MAYDKA DAAROODKU WAA 250$ MUQDISHO, HAWIYE DIR & RAXANWEEYN O QIIMO DHIMIS LO SAMYEYAY WA QIYAAMIHI

  Рет қаралды 31,573

Abdifatah Boodhari

Abdifatah Boodhari

Ай бұрын

Пікірлер: 173
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Ай бұрын
NABSIGI FARMAAJO BAA REER MUUQDISHO IYO SOMALIBA HEYSTA,DHALINYAROOY,HAWEENKOW KACA OO DALKA BADBAADIYA ,BANAANBAX SAMEEYA 1 GOD QODA KU RIDA KAFAN QABIILKI AASNEY SHISHEYAHA DABINADA NOO FARIINTA U DIRA IDINKOO CAWAALE WADA HEYSATAAN SOO BAXA.❤❤
@daudhussein4811
@daudhussein4811 Ай бұрын
This is on a new level subxanallah I am going send $250 taaj to get my Awooye bones to be sent to puntland ASAP
@khadijo1396
@khadijo1396 Ай бұрын
Subxaanalaa alow Soomaali ugargaar oo madax cadaaled ah inoo dhali amiin yaarabi
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 Ай бұрын
Waa sideey ukala dhaqaalo fiican yihiin daaroodka lacag bay haystaan ma gefe xamar degan wuxuu ku dayday kuwii liibiya ma gefe yaasha daarood waxaa la idin sheegay in aadan koonfurta ku dhiman Karin .
@user-ew5oo4sf4d
@user-ew5oo4sf4d Ай бұрын
war kan xun ee habarmaxbuus ee leh waa laysugu tegey dir isagii ayaa jeelasha laascaanood ka buuxa... habarmaxbuus oo hub ka dhigis lagu sameeyey sade daarood ha noolaado. idankaallaah...
@foossahardid4895
@foossahardid4895 Ай бұрын
Maydkaga sido baan magli jiray hadaan shahid ku arkay Somalia 😂
@user-lb9ed7qm5k
@user-lb9ed7qm5k Ай бұрын
Ustoob
@adnahussein6060
@adnahussein6060 Ай бұрын
Xasan sheikh reer muqdisho mar horuu tijaabiyay……Wuxuu arkay in sida la rabo laga yeelan karo. tijaabadu waxey dhacday xiligii madaxweyne farmaajo Ee baarlamaanka 2: da sano ugu dareen. …..Waa tii badbaado qaran. Sameeysteen ciidamadiii qabyaalad ku jiiteen. …..Ka dib waa teeey u martay oo sideey rabaan loo yeelay. …..hadana Shaarkii dowlada ayaaba howsha lagu wataaaaa.
@saja9892
@saja9892 Ай бұрын
Isaaqa hawiyihii baa fahmey qayaanadooda markay daaleen hadana dir bay soo fuuleen daarood waa necebnahay iskamana celin karee cidkale ha iila dagaalanto weeye sheekada isaaqu
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 Ай бұрын
Mashada dhigitay surre oo dhan mahan waa beel surre ka mid ah iyo marexaan si kastoo ay is dilaan markasta way is hudhayihiin yaan la idinka faidsan Labadaas qolo waa dad diin iyo dhaqan lahe nabada wax kasta ka hor mariya
@jamalshukriabdi3392
@jamalshukriabdi3392 Ай бұрын
Kkkkk, Ilaahay Soomaali halaka badbaadiyo. Waxaa lagu jiraa, billihii xurumka , waa xaaraan dagaalku . Waxaan umalaynayaa, ummadaan Soomaaliyeed inay sixran yihiin.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Ай бұрын
Kooxda dam kasii iyo. Xassan baahane tuuga maydkii cashuraya Nacalad kugu dhacday 😮
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
ar reer muqdisho xasan sheekh waxbu kaga taray oo say dalxoreye ugu hayen bu meydkodi barakiciyay oo kaiibsaday
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe Ай бұрын
Dal Xoreeye Xurmadle Xasan Shiikh Waligii Asaga Na Xukumaya Hadan Nahay Dhalinyarada Hawiye No More Somalinimo Danbe oo Booja Qabyaladu Ha warto Somalinimo Booja Hooyadeed Ha Wasto
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
Daal xoreeye cawdubila 😢
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
@@AbdukadirSulfe tuuuuug batahay adiga kuwa meheradina ayad jogaysan meelna uga bixi Meyssan waxana gabdhihina idinku horkubsan Ethiopiankuna iyo kenyanka ugandeska oo idin kontroli Abid 🤮🤮🤮🤮 qushasha alshababna wey idin qarxin uuuuskag nikaliya oo besha isaaq ah aya xukuma 70kun oo hawiye ah marksu Ku odhan qarxiya hawiye Laya ,dhaca
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
@@AbdukadirSulfe Masa adero kugu Yahay xasan gurgurte ☹️yaax Iman la'antisa aderka walaal anigu waxan kasojeda Djibouti 🇩🇯 lkn waxa waxlaga xumado ah ki ugu litay hawiye ayad Ku faneysa ☹️Miaadku fantite sheekh Sharif 🦁lipaxi somalieed 🇸🇴
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 Ай бұрын
​@@AbdukadirSulfe Dhib male wey fiican thy inuu ku xukumo oo barna idin qarxiyo barna dagalka qawarijta idin ku dhameeyo adina uu meydkaga canshuro Viva buldaananaa thanks
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Kulahaa surre ayaa lagu soo duuley kaalay naga dul bood anaggaa aabbahaa dillaye kaalay aar gudo mareexaan our blood 🩸 love you guulaysta dulmina iska ilaaliya from dhuloos
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Ай бұрын
Illaahow Rabiyoow Soomaali dhibka iyo qabyaalada ka dulqaad waa jimce waa maalmo barakeysan oo xajkii la taagan yahay
@israwadani9113
@israwadani9113 Ай бұрын
Illaahay baan udiray inuu musiibo kurido inta dawlada soomaaliyeed ah oo ku talisay in maydadaka xabaabalohooda laqufo oo weliba lacag madax furasho ah lagula baxayo subxaana llaah yaahuu belo aan idiin soo dhixin idinku dhacday aamiin yaarabi
@ismahancali6643
@ismahancali6643 Ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilaaahow inoo Gargaar o Dowlad Hagaagsan inasii yaarab Adigaa Awood lehe yaab baa ina heysta ila 34🤲🤲🤲🤲🤲
@madinaainan3846
@madinaainan3846 Ай бұрын
Xassan dhiiqo meydkaaga xabaal loowaa ilahay idankii waa ayaamo barakaysane
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
EE HABA LOO DAAYO LAFAHA MAYDADKA SI AYBA DUGAAGAASI LACAG U HELIN. DAMULJADIID WAX AY IIBSADAANBA HA WAAYAAN😂
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
Xasan shiekh. Maydadkii ayuu xaqal ciid u raadsaday. Allaha u naxriisto dhamantod
@Ayaan8912
@Ayaan8912 Ай бұрын
Scw scw scw mida kle Waraaa dir iyo darood waa dad is dhalay dad magaca dir iyo dad darood kuqaraban iskuma diri karaan waaa wiil iyo abti waa dad xidid wada eh Mida kle ilmahan yar ee isdagalayo wax kle dhaxgala majiran miyaa
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
ar haf qiyaama kadhacay muqdisho ilaahayow hana soo gaadhsiin
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Tollow dashiishlaha waa imasa maydkoodu?
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Mooryaanta munaafaqiinta masobareerikaran weligoodba laba reero is hayey dhexdhuumalaystan
@user-oc3xv6ku2k
@user-oc3xv6ku2k Ай бұрын
War illaahay kabaqa waxaas majiraane mayd waa mayd
@AbdiRashid-fj3tz
@AbdiRashid-fj3tz Ай бұрын
Adeer madaxsare afka igu hiili hada ana kufilan dirtani bisadee
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 Ай бұрын
Tani waxay sabab unoqonaysaa inay Xamar dhumisay maqaamkii caasimada Somaliya.Somalina ha tashato meeshii caasimada Somaliya laga dhigilahaa.
@israwadani9113
@israwadani9113 Ай бұрын
Tan kale qoladi dir ee jifida yar ee mareexan ladiriraysa waxaan u sheegaynaa daarood maydaan arage ha uyeedhanina umadu waa ogtahaye ha ceeboobina daarood idinlama joogee
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
WAA DENBI WEYN MAYD LAMA SAARO SUBXANNALAA
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe Ай бұрын
Tyaahu Musiibo Ku Aragtay Oo Gundaha Alle Haka Tuso Muqdisho Wax Musiiba Kama Jirto Ee Afkaga Alle Ku Ceeli Wlhi Waxad No Cadeysay inad Tiihiin Cadawga Reer Muqdisho Awkna Aad Itopian Uso Kaxeysten Manta Afkaga Atad KuHabare Alle Adiga Agtada Haka Tuso Insha Allah Waxad Ku Hadaqeysid Kama Jiran
@khadroali7142
@khadroali7142 Ай бұрын
Sax. Absolutely 💯
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
shacabka muqdisho iyaga dulmiga aqbalay ilaa meydkodi dusha loo saaray oo xasan soo fagay
@aadenabdule-fw1dl
@aadenabdule-fw1dl Ай бұрын
Asc Inaa Lilaahi Waa Inaalilaahi Raajucun Ilaahow Hannugu Halaagi Waxa kasocda Xamar Aamiin
@mkhalif6834
@mkhalif6834 Ай бұрын
Xasan sheikh wuxuu wadaa “qabuuraha unukaa leh
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Ай бұрын
Subaxanalah ilahow qatumada nohagaji muqudisho qiyamihi baa kasosocoda yaa Allah 😢😢😢😢😢😢😢
@yussufismael6314
@yussufismael6314 Ай бұрын
Eegey 😅bahasha qabyaalada ka daa
@keysefaarax3114
@keysefaarax3114 Ай бұрын
Waayaab in la riyoodo in laseexdda ka horaysa ,horta Sure manaqaana ,ogadeen iyo Majeerten dhulbahante , waa layaban yihiin Mafaca Sure war dadkaa aanan is aqoon afka haysu gelin .
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 Ай бұрын
Subxaanallah
@fartunismail5546
@fartunismail5546 Ай бұрын
Subhanallahi 😥
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Mareexaan maalmahan wu iska cibadaysanaya Xayntaasna walaxushmayn jiray lkn munaafaqiintiiba gadaalka riixaysa ilaa masobareerikarane
@israwadani9113
@israwadani9113 Ай бұрын
Dee bada haku shubeene ilayn illaahay ka lumi maayaane may iska daayaan iyagaa ku rogmanayee oo wale ah umasoo dhaxayso cuqubadu illaahay baa arka oo uheeda
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi Ай бұрын
Wow haduu soo baxay ninkii hawiye soo afjarilahaa 30 sano oo ay isdilayeen alxaqiqa
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Ай бұрын
Subxanallah
@zaynabmohammed7736
@zaynabmohammed7736 Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 Ай бұрын
😂😂😂 why Daarud is paying more?
@zaramoh588
@zaramoh588 Ай бұрын
Because they are not somali dhaba waa dad la somaliyeeyey dhulkan waa dhul somali asalka ilmo samaale
@nasriina12345
@nasriina12345 Ай бұрын
​@zaramoh588 midagaha ayaan u naqaan samale mida kale daarood dhulka ugu badan ayuu degan yahay idinkoo is soo uursadey maxaa dhul. La,aan idin dhigey sheegto isku tagey naceebka waad u dhimanysaa midgaha xataa waa samale😂😂😂😂😂
@HooyoJaan
@HooyoJaan Ай бұрын
❤​@@zaramoh588
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
MAXAA LACAGLOO BIXINAYAA ILEEN MAY WAAHORE LA AASAY BAYBA SOO TUURAYAANE ? DADKU IYAGAABA LACAG KU LEH DAWLADA😢
@Roteyaani
@Roteyaani Ай бұрын
sure goormeey dir noqdeen?? maaha dir ee waxay kasoo fircameen cawaan loo yaqaan suri ee kasoo jeeda dhulka gambeelaha ☝️⚠️ xiligiii sitaad bare beey soo shaac bexeen ka hor lama aqoon
@user-mg5sg9on5x
@user-mg5sg9on5x Ай бұрын
Scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Seelugukalagaranaya ma sumadbaykala leyihiin Meydadku ma qabiilbay leeyihiin
@mohamedabdillahi5207
@mohamedabdillahi5207 Ай бұрын
Saxiib Allah Kabaq waarka Add sheegi qeyb kammid saax ma aha Carabkaga u naar kugiilinin
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Oo Hada maxaadleehay meydka Daaroodka iyo Iidoorka ayaa uguqaalisan😂? Inaalilaahu wa’inaa ileyhi raajicuun! Anakaa yaab aragnay! Waxaasi waa doofaarnimo!
@siyatali9532
@siyatali9532 Ай бұрын
Bodari margaa meshaa sofadhisadaa nafdada ha hafrin benda iyo fanga isgadaa sidaa ragaa uhadal margaa mesha imadaa bororda isgada isnacadeey qabilgaa meshaa uspfadhiso borguqarindaa isgadaa qabil ahan uhadal toos
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Ай бұрын
Cajiib Wayaab,Maydadkibaa, amaan waayey ee Ma Midnoolbaa amaan helaayo, I dont think so
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Subxaanalaah
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Ай бұрын
Subxaanallaah☝Subxaanallaah☝wallaa xowlah wallaa quwah illaa billaah
@ubahguled5047
@ubahguled5047 Ай бұрын
I wish in daarood inuu sidaas isu hiilin lahaa beelow baana tahay
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
I wish too....haduu darood isku hiiliyo horta maku soo duuli laheed...?
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Ай бұрын
War yaada hee ma falaashihii yuhuudaa maa wadanka qasaday war allow adaa weyn
@medkasim3189
@medkasim3189 Ай бұрын
Cajiib
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
Hasan iyo Xamse waxay yahin wadanka dadka dalkena illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
@ubax3018
@ubax3018 Ай бұрын
Daka ayagaa gardaran sabata laabixinaayo maxay tahay aniga aabahaý jananbuu ahaa 1980 ayaa lagu duugay anigoo dagan Muqdishi heli karo qarashkii heesto gaari ayaan soobixin sabtoo ah waanduugay marhire Badmàhee gata hadaa rabtaan cuna qayaamaha ayageey dushootahat
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 Ай бұрын
Subxaanalaah Subxaanalaah Subxaanalaah tana madhineet 😳😳😳😳😳
@khadijasheikhali6955
@khadijasheikhali6955 Ай бұрын
Cod maheysaa iney yiraahdeen Mise waa jeebkaaga qiimahaas??????
@xaawo1
@xaawo1 Ай бұрын
Waa runtiisa waxaas dhan gabar reer muqdishobah oonhada muqdisho joogtaa ii sheegtay abtigeed oo mj ah 300dolar keen baa lagu yiri
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Ай бұрын
Markaa wixi an hawiye ahayn wa la canshuuraya maydkooda miyaa war ma naga hubisid warkaa horta qofka intuu mayd qabriga ka saaray haddana lacag ka qaatay wa ka suurtowdaa inuu qabiilna u sameeyo qof dhintay oo cahsuur dheerada laga qaado😂 acudu billahi ilaahey kuwaa umada haka qabto wa tuugo bilaa xishood bilaa cabsi ah ilaahey ciqaabtooda aduunka ha ugu so dedejiyo
@ubahguled5047
@ubahguled5047 Ай бұрын
Somalia Culimo iyo cuqaal qofka qaldan qabata malaha
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Ай бұрын
😂😂😂 xamse marku lahaa wa dhintay wa baxsaday arintaan bu ogaa mayd qabri ka baxaya walaahi weli ma arag
@Amiir2107
@Amiir2107 Ай бұрын
Faaiidada qaado lafaha isoo celi oo vidio ah aa Xamar ka socdo.
@somcana
@somcana Ай бұрын
Iyagay ahayd in lacaglasiiyo in fee laga qaado maaha
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
CARAFA MARKA LA TAAGAN YAHAY XASAN TUUG SADE IYO KOOX DIISA KASOO HABAARA DADKA REER MUQDISHANA WAA MEEYD SOCONAYEE FATAXADA ISUGU DAR DARA ILEEYN DAALIMIINTAA BAY DAAWANAYAAN MEEYDKOODA CUNAYEE
@MahdiMiguil
@MahdiMiguil Ай бұрын
Ils sont tous des gens de fou
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Ай бұрын
Tolow.dudublaa ii rer ayaaya ahe ma la i naxariisan lahaa haddan halka ku aasnaan lahaa mase lacagta hartiga la igu xukumi lahaa😂
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Ай бұрын
Hassan haddaan hadda la dilin Soomaaliya Waa ku deysay
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 Ай бұрын
Muqdisho meeydkeeda ha sidato miya xaalku
@yussufabdi6774
@yussufabdi6774 Ай бұрын
Walayaab
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
🥱🥱🥱
@ijama3578
@ijama3578 Ай бұрын
Xasan qabuuraha ma dalkuu ka 😮xoraynayaa
@queenniema5863
@queenniema5863 Ай бұрын
Samaron maku asan yahay hhhhhhhh
@AXMEDCUMAR-mb2ny
@AXMEDCUMAR-mb2ny Ай бұрын
Lamaarag iyo lamamaqal
@user-qp1ot5le3e
@user-qp1ot5le3e Ай бұрын
zxb bodhari daarod meel kuma kala haro xamzana daarood inta garashada leh kol hore ayuu ka dhintay noomabo noolo
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 Ай бұрын
Hhhhhh maydku wa iib
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay Ай бұрын
Cajiib in Somali Ay Rogmidoonto Yuushaki ugujiraa? Waxba Ha isdaalinina Ee Meelokale Karaadsada! Hawiye Hadaan Nahay Somalia Goddheer Baanu Kutuurnay.
@saja9892
@saja9892 Ай бұрын
Isaaq dir maahan haday dir noqoteen gobolka siti baa la idiinka yeerayaaye halaydin arko daarood cudurkaad ka qaadeen idinkuu idin haynayaa maahane waxba kama badeli kartaane munaafaqada meel la fariista
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 Ай бұрын
War ninyohow Ilaahay ka xishood. Sidee lacagtaas aad sheegeyso dadka loogu kala qiimeeyey reeraha ay ka soo kala jeedaan! Wallee ama dembi weyn baad shaqaysanaysaa ama balaayaa madax noo ah.
@adnahussein6060
@adnahussein6060 Ай бұрын
maa daama ey jirin DNA. aniga waxaan ku talin la haa Badda ha ku shubano. …Meed yaaa kala garanaayo. waxaan waa mashruuc. shacabka ha isku raaceeyno. dowlada iyada lagu dhaho badda ku shup
@HamdishafiAinab-ce2uk
@HamdishafiAinab-ce2uk Ай бұрын
Wll war aanlahubin hanoosogudbi aadbey ukhatarbadantahey inwar aanlahubin latabiyo dadka kudhageytana weysuifaafinayaan adana masuulkanoqondoona maaliinta qiyaame
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Ай бұрын
NINKA HADLAAYO SIDUU MUSIIBADA U HURIYO WAA KU DHIIRAN YAHAY XASBIYALAAHU WANICMAL WAKIIL ABDIFATAAXOOW SIDAAS U KASHIF RUUFYAANA UMADA ISKU HURIYA.
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
ANIGU KAN HADAAN AHAY WAA DHUUMAN LAHAA MALINTII DAGAALKU KA DHACAY JIIDAHAA QORI LUGUD U DHOOW CARUURIHIISI DUMARKII MAATADII BUU ISAGOO QORIGII U TIIRSANAA SELEDII CARUUTA LOGU SOO ADEEGEY MOODEY BURCO WIXII CARTA LOO KARIN LAHAA BUU LA GALAY WAR MAAXAAD SIDTAA MARKII LAWEEY DIIYEY BAA MIYIR UGU HORAYSEY
@AbdimalikMaxamed-pt6yw
@AbdimalikMaxamed-pt6yw Ай бұрын
Vies radis meshuu somali lagalay bal eeg waxaan ka baqaa masaajidadah inuu Nala galo oo la dhaho waa masaajidkii qabiil hibil
@Light-q3r
@Light-q3r Ай бұрын
Mareexan dhibka daaya dheh
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Ай бұрын
Darood ninki kuso dulo wu iska dhicinaya wa idinki so dulay rer dalal ba idinka xaja qatay dir iyo hg maxad la ooyesan
@user-fu3og7sf4p
@user-fu3og7sf4p Ай бұрын
Tuugow Allah ka baq
@Light-q3r
@Light-q3r Ай бұрын
Magalada aad cabaadka iska daaa gobladaada aad
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
Dowlad ku sheegtan dadka meerkat ka iibsanayo ayaah iiga xun. Iyagah aqiro la xisabinaya. Ee cirka hala adane ma loo daayo
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
SCW ❤SCW ❤SCW ❤ SCW ❤
@jamasaid6787
@jamasaid6787 Ай бұрын
Salaan sare A, boodhari darwiish darwiish dhalay halkaa kahaay kahabay
@shamsaabdullah3308
@shamsaabdullah3308 Ай бұрын
😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭💔💔💔😭🤲💔💔Subxaana na laah
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 Ай бұрын
Somali iney waalan yihiin mxaad ku diideen 😂😂😂
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Ай бұрын
Odaygaasi wa isaaqii gooje cadde lagu kufsaday ee kabaha lagala baxay muxu dir u qabankaraa dirtu wa dad sharaflehe bal dadkan sheegatada ah maxay dir isugu kabaan 😂 anu yaabaye teeda kale laba jifo aya is dilaysa oo ehel ahe maxa dir iyo daarood mesha keenay dad is dili karaba mahe dirtu wa dad sharafleh wana tii aduunkan na keentay ilaahey ha karaameeyee lkn waxa na nacsiinaya umada sheegatada ee asalku ka wareeray ee maalina oromo saaran maalina carab saaran maalin yuhuud saarana gelinka dambena dirta ah marka xaaladu ku xumaato ee naar afuufka ah ugu dambayntii ilaahey hakala qaboojiyo dadka walalaha dadka cadowga ah ee isku riixaya ee hargaysa iyo xamar ka so jeedana ilaahey haka qabto dhagartooda
@israwadani9113
@israwadani9113 Ай бұрын
Reer muqdisho nabigii mw. Farmaajo waa kasoo ifay intii taageearaysay xasan dhiiqo ku ba a maatuu yiri gurta maydkiina oo lacag ku bixiya weliba kkkkkk
@mohamedbahadun27
@mohamedbahadun27 Ай бұрын
Adbaad umahadsantay
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 7 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
GiGaMoN! 5 🗿 #gigachad #sigma
0:53
The Logan Chitwood
Рет қаралды 12 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
0:30
FASH
Рет қаралды 25 МЛН
С топором нельзя #ссср #история
1:00
MOTIVATION
Рет қаралды 1,8 МЛН
He Used All The Sauce On 1 Slice Of Pizza🤪😂
0:12
BorisKateFamily
Рет қаралды 38 МЛН
Вилка для консервов 🥒
0:51
Сан Тан
Рет қаралды 2,5 МЛН