Wararkii u dambeeyey ee dhaqdhaqaaqyada isfahamka Somaliland iyo Itoobiya

  Рет қаралды 27,147

MM Somali TV

MM Somali TV

8 күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 84
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 6 күн бұрын
God bless the Republic of Somaliland.
@omarjama7627
@omarjama7627 6 күн бұрын
Guuul dadkaygooow! Ha la taageero heeshiiska! Cadowgii way ooyayaaan! Walaahi ❤️🤍💚💪💪💪
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 6 күн бұрын
Somaaliland waa del madaxbanaan ❤26❤juun❤1960❤xoriyada❤kaqaatay❤igiriiska❤loov ❤guul
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi 6 күн бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@Mahamed-my4su
@Mahamed-my4su 6 күн бұрын
Nice from ethiopia 🇪🇹 👏
@BarkhadMohamet-nh5zx
@BarkhadMohamet-nh5zx 6 күн бұрын
Heshiiskaasi uu hirgalayaa xamarna ha oydo
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 5 күн бұрын
Xamar kuuma bahna hadaad xabishi u booyeyso orod u guur haku shiilsto ama haku gumeysto bal cidii ka daba timada halarko ee kugu fali balse dhul inaga dhaxeeye xabashi siin walee dhamac kuleef siin Waa inoo xabad adiga Iyo xabishida wadato
@mustafecaynb8987
@mustafecaynb8987 6 күн бұрын
Saleeban saxan saxo zxp waan ku weyne arkina naga soo daa oo il dheer ku hay
@AadanMahamuud
@AadanMahamuud 6 күн бұрын
Siyaasadda somaliya wA bariga Dhexe
@abdifatahnabil
@abdifatahnabil 6 күн бұрын
Mansha Allah Horaa Loo Soconaya.
@shabanhy5619
@shabanhy5619 6 күн бұрын
Dr. Zaki ❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 күн бұрын
Well said ❤❤❤❤❤
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 6 күн бұрын
guul qaranka somaaliland
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 6 күн бұрын
MM TV FAQASH, INA FQRMAAJO WAXBA HA KA QORINA
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 6 күн бұрын
❤congratulations Somaliland 1960 june ❤I Hope Recognized ❤This year
@salemanhusseen9189
@salemanhusseen9189 6 күн бұрын
guuuuul SL
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 6 күн бұрын
God bless Somaliland
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 6 күн бұрын
Guuul iyo gobonimo
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 6 күн бұрын
Midnimo dhimatu kusii dhagan ye dhagaha ugu Rida inaaney dhacayn
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 6 күн бұрын
MMTV wa xarunta ayda Qaranka
@user-sq2hg8fo6d
@user-sq2hg8fo6d 6 күн бұрын
Brilliant topic
@Hawd74.
@Hawd74. 6 күн бұрын
Aqoon yahan qarankiisa ku xeeldheer Manshala
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 6 күн бұрын
Gull sland❤❤❤
@user-fx2sr6oo9u
@user-fx2sr6oo9u 6 күн бұрын
Guul Somaliland
@IdkIdk-tv6lj
@IdkIdk-tv6lj 6 күн бұрын
Somaliland guul
@gavenblsn4753
@gavenblsn4753 6 күн бұрын
qofkan dameerka ah imika ma suudhka ayuu moodayaa in aynu dhagaysanayno. Waar badda inagaa leh. ka bax wixii kale.
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 6 күн бұрын
Waz dhshii FARMAAJO, INTII FQRMAAJO AYUU WARKIISA DHEX GELINAYAA HA LA YAABIN, WAZ HUWAN
@fardusomar2794
@fardusomar2794 6 күн бұрын
Adaa dameera oo runta cudur ka qaada ileen beenbaad kunooshay runtana ehel uma tihid.
@gavenblsn4753
@gavenblsn4753 6 күн бұрын
@@KhadaryYusuf Wallaahi Billaahi dhalad reer hargeysa ah oo damiir leh baan ahay. Ilaahay baa xoolo idinka dhigay. baddaada bixi waa maxay? maxaynu iibinaa waar? khudaar ma iibinno, warshado ma lihin, xoolihii waa kuwaa abaar walba madhanaya oo dadku barakacayaal noqonayaan. Waxa kaliya eynu dhaqaale ka samaynkarnaa waa baahida Ethiopia u qabto bad. iyadiina hoo ku te. nacalaa caqli xumada idinkaga yaal.
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 6 күн бұрын
@@fardusomar2794runtan iyo waxan aad ka sheekaynaysa maxay ahayd…
@fardusali5547
@fardusali5547 6 күн бұрын
Baad Somaliland baa laah qadaadweyan maa laah
@xusencusman7219
@xusencusman7219 6 күн бұрын
Halkaa way kaa hoostay😅😅😅
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 6 күн бұрын
Ninkasti degaankisa ha u taliyo waa sax. Lkn dhulka Sahel iyo Awdal dadkii laha ma rabaan in ethiopia soo dagto. Isasck na ka ma talin karo.
@engbullaalle2268
@engbullaalle2268 5 күн бұрын
How can the AU arbitrate in a country that is officially part of AU and a country it does not recognize by AU
@axmedismaaciil7214
@axmedismaaciil7214 6 күн бұрын
Itoobiya aqoonsi ma bixisee adeer waxan doorashaad ku doonaysaane haddaad ka joogi waydaan waxaa ballan ah in reer walbaa intiisa maamulan doono
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 6 күн бұрын
Meel ay.bixin kartaa ma jirto oon ahayn xeebta liida oo Ashabaab ku haysato
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 3 күн бұрын
Wal.waxa aad u egtahay mise waxa aa tiri ismalaha.dhulka aad bixiseen makala heshiiseen cidii Eebe dhigay dhulka dad layiraaahdo reer Awdal oo is dhalah iya leh marna ma heleysaan waxa aad yeeshaan Barbara bixiya iyo Hargeysa u saxeexa itopiya
@rooblejaamac8480
@rooblejaamac8480 6 күн бұрын
Jow kan waa dhinc ee dhex dhexad maaha
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 6 күн бұрын
kow kadibna waxas waxa iga daran 😢madaxwaynaha imandonah yaarabi dhibatada naga bixi
@HassanHassan-pf9ic
@HassanHassan-pf9ic 6 күн бұрын
Somaliland waxey ka midtahay Somalia
@yasminmahamed-px2qx
@yasminmahamed-px2qx 6 күн бұрын
somalia waxay ku shaqysanaysaaa sharciyadiii saxda ahayd ee somaliland waana 26june
@Hawd74.
@Hawd74. 6 күн бұрын
Dadkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socdaa
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 6 күн бұрын
Wlèe MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia cadawgii dhulgii dhuljifka ahaa Ayuu sooray oo Hadana waada fashilmeen ciddi MOU kasoohorjerday meel kasataba uujogay dee
@ridwandheere
@ridwandheere 6 күн бұрын
Anakoo reer shekh isxaaq ah ayaa diidan, badayadu iib maaha adeer doorashana laguma galo
@yasminmahamed-px2qx
@yasminmahamed-px2qx 6 күн бұрын
somaliland defacto state mahaa ilahy haydin garnsiiyo in somaliland tahay Dajura baadha wax fahmaaa somalilnd dadkeedu masaxdaaa ka shaqaysiiyaaa oo tuujiyaaa
@xasannuux5275
@xasannuux5275 6 күн бұрын
Mansha allah
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 6 күн бұрын
Nimanka horan cashar igu dhignay hadna somaliland cashar bay wlhi u dhigi haday ka hadi waayan ayda aydu dashy
@abdiqaniabdullahi2888
@abdiqaniabdullahi2888 6 күн бұрын
Somalilandbay ka dhexqarxaysaa Oromada gudahaay Noocagano miidhana gawracbaa loogu duugidoona dhiigaagana dhulkaa loogu qubayndoona Insha Allah waxba Somalia ha eegin kuwii Dabadhilifyada Amxaarade kawga aad katahay dhegta dhiiga udarilahaa dalkay kula joogan Gaalow
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 6 күн бұрын
Waxay ila tahay aduunka kuma shaqeeyo Somaliland waa state Somali ka tirsan!!!
@roobjama6865
@roobjama6865 6 күн бұрын
Somaliland DEFACTO maaha e waa DEJURE!
@thegent2716
@thegent2716 6 күн бұрын
Niyow horta is afgaradka Somaliland iyo Ethiopia u dhexeeya ma aqoonsi buuxa baa? Mise waa in ay Somaliland kala shaqeenayan in ay aqoonsi beesha caalamka ka hesho? Waxa dadka loo sheegayo iyo waxa dhabta ah waa ay kala duwanyihiin. Ethiopia aqoonsi Somaliland ma siinayso, ee si beesha addunka aanu aqoonsi uga helno ayeey nagala shaqeenayaan, laakin waxa ujeedadoodu tahay in ay ciidankooda badda ay helaan dekad, arrinkaasina khatar ayaa Somaliland uga iman karta. Somalia ayaa ka xun dood maaha. Ha laga taxaddiro heshiiskan.
@phprince5153
@phprince5153 6 күн бұрын
Waxaan ugu baaqayaa soomaalida inteeda kale in ay xaduudada ka xirtaan maamulka qabiilaysan ee hargeisa si haddii oromadu soo gasha aanay noogu soo gudbin..dhulkooda ayagaa oromo ugu yeertay waxay ka helaan bey leeyihiin
@fardusali5547
@fardusali5547 6 күн бұрын
Yaa ku bahan xasiid iyo afqadhmuun baa laa joogta
@cabdallacagey2632
@cabdallacagey2632 6 күн бұрын
Saad jeceshay waligaa wax ma usheegtay adeer dhulkani isaaq malahan ee berbera siiya haddad donaysaan
@thegent2716
@thegent2716 6 күн бұрын
Niyow idinku waxba ma fahantaan miyaa? Maxaa caadi ka dhigay in ciidan Ethiopian ah ay Muqdisho ilaaliyaan Somalilandna u diiday? Mise Isaaq neceeb ayaa ku haya?
@cabdallacagey2632
@cabdallacagey2632 6 күн бұрын
@thegent2716 war dee reer borama ayn ahay halked iigu qaaday moqdisho iyo meel aan garanay ee waxaa haku marmarsiyooninee dagaal u diyaar garooba adeer isaqoow
@user-nc6tw8gu6b
@user-nc6tw8gu6b 6 күн бұрын
Yam yam iyo Qadaaad Wayntu Aqoonsi Noooma hayaanee Meelahaa Dacwadooda hala tagaan deee. SOMALILAND Aqoonsi Way Hesheee hhhhhh
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 5 күн бұрын
Maaweelo beenta qayaaliga waay ku daleen shacabka somalilan meeye hishiiskii dhado roob noqon weydey
@caynabahmed864
@caynabahmed864 5 күн бұрын
Wax loso dhibay bu akhrinaya aqoon yahana waa sheganaya
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 6 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa ma xuma arrimahan aqoonsiga lagu beddelanayo berriga iyo badda somaliland. 2.0. Waxan dhahayaa maanta maxaa keenay arrintan MoU. 3.0. Waxaynu dawladda ethiopia deris ahayn muddo 33 sanno ah oo aynu madaxbanni ku jirney. 4.0. Waxaynu la soo derisnay atto melese sinaawi iyo atto haile Marian denseglin. 5.0. Waxaynu la soo shaqayney atto abbii ahmed ali. 6.0. Haddaba ma xuma ee xilligan maxaa keenay heshiiska MoU. 7.0. Arrinkaasi wuxuu u baahanyahay in si xaqiiqada wajahsan looga hadlo oo loo lafa guro. 8.0. Ciidanka badda ee somaliland waa maxay sababta ay xukuumaddu horumar weyn ay ugu samayn weydey
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 6 күн бұрын
😂😂😢😢😮😮😅😅😊😊
@SHUAIB-AHMET
@SHUAIB-AHMET 6 күн бұрын
Runtii somaliland waxay furaysaa wado lamid ah tii falastiin ka dhacday ee lagu hoobtay Hadii dhibic dhiig ah idinku jirto dhalin yaro ood wax maqlaysaan waad ogaydeen in ethiopia tidhi 60% somali gacantayda ayay ku jirtaa Adigoo qaabkaa laguu yasayo wax fiican ma rajaynaysaa Abadan
@basbaas12
@basbaas12 6 күн бұрын
Somaliland waa De jure not De facto. De facto is illigimate state, Somaliland De jure waxay noqontay 26 June 1960 manayna lumin, maadaama aanu jirin legal union signature lagaga guuray. Stop using Dw facto, Somaliland is not Daliban.
@anigaqudhayda4066
@anigaqudhayda4066 6 күн бұрын
Ciyaalo heego warkii shalay soo baxay ee wali yaala ayyuu been ka sheegayaa maxaa laga dhegaysanayaa. Muuse iyo inta taageersani doorasho ayyay ku doonayaane war hooy wadanka ha xaraashina
@NaleyShire
@NaleyShire 6 күн бұрын
Marqankii ma waxu idinla galey in dhulkii iyo badii iibisan subxsnalah
@fardusali5547
@fardusali5547 6 күн бұрын
Orad liido iyo xalanle kaa Saar ethopia waa joogta
@Shihaab464
@Shihaab464 6 күн бұрын
IsaaQ kolba meel u Cararka Guul Ma keeento Rowlada Hasan Sheikh malaha Somalia. 🇸🇴 aa leh IsaaQ iyo MJ Öl Waqtiga Somalia haka lumina Sxbyaala Dr 🧑‍⚕️ in aw yahay aaan maqlay Lkn
@user-xx1oy7wk7n
@user-xx1oy7wk7n 6 күн бұрын
Heee😂😂😂😂caaaac 😅😅😅😅
@abdirashid4016
@abdirashid4016 6 күн бұрын
Khayaaliga iska dhaafa 33 sano kabadan been been kuma sii jiri kartiin
@Cumarj.y
@Cumarj.y 6 күн бұрын
33sano kahor somaliland say uekeed hadana saytahay who is dreaming Somalia gobolka gado cashuurta waxaa kauruuriya wiilalyaryaro oromoah Adoo saa ubahdilan baa somaliland waxkashegaya🙆
@seadhuad2445
@seadhuad2445 6 күн бұрын
Oo halkee tagnaa marka 33 badshegasaye 100 hadaygadho masonoqon doono
@user-ie8ws3hj1m
@user-ie8ws3hj1m 6 күн бұрын
Caruur been loosheegay
@getto10
@getto10 6 күн бұрын
Wax ka soconayaa ma jiraan. Dawladan 4 bilood ayaa u hadhay waxba ma geli karto.sidoo kle badayadu bilaash maaha.
@HassanHassan-pf9ic
@HassanHassan-pf9ic 6 күн бұрын
Been saanaa loo sheegaa
@user-vi5rq1qc2u
@user-vi5rq1qc2u 6 күн бұрын
Iidoorow aqnoon yahankiinii waakaas beenlaale
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 6 күн бұрын
Xabaalihii hawshoonii ma dhamaatay horta?😊
@Abdirahmanmahamudhariye
@Abdirahmanmahamudhariye 6 күн бұрын
Naag la furay ayaanu noqonay cadho kakacaday somalia nacayb ayaa meel kaste na geyey
@mohamoudabdi6778
@mohamoudabdi6778 6 күн бұрын
Beena leesku shegaya 30 sano wax ku qabsan weyden
@Cumarj.y
@Cumarj.y 6 күн бұрын
30sano kahor wagan kuwaalneen somali wayn sanu ueeken hadana saanahay waalayskufahmay qiira jabantii nin walbaa gadhigisa hays kuwado niyow wabila bene
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 6 күн бұрын
Midnimo dhimatu kusii dhagan ye dhagaha ugu Rida inaaney dhacayn
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 25 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 122 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 1,4 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 14 МЛН
WARKA SUBAX EE KNN 02 07 2024
17:17
KNN
Рет қаралды 979
DEGDEG: Waraysi Kashifay Sababta Somaliland ula Heshiisay Ethiopia
26:34
CALANKA ITOOBIYA OO SOMALILAND MAANTA YAAB
14:51
waridaad TV
Рет қаралды 32 М.
JABUUTI OO KU DHAWAAQDAY DAGAAL SOMALILAND KU QAADAYSO
14:17
waridaad TV
Рет қаралды 30 М.
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 25 МЛН