanelmi8172
@abdirahmanelmi8172 11 ай бұрын
Gacantii salax qaasim
@somatricks3281
@somatricks3281 5 жыл бұрын
Heestan oo tubeec qaadayo yaa haya toloow ?
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 4 жыл бұрын
Waan hayaa lkn maxamed yuusuf ayaa kaga wanaagsan
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Waa saas Meel Tubeec Marayo Lama soo Hawaysto lkn heestan Madiix waxaa loogu kala horeeyaa sidan 1 Maxamed Yuusuf 2 Tubeec 3 Kuluc Aun dhamaantood
@serahmed5346
@serahmed5346 4 жыл бұрын
Sxb channelka Cumar Seerbiya ka eeg.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Qaraam : Madiix Laxanka : Gu'roonjire Aun Luuqda : Maxamed Yuusuf Aun Erayada : Ismaaciil Cagaf Aun Durbaanka : Goobe Kabanka : Saalax Qaasim ................................................................... Tubeec oo qaadayana Halkaan ka dhagayso kzfaq.info/get/bejne/mK-UfNBkzd_ekoE.html
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 2 жыл бұрын
Kabanka tolow yaa tumaya. Waxaa isleeyahay waa Goobe car yaa igu diidaya. Heesta waxaa fiican qofka soo gelinayaa soo raaciyo macluumad dhamaystiran.
@Shabco_qaadi12
@Shabco_qaadi12 2 жыл бұрын
Kaban ka waxa tumaya Saalax qaasim, Goobe laftiisu meesha kama maqna oo wuxu tumaya Durbaanka, Erayada waxa le Ismaaciil cagaf, Laxankana waxa le Gu'roon jire. Wakukaa saaxiib.
@mohamedh.ismail7913
@mohamedh.ismail7913 3 жыл бұрын
464
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan ismaaciil cagaf
Maxamed Yuusuf Cabdi 🔥Iyo Heesta "DHARAARTAN WAX YEELADII DHAQDHAQEE"
7:36
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 26 М.
Qaraam :Jiib
9:09
Goray Haldhaa
Рет қаралды 29 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 17 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
Laxanka Jawhara Luula - Maxamed Yuusuf Iyo Magool Aun labadaba
8:42
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 36 М.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 973 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 30 М.
Laxanka Ciil iyo Axmed Muxumed Balweeye
13:38
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 21 М.
Maxamed Axmed Kuluc Qaraami Laac
14:56
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 75 М.
Qaraam:  Nugul
8:57
Goray Haldhaa
Рет қаралды 5 М.
Saynab X. Cali Baxsan Ahun &  Maxamed Yusuf Ahun | Heesta | Kaban
13:42
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 74 М.