MOHAMED KADHEERI | SONG OF THE YEAR | i DHIBAY HADALKII i DHAYI JIRAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 560,252

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

3 жыл бұрын

JACAYL DHAB AH INTAAN DHAYAL MOODAY
INTUU DHINACAYGA U DHOWYAHAY
DHIGGAAGA HAWEEN KU NOOL DHULKI HOOYO
MIDAAN KUGU DHIGO AMA KUGU DHERERSHO..
HEESTA : DHOOL - HEESTA SANADKA 2021
-------------------
CODKA: MAXAMED KAADHEERI
EREYADA: SHARMAARKE WADDANI
LAXANKA: CISMAAN BILE CEYMOOY
MUSIC: SUBXAANYO
CAMERA BY : KABACADDE
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
DABBAAL-DEGGA CIIDDA 2021 XAMAR
-----------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 179
@nimcoaxmed1686
@nimcoaxmed1686 3 жыл бұрын
Waleee heestaan anay iga hadlay sa inadeer maxmad kadheeri salan sare haalkad kadhaway ka dheeratoo iidhibay hadalkii idhayi jiirayee
@islaamchannel849
@islaamchannel849 3 жыл бұрын
FADLAN ILLAHY AN KACABSANO WALALAHYG ISLAAMKOW INSHA ALLAH
@siraajicumar9455
@siraajicumar9455 3 жыл бұрын
Heestaan waxey noqon doonta the best music 100%trillions Erayada 100%million Laxanka 100%million
@iam.legendar
@iam.legendar 3 жыл бұрын
MAGACAYGa FiiRi wLL PLZ 🙄❤
@sahaydaaqiromedia143
@sahaydaaqiromedia143 3 жыл бұрын
Wll illahy dartiis iigu saar 💗ilaahay naarta hakaa 💗xoreeyo💗Aamiin Aamiin💗
@aralejr6154
@aralejr6154 3 жыл бұрын
Amiin 🤲🤲🤲🤲
@xabiibomaxamed3968
@xabiibomaxamed3968 3 жыл бұрын
Maxamed wiikeyga kugu samiyee sami guuro lagaa rabaa
@nashadnor4326
@nashadnor4326 2 жыл бұрын
Waa best song Jiliinka xita caadi ma ahan horey usoco wll
@nimconataazha4470
@nimconataazha4470 3 жыл бұрын
Legend Apdi Azkar Tabiyaha Ruuxigaa💯 Aan Dhiiriyo Dookha Madhiirin Karaayee Ayy Codkii Codadka Mr Kaadheeri💯
@robgoal2990
@robgoal2990 2 жыл бұрын
Heestaan walaashay baa jecel oo in badan dhagaysatah
@cabdiahmed3333
@cabdiahmed3333 3 жыл бұрын
mo kadheeri legend khatartisa wata dhanka fanka weyi kep goin
@matanofficialmedia5277
@matanofficialmedia5277 3 жыл бұрын
Subxanaallah Allah kacabsadha naar iyo jano aya jiraan
@samrachannel6545
@samrachannel6545 3 жыл бұрын
Been madaan sheegin
@xissmohamed6798
@xissmohamed6798 3 жыл бұрын
Fananka kaliye hesixisa daren kugaliyo uguna gaban fankaa 🥰🥰🥰
@gabarbari8127
@gabarbari8127 3 жыл бұрын
Fananka fananinta Mohamed kaadheri😘😘
@camaarmohamed5684
@camaarmohamed5684 3 жыл бұрын
Kaadheeri axlaa calaacal walhi wakuladare mayaa abwe qaali😭😭😭😭
@abdiazizbwana9637
@abdiazizbwana9637 3 жыл бұрын
Hadad iga dhambeyso haila dhafiin sulka
@libanaden6444
@libanaden6444 3 жыл бұрын
Wiilkaaan codkiisa waaan ka Haray..... another level 💯 👌 👏 🙌..
@Cabdicasiis-yx7wq
@Cabdicasiis-yx7wq 3 жыл бұрын
dhooleey maankaa is dhalan ragàyoo ka ďheeraatay halkii hore oo idhibay hàdlkii idhayi jirayeey
@raxmomudane6167
@raxmomudane6167 3 жыл бұрын
xasbunallah subxaaanallah laa xowle illaa quwatan illaa billaaaah inanta qorta so qaaawisay arag wale maalin laga shaleyn doono baajiri doonto rabiyow xilaheyga haka dhigin tuba rorog aan jirkeda ogeyn inow qima leyahay oo naar ne meel ku sugeyso cidii aan is xisaabin
@farxiyocabdullemohamed4169
@farxiyocabdullemohamed4169 3 жыл бұрын
Jah 😰😰 heeso qiiro leh qalbiga allaha kuu qaboojiyo walal
@apdrhmaankaadheeri3180
@apdrhmaankaadheeri3180 3 жыл бұрын
M.a legend kadheeri ku taageeraa lph ninka kaliya ee heesihiisa xiiseeyo
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 3 жыл бұрын
Best kadheri
@mzamal5957
@mzamal5957 2 жыл бұрын
Keep go dumshi nice voice.
@luulsheikh7156
@luulsheikh7156 2 жыл бұрын
Wiilasha dhallinyarada ah ee heesa,kolley iga yeeli meysaan heesha iska daa oo qur'aanka Alle ku akhri codka alle kuu hibeeyey ee gabar dambe yeeysan isku kaa ag ruxin hadey ayadu xishoon weydey adigu xishoo hadaad damir leehadhay oo iska fogee balada.
@fartunbarre3477
@fartunbarre3477 3 жыл бұрын
Shaadiyo dhibadanaa jafaw lajoogtaa meel kasta 😂😂
@Idleibrahimali120
@Idleibrahimali120 3 жыл бұрын
Kadheeri inaba caadi ma aha guuleyso wll
@abdiwalihajji1900
@abdiwalihajji1900 3 жыл бұрын
Subaxaanyo wle music waa saaray
@BAALMADOWE
@BAALMADOWE 2 жыл бұрын
❤waa hees aad u macan runtii
@bilaalibrahim224
@bilaalibrahim224 3 жыл бұрын
I love u ❤️ voice bro keep 💯 it up khadheeri legend
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Khadraayqarancaday hablaha filkay ugu qiimobadan dhigey tu ii dhigmatana mamal.bahyartan minyaradan.
@ibrahiimhajjiofficial1957
@ibrahiimhajjiofficial1957 3 жыл бұрын
Fadlan igula sali nabiga scw❤️😍
@utun_jaceyl
@utun_jaceyl 3 жыл бұрын
Scw
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
5✋.haaaa.lay hiloobaa baladkay ku nooshee aaway kaalay kaalay laydhahaa.iyaaa
@mrnature2000
@mrnature2000 3 жыл бұрын
kaadheeri legend👏
@ladaya391
@ladaya391 3 жыл бұрын
Wll dhagha heesaha uma fiicna Aakhira zaban baa lagu jira dadka diinta wey Ka tageen fasahaadka baa baty Alle aynu Ka cabsano
@ishwaakahmed2667
@ishwaakahmed2667 3 жыл бұрын
Jazaka allah walal ilaahy baan unoqon
@munaxasan7262
@munaxasan7262 3 жыл бұрын
Wila qurux Iyo istel logaharay Maxamed kadheeri
@ismailshire539
@ismailshire539 3 жыл бұрын
Codka, erayada iyo musicadaba Dhankastaba waa heersare
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 3 жыл бұрын
heestan musicii hore ee uu tumay amzal yare ayay ku macaanayd wllH any-way kaadheeri keep up.
@roodoiidle4318
@roodoiidle4318 3 жыл бұрын
Labadan islamood iska soomasafuriyaa pls reer xamarkoow
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waa cidna qofna.
@maryanahmed8530
@maryanahmed8530 3 жыл бұрын
Masha allah
@yaanna.itaketheworldatmyea5913
@yaanna.itaketheworldatmyea5913 3 жыл бұрын
Kaaly iska arag hees hip hip move on 👈
@fardoosomaxamad7064
@fardoosomaxamad7064 3 жыл бұрын
Maasha Allah fanaankeena
@mohameddaud5289
@mohameddaud5289 3 жыл бұрын
Legend Kaadheeri
@halimaomer625
@halimaomer625 3 жыл бұрын
Plz M.kaadheeri codkaadi dhabta ahaa wad leeway so celi waayo miraha lama fahmayo sidan blse heestu wa top
@relaxwiththequran7939
@relaxwiththequran7939 3 жыл бұрын
Nailed it 😉
@princessfahmo9291
@princessfahmo9291 3 жыл бұрын
Wan kujecelahyi kaheeri😭😭😭
@rasakissa4698
@rasakissa4698 2 жыл бұрын
This song is very sover my mind
@adiirie7998
@adiirie7998 3 жыл бұрын
qofkan codkii baa kasoo bixi leh muxuu fanaan noqdaa war ileen tan oo kale
@afluul1236
@afluul1236 3 жыл бұрын
Legend go forward
@afluul1236
@afluul1236 3 жыл бұрын
Song of the year
@sacadmuuse6390
@sacadmuuse6390 3 жыл бұрын
Kadheri keep going pro
@xafsaxasan8908
@xafsaxasan8908 3 жыл бұрын
Keep going
@roodoiidle4318
@roodoiidle4318 3 жыл бұрын
Waxaa sa jacayla ah fakin
@SacdiyoDahir-qx7ml
@SacdiyoDahir-qx7ml Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ jacel ❤❤❤
@maryanosman6682
@maryanosman6682 3 жыл бұрын
Legend Tagy 🎤🎤🙏🙏🙏
@munaahmedyuusuf8063
@munaahmedyuusuf8063 3 жыл бұрын
Idhibay hadalki idhayi jirayeeey wooow
@meymalyrics5936
@meymalyrics5936 3 жыл бұрын
Waxaan ahay gabadha kaliya ee sameesa somali music lyrics marka so boqo channel keyga hadi aad kahesho igu xirnaaw thanks all😭.
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 3 жыл бұрын
Legend moha
@burhaancirro7705
@burhaancirro7705 3 жыл бұрын
Axsan cod iyo laxan gulayso
@filsanshire9760
@filsanshire9760 3 жыл бұрын
Meeshan h33s weeye dadka leh kusaliya wll kadaaya
@samiyaabdirisaaqmaxamed9451
@samiyaabdirisaaqmaxamed9451 3 жыл бұрын
Legend kadheeri
@oraahsamelyrics9357
@oraahsamelyrics9357 3 жыл бұрын
YusuF Subxaanyo Best Musician
@shamsaabdirahim4114
@shamsaabdirahim4114 3 жыл бұрын
Dhalgobed Mansha Allah
@naaniboy6562
@naaniboy6562 3 жыл бұрын
Qofkii horay u arkay c.qaadir jubba waa kan new c.qaadir jubba wlh noolaw khadeere cabdi askari fanka nooleye inta aad heesato ninkan oo kale
@anasabdirahmandahir8621
@anasabdirahmandahir8621 3 жыл бұрын
Legend labo maha
@farhiyahussein2121
@farhiyahussein2121 3 жыл бұрын
Alla ya cizaka
@cimraanibraahim6776
@cimraanibraahim6776 3 жыл бұрын
Kaadher lejenti
@AliKhan-sq9iz
@AliKhan-sq9iz 3 жыл бұрын
Thanks 👍👍👍
@jamacgurey9314
@jamacgurey9314 3 жыл бұрын
Jamac yare maanshaallah
@mohammedbulshaawi9059
@mohammedbulshaawi9059 3 жыл бұрын
Well done
@geyowgcl8640
@geyowgcl8640 3 жыл бұрын
Kadheeri keep going lkn mxa rabii laaxa nomberkadaa zxp
@geyowgcl8640
@geyowgcl8640 3 жыл бұрын
Lkn mxan rabii laxaa numbarkadaa inan xarir yelelanoox i am your fans
@matanofficialmedia5277
@matanofficialmedia5277 3 жыл бұрын
Waa ladimani yac walhi sidhan waa dambi weyn adunyadhu wa maalmo kooban
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 3 жыл бұрын
Idhiby hadlkii idhayi jiraye😥😥
@hagar-laawe
@hagar-laawe 3 жыл бұрын
Ilkacase baa la hoorinaya sow maaha...🙂
@benard904
@benard904 3 жыл бұрын
My crush ❤️❤️❤️❤️
@SacdiyoDahir-qx7ml
@SacdiyoDahir-qx7ml Жыл бұрын
waaw
@xuseennurnuuribraahim337
@xuseennurnuuribraahim337 3 жыл бұрын
Xuseen nuur ibraahim
@fahadmohamedabdi3654
@fahadmohamedabdi3654 3 жыл бұрын
Keep up
@saanichannel8732
@saanichannel8732 3 жыл бұрын
walalayaal waxan ahay walalkiin pleasa isoo boqada dhamantiiiin
@ahmedhonest32
@ahmedhonest32 2 жыл бұрын
Unique voice
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 жыл бұрын
Legroom Mohamed kadheeri
@adanhassanibrahim4368
@adanhassanibrahim4368 Жыл бұрын
Xamdi bilan
@ibrahimabdullahi9443
@ibrahimabdullahi9443 2 жыл бұрын
Ahmed rasta
@SuudaMohamed-gn3ri
@SuudaMohamed-gn3ri Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@akraamahmed1515
@akraamahmed1515 3 жыл бұрын
👏👏
@bashirabdi3983
@bashirabdi3983 6 ай бұрын
♥️💜❤️
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 жыл бұрын
Thanks abdi askari tube
@yusufabdi7459
@yusufabdi7459 3 жыл бұрын
Saksi
@yusufabdi7459
@yusufabdi7459 3 жыл бұрын
Sakzi
@yusufabdi7459
@yusufabdi7459 3 жыл бұрын
Sakzi
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 3 жыл бұрын
Aaheey
@wardhabdeh7593
@wardhabdeh7593 3 жыл бұрын
comments kii ogudambeye ayan ahay
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Asww.yaryar
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Asww , Raali ahaw tanaa dhahdo tanoo dumar unbaa dhihi hadayba tahay inaandhahaba noqoto.nunses exuseme.gabadha khadraayqaran nacas aqoonlaawe ahna iguma darsado fariidan qiimo badan iftiinaay dhamatstiran.0
@zamzamaden8047
@zamzamaden8047 3 жыл бұрын
💞💞
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 жыл бұрын
Asc wxan sameya qisoyinka calamka afsomali Karton iso boqo and Support wllo insha allh mhdsanid❤️🙏🏽
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 3 жыл бұрын
Halkaad ka dhawayd ka dheratayo
@mohamedmoallim7468
@mohamedmoallim7468 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Cabdirahmanmdmofficial7284
@Cabdirahmanmdmofficial7284 3 жыл бұрын
ASC wa team Sharma boy official waxan furay chenal cusub somali wan uni jeclhysubscribe
@ahmedbronchi2155
@ahmedbronchi2155 3 жыл бұрын
ok qabyaaladda jooji
@lilduriyee9915
@lilduriyee9915 3 жыл бұрын
Ok welcome all
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Asww.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
My self.
@caashonuuradiin4402
@caashonuuradiin4402 3 жыл бұрын
👌👌❤❤❤⚘⚘💋
@najmaabdi7533
@najmaabdi7533 3 жыл бұрын
👌👌👌👌
@bint2424
@bint2424 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍
@cabdisalaanmahadjamacinama2869
@cabdisalaanmahadjamacinama2869 3 жыл бұрын
Cadisalaan
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 23 МЛН
BBC Somali Radio Idaacadda Galabnimo 07.08.2024
15:19
BBS Somali Radio
Рет қаралды 611
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
IQRO INDHADEEQ FT NAJMA NASHAAD | NEW HIT KUN JEER KU XAMDI | MUSIC VIDEO 2022
7:02
Goodax Media Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL  VIDEO 2023
6:36
Moha Films
Рет қаралды 2,1 МЛН
Mohamed Kadheeri | Dirediraale | Official Music Video 2020
3:51
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,9 МЛН