No video

Maxamuud Xaashi waa kii shaley dalka xadey

  Рет қаралды 1,243

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

Ай бұрын

Kii shaley dalka xadey Maxamuud Xaashi
.................................................................................
Wuxuu inoo cadeeyey;
1 - Halka uu wax la wado oo ah Puntland (Somaliya).
2 - Halka uu ka soo horjeedo oo ah Berbera, Burco iyo Hargeysa.
IYO.
- Waxaynu ogayn Hawadii Somaliland ee gacanta u geliyey Somaliya.
- Lacagtii Dhismaha Madaarka Hargeysa ee Kuweit bixisay ee uu lunsadey.
- Mashruucii Xuba-Weyne ee uu lacagtiisii meel marsadey.
- Dhulkii hantida qaranka ee madaarka ku yaaley ee uu boobay.
Maanta ayuu hadana isagoo khamiis cad inoo soo xidhay iska dhigayaa nadiif aan weligiiba waxa xadin oo uu doonayaa inuu ku soo noqdo.
Waa hadii ay shacabka reer Soomaliland ka yeelaan.

Пікірлер: 14
@NOREDIN666
@NOREDIN666 Ай бұрын
Muftaaxa Nabadu waxa uu yaala Carshiga Allaah ee ma yaalo Dhulka . Muftaaxa Nabadu Kumana jiro gacanta Baniaadam ka . Nin aan waranka Gelina weedhaha ma Galaan. Anigo HJECLO from balidhiig aya ku qaba taas.
@CamuudAwed
@CamuudAwed Ай бұрын
Nin waliba waxa Uu wanaag iyo xumaan kula dhaqmo dad kiisa iyo dal kiisa waa wax meel u yaal uguna qoran
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 Ай бұрын
Kani waa siyaasi iskii u fashilmay
@CamuudAwed
@CamuudAwed Ай бұрын
Shalay ayey Maxamuud Xaashow talo kuu Ekayd Markaad Qaran kaaga iyo Dad kaaga khiyaamay neysey
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
Tuug tuug dhalay Waa NINKII SARIFTAY HAWADA JAMUURIYADA SOMALILAND in LAGU TOOGTAY AHAYD RUNTII
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 Ай бұрын
Markuu xadaayay miyaad la xadaysay maxaad u sheegi wayday
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 Ай бұрын
muunaf laber waan wuxu yaala guuriga xarantu ka buuxdo ee dadka reer somaliland dheegodi lagu jago illahay maad kabagdii ood akhri xasuusated oo xaraanta caruuta kadaysid munafag xalwarijiiyey uumada iyo garakabaa
@faizasaid3803
@faizasaid3803 Ай бұрын
Manaafaq tuug ah,
@user-yi1nu9ne8t
@user-yi1nu9ne8t Ай бұрын
Futtadi abaha ayu yala tuug.
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Ай бұрын
Hisho siyasiga damiirkalihii dib umuhadleen adigunaa urur baabad sameysatey
@warfaaden6369
@warfaaden6369 Ай бұрын
tuugii ugu waynaa somaliland
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
tuug beenale joojbeenta
WAREYSI #1/2 - GUDDOOMIYE CABDI FARAH LAQANYO
29:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 50 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,1 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Qosolkii Aduunka: Wixii kala Qabsaday Wajji Iyo Reer London
31:25
Dhamays Media Production
Рет қаралды 427 М.
Waa kuma aabaha dhabta ah ee Mr Gala dagaalka?
28:24
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 6 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН