Maxay muhim u tahay in aad 4 xaas guursataa.

  Рет қаралды 37,055

Sahanka

Sahanka

3 жыл бұрын

Marka qiiro jabbaanta dacal la yara dhigto ee xaqiiqada la dhugto, 4 xaas waa xalka keliya ee dhibaatooyinka nololeed ee bulshada lagu xallin karayo.

Пікірлер: 801
@naciimaayaan88
@naciimaayaan88 3 жыл бұрын
Waxkasta oo Alle baneeyay waxa kujirta uun danteena Alxm🥰
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 3 жыл бұрын
Sidaa Waxa u Hadla Dad iiMaanka Alle Igu Deeqay Caqliga Alle hakuu Barakeeyo Sisi Xaajiga Hadii Uu AwoodaNa Mid Kale U Guuri Si Caruurtaada at U Helaan Wllo Badan😅
@naciimaayaan88
@naciimaayaan88 3 жыл бұрын
Afar ayuu Alle ubaneeyay Taasina waa xaqiiqo iyo wax aan la,masixikarin se ninkii cadaalad falaya ee ishuba haguursado guurku ceeb maaha ee meermeerka kalaa kaxun waa markaynu indho iyo qalbi caafimad qaba wax ku eegayno
@mohamedyusuf5214
@mohamedyusuf5214 3 жыл бұрын
@@naciimaayaan88 naciimo illaah haku xifdiyo haddii aaden reer laheeyn oo aad guur gaartey mid aakhira iyo aduun ku'anfaco illaah hakuu sahlo Aamiin yaa Allah
@abdi-azizabdi-rahman3152
@abdi-azizabdi-rahman3152 3 жыл бұрын
Sx wye wll u sheeg hablaha kalena
@A...A09888
@A...A09888 3 жыл бұрын
@@naciimaayaan88 anagu hadan rag nahay cadaalada ayaa nagu adag
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 3 жыл бұрын
Qof walba muraadkiisa oon macsi lahayn Allah ha siiyo All Muslim Aamin only duco 🎟🎀🎁🎊🏅🎉📚🎫
@abdirahmanck4real62
@abdirahmanck4real62 3 жыл бұрын
Aamiin 🤲
@abdikhadirmohamedomar445
@abdikhadirmohamedomar445 3 жыл бұрын
Aamin
@najaaxhappy5618
@najaaxhappy5618 3 жыл бұрын
Amiin Amiin🤲
@fardowsa221
@fardowsa221 3 жыл бұрын
Aamiin
@cabdicarabmeadi4511
@cabdicarabmeadi4511 3 жыл бұрын
Amiin
@mulkimohamed2125
@mulkimohamed2125 3 жыл бұрын
wllhi anig gabadh ayaan ahay mana kala jecli in laayla guursado gabadh kle sbabtuna waa adunkan in aanu ahaayn wax qiimaleh allaah hana xifdiyo🤲
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
M ALLAH Warkaaga Igu Socda😅
@abdi-azizabdi-rahman3152
@abdi-azizabdi-rahman3152 3 жыл бұрын
Inadr qodha iyo xerada iska soo diyar garw oo wxi dhar guriga kuu yaala so qaado aynu isku faatixaysane😋😅
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@abdi-azizabdi-rahman3152 Adu Ani Imaba Arkayside IndhobeeLow🤣🤣🤣
@casharandcibro2193
@casharandcibro2193 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 😂😂😂
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@casharandcibro2193 imikan IsLaha CasHar Yaa U dHiga WiiLkan Nasoo dhex GaLaY Aniyo Inanta Waaba Timid CasHarow🤣 DaMbiLuhu Waa @abdi-aziz Kaaz
@KhadraBilan
@KhadraBilan 3 жыл бұрын
Inkastoo aadanow warbixintaan aan maqalkeeda u riyaaqin haddane xaqiiqda iyo Dan Inoogu wada jirto bulsha ahaan diintaynuna Ay bannaysay Waa kugu taageeray wax kastoo diintu bannaysay Waa wax xigmadi iyo wanaag ku jiraan Ragga waxaan Lee yahay guurka badiya lkn hanoqonina kuwoo inta haween badan guursada ku digta ama ku takri Fala tii dhib iyo dheefta la qaybsatay oo ah midda koowaad
@hassanmuuse6733
@hassanmuuse6733 3 жыл бұрын
Nice
@awilhashi1895
@awilhashi1895 3 жыл бұрын
Masha allaah sisi kaafiya
@cumaryare6196
@cumaryare6196 3 жыл бұрын
Masha allah kaafiya wll wan kugu tagersanahay xaqa ayad fahansan tahay alle haku dhowro abayo
@umuyaasiralasow5668
@umuyaasiralasow5668 3 жыл бұрын
Iska badiya illahaa joogee
@aminhaibejama2582
@aminhaibejama2582 3 жыл бұрын
Hadba tii ninka u wacan ayaa ah ta koowaad.waanad ogtihiin dumroow hadba tii ninka u fiican ee si walba u fahanta ayaa ah ta xataa uu hooyadiisii dhashayba ka jeclaado. Ilaahy waxa uu idin siiyay wlhi awoodo aan ragga la siin lana siin doonin.Awoodahaas waxa kamida 1= in ay dumarku akhrinta dareemaha iyo wajiyada qofka aad ugu dheereeyaan fahmaana qof ragga oo kalsooni muujinaya hadana aan isku kalsoonayn amaba been sheegaya.Si walba oo nin isku dayo in uu naag khayaamo walaahi waa bilaahi hadana Waa tii markaaba fahanta hadii ay awoodahan si wacan u adeegsato. 2= in ay hadalada ay si xeeldheeer u fahmaan si ayna raggu u fahmin 3=in gabadhu iyadoo xataa foolxun jidh ahaan iyo midab ahaan hadana ay isku muujinkarto in quruxbadantahay iyadoon waxba marsan oon jidhkeeda doorin habkana waxaa la yidhaa[facial expesions emotion] daraasadaan waxaan ka arkay phycology today.Waliba waxay ku sii sharaxayaan in Codkoodu uu xataa mucjiso yahay sida ragga u soo jiito iyo sida dhibta yar ee ay u qurxiso.Codkuna waa waxyaabaha ugu badan ee ragga soo jiita. 4= in ay awood u leedahay in ay ninka ragga ah maamusho oo ay siday doonto ka yeesho iyadoon u muujinayn in ay maamulayso,waliba iyadoo uga faaiidaysanaysa akhrinta dareemadiisa kala duwan.wajigiisa,hadalkiisa, hab dhaqdhaqaaqiisa. hadaba akhrinta wajigiisa hadalkiisa iyo dareemadiisa kalle oo ay akhrido aa ay waliba fahanto ayaa ah sababta koowaad ee nin madaxiisa naagi ku qabsato waana sababta aan u maqalno in badan ninkaas naagtiisa ayaa maamusha ileen waaba nin la fahansanyahayba waxa uu samayndoono.naagtaas wax maamulaysaana waa naag ka faaiidaysatay awoodaha RABBI siiyay.Sina ugama baxsan karo ninku qof si walba u fahansan oo isagu sida uu isku fahansanyahyba u fahamsan. Dumaroow xirfadan adeegsada iaahay waa idnin siiyee ha dayicina.Wlhi ragga ilaahay idinkuu idiin duleeyay hadii aad wax ogtihiin.4 taas qodob ee aan soo sheegay ragga uma adeegsataan ee isla idinka ayaa isku adeegsada dumaroow oo is akhriya halkii ay ahayd in aad ragiina aad akhridaan😒
@umeymaali9138
@umeymaali9138 3 жыл бұрын
Masha allah waa sax
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 жыл бұрын
Wn ku wataa hadaadan hinasaynin😅😅
@zupeeercade485
@zupeeercade485 3 жыл бұрын
Waxaad tahay gabadh caqli usaaxiiba
@umeymaali9138
@umeymaali9138 3 жыл бұрын
Zupeer shukran wllo
@umeymaali9138
@umeymaali9138 3 жыл бұрын
Mahamud hasen kkkkk
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Walaal Aadanoow xaqiiqo iyo xikmado ayaad noo faaideysey, nuguna baraarujisey, Lkn waxaan kugu baraarujin laheeyn wll muuqaalka inaad dumarkan Xijaabka iyo surwalka isla xiran, dharkan kudhagan jirkooduna banaanka yaalo inaad noo soo gudbin, Waayo hableheena sida fiican u'asturan ayeey naga aafeynayaan, Ilaahay iyaga hasoo hanuuniyo, kuwa wanaagsanna ilaahay xaqa hawaafajiyo marwalba
@jamaaltalosame789
@jamaaltalosame789 3 жыл бұрын
Aadan khadar nin hadalka halkiisa ugu taga.....xaqiiqdu xaqy tabataa
@shamsacabdijamac5301
@shamsacabdijamac5301 3 жыл бұрын
Anigon dhagesan ban likta ku siye codkaaga wanku daqramay runtii🥵❣
@abdisamadmohamed2870
@abdisamadmohamed2870 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@nimmy7612
@nimmy7612 3 жыл бұрын
Walaley ninkan Adam hablo badanoo kalena sidaada way ku daqran yihiine insha allah ninkani 4ta ka yarayn maayo sidaydoo kalee u dulqaado wasalamu calaykum😂😂😂
@mohamedabdi9258
@mohamedabdi9258 3 жыл бұрын
WlaaHi alle.drtee k u. JiclaHye zxp inta noolaHye like ika .filow
@hayaatabdi3138
@hayaatabdi3138 3 жыл бұрын
Aden wallo hana ku soo dhisin raga dee wn sii hoyday by maqaqli kareee😂🤣horey usoco Wllkey
@sacaddiinimaxamuud2972
@sacaddiinimaxamuud2972 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@caliyassin8292
@caliyassin8292 3 жыл бұрын
Kkk
@jimcalemaxamed2953
@jimcalemaxamed2953 3 жыл бұрын
guumaw waaye
@umuyaasiralasow5668
@umuyaasiralasow5668 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ruunahmed277
@ruunahmed277 3 жыл бұрын
Meshana matimid
@umalkhairkhadar7506
@umalkhairkhadar7506 3 жыл бұрын
Waa sax horta walal guurku ma xuma balse haduu u cadaalad fali karo, waayo ragga soomaalida qaarka mida Ta yar ama ta wayn uunbuu dul taagnaanayaa oo tan xaqeedii iyo Habeenkeedi siinmaayo taasina waa wax ay sii arkayaan habluhu
@zupeeercade485
@zupeeercade485 3 жыл бұрын
Kwrn wllo umalkhyrey haduu ucadaalad sameynayo kwrn oohaddan lafadeexxaynayo saw danbi maahan waliba iyago dumarkiisi ay leeyihiin wuunoo caddaalad sameeyaa
@mohamadibraahim930
@mohamadibraahim930 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا أخي الكريم وغفرالله ذنبك و جعلك من أصحاب الجنة (آمين يا رب العالمين )
@mobiyaystemp915
@mobiyaystemp915 3 жыл бұрын
Adanow sxb Taa ah badnaanshiyaha Hablaha Ma aminsani in badana waa badhey Gurikasta badanaa Ragga badan
@savageboy1844
@savageboy1844 3 жыл бұрын
Kkk waxaasi wa iska sheeko nio wadanka somalia raga badan ban anu aminsanahay
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 3 жыл бұрын
Abahay Waa Afar Xasle Inta Abahood Afar Xaasle Yahaya Like Saara 😆😍😆😂😅😂😅😂😅😂
@najaxdalmar6221
@najaxdalmar6221 3 жыл бұрын
Hhhhh Anigu nin aan ila guursaneyn ninba oma arko ma anigoo kalaa ilaahey baaba nagala duway ee ha iga duwanaado Mida kale guurku waaba farxad iyo reer batay maxaan ku diidi caruur ilmaheyga la'abtirsi ah oo aan hooyo u ahay dhibyarila ku dhalay ❤❤❤❤❤
@hebelhebel8212
@hebelhebel8212 3 жыл бұрын
Naag adag
@Omarahmed-sl8zg
@Omarahmed-sl8zg 3 жыл бұрын
Allah hakubarakeeyo najaaxeey makuusoo Gogol dhigtaa
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Жыл бұрын
@Najax hadaad tahay gabadh reer leh waan kuu garaabi oo waxaad isleedahay Odaygaagan waa kuu baari marwalbana sidaa ayuu ahaanayaa. Hadii aad reer lahayna waxaan kuleeyahay soo barbaar. Oo taa markaad reer yeelato uunbaad kahadli kartaa. Ammaa tan hore hadaad tahay hadagdagin macaanto markuu guursado kadib bal arag siduu udhaqmo. Hadiiba uu kulaguursaday oo ay caadi kula tahayna waa Ninka kuqabaa inuu Caadil yahay mashaa Allaah Nasiib baad leedahay waayo Imtixaankaas waad kuwada baaseysaan inshaa Allaah
@ubahhusseinalisudi146
@ubahhusseinalisudi146 3 жыл бұрын
Inan kaliya Ee war igu qanciyaa aadan😂😂😂 aduunba keelkadiise caawa in la ila guursadaad igu qanciday la soco😂😂😂
@thebestff4485
@thebestff4485 3 жыл бұрын
Hhh ma tidhi waa war Dhan walba ka dhisan
@naimashawo8937
@naimashawo8937 3 жыл бұрын
Aadanaw waligay dislike wallahi kuma siinin Lakin manta waan ku siiyey waayo waan hinasay
@abdisamadmohamed2870
@abdisamadmohamed2870 3 жыл бұрын
Maye wll disliketa ka qaad waa xaqiiqee
@samiraahmed5376
@samiraahmed5376 3 жыл бұрын
Fun fact😂: Manta commenti ga waxa bixinaya oo aden kutageraya warkisa wa wilal uun 🤣
@abdiladiifahmed4657
@abdiladiifahmed4657 3 жыл бұрын
😁😁
@abdisamadmohamed2870
@abdisamadmohamed2870 3 жыл бұрын
Gabdhaba way taagerayan
@sacaddiinimaxamuud2972
@sacaddiinimaxamuud2972 3 жыл бұрын
Hhhh gabdhaha maxaa udiidaya Sawta cadayna la tusay
@abdinasirgadhle8502
@abdinasirgadhle8502 3 жыл бұрын
XaaskYga koobad ma noqn😂
@umuyaasiralasow5668
@umuyaasiralasow5668 3 жыл бұрын
Ar cawa rag baa naqas ka ka fujisay aadanow lkn waxaan idiin sheegaa raga somaliyet kuma jiro nin inta naaktiisa soo hor istaago ku dhaho naak kale baan guursan rabaa so waxey imaanee hada kala batnansho beey maroosayee garoobada io gabdhaha in eey garoobada bataan maxaa yelay 1 sano kadib ninkaan 1 buu qabaa 5 uqarsan illahy ka baqee yaa gardaran😞🥺🥺
@ayuubibnismaaciil1841
@ayuubibnismaaciil1841 3 жыл бұрын
4:48😂😂 waan qoslay wllhi🤭
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 Ragow waan idin ogolaanay 4 xaas Runtii Ilaahay aya idin baneeyey ani kan mustaqbalka i guursanaya Mida 1 haduu iga dhigo Ha iga danbeyan 3da kale 🤩🤩
@zakiali4591
@zakiali4591 3 жыл бұрын
hahha dhibleey
@indheergaradchannel3269
@indheergaradchannel3269 3 жыл бұрын
Ma isa soo sharaxaa zuhuureeyy hadii arkinku noocaa yahay hh
@cabdiqanidiinaarproducatio5285
@cabdiqanidiinaarproducatio5285 3 жыл бұрын
😂Diyaar baan ahay wlley ilahaybaad taqaanaa
@abdalamk6924
@abdalamk6924 3 жыл бұрын
Okey numberkaga isii waxaa tahy taan rabye 😍😍😍 pls
@vector_vector__
@vector_vector__ 3 жыл бұрын
😂😂😂 . Anigu laba wuxu ban ogolay ninku inu aniga mid kaliya ila guursado
@yusramaxamuud3213
@yusramaxamuud3213 3 жыл бұрын
9:26 arkada sidaasi uma fududee anagoow wali guursan Baaba masayr nagalisaye waku sidee😭🤣
@ayuubibnismaaciil1841
@ayuubibnismaaciil1841 3 жыл бұрын
😆😆😆😆
@nuuraxmed8349
@nuuraxmed8349 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@hamzeboodhari8429
@hamzeboodhari8429 3 жыл бұрын
😅😅😅
@umuyaasiralasow5668
@umuyaasiralasow5668 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdihasan6452
@abdihasan6452 3 жыл бұрын
Don't worry babe marwalba calafkaaga ayaad heliye. 🌷
@The_ICT_charter
@The_ICT_charter 3 жыл бұрын
Sxb aadanow waxad na odhan jortay maasooniyad ayaa muuqaal AMA sawir ama game ku dhax qarisay astaan Sixir lkn maanta adiga ayaa nala hor imi adoon ka warhayn muuqaalada aad soo dhigtay Haa waxan hayaa sawir AMA muuqaal ka mid ah barnaamijka waana qaybta lamaanaha African ka ah iyo ilmohooga Ufiirso waxa buuga yar ee inanta yari hayso ku sawiran waa shamicii yuhuuda iyo tayar madaxeega dushiisa waa sadex xagal dadban iyo ishii ma hubo anuu lkn midaa sxb qali kasoo fiirso muuqaalada waa iga dhiiri Galin bro aad ayaan u JECLAHAY barnaamij yadaada🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 3 жыл бұрын
Sxp wlhi ani waxaa ku rajo wenhy 2 naag i.a Teda kle iscadeeyska kasoo hadal masuul waa arin xun oo gabdhaha inaga heysto Inta ila rabto mowducaas like
@Abdalle1-m7h
@Abdalle1-m7h 3 жыл бұрын
3:06 Aniga xaafadayada waxaa aanu nahay sideed wiil iyo hal gabadh runtii waxa aanu ujecelnahay si weyn eebbe hanoodaaye. Waxaana isku qancinaa in gabdhaha soomaaliyeed oo dhami yinin walaalahayo.❣
@maxamedabdulahi2815
@maxamedabdulahi2815 3 жыл бұрын
Gabdhow sabra dulqaad yeeshtat allah idin barageeyee ❤❤❤❤❤💯
@zaahidabdi874
@zaahidabdi874 3 жыл бұрын
Inta qof ee jiif ku daawaneysa like dhac ku siiya
@aaliyamursal.6577
@aaliyamursal.6577 3 жыл бұрын
waligeyba wax madaawan anigoon jiifin
@zaahidabdi874
@zaahidabdi874 3 жыл бұрын
Hhhh wlee
@aaliyamursal.6577
@aaliyamursal.6577 3 жыл бұрын
@@zaahidabdi874 dabcan haa
@zaahidabdi874
@zaahidabdi874 3 жыл бұрын
Hlkaa ka hy hhhh
@niciimaxuseen8497
@niciimaxuseen8497 3 жыл бұрын
aadan barnaamijyada sirdoonka ino so badi wll inta igu raacsan like dhac
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 жыл бұрын
Ninpa laga hayay gabdho kaliya dhalay tii udanpaysay mrkii laga gursady ayu yidhi ileen xoolo rag baan dhaqayay😅😅
@hanadyareofficial6068
@hanadyareofficial6068 3 жыл бұрын
😂😂😂
@hassan-zb8zn
@hassan-zb8zn 3 жыл бұрын
Qalbikeyga wuu weynyahay afar wuu qaadaa
@hthheeg3775
@hthheeg3775 3 жыл бұрын
iiiiMaaaNkaH😂😂
@hoodomohamed4466
@hoodomohamed4466 3 жыл бұрын
War Aadanow Horta Waxaan la Yaaba ninka aan Xabadna Hanin Ama furaash Hal nafar ka kasoo toosa Hadana Ku HaYa 4 ban guursan marka hore Xabada soo hel kadib na ka fakera guurka Dumarka kle 😂
@abdulhadimahamed1035
@abdulhadimahamed1035 3 жыл бұрын
Wll inoo qofku himmad sare yeesho diinta waa lagu amaanay oo fikraddo marna ma dhimato taasna ayaa qofka ka dhigaysa inuu noqdo qof xilqaad ah kuna fikkiro inuu afar dumar ah marwooyina inuu uyeelo aqal iyo inay noqoto hooyo caruurteeda ku indha doogsato intay aqalka hooyadeed fadhin lahayd .mustaqbalka walaasha muslimadda ah ka fikkir waayo marna aqalka fadhin kari mayso xalaashaa u wacan wll
@mohamedbaashe629
@mohamedbaashe629 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 hinaasa aa😁
@imouzapiprahim6856
@imouzapiprahim6856 3 жыл бұрын
Tazina waa qodob 😅
@Aash179
@Aash179 3 жыл бұрын
Sahanka xogaha afar xaaslaha nustataqbalka ba tahay
@somtik-tok4731
@somtik-tok4731 3 жыл бұрын
He is like me
@nimmy7612
@nimmy7612 3 жыл бұрын
Anigana ila soco hadaa i.a
@mobiyaystemp915
@mobiyaystemp915 3 жыл бұрын
Tusaale waxa I ah ba labadaydii ayeeyo wey nool yihiin Labadaydii awoowna wey dhinteen Alle ha u naxaristee.
@zakariasnap5723
@zakariasnap5723 3 жыл бұрын
Horta diinta mubaax sunne iyo waajibka danahaaga haku banasan. Million wax oo mubaax ah ayaaa jira ee soo samee intaad cadhada ama karaahiya qof islaama ka shaqaynayso.
@ayuubibnismaaciil1841
@ayuubibnismaaciil1841 3 жыл бұрын
Wallahi adananow maanta muuqaalkan waa xxaraabe😂😂 subxanalah Habalha inaga maslaxa xagaa commentga iyo taga oo😁
@somalimediaproduction143
@somalimediaproduction143 3 жыл бұрын
Labadayda awowe maso gaarin mid wuxu dhintay 1985 midna 1989 Labada ayeeyona mid ba dhimtay 2020 midna way noshahay Illahay ha u naxaristo dhaaman
@Saleebaanasadka39
@Saleebaanasadka39 3 жыл бұрын
Anigu afar ayaan yaraantaydi go.aansaday ìnaan guûrsado
@abdulhadimahamed1035
@abdulhadimahamed1035 3 жыл бұрын
Lkn wll hadaad go,aansatay qorshe ayay kaa bahanthy iyo dadaal dheeri ah alla haku garab galo haday dhab kaa tahay
@nimmy7612
@nimmy7612 3 жыл бұрын
War niyow ilaahay ha inoo wada rumeeyo nin diidaya inuu 4 yeeshaa ma jiro'e 😂😂
@munamahmud8224
@munamahmud8224 3 жыл бұрын
Allah ku fududeyo
@mohaamiin311
@mohaamiin311 3 жыл бұрын
Alle ha ku fududeeyo
@cabdirashiid6937
@cabdirashiid6937 3 жыл бұрын
Waar ragaw waad maqasheen hadalka aadanee kuyaaca oo kii awoodaa 4 taba hal mar hawada guursado.😂😂
@naciimaayaan88
@naciimaayaan88 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@hthheeg3775
@hthheeg3775 3 жыл бұрын
Waaar Hayz waaaliN YaaaN laGuH waaYiNeH😂
@zahraismail2007
@zahraismail2007 3 жыл бұрын
Xamaasdo yay jara kaa ridin bal tii kuwaad oo masuuliyda ksoo bax mrkaa kadhib ayaad qiimayn krtaa inta dumar guursan doontideee😀
@cabdirashiid6937
@cabdirashiid6937 3 жыл бұрын
@@hthheeg3775 oo wlley maxaa la iiwaayayaa maanay nimco nimco ku darso ahayn😂😂 Oo aanaan sii naaxaynba😂😂😂
@cabdirashiid6937
@cabdirashiid6937 3 жыл бұрын
@@zahraismail2007 waan is hubaa wll.😤😂
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 жыл бұрын
Adan caadi Matihid wallahi mucjiso😂😂 mashallah ilaheey hakuu varakeeyo caqligaaga. Ilahoow adan camal ii sii codkarnimo iyo qalbi wanaag
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Жыл бұрын
Shukran akhi❤
@nuurul-hidaayatube3056
@nuurul-hidaayatube3056 3 жыл бұрын
Fadlan walaalo hadaad jeceshay faafinta khayrka 🕋♥️🤲FADLAN SUBSCRIBE IISAR ♥️♥️🕋🕋 NUURULHIDAAYA TUBE 🤲♥️♥️♥️♥️♥️🕋🕋
@cadnaansomali4730
@cadnaansomali4730 3 жыл бұрын
Waan kuusaaray iisaar
@abdirahmaanabdisalaam637
@abdirahmaanabdisalaam637 3 жыл бұрын
Ok
@danceafrica8654
@danceafrica8654 3 жыл бұрын
Adan wlahie waan tagera Ila 2019 la socday Malin walBa comanti ka bixi is yidhaHda lkn xishodah
@somtik-tok4731
@somtik-tok4731 3 жыл бұрын
11:08 waaa dirisle iyo moha said
@ayuubibnismaaciil1841
@ayuubibnismaaciil1841 3 жыл бұрын
Ma kuwaasaa😂😂😆🤭
@gouledibrahin4436
@gouledibrahin4436 3 жыл бұрын
Hhhhh wad kusoo dhigtay
@maxamedcabdiwahaab9097
@maxamedcabdiwahaab9097 3 жыл бұрын
Wa ragoo guurka badiya
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 3 жыл бұрын
si hadii loo fiiriyo wey fiicatahay in uu walaalkii mslim ah uu uguuriyo
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 3 жыл бұрын
beri horey ayaan kudhufaaney aaa "wonderfull"adan sahan
@hthheeg3775
@hthheeg3775 3 жыл бұрын
Aaaad iyo aaad😂
@hafsamahmoud5912
@hafsamahmoud5912 3 жыл бұрын
Nabiga SCW marku laha guurka badiya wuxu kawadey ragoow guursada e muunan dhihin ragow 4 4 guursada. Mida kale reerka 1 ayaa ku muhimsan taasba hadad dayaceyso o awladadana biri inta katagan galada dawarsanayan o adan waxba u hayn adonan dhalin ba la qatey
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 3 жыл бұрын
AadaN Khadarow XaLiiMooyinka Hadalkan Kama Dhaadhacaaayo Ee Maskaxda Maa Laga Dhaqaa😂
@naciimaayaan88
@naciimaayaan88 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@asmacisman3124
@asmacisman3124 3 жыл бұрын
😆😅😅
@umuyaasiralasow5668
@umuyaasiralasow5668 3 жыл бұрын
😁😂😂🤣🤣 illahy baa noo maqan cawa aadeen meel xun buu naga soogaly markii lasoo dhigay ilaa io hada waa ka dhuudhumanayay ok waaye waa idinku qaadany ee xaqa hala simo
@uby3121
@uby3121 3 жыл бұрын
Thanks pro laki midkaliya ayaan uraaxaynaya
@Master__Bvlogs
@Master__Bvlogs 3 жыл бұрын
Qofkastoo Cilmi Alle Siiyey Midba Midka kale Wuu ka Sareeyaa waxaa Usii dheer Caqliga Iyo Garaadka Kuwaasina Waxaa kamidah Aden Saxan Sidokale Somalida waxay dhahaan Waxa Adiga Kaa maqan Walaalkaa Ayaa Haya Taasina Waa Fikradaha Qaar wanaagsani MashaAllah Walaal Aden keep going what you doing Allah kuu Ziyaadiyo Cilmiga Cintifaac leh aad nala Wadaageesid.
@fatimaahmed3526
@fatimaahmed3526 3 жыл бұрын
Ilahey ajiro walee aqiro danbi
@faatiyacali8008
@faatiyacali8008 3 жыл бұрын
Ustaad arimaha yuhuuda igu socday lkn manta inan KZfaq ka qaxno hanagu kalifin😂😂😂 Ragu way iska badan doonaan Allah ha noobadiyo Raga 😂😂
@usaamacali2654
@usaamacali2654 3 жыл бұрын
dumar sabra 4 aan guursaneena
@hassan-zb8zn
@hassan-zb8zn 3 жыл бұрын
Hhhhh
@baxaalemaxamuud5616
@baxaalemaxamuud5616 3 жыл бұрын
Caruurta hadeer dhalata waa 42% dumarkuna waa inta soo hadha
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 3 жыл бұрын
Inader hadaynaaan nolosha noo ogolawna sideeenu u badan
@abdulhadimahamed1035
@abdulhadimahamed1035 3 жыл бұрын
Wll waaqica aynu joogno baa kallifaya oo afar in laguursado ma xuma zxpdaa mawqifkn oo kale haduu ku yimaddo ma khaainad bay kula noqon mise waad ku bogaadinaysaa inaad jaar 1 nin wada qabo isgarab gala ka warran
@sumar4007
@sumar4007 3 жыл бұрын
Cunugaan yar hooyadis ha ceshato usheega🙂
@saaraluqmaan10
@saaraluqmaan10 3 жыл бұрын
Saxiiix waye runti
@maryamodaahir8820
@maryamodaahir8820 3 жыл бұрын
Barnaamijkaan sidii bil Ramadan ayan u sugaaye alx hdn cfmd ku daawaday 🤲😉💯🙏
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@mariaqani5018
@mariaqani5018 3 жыл бұрын
Aadan wllo raga xamaasad hanagu galin afarbaad sheegtee haaf gabadh baanay xilkeeda qaadikarine 😂😂yaanay afar afar isku rarin iyagoo xabadii layaabane
@dhiirigalisoqoraarooda8857
@dhiirigalisoqoraarooda8857 3 жыл бұрын
Maasha Allaah guul walaalkeey qaali
@Sacdadhamac
@Sacdadhamac 3 жыл бұрын
Hhhhh halka dhib ee ay dumarku ka masayraan wa inay meel ksoo maqsho hebel wuu Guursady sda aad ugu frxsanthy inaad caruur bdan wLal la noqto ula jeclow ninkaaga xaliimooyinow🤣🤣
@Convini6
@Convini6 3 жыл бұрын
Heblaayo ninkaada naag labaad buu kula guursaday in meelaha laka soo yiraahdo
@Sacdadhamac
@Sacdadhamac 3 жыл бұрын
May camal inay oridaadu kasoo maqasho ninkaagii wuu Guursady mrkaaz xamaasad xun ayaa galysa
@Footballandgames386
@Footballandgames386 3 жыл бұрын
@@Sacdadhamac wll waxaan ufahmay in ay fiicantahay in uu ninku usheego xaaskiisa marka hore, intaan cidkale warka usheegin iyada. Haday sidaa tahay waa arin aad uwanaagsan Diinteenu-na Khiyaamada mabanay nayso Hadii ay Gabadhu Diido marka uu ninku usoo bandhigo inuu rabo inuu xaaskale guursanayo maxaa ninka lagudboon oo aan furiin ahaun. Xalbaa larabaaye bal katali rayigaaga?
@raaliyocadeey5605
@raaliyocadeey5605 3 жыл бұрын
Ilahow soo bari yaa la idhahin😏😏
@qaaliali4741
@qaaliali4741 3 жыл бұрын
Aamin
@faadumoxuseenibraahin2115
@faadumoxuseenibraahin2115 3 жыл бұрын
aaamiin aaamiim dhamaantena 😁
@naciimchannal
@naciimchannal 3 жыл бұрын
Adanow horta Alle ha kaa farxiyo mar walba waad naga qoslisaa wll wlhy Waa xaqiiqa intaa Aad tilmaamtay oo dhan waana Arin uu inoo soo hor meriyey Allahaa العلم الحكيم ah wll Abuurkeena la hore
@Somali122
@Somali122 3 жыл бұрын
Walahi sxb aadan ku taageeraa keep going pro
@omarhussein3941
@omarhussein3941 3 жыл бұрын
Ilahay Xikamadada hakuu ziyadiyo sxb Mcn😍😂😂😂🥰
@maxamedcabdulkaadir9445
@maxamedcabdulkaadir9445 3 жыл бұрын
Our legend keep going may allah bless you🤲❤🇸🇴
@jamiilajanaat874
@jamiilajanaat874 3 жыл бұрын
Funny 😂😂😂😂😂 kaligy ahaanaya anu hdy ssas thyba Jaaw Jaaw
@A...A09888
@A...A09888 3 жыл бұрын
Hhhhh
@thebestff4485
@thebestff4485 3 жыл бұрын
Ma hantidasad la god gali, iso xasuso hbnka malbka iyo Qaylada Tukaha waaq.. waaq..! Warka kama yeelin hhhhh😂😂
@mobarakyusuf4838
@mobarakyusuf4838 3 жыл бұрын
Hhh maxa kaliga ku dhiga naag iska dhigoo intaas baad mid mid uun ubahan heshaye haysku dhiibin masayr kaaga badan hhhhh
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 3 жыл бұрын
mahadsanid wll adam
@sacdiyamaxamed4659
@sacdiyamaxamed4659 3 жыл бұрын
😂😂😂😂thanks pro 🙏🙏🙏
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Anigu 2 Ayaan Guursanayaa Si Ta 2aad Ay U BiiLiso TaN 1aad🤣
@radwanbenibrahim771
@radwanbenibrahim771 3 жыл бұрын
😂🤣🤣ragedi
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@radwanbenibrahim771 Maan Laygu Qadaanayn Fikirkyga Quman😅
@cabdicasiisrooble8005
@cabdicasiisrooble8005 3 жыл бұрын
Hhhh aaway cadaldii aan kugu qaadane
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@cabdicasiisrooble8005 Dee Labadoduba BiiL Sawkuwa Haysta Ma CadaLadba Ka Maqan Anunba Nasanayee😅 Xaga SarirtaNa Waa Loo SubciNayaa Dee😅
@cabdicasiisrooble8005
@cabdicasiisrooble8005 3 жыл бұрын
De adaa lagaa rabaa biilintooda ma aha gabdha he
@koos1302
@koos1302 3 жыл бұрын
Masha allah
@faysamaxamed7721
@faysamaxamed7721 3 жыл бұрын
wallaalo aadan hady rageenu rag yihiin anakuba kumadiidneen .Lacagtu labo iyo 4 ba weyqaadaa lkn wallo dasada caanhaa lkalgooyaa .Haduu ninka yahy nin lacagle iyo diin iskudarsaday 2iyo 4ba wuudhaqi soo kore markaa baanu ogolaane
@faadumoyaasiin8120
@faadumoyaasiin8120 3 жыл бұрын
Masha Allah waa maranaamija aad iyo aad u qiimo badan wara ragoowa guurka badiya oo dadaald sameeya waxaan ogahay in marka ninku guursdo labo xaas ama sadexa xaas uu dayaco xaasakii hore marka inta aydaan guurka badina so barta sidii aad cadaalda u gudhaqilhada xaasaka badani
@mohamedalta245
@mohamedalta245 3 жыл бұрын
Sufyaan baaa hadalkaa kasoo saray aden
@bushroqayoof6225
@bushroqayoof6225 3 жыл бұрын
Waan xanaaqay anuu kamaaan helin maanta
@nimmy7612
@nimmy7612 3 жыл бұрын
Wlley sharci alle inoo dejiyay weeyi haday tahayna shardi ayaa ku xidhan haduu kasoo bixi waayana waxa uu alle quraankisa inoogu sheegay (إن الله على كل شيء حسيبا). Rabigeenana aynu wax walba u dayno
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 3 жыл бұрын
Arinkaan ima quseeyo waayo anigu xataa niyadayda guur kuma jiro🤣🤣🤣
@hthheeg3775
@hthheeg3775 3 жыл бұрын
😂xtaH wliGaH Ha GuuRsaN😂
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 3 жыл бұрын
@@hthheeg3775 nayaa adi inte ku xanunysa🤣🤣
@hthheeg3775
@hthheeg3775 3 жыл бұрын
@@SICIIDGAALERI Kaw waaaR waaN CaafiMaD QapaH😂😂
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 3 жыл бұрын
@@hthheeg3775 🤣
@thenatureworld2940
@thenatureworld2940 3 жыл бұрын
Walhi muqalkagi ugu horeyy ee iga qosliyy thnks A.sahan
@xafsaquen5818
@xafsaquen5818 3 жыл бұрын
Aadan sahan keep going protHer
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 3 жыл бұрын
Mahadsanid aadan sahan
@SalmaAhmedzh
@SalmaAhmedzh 3 жыл бұрын
Wll aadanoow dumarka kle nama shidaane wxn uhinaasnaa waajacaylkaan ninkayga uqabo ayaanan naagkle u ogolaanen
@abdisamadmohamed2870
@abdisamadmohamed2870 3 жыл бұрын
Hadaad jeceshahay wuxu jecelyhy ha ka celin
@umuyaasiralasow5668
@umuyaasiralasow5668 3 жыл бұрын
@@abdisamadmohamed2870 🤣😂 sax
@zupeeercade485
@zupeeercade485 3 жыл бұрын
Sidaa aad ninka ujeceshay ayu isna ujecelyay midakale hablaha kula dhiggaaaya eeyaguna sida aad ninka ujeceshey ujecel haday rag wayan kawrn marku ninkastaba halgabadh gursado
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Thanks bro
@safaibraahin4153
@safaibraahin4153 3 жыл бұрын
Hantidada la dhima dhanta ninkaaga aad u dadashay halagaala baxo 😂 Maalin dambe wxa ha u noqon aadanow Aar idinkuna run ha moodina
@mustaqbal8161
@mustaqbal8161 3 жыл бұрын
hhhhhh
@abdiallah614
@abdiallah614 3 жыл бұрын
Asc Adam sahan fadlan maad nala wadaagi kartaa fikirkaaga ku aadan nin ka la dhahayay afar xaasle ee calanka Somalia iyo calamada Somalia bedelay
@hanadshafiik1044
@hanadshafiik1044 3 жыл бұрын
hablow waad maqlaysaan nin la aan dhici rabta hadaba 10diyaar uhay hablood🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@saedibrahim441
@saedibrahim441 3 жыл бұрын
Waxani kaftan maaha ee waa kaga dhabeeyn nacasow hadal yar soo maqlay
@hanadshafiik1044
@hanadshafiik1044 3 жыл бұрын
@@saedibrahim441 jooji cayda diyaar matay aduu
@saedibrahim441
@saedibrahim441 3 жыл бұрын
@@hanadshafiik1044 yeaah yeah of course blud, why not brother?
@zakarieahmed2635
@zakarieahmed2635 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@najahahmed2006
@najahahmed2006 3 жыл бұрын
Manta wax manooreeban 😂😂
@y.m.a.kochin1200
@y.m.a.kochin1200 3 жыл бұрын
Waa waax jiraa, lkn kartidha qafka aayeey kuu hirantahay
@ibraahimqudde5883
@ibraahimqudde5883 3 жыл бұрын
Ayaan nin kaaga laga dulqaadin 😂😂
@najahahmed2006
@najahahmed2006 3 жыл бұрын
@@y.m.a.kochin1200 wl wale ina gabar ninked usocon wayo Anba majecli
@najahahmed2006
@najahahmed2006 3 жыл бұрын
@@ibraahimqudde5883 kan laqaadanayo asagu ma alabama😁
@abdisamadmohamed2870
@abdisamadmohamed2870 3 жыл бұрын
@@najahahmed2006 calafku waa intaasuu ku geeyaa
@zalmanjama9965
@zalmanjama9965 3 жыл бұрын
aadan Sahan Waan kuwataa Libaaax🤣🤣🤣
@abdourahman8231
@abdourahman8231 3 жыл бұрын
War aden inader intaan afar kahadlayno mayna haboonayn in laga hadlo kuweenan sodonki madaxa lasi gaalaaya ee midna hayniin. Maxa natusay tirada dumarka ee badan ee loo arki laa yey doobabakan ciida kabadan ee sheebku ciilay. War waxan dhihi laha dunida rag la'an kama jirtee dhaqaalo xumo aya kajirta ee Allah hano sakhiro arsaaqad waasaca iyo guur xalaal.
@abdihakimawad7310
@abdihakimawad7310 3 жыл бұрын
Asc Adam aad bd u mhdsntahy waxaan kaa codsna lahaa inaad iyadana ksoo hdasho war bixin ksoo diyaariso arinta what is upka ee beryhn taagan saamyn intee leeg ingu yeeln kartaa kaydinta xogteena dhgartaas sidee se uga bad baado karnaa
@user-il4vj5js7u
@user-il4vj5js7u 3 жыл бұрын
Dumarkii commentiyadii may ka xanaaqeen😂😂😂
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Comment = faallo ✅
@saraibrahim5599
@saraibrahim5599 3 жыл бұрын
Alla inta ad sheegtay iyo kabadanba wa run lkn anigu hdi aythay wa maya xaq buuxana wn uleyahay.sida daraded qofna xuriyadiisa lagama qado hdu rabo inu guursado wa diyaar without me hdu 2rabo wa un laba kale hdu 4rabana wa 4kale yacni no buuq no cuqdad and I’m happy mida wlaladed wx u ogol.
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 3 жыл бұрын
Mzha allh wllky Aadan khadar cali marna macalinkaygiii Alleh ha ku sharfo wll Mawduuuc muhimadiiisa Leh Lknse dumarkeeeni maanta ma dareeensana kamana dhaadhicin karaysid Alleh Xaqa Ha inoo Garadsiiyee
@abdihashi6225
@abdihashi6225 3 жыл бұрын
Barnaamij kasoo diyaari sababta ragu uga hor dhintaan dumarka walaalka sharfanow mahadsanid.
@mubaaraksalaad8373
@mubaaraksalaad8373 3 жыл бұрын
Masha alh sxb waa sax midas musliminta waa iney guurka badiyan
@faisalmohamed6668
@faisalmohamed6668 3 жыл бұрын
Casharadaa waad la daahdey ee igu soo badi Gudoomiye.
@apdirahmanzudaysi2113
@apdirahmanzudaysi2113 3 жыл бұрын
4 XAASLE MA GABOOBO ✅👩‍🦳👩‍🦳👩‍🦳👩‍🦳
@jaamacabdimoalin
@jaamacabdimoalin 3 жыл бұрын
mansha alah wll mcn hore u soco wax badan banu kaa faa id naa
@sidiiqsiciid9998
@sidiiqsiciid9998 3 жыл бұрын
Mansha allah run bad shegty pro
@gudgudestudio7568
@gudgudestudio7568 3 жыл бұрын
Thanks 👍👍👍👍👍👍👍👍👍 Aadan Sahan Alle caqliga hakuu barakeeyo
@naciimaayaan88
@naciimaayaan88 3 жыл бұрын
Aadan maanta waa weerar dumar😂😂😂
@somtik-tok4731
@somtik-tok4731 3 жыл бұрын
Haa abayo lkn waad nagu tageri inan afar guursano somaha
@naciimaayaan88
@naciimaayaan88 3 жыл бұрын
@@somtik-tok4731 haa waayo waa qawlkii Alle qawlka Allena waa xaq (samicnaa wa adacnaa) wanu maqalnay waanu adeecnay Alxm rabil caalamiiin🤲
@mohamedahmedabdirahman9844
@mohamedahmedabdirahman9844 3 жыл бұрын
Nin soomali muxuu 4 guursan iyagiiba kuwoogi dacayee meel walba caruur todii ayaa loo dawar sanayaa wadan koodina gaajo ayay uga yaceen marka runta laga hadlo, maanta inooma taalo in 4 guursada war la inooga dhigo ee bal noloshiina hoos u eega aduunki meel walba qoxooti ayad ku nahay aan isla xishoono ayaan odhan lahaa oo aduunka tagay aan dhinac karaacno
@asmamohmoud12
@asmamohmoud12 Жыл бұрын
Waxaan tamaniyey ina daawanlahaa clipkan waqti hore lkn dumarku inay diinta bartaan waa muhiim gabadha muslimadii waa inay taqanaa in ragga Alle ubaneeyey 2,3,4dumaraaba kuna sheegey suurata nisa ayada 3aad mida kale guurku waa sunnadii rasuulka s.c.w❤❤❤
@yaxye3599
@yaxye3599 3 жыл бұрын
Aadanoow waa sax 2011 ayuu dhintay midna 1987 ayuu dhintay ayeeyooyinkii weli way talinayaan
@warsamekhadari7892
@warsamekhadari7892 3 жыл бұрын
Maashalah ana imka labeyayaay sxb adan oo la ikarkarinaya wana sidaa ad sheegtay ee wa in haablaha lagursadaaa oo warabha laga xareeyaaa
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 13 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Xorriyatul qawl ayaan rabnaa | Maxaa naloo cabudhinayaa?!
13:05
LIVE WAA KANAA TEAM SOM HUNTER GTA 5 PART 1
SOM HUNTER
Рет қаралды 170
Wuu soo baxay buuggeenii koowaad | Hayaankaygii Rumaynta.
11:42
Adduunka Ma Gaalo Ayaynu U Daynaa?
10:06
Sahanka
Рет қаралды 18 М.
Diyaaradihii Faraaciintii | Teknoolojiyaddii ummadihii hore
12:56
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН