Maxkamadda Dumarland

  Рет қаралды 98,664

Bile TV

Bile TV

25 күн бұрын

“Maxkamadda Dumarland”
Tuug la qabtay talo ma leh.😁

Пікірлер: 290
@XamdiXasan-rb4gj
@XamdiXasan-rb4gj 7 күн бұрын
Wll kusaliya xabibkena scw ❤
@XasanFaais
@XasanFaais 4 күн бұрын
Scw ... scw... scw
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Күн бұрын
@@XasanFaais Si buuxda oo sharaf leh uqor, Saliga Nabigeena Suuban ee SALLALLAAHU CALEYHI WA SALLAAM. Fiiri, Magacaagi (XasanFaais) sibuuxda oo sharaf leh uqortey, JazaakAllahu Qeyran
@BahjoXidiig2023
@BahjoXidiig2023 Күн бұрын
محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
@mapaacha4552
@mapaacha4552 6 сағат бұрын
@@BahjoXidiig2023 👍
@xamdiwarfa6216
@xamdiwarfa6216 24 күн бұрын
filmkaan waxaa ka shaqeeyey oo maal galiyey ninland oo rabo ineey suurad xumeeyaan dumarland oo ka dhigaan dumar haddeey xil qabtaan in isqab qabsigaan hoose ku mashquulaan sidaas daraadeed dumarland waa ineey shir dag dag oo albaabada u xiran yihiin qabtaan qodobbana kasoo saaraan falkaan foosha xun ee lagu suurad xumeeynaayo xilkasnnimada dumarland.
@wallmarcoz8675
@wallmarcoz8675 23 күн бұрын
Yaaku balamiyy😂
@ZOWDOMAHAMUD
@ZOWDOMAHAMUD 23 күн бұрын
Walle meeelfog noo eegtey kis hade lunto🫠👌✨️ kistakle keedka nofadhiyo wa iney sojediyan intan nakulayaacin😂❤️‍🔥
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 22 күн бұрын
Xaqiqdi ma ahn wx yar wxn waa LA dagalan toos ah sida galada islamka filmada ugu surad xumeyan cml lkn dumarka jilayo wx wlbo IGA daran
@user-dq8zm2ie9e
@user-dq8zm2ie9e 22 күн бұрын
Iska amus wll ragba tartan kula jirta lkn ina gabsatid ba ku haboon
@xamdiwarfa6216
@xamdiwarfa6216 22 күн бұрын
@@user-dq8zm2ie9e adiga inaa aniga iga gaabsatidaa kuu habboon
@Cawa-dhaaf
@Cawa-dhaaf 24 күн бұрын
Labada askari midka albaabka xiga sida uu ujilayo waa wax kale runtii wuu taagan yahy si toosan Runti wuu keenay ban leyahy👌
@samiraali1882
@samiraali1882 24 күн бұрын
Dumarland saan ma Sameynaa😂😂
@AyaanAbdirahmaan-hz8lf
@AyaanAbdirahmaan-hz8lf 23 күн бұрын
Haa😂
@Faadumo-qw3xi
@Faadumo-qw3xi 22 күн бұрын
Haa
@Rahma-mahamoud
@Rahma-mahamoud 24 күн бұрын
Alla faraskaa ilaahow hanaga kaa qaadin😂😂😂
@Yooco.
@Yooco. 24 күн бұрын
😂😂
@suldancarafad7203
@suldancarafad7203 24 күн бұрын
Bile media waxaan ka codsaneena in ay maxkamadda Racfaanka laso sameeyo oo maxkamadda raga ah
@CabdiweliAbshir-on7wq
@CabdiweliAbshir-on7wq 24 күн бұрын
Dumarland is not easy 😂
@sahadsanelmi1411
@sahadsanelmi1411 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤p
@XamdiXasan-rb4gj
@XamdiXasan-rb4gj 7 күн бұрын
😂😂😂😂
@Muniizhiprahimcabdi2296
@Muniizhiprahimcabdi2296 24 күн бұрын
Intaso nin oo dunida Jogta midka Aniga Shukansada le ayey arkta😂😂
@wolvecabdallapubg8440
@wolvecabdallapubg8440 24 күн бұрын
Cabdi based wllkiis ani waaye😂😂😂😂😂
@dagannuur397
@dagannuur397 24 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 wayahay
@Cabdulahi91
@Cabdulahi91 24 күн бұрын
Best film ever❤
@Randa17
@Randa17 24 күн бұрын
Wuxu yaqanaa English wuxu dhahay ' xiriirkena waa inuu simple noqdaa oo usan complex noqon'😂😂😂
@kiimiko5655
@kiimiko5655 24 күн бұрын
😂😂😂 English ka aqoonbay moodaan inay luuqad tahay ma ogga
@Randa17
@Randa17 24 күн бұрын
@@kiimiko5655 intaas ban daacad ugu qoslay 😂
@kiimiko5655
@kiimiko5655 23 күн бұрын
@@Randa17 🤣🤣🤣🤣
@kiimiko5655
@kiimiko5655 23 күн бұрын
@@Randa17 waa dad waalaaalan
@abdul-faysalal-hassany5949
@abdul-faysalal-hassany5949 24 күн бұрын
Cabdi Basto 😂 Wa inkirey magacis😅. From DOHA Qatar 😂
@zubeirkassim8660
@zubeirkassim8660 23 күн бұрын
Ma la iga dareemayaa in aan ahay cabdibaazid cali reer coment isoo fiiriya😂😂
@user-zg9bd7fm5m
@user-zg9bd7fm5m 23 күн бұрын
ahey😂
@mohamedabukargutale297
@mohamedabukargutale297 21 күн бұрын
Best short film ever!
@ikranfaisal3187
@ikranfaisal3187 24 күн бұрын
Xitaa garsooradi ma dhaafin cbaasid so funny kkk
@HayaAhmet
@HayaAhmet 24 күн бұрын
Kawarma dumarow hadan ka dhabaynba maxkamadaa 😂
@amiiraadam
@amiiraadam 24 күн бұрын
dumarland wlhy shaqdoododii bay maxkamad u furty😂😂
@aliabdi2436
@aliabdi2436 22 күн бұрын
Wow 😂 Dumar badan ayan isku kor wadaye amey sidan okle igu dhacda wan cabsade😂 Dumarland is not easy
@ShariifaIsmaan
@ShariifaIsmaan 24 күн бұрын
Waaaw waa top wlhi
@Dukaanle
@Dukaanle 24 күн бұрын
Best sofar in bile tv love you guy❤❤❤❤
@Zusan15
@Zusan15 24 күн бұрын
Dagalkeniba raag dhafi la asan ku hayan dalkena xiil noga dhiiba hankenu ha dhafo farax mijo basto😂
@mohamedibraahim4320
@mohamedibraahim4320 7 күн бұрын
dumarka xaqooda halooga qaado maxkamada dumarland way ku yaraysi wllhi😂😂
@izaxaqmohamud7839
@izaxaqmohamud7839 24 күн бұрын
Waa aqoonyahan wuxu yaqaana english englishki aqoonta loo haystay oo yaaban baa i ag fadhiya 😂😂
@WalalFarah-fk1ds
@WalalFarah-fk1ds 22 күн бұрын
Luqadu wa cilmi
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 24 күн бұрын
كلمتان سبحان الله وبحمده 🩵 سبحان الله العظيم ❤
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Күн бұрын
Maama Malyuun aa magaca DumarLand, labaxdey, hadda kahor. Mahadsanidiin
@fartuunsiciid973
@fartuunsiciid973 24 күн бұрын
Xitaa xeer ilaalisada c/baasid is not easy 😂😂
@AyouOmar
@AyouOmar 22 күн бұрын
😂
@hanadkey7124
@hanadkey7124 24 күн бұрын
Xaliimo isn't easy😂😂😂😂😂😂😂
@PalqiisCali
@PalqiisCali 24 күн бұрын
😂😂😂😂😂 walahy funny much wayi
@CadowibrahimmursalCade
@CadowibrahimmursalCade 24 күн бұрын
Gudomiso ma.ahan waa gudomiye
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 22 күн бұрын
Gudomiye mxa mesha kenayo ma nin ba mesha jogo😂wx baro
@MaaidoAhmed-hn2vb
@MaaidoAhmed-hn2vb 24 күн бұрын
Cabdi basid halasoo qabto😂
@mahadmuhammedissekulmiye1858
@mahadmuhammedissekulmiye1858 24 күн бұрын
Faraska madoow isbitaalka waalida maa la geeyay hada.
@MssCanada122
@MssCanada122 14 күн бұрын
Bile TV is the best wallhi TV yada kale maba imaraan lkn bile wuuba igu Sunday masha allah horay usocda ❤❤❤❤❤
@SaalimMohamed-rz5yc
@SaalimMohamed-rz5yc 24 күн бұрын
Wow maska Madow seed wax yeeshay heee hhhhhhhhhhhh xitaa garaoorada waad Ku dayday
@MahamedOsamaan
@MahamedOsamaan 24 күн бұрын
Waa noocaas markay dumar kutashtaan😂😂😂
@fadxacaydiid5332
@fadxacaydiid5332 24 күн бұрын
Dumarland isn’t easy 😂😂😂
@MrCaan-h4c
@MrCaan-h4c 23 күн бұрын
Bile tv horay usocda 🎉❤
@malakoslo
@malakoslo 24 күн бұрын
Waa laacib wayn ninka wax uu ka tagay maleh 😂😂😂
@AyouOmar
@AyouOmar 22 күн бұрын
😂
@salmailkacas1978
@salmailkacas1978 24 күн бұрын
Farask madow miyu ah 😂😂
@Aalamualkium
@Aalamualkium 18 күн бұрын
Mashallah habo you act very nice🎉
@cabdalanasri9093
@cabdalanasri9093 23 күн бұрын
Ninkas waaa ani😂
@user-sm5fl3ri1q
@user-sm5fl3ri1q 24 күн бұрын
2:00😂😂😂😂
@AyanMohamud-hy6oz
@AyanMohamud-hy6oz 24 күн бұрын
Inta soradisay👍
@AffectionateBlueLake-ho9of
@AffectionateBlueLake-ho9of 24 күн бұрын
Funyy wye dadkn 😅🤣🤣
@sundusabdirahman4336
@sundusabdirahman4336 23 күн бұрын
Waa bakhiil cuntadisa lkn waa mcn 😂😂
@shidusharangaychannell1100
@shidusharangaychannell1100 24 күн бұрын
I wish I had the cameras u got
@YuusufXaaji-cf3wq
@YuusufXaaji-cf3wq 24 күн бұрын
waligey3 leke mahelin
@Manka143zalm
@Manka143zalm 22 күн бұрын
Aww hesti cali dhnto nafta beerka io boga igaga mudan
@user-dr7jw8wo5s
@user-dr7jw8wo5s 22 күн бұрын
Cabdibaasid you are not easy 😂😂😂waa dharagtay 😂
@elupdy28
@elupdy28 24 күн бұрын
Xitaa garsoorsha😂😊
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l 23 күн бұрын
✅️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍😂🇸🇴
@mrfacemask09
@mrfacemask09 24 күн бұрын
waan ka heley hab jiliinkan 6:21 ustaad abdibaasid hye
@MohamedAli-id1pr
@MohamedAli-id1pr 24 күн бұрын
😂😂😂😂😂 Farah is not easy whli 😂😂😂🎉
@Caliaxmedcali1
@Caliaxmedcali1 24 күн бұрын
Isbitaal wali kulaaha 😅
@user-kn3yg7xs2w
@user-kn3yg7xs2w 22 күн бұрын
Ala tan zamzam la dhaho isku magc nhy😂❤
@Eva_1046
@Eva_1046 16 күн бұрын
Gudoomisada legend waaye😂😂😭
@HayaAhmet
@HayaAhmet 24 күн бұрын
Kawrm dumarow hadan maxkamadaa ka dhabaynba 😂
@aliibrahimsheikh8195
@aliibrahimsheikh8195 24 күн бұрын
walhi maxkamada ayaaa i cajibisay waaba ladhacay 😂😂😂😂😂😂
@Esmaselef_7
@Esmaselef_7 23 күн бұрын
Waa sax waxay ka mid tahy waxyaabaha ilahy inooga reebey inaan umad hogaamino, Dumar hada nahy wan iska cadifad badanahay, Tanina c3ebteena mahane waa caadadeena #Habllo😢😢😢
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 22 күн бұрын
Adi Lee si koni ah iskaga hadlay dumarka dhan dusha ha saran. Aduunka Mel bdn o kamid ah dumarka ayaa hugamiyo lkn kuwas io adi gor Lee dumar kawadatin lkn midne wx wlbe wye midne only jiko 😷
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 22 күн бұрын
Inkasto an ani wali Mel Ku argin Mel oo alle ku robay lkn hade jirto wxs ilalin sharaftina LA ilalinayo ba lo sameyay oo waxa LA dida in a intas ragod indhahoda si bilash ah Ku qabtan ama codkaga umaqlan, lkn aduunka hormary dumar aya hugamiyo umada hodo lkn kuwas adi cml ma ahn hada waa dad og dumarmadoda lkn hada adi erayada so qorto dhan ma ahn wx maskaxdada ka imaday wa wx aa nin kaso maqashay. filmkane wxa lugu tala kalay in kuwa ado kale ah wx si qaldan loga dhadhiciyo
@unknow1871
@unknow1871 22 күн бұрын
​@maankacade_mmm then answer me this question markoo dil dhaco oo dhaawac yaalo maxee dumarka u ooyan oo u baroottan oo ay san ka fikirin qofka in laqaado isbital la geeyo la daaweyo waxa ka fikiri rag uun dumar hade dhiig iyo qof la dilay arkan kama fikiran caqlikoda ee waxe ka fikiran qalbigooda bal qofkaas hade maxkamada loo dhiibo maxee smaeen sababta looga mamnuucay waa caadifadoda oon caqliga ka soconin first soo baro diinta kuwa noocada cmla wa kuwa maskaxad laga qabsaday aa dad ku sheegee walee waa adi kuwaas
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 22 күн бұрын
@@unknow1871 hooyada baa ku oynen iska da naag kle mise waxa filmada aad Ku argty miya no shege habraha dhulka isku hurgufayo 😂 xita hade SAS aha LA hayen naag wx disho lama argi laheyn , mrka ha iska hadlin sida ragga qar caqligaga istimal ee ha isticmalin waxa qalpigaga lagu so shubay
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 22 күн бұрын
@@unknow1871 diinta wx Ben ah Kuma jiran mrka mamnuca ka hadleso hade run thy. inta naag oo hada garsoyasha ah dadkane xakumo ma waxa ledahy ma ahn dumar mise waxa ledahy diinta Ben ah ? Bal hada no sheg caqligaga ma istcmshay mise qalpigaga!?
@khaalidyaxye6531
@khaalidyaxye6531 24 күн бұрын
C/ baasid ani waaye 😊
@Mahour7038
@Mahour7038 24 күн бұрын
Iga ralinoqda daruf ba igesatay 🤣🤣🤣🤣kulahaa
@ayaanshire-ed9og
@ayaanshire-ed9og 24 күн бұрын
Gudoomiso waan ku wataa😂
@Jabuu-br1pe
@Jabuu-br1pe 23 күн бұрын
😂 Asxbta Bile TV Soobadiya waa qosol
@AhmedHassan-zf7ut
@AhmedHassan-zf7ut 23 күн бұрын
Racfaan ayaan rabnaa anaga
@Mukhtar114
@Mukhtar114 21 күн бұрын
Walaahi caadi ma ahan mar walbo waan kusoo ceshtaa filimkaan
@InaFaysal180
@InaFaysal180 24 күн бұрын
Markii aan yaraa waxaan odhan jiray markaan waynaado ee aan shaqaysto waxaan dhisan guri,naag ayaan guursan,caruur ayay iidhali doontaa Lkn hada markii aan waynaaday ee aan shaqaystay waxaan ogaaday inaan qaldanaa oo aan rabay naag inaan guri iyo lacag isugu daro si bilaash ah🤨
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 22 күн бұрын
Fikiraga ma waxo is badalay marka lacagti weyday😂
@AdnanMaxamed-nb1hu
@AdnanMaxamed-nb1hu 9 күн бұрын
Best
@saadkhadar108
@saadkhadar108 24 күн бұрын
Nooca dacwadan waxa loo yaqan “dacwad culus “ kkkkk
@ShacaybCabdi557
@ShacaybCabdi557 24 күн бұрын
Aar dumarlan × adonland
@Beylling
@Beylling 9 күн бұрын
Shabelle naqood ayaa helay 😂😂Karbash xalal😂😂😂viva bile
@MaryanWarsame-gg4wg
@MaryanWarsame-gg4wg 24 күн бұрын
War heedhe gabadhaasi boqoradda maw egthy😂😂😂
@HasanMalawowMiris-sy1iw
@HasanMalawowMiris-sy1iw 24 күн бұрын
Qaybta 2aad inoogu soodara
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 24 күн бұрын
Taas waadacayad😂ay malgaliyen farax fashil
@user-dl9gs4gd9c
@user-dl9gs4gd9c 24 күн бұрын
Hhhhhhh alle beerka😂😂😂😂
@yahyeajab8841
@yahyeajab8841 24 күн бұрын
inaa ani ahy malayga darema😂
@Barka0706
@Barka0706 2 сағат бұрын
Wlh 2bo maraa fiirsaday😂😂😂😂😂😂
@user-xi3hx4yc2z
@user-xi3hx4yc2z 22 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 KKK KKK KKK KKK KKK KKK 😂😂😂😂😂😂 thank you so much bile TV IYO dhaman shaqalaha
@daacad7278
@daacad7278 24 күн бұрын
Shekadaan oo kale xogaa dhereeya ama taxane ka dhiga idinkoo mahadsan
@user-ll3jw5ch8q
@user-ll3jw5ch8q 24 күн бұрын
Dumarlan is not easy 😅😅😅😅
@MuniishSaciid
@MuniishSaciid 23 күн бұрын
Maxkamada dumarland capzi capzi weeey😂😂😂
@mosmaantech556
@mosmaantech556 11 күн бұрын
Xidhiidhkeenu waa inuu simple noqdaa. Aqoon yahay😅😅😅😅
@AhmedJama-oz6vb
@AhmedJama-oz6vb 24 күн бұрын
War abdibasid see wax yeshy 4 b leysgu oga lkn 10 bey sii marayan😂
@sundusabdi6589
@sundusabdi6589 24 күн бұрын
Aniga aasasaya askartii ha isa so diyariyan😂
@Yoonis778
@Yoonis778 24 күн бұрын
Maanka🫶i never doubted this girl jiliinkeeda 100% wye
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 23 күн бұрын
Bile tv waa ka darteen 😂😂😂 sxpteyda way idin daawataa haday soo fiirsato video Gan beentayda oo dhan waa laga daba tagaa😂😂😂 see wax yeeshee ilmo adeerataal 😂😂😂😂
@aliibrahimsheikh8195
@aliibrahimsheikh8195 24 күн бұрын
saaas miyaaa xukunka ku riday beeeh 😂😂😂
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 24 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅 xira shedanka
@MohamedCade-di4tj
@MohamedCade-di4tj 24 күн бұрын
Faraska is not easy😂😂😂
@AlphakaAlph4
@AlphakaAlph4 23 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 24 күн бұрын
Seyno is not easy 😂😂😂😂😂
@FardowsFardows-yn7hh
@FardowsFardows-yn7hh 23 күн бұрын
Dumarland is not easy😂😂
@SmilingFishingRod-bd3fj
@SmilingFishingRod-bd3fj 24 күн бұрын
Wllhi wan qoslay
@henoohenoo6257
@henoohenoo6257 24 күн бұрын
هههههههههههههههههه كد كثر كم واحد وي وي أهم شي انه كلهم أدا هم نفس الشيء
@user-jr8ip6jt8k
@user-jr8ip6jt8k 24 күн бұрын
hadii xalimo garsorelagadhigo saanlee wye kiska iyo mek upka walawadamarsanaa😂😂
@mhameddave9758
@mhameddave9758 24 күн бұрын
Cabdi baasid is not easy 😪
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 24 күн бұрын
Tiim wasiirka ismojiay xaliimo ciyarta bariijo mahn 1 ba idiinku maqan😂😂😂
@hanifaarax-nr7kt
@hanifaarax-nr7kt 24 күн бұрын
😂😂😂😂cabdi baasid😂
@deeqabuukar8146
@deeqabuukar8146 22 күн бұрын
I aamin midaa sxbo nahay aa saan eh😂😂
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l 23 күн бұрын
✅️🤣🤣🤣🔥👍
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 24 күн бұрын
Dumarlan hada maxkamd adiga khlaai ka tihiin hadn imado saaas 😂😂😂
@mustafawarsame3377
@mustafawarsame3377 24 күн бұрын
Garsooraha make up iska marsaneysaa😂😂😂😂
Marka gacan fudeydkaaga maxkamad laguu soo taago
6:46
Bile TV
Рет қаралды 229 М.
Weligaa qish ma lagugu qabtay I Short Film
5:49
Bile TV
Рет қаралды 177 М.
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 16 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 57 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 13 МЛН
YAA DILAY XAASKIISA
30:21
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 249 М.
TAXANAHA DABIN SE EP4
33:22
Omari Yaale
Рет қаралды 189
Meeshu waa Afrika bishuna waa dhammaad!
7:15
Bile TV
Рет қаралды 78 М.
Maqaayadda Waalan I Short Film
6:05
Bile TV
Рет қаралды 155 М.
Barnaamijka Faduul - Ma dhiiragelin mise dhabar-jebin?
6:22
Sigma Girl Past #sigma #funny #comedy
0:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 22 МЛН
Хотела обмануть робота, но попала
0:58
Почему?
Рет қаралды 7 МЛН
One Two Buckle My Shoes 2 ! #spongebobexe #shorts
0:20
ANA Craft
Рет қаралды 18 МЛН
Поймал редкий кадр🤨
0:22
FERMACHI
Рет қаралды 4,9 МЛН
One Two Buckle My Shoes 2 ! #spongebobexe #shorts
0:20
ANA Craft
Рет қаралды 18 МЛН
У Тебя Есть 3 Желания! 😌 @NutshellAnimations
0:46
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН
ХАЛТУРЩИК
0:23
KINO KAIF
Рет қаралды 5 МЛН