No video

Maxay u hormareen Jarmalku inaguna wali meesheenii u taaganahay?

  Рет қаралды 46,592

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
www.waaberiweb.com
-------------------------------------
Nagala Soo Xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: www.facebook.c...
Twitter: / waberi2030
Instagram: www.instagram....

Пікірлер: 112
@bin_yuusuf7480
@bin_yuusuf7480 4 жыл бұрын
Waxan gacmaha Io Lugaha Is Qabsaneynaa Goordhow Plse Wa InaaN ogaana Qof waliba o somali ah inuu ka tago Qabiil io Cunsuriyadnimada Inta ila Qabto lile Saara Somalia Reunite Soon 2030🇸🇴💪💪💪💪
@ayubpro
@ayubpro 4 жыл бұрын
Aad baad ugu mahsanthy vediogan qiimah badan ee aad nala wadaagtay bro Abdirhaman Rahmaaan wadankeen haka yeello sidee
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Jarmalka anigaa ku nool runtii waa wadan isku tashaday Una midoobey sidii ay u noqon lahayeen Wadamada aduunka ugu hormarsan. Lkn somalia iyagu weli halkii ayey Taagan yihiin maxaa inoo diiday isbedelka. Dhalinyaro Intaad ka baxdaan qabiil qaranimada
@nimcocayuuni8910
@nimcocayuuni8910 4 жыл бұрын
Dee hno dhalinta bdnkodu lama haystan qabiile wxa dabada naga wdaa waa Aabayasheen
@axmedcawil8168
@axmedcawil8168 3 жыл бұрын
Insha alaah waxan rajaynaa in aan noqono wadanka ugu horumarsan dhaqaale ahaan iyo awood ahaan cida rajadaa rumeenkartana waa adigaagan akhrinaya qoralkan kabiloow nafdada ilaahayna kuxidhnoow qof ilaahayna lajiro maguuldaraysto
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 4 жыл бұрын
somalia reunite soon InshaAllah
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
#C,Waberi ,Aqoonyhy aan la ogyn hore usoco mazuLL😍😍🙋
@ibrahin2250
@ibrahin2250 4 жыл бұрын
Masha allh aad iyo aad ayad umahadsantahay sxp kolley waqti bdn wad galiday barnamijkan allaha ka abaal mariyo waxbadan wan ka fa’idnay runti somali lagama Yaabo waliged iney hormar gaarto inta madaxweyne qabiil ama 4.5lagu dooranayo
@muhzinabdi5186
@muhzinabdi5186 4 жыл бұрын
Hadaa. 🇩🇪 Charmany🙄 Joogto IGu taPo👍
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Jarmalko halkeeya
@aliahmedabdalla9374
@aliahmedabdalla9374 4 жыл бұрын
Mustaqbal ladhiso waxa ugu muhiimsan aqoonta waana tan ey fahmeen jarmal ku si ay u badbaadiyaan dalkooda❤ abdirahmaan wad mahsantahay wll wa mowdhuuc muhiim ah oo cashar in laga barto mudan run ahaantii👍👋❤
@hassanfaysal7968
@hassanfaysal7968 4 жыл бұрын
Cawada Aniga ugu horeeyo ISMUUJIYA like this Team OGAALKA dunida 👇👇 Like 1k
@zuheybjy5812
@zuheybjy5812 4 жыл бұрын
Waxaad ku qalantaa 1m iyo kabadan wll mcn insha allaah waa Kaari doontaa
@dahir022
@dahir022 4 жыл бұрын
Taarikhda Jarmalka iyo tan Somalida hadi si’loo fiiriyo meelo badan ayay iskaga soo egyihiin 💯
@somalipatriot9238
@somalipatriot9238 4 жыл бұрын
Somalidu iyo jarmalka ha is barbar dhigin , shacabka jarmalka waa shacab aad xalarada ula heesta , mana yaqanan qabiil , halka somalidu reer miyi iyo qabiil uun yaqanan , xalarada waxba kuso kordhin waxna kama fahmi karaan , ee jarmalka hala bardhigin wadan afrikaan ah oo reer miyi qabiiliistayaal ah ,
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 4 жыл бұрын
Sxbyaal garmeny usa ruusia china uk farance rag inala midaa dhistay inaguna waan gaadhi doona ee hurdada ka kaca wllayaal
@sumayoaxmad4301
@sumayoaxmad4301 4 жыл бұрын
Insha allaaah waa soolaabatoonaa somaliya
@huzzeinbinahmed8042
@huzzeinbinahmed8042 3 жыл бұрын
Hore u soco mudane
@afatahmoha8136
@afatahmoha8136 4 жыл бұрын
Masha Allah. Hormar wacan waad na gobaabisay. Codkaguna waa mid saameyn kuleh, ruuxa dhagesanaya.
@mahamedyuusuf4883
@mahamedyuusuf4883 4 жыл бұрын
Walahi waxan ku tilmamo ma aqano somalia iyo kuwa shekta landherah insha allah malin inbay iman runta
@SOMTECH1
@SOMTECH1 4 жыл бұрын
Masha Allah wll Abdulrahman
@faizadahir5185
@faizadahir5185 4 жыл бұрын
Masha allah wll
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
Shukran wllo
@nc.c9990
@nc.c9990 4 жыл бұрын
Inshaa Allah soomaaliyane wey ka bexeysaa dhibta ay ku jirto maalin walba oo dhalataa sidii shalay la ahaa la ahaan mahayo oo waa waqti cusub iyo malin cusub oo qadartooda wataan soomaaliya sidey aheed 2010 mudo 10 sano ka hor maanta maahaan waxbaa iska bedelay mudo kadibna sidaas siima ahaandoonto Inshaa Allah hal maalin ama hal bil ama hal sano horumar muuqda laguma gaari karo waxaan arkeynaa oon saadali karnaa inan si tartiib tartiib ah aan u heyno wadadii horumarka inshaa Allah taariikhdu weyka waramidoontaa horumarkeena maalin maal maha ka mid ah ☝☝☝☝☝🎆🎆✨✨🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎇🎇🎇
@mukhtaarciise7438
@mukhtaarciise7438 4 жыл бұрын
Laba hammi ayaan leeyahay waanan Ka dhabayn doona Insha Allah Viva SOMALILAND Down zoo-malia
@sayidalih34
@sayidalih34 4 жыл бұрын
#waaberi media fadlan mawduuc ka soo diyaari wabiga #danube Wxaan rajay nayaa inaad codsigaa ii tixgaliso incha allh
@maxamedaadan156
@maxamedaadan156 4 жыл бұрын
Wow hore usoco
@romanticmedia8758
@romanticmedia8758 4 жыл бұрын
Masha Allah wll
@mayranebataax3697
@mayranebataax3697 4 жыл бұрын
JARMAL jabyay oo la jabi jidbuuse fashay uukaga baxo.👏🏽 Anagase siyaasiyiin xildoonaa najabiyay oo sidii arigii nakala ood ootay.
@zakiafdhuup4920
@zakiafdhuup4920 4 жыл бұрын
horay usoco wll cumar
@apdiqanimohamed2690
@apdiqanimohamed2690 4 жыл бұрын
Mocha allah hore usuco..bro
@azensioazensio3358
@azensioazensio3358 4 жыл бұрын
mashallah keep going wllo wan jeclhy barnaamijyadan mashallah Guusha wadanka zchek republic ayan kaa sugaynaa
@khadarahmedaden214
@khadarahmedaden214 Жыл бұрын
Jasakallah wlal abdurahman
@xassanweli2421
@xassanweli2421 2 жыл бұрын
Ma niyad jabidona hadi an nahay dhalanyarata somaliyed insha Allah
@apdiqanipaato3642
@apdiqanipaato3642 4 жыл бұрын
Wll codka ku Adbu umacan badanyahy m.shallah lah hakubarakeyo
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 3 жыл бұрын
Taariqaha wax ayaa laga baxsadaa sidaad wax ugu qabato wadan kaga aniga wax badan ayaan ka baxsadaa wll cabdiraxmaan cumar waxaa nalawadaag taa sidee ay uguulesteen dowladaha shishey aniga ayaa wax ka faaideno wll dallkena wax ayaan ugu qabanenaa maskaxda ay ku kubceen ee abood weyn leh ilaa iyo hadan wll guul ayaan ku rajenayaa 📖👓🗣👏
@saahidsaid6653
@saahidsaid6653 4 жыл бұрын
Fadlan muuqal nooga soo diyaari ififaalaha sheegaya soo laabashadda dadkii Naasiyiinta ahaa.
@ahmedsidoyusuf2845
@ahmedsidoyusuf2845 4 жыл бұрын
Ascww Mr Waaberi, parnamijyadaadan aad ayey u qiime badan yhiin, please waxogaa ku yarkordhi daqiiqadaha minmum 15-20 daqiiqadoodt mahadsanid bro qaali Mr Abdrahman.
@abdirahiimabdulahiali7299
@abdirahiimabdulahiali7299 4 жыл бұрын
Muslim ahaan waxaa illhy igu weyn ee ku Caro galinay ayaa ah qabiilo gaar ah oo la yaso Laguna tilmaamo inaysan aheyn dad aduunka inay ku noladaan aan xaq u laheyn
@ahmethashim3098
@ahmethashim3098 4 жыл бұрын
Insha Allah waan midoobi doonaa
@shucaybkhadar2967
@shucaybkhadar2967 4 жыл бұрын
Aad ayaa umahadsan tahay wll abdrahman sidaan u sugayey soo galisay dabacan somaliya dadkeeda gabay lkin waynu soo celin rajada wadankeena ....
@engkhadaryusuph3537
@engkhadaryusuph3537 4 жыл бұрын
Wadankyga somaliland waxaan u rajaynayaa horumar waara wadanka aan jaarka nahay ee somalia alle ha u gargaaro
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 4 жыл бұрын
Somaali oodhan ayaan hormar u rajeynayaa walaal, anigaba waan kula joogaa Somaliland.
@SR-gx1bk
@SR-gx1bk 4 жыл бұрын
Waa taariikh aad u qiima badan Waana taariikh kudayasha mudan imbadan
@somaliwood137
@somaliwood137 3 жыл бұрын
Germany 🇩🇪 wa sida ad shegtay aniga ku nool 10 sano 🙏
@suhuromar6395
@suhuromar6395 4 жыл бұрын
👍👍
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
#Suhur omar wlshysubscribe igu caawi wllnimo😍😍
@bashiiryasin9463
@bashiiryasin9463 4 жыл бұрын
Aad ayd u mahdsan thy wll, laakin tan iyo kuwo la mid ahba somalidu kuma quus-qaadanayaaan..
@cabdifatax9125
@cabdifatax9125 4 жыл бұрын
Zhp shout out u samee Xog sugan
@daacadofficial4664
@daacadofficial4664 3 жыл бұрын
Keep going bro
@cabdicasismusic9530
@cabdicasismusic9530 4 жыл бұрын
Somalida
@deqaahmad5983
@deqaahmad5983 4 жыл бұрын
👍
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
#Deqa Ahmed wlashy subscribe igu caawi wllno😚🙋
@ahzaabmaxamed3337
@ahzaabmaxamed3337 2 жыл бұрын
Insha'allah Somalia illaahay gacmahayga ku hgaajinyaa
@wizzyziize8289
@wizzyziize8289 4 жыл бұрын
😁😁😁😁 insha allah waynu hor mari maalin
@ibrahimfurehassanibrahimfu5294
@ibrahimfurehassanibrahimfu5294 4 жыл бұрын
Waaberi media
@jeekoolrappniga7539
@jeekoolrappniga7539 3 жыл бұрын
Wll kasoo hadal siday u go'day jabuuti somalia😥🙏
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 3 жыл бұрын
Aniga waxaan arey dad dadka tumalayasha canayaan ayaan arkey digsi hadoo kabuubusmo wey ugenayaan in ey ka maarmin arkad dadka soomaalida ayaa ah dad aan ka maar meen dadka tumalyaasha aniga dadkaas shirkad ayaan u dhisilahaa wllhi ✔✋🗣👍📖📢🎧
@fahadmustafeoficial2146
@fahadmustafeoficial2146 4 жыл бұрын
Wan kubarya barnaamijyada jarmalka noso badi si an wx uga ogaano wadanka aan aadka ugu badanahy hdan nahay tagerahayasha iitix gali codsigan wll plse
@HassanIbrahiimAli
@HassanIbrahiimAli 4 жыл бұрын
Walal background music aad isticmaashay uguna horeeyay xageen ka heli kara
@farhan_taffo
@farhan_taffo 4 жыл бұрын
keep going waabri
@luqmaansacad2776
@luqmaansacad2776 4 жыл бұрын
A/rahmaan omer maxaan muqaalkaga sugaayay mahadsanid wll kun jeer
@TUSEMEDIA
@TUSEMEDIA 4 жыл бұрын
Waanku sarau walal
@TUSEMEDIA
@TUSEMEDIA 4 жыл бұрын
Ana iisaar
@abdirahmanyasin969
@abdirahmanyasin969 3 жыл бұрын
Halyeey qaran waxaan arday dhigta secondryga waxaan balan qadayaa in aan dalkayga k dhigo boqortooyo aan dunida soo Marin oo mucjiso lagu tilmaamo
@mucaaradwayn3166
@mucaaradwayn3166 4 жыл бұрын
Sirtu waa Ausbildung jungs
@Cnaasir-dy8bu
@Cnaasir-dy8bu 4 жыл бұрын
Waberi media wlahi wax badan ka faa ideestay
@user-gy9dd8yy2j
@user-gy9dd8yy2j 3 жыл бұрын
Inaga waxaan kor ooga kici weynay waa qabiil umad dhanoo iyagaun laysku imtixaamay ayeynunahay neceb horumarka jecel in laliido jecel iney dulmiga quutaan samaantana kaindho saabtaan caruur iyo ciroole waa isku caqli samanadan waxeynu aragnayba ciroolihi inuu kaliito caruurti
@mohammadAli-ll6eb
@mohammadAli-ll6eb 4 жыл бұрын
Jarmalka iyo somalia farqiga u dhaxeeya , waa intellectual capacity , somalida xalaarad malahan waxna kama yaqanan kaliya waxay yaqanaan qabiil
@adeali8751
@adeali8751 4 жыл бұрын
👏👏👏
@hamdahussein2862
@hamdahussein2862 4 жыл бұрын
Sideedaba qabil hormar laguma gaaree islatashi lagu gaara iyo in les caawiyo balsa suasha waxay thy diyar ma unahay isbadalka
@Abdihakiim-Zuber
@Abdihakiim-Zuber 4 жыл бұрын
wad mahadsantahay wll chanellka maidan ee carabiga ed kaso qadatay wu fican yahay isha kuhaay markaste carabta iyo islamkamaba way dhiirigakiyeen
@xaawoaadan3528
@xaawoaadan3528 4 жыл бұрын
soomaali qabyaal ayaa waashay
@mahamethassen5514
@mahamethassen5514 4 жыл бұрын
Alow wadankena no hormari
@Shortstories59
@Shortstories59 4 жыл бұрын
Run wllahi ma isu sheegnaa aduunku waa gabo gabo oo calaamadihii waa la arkay kuwa waawayn e lasugayana sida tusbax la jaray ayay isu raacaysaa mrkaa somaaliy horumar dnbe uma hadhin sidaasu qiyaamuhu ku dhacayaa waayo xilligii aduunku wax qabsanayy way so dhamaatay somaliyana nasiib uma yeelin
@sharmaliil2297
@sharmaliil2297 4 жыл бұрын
Hhhhh wll ha danbaabin qiyaamuhu xiliga uu dhacayo ma ogid
@nasramaxamed6460
@nasramaxamed6460 4 жыл бұрын
Hhhhhhh wll waad quus qadatay miyaa inaa somliya dowld u harin 😂😂😂
@falanqeeye5106
@falanqeeye5106 4 жыл бұрын
Bro thank you email fcn aya isoodirtay filmora 9 sosharax bro in somali
@mjd7710
@mjd7710 4 жыл бұрын
Alshabab soo laabta xasuuqa umadaan
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Mahad sanid wlle abdirahman waberi
@husseinmohamed5833
@husseinmohamed5833 4 жыл бұрын
Masha allah keep going pro❤❤❤❤❤
@ilyaasisgoow8243
@ilyaasisgoow8243 3 жыл бұрын
1:33
@xabiibcisman5341
@xabiibcisman5341 4 жыл бұрын
Inaga waxa ina weraray hal cadow kaasina waa qabiil
@ali09ify
@ali09ify 3 жыл бұрын
Anageee
@SAIDGALER
@SAIDGALER 4 жыл бұрын
Sxb barnaamij kaso diyaari south Africa sida aay hormar ku gaartay iyadoon laheen kheyraad dabiici ah
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
Ma tahay qof ka cabanaya ama familkiisu ka cabanayo mid ama laba kamida xanuunadan ●gaastari ●xasaasiyad ●Babaasiir ●Naqaska iyo ●roomatisamada ●Dhimista cayilka ●Karastaroolka ●Tiifoowga ●Dhiikarka ●Wadna xanuunka ●Sonkorta (macaanka) ●Kala go'a dhalmada. ●Neefta ●Cudurada maqaarka ●Infakshinka ●Neerfaha ●Malaariyada ●Kor u qaadida awooda raganimada. ●Kansarka ilaahay ha inaga hayee. ●HIVga ilaahy bn ka magan galnee. ●Kaliya xanuunka. Iyo qaar kle o badan Cancerka noocyadiisa kala duwan dawo ayaan u haynaa wadanka kugu diyaara .oo soo martay tijaabooyin cafimaad o badan ahna dawo laga so hubiyey herbal 100% la hubo ah Dhamaan xanuunada dawo herbala 100% xanuunka aad kaga bogsaneysaan baan idin haynaa wlloyaal ka fa'iideysta ilaahay ba caafimaadka bixiya Dadaalkuna waa inoo muhiim.. 🙏mhdsnid
@mabarigaadan9816
@mabarigaadan9816 Жыл бұрын
Zhp qofka marka dalkale oo horumary loga shekeyo wxa isbadala fikirkiisa ilaa hawnaga dhig dalhorumary BMW tasaan maqlaa.oomaan kayga kusoo wacda inaan yeesho shirkada ida SpaceX ama TESLA
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Jarmalka taariikhdooda iyo tan dalkeana dhinacya badan bay iskaga eg yihiin allow na fahansii dhismaha aqoonta iyo banii aadamka gaar ahaana dadkeena somaliya no cunsuri no qabiil waxkale nagama hortaagna inaanu dal fiican iska dhigno weliba anaku isku sinji baanu nahay from One Root Baan kasoo jeednaa Somali waxba Kuma Kala soocna maanta
@zumea3240
@zumea3240 3 жыл бұрын
somalia is badal lakama sugaayo inta ee aminsanyihiin cunsuriyada faquuqka qabiil leesku yasaayo 🤐
@fireplays10h
@fireplays10h 4 жыл бұрын
😞😞😞😩😩😩😩♥️💯
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 4 жыл бұрын
DADAALKUNA WAA GOONI
@lilkarna5879
@lilkarna5879 2 жыл бұрын
Jarmalka maxaa lugu diiday in ay milatariga loga mad nocay noo sheeg plz
@josephmabongo6165
@josephmabongo6165 3 жыл бұрын
WAXAN LA YABANAHAY DADKA KU MASHQULSAN LIKE ISAR AYADO LAGA HADLAYO DALKENA FOOLXUMADA KU DHACDAY
@hoodoali7272
@hoodoali7272 4 жыл бұрын
😓😓😓........😁😁😁 🤲
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 4 жыл бұрын
Waxbaan noqon looma hadlee maxaan ku noqon ayaa loo hadhaa SOMALI WAA GORTAY GARTAAN UUN MIDNIMADOODU faidada ay ugy tagan tahay
@najaxgaas2998
@najaxgaas2998 Жыл бұрын
Waa qabyalada ee ASSA kii caaqon. Lacsi layaa
@abdilahikhaladar6659
@abdilahikhaladar6659 4 жыл бұрын
Waxad donaysaa in Somali midawdo kkkkk ma dhayso
@muhiyoaadan8721
@muhiyoaadan8721 4 жыл бұрын
dalkena waxan uu rajaynaya jiil qabyaalada uu arka shay xun inay yimaadan waxna bartay
@jimcaaleismaacil3710
@jimcaaleismaacil3710 2 жыл бұрын
Jimcaald ismaaciil
@faham6920
@faham6920 4 жыл бұрын
Jaalayaal markaa dhahayso ma kacaankii ayaad matalaysaa flop
@eyoubomar8559
@eyoubomar8559 4 жыл бұрын
👍👍
@eyoubomar8559
@eyoubomar8559 4 жыл бұрын
Ya
Why is anti-immigration sentiment on the rise in Canada?
13:00
The Guardian
Рет қаралды 1,8 МЛН
Why Starbucks Is Struggling
12:06
CNBC
Рет қаралды 1,2 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 41 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,9 МЛН
مقدمة ابن خلدون - الملخص الشامل
26:21
ReadTube - جيل يقرأ
Рет қаралды 6 МЛН
Marka dagaal sokeeye sabab u noqdo isbadalka umad dhan | Dhambaal 7
10:16
What Should Leaders Learn from History?
28:33
World Governments Summit
Рет қаралды 346 М.
لماذا اليهود لا  يشترون ستاربكس ؟! 😨
14:32
Misaha | مساحة
Рет қаралды 442 М.