"Cabdirisaaq khaliif wuu imanayaa,fadhiga dambe ee golahana isagaa furaya" Xildhibaan Axmed Khaliif

  Рет қаралды 120,634

MM Somali TV

MM Somali TV

Жыл бұрын

Пікірлер: 781
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Жыл бұрын
Wiilkan waa wiil dhalinyaro ah oo aragti fog mansha allaah 👍👍
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 Жыл бұрын
Maasha Allah Xildhibaan Axmed Khaliif, Inshaallah Madaxweyne Ayaad Noqon Doontaa .
@hamdaosman5187
@hamdaosman5187 Жыл бұрын
masha alllah geesi ay tahay walhi aad baan ugu farxaye in aad tahay nin rer somaalinad oo walibe xildhibane guulysan llove 🤲🥰
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
Waa Runtiis, Hawiye intee la caayay, hadana waa loo baahday 😂
@abdishakuurmuxumed2312
@abdishakuurmuxumed2312 Жыл бұрын
Ninkan waa nin rageed 1565 waa tiro lkin waxuu dhaamaaa ka haysta 7000 ee hdana golaha iska dhex fadhiya
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland Жыл бұрын
1565 cod walaahi kumay khasaarin Ahmed Khaliif. Waxay keeneen Xildhibaan hadal iyo hawl kar ah, dhaama 90% inta kale ee golaha fadhida.
@Dugsiiye2002
@Dugsiiye2002 Жыл бұрын
Wallaaahi waa true person, inta Nasiibka u heshey inuu metelo ayaa calaf u yeeshay, waa qof u qalma in loo doorto Madaxweyne iyo Xilal sarsare.
@bashirhasan6497
@bashirhasan6497 Жыл бұрын
Ma darod bad tahay 😂😂😂
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
@@bashirhasan6497 😂daarood 😂ma cudurkii😂ku dilinlahaa??
@bashirhasan6497
@bashirhasan6497 Жыл бұрын
@@shukri114mohammed2 mye waa xanuun somali ku dhax jira waa cad xarana kkkkk
@sayidhuseenshire732
@sayidhuseenshire732 Жыл бұрын
Geesi hadalkiisu cadaaladda taabanaayo guulayso xildhibaane
@saciidoshaxmed2949
@saciidoshaxmed2949 Жыл бұрын
Maashaa alaah xildhibaanka si xaqiiq ah ayuu uhadlay laba waalid oo wanaagsana weey dhaleen runtii waan la qiirooday markii uu yiri hooyadeeybaa manjer dhaqaalaha ii aheyd kalsoonida qoyska ayay ka soo bilaabataa alaha ku xifdiyo xildhibaane
@ibraahimomar9979
@ibraahimomar9979 Жыл бұрын
Guulayso xildhabaan dhalinyaro ah, aqoon yahan dhisan👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯👍👍👍👍
@hodansalah1508
@hodansalah1508 Жыл бұрын
Masha Allah Somalia ama Somaliland waxan aad ugu bahanahay Xildhiban Ahmed iyo kuwa la mid waa nin dhalinyaro ah hadaal wanagsan hufnaan WELL SAID 👏👏👏👏👏👏👏
@warsamemaxamed8558
@warsamemaxamed8558 Жыл бұрын
Viva mr mp am from sool
@bedermohamed5030
@bedermohamed5030 Жыл бұрын
Ninkani waa wax garad laakin hala ilaaliyo
@mastermind.252
@mastermind.252 Жыл бұрын
Legendary talk Ahmed Khalif speakes the truth 👏 🙌 💯 👌 🙏
@hindarooble4075
@hindarooble4075 Жыл бұрын
Maandhaa alaa ilaahay ha ku dhawro waxaad tshay mustaqbalka umada soomaaliyeed❤❤❤❤❤🥀💐
@abdiosman6678
@abdiosman6678 Жыл бұрын
I haven’t seen this young man before and I haven’t finished this interview, but I’m very proud Somaliland has this good quality person in their politic chamber. I don’t know his tribe I don’t know his last name. His winning number won’t matter as he mentioned. I would say keep up the good job!!! Somaliland needs it’s young generation to lead the country.
@mofathi4162
@mofathi4162 Жыл бұрын
Waa Xildhibaanka keliya een waraysigiisa intaan bilaabo aan dhameeyana, weliba isaga oo 1:30+ soconaaya. Xildhibaankani waa Ragg iyo Rabbi yaqaan, guulayso Xildhibaan mustaqbal fiican oo siyaasadeed ayaad leedahaye.
@arimahacaafimaadka3702
@arimahacaafimaadka3702 Жыл бұрын
Legend. Allaha ka barakeeyo xil dhiibaan. MMTV. Waaad mahadsan tihiin
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 Жыл бұрын
xildhibaan Axmed Khaliif iyo xildhibaan Brqad Batuun Allah dharo waa labo qof oo aan aad utaageero labadaan xildhibaan runtaan kujeclahy Allah idindhawro
@idirsbashe586
@idirsbashe586 Жыл бұрын
❤xildhibaan qaliya guulayso 😢runta ayaanu kugu jecelnahay😮
@warismohamud7182
@warismohamud7182 Жыл бұрын
Manshalaah Xldhibaan Caqli badan Mutacalim ah. Fikirkisa fiican dadka la wadaago. Madax waynaha mustaqbalka weeye.Haybad iyo qurux Ilahay siiyay. Ilaahay ha ku Xafido Amiin
@nagaadmohamed5180
@nagaadmohamed5180 Жыл бұрын
Ala qruxdiza haka hadlindee😂 Inaan kligy ujeda modayee
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 Жыл бұрын
@@nagaadmohamed5180 kkkkkk iska dhici
@A-Dirir11
@A-Dirir11 Жыл бұрын
😂😂
@nuraqallib9103
@nuraqallib9103 Жыл бұрын
Maasha allaah
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@@nagaadmohamed5180 🤣😂😅😂🤣😂😅
@yahyegani8164
@yahyegani8164 Жыл бұрын
Ninkaa waa masuul caqli badan
@nuraqallib9103
@nuraqallib9103 Жыл бұрын
Maasha allaah
@A-Dirir11
@A-Dirir11 Жыл бұрын
Xildhibaanku waa libaax aan runta ka gaban. Proud of you abti
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 Жыл бұрын
GEESI GEESI DHALAY GUUL IYO GOBONIMO HORE U SOCO ALLAAHU MACAAKUM
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Жыл бұрын
WAA KHAAIN SOMALILAND KULA KACAY KHAYAANO QARAN ISAGA OO SHEEGANAYA INUU YAHAY CILDHIBAAN U DHAARTAY DIINTIISA IYO DALKIISA IYO DADKIISA !!!!!
@ibraahimomar9979
@ibraahimomar9979 Жыл бұрын
​@@ahmedgaileh Kkkkk kuwa dhiigii shacabka daadiyay ee xilka loodhaariyay yaga wax ku sheeg?? Niicda iyo cuqdada lafadhiiso mafiyo grupp, calankii buluuga baad madaarkii hargaysa durbaan uga tuntay iyo irirsamale 🤮🤮🤮yaa khiyaanay wadanka?? Naga fadhiista meel oramayay bilaa damiirka ahi ee meesha baas katimi furuuqdii TPLF wadanka kaga tagtay ahi😶‍🌫️😶‍🌫️😶‍🌫️
@abdifatahkalif407
@abdifatahkalif407 Жыл бұрын
I presume Somalis in general should be prould the fact that this guy is Somali. Thumbs up, cheif and wishing you all the best in your steps ahead!
@oamaer
@oamaer Жыл бұрын
Smart brother indeed, to me he knows the steps ahead and he gave fair warnings on what is ahead if fairness is not the result soon in the Awdal state of Somalia.
@abdifatahturkey75
@abdifatahturkey75 Жыл бұрын
ONE OF THE MOST WATCHED VIDEOS AYUU NOQON DOONAA INSHA ALLAH Xildhibaan axmed khaliif Waa shakhsi degen aqoon hadla isla markaana runta aan ka gaban Waa Xildhibaanka keliya ee aan taageero guulayso sxb
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Waa xildhibaan aaminsan ilaahay oo aan guulwadeyn ku shaqeyn, waxa loo baahanyahay ninkan oo kale iyo mr Abiib iyo Guruuje
@AhmedHusein-ok5qy
@AhmedHusein-ok5qy Жыл бұрын
Xildhibaan qaaliya Walee aayo ayuu leeyahay
@maxamadxasan6850
@maxamadxasan6850 Жыл бұрын
Ducada aabihi iyo hooyadii ayaa guul uhorseeday
@anisamohamed7765
@anisamohamed7765 Жыл бұрын
Ninkaaan waa lagend wlhi ❤
@fahinamin7174
@fahinamin7174 Жыл бұрын
XIildhibaanka Axmed waa xidig u soo baxay reer Soomaaliland oo leh mustaqbil ifaya ee ilaashadda,
@khadarismaciil8975
@khadarismaciil8975 Жыл бұрын
Mashaa allah waa xildhibaan da yar oo caqli badan niyad fiican run sheeg ah illahay ha barakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin
@user-sf8wc6wc6v
@user-sf8wc6wc6v Жыл бұрын
GEESI GEESI DHALAY , TAARIIKHDA KU XUSI DOONTA , KUBA XUSTAYEE. HADAL YAQAAN, HAWLKARNIMO IYO HANSARE AYAA KUGU KULMAY MASUUL MANSHA ALLAH.
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 Жыл бұрын
Xil. AXMED KHALIF waa very intelegence and open minded man waxa uu ka hadlayo waa nin si fiican uyaqana hadalkiisuna cadyahay karamo iyo sharaf ayaad leedahay xildhiban garabkaaga ayaanu nahay ❤️🥰🙏
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
Shu,ayb Ma ninka madaxwaynaha ku yidhi beenaale ayaad yahay ayaa amaanaysaa kolay waxaad jeclaan lahayd inaad ku hadasho ayuu ku hadlay malaha sidaas ayaad ku amaantay
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 Жыл бұрын
@@ilhanhassan9813 walal malaa maad dhamaysan hadalkiisa kalmadii uu madax waynaha uu ku yidhi wuu ka garaabay inay khalad ahaydna wuu qirtay raali galina wuu bixiyay markaa bini aadamku wuu khaldamaa waxase ugu fiican midka khaladkiisa kasoo noqda
@nuraqallib9103
@nuraqallib9103 Жыл бұрын
​@@ilhanhassan9813 madax waynaha yarkaa uu awoowaha unoqonkaro ayaa kacqli badan oo ka aragtidheer
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
Shuayb Waa runtaa walaalo laakiin dambiga laascaanood ay gaysteen ayuu soomaaliland dhakada ka saaray Laascaanood iyagoo yidhi naga raafa raxan waynta ayay soomaaliland ku soo rogeen Dadna bambi ay leeyihiin ayay ku rogaan dad kale dadka qaarna dambi aanay lahyn ayay isa saaraan sida xildhibaankan ninkii yishi gala dagaalkana aan runta u sheegin ee ka soo baqaya madaxwaynaha ku leh adigaa laascaanood u sabab ah cadaalad daro ayaan u arkaa
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs Жыл бұрын
Ilaahay soomaaliland nabad ha inooga dhigo umadeenana ha inoo mideeyo madaxdana khayrka ha waafajiyo
@oamaer
@oamaer Жыл бұрын
Ilaahay soomaalia* nabad ha inooga dhigo umadeenana ha inoo mideeyo madaxdana khayrka ha waafajiyo 7 Reply
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@@oamaer Amiin...Amiin🙏🙏🙏🙏
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Ilahey idinma wafajiyo waayo soomaali dhan baad kudhibateysen neceyb baa idinka buuxa makrigiina ilahey ha idinkuceliyo
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@@saadhussein5466 Soomaaliweyn Allah ha mideeyo walaal taas baynu dhamaan ku wada caano maalney.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jazmeenhassan5943
@jazmeenhassan5943 Жыл бұрын
@@oamaer ❤😂😂Ameen
@AhmedmohmedomatAhmedmoha-vs1vb
@AhmedmohmedomatAhmedmoha-vs1vb Жыл бұрын
Waa giisi runshega Axmed khaliif kaleexda sxb
@omarN
@omarN Жыл бұрын
Very intelligent young politician. Masha allah guuleyso
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Geesi geesi dhaley oon runta ka baqan isaga iyo saaxiibkiis mudane Abiib.
@fatuh4811
@fatuh4811 Жыл бұрын
Geesi 1500,60 isaga Macna wayn bay ugu fadhida ninki hadlaya ba ha iska hadlo, I like his confidence, libaax, walalo adiga iyo Mr abiib Runta ilahay ba jecel sheega intaan sheegi kartaan, been iyo laba wajilinima laydin raba somaliduna beenalayaasha ayey jecel yihiin, keep going.
@khaalidxaqdoon8653
@khaalidxaqdoon8653 Жыл бұрын
MAASHAAA ALLAAAAH XILDHIBAAN CAQLI BADAN, GARSHO LEH, CABDIRASAAQ KHALIIF IYO XAGLO TOOSIYABA WAA LABADA CAQLI EE DHULBAHANTE WAX KA KEENI KARA BARRI TOOLE HARTI.
@maryan4451
@maryan4451 Жыл бұрын
Mashaallah Allaaha ku barakeeyo oo ku dhawro geesi jir oo joog ❤
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Жыл бұрын
Abdirsaaq Khaliif waa xildhibaan dhalinyaro ah laakiin aad iyo aad u aqli badan maasha allaah.
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
Armed dhe
@HassanBasri725
@HassanBasri725 Жыл бұрын
Ninkan Cabdirisaaq khaliif maaha waa Axmed khaliif
@mawlidcali-of7yx
@mawlidcali-of7yx Жыл бұрын
XIldhibaankaygii ❤guulayso
@FaaraxCabdi-ip5rl
@FaaraxCabdi-ip5rl Жыл бұрын
Wlhi Runtaad sheegtay mid aanu soo saarnayba oo aanu cod badan siinayba wxba kama hayno insha allah doorashada danbe adan kuu codaynayaaa❤❤
@munadeeromotter123
@munadeeromotter123 Жыл бұрын
❤ never give up ❤ brother
@nuraqallib9103
@nuraqallib9103 Жыл бұрын
Maasha allaah fariid walee waa nin jira
@hodanabdimohamed6440
@hodanabdimohamed6440 Жыл бұрын
Mansha Allah xildhibban qaaliya gulleyso
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Жыл бұрын
Waa taas maskaxadda caafimaadka qabta. Calanku wax macno ah kuma fadhiyo nafta shacabka ayàa ka qiimo badan.
@mukhtaradam7057
@mukhtaradam7057 Жыл бұрын
Xildhibaankan waa raga runta ku dhinta guul wadayna ma yaqaano. Waa ku tageersanahay. Xil ahmed khalif
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 Жыл бұрын
He is the true Legend ✍🏾
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
He tells the truth about the Madness that’s going on iN SL
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander Жыл бұрын
Masha Allah dhalinyarta nocana Ayuu waddanku ubahanyey Go forward xildhiban 👍
@siyaadomar5292
@siyaadomar5292 Жыл бұрын
Well said
@siyaadomar5292
@siyaadomar5292 Жыл бұрын
Respect goes out to you
@arimahacaafimaadka3702
@arimahacaafimaadka3702 Жыл бұрын
Masha Allah waraysiga sanadka. Wuxuu muujiyay geesinimo, garawshiiyo, run sheeg nimo, abaal celin, iyo u hadlid dadka aaan hadli karin. Guulayso. Isha qabyaaalada kuwa kugu reg ayaan siyaasi baaad u tahay. Waa ok
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 Жыл бұрын
Kkk... weli rag baa dunida kunool. Geesi geesi dhalay, guulayso.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Жыл бұрын
Waa gotta Isaaq. Garxajis waa gotta Isaaq. Isaaqa kale waa iska mooryaan
@zamomar4414
@zamomar4414 Жыл бұрын
qofka runta sheegaa Ka quruxbadan dadka kale sabatuna waa kalsoonida geesi isku kalsoon
@ibraahimomar9979
@ibraahimomar9979 Жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 guulayso xildhibaan👍👍👍👍👍👍👍
@mrsaidmoha8097
@mrsaidmoha8097 Жыл бұрын
Hooyo and aabbe❤❤❤Allaha noo daayo
@zakariyaaabdiahmedbzb7592
@zakariyaaabdiahmedbzb7592 10 ай бұрын
هدا الولد شاب طويل النظر ماشاء الله
@issaissack2546
@issaissack2546 Жыл бұрын
Honest, brave, and intelligent. He's not an emotional fool like many old politicians in Somaliland, including Muuse Biixi, who can not differentiate between the 1990s SNM tribal politics and 2023 ideological politics in Somaliland Well done, Honorable Mp. 👏🫡
@NuraMusa2278
@NuraMusa2278 Жыл бұрын
True!
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 Жыл бұрын
Issa Issack, SALAAN KA BACDI adeer qalad baad fahamtay haddii aad tahay DURIYADDA REER SOMALILAND E ISA SAX HADDIISE AAD TAHAY HADHAAGII FAQASH AMMA DHASHOODII XOR BAA U TAHAY WAXAAD KU HADLAYSO E ISKA WALAAQO.
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 Жыл бұрын
Ninkani tiradaba wuu hayaaye 38 dhulbahante 9 fiqishini 230 habarjeclo inta kalena reerkisa wlhi ninkaasi wan u codeine lahaa tiradaba sidaa u haya gusoomiyaha golahaba wad u qalantaa....
@ahmedahmedahmed1036
@ahmedahmedahmed1036 Жыл бұрын
Asc
@ayanothman4963
@ayanothman4963 Жыл бұрын
Masha'Allaah Ya Yaazir my young bro. Waa wariye aan aad uga helo su'aalihii
@Maajidafarxaan123
@Maajidafarxaan123 17 күн бұрын
Xildhiban Axmad khalif waan kutagera❤❤❤❤
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Inandhalinyaro ah oo isku dhaama dhamaan odayada kuraasta fadhiya
@ibrahimyusuf3850
@ibrahimyusuf3850 Жыл бұрын
Good point xildhiban 👍
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 Жыл бұрын
💯👍👏👏👏
@somalilandnew
@somalilandnew Жыл бұрын
ninkani waa nin libax ah! mashallah!
@abduladan1705
@abduladan1705 Жыл бұрын
Somali waxey ubahantahay dhalinyaro siyasiyina oo sida xildhiban ookale
@abdifataahmahamoud7586
@abdifataahmahamoud7586 Жыл бұрын
Legend indrkay ❤❤❤❤❤
@abdallaismail7660
@abdallaismail7660 Жыл бұрын
Wilhoog ❤
@Dugsiiye2002
@Dugsiiye2002 Жыл бұрын
Madaxweyne ha mustaqbalka insha Allah waa axmed khaliif
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Waa la xayirayaas khaliif
@museadan9335
@museadan9335 Жыл бұрын
1500 oo qof ya heeli kara aduunkan
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
weliba HY Dhulbahnate HJ iyo Fiqishini leh halka kuwa reer Hargeisa reerkooda oo sooca u codeeyeen
@abdiyusuf4049
@abdiyusuf4049 Жыл бұрын
Xildhibaan axmed somaliland kuma jecllee ALLE HAKU JECLAADO
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Жыл бұрын
He is a total man and complete politician he has all the qualities of effective leadership his courage,strength, and interpersonal skills are another level bravo👏 .
@shuaybmahdi4289
@shuaybmahdi4289 Жыл бұрын
He's just born yesterday and doesn't know about the day before yesterday.
@BH-lb9vt
@BH-lb9vt Жыл бұрын
@@shuaybmahdi4289 Heego shut up 🤫
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
Shuayb Mahdi Sir ayaa walaalo laga hayaa wuxuu ku celcelinayaa waligood lagama adkaa hadaa siday dhulbahanta dhulka oo dhan uga qaadeen
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Dhulka cid kaqaaday majirin adigu markaad tuurta kuwadey xeebaha Barbara ingiriis ee ay ladagaalamayeen ayay kaguureen sidaas baad kudegteen dhawrka magaalo ee aad degantihiin ee iyagu degi jireen. Bal dagaalkee ayaad uga qaaday oo aad islagasheen?
@tfarahan27
@tfarahan27 Жыл бұрын
He’s idiot with makeup 💄
@qadanfarax9924
@qadanfarax9924 Жыл бұрын
guuleyso geesi xaqa ku adimaaya
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 Жыл бұрын
Kani waa caaqil.. Run sheeg ah.
@fatiaden2130
@fatiaden2130 Жыл бұрын
Ninkan legend weyee . Wuxuu xoog tusaale cad ugu yahay hadii dhalinta wx lagu aamini lahaa in dalku democracy dhaba u tilaabsan lahaa🎉
@ibraahimomar9979
@ibraahimomar9979 Жыл бұрын
Geesi geesi dhalay👍👍👍👍👍👍
@jibrilawed4586
@jibrilawed4586 Жыл бұрын
Walaahay ninkan waa libaax the legendary ninka raganimadiisa waa la qiraaa
@halimaahmed2552
@halimaahmed2552 Жыл бұрын
Asc maashaa alaah shaqsigaan oo kale aduunka magunoolyahay Waxa uu ku hadlay wali ma aanan a rag nin siyaasi ah o runta sheega ilaahay ha ku xafido aduun iyo aaqiro maashaa alaah
@user-sw4px6md1u
@user-sw4px6md1u 7 ай бұрын
Maashaa Allah alle haku dhowro
@melmi9330
@melmi9330 Жыл бұрын
Fariid runsheega indha laga baqda Ilaahay bay ku yaalaan rageedii barta kaga hay xaq u dirir 👏👏👏👏
@shucaybmaxbuub7663
@shucaybmaxbuub7663 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@wayraxali2944
@wayraxali2944 Жыл бұрын
Wale wa geesi jira Allaha ku xafido wa nin rageed runta ku dhaqma o daacad ah wadani dhab ah harow soco ila m/weyne wax weynbu tari laha wa nin isku kalson ❤🎉😂😅❤❤❤❤😂❤❤❤🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😢😅
@aminamohammedibrahim9396
@aminamohammedibrahim9396 Жыл бұрын
Maasha allaah guulayso🎉🎉🎉🎉🎉
@idirisgaydhahmedcadare-oz4ec
@idirisgaydhahmedcadare-oz4ec Жыл бұрын
Guulayso marwalba ildhibaan khaliif
@aminamohammedibrahim9396
@aminamohammedibrahim9396 Жыл бұрын
Maasha allaah taraabakalaah
@AamiishekhCabdulahi
@AamiishekhCabdulahi Жыл бұрын
Mnsha allh walahi wiil Kan Waa halyey qaran
@nursingarmedjamacnursingax9368
@nursingarmedjamacnursingax9368 Жыл бұрын
Masha allaag xildhiban dacada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 Жыл бұрын
Ninkani waa nin gob ah oo raganimo leh libaax weeye alle ha karameyo xil axmed khalif
@maymuunsaeed5653
@maymuunsaeed5653 Жыл бұрын
Msha allh maskax cafimd qbta io qalbi daacada wks gulyso xildhibn❤🎉
@abduladan1705
@abduladan1705 Жыл бұрын
Dhadka u matalo waa shacab nasib badan
@somalitech102
@somalitech102 Жыл бұрын
Ninkani waa legend waa ragga ugu waxgaradsan golaha
@aminajafar1987
@aminajafar1987 Жыл бұрын
Xildhibaan Xalaala"" waa kaas""" Axmed khaliif Nooloow🇸🇱👍
@khalidhersi4878
@khalidhersi4878 Жыл бұрын
Xushmad ban ku haya sxp wligana runta sheeeg sidad hadaba u sheegty 🙏
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 Жыл бұрын
Aboowe wiilkan yarow cafisbaad iga tahay aakhiro iyo aduunba weriye usheeg inuu cafis igayahay, inshaa, allaah
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Ilahey hakucafiyo waamahadsantahey
@bustaalefarah4778
@bustaalefarah4778 Жыл бұрын
Wow xildhiban axmed khalif xildhibanada adunka ayuu la jaanqadi karaa
@jamaabdilahi6672
@jamaabdilahi6672 Жыл бұрын
Guulayso xildhibaan warkiisu cadyahay.
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Жыл бұрын
Ninkan yari wlhy waa nin adayg waa geesi geesi dhalay mar haduu yidhi dadkii codka isiiyay calaa qof ayaan u garanayaa oo albaab kasta aniga ayaa garaacayay oo codka waydiisanaayay xildhibaan waxaan kuu sheegayaa oo aan ku tusidoonaa adiga oo wadankan ka noqda madaxwaynaha mustaqbalka.. sidoo kale waxaan kuu ogahay xukuumada dhawaan imaanaysa ee uu hogaaminaayo c/raxmaan cirro in aad ka noqondoonto wasiirka wasiirada ugu dambayn waad kasoo gudubtay dhibaato kasta oo kaa hortaagnayd in aad ka midnoqoto golaha baarlamaanka waxaad leedahay cadaw badan waligaa iska ilaali oo isha aad ugu hay cadawgaaga gaarka ah ❤❤❤❤❤❤❤ hore usoco indr ❤❤❤❤
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Жыл бұрын
Mohamed abdi ilik please 🙏raga nuucaaan ah ha wareesto Ka dhaaafa Ciyaaalka nuucaan ah 🙏
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 75 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 24 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
"Aabahay ayaa ii iibiyay guri ku yaala Ruqi" Xildhibaan Maxamed Abiib.
1:04:57
WARKA DUHUR EE KNN 08 08 2024
20:13
KNN
Рет қаралды 540
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 75 МЛН