No video

Maxkamada Sare Oo Maanta Diiday Inay Xasaanad Buuxda Siiso Madaxweynihii Hore Ee DONALD TRUMP.DAAWO.

  Рет қаралды 12,225

Elmi Ware Media

Elmi Ware Media

Күн бұрын

#Subscribe#Like#Share#Comment.

Пікірлер: 39
@daahiyougaas2523
@daahiyougaas2523 Ай бұрын
Happy Independence Day of Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉
@suadmire7450
@suadmire7450 Ай бұрын
Asc Mashaallaah elmi maanta waa maalin weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Ай бұрын
Waa waali uu Maraykanku wajahaayo haduu qof dambiile ah dalka u dhiibaan hogaan kiisa.
@ramloabdikarim492
@ramloabdikarim492 Ай бұрын
Ilahow naga.xir oo hanagu so siideynin donfaarka ilahow islamku dhuunta ugale ilahayow dhuunta qawo oo haso celinin
@zamzamabdirahman3030
@zamzamabdirahman3030 Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somali Somali baa iskaleh guul
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h Ай бұрын
Hmblyo reer soomaliya
@bisharmahamad3468
@bisharmahamad3468 Ай бұрын
waadmahadsantahay wll cilmi waare
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 Ай бұрын
İlahow ceebta Somalida aduun weynaha hanugu garsiin war ducada jameeciy aamiin udhaha waa 3diiy wiil musaq aha Somaliy musuq ina usa geysaa maheen kama elhanesanayo American ah diin iyo aqiido lahen lkn ado muslin aha inaa wax diintada ogalen gal kula kacdo uu asiga diidey inaa ku dhaqaqna naca naguna cayo gal 😢
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
Anaka Talaaado Aynoo Tahay 2 Bisha. waqtigu Kala Duwanaa
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 Ай бұрын
İlaha maso celsho
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Ай бұрын
Hambalayo 🇸🇴❤️❤️
@user-bu2vh7nh3i
@user-bu2vh7nh3i Ай бұрын
Happy Somalia day
@analovely6906
@analovely6906 Ай бұрын
Ascw walal 🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️🙏🙏🙏🙏
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
👑🙏 Jzkh Khair Ustaad
@sofimohamoud8575
@sofimohamoud8575 Ай бұрын
Masha Allah xasanad maxa ladhahaa Cilmi ??
@user-on1yl5ws1b
@user-on1yl5ws1b Ай бұрын
Hanbalyo Hanbalyo somali ❤
@zamzamabdirahman3030
@zamzamabdirahman3030 Ай бұрын
Thank you so much
@fardusosman6398
@fardusosman6398 Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 Ай бұрын
Happy independ day Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@umuiklasfalastin7798
@umuiklasfalastin7798 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@shamsucade5115
@shamsucade5115 Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️👍👍
@batulahussein797
@batulahussein797 Ай бұрын
Wcs wallkey
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 Ай бұрын
Somaliya siyaasiinta ayeey kawaalatey USA na hadeey soo waalan rabtaa eee maduceysqnaa oo kuwa waalwawlan ee nawareeri ma’iska qabanaa soomaliyeey? ❤❤❤❤
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
Reer Yurub Waaba Hurdaan Saacadaan
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Hadii lagu maxkamadayn waayo dhukumentigaaa uu latagay iyo faragalintii doorashada iyo ciyaala suuqa uu ku fasaxay aqalka cad waa mare maraykan cadaaladi kama jirto,waa mar kale hadii uu doorashada danbe ku guulaysto waxaa suurtagala inuu waxyaabo badan bedelo haduu aqlabiyad helo iyo inuu dunnida ka sameeyo waxyaabo dunnida dhib usoo jiida.
@fadumaali1605
@fadumaali1605 Ай бұрын
Happy Independence Day!! Brother please make a video about project 2025 so our people are informed. Thanks
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia Ай бұрын
I did a video about project 2025 last week and that is the link if you want watch it.thanks. kzfaq.info/get/bejne/aLxppJOEvb-4moE.htmlsi=Rj30j7tEW-fMzcXP
@fardowsaisse6194
@fardowsaisse6194 Ай бұрын
HAPPY INDEPENDENCE 🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳
@bashedahir4186
@bashedahir4186 Ай бұрын
Reer tahriib qalaas weye eygan cad wax soo laaban donuu u egyahay
@ramloabdikarim492
@ramloabdikarim492 Ай бұрын
Insha Allah ana kufadhiste maso kacaayo😢
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 Ай бұрын
Aduunkan hada jira Sharci majiro ee yey san dadka daalin I hate USA 🇺🇸❌❌
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 Ай бұрын
Soomaali ayaad ugu hambalyeeneysa hadana English ayaad kula hadlee dadka kuma fahmayaan isku laabo
@somalipeople942
@somalipeople942 Ай бұрын
Channelkayga dheh de neefow calanka shaydan sido somalia aniga gacantayda ku gubaaye
@Gaaldile-fs6ee
@Gaaldile-fs6ee Ай бұрын
Armaad axmaar tahay😂😂😂😂😂
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 Ай бұрын
Waa runtaa Calanka ay leeyihiin kuwa Shaydaanka Caabuda ee kunool (West Florida) xaqiiqada meesha laga haysto ee ay kadagilaadahay Somalia waa harqada dhiiga badan lagudaadiyay ee Shaydaaniga ah
@jeffandonuts
@jeffandonuts Ай бұрын
What does mean xasaanad?
@maxammad-Cismaan
@maxammad-Cismaan Ай бұрын
Xasaanad waa ilaalin ama difaacid gaar ah oo qof ama shay la siiyo si looga hortago in lagu xadgudbo. Waxa kale oo ay noqon kartaa sharci gaar ah oo qofka xasaanada haysta ka ilaalinaya inuu wajaho dacwad ama ciqaab sharci ah. Tusaale ahaan, xildhibaannada iyo madaxweynaha ayaa leh xasaanad si aysan uga cabsan in loo isticmaalo sharciga si siyaasadaysan.
@maxammad-Cismaan
@maxammad-Cismaan Ай бұрын
"Xasaanad" means immunity or special protection given to a person or thing to prevent harm or infringement. It can also refer to a legal provision that shields the holder from facing legal action or punishment. For example, members of parliament and the president have immunity to protect them from politically motivated legal actions.
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 116 М.
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 10 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 50 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
itoopiya & Somaliya oo ku kala kacay Shirkii Turkiga , Maxaa xiga
22:31
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 4,1 М.
The record of V.P. Kamala Harris | Tony Smith, poli sci, on KABC, July 22, 2024
2:12
UCI School of Social Sciences
Рет қаралды 7 М.
Madaxweyne Muuse Biixi Muxuu kala kulmay Burco
13:08
SAAB TV
Рет қаралды 5 М.
UNHCR Helps Refugees and Internally Displaced Persons in Ukraine
9:29
DOODII ABID UGU ADKAYD TRUMP VS BIDEN | SOOMAALIDII KAL BAX
28:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 45 М.
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 10 МЛН