MAXAY TAHAY SABABTA LOO BURBURINAYO PUNTLAND

  Рет қаралды 52,010

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 526
@mohaburhan222
@mohaburhan222 2 жыл бұрын
Wa mahadsan tahay Mudane madaxweyne Talo fiican bad nasisay balse markasta wan feejiganahay alhamdulilah 💪🙏
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@AadanXaamud
@AadanXaamud 2 жыл бұрын
Wanaaga allaha ayaa kugu jeclaanaayo wali wanaaga haka tagin 👍
@abdiali8315
@abdiali8315 2 жыл бұрын
Thanks taladaaada wanaaaagsan Puntland waaan soo jedaaaa Wax walba oo socda waaa u jednaaa Qofka ku fikiraaaya puntland wax u dhin waaa qof hurdo kujirta. Koooxda burcadka ah magaca DF ku qaraaabata goor dhow waa soo afjarenaa.
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 2 жыл бұрын
Masha Allah. We love you Mudane Madaxweyne, Noosoo noqo hirshabele usoonoqo.Thank you Madaxweyne Deni Allah ha ku xafido we appreciate you. STAND ON YOUR GROUND. Markasta waan ku garab taganahay. Viva Puntland 🤍💚💙
@bilalcali2060
@bilalcali2060 2 жыл бұрын
Ninkan uunbaa soomali isku hayn kara ee haloo dhiibo
@cabdiraxmaanmaxamed7941
@cabdiraxmaanmaxamed7941 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane madaxweyne, talo wanaagsan oo waayeel baad bixisay.
@abdihakimmohamed2929
@abdihakimmohamed2929 2 жыл бұрын
mahadsanid madaxweyne Waare, talo nin wayn oo waayo arag ah baad bixisay dadka Soomaaliyeed ee Puntland dega.
@zakiofficial5344
@zakiofficial5344 2 жыл бұрын
Dr maxamed cabdi waare Saan kuu modayay iyo Saan kaaa Arkay iskuma dhawa guuL iyo gobonimo sida quruxda badan Oo Hada Nahay Reer Puntuland Nolahadashay Thanks
@MaHir3050
@MaHir3050 2 жыл бұрын
Mxa ku baxay
@abdullahijama4683
@abdullahijama4683 2 жыл бұрын
Aware waa nin qalbi wanagsan wallahy 😍
@lglg6781
@lglg6781 2 жыл бұрын
Awaare waa kagaar somalida wayo Waa nin daacad iyo xiigmad allah kumanyiista Xafidullah awaare ,allah blessed you awaare you are heart of somaliya thank u
@mahdino4339
@mahdino4339 2 жыл бұрын
Maasha Allah mudane madaxweyne WAARE xaqa sheegideeda kama gamban hadii hogaanka Somalia sida WAARE xaqa u sheegi lahaayeen Somalia waa israaci lahayd
@ahmeddahir5152
@ahmeddahir5152 2 жыл бұрын
Masha Allah Guuleyso Ayaanle HANOOLAATO iyo M.weyne Waare well done
@alifaarah4383
@alifaarah4383 2 жыл бұрын
Madaxweyne waare nabad iyo wanaag Ku waar. Allaah ha kaa abaal mariyo waanadaadu waa mid Qaran.
@iskufilan7542
@iskufilan7542 2 жыл бұрын
Madaxwayne waare thanks for the kind words. Aad baad ugu mahadsantahay caqli celinta wayn
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 жыл бұрын
Mashallah Gulayso Waare, Oday Somaliyeed oo Allaha Weyni Siiyey Caqli Saliim Ah u Dheertahay Diin iyo Maadi Aa tahay Odayasha Adoo Kala ah Waa Yaryihiin guul, guulayso.
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 2 жыл бұрын
Maashaa Allaaah, Dr. Mohamed Abdi Waare Allaha ku xifdiyo, waa talo waayeel ayaga inay qaataan Allaha kuduwo.
@asadcali100
@asadcali100 2 жыл бұрын
oday soomaaliyeed taladii wuu siiyay allow ma la taliyay mahadsanid Dr waare
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 2 жыл бұрын
I approved Waare's wisdom long time ago. He is authentic which is rare in Somali elite nowadays.
@muhidinszzhas4fzzazeeeeeee372
@muhidinszzhas4fzzazeeeeeee372 2 жыл бұрын
Qaaqqqqaqaqqqq¹aqaa11aqqaqqqaqqaaqaqaaaqaqqqqaq1qaa1qa1aq1a1a1qaaq1a1aaqqqqqqa1q¹qaaaq1aaaqqa1qa11a1aa1qaqqaqaaqqaaaqq11a1a1q1qàaqqqqa1qqqqaàaaaaaaa1111q11aq11q11q1qa11qq¹1q111q1q1q1111a¹1q11q11¹q1q¹aq1à1qqqqqàaàqà1qqaqq
@abdiissa1034
@abdiissa1034 2 жыл бұрын
Madaxweene waare .waxaa tahay oday somaliyed oo sii wanaagsan uu cabiro siyaasada dalka. Waan kugu tahniyeena side wanaagsan aad uu taliday reer puntland guur ahaan. By Edmonton Canada
@safiamuse5060
@safiamuse5060 2 жыл бұрын
Shaqsiga wadinigaa talada fiican buu wakhtigeeda bixiyaa, waa masuulkaan oo kale
@saalahyare369
@saalahyare369 2 жыл бұрын
Wa talo nin weyn guleyso ader , dajalka somalia inu yahay farmajo wa shaki la'aan.
@mctech9639
@mctech9639 2 жыл бұрын
Ninkaan runtaa asiibaa alle ha ku xafido
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 2 жыл бұрын
Jasaakalahu khayr mudane Awaare waa talo waxgarad ale haku anfaco dadka masuulka haya
@aniwaaye484
@aniwaaye484 2 жыл бұрын
Mashallah ilahe ha ku xiifdiyo mudane x madxweeyne waa talo fiican
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 2 жыл бұрын
Waa taladii aan siin lahaa reer Puntland.. Masha Allah Waxaad moodaa reer Puntland inay dawlad nimadii ku caajiseen woxoogaa musiga madafiicda inay u xiiseen
@omarahmedismail5956
@omarahmedismail5956 2 жыл бұрын
Waan daawaday wlhi masha allh sixeel dheer buu xaw u ilmaamay
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 жыл бұрын
Madaxweyne waare prof waare guuleyso waligaa gadaal ha marin
@maxamuudxaaji2909
@maxamuudxaaji2909 2 жыл бұрын
Reer puntlanow talo waa mar garan weydo iyo Mar aad gaari waydo ee taladaan qaata mw waare waa nin waayo arag ah dhagarta Villa somaliyana aad u yaqaano
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 2 жыл бұрын
Reer Puntlanow maqla khabiirkaan soomaalinimadu ku dhertahay.
@korontogulledghidhi3733
@korontogulledghidhi3733 2 жыл бұрын
Ilaahay walaalaha hirshabelena ilaahay qalbiyadooda burcad nabad eed iyo walaalnimo ha isu mariuo
@burbuluug424
@burbuluug424 2 жыл бұрын
​@@korontogulledghidhi3733 Waare waadaba dhilif aad u Liita oo beenaale ah Farmaajo & dani waXba isma dhaamaan adeer maad ka haDashid hirshabele oo Tolkaa ku Dulmanyahay oo Farmaajo & dabadhilfkiisa Boobayaan kuraasta Tolkaa taas ayaa kuu sharaf baDneed yaa kuu Dirsaday markaad u Naagaynayso dad aan waxba ku dheereen waa Non sence waxaad ka hadlayso wax na quseeya maaha war daNtaada ka hadaL waxaan laguu Dirsan waqTiga haysaga kuminin mise waxaa taHay kuwa lagu shaqaysto oo Damiir laawe yaasha ah mise AfHayeenkii Dani ayaa tahay Daciifyahow Waad Ceebaysay tolkaa sharafna malihid kkkk
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 жыл бұрын
Puntland oo burburta somaali danteed ayaa ku jirta cid walba oo Caqli usaaxiib ah weey ogtahay. Musiibo iyo federal iyagaa noo keenay. Waa wada jaajuus shisheeye ushaqeeya, maamulkaas kii madax unoqda kan kale waa kasii cadowsan yahay. Ilaahey ha burburiyo si wadanku dowlad uhelo. 30 sano ayey somaali hortaagan yihiin.
@alihussrin4350
@alihussrin4350 2 жыл бұрын
@@Yusufxasann aad ayaad u caqli xun tahay waayo somali o dhan miyey puntland hor istaagi karaysaa. Waxaas mar dambe ha so qorin xoolo yahow
@mohamedfarah8683
@mohamedfarah8683 2 жыл бұрын
Aware waad talisay, wax garad ,guul Gaar nolow, waa adooka kan talinkara
@matanebrahim9697
@matanebrahim9697 2 жыл бұрын
Nin Caqli iyo Cilmi usaxiib ah iga dheh Guul Baa ku rajeyn Mr.waare
@zhakurwaare7440
@zhakurwaare7440 2 жыл бұрын
Hdal xaqiiq eh papa 👏
@suleekhas1112
@suleekhas1112 2 жыл бұрын
Waa nin aad umaskax badan ogna waxa jira ilahaw nadaba qabo puntland insha alah faramajo ma burburinayo insha alah
@akh8501
@akh8501 2 жыл бұрын
Walaal adigu wadaniyad baa tahay qalbi fiican lkn Farmaajo waa masiibo umadan loo soo diray, waana camalkoodii xumaa
@aliisse820
@aliisse820 2 жыл бұрын
There is alot of wisdom and truth in Waare’s talk. If all the politcal elites think like Waare, Somalia will much different than it is today. But i wii give a bit of advice: do’nt give up the struggle of Hirshabeele; it seems that you gave up the future of the richest and the most diverse state in Somalia. God bless you.
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 2 жыл бұрын
Adeer fiican oo soomaliyeed talo fiicana waa nasiisay illahay hakudhowro adiyo walalaha hirshabele aad baa umahadsantihiin
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 2 жыл бұрын
Mudane Madaxweyne isu soo sharax waan ku dooranaynaa.
@duniyosaeed7590
@duniyosaeed7590 2 жыл бұрын
Hadal ka soo baxey shaqsi aad u caqli badan waan ka qaadaney waana in la badbaadiya waxii la heysto
@fartuunkhalif6006
@fartuunkhalif6006 2 жыл бұрын
Mashal Allah odae Somaliyed nolew guulso
@queenjamac5123
@queenjamac5123 2 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid mudane
@liibaanaadan2887
@liibaanaadan2887 2 жыл бұрын
manshallah Madaxwayne Dr Maxamed Cabdi wwaare tallo wngsn baad nasiisay alle hakaa abaal mariyo
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 2 жыл бұрын
Mashalaa madaxweyne waare maga hajiro oo hajoogo hadey talo wax talo waadi siisay reer puntland waana ku mahadsan tahaywaxaad tahay geesi aan runta kagaban ee sidaas ula tali maulana kale waayo qof kaaweyen taladiis waa laqataa waxaan leeyahay reer puntland isku duubni ayaa horomar lagu gaaraa ee isku duubnada guulesta inshalaasomali hanoolato ayaanle walaal waad ku mahad santahay ❤💯 sidaad bulashad somaliyed aad ugu adegeso thank you my dear bro ♥❤❤❤❤❤💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 2 жыл бұрын
Mudane Waare talo waad siisey reer puntland hadey qaadanayan aniga waxan dhihi lahaa Madaxweynaha imaan doona waa inuu dhameystira somaliya nooca ugu haboon oo federal ah ineyqaadato second maxkamad dastuuri ah waa inuu dhisa oo kamadaxbanan dowlada waa in lasoo celiya kalsoonida shacabka dhexdooda ah madaxweyne fiican oo inta aan sooshegay umadaan waa kudhexjira ee halasoosaro dibeda usoobax maxaa yeelay nin carab shilimaad kasoo qaatey baa ina horboodaya in muddo ah 4.5 baa lagu dulman yahay oo qabaa'ilada qaar wax madooran karaan shaqsi aan karti laheyn buuraba odey dhaqameed ka marka somaliyey aan is saamaxno oo si walaaltinimo aan uwada noolano dhamaanten wabilahi towfiq
@herssihailoula8249
@herssihailoula8249 2 жыл бұрын
Waare geesi tolwaayey, noolow indeergarad somaaliyeed .
@siradadan9128
@siradadan9128 2 жыл бұрын
WALLAAHI. WAA. ODAY. SOMALIYEED ILAHAY. HAKUXIFTIYO
@leylagarmela5034
@leylagarmela5034 2 жыл бұрын
Masha Allah thank you 🙏 mudane
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 2 жыл бұрын
Jizaaka Allahu khayr mudane MW Maxamed Cabdi waare
@ibrahimmaxamed2666
@ibrahimmaxamed2666 2 жыл бұрын
Masha Allah Thank You Dr Mohamed Abdi Ware Ex President Of Hirshebel
@abdimajidshekh5553
@abdimajidshekh5553 2 жыл бұрын
Mansha allah ayanle keep going bro wadani dhab ah
@mwlaimuabdullahi2925
@mwlaimuabdullahi2925 2 жыл бұрын
Madaxweynihii hore ee hirshabeele wuxuu kahadley wax jira ama wuxu bixiyey talo walaal kuna saleysan aqli iyo xigmad
@fahmaomar4728
@fahmaomar4728 2 жыл бұрын
Illahay kaagu xafiido mdwn waare
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 2 жыл бұрын
masha Allah waa talo nin weeyn .
@anisali2266
@anisali2266 2 жыл бұрын
Maasha allah waa talo aad uwanaagsan
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 2 жыл бұрын
Awaare midaas oo kale u sheeg reer galmudug, reer hirshabeele iyo reer koofur-galbeed, ileyn madax muuqda iyo middi saawir ah lagama quested.
@safiamuse5060
@safiamuse5060 2 жыл бұрын
Shukran, lagama yeelayo ilmo diyaano
@axmeddiyarad654
@axmeddiyarad654 2 жыл бұрын
Masha Allah mudane waare talo fiican baad soo jeedisay rabi ha ku xafido insha Allah
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 2 жыл бұрын
Talo fiican oo walaatinimo iyo xog-ogaal
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 2 жыл бұрын
Mudane waare walle wa wadani ninkan kale aya somalia ubahantahay wayo waxuu rabaa in dalka dhan nabad noqdo gulayso🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌
@abdulkadirjubba8850
@abdulkadirjubba8850 2 жыл бұрын
Oday soomaaliyeed oo taliyey weeye federal diid weeye farmaajo reer puntland waa la taliyey psf il ma diyaano yaaa loo soo dhexmarin puntland
@ismailhusseineid2400
@ismailhusseineid2400 2 жыл бұрын
Allow waare ma taliyey ''
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
Masha Allah talo so jeedin Oday/Caaqil Somaliyeed
@marianhaji1210
@marianhaji1210 2 жыл бұрын
Maasha allah waare aqoonyahan caafimaad qaba waa runtaa waxaa loodiidanhay wanaaga nabada puntland
@attaqwabadrunajjax6028
@attaqwabadrunajjax6028 2 жыл бұрын
Maasha Allah waarow aduunka nabad galyo iyo naxariis baan ilaahay kaaga baryey aamiin aamiin aamiin
@muhanadahmed7341
@muhanadahmed7341 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane puntland weli baysan aw Hassan iyo ilka yare waxba ka badali kaarin way ku karaamo sigayan raag hore waxba yaali wayaay xiinyo rageed bay ku dhisantahay puntland 4 ever ❤️🙏
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 2 жыл бұрын
ilahay hakudhowro adaba madaxwayne uqalma
@mahamedabdi2046
@mahamedabdi2046 2 жыл бұрын
Waad la hadadeyshsy puntland. Dhegesta aqoon yahanka AMA halaag ha idliin sugnaado.
@laasabdirishiid9599
@laasabdirishiid9599 2 жыл бұрын
guuleyeyso ms waare faka alle kaama gooyo
@alifarah6254
@alifarah6254 2 жыл бұрын
Barakalah fee doctor waxaad na siisay talo aad u qiimo leh oo ka timid walaal horumar la raba walaalihiis ee allaa wayna ilaahow wanaaga iyo kala danbayna iyo isqadirinta noo sahal...
@xaawosalad9879
@xaawosalad9879 2 жыл бұрын
Mahadsanid Mudane MOHAMED
@abdulahisuleiman9802
@abdulahisuleiman9802 2 жыл бұрын
Maanshalah tabaarakalah mudane madaxwayne janada ilaahay hakuugu bishaareeyo talada walaalnimada iyo somaalinimada noosodirtay laakiin dani waainuu xaalada dajiyaaa ilaahay haqaboojiyo
@saadaqguure758
@saadaqguure758 2 жыл бұрын
Msha Allah waare Talo odey
@khawlam5008
@khawlam5008 2 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا ما شاء الله Odey Soomaaliyeed oo nabadoon ah waaye. Waana nin caqli badan
@qaranujoog1779
@qaranujoog1779 2 жыл бұрын
Mahadsanid madaxweyne
@farhanquulle6458
@farhanquulle6458 2 жыл бұрын
Odagu waa wareeray khaladaadka maamuladu galayaan uma jeedo waxaa u muuqda in federalku khaldan yihiin baa isaga muuqata,taasina waa nacayb shaqsi ah ee maaha aragti dhex dhexaada
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 2 жыл бұрын
Adeerkaan waa adeer ogaal ah si cilmiyeesan u hadlaayo degen. Illah ha kubarakeeyo
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 2 жыл бұрын
Asc reer puttand hadi ay caqli leyihin MW waare sii hagar la’aan ah ayu indin lahadlay Illahay khayr ha siiye ee dhulkina iyo dadkina u tudha oo yaan laykukiin diriin.
@FeysalAljaberti
@FeysalAljaberti 2 жыл бұрын
Mahadsanid MW Waare
@mohamedabdirisack2106
@mohamedabdirisack2106 2 жыл бұрын
Madaxwayne Waare waa khabiir iyo nin dhaxal gal ah. Cimriga Allaha ubarakeeyo.
@AhmedNurXaafid
@AhmedNurXaafid 2 жыл бұрын
Nuxurka hadalka madaxweynuhu waa FEDERALDIIDNIMADA IYO MASAYRKA QOLYAHA FIILLADA KU XEREYSAN WAXAA LOO DHABQINAYAA. MAHADSANID MD WAARE
@MohamedAli-ou7wm
@MohamedAli-ou7wm 2 жыл бұрын
Well done
@statsm8339
@statsm8339 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin Ayaanle iyo Waare
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 2 жыл бұрын
Libaax nin ganay iyo galladay kala og. Khayre waatuu diiday dhagax dhiga Garacad amarkana waxa siiyey Farmaajo. Lakin reer Gaalkacyood Maamulka Puntland oo diidan bay Waqooyiga Gaalkacyo ku soo dhoweeyeen sanad ka dib markuu dhagaxdhiga diiday, waa wanaaga iyo cuqdad la'aanta reer Puntland.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 жыл бұрын
Dr waare Talo fiican Ayuu dhiibey Ilma Diyaano. Puntland ku filan Baladweyne xalkeeda saan.uga hadal. Ileeen.maleeshiyo.ayaa diidan .jiritaanka Hirshabelle. Mdxweyne Deni. Ma mooga intaan.wax buu xeerinaa.in sha Allaah Fahad iyo Farmaajo. Wa ku hungoobi in sha Allaah
@mohamudyusuf9597
@mohamudyusuf9597 2 жыл бұрын
Maansha Allah noolow madaale noolow
@Queen-xh2xk
@Queen-xh2xk 2 жыл бұрын
Waa mahadsantahay taladada mudane Puntland rag iyo rabi bay leedahay talade walaalnimo waa ka qadanay
@ismaaciil8088
@ismaaciil8088 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane waare
@wllnaasir8144
@wllnaasir8144 2 жыл бұрын
Alxamdullilah. Rer puntland waa isku tashteen airport bdn aya xita dhisten Gedo malinkasta dagmoyinkeda diyarada ku gubta o kuso dhaca wa garoon diyaaradeed la aaann.
@faaizofaaizo919
@faaizofaaizo919 2 жыл бұрын
Masha alaah waanin fiican reer boqorow wiilishiina kala qabta جزاك الله خير الجزاء
@ahmedosman1713
@ahmedosman1713 2 жыл бұрын
Talada mudane waad noo dhamaysay Alla hakaa abaal mariyo.
@mwlaimuabdullahi2925
@mwlaimuabdullahi2925 2 жыл бұрын
Thank you president waare
@abdiosman4770
@abdiosman4770 2 жыл бұрын
Very good topic
@saidjama4814
@saidjama4814 2 жыл бұрын
Masha Allah guul iyo gobanimo laandheere banan dagey
@islanmohamed390
@islanmohamed390 2 жыл бұрын
Mr waare mahadsanid. Lkn puntland weligeed ba nin meelo kale afka looga soo buuxshey dhangta dhiiga uderi jidhey. Ee ka seexo. Ilma diyaano waa la karbaashi doonaye.
@akh8501
@akh8501 2 жыл бұрын
Insha Allah, in la afjaro baa talo ku jirtaa ilmo Diyaano... Dani Dawladnimo sax ah buu la rabaa Puntland, oo qabiil aan ku dhisneyn..
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 жыл бұрын
Mr. Waare doqon aa tahay aamusnaanta ayaa ku fiicneyd. Soomaali waxa dhibka maanta heysta gaar siiyey ee weliba ku faanay waa puntland. Waad ogtahay cudurka federal iyagaa noo keenay. Walaahi waxaan aaminsanahay haddii puntland burburto in Somaali dowlad heli doonto. Maamulka kii madax ka noqdo kan kale waa kasii cadowsanaa taasna soomaali ayaa marqaati u ah
@akh8501
@akh8501 2 жыл бұрын
@@Yusufxasann cuqdad baa ku dishay ee u dhimo
@islanmohamed390
@islanmohamed390 2 жыл бұрын
@@Yusufxasann figrad qaldan oo caruurnima ah ayad ku hadleysa. Inaad cunug yartahy Baan umaleyn oo dhagaha wax ka maqley.
@burbuluug424
@burbuluug424 2 жыл бұрын
@@akh8501 Waare waadaba dhilif aad u Liita oo beenaale ah Farmaajo & dani waXba isma dhaamaan adeer maad ka haDashid hirshabele oo Tolkaa ku Dulmanyahay oo Farmaajo & dabadhilfkiisa Boobayaan kuraasta Tolkaa taas ayaa kuu sharaf baDneed yaa kuu Dirsaday markaad u Naagaynayso dad aan waxba ku dheereen waa Non sence waxaad ka hadlayso wax na quseeya maaha war daNtaada ka hadaL waxaan laguu Dirsan waqTiga haysaga kuminin mise waxaa taHay kuwa lagu shaqaysto oo Damiir laawe yaasha ah mise AfHayeenkii Dani ayaa tahay Daciifyahow Waad Ceebaysay tolkaa sharafna malihid kkkk
@farhanmohamed5820
@farhanmohamed5820 2 жыл бұрын
Mahadsanid. Talo wax galo bixisay madaxweyne
@abdulkafifarah4988
@abdulkafifarah4988 2 жыл бұрын
Mahadsanid awaare
@bashirabsher5011
@bashirabsher5011 2 жыл бұрын
Maashaa’allah MW hore Hirshabeelle horta marka ugu horaysa allaha ku xifdiyo waxaad bixisay waano dhaxal gal ah marka xiga aniga shkhsiyan ayaanba Moahmed hadal kiisa runtii u jeclahay waa nin aad iyo aad u xigmad badan allaha u siyaadiyo
@abshiroahmed2764
@abshiroahmed2764 2 жыл бұрын
Thanks 🙏
@najibbashirjama6259
@najibbashirjama6259 2 жыл бұрын
Jasa akalah Odey Nabadon iyo Wll Somaliyeed
@saidjama4814
@saidjama4814 2 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Masha Allah guul iyo gobanimo madaxweyne noolow
@wiilsancadde6791
@wiilsancadde6791 2 жыл бұрын
Siyaasiga kaliya ee daacadnimo u hadala waa Dr Maxamed Cabdi Waare. cid kasta oo aan xaqiiqada iska indho tirayn way ogtahay in xiisada ka taagan magaalada Boosaaso laga soo abaabulay madaxtooyada Villa Somalia
@adenhassan4254
@adenhassan4254 2 ай бұрын
Thank you so much appreciate with Great Advice....We are uppdated...#PUNTLAND IIB MAHAN #PUNTLAND FIRST
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 11 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
wanahabari waandamana kutetea haki na uhuru wao ( Part 2)
19:01
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 16 М.
Dr Ibrahim Sh Axmed - 40 sano ayaan joogay Mareykanka
36:05
HANOOLAATO
Рет қаралды 33 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 11 МЛН