"Boqolkiiba kontan dawadda Somaliland taala waa been abuur." Dr Sadiiq Samater || Q-2AAD

  Рет қаралды 4,947

MM Somali TV

MM Somali TV

7 күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 14
@umusaaraismail6400
@umusaaraismail6400 6 күн бұрын
Aduunyo Bal kii gaalka ahaa dadkiisa wax fiican buu u samaynayaa kii muslimka ahaa ee ilaahay ka xaarantimeeyay khiyanada dadkiisii wax xun bu u soo waariddayaa xata in uu sameeyo daayo😢
@maxamed.dayib1
@maxamed.dayib1 6 күн бұрын
Aad iyo aad waa arin argagax leh wllo walahi waa sababta ay dadkeenu hindiya iyo ethopia caafimaadka u doontaan qarashkiina kaga baxay
@nasimmusa9356
@nasimmusa9356 5 күн бұрын
walhi anigu caano geel aan cabo oo geela xaraysan eeshirkadu soo geliyan hargaysa ayaan ka shakiye. in wax lagu daro waayo caanihii oo dhay ah ayaa macaan dhadhamaya.
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 6 күн бұрын
Wad mahadasantahy walal saadiq sida daacadnimada leh eed dalkaaga ugu shaqaynayso ee kaga qabanayso ganacsatada dhiig miiratada ah ee dadka masaakinta dawada bila tayadaa u keenaya ee bilaa damiirka
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 6 күн бұрын
Maxamed bigg power ta waydii
@HabiibaApdi
@HabiibaApdi Күн бұрын
Ilahay nagaqabo dad kana nasuumeyay
@mansuurzubayr5679
@mansuurzubayr5679 6 күн бұрын
Macluumaad fiican buu bixiyey doctorku lkn waxaan dareemayaa wariyuhu ,inaanu suaalo xirfad ku dhisan waydiinayn oo Hadalka doctorka oo cad uu ku celinayo taasina waa wakhti lumis
@mesut9478
@mesut9478 6 күн бұрын
Meeshan wa lgu ba'ay ileen Damiir maleh Miya dadkan daawoyinka keena sidokle hyadan dhowristo shaqo maqabato Miya mise wa musuq maasuq wuxu War wxa dadkiini xanuunada kuwada ridey wa daawoyinkaas
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 6 күн бұрын
Ala Nin ku Run Badanaaa .. Garowe
@user-tz1ew6tr3w
@user-tz1ew6tr3w 6 күн бұрын
Qof kasta ha hadlo
@user-ig9px7jj6x
@user-ig9px7jj6x 6 күн бұрын
Nikani waxa uu uqalmey wasiirka caafimaadka in loo igmado lkndee mxaa wadankeenii majirto cid waxas care gareenaysa 😮
@gouledxidig32
@gouledxidig32 6 күн бұрын
Waxani wax laqaadankaro maaha dowladu dalka iyadaa loodoortey go,aan haqaadato dhamaan Albaabada haloolaabo daawada dalkana iyadu hasoodajiso ama hal company oo ey gacanta kuheyso hasameyso sidani waa axmaqnimo nimanka waxan keena halasooxidho waliba liisanka halaga qaado xabsina halootaxaabo
@updalaiprohim2913
@updalaiprohim2913 6 күн бұрын
Kuluc boodhle kuso dara kiniinada aya noloshisa khatar galiyay
@HabiibaApdi
@HabiibaApdi Күн бұрын
Allays nagaqabo dad kana nasuumeeyay
Kaftanka Siyaasada 500 oo aad u xiisabadan
39:53
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 47 М.
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 7 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 23 МЛН
I’m just a kid 🥹🥰 LeoNata family #shorts
00:12
LeoNata Family
Рет қаралды 19 МЛН
Fadeexada dabaaldagii 1-da July Yaa madaxwyne Xasan ku shirqoolay?
18:21
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 7 МЛН