Minnesota oo laga xusay toddobaadka xoriyada Soomaaliyeed, waxa ka qabgalay Xasan Cali Kheyre

  Рет қаралды 8,812

Universal TV

Universal TV

12 күн бұрын

Minnesota oo laga xusay toddobaadka xoriyada Soomaaliyeed, xafladaasi waxa ka qeyb galay ra’iisul wasaarhii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyr

Пікірлер: 22
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 10 күн бұрын
XASAN cali khayree GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴
@MukhtarWarsame
@MukhtarWarsame 10 күн бұрын
Dawladai kama danbayn dawladi farmaajo iyo xasan cali khayre
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 10 күн бұрын
Soomaaliya ha noolaato, Soomaali ha waarto. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 10 күн бұрын
Somalia Somali baa iska leh Guuleysta.
@kalkaal2046
@kalkaal2046 10 күн бұрын
And maaya and maaya
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 10 күн бұрын
HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@kalkaal2046
@kalkaal2046 10 күн бұрын
@kalkaal2046
@kalkaal2046 10 күн бұрын
Is sheg/1901
@The_Observer0000
@The_Observer0000 10 күн бұрын
Somalida maanta Ka si ah. Calan boqolaal nooc ah ayaa meesha iiga muuqdo.
@popular7493
@popular7493 10 күн бұрын
asxaabeey meesha aan ka dhaheyno xoriyad maan isticmaalno "maalintaan kala wareegnay maamulka "kalmad saasoo kale ah inaa dhahno maalintaan xorownay aad ayee ilaa foolxuntahay .
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 10 күн бұрын
Marka koobaad waan kuu tixgalinayaa fikirkaaga, talo:- waa in aad aqbashaa xaqiiqada jirta. “Maalintaan kala wareegnay maamulka” kalmaddan aan ka dul istaagno maamul wax la kala wareegi karo dad isku mid ah oo xor ah “Nacam Soomaali madaxdooda oo kalaa” laakiin meesha wax gacanta ku hayey Caddaan oo dhamaan ka guurayey dalka, oo macnaheedu tahay dadka wax la kala wareego kama guuraan dalkood. Waana wax dunida oo dhan ay soo martay, Maraykankaa aad arkaysid ayaa yiraahada “Maalinta aan xorownay.” Oo madaxbanaanida uu ka qaatay Ingiriiska. Soomaalina cid xoog ku haysatay ayaa ka guuraysay oo waa madaxbaanaani ama xoriyad. “ Soomaaliyeey toosoo……” waxa ku jirta jumlad oranaysa “Ikhtiyaad nin loo diidoo la adoonsadaan ahayee…”.
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@kalkaal2046
@kalkaal2046 10 күн бұрын
Names 9f Somalia,mo
@kalkaal2046
@kalkaal2046 10 күн бұрын
Or sano/2024
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 10 күн бұрын
❤❤❤
@AbdikhadarOsman
@AbdikhadarOsman 10 күн бұрын
Muuse biixi isnt easy😂
@kalkaal2046
@kalkaal2046 10 күн бұрын
And tiv vs’pples
@user-vt6jg1sq4e
@user-vt6jg1sq4e 10 күн бұрын
Mayd ayaaa uheesaysaan Somalia waa mayd chintzy 30 Sano kahor
@axsanta2x
@axsanta2x 10 күн бұрын
Xasano waxad noqotay naagti xariga sohoday markay dhamayas tirta dib ufurfurtay,bale eeg manta waxa nahayasto 😂
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 10 күн бұрын
Been badanaa somalida dadka stage ka saaran waxay u badan yihiin galmudug ama puntland iyo Hawiye waanad la socotaan Leelkase iyo Sacad inay is ku xiirqyaaan. Hal mar kamaqli maysid war colaada joojiya. Dir iyo marexan ayaa isla rafanaya Isaaq iyo dhulbahante ayaa is hor fadhi ya Ogaden iyo marexan ayaa deganka is ka qixiyay. War aaway walaalnimo Abgaal ayaa dhaxdiisa is rifaya
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 10 күн бұрын
Aftahannimo iyo daac daacsi dad dhargan oo aan mustaqbal haysan waxba Uma tarto Somalia oo qeybsan dhibaateysan oo aan nabad iyo nolol heysan , sorry baashal dhalanyeyd ah ayaad Ku jirtaan
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 113 М.
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,4 МЛН
Minnesota oo laga xusay toddobaadka xoriyada Soomaaliyeed,
8:07
Xogmaal Media
Рет қаралды 20 М.
President William Ruto dissolves Cabinet
11:40
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 277 М.
Xogta Warqad Xasaasiya Oo Somaliland Looga Gudbiyey Abiy Ahmed
9:36
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН