Maxay kukala Duwanyihiin WAHAABIYADA & ASHAACIRADA || Sh Maxamuud M. Shibli

  Рет қаралды 177,128

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 373
@dwdchanel3620
@dwdchanel3620 6 жыл бұрын
Shiikh Allah ha barakeeyo waa nin cilmi leh waana nin isku kalsoon oo wuxuu sheegin ka run sheegin ninkii wax isku hayow shiikha waa laguu balamine iskeen meel fagaare ah cilmi baadin I yo cilmi ladumi meesha lagama rabo daliishu waa kitaabka iyo sunada iyo fahankii asxaabada yaa diyaar ah caamada yaan loo afmacaaneeme illahow culimada ha naga qaadin kuwa xaqa ku taagan
@aymanamaan2020
@aymanamaan2020 4 жыл бұрын
subxaana allah. ilaahow i fahansii diintaada, wixii la isku khilaafsan yahay na xaqa iga waafaji
@Abshiroabe
@Abshiroabe 3 ай бұрын
Aamiiiiiin
@shueybsahidd7931
@shueybsahidd7931 3 жыл бұрын
Intaan sheekh kafaaiiday ilaahay haigu anfaco isagana ajar Allah hakasiiyo iyo kuwa soo galiyey hadalka sheekha
@muslimoshuceyb4123
@muslimoshuceyb4123 6 жыл бұрын
Sh shibli iyo dhamaan culumadayada rabi ha xifdiyo ayaga iyo ihaladooda
@bisharabdullah6730
@bisharabdullah6730 6 жыл бұрын
Sh.shibli allah kuxifdiyo Waxan rabaa inaa saxo nika soobarbaariyy abuu xasan al ashcari waaa abuu cali aljubaai ee mahaan alqaadii abdi jabaar
@xawoxasan3592
@xawoxasan3592 3 жыл бұрын
Read xhhfhn Gjgfoq Dhhdy Fogg Ckk
@seekguidanceb4its2late85
@seekguidanceb4its2late85 4 жыл бұрын
Ninkii hadalkaan maqlay oo haddana intii kheeyr laga sugaaye caay lasoo booday oo aan wax daliil heyn ALLAH hasoohanuuniyo. Baaba suufi caay iyo barabagaando wax dhaafsiisan haddaad heysaan idinkama cararneen. ALLAH ayaa mahadleh oo xaqa iyo baadilka noo kala cadeeyay oo nugu hanuuniye xaqa. Markii ladoodo oo aad ayad quraan ama xadiith cuskato ayeey wexeey lasoo boodaan sheekh hebel. War sheeq maxaan kadaba ordi maan hanuunka rasuulka raaco? Mukhalasiin dhexda fadhido ayeey raaceen markaaseey kallumiyeen jidki.
@istaahilabdullah5084
@istaahilabdullah5084 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن اللهم بارك الشيخنا علمه واعقله وقته وعمله الشيخنا محمد حمود الشبلي
@AbdirahmanAbdirizaq73
@AbdirahmanAbdirizaq73 6 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo sheikh. Maanta aduunkii waa fitnoobaye
@hyassin4276
@hyassin4276 4 жыл бұрын
sax allah ha xafido sheikha
@zekisaeed2470
@zekisaeed2470 3 жыл бұрын
Tusbaxle, laba sano ka hor baad daawatay miyaa. Kk
@dahraanduuduu9388
@dahraanduuduu9388 5 жыл бұрын
Masha allah shiikh allaha kuxifdiyo....dad badan oo aan wax fahamsaneyn wax wey fahmeen aaan filaaa...
@daacidaaciga917
@daacidaaciga917 5 жыл бұрын
Waxba kama fahmin ani
@abdiasisali
@abdiasisali Жыл бұрын
​@@daacidaaciga917 Allah ha ku fahamsiiyo🤲
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Jazak aallah kheyer sheikh shible caiimun muxdiisu
@abdullahiibrahim9125
@abdullahiibrahim9125 5 жыл бұрын
Masha'allaah allaha xafido shiikh iyo iintii dhageysateyba
@mohmudgaryare6024
@mohmudgaryare6024 6 жыл бұрын
Markii xaqiiqada lo shegey suufiyo iyo ashaaciro comments ka haka caytamana وقل جاء الحق وزهق الباطل إن الباطل كان زهوقا
@issakadan6640
@issakadan6640 6 жыл бұрын
sh shibli waa caalim masha Allah
@badrudinofficial1826
@badrudinofficial1826 4 жыл бұрын
ماشاء الله استاذي الفاضل
@qojeliban8975
@qojeliban8975 6 жыл бұрын
لقد بين و أحسن الجواب.
@sowdaomar1599
@sowdaomar1599 6 жыл бұрын
Qoje Liban no
@qojeliban8975
@qojeliban8975 6 жыл бұрын
Sowda Omar sawdo hee
@guuleddheeg8421
@guuleddheeg8421 6 жыл бұрын
Waa
@saidhashi2856
@saidhashi2856 2 жыл бұрын
Mahadsanid Sheikhana al-faadhil. Ilaahy hakaa ajar siiyo.
@axmedmaxamed866
@axmedmaxamed866 5 жыл бұрын
Markad daliil wayso caytinta ayaa daliil ka dhigataaa. Magacyo in lasameesto oo caytin loo boodo waa daciifnimo. Sheekhu wuu kuu sheegay wahaabiyo majirto ee salafka ayaan dawasoconaaaa. Maxaad maxamed cabdi wahaab loogu leexanaaa xadiithyada saxiixa iyo aaayadaha iyo culumada salafka raaca
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Kkkkk suufi xanaaqay miyaad tahay sxbb
@aadamtanbiih
@aadamtanbiih 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الرحمن شيخنا الفاضل أحسنت الجواب
@adoomankiiallahsw2142
@adoomankiiallahsw2142 5 жыл бұрын
Masha Allah Alle ha Ku xifdiyo aamin aamin yaa rabi
@abuusalmaan9961
@abuusalmaan9961 4 жыл бұрын
maashaa ALLAAH sheekh ILAAHAY hakaa sawaabiyo ashaaciro iyo ahlu bidacna ALLE hanaga badbaadiyo
@Tubsanmedia
@Tubsanmedia 2 жыл бұрын
بارك الله فيك
@abusalman1242
@abusalman1242 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@ramadanabdi5652
@ramadanabdi5652 Жыл бұрын
ilaahay haku xafido sheekh xaqa inan u hiilino weeye balan teenu
@qadar160
@qadar160 5 жыл бұрын
Allaah wuxuu isku sifeeyey hadii aad Lee tahay MA laho sifadaasi. MA Adaa Allaah ugu aqoon badan naftiisa??? Indha adkaa Ashaaciro. Subxaanallaah
@hyassin4276
@hyassin4276 4 жыл бұрын
kkk Afsomaliga faham markas nala wadaag fikirkaaga.wbt
@mohamedalielmi299
@mohamedalielmi299 3 жыл бұрын
Wahabi wa waxa qaraxa nagu baabiyay shartooda Allha nagaqabto
@abdiasisali
@abdiasisali Жыл бұрын
​​@@mohamedalielmi299 Ahlu bidco iyo Ahlu shirkina umadii ayey daariqa Tawxiidka ka khaldeen maxaad taas ka leedahay intaandad ku Mashquulin Sh Maxamed ibn Abdelwahab Raximullah. Waan ugahay inuu xaqu ku gubaayo yaa Ahlu bidco/sufi🤣🤣
@Abdikarim3277
@Abdikarim3277 4 жыл бұрын
JALLE haku xifdiyo wlhi si faah faahsan aan wax noogu sheegtay ILAHEY janatul firdowsa hakugu abaal mariyo
@kadrahanshi1231
@kadrahanshi1231 5 жыл бұрын
Yaa ka fiican sidii culimadii horuu u labistay garbasaartii wuu iska dhigay .diuub ayuu soo xidhay mashaAlllah.
@mohamedyousuf9919
@mohamedyousuf9919 5 жыл бұрын
Sheekha si fiican oo xaq ah ayuu cadey arinta ashaacirada lakiin sheekho xizbiyda kawaran?
@hassanmahamoud1673
@hassanmahamoud1673 3 жыл бұрын
Allaah ha xifdiyo sh shibili
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
4:43--53 Sheekh dr maxamuud shibli ilaahay miisaanka xasanaadka hakuugu daro sida aad xaqqa u cadaysay.
@Saeedahmedyusuf
@Saeedahmedyusuf Жыл бұрын
Masha llh caalim waaye sh shibli allaha kaa abaaliyo cilmigaa aad baratay
@shaaficiabdicali
@shaaficiabdicali Жыл бұрын
Masha Allah allow kubarakeey
@jaamaccabdi9681
@jaamaccabdi9681 9 күн бұрын
حفظك الله عالم صومالي
@feysalkiller9580
@feysalkiller9580 2 жыл бұрын
Jazaakallah kheye sh
@axmedsalax3855
@axmedsalax3855 2 жыл бұрын
جزاءك الله خير الجزاء شيخ شبل أجود ما تقول
@user-vm4rs9vb6k
@user-vm4rs9vb6k 6 жыл бұрын
ليس هناك فرقة تسمي الوهابية بل هي اهل السنة والجماعة الذي كانوا علي منهج السلف الصالح أما الوهابية فهي من الأسماء التي حدثها المبتدعة نسبة للشيخ محمد بن عبدالوهاب التميمي الامام المجدد ليفروا من الناس هذه الدعوة المباركة التي هي دعوة الرسول والصحابة والتابعون فجزاه الله خيرا .
@abdiqadirmohamed9360
@abdiqadirmohamed9360 6 жыл бұрын
هدوء البحر
@muzxin
@muzxin 6 жыл бұрын
Wahaabiyo waa firqo lunsan waa kuwo daba maray kitaabka Allah
@user-hz1gr4kb8b
@user-hz1gr4kb8b 6 жыл бұрын
maryam firdhiye Wallee wahabiyo waa ehlul bico lunsan Ehlu sunnuhu waxay uyaqaanin khawaarijta casrigan Beenaalayasha waqtigan Illeen kanaaba ka mida oo aad argaysan wuxu been so luuqluqy Ninka bulsho dhan ka been aburty miya diin run ka sheegaya Alla dadku caqli xuma
@aliaweis491
@aliaweis491 6 жыл бұрын
فصدع بما تؤمرواعرض عن الجاهلين
@casiisakhaliif791
@casiisakhaliif791 5 жыл бұрын
+زاهر ٱبن الشيخ الأزهري lagaa q aadye culimada isk a da a ilmaanka
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 4 жыл бұрын
Wahabiya waa firqada ugu toosan ee ugu saxsan kooxaha diiniga ee maanta jooga
@abuabdullah1972
@abuabdullah1972 3 жыл бұрын
Sax wage lakin salafi baa laa dahaa
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
@@abuabdullah1972 waar wax wahaabiyo la yidhaahdaa ma jirto ee magaca iska sax ehlu sunna waljamaaca ayaa jira oo salafiyiinta ah
@abuabdullah1972
@abuabdullah1972 3 жыл бұрын
@@inaclaahi3526 sax waye Brother waad saxsantahay
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Sheekhana allaha ka abaalmariyo🖤🤲🏻
@bashirshmohumed6349
@bashirshmohumed6349 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء شيخنا الفاضل
@jamacwarsame5184
@jamacwarsame5184 3 жыл бұрын
Manshaa allaah sheikha allaah haku xafido
@saidadan3953
@saidadan3953 6 жыл бұрын
Markaan cinwaanka arkay waxaan islahaa maanta wahaabiyo meel ayaa loogasoo harin laakiin markaan daawaday clipka waxaa iisoo baxay raga wahaabiyo lagu sheegayo in ay yihiin culumo aqoon leh wixii nalooga sheegi jirayna bari ka ah
@mohmudgaryare6024
@mohmudgaryare6024 6 жыл бұрын
Said Adan Maashallah xaqa Allaha nagu sugo wll
@qadar160
@qadar160 5 жыл бұрын
Allaah ayaa ku mahadsan.
@mohamudsaidmohamud3576
@mohamudsaidmohamud3576 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah hanugu sugi diinta
@muhumedamin5615
@muhumedamin5615 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh.....ashaciradha ahlusuna maaha.....danka kale shiekha muxuu wax kasoo qaadhan haaya xaafidhu dunyaa ibn casaakir iyo taju diin subki oo ashaaciro eh......ninka maxanuunsanyahy
@abdikadirmohamud35
@abdikadirmohamud35 3 жыл бұрын
Masha Allah
@xamsetukaale1521
@xamsetukaale1521 3 жыл бұрын
Laba arimood baan ku dari anna 1: sheekhu waa caalim msha allaah Ilaahay cimriga iyo caqliga iyo cafimdkaba ha u barakeeyo 2: mida kale guruub isku xidhan oo ilaa 150 xabo ah Oo ashaaciro ah ayaa commenti ka bixisay sheekha Iyo inyar oo 40 meelahaas ah . Hadaba waxaan u sheegi lahaa inaan commenti waxba U tarayn xaqqana comment waxba kama qabto Waa sida nin doonaya inuu babacada ku qariyo qoraxda Waar bal intaad isku xishootaan soo diyaariya cidii la doodi lahayd sheekha intaad kutiri kuteenta iska daysaan .
@jjy5507
@jjy5507 10 ай бұрын
Waa kugu raacsanahay walal. Shiikh suu isugu kalsonyahay waxad umalaysa inuu ilaah asaga toos keliya wax ugu sheegey. İlaah habarakeeyo cilmgiga uu diinta ugu taray. Haloosoo diyaariyo cidii ladoodi lahayd shiikha
@xasansuudi4565
@xasansuudi4565 5 ай бұрын
Gartey ba ashaaciro zxp laakin waa maxay wahaabiyadu maxayse aaminsan yihiin ? Labada dhanba kama tirsani balse suuifyada iyo tabliiqa qunyar socodka ah ban taageraa , oo waxan kasoo horjeedaa dadkan is qarxinaya ee magacii islaamka xumeeyey
@fatimahersi7397
@fatimahersi7397 4 жыл бұрын
mashaAllaah
@faysamaxamud5469
@faysamaxamud5469 5 жыл бұрын
Masha allah
@nuramaxamadnuramaxamad2427
@nuramaxamadnuramaxamad2427 2 жыл бұрын
جزاك الله شيخ محمود
@AbdurahmanAhmedMahat
@AbdurahmanAhmedMahat Ай бұрын
منذ هذا اليوم سأدرس عقيدة أهل السنة : اللهم وفقنا لما تحب وترضى
@user-vq5hi7bi3p
@user-vq5hi7bi3p 8 ай бұрын
Allaha noo barakeeyo sheekha wuxuu noo cadeeyay baadilka suufiyada
@daacimohammed3122
@daacimohammed3122 2 жыл бұрын
masha Allah Sheikh shibli
@nuradiinmaxamed7959
@nuradiinmaxamed7959 4 жыл бұрын
mn sh allah
@user-wk2ro6ei6m
@user-wk2ro6ei6m 5 жыл бұрын
كذلك اللجنة الدائمة حينما سئلت هل الأشاعرة من أهل السنة والجماعة فتاوى اللجنة الدائمة ٤١١/٢ بتوقيع عبدالعزيز بن باز وعبدالرزاق عفيفي وكذلك شيخ فوزان نقلا عن منهج الأشاعرة في العقيدة لسفر حوالي ١٥/١ قال: نعم هم من أهل السنة والجماعة
@Muperislmeiaa
@Muperislmeiaa 2 ай бұрын
الشكر لك يا شيخنا الشبل❤
@ibrahimshekgcusman9011
@ibrahimshekgcusman9011 3 жыл бұрын
علم القليل يقلقك صاحبه
@istaahilabdullah5084
@istaahilabdullah5084 2 жыл бұрын
بارك الله فيك الشيخنا بارك الله في الدنيا والآخرة
@cabdiraxmaanxasan9147
@cabdiraxmaanxasan9147 4 жыл бұрын
السلام عليكم
@user-lj3zr2ys5g
@user-lj3zr2ys5g 6 жыл бұрын
قال صلى الله عليه وسلم : " إن بني إسرائيل افترقوا على إحدى وسبعين فرقة ، وتفترق أمتي على ثلاث وسبعين فرقة ، كلها في النار إلا واحدة " فقيل له : ما الواحدة ؟ قال : " ما أنا عليه اليوم وأصحابي " . حديث حسن أخرجه الترمذي وغيره..
@qojeliban8975
@qojeliban8975 6 жыл бұрын
نعمة الهاشمي أحسنتِ
@ladanehx
@ladanehx 6 жыл бұрын
Qoje Liban www nightuu
@abdullhassan2852
@abdullhassan2852 6 жыл бұрын
نعمة الهاشمي lwbzhsa
@mohamedabdullahi421
@mohamedabdullahi421 3 жыл бұрын
Nimca mahelekaraa lambarkada
@faaido6069
@faaido6069 Жыл бұрын
Waa Salafiyada
@drmucaadmohamed2222
@drmucaadmohamed2222 5 жыл бұрын
Kitaabka quraanka laiskuma qilaafsana asxaabeey taas ogaaada shiikha weerarka kadhaafa
@xawoxasan3592
@xawoxasan3592 3 жыл бұрын
Shyfufyd
@engahmedhajifarascade5046
@engahmedhajifarascade5046 7 ай бұрын
Wahaabiyaddu waaa mooryaaaan .. gabigooood
@user-ts6rr7en6c
@user-ts6rr7en6c 3 ай бұрын
Adigaa moryan ah
@user-vp6xv2xv5r
@user-vp6xv2xv5r 10 ай бұрын
وهو معكم أين كنتم ، لبس كمثله شيء وهو السميع العليم
@user-pm9vs6mi6t
@user-pm9vs6mi6t 5 ай бұрын
Allaha xifdiyo sheekhena dareeqa saxsan uuku hagayo dadka allaha inafahamsiiyo
@hamsearnav1258
@hamsearnav1258 4 жыл бұрын
Shekha muxu Alle cilmi siiyay mansha Allah
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 5 жыл бұрын
قال العلامة الشيخ محمد بن صالح العثيمين حينما سئل هل الاشاعرة من أهل السنة والجماعة ؟ أجاب الشيخ رحمه الله تعالي غالبهم من أهل السنة والجماعة ومن خيرة أهل العلم كاالنبوي وابن الحجر
@MrLacalla
@MrLacalla 5 жыл бұрын
هل الأشاعرة من أهل السّنة؟ الشيخ عبدالعزيز ابن باز kzfaq.info/get/bejne/mrdho7l6ltOWeKM.html قول الشيخ ابن عثيمين عن الأشاعرة والماتريدية kzfaq.info/get/bejne/mtibbM2AmNW8aGQ.html هل الأشاعرة من أهل السّنة؟ الشيخ صالح الفوزان kzfaq.info/get/bejne/o52fg6matd_Sg5s.html
@ibrahimabdiaziz7794
@ibrahimabdiaziz7794 Жыл бұрын
الأشاعرة من أهل السنة والجماعة، فيما وافقوا فيه أهل السنة والجماعة. وهم مخالفون لأهل السنة والجماعة في باب الصفات؛ لأنهم لا يثبتون من صفات الله إلا سبع صفات، ومع هذا لا يثبتونها على الوجه الذي أثبتها عليه أهل السنة، فلا ينبغي أن نقول هم من أهل السنة على الإطلاق، ولا أن ننفي عنهم كونهم من أهل السنة على الإطلاق
@m0hHussein
@m0hHussein Жыл бұрын
الأشعرية الكفار و كلام متأخر لا ليس حجة فل الأشعرية بعد الغزالي و الجويني و الساحر الرازي جهمية كفار
@MohamedfarahSalafi
@MohamedfarahSalafi Жыл бұрын
كذااااب طيب من هو الشيخ أبي عبد الله محمد صالح العثيمين يعني هل هو أشعري او سلفي
@mohaaz3929
@mohaaz3929 4 жыл бұрын
7 meelood oo ayadaas quranka lagu yiri ma heysaaaan?????mise wuu qalday
@mohamedshariif5433
@mohamedshariif5433 4 жыл бұрын
Sheekha wuxuu ula jeedaa kalimada استوى
@abdirazakahmed8780
@abdirazakahmed8780 3 жыл бұрын
ahlu bidic jaahilnimo iyo nacasnimo ayey meel la soo taagan yihiin
@shaakiribraahimaxmed435
@shaakiribraahimaxmed435 5 жыл бұрын
Dhaman khulasadan aad gaarka usaartay intooda badan waa ashaaciro iyo maa tuiidiya
@dwdchanel3620
@dwdchanel3620 6 жыл бұрын
Kuwa raba in ay dadka khaldaan oo Shiikha duraaya oo Soo qorin arintii cayda iyo afxumada shiikh shibli wuxuu ka hadlin mas alo la waydiiyey ee ama kaalay shiikh kala niqaash ama iska aamus oo wax faaiidayso sidii shaydaankii ha caytamine bilaahi calaykum yaa diyaara oo xitaa 10daqiiqo wax isku haaya away ashaaciro ma la kala dhuuntay
@janogalenaasir1217
@janogalenaasir1217 4 жыл бұрын
Sh maxamuud shible Ashaaciro ehlusune miyaa ?mise waa shiico
@janogalenaasir1217
@janogalenaasir1217 4 жыл бұрын
Aajjaa
@xasancabdi5909
@xasancabdi5909 3 жыл бұрын
Lakin xadiithkii muwadha,a ku yaalay ee ahaa أتشهدين أن لا إله إلا الله قالت نعم أتشهدين أني رسول الله قالت نعم Masheegayo ogow tan uu isagu rabo ayuu aad dadka ugu cel celinayaa
@abdulhayi4118
@abdulhayi4118 2 жыл бұрын
Adiga maxad ugu saaraysa .meshasna wa maxalu shahid ka
@cqanimaxamed5068
@cqanimaxamed5068 6 жыл бұрын
Ahlu bidacu weligiinba caytama waataa dacwadii selefku meelwalbagaadhay aalla maxaa ciil idinhaya
@jamacabshir9596
@jamacabshir9596 6 жыл бұрын
manshallah shiikh shibili
@zakariajimaleali442
@zakariajimaleali442 Жыл бұрын
Usheeg meel kasto diinta waxa ka fidinaayo waa Salafka
@mohamedomernouh5187
@mohamedomernouh5187 3 жыл бұрын
Ilahay laguma tilmamo sifooyinka makhluuqiisu leeyahay sida gacan iwl. الدليل: قال الله سبحانه و تعالى. ( ليس كمثله شيء وهو السميع البصير ).
@aadamtanbiih
@aadamtanbiih 3 жыл бұрын
Wll adigu maxaad ugu diidee haddii uu alle naftiisa ku tilmaamay nabiguna sallalaahu caleyhi wasallama uu ku tilmaamay inanaguna baray sunadiisa adigu uun tashbiih iyo tacdiil isaga fogow una mar sidii salafkeynii u mareen.
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 11 ай бұрын
ايهاالشاعرة السؤالي من يجيب بها؟؟ هل نأخذ قال الله وقال الرسول صلى الله عليه وسلم .. أم نأخذ قول بن الأخطل
@kaysekayse3688
@kaysekayse3688 Жыл бұрын
💚✅
@Maankoos_
@Maankoos_ Жыл бұрын
Wahaawiyo balaayo war اين الله. الله فى السماء....sidaas maalugu islaamaa.duqun waxsoobaro uxireyso she abuukar xasan maalin. Haluufahasiyee diinta islaamka
@mohamedsaladahmed2202
@mohamedsaladahmed2202 Жыл бұрын
In Allah carshiga samada ka koreyo ma didan thy
@MaxamedLiiban-mg3wo
@MaxamedLiiban-mg3wo 4 ай бұрын
@ladiyehbilehahmed4588
@ladiyehbilehahmed4588 6 жыл бұрын
wa nasiib daro inaan wakhtigaan casriga ah la is waydiiyo samadu ilaahay jooga
@fatushbabe5135
@fatushbabe5135 2 жыл бұрын
Mxaa laga hdlaa hdii diinta la baran
@user-ru2jx1pt5p
@user-ru2jx1pt5p 5 ай бұрын
Allaahu akbar
@hawal1287
@hawal1287 2 жыл бұрын
waxan maqli jiray aaqira zemenka diin firqoyin badan ayey u qeybsami donta e jiridda haysta. shekh an racno ma garaneyno
@user-wk2ro6ei6m
@user-wk2ro6ei6m 5 жыл бұрын
جزاك الله يا شيخ حق أنه لا يجوز التأويل الصفات رب العزة ولكن الأشاعرة من أهل السنة كما قاله شيخ الإسلام ابن تيمية في مجموع الفتاوى ١٥٦/٤ وقال الشيخ ابن باز :(الأشاعرة من أهل السنة في غالب الأمور من فتاوى الحج شريط الرابع ومجموع فتاوى ابن باز ٢٥٦/٤
@MrLacalla
@MrLacalla 5 жыл бұрын
هل الأشاعرة من أهل السّنة؟ الشيخ عبدالعزيز ابن باز kzfaq.info/get/bejne/mrdho7l6ltOWeKM.html قول الشيخ ابن عثيمين عن الأشاعرة والماتريدية kzfaq.info/get/bejne/mtibbM2AmNW8aGQ.html هل الأشاعرة من أهل السّنة؟ الشيخ صالح الفوزان kzfaq.info/get/bejne/o52fg6matd_Sg5s.html
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 9 ай бұрын
Allahu akbar
@markisucusumayn1096
@markisucusumayn1096 4 жыл бұрын
Wahaabiya wax la yidhaahdaa ma jiraane culimada afka ka jeediya
@mxmedabdirasak3579
@mxmedabdirasak3579 3 жыл бұрын
Ilaahey Quranka wuxuu ku yiri suratu mulki (أأمنتم من في السماء) Suratu Daahana wuxuu ku yiri (الرحمن علي العرش استوى) Bal shiikhow adigoon labadaas aayadood inta sidooda u deysid adigoon wax ka badelin is waafaji (علي العرش) iyo (في السماء).
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
لأصلبنكم في جذوع النخل . Adigu noo fasir
@mohazat5009
@mohazat5009 Жыл бұрын
Ashacirada runta ayaa loo sheegay
@fardowsobile3710
@fardowsobile3710 2 ай бұрын
Shiikh markii qofka hurda la cejiyo maxa weye
@Shiroyashasama
@Shiroyashasama Жыл бұрын
هههه هذا لشيخ مضحك. يقول ان الاشاعرة يفوضون المعنى وهو عند الرد عليهم يقول انه لايعلم معنى اليد و الساق وما الى ذلك. هذا هو عين التفويض
@Mohamedbarandari
@Mohamedbarandari Жыл бұрын
Wahaabiyo asaga ka mid ah cidd ka madax banaan inuu suaasha waydiiyo ayay ahayd
@revivalist355
@revivalist355 Жыл бұрын
Waa runtaa walaal.
@revivalist355
@revivalist355 Жыл бұрын
@@proudmuslim1389 marka salafi miyad tahay?
@tawosabdalla697
@tawosabdalla697 4 жыл бұрын
Wallahi Wallahi Wallahi wax badan bu iskudardaray, cilmi qoton dheer wuxu shegayo Ma uleh. Ashacirada Wa eyaka ahl al sunna waljamaca, salafiyada ma’ahan. Lkn wuxu sax kushegay in u imam aljuweyni iyo imam alrafici iyo kudar xata imam alnawawi oo asaaska u eh madhabka imam alshafici in ee ahayeen ashacira. Ilahey hana wada bad badiyo.
@shikhowraage1400
@shikhowraage1400 4 жыл бұрын
Nabiga Sallalaahu Caleyhi Wasallam ashaaciro miyuu ahaa qandaf qandaf lama rabee iska fiiri waxa aad leedahay Almuhiim wadadii Nabiga NNKH raac
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 4 жыл бұрын
Ashaaciro waa ehlo bidco
@tawosabdalla697
@tawosabdalla697 4 жыл бұрын
Skikhow raage Sxb nabiga ashcari amaba salafi amaba Shiici amaba Sunni ma uueheen, waxaani wa madhab caqadi oo xiligi umadda caqiidadooda iskagadardarmatay so bexeen, wadaadadi xiliga joogeen ba asaasay ayagoo kitaabka quraanka iyo sunada nabiga kusaleenaayaan. Magaca ahl alsunna waljamaaca ashaacirada ba iskaleh, ayakana weye dadka si dhab caqiidada saxda udifaacay, salafiyiintana wa iskudayeen inay sheegdaan misna kasaaraan dadki uga xaqlahaa balse way kuguuldareesteen.
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 3 жыл бұрын
@@shikhowraage1400 qofka jaahilkaa u hadla sidan aad u hadlaysid Imika aduu waxaad haystaa madhabka shaafici Bal aan yara ku su aalee nabigu ma shaaficu buu ahaa 😀😀 Waa siday u socoto su aashaadu
@shikhowraage1400
@shikhowraage1400 3 жыл бұрын
@@muhammadomer3568 Siwanaagsanbaadan ii fahmi baraadar waxaad kala saari ladahay fiqi iyo caqiido Mad'habka SHAAFICIGA Mise XAMBALIGA eh waa madhaahib halka ASHAACIRADU WAHAABIDA SHIICADA KHAWAARIJTA iyo wixii lamidkaa ee caqiido lagu kala duwan yahay tahay anigane keliyah waxa i mareyso wuxuu Nabiga Sallalaahu Caleyhi Wasallam ahaa, sido kale Nabigane Ilaahey urur diimeed inuu ku biiro waa uu ka waaniyay sideeh ayan aniga ugu biiraya إِنَّ الَّذِينَ فَرَّقُوا دِينَهُمْ وَكَانُوا شِيَعًا لَّسْتَ مِنْهُمْ فِي شَيْءٍ ۚ إِنَّمَا أَمْرُهُمْ إِلَى اللَّهِ ثُمَّ يُنَبِّئُهُم بِمَا كَانُوا يَفْعَلُونَ
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 6 ай бұрын
Shiikh maxamuud shibili wuxuu na ley yahay school California group of school wuxuu na ka halaa 108 billion us dollars ayuu na ka halaa
@ahmedosman9775
@ahmedosman9775 4 ай бұрын
Sheikh wuuu gansacsaan karaa wax ka hortagaan malahaa
@ismailh6518
@ismailh6518 2 жыл бұрын
Ashacira waa suufiya diidan alle sifaadku isku tilmamay kuna qoran quraanka kariimka wax baay kala bedelaan turjumaad qalad saaran sida inay alle isaga ka ogyihiin iyo nabigiisa scw. Respect alle siduu isku tilmaanay we don't need qurafaad it's 2022 people read and write caqlina waan leenahay ku kala garano culumada saxsan hadana xiliga lagu jiro waa haatuu burhanaka weye show proof and evidence not huuha it's acceptable. Sh. Shible make sense here with evidence may allah give him health and longlife he is important figure in our community.
@mukhtarmaxamud9362
@mukhtarmaxamud9362 3 жыл бұрын
Wax wahabiyo ladhaho majiran ee wax baro horta.suufiyada aya utaqan ehlusunaha wahabiyo.
@filfilshire3433
@filfilshire3433 6 жыл бұрын
anigu xaniifan musliman baan ahay ee igala durka firqooyinkiina
@abdisalaamshariif1495
@abdisalaamshariif1495 6 жыл бұрын
wahabiyada calankeeda wadhacey meshii laga dhadhobeey ee sacuudiga aheed ayaa laga nacaay mushaarna kuhelimeeysid iilaheey unoqo umadii aad badiyeeyseeni runta usheega intii nool maanta walaiskadabaimaadey
@user-ln8bg1kq7r
@user-ln8bg1kq7r 11 ай бұрын
Caamo waa lawaalay!!!!!!! War diinta ha labarto. Biyo gamahaagaa looga dhargaa. anoo gaban ah ilaa maanta oo aan ahay ciroole diin ayn ku dhex jiray afmarooris iyo ama kaag ayaa igu dhacay sidaa sheikhu wax u dhigay !!!!!! حسبنا الله ونعم الوكيل
@kamilkamaludiin9761
@kamilkamaludiin9761 4 жыл бұрын
Maanta oo dhan af-soomali buu daldalayaa hebel baa 50% khadka kalabaxay hebalna 40% hebelkalena 0.5% hal meel kuma sheegin marjac (reference) uu ka soo qaatay wxa uu culimada ashaacirada ka sheegayo. Been aan loo cumaamadin uun iga dheh.
@abdiilahmahdi2046
@abdiilahmahdi2046 4 жыл бұрын
Dhagool maa aheed kutubadii uu maanta dhan la tirinaayay .Caadifad yee ku qaadin Xaqa waa cad yahay.
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 3 жыл бұрын
@@abdiilahmahdi2046 aday dhaguhu ku xidhan yihiin 😀
@encrypted983
@encrypted983 2 жыл бұрын
100% waad gudubtay adigu, suufi qabuuri ayaad tahay iyo kuwi ya xanaan iyo yaa salmaan ku buubi jiray🤣🤣🤣
@aadanhasan8780
@aadanhasan8780 6 жыл бұрын
Inaalilaahi waa inaa ilahayhi raajicuun, sheekh ilahayow diinta fahansii, subxaanlaa ilahay jiho ma koobto, waayo jihadu waa makhluuq, takale xadiiska NABIGA laga wariyey SCW ee jaariya waa aaxaad, aaxaadna caqiido looma daliishado, takale sheekh fasir hadalka ilahay aayatul kursiga, sheekh ilahay ka yaab.
@asadlionish
@asadlionish 6 жыл бұрын
Aadan Hasan allah wuxu sheegtay inuu carshigiisa ka sareeya, wuxu sheegtay laba gacmood fii suurat maa'ida ,wuxu sheegtay wejiga fii suurat raxmaan ,sifaadka ilaahay sheegtay lama diidi karo,lamana leexin karo, lamana shabihi karo lamana suurayn karo sidaas ayaa lagu rumaynayaa waana daqriiqii nebiga scw iyo saxaabada iyo taabiciinta iyo afarta imaam iyo dhammaan culimada ahlu sunnaha oo dhan , ashaaciro iyo jahmiyo iyo dhammaan kooxaha lumay Alle hasoo hadeeyo inta nool intii dhimatay Allay utaalaaye . Bal qof muslim ah oo quraanka akhrinaya oo wixii sifo ah ee Alle sheegtay meel isku caqligooda ku fasiraya saw maaha nasaaradii ilaahay ku been abuurtay ee maalinba say tawraad wax uga bedalayeen maanta meel cidlo ah taagan saw kuwaa jidkoodii maaha .
@aadanhasan8780
@aadanhasan8780 6 жыл бұрын
Moha Adam, sxb intaanad diinta ka hadlin baro diinta, diintu maran maahan, luqada quraanku ku soo dagay afsomali maahan waa af carabi baro, waxaanad aqoon u lahayn iska ilaali, sabab too ah, nabigu SCW wuxuu yiri qofkii igu been abuurta, cadaabka meqaamkiisa ha diyaarsado, markaa, arinka aha in jiho ilahay lagu sheego, amaba ilahay tashbiih lagu sheego waa arinka nasaaro ku tagtay, oo waxay leeyihiin ilahay, laba cagood buu Lee yahay laba gacmood buu Lee yahay, sidaa daraadeed wuxuu dhalay ciise maseex, subxaanlaa ilahay tashbiih ka nasahaan, laysa ka mislihii shay wa huwa samiicul basiir, xaga musliinta ahna, arinkaa tashbiih waxaa qaba Madahab aad u yar, oo ku abtirsada Ibnu taymiya, iyo ardaygiisii Ibnu qatyim al jawsi, la saxaabanay, ka sugnaan walaal taabiciyiin baahanyahy ka sugnaan walaa tabucu taabici baanay ka sugnaan.
@asadlionish
@asadlionish 6 жыл бұрын
Aadan Hasan walal mahadsanid sida aad waxbarashada iigula talinayso ,barashada diintuna waa waajib hadba qofku masalada uu rabo inuu ka hadlo waa ku waajib inuu baadho walal anna talo ayaan ku siinayaa taasoo ah fadlan baadhitaan ku samee tafaasiirta kutubta ahlu sunnaha iyo sido kale mufasiriintii saxaabada sida ibnu cabbaas,ibnu cumar iyo cabdulaahi min mascuud sido kale kibaaru taabiciin sida saciid bin musayyib,curwa,muxamad bin shihaab azzuhri, cikrima mowlaa ibnu cabbaas iyo qaar kale oo aad ubadan sidoo kale afarta imaam ,imaam abu xaniifa,malik,shaafici iyo axmed iyo dhammaan culimadii salafka iyo mufasiriintoodu waxa ay ka yidhaahdeen sifaadka alle iyo sida iyagoo aan shabahin ,suurayn ama diidin inyarna sida ay usugeen waxa uu Allah qur'aankiisa ku sheegtay ee sifo ama magac ah ama axaadiithta saxiixa lagu sheegay walal bal intaa soo baadh walal waxaynu isku hayno waa diinta aan nebiga iyo saxaabada iyo salafkii kaga dayanno oo meeshay mareen aan marno iyo culimo caqligooda wax ku fasiraya oo qaarkood ka laabteen aan raaacno intaas ayaa dhibku ka taaganyahay .
@abdullhassan2852
@abdullhassan2852 6 жыл бұрын
Aadan Hasan day hjnmsgt ‭+254 729 964 ‭+254 729 964 520‬ maya and 14(70&@520‬
@sayidhassan3009
@sayidhassan3009 6 жыл бұрын
Axaad caqidaa loma dalishto inte ka kente jaahil yahow
@engmohameddirir6323
@engmohameddirir6323 4 жыл бұрын
Hadii caqiidada ashaacirada aysan ahayn ahlu suna hadaa ma tan wahaabiyada ayaa ah ahlu suna nimanyhow yaan lagu waalan culumadan isku xanaqsan
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 2 ай бұрын
Naicom house guriyaha waxaad Ku gadadaa 35000 dollars mudaiga house waxaad Ku gadadaa 60000dollar ayaad ku gadaa waxaad Ka soo horgeydaa napada somaaliya shacabka somaaliya kunool hagadanina naicom house mudaiga house waxaa iska leh maxamuud shibili waa taajir waaye wuxuu na ley yahay California group of school wuxuu na ka halaa 108 billion us dollars ayuu na ka halaa
@A.m.n-adm
@A.m.n-adm 2 жыл бұрын
Ragga aad mad-habkooda haysato ee fiqiga kusoogaarsiiyay tafsiirka cilmulxadiithka iyo luqada waa ashaaciro waad qirtay sidaa ay diinta ilaahay ugu khidmeeyeen noona soogaarsiiyeen aya cadayn u ah caqiidadooduna inay sax tahay lkn wahaabiyo maxay diinta kudarsatay tankale mujasimadu firaqa baadiyaysan baykamidtahay iyo karaamiyada maadan cadayn inaay baaditahay wahaabiyadana maadan usharxin iyo intay ukalabaxdo daacishteeda takfiirkeeda salafigeeda madkhaliyadeeda iyo caalamka islaamka dhibaataday kuhayaan su,aasha sheekha lawaydiiyay garsoorkama muuqdo ilaahay xaqqa hafahansiiyo
@m0hHussein
@m0hHussein Жыл бұрын
وين دليلك؟
@m0hHussein
@m0hHussein Жыл бұрын
قبل ابو الحسن الأشعري ماذا كانت عقيدة الأمة
@user-kj3gv5ig9k
@user-kj3gv5ig9k 2 ай бұрын
Acuudu bilaahi dadkaan waaba nooc kale
@muhyiddinmuhammad5904
@muhyiddinmuhammad5904 3 жыл бұрын
كبيرهم ممول وصغيرهم مضلل
@mohamedmuseguled3817
@mohamedmuseguled3817 5 жыл бұрын
Mucjiso
@abdullahikhalif5053
@abdullahikhalif5053 4 жыл бұрын
Ashaaciro iyo maaturiidiya caqiido aan eheen ma jirto
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 3 жыл бұрын
Ahlusuna Wal ayaa jirta .
@shucaybkante2796
@shucaybkante2796 Жыл бұрын
0:15
@winterzz118
@winterzz118 4 жыл бұрын
wadaadka waxoow leeyahay kitaabka sunada aan ku dhaqanaa laakiin halkeey kasoo qashaa sadaxda toowxiid waa mida koowada tankale sunda iyokitaabka halkeey ugu qorantahay sadaxda toow xiid illaha hada waxoow noo sheega kitaabadii saxda haka hadlo kitaabaxa culumadiisa
@ugaasbaasil9487
@ugaasbaasil9487 4 жыл бұрын
3 tawxiid ma’aha ee waa tawxiidka aad maqashay ayaa 3 qaybood ka kooban Tusaale Af carabiga markii naxwaha labaranayo soo lama dhoho kalaamku 3 buu ka koobmaa 1 ismi 2 ficil 3 xaraf Taa macneheedu ma 3 kalaam baa jiraa? Maya waa hal kalaamku lkn kalaam oodhan waa uun 3daa qaybood mid Marka tawxiidkii ayaa kusoo koobmay 3 qaybood 1 qaybta kowaad oo adiga iyo rabiigaa cibaadadiisa khusayso 2 qaybta 2aad oo rabi uunkiisa khusaysa sida badda, cirka, dhulka, qorraxda..... 3 iyo qaybta 3aad oo magacyada ilaahay iyo sifaadkiisa khusaysa Marka wax lagu wareero maba aha Ruuxii cilmi bartay xataa kuwa maadiga ah sida biology, chemistry, business any kind of education wuu fahmi karaa qaybintan Mida kale nimanka suufiyada ladhoho kitaabkooda bayjuuri way ku qorontahay aqsaamu tawxiid oo waliba 3 qaybood kabadan u qaybinaya I hope inaad qoraalkayga wax kafahntay inshallah Aad baan kuu salamayaa
@cabdicabaas451
@cabdicabaas451 Жыл бұрын
Fahamka kugu yar adi hadda immisa shey ayaad leedahay misena hal qof maka badantahay tusaale mobile kan yaa leh waxaa la dhahay maxamed saavfaanah maaxamed isku jooganna maxamed marka immisa qof ayaad taay
@rooblerooble4408
@rooblerooble4408 3 жыл бұрын
Kuttubta f
maxaa lagu haystaa sh.barbaraawi. sheekh xasan kaafi
5:28
أبو أيمن محمد الجوهري
Рет қаралды 21 М.
Sh Xassaan iyo ictisaam ,Takfiir ,Jadiidiyo Maxaa u dhaxeeyo
17:45
Qalaafe Media
Рет қаралды 126 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 47 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Jawaab Kulul || Sh Xassaan Oo Cadeeyey Inu Ashaaciro Ku Been Abuuranin
30:32
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 21 М.
KITBAAKA MUNAAQIBKA EE SUUFIYADA  PART TWO SH MAXAMUUD M SHIBLI
1:15:45
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 56 М.
Jawaabtii la wada sugayay ee ku saabsanayd Qadarta Allah┇► Dr Shibli
23:48
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 265 М.
Caqiidada Shiicada | Qeybtii 1aad || Sheikh Shibli
1:09:03
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 79 М.
Ashaaciro ma gaalaa mise waa muslimiin
17:19
Qalaafe Media
Рет қаралды 96 М.
Maxaa Kala Qabsaday Sh Shibli & Jamacatu Tabliiq
14:45
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 32 М.
Dood Cilmiyeed | Sheekh Shibli | Sheekh Abdirahman Bashir |
1:47:28
Abdinasir Kuluc
Рет қаралды 163 М.
Did you like the picture with my cat? #cat #cats
0:28
Prince Tom
Рет қаралды 53 МЛН
ИСТОРИЯ ПОВТОРЯЕТСЯ🧨
0:16
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 1,2 МЛН
Magic trick 🪄😁
0:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
0:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 14 МЛН