20 sanno ka hor ayuu dhakhtarku igu yidhi waad dhimanaysaa.

  Рет қаралды 116,835

MM Somali TV

MM Somali TV

9 ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 226
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 9 ай бұрын
Ilaahay caafimaad ha ku siiyo. Cudurka ha kaa qaado. Sidoo kale dadka kale ee buka iyagana caafimaad Allaha siiyo. Aamiin. Fadlan Maxamd Oomaarow la dardaaran kuwa weli jaadka iyo sigaarka ku waalan. Midda kale sadaqada badi.
@abubakarabdiwarsame8249
@abubakarabdiwarsame8249 9 ай бұрын
0
@Hanmor3412
@Hanmor3412 9 ай бұрын
Subxaanalalah😢 eeg sidu xaaskisa wanaageda iyo samirkeeda u qirayo
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO 9 ай бұрын
Hadaa muu qarinlaHaa😅
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 9 ай бұрын
Walal allaha caafimaad waara allaha ku siiyo. Intii xannuun iyo dhibaato aad soo martay allaha dembi dhaaf hakaaga dhigo. Walal sadaqada badso. Awlaada iyo reerka iyo caafimaadka iyo maalka allaha kuu barakeeyo. Insha allah. Mansha Allah waa qiso cibro qaadasho mudan runtii.
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 9 ай бұрын
Ilaahay caafimaad taam ah haku siiyo inaadeer Daroogooyinkan waxaa loogu tolo galay in ummadeena lagu baa'biyo tolow goormay dadkeenu fahmi doonaan dhibaatadan wayn.
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 9 ай бұрын
Masha allah allah cafiimaadka hawgu wado ❤❤❤❤❤
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 9 ай бұрын
Ilaahay cafimaad ayaa ku wayediyey niyadaad wanaagsan ayaa ilaahay kuu qaday.
@ahmedmahmed9355
@ahmedmahmed9355 9 ай бұрын
Runtii waa qof wx badan oo wanaagsan tusaale ku ah , Alle haku caafiyo Adeer . Hana ku tusaala qaataan dadka balwadaha ay ka midka yihiin Jaadka iyo Sigaarka I.W.M. ay ogaadaan cidda u horaysa ee ay wax yeelaynayaan ay tahay naftooda . Iyo in la iska ilaaliyo quusta oo Allaah lagu kalsoonaado .
@iidaadan1464
@iidaadan1464 9 ай бұрын
Inaad noolaato waa fursad Alle ugu mahadnaq marwalba caafimaadka.
@adowmohamed2144
@adowmohamed2144 9 ай бұрын
May Allah gives you quick recovery Ameen
@Jagsan4242
@Jagsan4242 9 ай бұрын
Wa run balwad nuucay doonta ha ahaate wa dilaa insha allaah waxa ku rajaynaya cafimad bdn iyo cimri dherer adna ilig mahadsanid inbdn ba ku leehay
@-gn9mx
@-gn9mx 9 ай бұрын
Masha Allah ilahay caafimadka haku siyaadiyo inta hada cuntana waxan rajaynaa inay tani unoqoto nahaayadii aykujoojin lahaayeen
@fardowsamohamud9701
@fardowsamohamud9701 6 ай бұрын
Ilaahay Somali ha barakeeyo, waxay ku fiican yihiin qofka dhiban caawintiisa,
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 9 ай бұрын
Mashaallah illahay ha ku barakeeyo waxaad ka waran tay taariikh dheer
@abdifatahamin3220
@abdifatahamin3220 9 ай бұрын
Illahay wixii hore danbi dhaaf hakaaga dhigo Inta danbe na caafimaad taam ah iyo miri dheer cinaado suuban inshallah
@marwaanmarwo-qf1cm
@marwaanmarwo-qf1cm 9 ай бұрын
ALLAAAH HA KU CAAFIYO BAL ISKA ILAALI EREYADA LAQWIGA WAAYO DADKU ISKUMID MAAHA DAD ALLAAH UU KARAAMO GAARA SIIYEY AYAA JIRA LAAKIIN ISMA OGID INA AABOOW💎BAL ANA IISOO DUCEE ALLAAH HA II AQBALO AAMIIN.
@amalidiris9641
@amalidiris9641 9 ай бұрын
Masha Allah.Ilahay karti iyo sabir bu siyay cafimad allaha usiyadiyo
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 9 ай бұрын
Ilaahay bari adeerka kudheh oo saliga nabiga iyo tasbiixda badso kudheh wllo wariyaha saas kudheh ilaahay baa kaa maaran siinayee alle bari dheh
@sahraj3885
@sahraj3885 9 ай бұрын
Asalamu Caleykum Inaader Illahey ha kuu sii siyaadiyo Caafimaadkaaga Mahad oo dhan Illahey baa iska dheh Alxamdullilah, Dadkaa ku caawiyeyna Allah keyr ha siiyo, inta Darooga qaadatana Allah ha ka soo hadeeyo ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin ❤ Dadkaa ku caafiyey ee Reer Abu-site baan ka aqaanaa oo aanu qaarkood Reer na wada dhaley , Runtii Reer Abu-Site waa Dadkii Gobta ahaa , Maalkana lahaa Maansha Allah Tabaraka Allah ❤
@fartunmohammed7162
@fartunmohammed7162 6 ай бұрын
Ilahay cafimaad buxa ha ku siyo adeer. Cimri dheer iyo cobaado suuban ilahay ha ku siyo Aamiin Yaa Rabbi
@leylasuheyb6012
@leylasuheyb6012 9 ай бұрын
Illaahay cafimad taama hasiiyo aamiin
@SacadGoud
@SacadGoud 8 ай бұрын
"Ilaahay wan jeclahay, inchallah Ilaahayna waa i jecelyahay" ❤
@kuraaxaysonolosho5853
@kuraaxaysonolosho5853 9 ай бұрын
Ilaaaha raxmanka ha ku caafiyo yaaa rabi xanuunkan cafimad dag dag ha ku siiyo amiin yaaa rabi
@saadhussein5466
@saadhussein5466 9 ай бұрын
الحمد للّه الذي بنعمته تتم الصالحات الحمد لله الذي عافاني مما ابتلاك به وفضلني علي كثيرا ممن خلق تفضيلا
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 9 ай бұрын
Masha Allaah tabarakaraxman inadeerkay mujaahid Maxamed oomaar waa tusaale nool xaga caafimaadka cimri dheer cafimaad iyo camal saalax ah ayaan kuu rajaynayaa ❤ Fatuma farabadane
@goobjoog7658
@goobjoog7658 9 ай бұрын
Hooyaday ayaa hadda joogta India oo u baahan qalliin ah in Battery hore ugu jiray laga beddelo. Qiimaha lagu beddelayaa wuxuu noqday 20,000$. Ilaahay baa caafimaadka keena. Cid na caawisa ayaanu u baahanahay. Cid dhaqaalahaa naga caawisa miyaad garanysaa wll?
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 9 ай бұрын
ALLAH CAAFIMAADKA HA KUUGU WADO, WAA NIN WANAAGSAN OO ALLAH GARANAYA OO GARAN KARA QALADAADKA AADANUHU NAFTOODA KA GALAYAAN. ALLAH HA KU BARAKEEYO OO CAAFIMAAD TAAM AH HA KU SIIYO AAMIIN.
@adeshkadesh4964
@adeshkadesh4964 9 ай бұрын
Allha caafiyo wllkn wa tusaale nool dhibatada mandoriyaha
@hassan-8474
@hassan-8474 9 ай бұрын
War heedhe armuu ahaa Maski ku qaniin jiray ka dibna markaad waynaatay armay Maska suntiisa wadnaha qaybta ogsejiinka wax gaaray, siday ila tahay, imisaa qof baa jaad iyo sigar iyo shiishad istacmaalo oo waxban qabin ee Maskii ku qaniini jiray ayaa ugu wacan wadnahaaga dhibta gaardhay ee ilaah cafimaad iyo cimri dheer alaha ku siiyo Aamiin.
@kadra825
@kadra825 9 ай бұрын
الحمد الله على نعمة الإسلام وكفى بالله وكيل الحمد الله رب العالمين يارب يارب يارب يارب سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 8 ай бұрын
😢😢Alxm 27years baan jiraa weligayna belwad ma isticmaalin, Alle ha ku caafiyo adeer wlhi waan markay sheekadu soo gaadhay battery-ga iyo xaalkiisa
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 9 ай бұрын
Allaah ayaa mahad oo idil leh nolasha wasac allaha kaga dhigo cimri dher allaha ku siiyo aniga 24 sano jiraa qadka mar mar bshii 2 mar cunaa malinkas iyo habenkas u fadhista inta kale wa iska shaqesta oo igama maqna alle waxan ka barya inu i nacsiiyo insha.allah wax badana wan ka faaiday quf ka wen wa cilmi socda cimri iyo cafinad alle kaga baryaa
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 9 ай бұрын
😢😢😢 Yaa raxmaan cafimaad taamA oo degdega sii Yaa allah ugargaar miskiinka runtii aad baan uga murugooday 😢 Ilahay swt hashaafiyo
@mhassan0163
@mhassan0163 9 ай бұрын
Dhallinyaradu wax haku qaadato, jaadka, sigaarka iyo balwadaha iska ilaaliya, jimicsiga badiya, werwerka iyo qulubka ka cawdu billaysta, keep a healthy life style, 65 jir baan ahay, waligay cusbitaal habeen maan gelin, Alhamdullilah, waligay qaad maan cunin, sigaar maan cabin, mid kale iska daa,
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 9 ай бұрын
Masha Allaah ilaahay ha kuu siyaadsho diinta iyo cabsida Allaah ❤❤❤❤
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 9 ай бұрын
Illaahy inti xnunsan ha caafiyo aamin yaa rabi
@marwaanmarwo-qf1cm
@marwaanmarwo-qf1cm 9 ай бұрын
NAANSHAA ALLAAH ALLAAH WAA WUU KUJECELYAHAY
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 9 ай бұрын
Allaha awooda leh caafimaad degdeg ah ha ku siiyo 😢
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 9 ай бұрын
Alhamdulilaah afka haka qaadin walaal May Allah give you Shifac
@Shar282
@Shar282 9 ай бұрын
Ilaaheey ha caafiyo aamiin
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 8 ай бұрын
What a brave man ! Advice taken.
@nashou22
@nashou22 9 ай бұрын
Mashallah, allah haku xafido
@faziaahmed9537
@faziaahmed9537 9 ай бұрын
Allah ha ku caafiyo Adeer 😢. Dembidhaaf Allah ha kaaga dhigo .
@ubahyusuf9629
@ubahyusuf9629 9 ай бұрын
Allaah caafimaadkaaga allaah ha kuu ziyaadiyo ❤walaal
@SofiDual-gz5dr
@SofiDual-gz5dr 9 ай бұрын
Dhaqanka issaaqa aan ku jecelahay markey qof dhib ku timaado sidey isu caawiyaan ka xafiis jooga ku maal qabeyna ku dibad jooga qof walba wuxu qaban karo ayu sameya waar nagu deyda soomaliyeey
@maammeee
@maammeee 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@kadra825
@kadra825 9 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍❤🎉🎊💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤🎉🎊
@UbaxHassan-yp9ss
@UbaxHassan-yp9ss 6 ай бұрын
Alle .caafiyo. Aamiin. Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xamdiumal
@xamdiumal 9 ай бұрын
Allah caafiyo anaga Alxamdilulaahi caafimaadka nasiiyey
@fatimanour9793
@fatimanour9793 9 ай бұрын
Maansha Alaah Wa Original Ninkaan Wa Nin Daacada Niyadiisa Fiican
@MohamedAhmed22
@MohamedAhmed22 9 ай бұрын
Cimrigaada allaha raajiyo caagimaad qabna haku siiyo walal adiga iyo dhaman walalaha musliminta ee xanuusaneysa . Aan isku wada duceyno marbay samadu furan tahay
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 9 ай бұрын
Amiin Amiin
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 9 ай бұрын
Ilahay ha ku cafiyo
@nuurmustafe
@nuurmustafe 9 ай бұрын
Ilaahay swt caafimaad degdega haku siiyo insha allah adeer 😢🤲
@salmanyusuf988
@salmanyusuf988 9 ай бұрын
Alle caafimaad kaa ka wanaagsan ha ku siiyo ader
@bashiradan6047
@bashiradan6047 9 ай бұрын
Ilaahay ha ku caafiyo adeer.
@um.samiir3755
@um.samiir3755 9 ай бұрын
Subxalaah ilaahay caafimad hakusiiyo aamiin
@princesshawd6859
@princesshawd6859 9 ай бұрын
Mashalah ❤
@MustafaAhmed-vs7kg
@MustafaAhmed-vs7kg 9 ай бұрын
Allah ha caafiyo...waa nin adag!
@suadahmedismail439
@suadahmedismail439 9 ай бұрын
Allah caafimad taama ha ku siiyo walaalo insha Allah
@rashidismail456
@rashidismail456 9 ай бұрын
Mashaa Allah tabaraka Allah waali rajo aan qabi jirin baa igashay
@HIBOIbraahim-ko2jv
@HIBOIbraahim-ko2jv 9 ай бұрын
Alleh adero cafimaad iyo cimiri dheer
@user-yt1wv9sl2e
@user-yt1wv9sl2e 9 ай бұрын
(من أحب لقاء الله أحب الله لقاءه، ومن كره لقاء الله كره الله لقاءه.
@fadumojamac2415
@fadumojamac2415 9 ай бұрын
Masha Allah
@cabdilahixasan9908
@cabdilahixasan9908 9 ай бұрын
Ilaahay baad leedahay
@Degmodeqa
@Degmodeqa 9 ай бұрын
I understand very well this situation, because my 5 years old child has the same problem but he doesn’t have battery. Allah subxaanahu watacaala caafimaad waara hasiiyo intii xanuunsan allahuma amiin.🤲
@abadiromermohamoud2612
@abadiromermohamoud2612 9 ай бұрын
Allah hakuu caafiyo wllo
@june6206
@june6206 9 ай бұрын
Uma malee yo inuu xanuun caruur yahay wa dhibta highcherostarol kee o iyo sugar cabka badan iyo saliva badan artery ga xudidka la yidha ee wadnaha dhiig a geeda xidh ma qalida loo sameeyey. Waxa la yidha bypass surgery baytarigana waxa la yidha pastemaker
@Degmodeqa
@Degmodeqa 9 ай бұрын
@@abadiromermohamoud2612amiin wllo thanks
@Degmodeqa
@Degmodeqa 9 ай бұрын
@@june6206 Thanks for your explanation, lkn ani wilkaygu wuukusoodhashay xidid xidhan wana loofuray hada alxmdulillah wuufcnyhy. Markaa sametimes caruurtuba waykudhashaan ee maha kaliya wax dadka wawayn uun gaara thank you wlla again.
@mihiyojelle4727
@mihiyojelle4727 9 ай бұрын
Aamiin inta Muslim ee xanuunsan Allaha caafiyo
@cabdikhaliif4253
@cabdikhaliif4253 9 ай бұрын
Alle caafimaad taama haku siiyo
@osmanyusuf4091
@osmanyusuf4091 9 ай бұрын
Ilahay cafimaad ha ku siiyo, qoof damir leh oo waayo araaga ah , Tacab baadan,
@hiboilix2104
@hiboilix2104 9 ай бұрын
Allaha kucaadiyo Rabi danbi dhaaf hakaga dhigo
@user-uv6zq4me9j
@user-uv6zq4me9j 9 ай бұрын
Asc waalalkey cafimad alaha ku siiyo ilahay baan ku baryrena bi indilaah
@bashir871
@bashir871 9 ай бұрын
Alle haku caafiyo
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 9 ай бұрын
اللهم مشفه أنت شاف لا شفاء إلا شفاء فء لا يقادر سقما
@user-tz4hy6tw8f
@user-tz4hy6tw8f 9 ай бұрын
Ilaahay caafimaadka hakuu siyaadiyo
@slanddifac5460
@slanddifac5460 9 ай бұрын
Masha allah ina oomar waa nin ilahay jecel yahay hadu intas marxalad ka bad badey waa nin wal la jecel yahay
@mohamedhassan-mp7lt
@mohamedhassan-mp7lt 9 ай бұрын
Alle hku caafiyo ader
@cabdilahixasan9908
@cabdilahixasan9908 9 ай бұрын
Mansha alla tabaaraka laah
@princesshawd6859
@princesshawd6859 9 ай бұрын
Mashalah ❤❤️❤️
@makoelmi1020
@makoelmi1020 9 ай бұрын
nin niyad fican ayad tayay adeer Allah ku cafiyo
@CabdullahiCabdi-ms7qf
@CabdullahiCabdi-ms7qf 2 ай бұрын
ilhy cafimaad haku siiyo
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 9 ай бұрын
Waa shaqsi aad u wanaagsan weligii waxba noqon maayo insha allah
@user-bl1ll4jr7x
@user-bl1ll4jr7x 9 ай бұрын
Maansha allah ilaahey haku caafiyo
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 8 ай бұрын
Alle hakucaafiyo wakuduceynayaa alle hakubarakeyo
@abdimuktar5050
@abdimuktar5050 2 ай бұрын
Allah ku caafiyo adeerkiisa
@user-ue4vr1oh5l
@user-ue4vr1oh5l 9 ай бұрын
Subxaanalaah Alaah Baa awoodleh saliga iyo digriga badi
@eefrahabdirahman9638
@eefrahabdirahman9638 9 ай бұрын
Mahamed oomaar allah haku cafiyo abti
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 9 ай бұрын
سبحان الله Illahow isagana caafi anagana caafimaadka noo zaaid😭😭😭😭😭
@zuhouradem
@zuhouradem 2 ай бұрын
ilaahey haku caafiyo dadka kalena alle ha caafiyo een dar daran ka aan pixinayo waxa weeyi een in balwadu aan faaido lahyn
@naimahassan9393
@naimahassan9393 9 ай бұрын
Abti macan ilahey haku cafiyo
@user-db6ru1xi2u
@user-db6ru1xi2u 9 ай бұрын
ما شاءالله
@MohamedAhmed-ge8yq
@MohamedAhmed-ge8yq 5 ай бұрын
Allah ha ku caafiyo.Waxaad tahay qof Allah jecelyahay.
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 9 ай бұрын
Allah Haa cafiiyo
@rashidismail456
@rashidismail456 9 ай бұрын
Waa barnaamij fiican
@suadisnail7450
@suadisnail7450 9 ай бұрын
سبحان الله، انها عبره لمن يعتبر، الله يحفظ محمد عومار وزوجته الكريمه وأولاده جميعا، إن شاء عمر طويل بصحة وعافية، اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😘😘😘😘قصته أكثر من رائعه ❤
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 9 ай бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Allah illaahay Subxaana Watacaalaa ha caafiyo Awlaada iyo xooga Allah maalka hay barakeeyo 🤲🤲🤲
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 9 ай бұрын
Fawashtii iyo markuu yiri maxamed siyaadbare alaha u naxariisto madhihin subxaana laah 😢😢
@minashealthisbeauty
@minashealthisbeauty 9 ай бұрын
walaahi waa sheeko cajiib ah. qofkan waa qof ilaahey jeclaa oo badbaadiyey, way fiicnaan lahayd in qofwalba oo wax yabo badan soo maray uu umadda la qaybsado waayo oomaar dad badan buu u faa iideeyey oo ay digniin u tahay oo xaaladii uu ku jiray ku jira, mahad sanid walaal laqaybsashadaada umada somaliyeed aad laqaybsatey. ilaahey ajar ha kaasiiyo.
@mohamuudahmed3274
@mohamuudahmed3274 5 ай бұрын
Allaha kucaafiyo adeer
@user-jy8pv6ji8b
@user-jy8pv6ji8b 9 ай бұрын
sxb waa qosol iyo murugo wada socda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@user-px3dq4kt6o
@user-px3dq4kt6o 9 ай бұрын
Alle ha ku caafiyo Wll 😢
@faxiyoismanmaxamed8775
@faxiyoismanmaxamed8775 9 ай бұрын
Masha allaah allaah kucafiyoo
@ahmedmahamoud8565
@ahmedmahamoud8565 8 ай бұрын
ilaahay ha caafiyo
@shukridini7667
@shukridini7667 9 ай бұрын
subxaana Allaah😢 allaah Yashfiik😢😢😢
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 9 ай бұрын
Waa geed adayg maxamed oomaar 7 cisho oo aan beerta markii uu bilaabayay aan kala soo shaqeeyay 6:am hargeisa ayuu naga qaadi jiray 6::pm ayuu horahaadlay naga soo qaadi jiray in yar oo xanuun ah ama jileec ah kamaan dareemin
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 9 ай бұрын
Mashaallah
@jeesto1226
@jeesto1226 6 ай бұрын
M,a waa tusaale nool alla habarakeeyo cafimadka alla hawsiyaadiyo
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 9 ай бұрын
MAALAGA ILLAHEYE KUU SOO DEERYE BUU AHAA XASBUUNLA ILLAHEYE HAA KAA JEESE SIIYO MANSHA ALAHA
@KaltumMedfarh
@KaltumMedfarh 9 ай бұрын
maasha. aalaah. alehkucafiyo. awlaadana. hakuaflaxiyo. aadigana. afkaagawanag. Sanhakuuracoo. aamiin. yaarabii
Somaliga Geella ku dhaqday Sudan
20:06
Hereri Media
Рет қаралды 342 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Afar bilood iskuul maan tagin!
11:04
MM Somali TV
Рет қаралды 79 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН