Maxey ka faaiiday Habargidir dagaalkii Farmaajo ?

  Рет қаралды 49,909

Dahir Alasow

Dahir Alasow

Күн бұрын

Пікірлер: 333
@Mudaneey
@Mudaneey Ай бұрын
Adiga ugu horeeyee is waydi
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Farmaajo idinma dhibaatayn ee idinkaa mooryaan ah
@documentariesinchd3070
@documentariesinchd3070 Ай бұрын
Adiga dagaalki farmaajo safka hoorey so madaan aheyn
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 Ай бұрын
Yaa arkay boqorkii irir samaale
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Ай бұрын
Lkn waanismax kamadatn ayuu yiri sooma aha
@documentariesinchd3070
@documentariesinchd3070 Ай бұрын
@@cabdimalikshafi3636 maku fahmin
@MohamuudaadanShariif
@MohamuudaadanShariif Ай бұрын
Wa neef iska hadala 😅😅😅
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 Ай бұрын
Alayleh waa filaynay warkaan wiixii xaaran ku heshiiya xalaal kuma heshiiyaan😢
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od Ай бұрын
Aarhooy Farmaajow filaada kasobaax kaxaaxaabi😂😂😂😂
@bravaboy441
@bravaboy441 Ай бұрын
Habaarkii Farmaajo
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 Ай бұрын
Somalia weyn maalin walba Maqabiile Ku dhamaanhe Miyaan ? Qaran Noqaneene ? Hurdada Dhaafa Dunidu Hormarte Gaartaye
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 Ай бұрын
Ladagaslakii farmaajo faa idadeedii waad haysaa sooma haysid hadeer maasha allah doqonkii baahane ahaa waydii
@LibanOsman-l2v
@LibanOsman-l2v Ай бұрын
Guryaha dowlada ka baxa, guryihiina i noqda ceeb miyaa? Dowlad nimaa rabnaa
@alihassan-kh7kb
@alihassan-kh7kb Ай бұрын
Thank you daahir, Waxa maanta socda ayaan ka faaiidnay
@AffectionateGuitar-it9wy
@AffectionateGuitar-it9wy Ай бұрын
Nabad iyo nolol guul from kaxda
@DeeqoMohamed1982
@DeeqoMohamed1982 Ай бұрын
Walaa yaxiiqul makru sayiu illaa biahli
@user-sk5je4tu7n
@user-sk5je4tu7n Ай бұрын
Rooble baahane hala weydiyo mantana matidi habargidir dhul ay deganayan habeen madow katarabil ku xaaqey bahane aya ka masula🇸🇴❤️🇸🇴
@AbuukarAhmedAli-ob4lw
@AbuukarAhmedAli-ob4lw Ай бұрын
Waligaa manta lee run sheegtay sxb keep going
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 Ай бұрын
Farmajo guuuul ❤❤❤❤❤❤❤
@Abdiwahab-pe1oy
@Abdiwahab-pe1oy Ай бұрын
Habaarkii farmaajo idinku dhacay
@jasminaden4772
@jasminaden4772 Ай бұрын
Nabsiga waa cajiib 😢ilahay waxuu ku siyo hadaad ku xamdin wuu kaa qadaa😢
@Am_abdalla
@Am_abdalla Ай бұрын
Adigaa ololahaa bilaabay dhibaato aad qabteen ma jirto meelwalba idinkaa haystay mareexaan iyo daaroodtoona waxba kuma qabin hawiyuu waxwalba siiyey
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 Ай бұрын
Mdw hore mohamed farmaajo aniga waan tageersan waayo xaqa wadani dhabt ahaw raggi tageersan sida qoor qoor libaax aqli wanaagsan ee aan hunguri qaadan cadaalada dhisay dhusomareeb degmooyinka wanaag tageersan iyo liiban shuluw mahad salad calooshada haday xaqdaro reer galmudug u hiilisan wa jabka habargidir iyo reer galmudugow qoor la so celiyo wa nin ragga oo daacada insha hadi kale beri ha ooyinin
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Maxaad isaga reebi HG aad la’hadlayso number ☝️adiga ayaa ka’ahaa kuwii Farmaajo kalaad laaday. Maanta wataase ka’xaaxaabi. Waxba ha’iska reebin HGtii laga fadhin waayaye.
@user-qu1ib7jy2s
@user-qu1ib7jy2s Ай бұрын
farmajo guuulll❤❤❤
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
SOMAALILAND DAD GOONIYA OO JAAJUUS ETHIOPIA AH AYAA HOGAAMIYA kUWAAS AYAA BARTILMAAMEED AH. SOMAALIYA MAANTA WAXAA KA GO,AN IN MIDNIMADII DALKA LA SOO CELIYO. CIIDANKA 50000 EE IMINKA LA DIYAARIYEY CIDII XABAD KALA HORTAGTA WAXAA LOO AQOONSAN DOONAA CADOWGA SOMAALIYA. WAA DIGNIIN KU SOCOTA JABHADDA GOONI GOOSADKA AH EE MUUSE HOGAAMIYO. GUUL SOOMALIYA GUUL DJABOUTI.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirahmanlfc3218
@abdirahmanlfc3218 Ай бұрын
Dulinimo kadhaxasheyn waayob farmajo waabtagay adiga waliga qeylin jiray maxaad ka faideyn Hasan sheikh tuug hantida daka dhacaya waayo farmaajo igu qabiil mahan melna iska sogalno habargidir kuligood waxbo kadhigay ila koofi iila sadaq joon ila farhan qaroole Allah unaxariisto wiilkaas ay qasariyen geesiga aha ila reysalwasare bal isheeg dowlad intaas habargidir siisay waayo faaido malihid waayo malinkii Hasan sheikh baad durbanka uwaday hadana waad kasohorjeda adeer namsiga idin heysta kagasheyn farmaajo asago waxbo dhicin katagay vila Somalia 🇸🇴 rooblana waakan Sweden kumereysanaya walee qabiil waa duli sacad wN Jeclahay waayo xaaskeyga adunko ugu jecalahay ah waa seediuasheyda lkn ka xaxabiya Xasan sheikh moodeyn nin taagero leh khain majirin iyo duli ninkaaas keenay ceebna mayaqaano wuxuu rabo hadhace hadu Somalia 🇸🇴 meel gaarsiin laha itibiya noma hajabteyn waayo nin cidinkisa dilaya burbirinaya wale Allah nadhafiyo duli dadba qabiil kutageraya walalkey hadu yahay waa duli
@user-kn5pi6kp2g
@user-kn5pi6kp2g Ай бұрын
Asc Daahir calasow waxaan ka faa'iidney dhibaato ❤
@Kooficabtan-i4e
@Kooficabtan-i4e Ай бұрын
Hada ayan soo celina farmajo wabalan dahir sxp
@kylehorn9933
@kylehorn9933 Ай бұрын
15 cod Maa ku soo celi ee.
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj Ай бұрын
nabad iyo nolol guul m c farmajo hanolaado Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤❤hanolato qabyaalada hadhimato
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 Ай бұрын
Farmaajo waxaa la dagaalamay reer galbeed markii uu diiday in badda u dhaafo kenya sida Norway, Ingriiska,America,France iyo kuwa kale oo badan.
@osmangure6040
@osmangure6040 Ай бұрын
S/c walaalayaal soomaali goormay kala baranayaan qofka wacan iyo qofka xun waxy ahayd in uu Rooble ilaashado raisalwasaarenimadiisa ilaashado wuxuu kursigiisii u hibeeyey nin Abgaal ah (soomaliduna waxay ku maaahmaahdaa xinninyo la isma amaahsho)
@abukarosman7312
@abukarosman7312 Ай бұрын
Horta waan yabee ninkaan aqli aaan qabiil aheen mahayo miyaaa
@user-oj1cu1ce4l
@user-oj1cu1ce4l Ай бұрын
We like farmajo may Allah make him return for us. All the problem is the government now hassan sheikh Emarate gave him money and want Somalia to fight as tribe not to build our country.
@user-cz8su6xm5n
@user-cz8su6xm5n Ай бұрын
Wllo is not the imarat it's ismaeel omar geele the father of mafia and hassan sheek works for him, geele rules muchdisho indirectly while hassan sheek has the power. I am from djiboutii cisse tribe,geele is the enemy of all somali population.from djibouti,sland,putland,khatumo, Gerisa,jubaland, galmudig,somali galbeed,somali keniya. In sha alah he will the power amiin make dua for djibouti population.
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 Ай бұрын
Farmaajo idinma dhibaateeyn shalayna siyaad barre idin ma nacbeeyn habargidireey dhibka joojiya darood waa idin jacelyihiin hawiyana waa walalihiin dahiroow nabada ka shaqee alle ka baq oday soomaaliyeed noqo inta Adan dhiman 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@umuzaynab4749
@umuzaynab4749 Ай бұрын
Armaanta run buu ku hadlay😅ilaahow xabiibul malaayiin noo sooceli❤❤❤
@user-ys9pm8gs2p
@user-ys9pm8gs2p Ай бұрын
Farmaajo cidna ma dhibaataynay Ee qabyaalad baad ku diideen Hadana qabyaalad baa ku wada Kuma dhigto weligaa
@CabdiWaasic-zx9lw
@CabdiWaasic-zx9lw Ай бұрын
Farmajo faida malehen wllka xasana ku dhama o ku xorey galmudug
@malaboa591
@malaboa591 Ай бұрын
Xaqa aad ku dagaalameeysiin maxuu yahay, ma dhul eeysan laheeyn miyaa leedahay dadka ku dagaalama? Ma laaluush ayuu Farmaajo diinlaawe kusoo siiyay, waxaad wadid waa jaha wareerin umadeed ee Illaah ka baq dadka dhexdooda ha isku laaluushin oo laaluush haku raadin isku dirka dadka iyo dowladooda. Dowlada hada ay haaystaan Dowlad ka fiican waligood ma helaayaan.
@maandhay
@maandhay Ай бұрын
farmaajo axmed madoobe iyo Saciid dani ayaa riday cidkale ma sheegan karto
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Sax usheeg.
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Ай бұрын
HABAR GIDIR ABAAL MALEH WAA UN MOORYAAN QAYLO BADAN OMEELAHAAS LAISKA WAT WATO. FARMAJO WUXUU SIIYEY RAISUL WASAARA MARKAAS AY QOOQEEN WAA TUUG.XASSAN SHEIKH UN BAA SHAQADOODA YAQAAN.HALATARXILO .XAMAR REER XAMAR IYO ABGAAL AYAA ISKALEH
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 Ай бұрын
🔜Rooblow reerka maxaa rayka uga rartay 🔜Rooblow reerka maxaa raranka ugalisay 🔜Rooblow maxaa rag laamood ka riyadooda u rumeysey
@RaxmoDhuboow
@RaxmoDhuboow Ай бұрын
Kiya beeka calasow waan kufaraxsanahay sida xassan sh uu idiin yeelay
@user-ll6ft7vl6p
@user-ll6ft7vl6p Ай бұрын
Farmajo waxu dhibateynayey wa hbgr hawiye kale ma dhibateynin dhibkuna wa hbgr dhibka dhafa Ilh kabaqa hedhe
@AhmedTooshn
@AhmedTooshn Ай бұрын
Adigu is weydii adigaa ugu Soo horeeyey dagaalkii farmaajo ducayesane
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 Ай бұрын
Hooga anaa soo hiishoodee kahari weeysee waakuhaaystaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 Ай бұрын
Kahari weeysee waa kuhaaysataa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maryanali9871
@maryanali9871 Ай бұрын
Guryo xaaraan ah in ay kabaxaan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
XASAN DHIIQO QABUURE FAGTE WAKI CARABTA KA GATEY DUMAR JUFADIISA INEY KUFSADAAN QABANSADAAN
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 Ай бұрын
Farmaajo hawiye muu dhibaateynin ee iyagaa kabad badiyey,waanu ixtiraami jiray
@FaraCade-nl5ud
@FaraCade-nl5ud Ай бұрын
Qalad iyo sax dalxoreeye cid noodhaanta malahan waxaan kadhaxalnay inoo nin hawiyaa nogufadhiyo kursiga ugusareeyo dalka👌🫵✊️
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
NINYOHOW AFKAAGA IYO DHEGAHAAGU MAYS MAQLAAN ,BAL DOC UUN ISKUGU BAYDH WIXII KUUGU DARAN SHEEG HALLAGAA DAWEEYEE,88 KII ILLAA MAANTA QALAD AYAAD WALAAQAYSAA IYO SUN MR SACAD ADIGOON HABARGIDIR KU AWRKACSAN DIB ISKUGU NOQO OO AAKHIRO IYO ALLAAH KA FIKIR OO TAADA HAGAAJISO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-yh3ye6vx9x
@user-yh3ye6vx9x Ай бұрын
Maxaad is ku ganaaxi hadaaba been shegeeysaaye. Gormuu farmaajo hawiye dhibaato ugeeysta
@mocarabahmed9251
@mocarabahmed9251 Ай бұрын
Wn Ku salamay dahir ano isaaq garxajis moqdisho jooga wn Ka xumahay sida Lola dhaqmay sacad ama habrgidir dahir manta si caad Aya tolkaga wx ugu sheegty manta Talo la raba indro
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Fargaajo Wu uroonaa habargidir, ilgooni buu ku fiirin Jiray, wuu naas noojin Jiray habargidir
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
HAMARGIDIR MA QORTO WAXA DHACA SABABTO EH SIDEED KU AMINTEEN XASAN DHIIQO O CARABTA KA GATEY DUMAR JUFADIISA IN LA KUFSADO LA CABIIDSADO
@FarhiyoHassan-x1z
@FarhiyoHassan-x1z Ай бұрын
Xaasinimadaa saan idiingashey cuqubadii aad kagasheen ee farmaajo waa maskiin cuqubadiisa idinkudhacdey
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
SU,AAL WAA AYO FARMAJO HAWIYUHUU DHIBAATEYEY WAXAAD RABTO MAA NOO SHEEGEE HAWIYO DHIBAATO AYAGAA ISKU HAYEY INTA MOORYANTA AH EE QIRYAHA HAYSATA AYAA INTA KALE DHIBAATEYSAY FARRMAJI HA MASABIDAN
@SM-qx5he
@SM-qx5he Ай бұрын
Daahir Alasow adigana noosheeg waxa Mareexaan. Indabadhigay. From 1991 upto today Waliba Hadaan Mareexaan nahay hg majeclin inlayndhiba wlh shacabka Damdamiska waan ka mutugooday Manan seexan Qosykastoo Mareexaana majecla in hg ladhiba ee ragow isdaba qabtee anagaa gacal idiin ah oo abtinimada iyo xididkaba in ku ixtiraamnee iska daaya munaafaqada Buuqland iyo Munaafaqada Dameeralayda
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
FARMAAJO ABIHIIS WAXA DHALEY HAMARGIDIR
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
FARMAAJO MINGISTE WA ARGAGIXISO QOOMU LUUD TUUG LAKIIN SHACAB KUMA NOQDO
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 Ай бұрын
Ruunta ka hadashey guuleso wlky ❤❤❤❤Ruunta been maho ❤❤❤😅😅😅😅😅😅
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
ASC Subahanalah Allahu Akbar 🙏💯
@istarxasan
@istarxasan Ай бұрын
AsA
@istarxasan
@istarxasan Ай бұрын
❤❤❤❤
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WA IN LASO DAYO GABDHAHA U XIRAN QAWARIJIINTA BOLISKA SHEGANAYO O U YIMID INEY DUMIYAAN CASIMADA HAWIYE
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
XASAN DHIIQO WAXA TIIRKA LAGU SARI DONA CIIDANKI U LAYEY HUB LA AN DHIGEY QAMADIGODI GATEY U DABA MAREY GURYAHODI
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
Hawiye iyagah dowlada haystay. Ee Hawiye umadan hilineyne wax booba ayaadnlahayden. Hb hadda shanshi ayeey xamar ka noqden
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 Ай бұрын
Farmaajo iyo Hassan Farmaajo ayaa fiican Hawiye iyo Daaroodna Hawiye ayaa fiican sababtoo ah Farmaajo Daarood baa riday Halka Hawiye Hassan garab istaagay.
@user-wd5ik4je2g
@user-wd5ik4je2g Ай бұрын
Cuqubadii farmaajo aa idinka soobaxday waxaan maqlijiray wixii xaaraan kuheshiiya xalaal kumaheshiyaan😂😂😂
@fatimayusuf633
@fatimayusuf633 Ай бұрын
Indinkaa Naftiima ka xoreynaya waad ogeyd tii idin saaray Roonle Ilahey ayaa idin bixiyey ma red ayuu muteystay Hajiro Ropble
@Lafdhabar
@Lafdhabar Ай бұрын
Qabyaalada waxaad kadeeftaa waa cadaab habar gidir iilka lugula digi maah
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Ай бұрын
Maansha Allah Hadii Hawiye Maanta Is Haystaan
@fardowsaabdi8524
@fardowsaabdi8524 Ай бұрын
Apdamer 😂
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Ай бұрын
Qof walowba waxaa ku hadasho ama soo qortid Qabriga iyo Qayaamaha ayaa lagugu weydiinataa
@Lovemesomedripppp
@Lovemesomedripppp Ай бұрын
Adiga is waayedi mudane farmaajo waa marexan melkushege
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Ай бұрын
Hg intey dowlada ku heysato cid kale o ku heysato majirto
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Ай бұрын
Adaa habargidir ugu horeysey kuwa dagaalka koow ka ahaa ee wanaaga way idinkaga daraa waxwalba waxaad ku hor orodaan colaada waxaa idinka buuxa wa foobiya daarood lakiin daarood idinkaa is xigtaan ee indaa haeiye dabafa ku wadataan la heshiiya doorood
@maryanali9871
@maryanali9871 Ай бұрын
Lacagta Naagaha raggii da caynaya aad sii Audi gurya xalaal ah ugu dhis oo daji
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
XASAN DHIIQO MAGACA SOMALIA AYU LACAG UGA QATA MEL KASTO WA IN WADAN KASTO O ADUNKA LA TUSO INU SHACAB CARUR DUMAR AGOON U LAYEY ABATASHOOD DHULKEY DEGENAYEEN GATEY OW HABEEN MADOOW U DIREY AL SHABAAB U KA DHIGEY BOLIS
@somgirl5250
@somgirl5250 Ай бұрын
Farmajo soo bax 1991 loonoqona hawiye o idil ayee ahaayen waxi ciidamaha lasoo galay xamar afki sholay maanta haisku ceebeynina
@theonlyman1405
@theonlyman1405 Ай бұрын
Shalay farmajo so bax hawiye muqdisho iska leh maxà Laga daxlay reer muqdisho hada maxad ku sogantahay muqdisho mantay I'm sorry farmajo viva wa lagu darsaday n.iyo nolol
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
INTA SHACAB GURI LA ANTA HA IS ARURSADAAN XOOG KU GALA XARUNTA XALANE IYO MARINAYO OW DHAX FADHIYO MUUSE MORYAAN GACAN KU DHIIGLE
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
SOMALIDA KA XOROOWDEY GUMEYSIGI REER YURUB 64 SANO MA WOODIN KURSIGA WAXA LOGU FULA QABIIL ADUNKA WAXA KA JIRA QOF IYO WOOD
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 Ай бұрын
Sacad knl caydiid kadib farmaajaa soo celiyay balse abgaal Bay kadoor bideene kaxawbiya hee
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn Ай бұрын
Hassan sheekh, Maxaad ka faaiiday waa adigii shalay dabo cararayay?kkkkk
@AbwaanDaadihiye
@AbwaanDaadihiye Ай бұрын
Waxaad ka faa iiday rooble. Inuu lacag inuudhaco. Bas
@adenighe1028
@adenighe1028 Ай бұрын
HG waxaa la gudbaan in ay Qaranimo Soomaaliyeed dhisaan, ileen Qaranimo Soomaaliyeed oo taaba qaada looga badsan maayo oo iyagaa ku leh ee Qaranimada dhisa.
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Ай бұрын
Maalwalba dagaal abaabula war dagaalka iska daaya ee maskaxda ka shaqeeya siyaasad iyo aqli la kaalaya xabad 😅 xalmaahan
@Mudaneey
@Mudaneey Ай бұрын
Wadan Nabad ah baad joogtaa umada ha Aafeyn Dab iyo dowlad lama hor joogsado
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
FARMAAJO MINGISTE HAMARGIDIR XILAL WA WEYN AYU SIIYEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
FARMAAJO MINGISTE ABIHIIS WAXA DHALEY HAMARGIDIR
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 Ай бұрын
H.gidir waxa ku yara badhan jahiliinta .waayo,ninki farmajo aha ee tolki uga hiliyey shalay hawiye o dhan ba la dhagalateen.maantana cuqubadisi ba ni haysa hawiyoy
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
YURUB O SHANBOQOL O KUN AYA GASHA WOOD QOF IYO COD MAXA U DIIDEY SOMALIDA XORTA
@amran2152
@amran2152 Ай бұрын
xasan waa tuug wixii doortaye oo u cabaadaayayna tuugay ahaayeen waxay is lahaayeen aad wadankaan isla boobtaan lkn xasan wuu diiday in wax lala boobo ee kaligay ayaa cunayo ayuu yiri soomaaliya wadaniyiinta ahan manta waxay leeyihiin Baga oo Baga hadayba kuwii shalay dowladii sharafta lahayd naga dumiyay Baga wuu idinku sugay xasan sh
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
WAR CIDAAN ABGAAL WAA NACAS HAWIYEH DOQON HA U GARGAARIN HANA GARGAARSAN BAA LA YIRI HG HIILKA LAGU YAQIINEY MEESHEEY KAA JIRAAN DOQON KAAMA JIRA RAG GARMEED GEESIYAL KA JIRA RAGII HAWIYEH XOREYEY WAA HG GEN CAAYDIID GARAAD TUUTAHA U XIRTEY IN UU DIFAACA SHARAFKA HAWIYEH EE AAN GUULEYSANEY USC MARKA HG MA LIICIN WALIGEEDNA LAGAMA LAGAMA ADGAAN HG GUUL
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 Ай бұрын
Boqurka erer samale arinka qabuje Daarud yusan kafa idasan
@abdicozzy2592
@abdicozzy2592 Ай бұрын
😂😂😂 Daahir calasow iswaydii xaq waxaad Ka gasheen Soomaali oo dhan inkaar tii dadkoodhan wali Yaa isgaaray
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
SHARCIGA YURUB MA DHIGAYO SHACAB MEL DEGEN O DHUL DOWLO IN LA BARA KICIYO SHARCIGA YURUB WUXU DHIGA IN AYAGA LO CABIRO
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
SOMALIA WEXEY QABIIL KA BEXE MARKA SHACABKU DORTO NINKEY RABAAN QOF IYO COD
@bakalbulle9278
@bakalbulle9278 Ай бұрын
Xa naga galay Marka waxi xiran iyo waxi ad ka faiden farmajo dagaalkis 😂
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Ай бұрын
Sulub waa nin Absame daanyeer yahow .......ma isagaaba yaqaan hg. Beenta dhaaf una barooro Farmaajo
@abdicozzy2592
@abdicozzy2592 Ай бұрын
Soomaali ayaaa idiin inkaartay waayo waxaa tihiin qabyaalad Socota Soomaalida qabyaalad kadaa inkaaryey kugu dhicin Alle ka baq
@ariijapdi190
@ariijapdi190 Ай бұрын
Hawiye ma uhiiliseen mise mustaqbalkodi god ku rideeen
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf Ай бұрын
Farmajo waa idensoo dhawaystay xil aan l iden dhibin jiren ayoo iden dhiibay mamulka galmudug oo qaybsan ayoo iden dhisay idenkaba waad ku abaal dhacdeen
@AbdirishidMiyir
@AbdirishidMiyir Ай бұрын
Anigaa ku sheegayee muuryaan ayaa tihiin mooryaantu markay wax samay nayso waxba qiimeeyaan
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Ай бұрын
Hadal aan ka qora jira DAHIROW aad tiri haddi hawiye taliyo ma heshiyaan haddi lo taliyana ma hadsadaan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
MALINTI XASAN DHIIQO LAGU ERYADEY MUQDISHO O LO ADEGSADEY SULUB INU DILO HADU DHIMAN LAHA MANTA WAXA KA NABAD GELI LAHA SHACABKA U BARA KICINAYO KUWA NOL IYO KUWA KU JIRA QABUURAHA
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
Codeyn adag - Farmaajo Vs Xasan Sheekh
16:31
Dahir Alasow
Рет қаралды 2,4 М.
Dahir Alasow Oo Ka Hadlay Hubka Cabudwaaq Lagu Qabtay Halka Loo Waday
11:33
Habiqleyso Group Tv
Рет қаралды 62 М.
Jawaabta Madaxweyne Xasan ee Shiidka shacabka By Dahir Alasow
7:34
QOORQOOR OO QARXIYAY 16 August 2024
17:45
SHANTA TV
Рет қаралды 10 М.
Перепалка в баре! #сериалы #фильмы
0:59
Cineverse
Рет қаралды 4,8 МЛН
МОЙ ТГ-КАНАЛ: СНЕЖАНА ПЕЧАТАЕТ…
0:40
Снежана Мясникова
Рет қаралды 1,1 МЛН
Баба Яга закодировала Коляна
0:59
КиноКарточки
Рет қаралды 1,5 МЛН
Envy Wants Val's Hair (Inside Out Animation)
0:13
FASH
Рет қаралды 15 МЛН
Слабый пол
0:16
KOTVITSKY
Рет қаралды 1,3 МЛН