MAXAYNU U SEEXANNAA? || Why We Sleep?

  Рет қаралды 2,454

Halbeeg Podcast

Halbeeg Podcast

5 ай бұрын

Dhigane iyo Dhigaal |buuggii 17aad| sannadkii 2
Buugga: Maxaynu u seexannaa “Why we sleep”
Qoraaga buugga: Dr. Mathew Walker
Aqoontiisa: Scientist, Professor jaamacada CALAFORNIA ka dhiga Neuroscience iyo Psychology.
Pages: 381
Waxaa uu leeyahay cilmi baadhisyo tiro ahaan kor u dhaafay 100… buuggan in uu soo saarona waxaa sabab u noqotay cilmi baadhis uu sameeyey oo cinwaankeedu ahaa IMPACT OF SLEEP ON HUMAN HEALTH AND DESEASE.
Waxa icajebiyey markiiba su’aalo uu iwaydiiyey oo u dhignaa sidan:
1. Ma u malaynaysaa inaad hurdo kugu filan heshay usbuucan lasoo dhafay?
2. Ma xasuusan kartaa inaad kacdo adiga oo aan u baahnayn toosiye (Alarm) am cid ku kicisa?
Haddii jawaabta labadan su’aalood ay tahay MAYA “Keli matihid “
Saddex meelood laba meel dadka qaangaadhka ah ee dhammaan waddamada horumaray waxay ku guul daraysteen inay helaan siddeed saacadood oo hurdo habeenkii ah oo la gula taliyey.
Follow me
⏩️Facebook:/osmani.4000
⏩️Telegram: t.me/Halbeegpodcast
#DrMathewwalker
#HalbeegPodcast
#kaabe
#Dhiganeiyodhigaal
#motivation
#Inspiration
#shorts
#highlights
#moralstories
#More
#subscribe
#share
#comment

Пікірлер: 16
@user-xo6eh5kr9l
@user-xo6eh5kr9l 5 ай бұрын
📚Waa buug ad uwacan
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Anigaba sida aan ka aaminsanaa magaca buugga iyo sida uu noqday 😅😅😅 waa kaaf iyo kala dheeri
@Halbeegpodcast
@Halbeegpodcast 5 ай бұрын
Dabcan Ustaad waa cajiib
@user-ur1so3ef9g
@user-ur1so3ef9g 5 ай бұрын
Jasaka allha wll
@abdirahmaanali24
@abdirahmaanali24 5 ай бұрын
pdf bugaan ubahans😊😊ahay ustaa
@cxakiinaxmed2305
@cxakiinaxmed2305 5 ай бұрын
M,a
@user-zi9he3jl4h
@user-zi9he3jl4h 5 ай бұрын
Thank you so much Sir 🎉 It’s Valuable 📕 book
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Do not judge the book by its cover!
@jamcaledhamac7611
@jamcaledhamac7611 5 ай бұрын
@mukhtarabdi824
@mukhtarabdi824 5 ай бұрын
Buugan akhrintiisa shalaybaan bilaabay. Siduu u xiiso badanyahay darteed shalay oo kaliya 23 bog baan akhriyay. Waan ku faraxsanahay inaan Podcast-kana dhagaysanayo maalin kadib.
@Halbeegpodcast
@Halbeegpodcast 5 ай бұрын
Waan kugu bogaadinayaa wll, waa buug runtii aniga raadayn badan, igu yeeshay. Akhris wacan walaal. 👏👏📚📕
@abdirahmaanali24
@abdirahmaanali24 5 ай бұрын
Wll bdf maaa haysaaaa😮
@Halbeegpodcast
@Halbeegpodcast 5 ай бұрын
@abdirahmaanali24 Waxaad Kala degtaa Telegram kan t.me/Halbeegpodcast
@abdirahmaanali24
@abdirahmaanali24 5 ай бұрын
Ustaad bdf iii sheeg ​@@Halbeegpodcast
@Halbeegpodcast
@Halbeegpodcast 5 ай бұрын
t.me/Halbeegpodcast Telegram kaa Kala deg 👆
@user-zi9he3jl4h
@user-zi9he3jl4h 5 ай бұрын
I got this book important advances from the Author 🫵 Allah blessed you Sir
S1 E1: Morning Time Routine Intermediate and Advanced English Vocabulary Podcast
31:23
High Level Listening Advanced English Podcast
Рет қаралды 419 М.
معقول الدوبامين سبب مشاكلك  ؟
25:56
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 1,9 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 59 МЛН
E361 Navigating the Bible: The Pentateuch
44:18
Saddleback Church
Рет қаралды 173 М.
Caadooyinka Hodontinnimada || Financial Habits
24:19
Halbeeg Podcast
Рет қаралды 2,6 М.
نعمة العوض ..
14:56
أحمد الصابوني Ahmad Al-Sabouni
Рет қаралды 499 М.
Self-Discovery, The Importance of Boundaries & The 5 A.M Club | Haya Sawan 80
1:55:18
The Mo Show | Presented by KAFD
Рет қаралды 277 М.
قصة إنسان ترك شيء لله وانصدم بعوض الله له | فهد البشاره
21:55