Minneapolis Skyways waa magaalo aad jidadka dusha sare maraysid, oo aanay dhulba marayn

  Рет қаралды 56,965

Hereri Media

7 ай бұрын

Пікірлер: 95
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 7 ай бұрын
Wixii dhulka jooga dhurwaagu ha qaato ayaan maqli jirey waaba xaalkii oo run ah waa ku salaamaya Hereri iyo asxaabta qaaliga ah ❤❤❤❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 6 ай бұрын
Wixii dhulka joogo dhurwaago Ha qaato😅
@user-cm9qp2tz5n
@user-cm9qp2tz5n 7 ай бұрын
Abdi salaan best reporter of somali
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 7 ай бұрын
Abdi salan Hareri wa wariye nadif ah si fican ku shaqaysta wax ficana dadka uso daya Masha Allah ano her jig jiga ah Her qabri dahar ah ad ayan u tagera barmajikisa horay u so wariye somaliyed
@Hass-Bill
@Hass-Bill 7 ай бұрын
Why are u carrying STARBUCKS….thought we boycotted😳
@Really2025
@Really2025 7 ай бұрын
Dadka qaar ayaa Weli hurda!
@abudarda00
@abudarda00 7 ай бұрын
Focus on the conversation not the drink lol
@hassanabdi2542
@hassanabdi2542 7 ай бұрын
@@abudarda00ka kac hurdada
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 7 ай бұрын
Run waaye falastiin ayaa gubaneesa
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 7 ай бұрын
He's bilaa damiir
@lebaan4795
@lebaan4795 7 ай бұрын
Mashallah abdisalamu wan kusalamay wa muqal quruxbadan very beautiful Skyway in Minneapolis that area I My Self😍 live that area 4-5 miles away can you record another video in this area there’s a lot of huge buildings and fun places like Government area sports University and many others can you another vide
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 7 ай бұрын
Hormar wacan somali meel walba ey ku noolyiin😊🎉❤
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 7 ай бұрын
Markaan Dalka ku cusbaa, 20 Minute baan Raadiyay meel aan wax ka cuno. Ka dib. Waxaan raacay dad Building Gelaya. Ka dib baan Helay the Skyway. It was 1997 and I was a 16 years Old.
@shucaybjigar1691
@shucaybjigar1691 7 ай бұрын
Bro you are oldest
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 7 ай бұрын
1997 3jir baan ahaa masha alah cimriga iyo caafimaadkaba alle hanoo barakeeyo
@beelo73
@beelo73 7 ай бұрын
Lakala tag orod na maaha✔ Cimrigeena waa uun 60 sano⚰, maxaa inoo diiday inaan wadankeena dhisano🏗, xalaalna quudano, jiilka naga dambeeyana aan mustaqbal ifaya u reebno.
@Czetttt
@Czetttt 7 ай бұрын
Wadan ba ma innagaa leh 😂 Qabiil country ✅️
@muhammad-amiindhimbiil4603
@muhammad-amiindhimbiil4603 5 ай бұрын
Waan qoslay Walaahi, Lix iyo Labaatan kaliya.
@Waayo____aragg
@Waayo____aragg 7 ай бұрын
Cabdisalanow soo badi vlog yada noocan oo kale ah oo dadka xogta Ku siinaya dad Somaliga hodan Ku ah ama aftahan ah ereyada Heli og soo qabo si xog kastaa qiimo u yeelato
@user-ez4ti2sp6m
@user-ez4ti2sp6m 7 ай бұрын
Dadkan soomalida waxan kaga yaabay waxaanay lahayn ayuunbay iska jecelyihiin
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 7 ай бұрын
Waa runta wax gaal dhistay ayay no xayaaysinayan.. Iyo naag ama nin dhul gaaled ka shaqaaysanaya
@ahmedibrahimahmedibrahim215
@ahmedibrahimahmedibrahim215 7 ай бұрын
Habad waad koledahay dool ka hooyo viva somalia
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 7 ай бұрын
Hormar wacan rer minyapolis
@jakuukakin1024
@jakuukakin1024 7 ай бұрын
MASHA AllAH❤
@mahdipesgamer4239
@mahdipesgamer4239 7 ай бұрын
Cabdisalanow sobadi somalida waxkaqabsaday aduunka siaynu nogunoqotay dhirigalin
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Waaw masha allllah maraykanku wa waxkale❤
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 7 ай бұрын
Waw wa cajiib wa dhisme layaab leh oo ad looga shaqeyay
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Masha allllllah nooooolaaada❤
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 7 ай бұрын
Fabulous Sky Ways 💙
@Jaamacismaciil-ox5gx
@Jaamacismaciil-ox5gx 3 ай бұрын
Good man mr hereri
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 7 ай бұрын
Mansha allah
@BadriBashka
@BadriBashka 7 ай бұрын
Cabdi salanow ha isku ilobin bildhinka abahay ba gadhile ana damerla dhanta Wan ku salamay
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 7 ай бұрын
Adduuunkina halkaasu maraya, somaliduna qabyaladbay wada 2014
@hanadabdi598
@hanadabdi598 7 ай бұрын
Abdisalaan waa inaa timaadaa magaaladii Ugo hureysay mareykanka boston
@yalibana6172
@yalibana6172 7 ай бұрын
WAA WAX NIN CAD DHISTAY ,
@noorabdikadir5901
@noorabdikadir5901 7 ай бұрын
New digital world skyway
@khamalhasan9001
@khamalhasan9001 7 ай бұрын
Waa top magaalo hadaa
@MUSTAPHAOSMAN85
@MUSTAPHAOSMAN85 7 ай бұрын
Cabdisalaanow please haaye haaye tiradabadan naga daa, Dadka warka ka sug. Mahadsanid
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 7 ай бұрын
Intey ragaasi saas ufakareen oo wax dhisteen anaguna inaan wax dumino oo hoos usoconaa noo fudud waxaan dhisno iskadaayee intiidhisneyd ayaan duminey
@ahmedmaow5710
@ahmedmaow5710 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 4 ай бұрын
Haaye haaye haaye haaye
@xuseenfadal
@xuseenfadal 7 ай бұрын
Starbucks hala jaro fadlan.
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 7 ай бұрын
This video agenda is not about coffee and Starbucks! Typical Somali weird people
@alimahamoudali
@alimahamoudali 7 ай бұрын
🇺🇲❤Minneapolis
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 7 ай бұрын
16 /2/2023 baan.imi minneapolis barafkaa naftii ii keenay.magaalada hore uma geli karo.hadaa barafkii yaraaday Alxmdulilaah😊😊
@mohaanofficial1287
@mohaanofficial1287 7 ай бұрын
Brother Ma UsA Baad jogta
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 7 ай бұрын
@@mohaanofficial1287 haa sxp 8 bilood baan joogaa
@shucaybjigar1691
@shucaybjigar1691 7 ай бұрын
Wan so socda sxp an
@Jomollee0
@Jomollee0 7 ай бұрын
1st🎉🎉🎉🎉
@alikofi2469
@alikofi2469 7 ай бұрын
Hareri qamis qaado surwalku wa ku kala xiraya
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 7 ай бұрын
Haaye haaye haaye haaye haaye 😅😅
@juststuding3029
@juststuding3029 7 ай бұрын
Odeygan waa ina Somalia Lugo celiyo dhaqankana laga saxow
@CabdixakiinCaliyaasiin
@CabdixakiinCaliyaasiin 7 ай бұрын
Haayeh haayeh haayeh 😂😂😂😂😂😂 iiwad
@user-qf1gv3og5y
@user-qf1gv3og5y 7 ай бұрын
Allah ❤❤❤❤. Cswcsw ❤❤❤❤
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 7 ай бұрын
Iyagana tunnels iyo underground bankers bey dhisteen, Palestinians uma ogala
@FarxaanCumar-lq7kt
@FarxaanCumar-lq7kt 7 ай бұрын
Haay haayo haaayo kkkkkkk.iyo halhaysta hereri....
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 6 ай бұрын
Mapka Laftisa Ayaa barsho U baahan , nin Qoxooti ku yimid Ama Dayrka ka soo boodey muxuu maap kagaran😂😂.
@Abokor2233
@Abokor2233 2 ай бұрын
😂😂Ninkii Cirkuu Kulumay Hereri Ruug Cadaaa Saxaafadeed
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 7 ай бұрын
Ninkaan Starbucks muu xayeey siinayaa, even hadaad cabeysid gaarigaaga ku cab, lakiin maanta dhan gacanta ku wad, waxaa u arkaa xayeeysiis
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 7 ай бұрын
This video is not about coffee and Starbucks! Typical Somali weird people😂
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 7 ай бұрын
Whats the problem with Starbucks
@Really2025
@Really2025 7 ай бұрын
@@ahmedkulowabdi821 wakeup
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 7 ай бұрын
Iyaaa ma 26 sano ayaa yar 😂
@user-fm2cf4zr2x
@user-fm2cf4zr2x 7 ай бұрын
26 sano dad u shaqeey waa dulinimo wax lagu faano ma aha
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 7 ай бұрын
Wlhi beentaa ma ahan
@mussali3427
@mussali3427 7 ай бұрын
waar caynaan ninka hilib sii
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 6 ай бұрын
26 kaliya anigaba majiri😂
@alifhassan1109
@alifhassan1109 7 ай бұрын
DEEQ DARAJO; DULQAAD BADANAA NIMAN ISKA LUGAYNAYA 4 MILE ISKA HORBSOCO CAMERA HORHAY MISKIIN
@tolmoon693
@tolmoon693 7 ай бұрын
Old vedio weeye
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 7 ай бұрын
Skyway gaan ma Somali baa samaysay ? Niban kaan waxa u xayasiinayaan sidii in ay Somali samaysay ninkaan nah engineer ka yahay 😅
@fatimaabdi636
@fatimaabdi636 7 ай бұрын
Videoga dhameso point waa fahmeysa
@LexlutherVII
@LexlutherVII 7 ай бұрын
kk, maya
@abdiqaniahmed9440
@abdiqaniahmed9440 7 ай бұрын
25 sanno nin qayrkaaya u shaqee waxa ka roon dabar waxaad adigu leedahay
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 7 ай бұрын
Ninkii budhcad badeeda ahaa barigii ad wareysatay bad dhaladeed ayan saaranahay kulahaa ayadvla mid tahay halkeed jogtaaa hadii lagu weydiiyo meel sare ayaa saaranahay ayaaba jawaab ugu filan qolka.....
@ayaanleabdi7567
@ayaanleabdi7567 7 ай бұрын
Waar is maanlahayn wadaadku intaas buu lugaynkara waad ka faa.iiday😂
@alikaffe1242
@alikaffe1242 7 ай бұрын
See kuheli karaa boqol kun dollar ?
@user-tf6fs8wz8c
@user-tf6fs8wz8c 7 ай бұрын
Seexo waa heleesaa riyadaada dhexdeeda😂
@alikaffe1242
@alikaffe1242 7 ай бұрын
@@user-tf6fs8wz8c waxaan layaa banahay hadaan somalia an nahay maxaa wax isku qabo weysanahay boqol kun oo dollar la ag macaxan ee fikrad sax ah isoo qor waxaan rabaa inaa dhiso isbitaal oo geliyaasha lagu safeenaayo iyo meel carrurta lagu dhalaayo iyo ganacsi waa kaas
@abdirahmanmire
@abdirahmanmire 7 ай бұрын
Hareeriyoow ninkaa ma aqaan waan qiyasaa waa Ogaadeen 😂 Kuwaa hadeer soo kala ordayoo oran doona qabiil baa wax ka sheegtay war caadi iska dhiga qabiilku ceeb maahee qabyaaladaa xune😂😂
@mukharsugal7561
@mukharsugal7561 7 ай бұрын
Waa ciise reer djibouti 🇩🇯 weeyan
@hargeisa24h
@hargeisa24h 7 ай бұрын
Hereri Saxafiga Somalida .....Isku Xidha...
@abdallealiabdi
@abdallealiabdi 7 ай бұрын
26😂
@Kingnasser7
@Kingnasser7 7 ай бұрын
😂😂26 keliya yah
@shucaybjigar1691
@shucaybjigar1691 7 ай бұрын
😅ala balayaysana Ana
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 33 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 102 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 48 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 33 МЛН