Maxkamadda Ciidamada Jubbaland ayaa u fadhiisatay dhegaysiga 1aad rag tirsan yihiin Khawaarijta

  Рет қаралды 74,313

Somali National Television

Somali National Television

4 ай бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 116
@FalisOmar-cq7po
@FalisOmar-cq7po 3 ай бұрын
War allah kabaqa nimanka gaajo iyo rafaat iyo diif xabsiga cuno malahan miyaa
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 3 ай бұрын
Guul Cidanka Dowlada Fadaralka iyo kan Jubaland insha Allah
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 3 ай бұрын
Masha Allah shaqo fican aya socota ila her fadaral ila her isted guul Dowlada somaliya insha Allah
@abdulahiabdi6087
@abdulahiabdi6087 3 ай бұрын
Halka kismaayo ku dhashay ehelkiisa miyaa raashin ukeeni jireen halka labada kale qaajo iyo haraad kamuuqdaan Teeda kale 2016 8 sano sidee loogu heeyn karaa xabsi iyaga oona laxukmin walee cadaalad wadankaan kama soo dhawa
@robrob6719
@robrob6719 3 ай бұрын
Shabab aya tahay
@Zaak100
@Zaak100 3 ай бұрын
Lafahii yaa soo baxay ogaadeenka wax ma haayo uu siiyo maxabista
@fowziaelsayeh5552
@fowziaelsayeh5552 3 ай бұрын
9⁹ü0​@@robrob6719
@manaomar212
@manaomar212 3 ай бұрын
​@@Zaak100 Waad xanuun santahay waad u dhimankartaa Lee ogaadeen waxaad u qabto😁💪
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 3 ай бұрын
Sabab 8 sano lagu heeyn karaa qof bilaa maxkamad 😂😂
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 3 ай бұрын
2 waybasiidhimanhayaan dhafoorkoodawaankanixi
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 3 ай бұрын
Cadaalada waa in loo sinaado 2 gaajo aad ah ayaa ka muuqata midka kismaayo ku dhashay dharag ayaa ka muuqato Subxaana llaah c/ maalik waaba kan ugu daran
@dejiye247
@dejiye247 3 ай бұрын
Waan Ka Xumahay Wlh Hadii Ay Sideed Sano Xabsi Ku Jireen Maxaa intaas Loo Ciqaabayay
@dejiye247
@dejiye247 3 ай бұрын
wiilk masowga Caloosha U Huriyay Rafaad iyo qaajo Blba ka Muuqata Hadii Uusan Falka Gacantiisa Ku Geysanin Ha La iska Cafiyo Yaan Nafta La Dhaafin Maskiinka 😭😭😭😭
@dejiye247
@dejiye247 3 ай бұрын
Wiilasha Somaliyeed Waa La Habaabiyay Wlh
@xabiibaxmed9316
@xabiibaxmed9316 3 ай бұрын
Kkkkkkkk adeer ragan Nin Bay dileen e Haa laga oofiyo
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 3 ай бұрын
Maxay kudileen dadka waa gaajo wadanka dhalin yaradii waa laga dhameeyey ❌❌⛔️⛔️🤠🤠🤠 because of gaajo markaa dhalin yarada shaqo
@farhiyamohamed1243
@farhiyamohamed1243 3 ай бұрын
Illahow adaa xaqiiq og
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 3 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN KARIIM ☪️ ❤
@NafisoYuusuf-xv4dv
@NafisoYuusuf-xv4dv 2 ай бұрын
Macha alaah
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 3 ай бұрын
Kan dhaxda ku jiro wale wa dilaay waxbadan ayu sameyay sido u naxsan yahay ayaba ka dareema indha hiisa whi
@HusseinMatan
@HusseinMatan 3 ай бұрын
Bashir 😂 Qamdariran wankusalame
@zeinabumu.hamza.1233
@zeinabumu.hamza.1233 3 ай бұрын
Wallahi somali cadalad kama jirto bal raagaan eg gajo iyo raagadka ka muqdo cadald dharada 8 ka hor
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 3 ай бұрын
Acuudu billah raga gaajo ayaad kudisheen acuudu billâhi Xasbunallah Xasbunallah ragani inaysan wax dilin oo laqasbayo ayey moodaa!? But Allah swt ayaa naga og hasa yeeshee wllo plz nagtu intay kujirto arsuqa Allah swt sifiican usiiya laa xawla walaa quwata illa billah baabe ee kadaayo
@Heloo-b4v
@Heloo-b4v 3 ай бұрын
Alshaaab baa add tahay baad tahay
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 3 ай бұрын
Masha Allah shaqo ad u fican ayay qabten cidanka dowlada guul cidanka qaran
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 3 ай бұрын
Daaman kaajaban
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 3 ай бұрын
Ha la qab qabto Cadawga umada somaliyed
@avvahmedalitifowchannel3368
@avvahmedalitifowchannel3368 3 ай бұрын
Maamulka kismaayo waxaa ceeb ku ah in eedaysane xabsi lagu haayo muddo 8 sano ah iyadoo aan wax maxkamada lasaarin, waxaa ii muuqato in aanay kismaayo ka jirin garsoor shaqeeyo, because maba dhici karto in intaas qof xabsi lagu haayo xukun la aan.
@sirajisaid1021
@sirajisaid1021 3 ай бұрын
Shubxanallah war yadhahay umada haladilo
@irshaadaweys3003
@irshaadaweys3003 3 ай бұрын
Waxaa iga suaal ah QOFKA asagoo aan QODOB biniaadam dhigtay lagu eedeen DHIIGA UU galay soo lagumasoo eedeyn karo KITAABKA QURAANKANA lagu XUKUMI karo ?
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 3 ай бұрын
Dal nin lahaa kanoxo Kenya kentay waamo Allaha ka qabto shartooda Aamiin
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 3 ай бұрын
Dadka qofba gooni maa loo wareysto ayagoo isla jooga xaqiiqada lama ogaan karo
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 3 ай бұрын
Madaxweynihina maxkamadeya Horta dhulki Juboyinka Yoontoy ilaa Sanguuni bad iyo bari isugu daray imarat kuna wareejiyay, dadkii deganka halahaana qasab uga raray
@farhiyamohamed1243
@farhiyamohamed1243 3 ай бұрын
Midna baruurba xirtay qaarna Waa caqdeen tollow ma qabiilkoodan meesha dagin
@Fikir-dheere
@Fikir-dheere 3 ай бұрын
Nacam dulmi somalia
@abdiazizmohamud-wv5xh
@abdiazizmohamud-wv5xh 3 ай бұрын
Ragaan awalba iyagoo argagixiso ahaa ayaa intaan aakhiro lagarin adinku danbigii kagurateen oo gaajo ku disheen 8sano waayo hadalkaaba dhibaaya , maba ahayn intaa in aad xabsi ku haydaan hadaadba ogaydeen inay argagixiso yihiin. yaabku waxaa weeye argagixisadan maxaa kala naaxiyey labana reer aakhiro aan hadli karin kadhigay midna muuqiisa iyo hadalkiisaba uga duwan yahay labada kale???.
@fatumaali5834
@fatumaali5834 3 ай бұрын
Amuuraha allha saqiro
@abdiazizmohamud-wv5xh
@abdiazizmohamud-wv5xh 3 ай бұрын
@@fatumaali5834 Aamiin walaal
@user-zg6kh7cb9z
@user-zg6kh7cb9z 3 ай бұрын
Supxa Allah waar ogadeen maxabista bal cunto siya wallahi aad baan nimankan uga naxay Ilahay halaga baqo dadkana yaan ladilin
@juwamahamud9961
@juwamahamud9961 3 ай бұрын
Ma dad umadii argagixiyay oo laganasan waayay oo dhiigii islaamka baneestay cunto in lasiiyo mahan waa in lagubaa shayaadiinta
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 3 ай бұрын
War maxbuusta raasin siiya gaajad ku disheene
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 3 ай бұрын
Oromo adiga somali ma tihid af somali ba ratay oromo tahay etobiyan wax ku ma laho shib qumu lud nimo ma jirto amas mosqol tahay wax ka ma galin
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 3 ай бұрын
@@user-gl2go3kp6s fayoowi ma jirtaa?
@rabi-tabakalto
@rabi-tabakalto 3 ай бұрын
Dowlada federal ka ee jubaland maxabiista cuno ma siyaan miyaa ragan gaajo ayaa ka muuqata madama rago la togandono walba hala dharjiyo please raga maxabiista gacantooda ku jirto madama gacanta uu ku jiro cunada iyo salada dhankaga kaga dadaal waayo dad muslim ah ayaan nahay
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 3 ай бұрын
Ragani shaqadii Tigray ayaad udisheen
@nafisonafta2799
@nafisonafta2799 3 ай бұрын
Alle gaajo iyo dhibato ka muqato ninka kismayo ku dhashey reerkisa cuno siisanayey amo mabo xirneyn haduu rabo saas cadalad maha 8 sano xarig nilaa xakun la.aan wlhi waa xadgudub sorry
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 3 ай бұрын
😭😭😭
@user-gl1wv6bm3j
@user-gl1wv6bm3j 3 ай бұрын
Meeshan usocdo magaranaynin hakaa saarte hee ....doofaar ilaahay kafogaaday😮😮
@alizhookari2311
@alizhookari2311 3 ай бұрын
8 sano side ku xirnan karaa maxbuuska wa suaale
@alisulub4412
@alisulub4412 3 ай бұрын
NIMANKA GAAJEYBA U DILEEN MABA NOOLA MAXAD MAXKAMDEYSAA
@ahmedabdi6842
@ahmedabdi6842 3 ай бұрын
Sidee 8 sano pilaa maxkamad u ahayeen teda kle 2 kamid ah maxaabiista rafaad daran aya ka muqda hlka midka 3 uu yhyba nin an xabsi arag jubbaland san cadaalad ma'ahn
@mohamedabdullahi710
@mohamedabdullahi710 3 ай бұрын
Jubaland wa dawlad hade 8 sano hayeen maxaabiis
@dejiye247
@dejiye247 3 ай бұрын
Sorry Wiilasha Somaaliyeed Waa La Wada Qalday Qof Walibo Khawaarij Ku Biiro Sidan Aya U Danbeyso
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 3 ай бұрын
Cid qaladay majirto iyaga doortay💯
@Zeinabali88
@Zeinabali88 3 ай бұрын
Allah hadin gagaro somaliyeed
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 3 ай бұрын
Gunnimo dambi kasta oo ay galaan inta la xukumo in maxaabiis saan u eg oo sanooyin xiran silac iyo gaajo ka muuqato la horkeeno maxkamad ee maxaa cunto loo siinwaayay
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 ай бұрын
Yaa rabii seuyaln dhintaa folxumo wa cadaw nakal rebay
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 3 ай бұрын
2016 ilaa hada maxa loo hayay mala dilo ama ladaayo wdf😡
@omarosman6038
@omarosman6038 3 ай бұрын
Sax bro somalia afaro qabil kajira wadankas mel uma socdo
@fatumaali5834
@fatumaali5834 3 ай бұрын
Calaa kuli xaal wayceboben re kismayo dadku wa isku dambi maxa kala nuuc kadhigay xolaha xita marki laqalayo waloraxeya nafta laguma dhibo bisinka
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 3 ай бұрын
2014 kii ama 2015kii miyey aheyd markay odayga dilaayen balcad ayay ku dileen intaan mey xirnaayen
@meever2214
@meever2214 3 ай бұрын
8 sano ayaa xabsi lagu hayay oo la ciqaabayay ilaa hadana wax cadayn ku filan laguma hayo. yaab badanaa
@user-bq4fb2zf2u
@user-bq4fb2zf2u 3 ай бұрын
Who they no geve food
@issiabdi4593
@issiabdi4593 3 ай бұрын
Asc mudaneyal iyo marwooyin. Fadlan weriyihii soo tebin jiray arimaha argagixisada udaaya hasoo tabiyee. Mahad sanidiin
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 3 ай бұрын
Wariyahaas xamar buu jooga halkaana wa kismayo
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 3 ай бұрын
Mamulka Jubaland waxu wada shaqo fican Hora lo socon Dowlada dhexe e Somaliya way gulaysatay
@user-wu1bc6jp8k
@user-wu1bc6jp8k 3 ай бұрын
Dad badan ayaa shaki kamuujinayey inuu abdullahi nasri lug kulahaa, dilka sheekha lkn hada sooma cadaanin..Allahu aclam
@ajmedabdiesseessa8260
@ajmedabdiesseessa8260 3 ай бұрын
Waxaan talo ku bixinayaa, qofobada xuruufta ķa baxda ku dhawaaqa xùruuf soomaalì àh
@encrypted983
@encrypted983 3 ай бұрын
Wiilka Ree Kismaayo iska daaya. Labada kale toogta Sabab: Alshabaab isma sheegaan, weey badbaadin lahayeen haduu yahay shabaab, warkan waa war eey soo xifdiyeen inteeysan soo bixin. Si eey u galaaftaan askar ree jubaland oo daacad ah. Qodobo mudan fiira gaar ah: 1. Shaqo ayaa naloo soo diray. 2. Waaligeey waxba ma dilin 3. Labadanada iska taagnaada ayaa nala yidhi. 4. Falkii dhacay anu ma gaysan. Labada nin ma dalxiis baa loo soo dirsaday? Hadeey dhab tahay labadooda waa laga maarmi karay oo kuwa Kismaayo sii joogay iyo ka falka geeystay ayaa mission-ka ku filaa, marka sababta iyagoo laba ah loosoo diray waa maxay?
@AbdifatahAbdiwahab
@AbdifatahAbdiwahab 3 ай бұрын
Wiilka 3 aad wuxu aha sargaal jubbaland 4mar ayay Al shabaab qarax labeegsadeen allah ayana ka badbaadiyay😢
@katramaxamad
@katramaxamad 3 ай бұрын
Bashiir qam dariiran😂😂😂😂😂😂
@Heelanmedia1
@Heelanmedia1 3 ай бұрын
Naftaa karideen ragaan gaajo aan innaba caadi ahayn baa kamuuqata labadanin marka sidaa inaad samaysaan maysan ahayn Teeda kale maxaytahay dad sideed sano xabsi lagu haayo bilaa xukun la,aan😢
@bareomar4050
@bareomar4050 3 ай бұрын
Cabdullahi nasri cadaalad ha helo
@bardehanad4919
@bardehanad4919 3 ай бұрын
Dab in lagu shido ayey aheyd intaa in ay sii noolaadaan ma aheyn.
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 3 ай бұрын
Allow faraj qeyrqaba nookas dadkeenu ku badbaadaan dad waa dhamaadeene .
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 3 ай бұрын
Maxaa 8 sano loo haystay...........waar sheekadan armuu Axmad dhuxulayste ku jiraa
@faadumoyaasiin9221
@faadumoyaasiin9221 3 ай бұрын
Warsaani xalmaaha dhalinyaradii wadanka waa sii dhamaanee
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 3 ай бұрын
Waa dad la jaahwareerinayo hawl qabta iyo waxaa soo fuliya la leeyahay iyagu ma fahmi karaan waxan loo dirayo cadow shisheeye iyo rag danley ah oo soomaaliyeed ayaa ka faa'iideysanaya
@barkhadcabdi8916
@barkhadcabdi8916 3 ай бұрын
Wallahi jubaland waa waslad xaaraana dawlad maaha bal ragaa gaajada kamuuqata iyo daamanka laga jabiyay fiirsha iyo wakhtiga lasilcinayay waar ilaahay halaga baqo oo maxbuuska sidan udhaama
@haldhaa2420
@haldhaa2420 3 ай бұрын
Inalilahi wa ina ileyhi rajacuun naftiina weyku jirta hadana reer aaqirad bey u ekaaden war ilahay haloga baqo dadka gacantina kujira subxanallah
@farduus_
@farduus_ 3 ай бұрын
Bal darufta kamuuqato firiya bal maxaa dhibay oo dhiig bini aadan ku imtixanay subxana allah marka lugu leyahay naarta iyo janada nartaa shaqo badan
@LibanAbdijalil
@LibanAbdijalil 3 ай бұрын
Shuute ayaa meeshan looga baahnaa
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 3 ай бұрын
Idéer Juba lands maxabiista dhaqso u xukoma ragaan gaajo ayaad ku disheen naftaa ku dhibteen ee dambiga dhaqso ugu qaada
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 3 ай бұрын
Wallee gaajo u dilen waxay ahed inay cuno siiyan inta xabsiga ku jiren laakiin cadowga alshababka ilahay ha qabto yahuu
@omarosman6038
@omarosman6038 3 ай бұрын
Kuwan cunto maistahilon meqa Qof ayey dhileen
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 3 ай бұрын
@@omarosman6038 runti wa cadowga laakiin cunto wa astahilana ila u noolyahay nafta lama silciyo hadi kale siday iyaga dadka silac u dila duliga yahuu
@maryanl804
@maryanl804 3 ай бұрын
Maxabiis gaajo loo dilay war illahay uga baqa danbiyadoda intay qiranayaaan lkn gaajo iyo foolxu.o wayn baa ka muuqatay
@axmedgaaciyekismaayo
@axmedgaaciyekismaayo 3 ай бұрын
Wa dad ay 8 Saano jir dilaayen o iska qiirtey
@mustafcusmaan5296
@mustafcusmaan5296 3 ай бұрын
waa lagu soo camirtey ragaan waana lasoo ciqaabay
@bareomar4050
@bareomar4050 3 ай бұрын
Ruux bani adam ah oo 8sano maxkamad laan xiran lama arag
@XasanKuuriya-xb4ys
@XasanKuuriya-xb4ys 3 ай бұрын
Nimankan shabaab nimada Ayagaa qiranaya laakiin Sida looga ogolaaday Iney shabaab katirsan yihin Malaga ogalaandoonaa Ninkan dhahaaya aniga Waxbo madilin,bistooladana Meeshaan kutuurau iyo- Meesha askariga sheegayo Nus saac ayaa udhe
@XasanKuuriya-xb4ys
@XasanKuuriya-xb4ys 3 ай бұрын
Su aal
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 3 ай бұрын
Marka la qabto waxaad moodaa jiir ay bisadi qabatay
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 3 ай бұрын
Daranya kawada muuqata kuu wa waawayna dhalaal lakin gudaha duug ka ah
@abdiheybe3820
@abdiheybe3820 3 ай бұрын
Reer isaaqow yan la idin gadin
@user-sy3vv9le6j
@user-sy3vv9le6j 3 ай бұрын
Bashir qamdariiran😂😂😂
@maxamadc.salaan
@maxamadc.salaan 3 ай бұрын
8sano qam dariiran mey aheed arintaan
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw 3 ай бұрын
Wale cuquba dadkaa soomali haysa
@farahabdi1190
@farahabdi1190 3 ай бұрын
Ninka ceelbuyr ku dhashay iyo ninka waajid ku dhashay gaajo faro nadan baa ka muqata meesha midka kismaayo ku dhashay ladnaan badani ka muuqato. Fahanoo, danbileyal inay wada yihiin kama hadlayo lakin celkii away San cadalad ku helin
@user-lf4gc7vo3v
@user-lf4gc7vo3v 3 ай бұрын
Ninkan sidii qaza baa gaajo lagu diley labadan
@user-xf4hb9yj1n
@user-xf4hb9yj1n 3 ай бұрын
❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lf4gc7vo3v
@user-lf4gc7vo3v 3 ай бұрын
Mankan waa lagu raad gatey odeyag raxweyan iyo hawiye meya dilin gaajad ku disheen ogadenow ninkan cadalad u qaad hadii kale illahey oga tiii bey cadalad taal
@user-xf4hb9yj1n
@user-xf4hb9yj1n 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-bq4fb2zf2u
@user-bq4fb2zf2u 3 ай бұрын
Subxaalah maxa cunt loosinwaay willaash
@khadrahassa321
@khadrahassa321 3 ай бұрын
Bal dadka maxay kudilayan oo macno ah qof Muslim ah oo Asha danaya masiibo alle idinku rid
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 3 ай бұрын
war waxan ma qubuurey kasoo bexeen bani adam maaahe dulli badanaa
@Fikir-dheere
@Fikir-dheere 3 ай бұрын
Duli af uraayo qurun af uraayo
@maryanl804
@maryanl804 3 ай бұрын
Maxay ugu ekaadeen kuwii liibiya lagu hayey illahow adigaan wax kaa qarsooneyn umadaan u gargaar aakhir markan is dhamayno waa naloo tashan
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 3 ай бұрын
Aqas kuwan waaba aragnaaye kuwa kale wax siiya bariis iyo hilib kadhargiya Xasbunallah haday sidaas yihiin waa khalad lkn gaajo ayaad kudisheen Xasbunallah
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 3 ай бұрын
Abdullahi nasri ninkaan siday ugu jirtay iyo siduu is yeelay isma lahan wlh
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 2 ай бұрын
So.alida Alshabab wali ma eey Fahmin waa Dad Wadankooda Naceb waxaan anuga dhihi laha yaan la toogan ha lagu Shubo Ashito asagoo Nool oo Tagan hala Googoyo 🔥🔥🔥💣💣💣 Adduunka kama Dhicin Qof Wadsn kiisa Galinayo Qas qaso waar Wadan haddaad laheen Diin ma lihid 😡😡😡 Diinta waxa ka Horeya inaad leedahay Wadan 🇸🇴💞 Nimankan Alshabaab waxa loo Soo Diray inuu Wadankeena eey ka Dhamaan Qarax iyo Dil 😡 Waxana ka Dambeya Wadamada CARABTA oo idin Dhahaya ISLAM ayaan ahay waar Wax ISLAM ah Ma Jiro ee Somaliyey indhaha FURA
@nasroadan2221
@nasroadan2221 3 ай бұрын
Jubaland xabsiga maxaabiista cunto lama si8yo miya? Ragu caato badanaa in kasto, loo haysto danbi culus
@Heloo-b4v
@Heloo-b4v 3 ай бұрын
Miyaaa lagu xirey
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 3 ай бұрын
Kuwaan indha ha xun xun dadka hala dhaafiyo wax faa`iido ah ma la han, waa cudur iyo wasaq dadka ha la dhaafiyo.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 171 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
Maxkamadda Ciidamada & Guddoomiye ku xigeenkii Hodan ee Argagixisanimada lagu eedeeyay
12:25
Riwaayad Jabuutiyaan -Halkana Maad Joogtay ?
16:23
Universal TV
Рет қаралды 351 М.
DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV
50:24
Somali National Television
Рет қаралды 446 М.
Sarkaal  Danab ahaa oo loo haysto Shirqoollo Halis  Argagixisanimo ah.
15:17
Somali National Television
Рет қаралды 496 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН