maasha Allaaah wlll bishaar Allaaha kuu barakeeyo ganacsigaaaga
@nadiraabdourachid2 жыл бұрын
Masha allah waraysi wanagsan iyo nin dadaal badan Allaha ku barakeeyo ganacsigaga anaga iftin baad noo tahay iyo tusaale wanagsan
@deqdarajo72653 жыл бұрын
U are good example my brother bishar deere keep going soon will jion
@kaysarabdi14653 жыл бұрын
Waa nin hormar sameyay oo aan wax badan ka faaiday mahadsanid wll
@abshirbarre70922 жыл бұрын
Marlabaad iyo mar sedexaad baan kuugu duceeyey ganacsigaaga masha allah wll kudayasho mudan
@abdikhadarmohamed17622 жыл бұрын
Nambarkiisa ayaan ubaahanhay bishaar dheere from Zambia.
@jeeyjigjigaawi21392 жыл бұрын
Wll nmbrkiisa maheshay anga xitaa waan ubaah naa
@batrudinqhafow1193 Жыл бұрын
Anigawo wanubaxnaxay
@bisharmahamad34682 жыл бұрын
maansha allah wll bishar waad dadaashee ganacsigaaga ilahay ha kuu barakeeyo wll
@faisalabdikadir34063 жыл бұрын
Bashar dhere waa nin hami leh kudayasho mudan. Allaha haku barakeeyo sxp
@user-lw3yj8ge4l10 ай бұрын
Bashaar dheere is one of my best influence in my life is good example for my life
@kerowharun93432 жыл бұрын
I need to meet this young and innovative guy
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
Manzha Allah 🖤❤️ bushar dheere waa qof dadaal badan oo diintiisa ku wanaagsan ✏️ ilahay kuwa diintiisa jaclaysid sido kala Aduunka kuwu dadaal badan 😀inzha Allah guul
@Ahmed-kw7rf2 жыл бұрын
Masha allah perfect example
@bashiirjeeni53583 жыл бұрын
Alle hawbarakeyo wllken bashir dhere ganacsigiisa.
@ShirwacAhmed Жыл бұрын
Masha allaaah ilaahay haku barakeeyo role model ayaaa noo thy dhalinta somaliyeed ilaaahay hakoo kaaa desto
@Quraan2040 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
Mnsha Allah warbixin wanaagsan Mnsha Allah Ustaad
@smartzuhaip22553 жыл бұрын
Masha allaah
@mustafedheelaye76242 жыл бұрын
M.a woow amazing 💗
@abshirbarre70922 жыл бұрын
M.a runtii waa wax lagu farxo nin dhalin yaraa oo soomaaliya keepgoing bro
@abdirizakmohamed7428 Жыл бұрын
Masha allah bashaar alle habarakeeyo ganacsigiisa wuxuu dhiiri galin uyahey dhamaan dhalinta soomaaliyeed.
@iimaanbile43823 жыл бұрын
MAANSHAALLAH HORE U SOCO
@user-sk8bn2bj2u2 жыл бұрын
Guuleyso bashiir
@user-ek7zp9td8e9 ай бұрын
nin adag pro keep going
@Abdallah_672 Жыл бұрын
Mashallah Business needs are the opportunities
@ahmedkaisehashi1643 жыл бұрын
Every one skill you will make
@sadefarah2918 Жыл бұрын
mansha ALLAH
@ayanxarago15712 жыл бұрын
Walahi tusala iithy illhy haku xifdiyo
@sahrasharaf447 Жыл бұрын
Maaaaaashaa alllah masuul ganacsigaaga alllaha kuubarakeeyo waxaad mudabrahay in ay kugu daydaan dhalinta lodkaaga ah
@xarafmaal1242 Жыл бұрын
14:30 Diinta inta wngsn ayay ka qaateen gaaladu ha odhan sheekh koly umaad kasine way kuhoos martye qof ehludiina ayaa tahye🤕 inaga diintenu way wada fcnthye 🍇🥰👍islam Lkn qof kudayasho mudan ayaad noo tahy anaga bishaarow 👍👍👍🥰🥰
@zuhuuribrahim90902 жыл бұрын
Slc ilaahy dhamaan dhalinyarada soomaaliyeed ha xidiyo. Walaal waxan kula talin lahaa in aynu luqadeena isticmaalin waayo afkeenu wuu sii socdaa hadii aanay dadka dhalinyarada badbaadinin.
@Mo_Am_Mo Жыл бұрын
50 ka sano ee soo socota Af soomaaliga sidan wuu ka sii liidan doonaa lagumana hadli hadii sidaan wax ku sodaan
@alisiidow62612 жыл бұрын
Can I get a chance to talk to Dhere
@haashimmahamud5222 жыл бұрын
Cidii ilahy wax siin rabo hadu dadaalo wuu helaya ama shaqee 14 saac ama shaee 20 Saac
@cmaalikmaxamed8690 Жыл бұрын
👋👋👋👋👋👋👋👋👋🌍👍
@mahamuudnuur9571 Жыл бұрын
Bashaaro sxb sare WhatsApp maad noo sheegtid sxb sare
@NurAbdi-el3kg Жыл бұрын
Waa nin kudayasho mudan dhanka ganacsiga iyo ladhaqanka dadyowga kale ee dunida. Wad ku mahadsantahay dhiirigelintaada
@khalifjama39252 жыл бұрын
Maansha allah
@حمسي3 жыл бұрын
Wariyuhu kulah meel doqon magarto ah bad heshy🙄🙄 Kn wariyee mahee wa geel jiire
@maneytalk92962 жыл бұрын
KKK you made me day bro
@najmamohamed96682 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Waad iga qoslisay.
@vonovio37262 жыл бұрын
Hadalada badh waa dadan, badhna wayska daalacan, Suaashani sarbeeb ayay ahayd uu ku raadinayay jawaab macne wayn soo walwaasha, qaabka uu u dhigay ayaana laga daalacan karay.
@foos81 Жыл бұрын
Asc asxaabta iga nasiib badan ninkan naagta hesho❤
@user-hq5mc5zi9y Жыл бұрын
hhhhhh😆😆😆
@amiirmaxamed21492 жыл бұрын
Somalidu mayna millionaire mayna dhaafin
@cabdiwali2375 Жыл бұрын
Ninkan anigu 7ciyaalà anoo waatan utegay aniga iyo nin aan sxb aheyn oo abgaala oo isku baraney kakuma runtii anigu ninkan ninbaa ii sheegay oo igu yiri waa reer hebel utaga ha idin caawiyo ileyn south sudaney maxaad aheyd adiga caruurtaadi bal tag dal iyo dad aadan aqoon bal fahma adoon aqoon dad iyo dal aadan aqoon ogow anoo majeerteena iyo sxbkey oo aan isku naf aheyn oo abgaala oo waceysla baa u tagney anigu xaas 7ciyaala wataa isna xaas iyo 3ciyaala 900 oo doolar buu aniga isisayey iran 600boqol su aashuu na weydiiyay waxey aheyd ma joogeysaan mise orod baad ku jidhaan orod baa ale noo qadarey taladiisii meynaan qaadan