Maxay tahay lacagta cusub ee ay reer galbeedku ka cabsanyaan inay noqon doonto mid badasha Doolarka!

  Рет қаралды 38,727

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Maxay tahay lacagta cusub ee ay reer galbeedku ka cabsanyaan inay noqon doonto mid badasha Doolarka!
Nagu garab istaag horumarinta janalka:
/ @waaberi-media

Пікірлер: 83
@Mr.Hoiwa123
@Mr.Hoiwa123 Жыл бұрын
Azc wallky cabdirahman cumar ismacil aad bn kaaga mahdcelinayah muqalada aad nala wadagto wallo cabdirahman waxn ka codsan laha muqaladii niiri galinta ah ee aad nala wadagi jirty ina dib noogu so celi adigo mahadsan ❤❤❤
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 11 ай бұрын
Thank you Abdirahman Omar
@drqanciye9155
@drqanciye9155 Жыл бұрын
Allah haku xafido wll❤
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 Жыл бұрын
Aduunku Mar walba waa u baahanyay in awood kaliyi haday jirto in mid kale la helo si aanay taasi kaligeed aduunka ugu kibrin
@saacid760
@saacid760 Жыл бұрын
Waperi media ❤wan ku salamay ❤
@shakrabowy1432
@shakrabowy1432 Жыл бұрын
Alle Ayaan ka Rajeyneynna Inay Hawada Ay Kabaxdo I.a Wana Ka Bexee
@user-wr8ds1wl5l
@user-wr8ds1wl5l 11 ай бұрын
Mahadsanid wll❤
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 11 ай бұрын
Waa guul
@Drs-xamda
@Drs-xamda Жыл бұрын
Rer galbedka in laga madax bananado wn so dhaweyn inti ay ku mashqulsanyen qowmu luudnimo adunku wa inu ka horumara✋️
@Mrindhayare-ld9cx
@Mrindhayare-ld9cx Жыл бұрын
Haaa laakiin se Aaway Somalia 👍🤔🤔🤔???0000 Wax muuqadu)???🤔🤔🤔👍
@FadumoBashiir-pq9om
@FadumoBashiir-pq9om Жыл бұрын
M.a horay usoco wllky lkn abwe nooso gali waxyaabo kusaabsan saxabdii rasulka scw iyo rasulka scw scw
@baresuldaanofficiald
@baresuldaanofficiald 11 ай бұрын
Masha Allah wllo wax waxag san ayad so gudbisaye qisoyin kaso same azaxabti rasulka scw scw
@cabdiqaniAddison
@cabdiqaniAddison Жыл бұрын
Hore u soco sxb
@daudabdi1932
@daudabdi1932 11 ай бұрын
Asc Wan idin salamey dhaman asxaabta salan kadib hadan kajawabo su aasha waa haa sababtoo ah hada waxaa jira labo lacag oo qiimo leh sida dolarka iyo urada waxana iska leh reer galbed marka hadii la helo wadamo kale oo isbahaysi ah kuna mideysan lacag qura weybedi karan lacagaha kale ee hada jira wexeyna ku xiran tahay sidey umareyan dhaqaala iyo siyasada Wana fursad Manta taagan waxan leyahay horay u socda wad mahadsantihin
@Mrindhayare-ld9cx
@Mrindhayare-ld9cx Жыл бұрын
Mahad SANID WALAAL ❤❤
@user-ik8oi6jk4v
@user-ik8oi6jk4v 11 ай бұрын
Cabdiraxmaan cumarow
@DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
@DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu 11 ай бұрын
Waa laga yaabaa sxp😮😮😮
@acentertaiment2611
@acentertaiment2611 Жыл бұрын
Ruushka
@Khadar.xuseen.Habane
@Khadar.xuseen.Habane 8 ай бұрын
Waan.taageersanahay.BRICS
@mascuudxikmaawi6838
@mascuudxikmaawi6838 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaadi 😊
@apdiwqhB2804
@apdiwqhB2804 Жыл бұрын
Wa. Gumaysi dolarku
@dahirdhaqaneofficial143
@dahirdhaqaneofficial143 Жыл бұрын
First comment ❤
@Josir25
@Josir25 Жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/orqqaLWA0JnSmps.htmlfeature=shared
@maxamadxuseen4761
@maxamadxuseen4761 11 ай бұрын
Haah.waalhelikaraa.lacagi.waa.aamin.
@maxamadxuseen4761
@maxamadxuseen4761 11 ай бұрын
Haah.waalaheli.karaa.lacagi.waa.aamin.saas.waxaa.yiri.maxamed.mujìb.
@diazparomedia
@diazparomedia Жыл бұрын
Wa arin wanagsen ka somalia ahan hadii aan ku biirno, wax badan ka badalaya dadkena iyo dhulkenaba
@sakipoi5986
@sakipoi5986 11 ай бұрын
Somalia ku biiratankeeda waxbo soo kordhin mayso
@power1774
@power1774 11 ай бұрын
Waan ku faraxsanahy inay meesha ka baxdo dollarka balse somalia dollar ayee is ticmaasha yaa umaqan tolow hadii dollarka meesha uu ka baxo lacag iyada ugaar ahna malahan somalia
@adanabdulle4477
@adanabdulle4477 Жыл бұрын
Ethiopia 😢 Weey Naga hormartay😢 Saas xal.nooma Aha Somalia maxaa xal u ah
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Жыл бұрын
Soomaaliya calooshooda ushaqaystayaal dad qabiil dilooday shisheeye iwm ayaa dunida inaga reebay
@Thehabonchannel
@Thehabonchannel 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 no more somali
@sakipoi5986
@sakipoi5986 11 ай бұрын
Dollerka markuu meesha ka baxo indhaha taagi rabaan balayada
@user-kf3eb6ij6x
@user-kf3eb6ij6x Жыл бұрын
Wan ku salamay sxb😍
@wacan143
@wacan143 11 ай бұрын
Waa muhiim in la helo awood la tartanta oo u babac dhigi karta tan reer galbeedka .
@nrcabdi
@nrcabdi 11 ай бұрын
😢😢😢..😢 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar) Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@sakariyefilfil6578
@sakariyefilfil6578 11 ай бұрын
Iinsha allah wad helee taageero wall
@relaxationinmindandbody
@relaxationinmindandbody 11 ай бұрын
Haa dolarku awoodbuu leeyhay waxaan ugajeedaa wakhti bay qaadan intuu baxayo uguyaraan 10 years ama kabadan
@naciimoaxmed4099
@naciimoaxmed4099 Жыл бұрын
Waan soo dhaweyneyna isbaheysigas
@walinuur-2905
@walinuur-2905 11 ай бұрын
Qalbigu kumadoobaa midka hallaankahadlayow itoobiya baa somaali oodhanqabta iyo yuhuud
@felisabdi3794
@felisabdi3794 11 ай бұрын
Reer galbeed wey kibreen dhaqaalaha yurubna wuxuu ku tiirsanaa hantida ay afrika kabxadaan hadana waa la arki doonaa ceebtooda, marka waa wax loo baahan yahey in bricks ay yeelato lacag gooni ah
@zuheipabdilahi5068
@zuheipabdilahi5068 Жыл бұрын
Duni La sugaayey
@saacid760
@saacid760 Жыл бұрын
Haa waa lahelaya
@Shujaac005-ld6zf
@Shujaac005-ld6zf 11 ай бұрын
Waxa bilabaday Jabka doolarka iyo rergalbedka
@Captain_Muudey.
@Captain_Muudey. 11 ай бұрын
Isbeddel Dhaqaalaha ayaa caalamku ka socoto waan wax wadamo gaar ugu jiro faa'ido oo in wadamada soo korayaa ay ka jiraan shaqaal raqiis ah oo munshaar yare ku shayn karo wadankana mashaariic badan lagu fuli karo waan anaga ka somlia ahaan jabis wayn inoo ah aan kaga baxano gumaysiga reer galbeedka
@user-ik8oi6jk4v
@user-ik8oi6jk4v 11 ай бұрын
Madax wayne sirta aduunka haya makuu dooranaa dhanka miidhiyaha
@hamzebouhaden
@hamzebouhaden 11 ай бұрын
Asc janagalayal , suuasha waa maya sababtoo ah USA 🇺🇸 waxay dirasaynaysa sidii ay kaga baxday lacagta hoogamin jirtay Aduunka ee ahayd UK 🇬🇧 marka way is dalinayan ayan rajaynayaa. That is my idea 💡 🤔 so if you agree 👍 with me , it is good 👍 but if you do not agree 😉 with me, it is good 😊
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 11 ай бұрын
Qof ii sheegi kara ma jira sababta uu turkiga wali ugu biirin BRICS ayadoo an ogtahay in turkiga ka jrto sicir barar lacagtooda hoos u dhacday
@hollaatme2991
@hollaatme2991 Жыл бұрын
G7 godkoga biyo ugu so galay 😂 Baxa American iyo xilifadisa
@ON4647
@ON4647 11 ай бұрын
Downloadka no fasax please
@user-td2vy9zr3h
@user-td2vy9zr3h 11 ай бұрын
Yeas, dal walba oo ka mid ah BRICS. Waxay ka xorooba yaan R.galbeedka qool sagaarada dhaqaala hooda. Waxy ka xoroobayaa world Bank iyo IMF. Iyo mashaakil abuur keeda iyo daymaha aan dha maad lahayn ee curyaamiyey dhaqaalaha waaddamada 3rd world loogu yeedho.
@malyuunismailshukow7787
@malyuunismailshukow7787 11 ай бұрын
Walalkey ma awoodnaa inan ku birno brics ka soomali ahaan
@bood90
@bood90 Жыл бұрын
Ma Anakana Somalia Ahaan Ku Biirno Lacagta Cusub 😅
@qumbe
@qumbe Жыл бұрын
Awood malihiin oo xitaa agnabiga aa iskaga ceerino sida wadhamada afrikanka faransiska iskaga ceeriyeen
@Thehabonchannel
@Thehabonchannel 11 ай бұрын
😂😂😂😂no more somalia caqli qabiil
@user-mx1yn5db7u
@user-mx1yn5db7u 11 ай бұрын
Mahad sanid walaal
@Maahir397
@Maahir397 Жыл бұрын
Somali hadaynu nahy g7 iyo bricks ked inoo Dana.mise damba ino malaha
@user-wr8ds1wl5l
@user-wr8ds1wl5l 11 ай бұрын
G7 means france canada japan italy uk jarmal us i hope broken g7
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Жыл бұрын
Wayadkanaysaa inlacagcusub obirikisa lasameyo sida lacagta yuro sidokale kaladuwananta lacagohoda masamaxayso inaytooda waxkukalaiibsadan wacaqabada uguadag aylakulmidonan ankawarsugno
@zamiir_hazzan
@zamiir_hazzan 11 ай бұрын
Aragtideydu waxaa weeye in la helo taageero dhab ah waxwalabana waxaa muhiimsan shacabka dalalkas ee brics ee ku qanacsanyihN dalalkooda hadii LA helo qanaaacid dhab ah wuu hergalayaa sharcikas
@yusufomar3433
@yusufomar3433 11 ай бұрын
I love putin more than my life
@acentertaiment2611
@acentertaiment2611 Жыл бұрын
Soomaalimukujurtaaisbahsaga
@qumbe
@qumbe Жыл бұрын
Maya wali dhooladeyna marekanka ayee tugsata ila heerka qomu-ludka basaboorka somalidha ayaa laguso qoray
@waaniye1977
@waaniye1977 Жыл бұрын
Asc lakiin inaga ka muslimiin ahaan midna nooma roono
@sumayayusuf7302
@sumayayusuf7302 11 ай бұрын
Waabare bro ww3 hala isku diyaariyo mar hadii dollarka afaarahiisa lagalay America dollarka kama ciyaarto dagaal ayaay ka xigtaa that for sure
@yuusu0404
@yuusu0404 Жыл бұрын
Kaso hadal sxb canshraha wadamada amaa faadka lagu qoro isliibyada moolalka waawayn
@abdiaziiz5820
@abdiaziiz5820 11 ай бұрын
Kanalka ogaansho mawduucaa uukahadlo ayunbaad adna kasoo hadashaa wax kaduwan lakalay niyow 😅
@Malik_2712
@Malik_2712 Жыл бұрын
0:00 maxay ka dhigantahay in Ethiopia aanan wax bad ama awood kale dhaqaale la sheego leheen lagu so daro!? 0:00
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 11 ай бұрын
Wxay haysataa dadka ugu badan afrika dowladibamiday ka dad badan tahay wayka suuq bdantahay markaa waa in ay suuq ka helaan muhiimadu iyaduna kafaa ido
@Malik_2712
@Malik_2712 11 ай бұрын
@@ubahdhool8158 dad badnaansho waxba maso kordhiso sidaan qiyaasayo waxay u doorteen oo ay u aqbaleen waxa waye waa xaruun AFRICAN UNION (AU) taaso ka dhigaysa mid afr meel ciidanka africa dhan looga taliyo malahan GEOPOLITICAL waa dhul xiran
@sadiiqsaciid2850
@sadiiqsaciid2850 11 ай бұрын
By by G 7 😂😂😂
@sahan233
@sahan233 Жыл бұрын
Maasooniyada qeyb makathay sameynta lacagtaas
@guletizmail8349
@guletizmail8349 11 ай бұрын
Russia iyo China aduunka ayay qoladaas iskugu necebyin, xata wadamadooda way kaso caydhiyeen, marka ilama aha inay ku jiran.
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 11 ай бұрын
Bricses ayuu noqonaya marka itoobiya lagu daro
@alinuromer5876
@alinuromer5876 11 ай бұрын
Wax badan ayey ka badali doonaan, dunida Maanta waa wadaamo tiro, dhaqaale iyo Wadamo Dihin Xaga Kheyraat. Brics.
@sharmarkeabdulahiabdi
@sharmarkeabdulahiabdi Жыл бұрын
war bixin cusub la imo sxp waa intii ogaansho uune
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 11 ай бұрын
Bricseseae sidaas buu noqonaya
@Cabaasapdirahmaan1
@Cabaasapdirahmaan1 Жыл бұрын
Inta oGaansho. Kasoo daawatay 😊
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 11 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 49 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 44 МЛН
Sidee loo soo saaraa DAHABKA? Qaabkeese loo warshadeeyaa
6:56
Waaberi Media
Рет қаралды 56 М.
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 212 М.
Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?
12:49
Waaberi Media
Рет қаралды 92 М.
Пропала собака! А у тебя есть питомец?
0:41
Юлия Смирнова
Рет қаралды 816 М.