Рет қаралды 54
Abdullahi Qorshe
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta dhulkooda ku wareejisay Dhaxaltooyadda Marxuum Cali Gacal Afrax oo wakiil ka aheyd Safiyo Cali Gacal, dhulkaas oo cabirkiisu yahay 40×30 oo muddo ka badan 30 sano ah laga haystay.