Miyaad Noloshayda daysay by Nimcaan Hilaac 2019

  Рет қаралды 1,744,455

Fix Problem

Fix Problem

5 жыл бұрын

Пікірлер: 396
@user-Jaceylow
@user-Jaceylow 7 ай бұрын
Heestaan waxa ku xazuuztaa Boqoradeyda aduunka Ugu jeclahey ❤😢 Sida U jeclaaday waligey Qof Uma jecleen Mar ay iga taktay Oo Magaalo kale Iga Aaday ayaa dhageysan Jirey🙄😪 Dareemay Inaan Ku Waayey💔😢 Hada wan kala tagnay 2 sano Laga Joga Iyada Ma aqaan waxay Ku Sugen tahey 🙄🙄 Balze ani wali wan jeclahey Qalpigeyga Qof kale wuu diiday Runtii😢😢 Hada Iga Danbeyzo Zi Aan Uzo Booqdo Heestan Like i zaar King&Queen🙏 Zalaaman🤚
@xamdailkacazxamdaapthiriza2268
@xamdailkacazxamdaapthiriza2268 6 ай бұрын
Powe Same nahYyy😢
@FaadumoyacquubFadumo
@FaadumoyacquubFadumo 5 ай бұрын
😢😢
@user-Jaceylow
@user-Jaceylow 5 ай бұрын
@@xamdailkacazxamdaapthiriza2268 Gabdha Izku magac Tihiin😰 (Xamdi) ❤
@farduuzhajibeauty4774
@farduuzhajibeauty4774 2 ай бұрын
😮😮😮😮😅😅😊😊😅
@farduuzhajibeauty4774
@farduuzhajibeauty4774 2 ай бұрын
😮😢
@xassanaxmad5113
@xassanaxmad5113 Жыл бұрын
kolley heesta darenkeyda wa dhab asxabta arki donto qoralkeyga waxa talo ahan iga qadatan ineynan waligiin qof bini adam ah waxuu rabo ha ahado inaadan si xad dhaaf ah adan ujeclanina waayo jaceylka xad dhaafka ah waxuu keyna in laisnaco wani salamaya qof walpo qoralkeyga arki doono 👋👋🤚💯💯💯
@zamzam3749
@zamzam3749 11 ай бұрын
😢😭💔
@KawsarAadan-bo9bu
@KawsarAadan-bo9bu 11 ай бұрын
​@@zamzam3749😢
@SafiyoAxmed-ud1ld
@SafiyoAxmed-ud1ld 11 ай бұрын
😢😢😢😢
@Talisupdalla
@Talisupdalla 6 ай бұрын
😢🥺
@rajokunolkunol2368
@rajokunolkunol2368 4 ай бұрын
Mahad sanid
@mahamedcabdi2852
@mahamedcabdi2852 9 ай бұрын
Heesta waxaan xasuusta mar aan ku biiray ciidanka qaranka somaliland gaar ahan policka waxa la ii badalay berbera waxa ii soo dirtay xaaskayga oo mudo kala maqnayn xsuus ax ax ax ax❤❤❤❤❤
@Asmar194
@Asmar194 6 ай бұрын
Markasto oo aad hees calaacal ah dhagaysato wa markasto aad u nuglanayso nabarada ku gaaray heesa daadisaka ah gadhagayso waxad ka qadaysa dhiirigalin wllkayga iyo wllshayda dhawacanow😢
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 5 ай бұрын
😭😭😭🥹
@Sabirinabdii12
@Sabirinabdii12 2 ай бұрын
Sax
@cabdishakuur426
@cabdishakuur426 Жыл бұрын
wxan hubaa qof kastoo heestaan dhageysta in uuu jacayl hayo ama looga baxay oo uu dhawacanyahy🥲💯🥲🥲
@DeqaCabdiraxaman
@DeqaCabdiraxaman 4 ай бұрын
Been maad shegin wlhy wllo🥺
@HaniMuqtar-dk9nw
@HaniMuqtar-dk9nw 25 күн бұрын
Just now 😢
@user-cy7sv7vl8y
@user-cy7sv7vl8y 6 ай бұрын
waan ka helay Heesihiisa waan jeclahay Heestin Waayo waa xasuus Sidoo kale fanaankan aad ayaan u jeclahay oo mar walba heesihiisa ayaan dhegeysanayaa wan ku wataaa nimcan hilac ♥️♥️🫂😍❤️Illahay haku xafido 🤲🤲🤲🤲
@rajokunolkunol2368
@rajokunolkunol2368 4 ай бұрын
Heestan hada ayeey saameen igu yelatay ilen waxaan wayay qof igu qaali eh❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 😢
@hamdifarah2677
@hamdifarah2677 9 ай бұрын
Waxaan u xiisay daacadadi😢 Markaad tahay marwo 8sano la qabo hadana 6sano ka mid ah mudaads ku nool nolol adag aan wax farxad iyo jaceyl toona leheen😪😭💔😭
@hamdifarah2677
@hamdifarah2677 9 ай бұрын
Lakin alle ayaan arinteyda u tala saartay maalin aan maanta aheyn ayeey xaaladeda sidaan waxbadan iska badali doontaa Insha allah🤲😢❤️
@user-cf3jx8ou9x
@user-cf3jx8ou9x 9 ай бұрын
I.a abaayo😢
@najmomaxmuud
@najmomaxmuud 7 ай бұрын
Sorry wan kudaremaya😢 wax kheyr inshlllh❤😢
@imbashiir1825
@imbashiir1825 5 ай бұрын
Farxad iyo wanaagban wll kusoo rajaynayaa
@BahjaAhmedFarah
@BahjaAhmedFarah 2 ай бұрын
Allaha qalpiga haku qabojiyo byo 💔😰
@calicismaan8068
@calicismaan8068 Жыл бұрын
Wxanu wakhti ilaso qadanay marwadayda ayaan aan wakhtu badan isa so jeclayn wxad ahyd marwo qima badan wanu kle foganay wxn rajayna inad nolasheni kumidowno mrkasta wn ku jeclahy ayaan marqudha kma baxaysid qalibigayga intan nolahay ayaan insh allh wxan rajayna inan dibobi dono ayaan 19/11/2020 malin ilobi donin 💔
@BareSaalax-pn6nf
@BareSaalax-pn6nf Жыл бұрын
Hada ma kulanteen wllo 7/6/2023 weeyee
@faisacalimacalin6587
@faisacalimacalin6587 5 ай бұрын
Farxadii dunidaa aheede miyaad nolosheyda deejay. Xanuun aad udaran dareemayaaa ayadoo tariiqdu tahy 28 2 2024😢 triiqdu thy 9:27 yaaa allah qalbiga iqabooji 😢😢
@abdikanifaiz8220
@abdikanifaiz8220 Жыл бұрын
quranka illahay ayaa macan ee dhagaysta
@user-by8on7br3k
@user-by8on7br3k 10 ай бұрын
⚘️💋💋💋💘
@cabdilaahiismaacil7573
@cabdilaahiismaacil7573 10 ай бұрын
Nimacani
@Maxamedapdirizak12
@Maxamedapdirizak12 4 ай бұрын
Tariikhdu markaya ahyd 18/5/2021 waxan anigu xumeyay gabadhan is jeclayn ilaa manta oo tarikhdu thay 5/4/2024 waxan ku jira xabsi cashaq qomamiyo murugo markan so xasusto bil dhamaystiran oo ay oohin iyo murugo ku jirta igana codsan jirtay xidhka inan jarin balse wan ka xumahay manta gabadh hadan la hadlo wan so xasusanaya dibna ulahadlimayo "nabsigu magabobo" qalbiga wehelkaga dona waa hestay bisha haben kasta iso diri jirtay😢💔
@apdalehusein9945
@apdalehusein9945 3 ай бұрын
Sxb maxaa samaysay ma qof ku jcl baad xumaysay sxb ilhy haka cafiyo qalbigaga wan ogahay jcyl iguma jirin ciyaar ka dhaafisay qoftas sxb mar danbe ha ku ciyarin ilhy kugu dhaarshee😢 sxb qlii iyada cafis waydiysoo sxb ani waxaa lahaa xirir jcyl oo mudo socday 4year ayaan wada socony famaliy nakala dhereyay waliba kan gabdha kaso jeedo haben walbo wan wacaa murug waye wlhi sxb wan iska ooya 😢waxna kama qabn karoo wan kala tagnay /April 20/2024
@cabdifataxqaasimismaciil
@cabdifataxqaasimismaciil 16 күн бұрын
Sxp dhipwalpo waxan Naga pixiyo gapdhaha hadad marxumeeyso ado og iskala hadal waxad tirahdaa apyo mcn qalad pan kagaley ee rali iga noqo wllshey mcn pathey sidi hore aan ku ahey wllhi hadad kuxumeyey rali noqo apyo ilahada wan naxsanahey sas inaa kula hadlo majeclen wllhi weeydhacdey wax dhacey lama socelinkaro ee isolapo wayo nafteyda adey kugu qanacdaa wllhi
@KhadiirAhmed-zj1xw
@KhadiirAhmed-zj1xw Жыл бұрын
Mar marka qaar ayad modaa inay heesuhu dareenkaga og yihin ax😰💔
@ridwakediye8001
@ridwakediye8001 Жыл бұрын
Heestan maanta anigay iga hadlaysa Qalbiga allah hay adkeeyo 😭😭😭😭💔💔💔
@aartv1045
@aartv1045 Жыл бұрын
Soryy wllshi😭
@ridwakediye8001
@ridwakediye8001 Жыл бұрын
@@aartv1045 aameen wlky
@AbdiFataHKaYsE
@AbdiFataHKaYsE 11 ай бұрын
😢😢😢
@Asmacabdicilmi2233
@Asmacabdicilmi2233 24 күн бұрын
Xasuus heestan waxan ku xasuusta wlalahay Mar aanu safar galanay aniga wllshy luul hamda nimco iyo niciima alle haykiin daayo sister 😢❤❤
@user-vx2vh4ni7y
@user-vx2vh4ni7y 7 ай бұрын
Farxadii dunidad ahede miyad nolosheyda deyse keygii iso labo😢😢 wan ku jclhy wlhi😭😭💔💔💔
@maryancb1351
@maryancb1351 2 жыл бұрын
inta 2022 daawnaysa isooraca
@nadiraibrahim9647
@nadiraibrahim9647 2 жыл бұрын
Iminkadaas baan kuladaawanayaa🤣🤣🤣🤣
@maryancb1351
@maryancb1351 2 жыл бұрын
Hhhhh walle nsab aathy 🤣🤣
@iqromuuse4517
@iqromuuse4517 Жыл бұрын
2022 dawanaya
@libanyarisow2718
@libanyarisow2718 Жыл бұрын
Marar bdan wa dawade lkn hda comment ka dhibay se wye🙈😂
@yusufdiriye2031
@yusufdiriye2031 Жыл бұрын
Maryan yaa ku raaci karayo wayo Qofka ad rabtid ma adan cadeyneysid Waxa u maleynayaa in ad tahay Dumarka raga Dulmiya oo nabsi ku helay ee ilahay hakugu dilo nabsiga
@mohantube9471
@mohantube9471 Жыл бұрын
war digi wan daliye maxan wadnihi fara adun ka weheshan jiray🥹🥲🥺🥹🥹🥹🥹🥹
@Aziiza21Aziiza21-iv4gt
@Aziiza21Aziiza21-iv4gt 6 ай бұрын
2024 stell listening🥺 Ehey man diqadoday 12:37 pm
@NasroAbdirahman-pm9lf
@NasroAbdirahman-pm9lf 6 ай бұрын
Same mna qalbi jbsani cidna majecli wxn udhagesanyo ma aqa😂😂
@maxamedmustafexaaji219
@maxamedmustafexaaji219 10 ай бұрын
Waxaan daawanayaa anoo mar qaan san .13 09 2023😢waana jawi jawi❤
@MaxamedcismaanCabsi-xe5zs
@MaxamedcismaanCabsi-xe5zs 9 ай бұрын
Asxbey Marka Hore wan idin salama waxan idinla wadagaya qiso aniga io inan aan 4 yaers is jcly waxa nagu kala dhacay inay nin debeda ka yimi iga racdo tana waxa kenay iyada filmygeda inay ku daran Ana wan qlbi jabay runti waxan leyahay Cid walbo is jcl ale ha isku calfo waxan dhegeysanaya gor habnimo ah o sacadu tahay 12:3 hbn isnina tarikhdu wa 16 octoper 2023
@faisacalimacalin6587
@faisacalimacalin6587 5 ай бұрын
2024. Waa sanaad muruglee igu bilawday qofaa aan jeclaaa ayaa bilaa spp iga amusan aniaa meel aankawicin majirto. Xanuun aad udaran dareemooyaaa😢😢😢
@urdohofficial1394
@urdohofficial1394 6 ай бұрын
13/10/2022 xiriirkeena habeenka baa igu danbaysay waxay iga raacday nin waxba idheerayn 😢😢
@xayadbintumohaxayadbintumoha
@xayadbintumohaxayadbintumoha 5 ай бұрын
Sorry 😞
@tamatoliban1115
@tamatoliban1115 7 ай бұрын
Miyaad nolshyda dasysya 😭💔waxaan dareemay qabli jab taa soo he haben mercredi 4/10/23 6h50 wuu iga tagayaa aduunkaan ku necbahay😢
@abdikanimario3524
@abdikanimario3524 7 ай бұрын
Niyada Allah kuu qaboojiyo walal 😢❤ nolosha wax waliba waad lakulmeesa. Waxaanna kuu rajeeynayaa qof noloshaada fahmo inaad hesho inshallah
@UbaxDhaqane-po1kl
@UbaxDhaqane-po1kl 7 ай бұрын
Waxan niyaad jabay 27/12/2022💔Markale ayaan xiriir sameye waan niyad jabay.21/12/2023 xanan darti nefta waan qadan la ahaay Malaga yabo ina markale xirir sameyo inata.nolasheyda.kadhiman
@janogashoamatalaah7764
@janogashoamatalaah7764 5 ай бұрын
Dhawr cishaad iga dambeysey aniba xiriir 6sanno ah igasoo afjarmey 15/12/2022
@xayadbintumohaxayadbintumoha
@xayadbintumohaxayadbintumoha 5 ай бұрын
Pls iso jawab qofaan radinayey u egtahaye😢
@xayadbintumohaxayadbintumoha
@xayadbintumohaxayadbintumoha 5 ай бұрын
Waa xanaan😢
@user-xy7xx7gt5g
@user-xy7xx7gt5g 11 ай бұрын
Wlhi ani will an is jeclen oo an isku school aheyn wn isbaranay aduu ii jecla ANa ada u jecla runti lkn nasiib xumo ani hooyadey ba xariirkena ogatay wn iga digtay inan will kas mar danbe la hadlo 💔 aniga runti wxn garay heer an awoodi wayo inan la hadlo asagana wxu iska dhadhiciyay inan nacay oo an qalbiga ka jibiyay runti markan soo xasusto wn iska ooya😭💔😢
@user-rn7vv7dg9s
@user-rn7vv7dg9s 10 ай бұрын
Zorry mcnto😢
@Talisupdalla
@Talisupdalla 6 ай бұрын
Sorry apyo😢
@ahmedwarsame4203
@ahmedwarsame4203 Жыл бұрын
Kuu xiisey in badan ilaahay qabriga hakuu waasaciyo 🥹😭😭😭💔 Janatul fardowsa alahaaa nagu kulmiyo 😢😢😢🙏
@xayatmohamed
@xayatmohamed Жыл бұрын
Inta ma ugu doceyneysa marka 😂 qalbigaga ku filan inad ugu doceyso
@sahra5399
@sahra5399 Жыл бұрын
🤲😪
@AyaanMuuse-cl7kb
@AyaanMuuse-cl7kb Жыл бұрын
AAMIIN aamiin🤲🤲🤲🤲🤲
@nimcoabdirahmanyusuf1363
@nimcoabdirahmanyusuf1363 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@tasliimdhaladboqortoyo619
@tasliimdhaladboqortoyo619 6 ай бұрын
Hestan waxay soo baxday wakhtigi igu adka nolasha marki igu danbesay nin inaan amino 4 years ilaa hada inu nabsigu cagahega keno waa rajenaya 😢 2:56
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Waligeyba wan la yaabi jirey dadka jaceel sheeg sheego Ama waa isku dilay dhahaan wlhi manta aniga jaceel xun ihaayo markii horena asiga lee jaceelka igu abuuray ana qalbikeyga iyo nafteyda jaceelaatay rabiyow qofkaa jaceladay Qalbigiisa gali jaceelka aan u haayo mid la mid qofkii qoralkeyga arko isoo duceey plz😢💔💔🤲🤲
@mukhtaarapdi8075
@mukhtaarapdi8075 Жыл бұрын
noloshu way waayo padan tahay alle hakuu sakhiro qurxy lkn Hal talo. jaceylka wuxuu yahay waad aragtee intaad waxaasoo dhan iska dhaaftid noloshaada sidaad urumarin lahyd ku dadaal oo gabdh yarpaa tahee mustaqpalkaagak ka fakar allena hakula garap gallee wllo
@nasirrashid3018
@nasirrashid3018 Жыл бұрын
Wll Qlli NoLoShaa iSka SiDaaSe QoFna WuXuu DoOnaYo SiDii Ku HeLa WaY AdaGtaHaY Ee Ku SaMiR ShaNtaaDa WaKhTiNa TuKo
@nasirrashid3018
@nasirrashid3018 Жыл бұрын
AniGaPa WuXuu RaFaaD i MaRiYaY AllUuNpa Og Ee WaaN KuLa DaReeMaYa Ee Hapi iSka DhiG
@xariiradpost5973
@xariiradpost5973 Жыл бұрын
Makaa caawiya
@adamrubi-ec2ht
@adamrubi-ec2ht Жыл бұрын
Ax 💔 abayo wa xanuun qof aad jeceshahay oo aan ba kuu ogeen , alle hakuu sahlo
@Nafiisaabdi162
@Nafiisaabdi162 5 ай бұрын
Dareemay inaan Ku waayey💔😭 Maqnaantaada daciifay😭💔 Waxan tebay daaacadaada.😭💔 Dedaalkaaga u xiisay.......😭💔 Ku daalay xasuusahaaga😭 Dabuubtaadii u baahday😭 Markii hore muu badnayne😭😭 Dib baan kaasoo jeclaaday.💔😭 Faraxdo dunidaad ahayde😭 Miyaad noloshayda daysay.😭💔 Dayrkii nacabkaad ahayde😭😭 Usoo dabac xaaladayda.😭😭 Waxanu mudo 2sano ah soo wada qaadanay wiil aanu wada sheekaysanaynay waxanu wada qaadanay wakhti kii ugu qiimaha badanaa 💔🫂iyo sheeko tii ugu macanayd wadanka wuu Ka maqan yahay balse wuxuu igu yidhi waan imanayaa💔🫂 sanadkan anigu waan Ku farxay waxan Ku faraxsanaa qofkaagii😭💔 aad intaasoo dhan Kala maqnaydeen baad helaysaa arkaysaa balse markuu wakhtigii uu imanayey soo dhawaaday😢🌍🫂 ayuu igu yidhi Bes halkan ayeynu Ku Kala hadhaynaa😭💔 ilaa imikana sbbta ma garanayo balse isaga ayaa go,aamiyey.😢😭💔🫂......waan ku jeclaa sidaan adiga kuu jeclaa waligay qof umaan jeclaan adigaa nasiib u yeeshay inaad hesho qalbigayga iyo jaceylkayga 😭💔balse nasiib daro waad i dhaawacday😭💔 waad i qalbi jabisay😭😭 ilaa markaad kalmadaa igu tiri ilaa imika ilmo ayaa indhahayga ka socota😭😭😭 ma aqaano sidaan ku dambayn doono lagama yaabo sidaan kuu jeclaa💔 inaan dabadaa qof jeclaan doono 😭💔 waxad burburisay rejo iyo riyo aan in badan sugayey aan dhawrayy💔😭maxad sidaa iigu galaysaa miyaanad damiir iyo dareen damqadaa kugu jirine.😭😭💔 Hadaad sidan oo dhan ii dhaawacay ii cidlaynayso💔😭 maxad intaasoo dhan wakhtiga iiga lumisay maxad beenta runta u eg iigula socoty.😭😭😭💔
@apdifitahmohammed5674
@apdifitahmohammed5674 3 ай бұрын
🥹💔
@Nafiisaabdi162
@Nafiisaabdi162 3 ай бұрын
@@apdifitahmohammed5674 😭😭
@Real_joker98
@Real_joker98 2 ай бұрын
​@@Nafiisaabdi162sorry baaaaayo❤
@Nafiisaabdi162
@Nafiisaabdi162 2 ай бұрын
​@@apdifitahmohammed5674😭😭😭😭
@Nafiisaabdi162
@Nafiisaabdi162 2 ай бұрын
​@@Real_joker98😢😢😢😢
@kaltuunabdi1411
@kaltuunabdi1411 4 жыл бұрын
Nimcaan hilaac alle haku soo uruuriyo qalbiga badhkiisaa
@axmednuur9203
@axmednuur9203 4 жыл бұрын
walalkeyga qalbigaa allh kuu qawoojiyo
@moemuuse513
@moemuuse513 2 жыл бұрын
🤩🥰❤❤❤ maxamed ahmed
@user-su4oz8cp2z
@user-su4oz8cp2z 4 ай бұрын
Axx🥺💔chacaylow😭
@walaalmanka4953
@walaalmanka4953 Жыл бұрын
Hestan wa hees ka turjumeysa qof ani iga tagy
@cabdiincawaale5943
@cabdiincawaale5943 Жыл бұрын
sorry abyo qalbiga alha kuu qaboijiyo🤲
@hodanabdirahmaan7538
@hodanabdirahmaan7538 Жыл бұрын
Farxadi dunidaad ahayde miyaad noloshayda daysay😢 xaladaaha qaara waa in aad maskaxdaada raacdo ood qalbigaaga ku istaagto💔
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Dareemay inan ku waayay 😢
@Bureeqajanno
@Bureeqajanno Жыл бұрын
Farxadii dunidaad ahyde miyad nolosheyda deysey😭💔
@MaysuunDrs
@MaysuunDrs 7 ай бұрын
Qalbiga wehelkaga doonay miyaad durkiso cidleesay farxadii dunidaa ahyede miyad nolasheyda deysay 😢😔🥺😭😭😭😭💔💔💔💔
@xassanaxmad5113
@xassanaxmad5113 Жыл бұрын
majirto wax ka xanuun badan qof aad jeceshahay ooka tago waxe ii aheyd dunideyda balsa ayada waxe iga dhigty qof anba jirin ayamaha kala wacan balse wax walba waxa kaweyn amarka ak......... laso noqo dawadeyda
@user-lk9rm4zy9g
@user-lk9rm4zy9g 7 ай бұрын
16:20:19 December 2023 Gandhi Square downtown in Johannesburg 😢😢
@Argsana
@Argsana Жыл бұрын
Miyaad nolshyda daysya😭💔waxaan dhagysnyey 12:15 habeen sabti soo galyso qalpigna waxaan ka daremya qalpi jab💔🥹
@ClxakiinfaaraxClxakiinbalayax
@ClxakiinfaaraxClxakiinbalayax 11 ай бұрын
ALLE HA INAGA WADA DULQAADO😢😢😢😭
@alicubeyd2944
@alicubeyd2944 11 ай бұрын
​@@ClxakiinfaaraxClxakiinbalayax1¹p
@yusra11_
@yusra11_ 10 ай бұрын
sorry ane hdan dhgeysanaya 00:54 hapen jimco soo galeyso🫡🥹
@mohamedhassanbakistan6259
@mohamedhassanbakistan6259 6 ай бұрын
18 January 2024 malin xasus igu ah Qalbiga wahelkaka dooney Miyaad durkisoo cidlesey Farxadii dunidaa ehedee Miyaad nolosheyda deysey😢
@ZabNaBuraaLe
@ZabNaBuraaLe 2 ай бұрын
farxadii Dunidaad ahyde miyad noLoSheyda deysey 18/3/2024 xiriirkeena Habeenka baa igu danbaySay Wu iQiyaamay naag darted Walib😭💔
@IqriinaAmii
@IqriinaAmii 6 ай бұрын
2024 listening still
@ruweydo58
@ruweydo58 Жыл бұрын
Farxadi dunidaad eheyd miyaad nolosheyda deysay 😥🥺💔💔🥺🥺
@nadiifonadiifo8168
@nadiifonadiifo8168 Жыл бұрын
😫😫😫😒😒😒
@daganinaabdi6079
@daganinaabdi6079 Жыл бұрын
Qasswaqsa11qwq2m
@user-zq7ub3mt3d
@user-zq7ub3mt3d Жыл бұрын
💔👧💔
@Siligle24
@Siligle24 19 күн бұрын
Dareemay inaan ku waayay🥺😢 Jano Duni💔😢 2/4/24💔🥺 Allaha ku naxariisto 🤲
@najmoabdull2090
@najmoabdull2090 Жыл бұрын
Farxada dunidad ahayd miyaad nolashayda💔😭😭😭😭waan kuuxiisay wlhi
@abdirizakkhalif6278
@abdirizakkhalif6278 Жыл бұрын
Dibaaan kasoo jeclaaday 🥺🥺💔 miyaad nolosheyda deysay
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢💔💔💔
@hudamoh-mb9bx
@hudamoh-mb9bx Жыл бұрын
Hdjduejjsujd hfjsihejihhdjdojdhhdjdidjdiudkjfjldodukfkfyfkflhykeofykflfhfjflhfjlfkukfkfuekowy jfkwlwjfkwlhklwjfjwihjojfjojhfkwlwhjdl nkwlmfpjfkmjwkwlfjlwmwjfdLMjslmjpkmnilke
@hudamoh-mb9bx
@hudamoh-mb9bx Жыл бұрын
Jfjdkdljjdkdjkfkfkfkfjfkfklfkfkxkfkfy9kgltiir tmfjlbgjljhbnsgdgjkfvjfgdndndldkdldndkfndkdndnssksklwlwlwowjwkwkwlowkwmwkwlwnwlswknsdkkdlfjxkfk❤fkkfkfmdjfdlljdkdkdljjdkkkskksjkdkljkdksksjdklKdkskslsjskslsljkslskskslslsjskskslsjskslslskslKsksksksksksksjksnJskslssjkMjupjskkskMUskksulsoiskkskjejskskkslskskssksksksksjskskslsjlsjksksksjsjskskskksJskslsusssksuskskskKsjkllskslssksjsksosjksjkskskksllSkskshdksskkslslsdksjsksjskslsosuskslsisosuskslszikodikssi
@idilhazan
@idilhazan 2 ай бұрын
Wlhi heestan Waxan dhagaysaty anigoo dhawacan ooo qofkaygiii iga tagay eeed anan lahyna intuu dusha iga saaray ayar iska baxay laba jerba wn ku dhawcbay jacaylka erayada aan ila hada xasuusto waxa kamida awalba waaad dhawacnayd 💔😭 Markiii jorana waxa laygu odhan jiray Aduuunka ooodhan Adan kaa dooortay balse haben kaaan ku bartay ayaan ilaaaa hada ka qomameyaaa 1/6/2024 Haben sabtiya Dhamadkiii noloshiii qiyaaliga ahyd ayaa hbenka isoo dhmatay 💔😭
@herrn.haashi
@herrn.haashi 2 ай бұрын
Sorry Queen Idil Insha Allaaah Illahay Ha Siiyo Wiil Ku Jecel Oo an Ku Dhaaawicin Kaana Tagin ❤
@idilhazan
@idilhazan Ай бұрын
​@@herrn.haashi l.a hn❤😢
@Farhan-vl1fn
@Farhan-vl1fn 4 ай бұрын
We're 🎉with qofku markuu garanayao Queen Zoya AIphy by a good friend company who wants ❤
@khadancabdi5430
@khadancabdi5430 Жыл бұрын
Waxan is baranay 2016..12.28.haben axada ..mudo badan kadib xidhiidh jacayl ayaa na dhex maray wakhti aad u fiican Waxa aan ka dhigtay qofka kaliye noloshayda ii dhaw mar kastana waxa uu ii daren siin jiray in uu yahay garabkayga iyo qofka aan aduunka ka doortay waxa aan u qaaday jacayl dhaba sido kale waxa uu ii dareen siiyay jacayl dhaba go aan waxa uu ii balan qaadi jiray farxad iyo rajo fiican waxa uu ku sugna mararki hore barashadayadii ka hor xaalad wax la aana waxan qaybsan jirnay baska ama shilimaadka na soo gala dadaal badan kadib iyo jacayl soo raagay shaqo fiican ayuu helay mudo 1 years ka dib waxan ku balanay go aan iyo rajo ka dhabayna guur balse marki uu lacag yeeshay ayuu is badalay sabab la aan waxa uu noqday mid waayaha ladan badalaan heer waxa uu gaadhay in uu barashadaydii dafiiro waxa uu bilabay tamashlayn iyo rajo la aan iyo hadba gabadh la raaco waxan gaadhay go aan ah in aan ka duwo wadadan qaldan balse hortayda ayuu waxwalba ku babiiyay mudo ayaan u samray waxa laga eryay shaqadii waxa uu noqday mid noloshisii hore ku soo laabtay waxan dib u raadiyay rajadii wanaag sanayd waxan dhisay noloshii khasaartay waxa timid raja kale oo fiican shaqo ayuu helay markale ayuu noloshii ku noqday go aan ayaan gaadhay wakhtiga /2021/1/1💔 in aan waxwalba iska dhaafo 😭😭😭😭
@sukhramaxamed4929
@sukhramaxamed4929 Жыл бұрын
Sorry sistery lacagtu dadka wejigay ka badasha alle bedel khayr qaba haku siiyo qlbiyey🥺😭😭🙏👸🏻
@naciimakowsarfaaraxxuseen213
@naciimakowsarfaaraxxuseen213 Жыл бұрын
Sorry mcni faraxyda 😂qar danesta yaal ba jiro😩😭🤭
@asmaamohamuudjimcale9239
@asmaamohamuudjimcale9239 Жыл бұрын
Walhi way itaabaty lnshallh wad ka baxee
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Markaa aqristay Qisatada ilmaa iga timid sorry sister wax walba way dhacaan Qalbiga Allah haku Qaboojiyo 💔😢😢
@jimcaalebashiir3333
@jimcaalebashiir3333 Жыл бұрын
Ax wllhie bilhy wn ilmeeyey wll I.n nolo wcn ku rajyna wll
@nashaadfaraxcabdi
@nashaadfaraxcabdi Жыл бұрын
Allaha ku daayo walaal macaan. Powe nimcaan hilaac. Guuleyso. Legendary
@user-ms2sr4hu6u
@user-ms2sr4hu6u 6 ай бұрын
ano ubahan bu iga tahay daruftana dhinac walbo iga sowajahday kdib wan dacifay owaxaba noqday qof maqan an mirkisaba jogin markastana bila sabab uqosla qalbigana ka oya hada horteyda buna kugursaday hada alxm mahi qofkan ahay😥
@abdiasismoh10
@abdiasismoh10 5 ай бұрын
Salada badi wll ilahay qalbiga haku qaboojiye.💔
@user-fp8yi8ix8q
@user-fp8yi8ix8q 24 күн бұрын
Waaan jeclaa waliba dareen said u hayeyy dacadna waan u aha boqor ayanka dhigtayy nafteydana amana ugu dhigayy balse wuu I qalbi jabiyeyy wuu iqayanayy Ano jecel cidla iga dhaqaqayy ila hada nafteyda qof kale wey qabili ladahayy. farxadii dunidad aheyde miyad mahamadow nolasheyda deysayy😢😭💔😌 hda iga dambeyso wllo talo ii dhaf maxa ila gudbon😢💔😭😭😒
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Boqorka codka soomaaliyeed nimcaan waxa usii dheer wadinayad🫡
@najaxkaab5117
@najaxkaab5117 11 ай бұрын
Miyaada daysey noloshayada
@Asma_dagan
@Asma_dagan 7 ай бұрын
18/12/23 malin igag qalbi Jab daran noloshyda imaya so marin iman so marayso intan nolahay 💔😭
@amriitaisaaq1570
@amriitaisaaq1570 7 ай бұрын
Sorry 😢
@farduusmahdi811
@farduusmahdi811 7 ай бұрын
Sorry wll illhy qalbiga haku qabojiyo 😢
@fardowsoali4426
@fardowsoali4426 Жыл бұрын
25/11/2019 15/4/2021 Labadii sano Laii qalbi jabiyay😭😭😭😭😭😭 Alxm mar walba alle😭😭😭 Dhankisay wx walba ka qoran yihiin Hadana wng baan rajeynaa i.a😭
@user-zq7ub3mt3d
@user-zq7ub3mt3d Жыл бұрын
Sry 😢
@BahjaAhmedFarah
@BahjaAhmedFarah 2 ай бұрын
Labajeeer maxa isku dhiibteyyy byo mar hada dhawacmateyyy marlabaaaad ina dhawacmato mhyn allh qaliga haku qabojiyo☝️😰
@rizwanhagy8012
@rizwanhagy8012 5 ай бұрын
Nolosha ayada ku hagaysa hda thy qof wax jecel 13sano jacayl iyo guur xallala ayan manta cidlo ka joogaa 18/1/2024 jimco 8:34pm hemen aanan holmaamayn nolosha single ka ayanku labty lkn xirirkayga ana burbiriyay kadib marka rajo iyo farxad ka wayay sanado ayan kaligay aha qof isagu farxada bixiya radiya lkn aniga maba lahyn wax xaqa oo faraxada ugu danbyn ma dhawacni wayo qalbiga i adkaday waxaba isleyhy ama xariir iyo guurba isku dhibin ee single kaga ahadata 🥹
@xayadbintumohaxayadbintumoha
@xayadbintumohaxayadbintumoha 5 ай бұрын
💔😭runti qalbiga said I xanuunayo wll💔😭 8/3/2024 March 😢
@rizwanhagy8012
@rizwanhagy8012 4 ай бұрын
Caawa iigu daraanthy illaow iwaheli rabiyow caruurtyda iga fogaty 🥹😭
@naimadiamond2767
@naimadiamond2767 5 ай бұрын
Miyaadan noloshyda deysay 😢😢😢😢😢😢😢
@MaxamedAadan-zj7hk
@MaxamedAadan-zj7hk Ай бұрын
Yaa dhagaysanaya heesta 2024 hees murugo jacayl😢❤
@afarah5433
@afarah5433 23 күн бұрын
5:15 5:15 5:15
@user-bm7mw4qr3d
@user-bm7mw4qr3d Жыл бұрын
Ku dalay xususahaaga 😭😭💔💔😭😭
@QadroHoyomcn
@QadroHoyomcn 2 ай бұрын
Wlhii jecelka dhbta ah madhmado max lodaha hee 😢qof si dhb ah an ujecla ayan wayey queen 👸 ikraan
@jaamaccali5499
@jaamaccali5499 Жыл бұрын
Waxaandaaccaddii uuxiiissaay qaalbiiggaa bilaaddaa biillaaadddaa daadaalkii xiiissaaay kuudaaadll xuuss duuddboo maarkii diib kaa jecelid qaalbiiggaaa miiyyaad noollooshaaa daassaay maarkiii maxaaa kaa dhaallattayy suaal iswedin muuddoo
@jaamaccali5499
@jaamaccali5499 Жыл бұрын
😁
@jaamaccali5499
@jaamaccali5499 Жыл бұрын
Duuruuf haaankaa kssoorriissaay ah waan daqiiiqaaddaay daajiinaaysaa ah waan diiiqqaaddaay daabiib laasoo dooqqooddaay dirkaa nacabaday ahayd uusoo dabac xalladdaa daawaaydaa qaalbbiiggaa wehelkaa faarraxxaddii duunniiddaa ahayd miiyad noolloshaa qalbigaa kaa suaal daa waayaan ?? ?? ??? ?♥️?
@jaamaccali5499
@jaamaccali5499 Жыл бұрын
yaa dhiinaattaaay caaaaacaaaaa
@jaamaccali5499
@jaamaccali5499 Жыл бұрын
Alloow kaa qaaddeee
@MaxamedFarxaan-jy9ww
@MaxamedFarxaan-jy9ww Жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@nasrowadani9778
@nasrowadani9778 Жыл бұрын
Dib baan kaa soo jecladay😭😭😭😭😭😭😭
@user-px9uj2mg7x
@user-px9uj2mg7x 6 ай бұрын
Dayrkii nacabkaad ahyde😢
@IqriinaAmii
@IqriinaAmii 2 ай бұрын
2024/5/27 stil listening😊
@anisoabdulahi6282
@anisoabdulahi6282 5 ай бұрын
17:56 wed 28 Feb bish 2 2024😢❤
@zakaabuu7767
@zakaabuu7767 3 ай бұрын
Farxaddii dunidaad eheet miyaad nolosheyda deysey😢😢
@LaylaMaxamed-wt2ut
@LaylaMaxamed-wt2ut Жыл бұрын
Allow Naga madobe heesaha yarabi
@nadiifonadiifo8168
@nadiifonadiifo8168 Жыл бұрын
😒😒😒nolasha wey iska dhib badan tahy my 💔 qalbiga wehel kaga dona🥺
@user-ib5qr6zm9v
@user-ib5qr6zm9v 8 ай бұрын
2021 kii aniga😢😢😢😢 2023kina iyada😢😢😢
@Umiirah1235
@Umiirah1235 Жыл бұрын
Duruufbaad kugudbanayde🥺💔
@maryamsalaad9465
@maryamsalaad9465 11 ай бұрын
Waxan dhagaysanaya Malin jimca ah 2023 Qalbi jab bacdaL farxad☺️ listing
@user-kg5cz8zo2i
@user-kg5cz8zo2i 10 ай бұрын
Same
@mohameddaadirramaldaadir906
@mohameddaadirramaldaadir906 2 жыл бұрын
Wwwwww ciid wngsn inta ila dhageysaneyso heestaan 2022
@bahjoabdinazir2755
@bahjoabdinazir2755 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@caashomaxamedcaashomaxamed1570
@caashomaxamedcaashomaxamed1570 2 жыл бұрын
Heesta oo keliah Darren kadaremo waaye fanaka keliah tagyeero
@user-fk6fs9lw1r
@user-fk6fs9lw1r 6 ай бұрын
farxadii dunidaad ahaydeeh miyaad nolashayda daysay 🥲
@FadumoCige123
@FadumoCige123 2 ай бұрын
Kudaalay xasuusahaagee Waa the best song
@Arimaha-Jaceylka
@Arimaha-Jaceylka Жыл бұрын
Inta 2023 daawaneysa isoo raaca
@sahramuuza
@sahramuuza Жыл бұрын
Kuu xisay aabo mcn Alle naxaristii jano hakaaaa warabiyo haynaga yeelo kuwa janadiisa ku kulma😢🤲
@imabdi9045
@imabdi9045 Жыл бұрын
Alah yarxama 💔
@SiciidInrahim
@SiciidInrahim Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@simisra1179
@simisra1179 5 ай бұрын
Usoo dabac xaladyda😢😢
@ClqaniJama
@ClqaniJama 5 ай бұрын
2024❤
@CabdiraxmaanMukhtaar-tk9df
@CabdiraxmaanMukhtaar-tk9df Ай бұрын
Nimca waan kujeclahay xppti wlhi waan noolahay mooyee kolosha adeey kudooneysaa walhi waan daaley saan usugaayey fariintaada adika 😢koormee ifahmee nimca marwaliba waxaad ileedhy waxaa thy walaalkeey aniga waan heýstaa walaalo wiil io gabdho lkn aniga iyaoon ujeedo sooadika kumajecli xppt waan jeclahay marwaliba in aan aktaada joogo hooyo xitaa wey na ogoshahy in aan isguursano 😢mcn aniga adiga kumadhikaro intaa lkn waxaan ku nafisaa comontiga 😢😂
@JannoAhmed-nr8sc
@JannoAhmed-nr8sc Ай бұрын
Heestan waxaan dhagaystaa markaan xasuusto aabahy oo ilaahy iga jeclaadey wllhi saaid baan ugu xiisaa markasta wax kastuu naga hortaagnaa wey nagu soo fakadeen masuuliyad badana anigoo yar waan qaatey commentigeyga hadaad aragto iisooducee inuu ilaahy unaxariisti😢🤲🏼
@BahjaAhmedFarah
@BahjaAhmedFarah 2 ай бұрын
Heeesaha marmarka qaaar waxa moda inay darenkaga ogyihiiin adayba kahadlayan😰
@herrn.haashi
@herrn.haashi 2 ай бұрын
Queen Bahja Magacaaga Waa Magacaanta aa aduuunka Ugu Jeckahay
@BahjaAhmedFarah
@BahjaAhmedFarah 2 ай бұрын
@@herrn.haashi Somalia %40 labaxa marka waaad xiseyn
@villasomalia4802
@villasomalia4802 2 жыл бұрын
Heesta wa mid xasuuus ah wlhi jacyl dhaba ayeey ka hdlysaaaa
@tayasiirxasan-rr7wq
@tayasiirxasan-rr7wq Жыл бұрын
Heestan Aniga ayaa la iga sameeyay nimcan waxbadan ban ku idhi adiyo abwanku waad mahdsantiin waan ismaqlaynaa tnxz Guys
@ZalmaDhawrsan
@ZalmaDhawrsan 8 ай бұрын
Laso noqo dawadayda dayrkiii nacabkaad ahyde uso dabac xaaladayda😢😢😢😢😢😢😢😢
@nimcoyonis688
@nimcoyonis688 Жыл бұрын
Usoo babac xaladeyda😢😢😢
@user-zq7ub3mt3d
@user-zq7ub3mt3d Жыл бұрын
😢
@cabdicaziiz2513
@cabdicaziiz2513 Ай бұрын
Best song for ever ❤❤
@samirbadan6053
@samirbadan6053 Жыл бұрын
Dibaan kazo jeclaady💔🥺🙆‍♀️😭
@SiciidInrahim
@SiciidInrahim Жыл бұрын
❤❤❤❤😮😮😮😮
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official Ай бұрын
HEESTAN WAA HOSPITAL KA BUKAANADA KUWA LAGA TAGAY WIXI IGA DANBEEYA ALLE HA IDINKA SARO NOLASHA ADAG EED KU JIRTAN
@SuhuuRAXMAd-gn3ow
@SuhuuRAXMAd-gn3ow 2 ай бұрын
Sxb. Nimcan walahi wankuwataa. Adiga wll jah noolow wll
@nasiipnalka3612
@nasiipnalka3612 Жыл бұрын
Farxdi dundad ahyde miyad noloshyda desyey ax 😭😭😭
@aragzaninacali
@aragzaninacali Жыл бұрын
Sorry 🥲🥲
@AyaanMuuse-cl7kb
@AyaanMuuse-cl7kb Жыл бұрын
Xxx😢😢😢😢
@shaaficimaxamuud7919
@shaaficimaxamuud7919 Жыл бұрын
30/11/2021 maalmo xaaladaydu Aanay fiicnayan alx lkn hada
@nadahasan613
@nadahasan613 Жыл бұрын
Qalbiga💔😌😭
@user-zq7ub3mt3d
@user-zq7ub3mt3d Жыл бұрын
Farxadi dunidad ahay 😢😢😢
@sulekaAbdirahman-jn2ex
@sulekaAbdirahman-jn2ex 2 ай бұрын
Daremay inan Ku wayey 😢
@AadanAbdirizakRageh
@AadanAbdirizakRageh 15 күн бұрын
Heestan wxan bartay sanadka 2024 /july /20 keedii malin sabti ah wxa noloshayda ka baxday qoftan ku haminayey ee addunka ugu jeclaa 🙄🙄
@HappyFjord-fg7uv
@HappyFjord-fg7uv Ай бұрын
Nin tagay nimcaan hilaac
@mohamedfuture6903
@mohamedfuture6903 Жыл бұрын
Farxadii dunidaad ahaydee dibaan kasoo jeclaaday .
@NacimoCali-of9ym
@NacimoCali-of9ym Ай бұрын
Ku dalay xasausahagi moha mj 😢💔😭💔
@mrccountertrafficking4861
@mrccountertrafficking4861 7 ай бұрын
Best song 😢
@hibaqmuhumed6778
@hibaqmuhumed6778 2 жыл бұрын
Farxadi dunidaaad aheydee miyad nolasheda daysey🥺🥺
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 Жыл бұрын
😢😢😢😢
Nimcaan hilaac | dabar | Lyrics 2018
5:42
GiLaawe
Рет қаралды 3,3 МЛН
NIMCAAN HILAAC HEESTII QALBIGA WAHELKAGA DOONA 2019 LYRICS
8:31
MUKTASIM JIMALE
Рет қаралды 1,6 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 133 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
nimcaan hilaac heesii jacaylkii qabyoobay qoraal lyrics
5:42
amins jailbreak grind
Рет қаралды 349 М.
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
ZAKARIYE KOBCIYE HA OOYIN HA OOYINE AAMU HEES CUSUB-2018
8:02
ZAMI FILMS
Рет қаралды 1,3 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 283 М.
NIMCAAN HILAAC┇KU DAAYAY ᴴᴰ ┇LYRICS
8:13
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,9 МЛН
Nimcaan Hilaac - Ka Reystay Bukaanadii - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
8:14
Hillaac Music
Рет қаралды 24 МЛН
Suldaan Seeraar Mataantii Jacaylka New Song Haldoor  lyrics 2018
6:33
NIMCAAN HILAAC NEW HIT | ADIGA SOO MAHAN | MUSIC VIDEO 2024
6:10
Goodax Media Production
Рет қаралды 824 М.
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН