MOHAMED ALTA NEW SONG S A C D I Y A 2017 DIRECTED BY AHMED UGAASKA

  Рет қаралды 568,990

SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA

SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA

Күн бұрын

MOHAMED ALTA NEW SONG S A C D I Y A 2017 DIRECTED BY AHMED UGAASKA MUSIC BY USTAAD SHEEGOW BISHAAR EDIT BY AHMED UGAASHA SOMALI VIP STUDIO
~-~~-~~~-~~-~
Please watch: "Saynab Labadhagax New Song ** I L M O** Farsamadii Ahmed Ugaaska"
• Saynab Labadhagax New...
~-~~-~~~-~~-~

Пікірлер: 511
@sacdiyacali9629
@sacdiyacali9629 7 жыл бұрын
Of Course Sacdiyo Wa quresh Is That A True Am sacdiya Thanks Alto
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Ilaahow wiil H G iisahal waa dad nool dadkaas yaaqey masha allh love you brother alle dartiis ayaan kuu jeclhy noloow 🙏🙏🙏🙏🙏🙏👌👌👌👌
@Nastehocabdiahmed
@Nastehocabdiahmed 7 жыл бұрын
Asma Abuukar kkk allaha ku sahlo
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
GuleidArtan hhhhh of course ilaahey dartiis altaan u jeclhy really Adiga wali mala kulminaa umaleynaa really waa wiil fcn Marka caadi iska dhig noh 😂😂😂😂😘😘😘😘😘😘😘😘❤️❤️❤️❤️
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
nasteexo cabdi xasan mahadsanid qaali Masha allh you have clean heart wlhi ilaahey haku xifdiyo 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@MrJamaal05
@MrJamaal05 7 жыл бұрын
Aamiin Aamiin aNiga Wan Kusoo Duceyn Sis Allow Ku Sahal Muraadkaga ❤️ Antworten
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Waa Aniga sharaf mahadsanid quruxey ilaahey haku xifdiyo qalbikeyga wixi ku jiray ayaan ka hadlay everybody wixi niyadooda ku jiro ilaahey ha usaqiro hadey qeyr uthy insha allh Dear alla yacizak 🙏🙏🙏🙏🙏😘😘😘😘😘😘😘
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 Жыл бұрын
Mid Kamida Heesaha Mohamed Alta Kuwa aan ugu Jeclaa Hada Ayan Dib U Daawanayaa 5years Ago😢❤❤❤ 23/3/2023
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
wwwwwww adeerkey qaali ah masha allah ilxun kuma aragto my adeerkey 💙💚💜💜💜💜💙💙💙💙💙👈
@calijamco963
@calijamco963 7 жыл бұрын
inkasta oo ay fagaraha faylka ka muqdaan abwanintu isku ereyo maaha kala ereyo fiican waa ereyadii abwaanka sanadka dhame ismaaciil cabdale
@snowqueen9755
@snowqueen9755 7 жыл бұрын
Wiiilasha sacad siciiid qurux iyo stlka aaa ku dhamadey😘😘
@anisoabdi9845
@anisoabdi9845 7 жыл бұрын
Kurtiyo Abaa ilahey hano dheysto walalkey
@elmikhalifaden2071
@elmikhalifaden2071 7 жыл бұрын
nice style reer abti aya ka kenay nolow alta iyo inta sacad ah reer abti
@nimosultan1744
@nimosultan1744 7 жыл бұрын
qabyalad aya washy somalida sale . ))
@snowqueen9755
@snowqueen9755 7 жыл бұрын
ayan ciise hhhhhhhh abaaar hakugu dhaco isku dhajis badnaaa tan yur😂😂😂😂
@kowasrkiin765
@kowasrkiin765 7 жыл бұрын
Kurtiyo Abaa sas wye wlashis qurux iyo stylka ayagaaa kawataan
@hibaaqlakidayr8196
@hibaaqlakidayr8196 7 жыл бұрын
aad baan ooga haley heesta aaad baan u salmeya fananka da,yar ee alta and abwaaan qaliya wabanka qaranigan dhame ismeal hibaaq waan ka sugeya inaaad soo sarto abwaab full respect
@allowhooyadaycaafi4
@allowhooyadaycaafi4 7 жыл бұрын
fanankan waxan kaga helaa daganaanta wlee hodan meeshan ka egay kaa eegty 😍
@amiiradreamadan797
@amiiradreamadan797 7 жыл бұрын
Qalbi Nani
@sadiyaahmed9519
@sadiyaahmed9519 7 жыл бұрын
Amiira dream Adan p
@wardabintabdirahman4155
@wardabintabdirahman4155 7 жыл бұрын
wwwww waxan ku jeclahay mohamed alta wuu degan yahay eesh calaa hees iyo fanaan culus
@mahadiadawe
@mahadiadawe 7 жыл бұрын
fanaan akhlaaq wacan Alta Duubista Ahmed ugaaska waan ku qancay
@cashuurcisman7603
@cashuurcisman7603 5 жыл бұрын
boqorka Codka iyo Stelka alta Hadan Wiixii Bay Fahmi wyaday waleee 😄😄
@farhiyamohamed5049
@farhiyamohamed5049 5 жыл бұрын
nin sacad siciid ah igadeh igabarejee Allah willkena quruxlowga ilahow nodaaa
@saadiamohamed2710
@saadiamohamed2710 5 жыл бұрын
Mi name ❣❣❣❣
@slandbuuhoodle8378
@slandbuuhoodle8378 7 жыл бұрын
woow alta hodan ilka dheer wuu reestay qurux noolow
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 жыл бұрын
*SacdiYa* magaceYga fanaan uqalma inoo uheeso baa u heesaY *Alta* ❤ go head my fanan style qurux i0 dadnimo *galmudugawi* baa uthy 👏👏👏
@cawaalefarax
@cawaalefarax 6 жыл бұрын
Empire girl nice Ina adeero
@manaanmukhtr3098
@manaanmukhtr3098 6 жыл бұрын
waaaa may Run
@fadumoyusuf1520
@fadumoyusuf1520 6 жыл бұрын
Empire girl gans asc waywawyhymaaxqqqwydasc dqscxzpzn
@sacdiyosupaan6915
@sacdiyosupaan6915 5 жыл бұрын
hnplyo wali 2018
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
mohamed ali ducale adeer qaali illahey haku xifdiyo ALTA
@amaljeilani2235
@amaljeilani2235 6 жыл бұрын
Shankaroon Cadeey jecliyaa Dadkayga r
@Fahanali564
@Fahanali564 7 жыл бұрын
masha allah fanaantiina dagan ayuu jiraa asaga iyo axmed biifba koobka dagananta eee fanaaniita ayay qaadeen
@sacdiyamoha8597
@sacdiyamoha8597 7 жыл бұрын
thanks yaqey nin nool batahy 😍😍😍away waxe sami ila aha wa togtena 😂😂
@missadam9250
@missadam9250 7 жыл бұрын
sacdiya moha am here babe lol
@sacdiyamoha8597
@sacdiyamoha8597 7 жыл бұрын
good habibti
@sacdiyamoha8597
@sacdiyamoha8597 7 жыл бұрын
wa quresh haweno qadirkena ume qabkan i sameyay qof lila Sami miya jira😂😂😂
@noura0022
@noura0022 7 жыл бұрын
sacdiya moha haday adiga tahay gabadhaadi yaakh wiilka laqabo allena haysu kiin barakeeyo hamplyo haplyo abaayo
@asiayhucuvhhbjckghnv8yghho249
@asiayhucuvhhbjckghnv8yghho249 5 жыл бұрын
Vzzv zzn , zns zjzz zjz zjz zj zjzjbjjzbzj iijsjs sin zjz ssins zj zu zwmsj j in szi ssj zzu uz j yzw smsmzj, h, sjsis u u sjss us ziz k nnsnsja sj aknanssnejiexnwindue id xxus su d8neeub ine zUK sexj du 3rduzrnid eiOK dudbdusdnidnd8desindienxid idbddirnid d8r u. Eiendiednidd dohbFC7creweinri djnei dirniexnCD jdneindidndiddmidnr8x idr irndidrn8dujjjjjjjkkwjwjjwnjebshiwvsu wjubow wu2bi2 kowbwuvs6 wi inwk
@maryamali7783
@maryamali7783 Жыл бұрын
Sacdiya Ali walaashey mcn marna saaxiibtey ahna yaranti aabahey qof an kula simo majiro. Mashallah Allaha iikaa daayo mcney❤
@ayanbare43
@ayanbare43 7 жыл бұрын
Wow ina adeer style iyo cod waa kugu dhamaaday jecliyaa my dhiiga habargidr
@faysamaxamed5383
@faysamaxamed5383 7 жыл бұрын
waan taageer fanankani thanks noolow faraxda ku waare
@QalinleFilms
@QalinleFilms 7 жыл бұрын
xubno dhiiga qaadaa caashaqaba qaybshoo ku qulqulayaa beerkoo sambabada qarqarqinaayoo maskaxdayda qaybaad kaligaa qorshaysaa qol wadnaha ku yaalaad qaaliyeey u hoyataa welldone hees cod ereyo laxan ...alta
@ramaasyuusuf1792
@ramaasyuusuf1792 7 жыл бұрын
masha allah my fanaan igu qaliya Esh calaa nuuro sasa miii Ama isku kaa fereeya masha allah wa
@ilyesmahadmahad4614
@ilyesmahadmahad4614 7 жыл бұрын
inaa adirkega mansh allah heestaani caadi ma ahn... love it wwwwoooooowww
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
nasab jeceylka wax kayaqano inaa tahay aniga adeerkey tahay masha allh adeer mcn miss you
@cawaalefarax
@cawaalefarax 6 жыл бұрын
My bro Mohamed ali duale waa nin ree Mogadishu ah xafada taleex markan ku arko wayo wayo aan xasuustaa Iyo markaan jiironiga ku ciyaarijirnay xaafadeena taleex oo u dhaweed masjid ka ramadaan. Come to U.K. We going to welcome you we missed you.
@najmaabdi1858
@najmaabdi1858 7 жыл бұрын
Maxamed Alta Fanan jira Fraxad ku nolow luv buuran ku henah
@NM-tn2hw
@NM-tn2hw 7 жыл бұрын
mnchallah so handsome boy saaso dhan ma umalayn inu uqrxonyahay alta
@sacdahassan7372
@sacdahassan7372 7 жыл бұрын
wooow my name beautiful song mohamed alta hansom man and sweet voice thnks
@deqocisamn5649
@deqocisamn5649 6 жыл бұрын
Waaaaaa kuhesta codkaga alto mansha allah
@fendishehassen3025
@fendishehassen3025 7 жыл бұрын
it's always how u carry yourself Alto kee yourself up men, nice dressing n hair cut, nice n smooth golden voice. respected blue flag singer.👌👌👌👌👌
@user-nj5op3gh2j
@user-nj5op3gh2j 2 ай бұрын
Hes mcn oo qiimo ku fadhida Qaaliya uhoyataa❤
@suldancollow284
@suldancollow284 7 жыл бұрын
fanaan aan fankiisa jeclhy al ustaad maxamed alto nasab nasab dhalay waxaan kuu rajeynaa hor mar wacn
@Abwaan654
@Abwaan654 7 жыл бұрын
Waan idin salaamay akhyaarta sharafta mudan gaar ahaan inta fanka xiisaysa waxaad moodaa dadku inay kadhac sanyahiin midha suugaanta Fanaanku markuu heesqadayo macnahu maha in ay isaga qusayso . Tankale walaayaloow hadaad fanka jeceshahiin ixtiraama dhaqan kana haka tagina qofkana naftiisa wax yaalaga sheegin hadii adaga lagu aflagaadeeyo kuma farxay sid waa siyaad Farjar oodinle allah ma baqtu .
@ruweydaali4889
@ruweydaali4889 7 жыл бұрын
dadkan noloshiisha ka hadlaya maxaa idin ka galay kabaxa afarahaas heesta mcn uu soo qaday comment ka dhiibta bes
@sacdiyaaxmedmaxamudsacdiya676
@sacdiyaaxmedmaxamudsacdiya676 6 жыл бұрын
ruweyda ali saxix wax usheg caqli siey uyeshan mashqul ledilay umadan iyo wax xun sheg
@qaaaliqanciso7879
@qaaaliqanciso7879 6 жыл бұрын
Anuuba jcyl hor leh igalay thanks abwe qaali maadaama aad magaceyga ku heeseysid
@abdiwalisayidka9893
@abdiwalisayidka9893 7 жыл бұрын
ar ninkan i ekaaa yab..love u and ahmed rasta....a.sayidka
@mkhadartawane8348
@mkhadartawane8348 7 жыл бұрын
Cajab Fanaan igu qaali ah My Samigay Mohaa Alta ii noloow waligaa Aad baan kuu tageraa Fanaan jiraaa tahay oo cod macaan
@madammudan2518
@madammudan2518 7 жыл бұрын
😍😍😍😍😍 fanaan cod iyo daganan isku darsaday ❤️️
@ifkacadey1141
@ifkacadey1141 7 жыл бұрын
wooow song nice my bro alta cade
@MrJamaal05
@MrJamaal05 7 жыл бұрын
Sacdiya lyrics ❤️mohamed Alta❤️ Waa qurash haweeno qaadirkeena uuma Qaabkan UsameeYe Maqof Lala Simaa Jira*2 Qadarin iyo wanaagiyo Waxa Qeyb libaax mudan Qoyskee kadhalatee Qoylkeeda wacanaa *2 Qalbigii kuracaa farxad ku QUshuuce Qiima jaceelkuyee qabanqaabi Qaabi Hooy Qabanqabi CaashaqO Sacdi Hawsha ila qabo Qaban Qaabi Caashaqu Macan howsha ila qabo *2 Xubna Dhiiga Qaada Caashaqaba qeybshoo Ku Qulqulaayo Beerkoo Sambabada QarkinaayO *2 Maskaxdey da'qey'baa Kaliga Qorsheysaa Qol wadnaha kuyaalaa Qaaliyey u Hoyataa *2 Qalbigii kuracaa farxad ku Qushuuce QiimA jaceelkIyO qabanqaabi Qaabi Hooy Qabanqabi CaashaqO Sacdi hawsha ila qabo Qaban Qaabi caashaqu macan howsha ila qabo *2 Qaban Qaabi Caashaqu SacdiyAaaaAay Howsha Ila QabÖÖÖÖÖÖÖ #Waa #Aniga What A song Erayo Macanaa
@abdurahmanyassin9884
@abdurahmanyassin9884 7 жыл бұрын
Waa Aniga Thankz Abayo
@MrJamaal05
@MrJamaal05 7 жыл бұрын
Abdurahman YaSsin Adigaa iga Mudan In Kabadan wll
@timtiktok211
@timtiktok211 7 жыл бұрын
Waa Aniga
@ifrahabdilahi6162
@ifrahabdilahi6162 7 жыл бұрын
Waa Aniga
@sahromohamed5445
@sahromohamed5445 7 жыл бұрын
Waa Aniga
@ishawqshuceb1717
@ishawqshuceb1717 7 жыл бұрын
hodan waka reesate alta
@maryambrahim82
@maryambrahim82 7 жыл бұрын
qurux iyo hibo iyo degenaan Ilaahay siiyay
@user-ub4tg5oe8q
@user-ub4tg5oe8q 7 жыл бұрын
eeesh calaaa cod mohamed alta cod waaa haysaaa
@hoodolucky3274
@hoodolucky3274 7 жыл бұрын
mohamed alt best song sacdiya
@fatmamoed4969
@fatmamoed4969 7 жыл бұрын
Mohamed alta...I'm so proud of you babeThis is my fav. Music video.....
@rueidaab3624
@rueidaab3624 7 жыл бұрын
Fatma Moed
@guledisma2414
@guledisma2414 7 жыл бұрын
abwaankan dhame ismail waa nin hibo leh oo runtii shidan musica hadi laga daayo amaazing lyrics
@abdikadirahmed9100
@abdikadirahmed9100 7 жыл бұрын
inaaba caadi Mahan ...Somali blues...ruun ahanti codka, laxanka iyo waxaa I dhilay musika u saray ustad shegow bishara .....wuxuu istahila bilad sharaf. .just unbelievable.. salan sare saxibayal waxaad tihin fananinta qaranka somaliyeeed
@amiinhussein3397
@amiinhussein3397 7 жыл бұрын
fanaanka fanantiih altahh bezt fananna of year i like wlhiii
@moqurux6717
@moqurux6717 7 жыл бұрын
Qol wadnaha kuyalaa qaliyey uhoyataa axyaa Sony allta
@Dalbilstudio
@Dalbilstudio 7 жыл бұрын
Saanaa loo heesaa ama waa leeska dhaafaa Allayacizak the one and only Mohamed Alta Video-gana inaba caadi mahan noolaaw Ahmed ugaaska.
@fatomanice3138
@fatomanice3138 7 жыл бұрын
waaaw 😍😍😍
@munomanka3983
@munomanka3983 5 жыл бұрын
Waaw waad kabaxsatay quruxoow😍😍😍😍😍
@fuadadan8808
@fuadadan8808 7 жыл бұрын
nice Alta go forwerd
@moushtaqadan3361
@moushtaqadan3361 7 жыл бұрын
waw huno wan kahela hesa haga wwww Mashalla Mashalla
@nenaashidane8760
@nenaashidane8760 7 жыл бұрын
plze alta hesaga nosoo badi codkaga mcn naftaa ubahan
@umuayman9322
@umuayman9322 7 жыл бұрын
Haa my fav song
7 жыл бұрын
Sacdiyo howsha laqabo Hadi kale ......Qatar heesta
@anisoabdi9845
@anisoabdi9845 7 жыл бұрын
Cherry Blossom hhhhhhh
@fadumoyusuf1520
@fadumoyusuf1520 6 жыл бұрын
Yusra Mohamed Qalbi fushacash sadcyo hashilqad
@sowdakhalifa1466
@sowdakhalifa1466 7 жыл бұрын
Hoyaday MCn sacda ilahow hayga ka qadin 👩‍❤‍👩 Like qofki hoyadis sacda laa dhaho 😂😘😘😘✌
@abdiqani1729
@abdiqani1729 6 жыл бұрын
Sowda DDSI JiGJiGa
@hodaniitamaxamed355
@hodaniitamaxamed355 7 жыл бұрын
www beautiful song ❣❣❣❣
@nimcosiyat33
@nimcosiyat33 7 жыл бұрын
waaw ad ayan oga halay nolow maxamad alta 😃
@asadadam7412
@asadadam7412 6 жыл бұрын
Waryahe adunka nin ki an dhimano mxa aragti KU Laban. Fananintina waxa ay noqden qaar qabyalad lagu dawado. Inti wax ila aragtay like
@hafsaahmed9155
@hafsaahmed9155 7 жыл бұрын
I'm from snapchat❤️
@abdicj7748
@abdicj7748 7 жыл бұрын
Sounds good song
@zuheilasaid1231
@zuheilasaid1231 7 жыл бұрын
Alta yaweye ma Nina kana ladhaha haa cod waa leyahay isteyl lkn u gama sito baan umaleynayaa waa ikaw hees uu qaday aan dawado waa cadiya lkn kaftan kiisa waan arkey.lkn magacisa maan garanayn 👌👍👏👏👏✌✌✌👐👐👐
@jamilamohamed9584
@jamilamohamed9584 7 жыл бұрын
😍😍😍Woooow caaaadi mahan heestaaan the best One Of Alta's sOngs 👌💯luv IT.!
@abdiaden3296
@abdiaden3296 6 жыл бұрын
My boy the one and only
@amaaldhalgabeed6811
@amaaldhalgabeed6811 7 жыл бұрын
qol wadnaha kuyaalaa qaliyaw ku hoyataa my brother Alta
@asiayhucuvhhbjckghnv8yghho249
@asiayhucuvhhbjckghnv8yghho249 5 жыл бұрын
OknamJjknJ(::$+-(-⚠️🚾🚹🚾🚹ka yzbWni0="1$++)-🏟(🏟🏟🏞(🚭🚭knajhajkakk
@amlmuhanad466
@amlmuhanad466 5 жыл бұрын
Fanan an tagero love🌺
@djiboutienne9607
@djiboutienne9607 7 жыл бұрын
ala magacayga manshaallah nice one😙😙😙😙😙
@maryannour8861
@maryannour8861 7 жыл бұрын
Ax heestaan waan jeclaaday Mohamed Alta codka iyo skeylka Fanaan kula mid ah majiro cadawgaa u noolow
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
M Alta Nin culus oo dagan 🙏🙏 respect bro 🙏🙏
@queeninaabdi2431
@queeninaabdi2431 7 жыл бұрын
qol wadnaha kuyaal kaligaa uhoyataa❤❤hees aan caadi alto cadowga unoolow
@asmalovemohamed8214
@asmalovemohamed8214 7 жыл бұрын
wwwwww nece
@yurubaanibishaar6198
@yurubaanibishaar6198 7 жыл бұрын
Qol wadnaha ku yala qaliyey ku hoyata wwww 👌🏻
@AhmedIbrahim-ts1nq
@AhmedIbrahim-ts1nq 7 жыл бұрын
Maxamed alta zxp nolow fanan jira
@marwosharafboqoradasheeqaa5173
@marwosharafboqoradasheeqaa5173 7 жыл бұрын
Mohamed Alta. wuruxloow manshaAllah. nooloow
@miskicente6919
@miskicente6919 6 жыл бұрын
mansha allh alta my love
@nasrinmaygaag5204
@nasrinmaygaag5204 7 жыл бұрын
Alta nice song bro
@lorenebosto2089
@lorenebosto2089 2 жыл бұрын
Love you brother
@anigaadiga6694
@anigaadiga6694 7 жыл бұрын
cool👍 man👏👏👏
@sacdiyoali2436
@sacdiyoali2436 6 жыл бұрын
Wowww alta wad kawadataa
@qurayshtasomaliland9687
@qurayshtasomaliland9687 7 жыл бұрын
wwwwwww fanaan jidha nin rageed indeed
@mahdimaxamed4556
@mahdimaxamed4556 7 жыл бұрын
Nice song wll
@sahraali182
@sahraali182 7 жыл бұрын
Wooow 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾💐💐💐💐💐💐💐
@sadiyoali510
@sadiyoali510 7 жыл бұрын
OMG 😲 thank you 😊 one ☝️ love ❤️ M Alt ❤️
@zeinabaliabdi2601
@zeinabaliabdi2601 7 жыл бұрын
💝viva alta
@tayojr22
@tayojr22 2 жыл бұрын
Like saar hadaa dawanaysid 2021
@fartunm5185
@fartunm5185 7 жыл бұрын
waa shidantahay hesta cadimaahan alta
@mohamedaliali6107
@mohamedaliali6107 7 жыл бұрын
Xo nce songes amazing
@habonahmed5447
@habonahmed5447 4 жыл бұрын
Alto fanaan qeymolo
@sadiamohamed6870
@sadiamohamed6870 7 жыл бұрын
www hesdheh qaban qabi cashaqa sacdiyo hoshailaqab
@ayaanishsinorita1253
@ayaanishsinorita1253 7 жыл бұрын
masha Allah ilxun kuma aragto
@anwarturky8067
@anwarturky8067 7 жыл бұрын
waaaaw waxaaas ayaaa cod kaaaa ah. iyo erayo meeel gaaar taaabanayo
@fartun_happy7508
@fartun_happy7508 6 жыл бұрын
msha allah mo alta
@raxmaruuxi4374
@raxmaruuxi4374 7 жыл бұрын
woooow
@saaqoaxmed3552
@saaqoaxmed3552 7 жыл бұрын
Nice mo alta
@mohmmedhassen251
@mohmmedhassen251 7 жыл бұрын
Alta waa fanaan dagan edab iyo leh fananinta kle waxan leyahay ku daydo alta
@sadiaabdullaahi2373
@sadiaabdullaahi2373 6 жыл бұрын
Waaw yesss reer sacdio hmplyo ani ka kow ahy
@qaaaliqanciso7879
@qaaaliqanciso7879 6 жыл бұрын
Sacdio Cabdulle hampalyo too sami
@engahmedawalehubdhig4363
@engahmedawalehubdhig4363 7 жыл бұрын
hees zhidn El fanan Alto nlow in bdn Bro
@falisaabi6109
@falisaabi6109 7 жыл бұрын
cadi ma ahan is nice video
@shamsashamsa5558
@shamsashamsa5558 7 жыл бұрын
alto👉❤
MOHAMED ALTA NEW SONG MUNA 2018 OFFICIAL VIDEO DIRECTED AHMED UGAASKA
5:19
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 9 МЛН
MOHAMED ALTO NEW SONG DAMASHAAD FARSAMADII AHMED UGAASKA
6:30
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 371 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 56 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
CAAQIL YARE 2016 New Song SAGAL DIRECTED BY AHMED UGAASKA
5:58
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 72 М.
KIIN JAMA FT MOHAMED ALTA HEESTII HA IGA DHARAAN:FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
5:51
Dalmar Yare New Song XAQIIQADA Directed By Ahmed Ugaaska
8:01
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 139 М.
Heests Cusub ee Nasab Maxamed Xuseen Habane 2015
5:13
Jigjiga Tube
Рет қаралды 1,1 МЛН
Abdirisak Bk New Song Iska ilow 2017 Farsamadii iyo Habeyntii Ahmed Ugaaska
5:57
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 30 М.
NAJIIB ALFA - DHISAAY - OFFICIAL VIDEO HD 2017
5:03
TheGobfilms
Рет қаралды 1,9 МЛН
AHMAD RASTA HEESTA GOBAAD LYRICS 2018
6:06
Dulucda Filimada
Рет қаралды 694 М.
Mohamed Tobanle Hees calaacal ah Best Songs 2017 By Curubo Films
5:24
Curubo Films HD
Рет қаралды 383 М.