Maxay Dawladda Soomaaliya ka ogeed marxaladihii uu soo maray heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland?

  Рет қаралды 24,084

BBC Somali

BBC Somali

6 ай бұрын

Maxay Dawladda Soomaaliya ka ogeed marxaladihii uu soo maray heshiiskii is-afgaradka ahaa ee Itoobiya iyo Somaliland?

Пікірлер: 54
@iqroali7019
@iqroali7019 6 ай бұрын
Viiva viiva somaliland❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 6 ай бұрын
Guuuuul British soomaliland government and Somalia italiya between borders afrika huuuraale huuuraale dhalay
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 6 ай бұрын
HOOYADAA DISTIORKEEDII KKKKKKKKKK XADGUDUBKA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA CAALAMKOW OGSOONAY
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 6 ай бұрын
Waxan madax kuma sheegi karo waa dad dalaalin xarash Qaran 😢😢😢😮😮😮
@hah7064
@hah7064 6 ай бұрын
Somalia ma lah Dastuur ka dambeyeeyey kii 1960kii. Draft ayaa Muqdisho yaala waxaanuu u baahanyahay in afti loo qaado dadweyne.
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 6 ай бұрын
Waa dad xanuusan maska ahaan oo waa kasta iska sheega 😮😢😮😢
@user-cd9pb3dq7f
@user-cd9pb3dq7f 6 ай бұрын
Adeer iska hadlow dastuur inaga dhexeeyaa ma jiro!! Dastuurka fadaraalka idinka samaystay annagaguna dastuur gaar ah ayaan leenahaye waalida joojiya reer fadaraalow
@abobasement346
@abobasement346 6 ай бұрын
beloh o dhan waa xasan dhiqoh
@NajaxCarab-zl7vm
@NajaxCarab-zl7vm 6 ай бұрын
MADAXDA SOMALIA WAXAAN UGA SHAKISANAHAY WALIBA XASSEN SHEEKH 😢😢
@medmoud59
@medmoud59 6 ай бұрын
❤❤
@kobciaqoontaadagg6608
@kobciaqoontaadagg6608 6 ай бұрын
Haaye haaaye. Iiwad sheekada.
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 6 ай бұрын
Ethiopia waxay joogtaa 5-maamul goboleed Soomaaliya, waxay ilaalisaa Madaxwaynayaasha maamulgoboleedadaas,, waxay xafiisyo ku leedahay meelo badan.. ...Ethiopia way qabsatay Somalia mar hore... Alshabaab waa kuwa keliya oo ka saari kara...
@Cadar49
@Cadar49 6 ай бұрын
Maxeey Somali kaliya la qarxiyaan ha aadaan hana xoreeyaan meesheey itiopia joogto Shabaab waa maafio duli ah muslin leey dilaan
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 6 ай бұрын
@@Cadar49 Al-shabaab iyo Ethiopia waa isugu kay mid. Kii dhintaba faaido ayaa ugu jirta Soomaaliya, Waxaan ka hadlayaa kuwa soomaaliya raba in ay ku soo duulaan, iyo tuugada af-ka duuban ee disha shacabka
@daldeeqducaysan882
@daldeeqducaysan882 6 ай бұрын
Somalia dastuur ma lahan. Waa qabyo qoraal laysku raacin, aftina loo qaadin.
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 6 ай бұрын
Inta dawladood ee heshiiska raacsan iyo tayadooda maxaad u xudiwayday inta aad carabiner oo waxtariwayday flashing carrabka ku xajinayso,sland guul cadawgeed jaban,amen
@CABDIFATAXTV
@CABDIFATAXTV 6 ай бұрын
BBC duhur wanagsan❤
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 6 ай бұрын
12 sanno oo wada hadal ah sina macquul uma aha 😂😂
@user-vu4st2hd8o
@user-vu4st2hd8o 6 ай бұрын
arintaan oo badii somaliya in cid kale lagu wareejiyo cid xaq uleh majirto muuse biixi ama xasan sheeq ama gudoomiye baarlamaan bada iyo biriga waadhaxalka umada somaliya iyo jiilka soo socda
@omarislamicchannel
@omarislamicchannel 6 ай бұрын
Somaliya xaasimimadii Adunka ugu waynayd bay mujiyeen
@fuadfawzi1425
@fuadfawzi1425 6 ай бұрын
I don’t know what is wrong with Somali politicians, how come no one saw it coming? they were all tired to make happy for Abiy Ahmed
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 6 ай бұрын
Waxa bada saxiixay waa wasiir balcad xassan dhiiqana way is ogyihiin waana qayaano qaran waan maxkamad lasoo taagaa Ethiopiana waa in la iska dhiciyaa insha'Allah
@gini875
@gini875 6 ай бұрын
meeshan ragan siyasiyiinta sheeganayaa somaliland iyo somaliya dalka inay iibiyaan bad iyo bariba way ka midaysanyiin waan wada tuug ilahay ka goday
@jamacxirsi8598
@jamacxirsi8598 6 ай бұрын
Sxb idinkaa Saxeexay
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 6 ай бұрын
Maxaa lagabuunbunaa nin3magaalo degen dawlada somaaliyeeddhulkii ay xukumaysay dadka degan kama warqabto maxaa kufalayaan cajuusyyo kaharay dawladii hore
@basbaas12
@basbaas12 6 ай бұрын
Somaliya Madaxweyne waali buu kuriday. Adeer wax inaga dhexeeyay oo aynu ku heshiinay ma jirtee, wixiina maamusho. Taayada cid wax idinka waydiinaysa iyo cid idinka dhagaysanaysaa majorto
@TheTellingU
@TheTellingU 6 ай бұрын
When UAE built port at Somaliland, nobody complained about it including Somalia. Why oppose Ethiopia? It sounds like jealousy.....
@iqroali7019
@iqroali7019 6 ай бұрын
Somaliland viiva
@HousseinFarah-ks9kw
@HousseinFarah-ks9kw 6 ай бұрын
Dikad.waa.lakireyn.kara.iyado.civile.ah.laakiin.ciidan.maya!..
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 6 ай бұрын
Nin ku yidhi sinaan mayno Adna diid sarayntiisa Waa gef cad oo dambi ku ah jiritaanka somaliland iyo madax banaanida jamhuuriyada SOMALILAND
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 6 ай бұрын
GUUUUUUUL BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 6 ай бұрын
Somalia waxa madax u ah dad liita oo maskax ahaan buka.
@mustafesulyman
@mustafesulyman 6 ай бұрын
Anan.yar.oo.oromo.ah.abii.axmd.layidhaah.ayaa.aqligeedii.fooshaxumaa.kaluunkalabaxaya.markadambana.sidii.africaankii.laiibinjiraybuu.iibindoonaa
@ibtijah2747
@ibtijah2747 6 ай бұрын
SAYLAC KACBADA AYEEY KU DHOWDAHAY MARKA BADA KISMANYO INDIANA OCEAN HALAGA KIREEYO WALAALAYAL AMXAARO KACBADAY U DANLEEDAHAY
@mohamudmohamed6875
@mohamudmohamed6875 6 ай бұрын
😂😂😂 aqoonsi iska daayoo cambaarayn ayey mamul ka hargeysa arinkaa masiirka umada soomaaliyeed ee ay ku xadgudbeen aqoonsi mamul ka hargeysa wuxuu ka heli karaa umada soomaaliyeed dadka shacabka ah yaan la jaah wareerin Somalia marnaba ma kala go,ayso ee walaalihiin soomaali wey dhinac ka raaca
@cumarbaaruud101
@cumarbaaruud101 27 күн бұрын
Kani wuu hurdaa
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 6 ай бұрын
😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅 ISKA HADLE XEERARKA QARAMADAMIDOOBAY LAGU DHISAY KULAHAA KKKKKKKKKKKKK~ ADEER #FALASTIIN MAXAY KA QABTEEN QARAMADA MIDOOBAY ADEER SOMALILAND CID WAX KABADALI KARTAA MAJIRTO
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 6 ай бұрын
SOMALIA BEENTA BULSHADA HA KA DAYSO
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 6 ай бұрын
😂😂😂been markad ku noshahay waaa sidaa in ad shegato SL madax banana shegato waa iska hadle maxay ugashaqayin wayiday somalida jamuriyada Somalilaan gudahwda Caaaaaac Caaaaaac
@husseinaden7560
@husseinaden7560 6 ай бұрын
Wasiirka somaliyana waa ku mahadsanyahay, waxay ahayd inuu runta u sheego ninkaa wareersan,dawlad goboleed baad tihiin waxii saxiix ah qaranka iyo madaxwaynaha somaaliyeed ayaa iska leh
@Yeskos
@Yeskos 6 ай бұрын
Dee markay Ethiopia na aqoonsato ha cabaadina yaa😂
@husseinaden7560
@husseinaden7560 6 ай бұрын
@@Yeskos kkkkkk
@Borama1960
@Borama1960 6 ай бұрын
Can he visit Somaliland? The president you speak of can barely control Somalia warya. There is nothing called Somalia. You are a failed state that is controlled by al shabaab and Farmaajo goons. I think Somaliland should over take Somalia and show them what democracy and peace look like. Walaahi, you guys are delusional and oblivious to who you really are. No one that is Somali is in control of Somal,i period. Chasing and obsessing over Somaliland is their healing process. Unbelievable.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 6 ай бұрын
sxb reer somaliland marxaladahay iyagu soo maraan oo kaliyaa u tirsan laakiin marxaladaha cadawgooda waxba kamay galin mana khusaysee ku eekoow aqalkii hooyadaa yaa wasiir ku sheeg daauud,, reer somalilandna waxay doonaanbay yeelayaan, waxaad ka qaban kartaana ma jirto,,, for ever Somaliland rep..
@CadeMumasar
@CadeMumasar 27 күн бұрын
Kama midnihin somaliland waxand arki doonta khasarah idinkaso gadh .a cabanayno ee diyar ban unahay in aan xamar ka sifano somaliland
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n 28 күн бұрын
Beenaalnaale dominated guul itoobiya guul itoobiya our brothers ❤❤❤❤somaliya waa cadawga somaliland
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 6 ай бұрын
Ali Balcaad tuug mooryaan 🔨🔨
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 6 ай бұрын
Beenaalad aal
@ahmedabdirahman-rj2gm
@ahmedabdirahman-rj2gm 6 ай бұрын
Been been C
@AbdiraxmanMohamed506
@AbdiraxmanMohamed506 6 ай бұрын
Somaliland it's no whit somalia. Beucese two countrs
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Fabiosa Animated
Рет қаралды 4,1 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 78 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
WAR DEG DEG FALANQAYTA 23 July 2024
16:54
SHANTA TV
Рет қаралды 2,2 М.
Ep 49 Science in Context  - HPV & HIV with Dr Minttu Rönn (13-10-2022)
2:21
MRC Centre for Global Infectious Disease Analysis
Рет қаралды 135 М.
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Baraarug Media
Рет қаралды 87 М.