MOHAMED KADHEERI VS ARAGSAN | SILSILADDA DANGUUD | BULUUGGA DAMBI KAMA AHA JIGJIGA | 2021 (PART 3)

  Рет қаралды 1,209,332

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

3 жыл бұрын

NINYAHAW DEEL QAAFKA WADA
DEGAANKA SOOMAALIYEED
DADKIISA LAMA QASBO
DABUUBTU XOR BAY U TAHAY
CALANKII AAD DAAYACDEEE
BULUUGGAY KU DOOGSADAAN
DANBINA KAMA AHEE JIGJIGA
DALOODHA WARKEEDA KEEN?
-----------------------------
MOHAMED KADHEERI vs SOMALILAND
JIGJIGA VS HARGEYSA
XAMAR OO SOO JAWAABTAY
HEESTI 3AAD - SILSILADDA
DANGUUD WAA LAMA HURAAN
MOHAMED KADHEERI
JAWAABTA ARAGSAN CABDINAASIR
OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
--------------------
EREYADA: CABDULLAAHI XAWAYAAN
MUSIC: MOWLIID XASAN FAARAX
LAXANKA: JINIIN I SHUMI
CAMERA BY: KABACADDE
PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
------------------------------
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
ANSHAX
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

Пікірлер: 3 800
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
Qaybta comment-ka - dad badan baa si kale u fasiraya heeska.. Dadka aydun laysaan iyo soddon sano iyo deyr dheer?? Heestan waa silsilad, waxay jawaab u ahayd Heestii Aragsan …. kzfaq.info/get/bejne/hbmdfNyr3cnegpc.html #Kaadheeri waxaa usoo jawaabtay Rahma Randa Heesta Randa; kzfaq.info/get/bejne/e55lkrCgr6qRiWw.html Bal tusaale yar aan idiin siiyo sida laysugu jawaabay.. -------------- *Heeska Aragasan .. Badwayn Roobkii Ku Da,Ay Hadduu Doog Saari Lahaa Kalluunkaa Daaqi Lahaa Adoo Taadii Dayacay Darraato Wixii Tagiyo Halkaad Ku Ahayd Dulsaar Maxaad Ugu Tumi Durbaan? (Musgalay, Tucudan ayuu Xawayaan ku galay oo dawgii silsiladda Looga danlahaa ayuu ka yar duway ) Raggan Waa Nimaki #Guba Hoobiyaha isla dhacay, Marka biyo hoostood bay iska haraantiyaan.. *Jawaabta : kaadheeri Ma duugowdo taariikh Dirwadaagtu maqashoo Lagu qoray diiwaankeee Adoo cadaw ku duufsaday Doorshay magacyadiinnii Aabihii daraawiishta’ee Dulmigii ka diriraad Dulsaar aad ku sheegtaye Abaalkaagu daranaaa Dafiraaddu waa maxay? *Aragsan .. Intaan Duro Muuminiinta Anigu Weedhaha Ma Dado Runtana Kuma Rido Dalluun Haddii Lay Soo Danqaado Difaaciyo Weerarkaygu Dagaalama Waa Yaqaan Libtana Darajay U Sitaan Dabaylo Marbay Noqdaan *Jawaabta Kaadheeri Daanta aad ku nooshahay Faan baa dilloodayee Ma dabayl xagaa baa? Hadmaa dawo loo heli? Dadka aydun laysaan Dayaxiyo xifdigahiyoo Ma cirkaad ku duugtaan? Wargays keese daabaca? Aragsan … Aniga Laba Layma Dago Waxaan Ahay Ruux Digtoon Dad Baan Ka Galaa Kulaylka Dugsiyaan Ku Jiraa Qabawga Dabbaan Ka Shitaa Madawga Adigu Daantaad Jirtiyo Kawarran Dib U Curashadii Dadkii Ma Heleen Xorriyad Miyaa Runta Laga Didaa Dibnuhu Makaraan Su,Aal *Kaadheeri … Ninyahaw DeelQaafka Wada Degaanka Soomaaliyeed Dadkiisa Lama Qasbo Dabuubtu Xor Bay U Tahay Calankii Aad Daayacdeee Buluuggay Ku Doogsadaan Danbina Kama Ahee Jigjiga Daloodha Warkeeda Keen? ----------------------------------- Sidaa u fahma Silsiladda -ABDIASKARITUBE-
@cismaanxaydar7230
@cismaanxaydar7230 2 жыл бұрын
æ
@tilly7322
@tilly7322 2 жыл бұрын
*Hhhhh*
@mohanuurfaraweyne9453
@mohanuurfaraweyne9453 2 жыл бұрын
Difraadu waa maxrey bilaahi caleeyka halkaas waa hadal murti wata
@maxamudcabdidahir4089
@maxamudcabdidahir4089 2 жыл бұрын
@@mohanuurfaraweyne9453 E we
@ibrahimcigal7881
@ibrahimcigal7881 2 жыл бұрын
Doqonkiyo daciifku mar buu daacdaac sadaayeee jigjiga ka fuqa sida xidigtiinu umadowdahy baa qalbigiinu umadowdahee from xamar cadeey😔😶
@xagaltube6872
@xagaltube6872 3 жыл бұрын
Ninba silsilad sheegaye ana silsiladayda xidhiidha waa suubanow rasuulkii suubanaa scw scw scw
@xagaltube6872
@xagaltube6872 3 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وآل محمد
@amoonsomail4331
@amoonsomail4331 3 жыл бұрын
love somaila🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙💙💙🇸🇴💙🇸🇴💙💙💙💙💙🇸🇴💙💙🇸🇴💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴
@xagaltube6872
@xagaltube6872 3 жыл бұрын
@@amoonsomail4331 ilove nabi muxamad csw
@maymuunomar7618
@maymuunomar7618 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@nimconuura3750
@nimconuura3750 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@fatxiyacarab5937
@fatxiyacarab5937 3 жыл бұрын
Reer jigjiga hadan ahay ilove so much muqdisho🇬🇲🇸🇴💪
@ubahxuseen9237
@ubahxuseen9237 3 жыл бұрын
Reer jig jigo waanu idinku tashanaa waanu idin jecelnahay hadaanu nahay reer muqdisho Alaha noo kiin daayo soomaali asal ah ayaa tihiin xamar waa dhulkii awoowgiin iyo dhaxalkiinii ku soo dhawaada mar walba
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 3 жыл бұрын
isku daarood ayaad tahiin
@ubahxuseen9237
@ubahxuseen9237 3 жыл бұрын
@@waxgaradmediachannel1298 haaa sax
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 3 жыл бұрын
@@ubahxuseen9237 xaqiiq, horra loo yidhi waysku habar wacda nfD,DDsi,,somalia . QabiiL aan hadalku isku daysan karrin wakaas .
@maxamednuunowdahaboy4716
@maxamednuunowdahaboy4716 Жыл бұрын
Jigjiga Hooyadii Zuuganta somalida We love From Boosaaso ❤️❤️❤️
@HIBOJamal
@HIBOJamal 6 ай бұрын
Waw
@nasriinsomali8528
@nasriinsomali8528 3 жыл бұрын
Abwan abdullahi xayawan waa geesi iyo abwaanka abwanada nolosha Kuma ciisho kadheeri afkada caano lagu qabay Guul somalia 🇸🇴 Keep going abdi askari tube
@mohamedyare2942
@mohamedyare2942 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hafsaosman6054
@hafsaosman6054 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤🇸🇴
@xilkasdugsiiya2327
@xilkasdugsiiya2327 3 жыл бұрын
Abwaan xayawaan wlhi wa geesi guul somalia 🇸🇴 jigjiga guul
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 жыл бұрын
Aad oo wayn
@sucdimuuse5236
@sucdimuuse5236 3 жыл бұрын
Geez geez dhaafay❤❤❤❤❤
@xayaataragsan5799
@xayaataragsan5799 3 жыл бұрын
Geeeezi geeeezi wilipa geeeziyaaaalo waaaye guuul wcn jigjiga🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤
@jamiilohaashi8337
@jamiilohaashi8337 3 жыл бұрын
Jigjiga guu rer xamar
@amishbeabadrimaxamud2843
@amishbeabadrimaxamud2843 3 жыл бұрын
is mujiya rer xamar🇸🇴 from jigjig🇬🇲❤
@jamiilohaashi8337
@jamiilohaashi8337 3 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤩🤩🤩🤩
@user-mr4xn3kc8s
@user-mr4xn3kc8s 3 жыл бұрын
😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍viva somalia
@rahmahussain6506
@rahmahussain6506 3 жыл бұрын
🇸🇴♥️♥️♥️♥️ Viva dhigeyga jigjiga viva Somali🇸🇴♥️♥️♥️♥️🇬🇲🇬🇲🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇬🇲♥️♥️♥️
@amalabdiwahid2976
@amalabdiwahid2976 3 жыл бұрын
Sow jigjiga somali maahan
@smirailbir3931
@smirailbir3931 3 жыл бұрын
Hadan rer jigjiga nahay wa nagu wayn tahay somalinimo, Viva somali state😍💃
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Hahaha manad u jeedin dawld deganka somalida itoobiya Muuji inad Ethiopia hoos timadan de wll
@smirailbir3931
@smirailbir3931 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 kkk anagu dawlad degan ismamulkoda xor u ah banu nahaye lkn adi wa inad muujisa in ayna jirin cid ku ictirafaysa calama!
@smirailbir3931
@smirailbir3931 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 Rer mirqanland Faan iyo hanjabad bad umadi ku rogten🤣🤣
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
@@smirailbir3931 hahahaha wllo ma idinka xor u ah ismaamul horta maan 2019ki uun jeel ogaden laga so daynayn boqolal qof o dadkiina ah mise ana ismodsiiyay 😂😂 Anaga is mamulna kulaha walahi riyad ku jirtaa
@smirailbir3931
@smirailbir3931 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 haku mashqulin wa dad dawladodi xirataye lkn adu 1000 sono e so socota ictiraf heli maysid kawarn he😆😆
@israhalpii5161
@israhalpii5161 3 жыл бұрын
Reer xamar hada tahy somalinimo ku fanaa somalia somalibaa leh Kaa dheeri❤🙏
@ttyfgdgdgg753
@ttyfgdgdgg753 3 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌👍👍👍👌👏👏👏👏👏👑👑👑👑👑🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴✊👍👍👍👍✅✅✅✅❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌💪💪💪💪
@nashadmoh
@nashadmoh 3 жыл бұрын
Somalia Amison baa leh dheh
@cabdiraxaiimcismaancalial8878
@cabdiraxaiimcismaancalial8878 3 жыл бұрын
Masha allah
@anfacofficials6428
@anfacofficials6428 3 жыл бұрын
M.a soomaaliya hanoolaato 👋👋👊👊👊👊
@degmoahmed8477
@degmoahmed8477 3 жыл бұрын
Raboow soomali mideeee
@zalmaanhussein7752
@zalmaanhussein7752 3 жыл бұрын
Ilaahay Hooyada iyo aabaha janaDa Ha GeeYo ☺
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Zalmaan WALAAL SUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ZALMAANOOW
@zalmaanhussein7752
@zalmaanhussein7752 3 жыл бұрын
@@jaabirsoomaali9214 wan ku saray adna isar💌
@ubahxuseen9237
@ubahxuseen9237 3 жыл бұрын
Aaaamiin yaa Allaah
@yaasiincabdi7512
@yaasiincabdi7512 3 жыл бұрын
Oky
@nafisanaftaa2963
@nafisanaftaa2963 3 жыл бұрын
Abaalkaagu daranaa dafiraadu waa’maxay wow my dhiiga Somali ♥️🇸🇴❤️Reer jigjiga dadkayga 🇸🇴❣️🦅
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 3 жыл бұрын
Ree JIGJIGA sunta waqooyi ka ilmaysiisa 🕺🏽💕
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 3 жыл бұрын
🖕🖕🖕🖕
@sahrayasin2555
@sahrayasin2555 3 жыл бұрын
La gumaysta ilmanaya iyo nin sawaxili u taliyo
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 жыл бұрын
@@sahrayasin2555 hadana ayagaa ku xukuma
@mohanahmed8525
@mohanahmed8525 3 жыл бұрын
Billaa calayk dafiraadu wamaxay? I love cawaale🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪👏👏👏👏👏
@safiyayusuf1798
@safiyayusuf1798 3 жыл бұрын
Allah gobgobdhahay ogaden badane ogadeen dheere alllow ida ragan udhaxay udhalay allow ida wanjeclahay jecliya from muqdisho gabdhow kuli wiil ogadeen dhala kaas AYABA INDHALO MUDAN
@ikranaadan4179
@ikranaadan4179 3 жыл бұрын
We love cawaale
@monikamusa6644
@monikamusa6644 3 жыл бұрын
War inmadaryal aman na zii nin nacnay qazab ma iskugulkya tolaysan😂💪😡
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤💋💋❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@nawaalizmaaciil9833
@nawaalizmaaciil9833 3 жыл бұрын
Soomaliya hanolaato guul iyo gobanimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤ abwaanka iyo fanaanka hanbalyo cadawgiina cagta hoostiisa
@rahmaahmed8535
@rahmaahmed8535 3 жыл бұрын
Aaammmiin
@mariaqueen6053
@mariaqueen6053 3 жыл бұрын
Heesta qaybita degaanka somaliyed mohamed kaadheri wuuku raaxaystay ana sidoo kale wan dareemay jecliyaa jigjiga cdey from Laascaanood ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@zakariamohamed8850
@zakariamohamed8850 3 жыл бұрын
Walashay Maria Big Love From Jigjiga Cadey.. Garaabkena aya tihin Daraawishtena❤❤❤❤❤
@mohamudjakaarta7140
@mohamudjakaarta7140 3 жыл бұрын
Maxamed kaadheeri wll yaa weeye
@muniiradhalgabed8344
@muniiradhalgabed8344 3 жыл бұрын
@@zakariamohamed8850 me to wllky reer jigjiga one love my blood idin jeclnahy❤❤❤❤❤
@jwxo9313
@jwxo9313 3 жыл бұрын
Reerabtigey❤️🤍💚Somaliland geesiyada SNM❤️🤍💚 ReerAdeerkay geesiyada ONLF💚💚💙💙❤️❤️❤️dadkay Somaaliyeed💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙 Shanta Somaali ❤️💙🇸🇴❤️💙
@najaadmohammed4299
@najaadmohammed4299 3 жыл бұрын
Mahad sanid
@sabiriinsahlaxasan7940
@sabiriinsahlaxasan7940 3 жыл бұрын
Masha allh🥰🥰🥰
@sabiriinsahlaxasan7940
@sabiriinsahlaxasan7940 3 жыл бұрын
Sabriin sahal xasan🥰
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 жыл бұрын
Shan doowladood oo Somali ah oo jaar ah waxaan aheeyn dgici meyso In Sha Allah.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Doqon
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Kaa dheeri wuu ku raxeystay heesta keep going ♥ Soomaali quluubtooda hal alaha ka dhigo 🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽❤❤
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 3 жыл бұрын
Allaahuma Aamiin Wllo
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 жыл бұрын
Aad oo wayn waan jeclahay Xamar
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
@@TheReal_Man xamar cadeey xudunteydaa ku duugan 26 sano ka hor aan ka soo baxay ilaheey nabad ha inooga dhigo anigoo nabad ah alaha igu soo celiyo 🤲🏾🤲🏾
@libanahmed5297
@libanahmed5297 2 жыл бұрын
Soomaaliya ilaah. Nabad. Ha noo ka dhigo
@abdulahimohamedaden7449
@abdulahimohamedaden7449 3 жыл бұрын
Abwaan abdulahi xawayaan geesi geesi dhalay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🤲
@ICEDOUTv9
@ICEDOUTv9 2 жыл бұрын
much love from Austria 🇦🇹 to my somali brothers and sisters!!! 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdallaabofficial2361
@abdallaabofficial2361 3 жыл бұрын
Sayid maxamed cabdulle xasan Allah janada Ka waraabiyo mid Ka mid ah kuwi u soo hal gamay Inaan maanta sheegano magac somaliyed Somali degan kasta oo ay joogan waa dadkeyga from muqdisho jigjiga Hargeysa Djibouti Garisa intoodaba waa dhul somaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@deeqacarab248
@deeqacarab248 3 жыл бұрын
Cadbta ayuu ku warayaa insha allh dhiig islam ayuu cabee cadabta ayaan ugu ducaynay
@nawalfarah7640
@nawalfarah7640 3 жыл бұрын
@@deeqacarab248 Cadaabta maa daa u haya subxaAllah.
@darwiishadsomaalieed8672
@darwiishadsomaalieed8672 3 жыл бұрын
@@deeqacarab248 adna maxaad cabtey qadhmuun yahay. Hooyo iyo aabe ku dhalay xumaa.
@mowlidmohamed40
@mowlidmohamed40 3 жыл бұрын
Darawiishtii dhulbahante & ogaadeen meeye halgankii iyo Kacankii dhiiga badnaa❤️🌹🐎
@ladanabdi2499
@ladanabdi2499 3 жыл бұрын
Dhulbahante 👍❤❤
@hanamaxamedxirsi7265
@hanamaxamedxirsi7265 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴wana kan
@haymishsheikhahmed3453
@haymishsheikhahmed3453 3 жыл бұрын
Ogadeen waikanaa🇸🇴❤️💋🇬🇲 bluuug na anfacaaa🇸🇴soomali weyney
@caishocuuud8622
@caishocuuud8622 3 жыл бұрын
Wa nakan ogadeenimo🇬🇲🇬🇲😘💋
@hooyosomaliyeddream8841
@hooyosomaliyeddream8841 3 жыл бұрын
Wana kan aniga iska Kay dhalen
@mariamgabbal5461
@mariamgabbal5461 3 жыл бұрын
Wllhi hadan awoodo oo aysan dambi ahayn wajigayga inaan clouka bluga🇸🇴 kadhigto waan ka dhigan lahaa jacaylaan uqabo from 🇸🇱dhul udug
@leymoonl4297
@leymoonl4297 3 жыл бұрын
Jigjiga hooyga suugaanta iyo Somalinimada 💥❤🧡💛. Love from Mogadishu
@shukrijama5399
@shukrijama5399 3 жыл бұрын
Guul Somali wayn and daraawishi 🇸🇴♥️🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴♥️👍💯💞🇸🇴👈
@hodanilays9022
@hodanilays9022 3 жыл бұрын
fanaki soomaaliyeda maxamed kadheeri hooray usoco waliga 🇬🇶🇬🇶💗💗🌹
@Hanna__qalbi275
@Hanna__qalbi275 3 жыл бұрын
Allow xamar cadowgisa cakta hose ka dhik 🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴 Dholan dhulkada aheyn kuma bahna taaa man geli walikaa💖🇸🇴💖 Peace and love 💖💖🇸🇴🤙
@farhiyadahir3992
@farhiyadahir3992 3 жыл бұрын
Somalinimo ayaa nadeeqdo🇸🇴🇸🇴💪💪♥️❤❤
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
ABAAYO WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI A BAAYO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI FARXIYAAY WAAN KAACOD SANAAYA HAIGA ILAAWIN
@ifraaxkhadar162
@ifraaxkhadar162 3 жыл бұрын
ku meeraysta somalinimo
@axlamali6332
@axlamali6332 3 жыл бұрын
@@ifraaxkhadar162 mx kwda somalinimo na deqda ma adiga qoyska kso jedo ba somali ah kligod afxumida hedhe
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdinasir18
@Abdinasir18 3 жыл бұрын
waar habargidir shalaya muqdisho markii aad soo gali kariwayfaya isaaqowa waxanisku nahay irire isoo gurmokiila haa ayaadtahee abaal daranidaa ma mukulaal ayaadtahay midinkay tagtaba ka tuugsanaysa waxaa tahaa yare
@aarizofficial8395
@aarizofficial8395 3 жыл бұрын
Ree Dds Ismuujiya ✋👍✌
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
WALAAL jamal HALSUBES KAREEB IGU CAAWI A ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@darwiishboy7484
@darwiishboy7484 3 жыл бұрын
@@jaabirsoomaali9214 Love from Dhulbahante 🔥💙
@najmanalka5762
@najmanalka5762 3 жыл бұрын
✌️💯❤️🇸🇴
@soumeyasalah5789
@soumeyasalah5789 3 жыл бұрын
@@darwiishboy7484 we love you too dhuluz dadkygi🇬🇲🥰
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
@@soumeyasalah5789 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪👏👏👏❤❤❤
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
Aabe sayiid cabdullahi hasan. Allow khayr kusiii jannada kuwaar amiin yaraabi From dhahar Somalia 🇩🇯🇩🇯🇸🇴💙🇩🇯🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🧡
@farahjama1093
@farahjama1093 3 жыл бұрын
Al Abwaan Al xawayaan guulayso Soomaaliya waa dal qura dadkeeduna Waa inaga ninkii diidoow ogoow somaliya Ha guulaysato aamiin aamiin aamiin
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 3 жыл бұрын
Abwaan waa nin culus lkn xaywaan managa mudno
@faravsharif4988
@faravsharif4988 3 жыл бұрын
Bismilaah abwanka bahalmiyaa mise xawayaan waa amaan
@andregamming3536
@andregamming3536 3 жыл бұрын
Comment ku dhiigle. War meshan san uwalayay qolada youtubeka xitaa way yaaben 😂😂
@islamicmedia9118
@islamicmedia9118 3 жыл бұрын
Sabaacrab iisaar sxb
@hussainahmedadam5928
@hussainahmedadam5928 3 жыл бұрын
@@islamicmedia9118 wan kuu saaray sxp
@ayandegen9665
@ayandegen9665 3 жыл бұрын
Xaqiiiiiq Allh Qulubtena hakabuuxsho Quranka kariimka
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 3 жыл бұрын
Komanti kudhegle miyad walikadha ninkas aniga aya ubaxshay ee yan adigana magac kubixin ad istahishid ee jog afkada kala bax ina ader key mcn ok 😜🤪🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@andregamming3536
@andregamming3536 3 жыл бұрын
kiwara ina saman don gul wcn 😂😂 wll si vcn imadan fahmin miyaa comment kudhiihluhu waa aniga qof kale maaha ina adeerkaba Maba garanyabee kkk😂
@dheymaluula4452
@dheymaluula4452 3 жыл бұрын
War somliyeey fanaankaan.sidan. kula xariiri laha igu cawiya wlh codkiisa jeclahy shuruud walpo diyar u hay inu hees I qadaa rabay jah😞
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 3 жыл бұрын
😂😂huuno instagramka kala hadal dee
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 3 жыл бұрын
Codkiisa aroisyada xata lagama shido lkn suliga aya laga dawada hno
@dheymaluula4452
@dheymaluula4452 3 жыл бұрын
@@nasraabdullahi9406 yac u maleyn.maayo.inu ila.hadlo.lkn waan.u bahna runti😊
@dheymaluula4452
@dheymaluula4452 3 жыл бұрын
@@xasanmahad2490 taasi waa fikirkaga lkn ane fikirkeyga iyo ka helintankeyga ka hadlay
@HassanMohamed-li1nt
@HassanMohamed-li1nt 3 жыл бұрын
Huno aniga kuguxidhidhini wa ina adheerkey ee sodiyar garow
@jeynaboy7045
@jeynaboy7045 3 жыл бұрын
Adoo comenti fican qori Kara mid xun ha qorin👊🏿 always stay positive 🙏🏻😘 Somali waa Somali🤝👏🏼
@maxamedxuseencabdikarim2318
@maxamedxuseencabdikarim2318 3 жыл бұрын
abwaan guul soomaaliweyn waa mid jigjigo waa dhulkeena
@fadumagargar946
@fadumagargar946 3 жыл бұрын
Vive abwaan xayawaan waa geesi viva jigjiga viva somaliya
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
FAADUMAAY WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI A BAAYO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB
@munaabdi6991
@munaabdi6991 3 жыл бұрын
Rer somaliland sugan mayaqanin way iska qayliyan wayna iska caytaman waa dad xigmadu ku yartahay runti Reer jigjiga waa dad tariikh geesinimo iyo sugan loga hadhay. Ilahayba sharafta iyo xigmada bixiya asagana ku manaystay dadkas❤ Abwan xayawan libaxa libaaxyada laguma gali karo adeer ❤💯⚘👏🙏
@saharshire1265
@saharshire1265 3 жыл бұрын
Hhhjjjjjj wll ma waxanaa suugaan ah wa qiiro jabane o weliba isagaa caytamay oo leh muqdish dab lagu zhiday naftiisa banu kalson ku qabin
@cawoapdirahman4671
@cawoapdirahman4671 3 жыл бұрын
@@saharshire1265 masha suugan iyo wax udhowtoona
@ayaniitaosmaan6202
@ayaniitaosmaan6202 3 жыл бұрын
🤣😅😫😫😫😫😂😂😂😂masugaanbaaa🤣😅😫hada somzlailNd laga aqoon😫😅🤣baa ileedahay🤣😅😅naaa aamu wax baro
@muniiradhalgabed8344
@muniiradhalgabed8344 3 жыл бұрын
30 sano iyo Dayr dheer🤣 Aqoon siigii donateen da im Inama siininen dawladihii Aduunkana dayrey kamuujiyeene In xamar lawada dago waxa diiday iisheg🤣🤣 Fanaan jira kaadheeri Keep going bro
@sacdiyobashiir554
@sacdiyobashiir554 3 жыл бұрын
Ilahigii iga dhigay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 igana dhaliyay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ reer abtina iga dhigay geesiyada🇬🇲🇬🇲🇬🇲 allx guul iyo gobi nimo dadkeygi ❤❤❤❤
@hooyosomaliyeddream8841
@hooyosomaliyeddream8841 3 жыл бұрын
Dhulbahanta iyo Ogaden Hooyo iyo abe. Alx
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
Sharafey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲👏👏👏💪💪💪
@afnanmirremaxamed4985
@afnanmirremaxamed4985 3 жыл бұрын
Landhere ilahay you're so lucky 💖🤟
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Keee abtiya...🤣
@CaashoaliCaashoali
@CaashoaliCaashoali 3 жыл бұрын
sayid maxamad cabdule dadkiisa xamar ayaga leh adeer sayidka taladiisa xamar ka tagan tahay we love ogeeden geesiyada ku tashano waaye wlhi aduunka idinkugu jclhy from xmr
@soumeyasalah5789
@soumeyasalah5789 3 жыл бұрын
🥰😍💋💋♥️ shukran huno qali
@najmanalka5762
@najmanalka5762 3 жыл бұрын
Huno qli sido kle💯♥️😥
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪👏👏👏👏👏
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
iyaguba xamar way jecelyihin iyo midnimada ummada somaliyed........... from jigjiga
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
HUNO WAN KU JECLAHAY XAMAR CADEY MEEL AN KU DOORSAN MA JIRTO ILA HOGAMIYE KOXEDKI BA KU NOOLA WA BALAD KEYGI
@mma8125
@mma8125 3 жыл бұрын
Waxan rabnaa heeso dhiirigalin iyo isku xirka soomaali people MashaAllah👍🙏☝️🇸🇴🇸🇴❤️
@suldamoserar4517
@suldamoserar4517 3 жыл бұрын
MāaShāa’Allah heestaan marnaba caadi maahan abwaan xayawaan horay u soco runtii heestaa dhiigaygu wuu ku dhaqaaqay, somaliya hanoolaato shanta simaliya oo midooba cimrigu hanagu simo Inshāa’Allah 🇸🇴🇸🇴💪👏👌
@abdiririsakawil3235
@abdiririsakawil3235 3 жыл бұрын
Abwaan Cabdulahi Xawayan Walee Waa Libaax Abwaanka Abwaanada❤
@mowlidbihiyusuf
@mowlidbihiyusuf 3 жыл бұрын
Xaqiiiq abwaankii abwaanadii
@siyaamsiman9291
@siyaamsiman9291 3 жыл бұрын
Ilove xamr
@shamsutdore5169
@shamsutdore5169 3 жыл бұрын
Abwaan Abdullahi❤️❤️
@mariamaqsut5838
@mariamaqsut5838 3 жыл бұрын
Been kumadan shegin
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 3 жыл бұрын
Haaaaaa
@drs.muniraahmed745
@drs.muniraahmed745 3 жыл бұрын
Moha kadheri fanan qaran barteeda dhigtay alayle🇸🇴🇸🇴
@ubaxcabdi4694
@ubaxcabdi4694 3 жыл бұрын
nin ilobay darawish iyo ee dulsar yiri somalia uma aqan 💉🩸🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙👏💙🇸🇴👏🥰💉🩸
@raaxorr8435
@raaxorr8435 3 жыл бұрын
Waaaw🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍💕💓❤👌👌👌🤙✍️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👐👍👍👍👍👍👍💑👥
@mryes6893
@mryes6893 3 жыл бұрын
We are Somalilanders.🙌 Respect All somali pple.
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 3 жыл бұрын
Waawarey waa jawaab aan inaba caadi ahayn jigjiga jira oo jooga
@zeitunyussuf1107
@zeitunyussuf1107 3 жыл бұрын
Waa jawaab aan caadi ahayn qofki somalia lee dareemi karo
@joker_pro670
@joker_pro670 3 жыл бұрын
My Somali People 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ One Love Koofur , Galbeed Iyo Waqooyiba 🇸🇴❤🙏🥰
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
@bishaarobadal5744
@bishaarobadal5744 3 жыл бұрын
Mohamed Kadheri ___ilxunkuma aragto🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯
@dheemanfaarax806
@dheemanfaarax806 Жыл бұрын
Darwiishad
@caaqilkadhalinyarada9623
@caaqilkadhalinyarada9623 3 жыл бұрын
Anigoo ah caaqilka dhalinyarada somaliyeed waxaan idinka soo salamayaa Togdheer Burao, Somali meel kasta ay joogto Guul waxaynu dad walaalo ah marna kala maarmi karayn seddex inaga dhaxeeya 1. Diin 2. isir 3. magac/dhul waxaan ku baraarujinayaa dhalinyarada somaliyeed diiradiina kor u qaada cadwgeenu waa dawladaha labada ah ee deriska inala ah iyo daba dhilifyadooda ee sugaanteenta waa fariine kuwaas dura oo bulshada ku baraarujiya mahadsanidiin abwaan iyo fanaanba
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 3 жыл бұрын
Idin ma waayo noolaada geesiyaasha somali galbeed love you all ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️love from xamar ❤️💐🙏
@sadiosureera370
@sadiosureera370 3 жыл бұрын
Kaa dheeri nolow geesi❤️❤️🇸🇴🇸🇴👏👏 iyo abwaan xaywaan❤️❤️🙏
@munitaahmed7273
@munitaahmed7273 3 жыл бұрын
hayyyyy ilhoow darood noo daa waa dad jecel somalinimada from hg
@idontcare6649
@idontcare6649 3 жыл бұрын
Siilkii Hooyada HARGEISA 😏
@nawaarmohamed4894
@nawaarmohamed4894 3 жыл бұрын
Mahasanid xayati somalinimo wax dhaanta lawaa from mj
@soumeyasalah5789
@soumeyasalah5789 3 жыл бұрын
@@idontcare6649 hoyada wase inanta afka hagosan afdhogor
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤
@mali7297
@mali7297 3 жыл бұрын
@@nawaarmohamed4894 dhabayaco Waa inaga 25 km u garoowe
@shugriapdi9304
@shugriapdi9304 3 жыл бұрын
Somalinimo nagufilan from jigjiga 💚💙❤️
@deeqaquruxchannel1198
@deeqaquruxchannel1198 3 жыл бұрын
Inta urka kaneceb alle kumatuso somalinima iga badan keep going
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 3 жыл бұрын
Ogadeen iyo darawishta respect dad uso halgamay jiritanka Somalia nimo anigo hawiyaah waxan leyahay maha in la af lagadeyo dhashii darawishta iyo sayidka ilahow dadkeyga jidka tusan ku hag
@apdijimcaaletube321
@apdijimcaaletube321 3 жыл бұрын
Wlloh waa run lkn somali oo dhanpapH halgantee xgey somaliland wax uwadaa
@daahircabdiraxman3755
@daahircabdiraxman3755 3 жыл бұрын
War naga aamus dood hanoo bilaabinee soomli oo dhan ayaa soo hal gantee 💯🇩🇯🇸🇴💯
@zeitunyussuf1107
@zeitunyussuf1107 3 жыл бұрын
Apaayo qabil waa mid hda laga hdl ee qabil iska daa ma fiicano somalinima lee naga badan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SaMiiRMoHaMeD12
@SaMiiRMoHaMeD12 3 жыл бұрын
Dariishta iyo ugadeen way iswataan
@soumeyasalah5789
@soumeyasalah5789 3 жыл бұрын
Shukran hawiye wallday 🇬🇲💋🇸🇴
@mohamedcabone1567
@mohamedcabone1567 3 жыл бұрын
Viva somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
mashaa allah shaqo wacan mohamed kadheeri iyo abwaankaba aad bay u mahadsanyihin
@fartunhassan8343
@fartunhassan8343 3 жыл бұрын
Wowow reer jigjiga somalinimo❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺
@muktarnadifyousuf3807
@muktarnadifyousuf3807 3 жыл бұрын
❤🇸🇴❤Somalia ❤🇸🇴❤ From Awdal ❤🇸🇴❤
@yusufmohamoud1056
@yusufmohamoud1056 3 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo Somaalia and Somaaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤♥️♥️♥️
@roodaqueen2959
@roodaqueen2959 3 жыл бұрын
My love muqdisho jigjiga🇸🇴🇬🇲🇬🇲🌺🌺🌺♥️♥️♥️♥️
@Axmedshilke
@Axmedshilke 3 жыл бұрын
Abwaankayga abwaan cabdulahi xawayaan respect ❤❤❤❤❤💯💯🙏🙏🙏
@nimcayariiseey9020
@nimcayariiseey9020 3 жыл бұрын
Xamar 🇸🇴 hargeysa ❤💬💚 jigjiga 🇸🇴💙
@mohamedfard3008
@mohamedfard3008 3 жыл бұрын
Darawiisha 🇸🇴❤🥰💪
@nuuracayniofficially3876
@nuuracayniofficially3876 3 жыл бұрын
Heesta jawapteedan zugaynaa from soomlillnd ❤❤❣😁❤
@sadiasiman4304
@sadiasiman4304 3 жыл бұрын
😂😁🤣ilahey umada labtoda safi ha iskaga dhigo dadkegiyow
@Fawzia87H
@Fawzia87H Ай бұрын
Love you 🤟 my brothers and sisters from wajir ❤
@cabdiraxaiimcismaancalial8878
@cabdiraxaiimcismaancalial8878 3 жыл бұрын
Masha allah soomaali goool ayaan irajina sxbkey maxamed kadheeri hore u soco ayaan kuleyahay asxaabta cabdi askari waan idiin salaamay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 3 жыл бұрын
Salaam kdb Abdiaskari waa funny 😁 kdb Ogadenia hadii anahay Sidii anu halganka Somaliaed u bilownay ayaa u wadna waligayo kama tanasulayno 🇸🇴 blue ka ahii wadnahena ayu ku yala mana aminsanin in xamar /mugdishu ku dhashay in ad naga xigto lkn anagu waxan amiinsanahy inaan anigu ugu dhawahay ! Oo wlhi ah waxana daga 3 part of Shanta Somaliaed Alxm 💚💙❤️Guul /Gobanimo/Midnimo Umada Somaliaed 😁😁😁 allow Xamar Nabacabkeda Qabo Casimadii Umada Somaliaed! Xaqiiqdu waa taas qalbiga ayaa XORkanahy Alxm
@nalkacadey6814
@nalkacadey6814 3 жыл бұрын
💙somali baan nahay wax nooga sokeeya malahan soomaali soomaali soomaali soomaali magaalo waa la dagaa dhiiga mid ka nahay soomaali 🇸🇴jig jig love u from muqdisho💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪😭😭😭😭
@suweyzpuntland152
@suweyzpuntland152 3 жыл бұрын
Allah yaxfdukum xbiibiibiyal rer mogdzha nahy idin wataa 💋🥰🥰😍💌
@amiroibarhim8863
@amiroibarhim8863 3 жыл бұрын
أحبك يا وظني مقديشو... اللهم احفظ الصومال من مكروه سوء اللهم امين يارب
@amishabubakar4964
@amishabubakar4964 3 жыл бұрын
Somliya guuul iyo gowanimo ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋
@garaadjacay2573
@garaadjacay2573 3 жыл бұрын
Please wllo hadaa tahay muslim sbcrebe ii saar
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
WALAAL GARAAD HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@samiiradagan1513
@samiiradagan1513 3 жыл бұрын
Silsiladan maxayi ceebo soowad dad baa soomaliyan kaxanaqa oo dhulku lagoaya viv soomaliwayin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪
@saidomahamud9779
@saidomahamud9779 3 жыл бұрын
waa sax sax waye guul 👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@asiaidle7384
@asiaidle7384 3 жыл бұрын
darwiiish ban ahy aan daalin waligi💪❤ somalia ha nolato❤❤
@faaraxfabkeey5589
@faaraxfabkeey5589 3 жыл бұрын
My dhiiga iyo dhuuxa ❤️🥰❤️🥰❤️
@sadiasiman4304
@sadiasiman4304 3 жыл бұрын
Dadkegi inolada😘😍
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 3 жыл бұрын
Amiin 🇸🇴❤💋💋💋💋💋💋
@amaaniliigo9619
@amaaniliigo9619 3 жыл бұрын
somalinimda na wada deqadah🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💟🌹
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 жыл бұрын
🇸🇴❤ xamar
@nimcocali1371
@nimcocali1371 3 жыл бұрын
xamarbu qalbiga kudagaya wlhi❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴xamarba ideqday allow barake intasamaha jecel somaliland waa walalahayn an nahureyn❤❤💚💚💚💚💚
@ibraahimfaarax2224
@ibraahimfaarax2224 3 жыл бұрын
Haaaaa sax bidix midig kama maaranto hageisa&mogadisho waa sidaaaaa
@edebsaninayaxye1886
@edebsaninayaxye1886 3 жыл бұрын
Waaw guul guul🇸🇴soomaaliya guul
@nadiifocabdimaxamuud1221
@nadiifocabdimaxamuud1221 3 жыл бұрын
Somalia waa mid🇸🇴❤💞🥰🥀dowlad kale ma jirto
@hamzaanzaari6911
@hamzaanzaari6911 3 жыл бұрын
Allow umadena Somali nima deeqde laabtooda bur cad isku mari FROM JIG JIGA 🇬🇶🇸🇴
@raxmamahamed3398
@raxmamahamed3398 3 жыл бұрын
I am proud to be somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴💉💉💉Allahyow dadkayga bogooda burcad isu mari yaaaa rapi😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
ABAAYO MCN WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI RAXMAY ALLAAH DARTII
@ifkaaosman7489
@ifkaaosman7489 3 жыл бұрын
Amiin
@xabsacawil4215
@xabsacawil4215 3 жыл бұрын
Waxa waaa ciyaar
@lindomaxamed990
@lindomaxamed990 3 жыл бұрын
AAmin yarabi
@ismahanduale2136
@ismahanduale2136 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤👍👍
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 3 жыл бұрын
Manshalaah 👌👌👌🇸🇴🇸🇴👌🇸🇴❤️ilaahaye qulubten ha isu keeno si wangsan isug fura nag dhig Kuwi sunad rasuulka dhaqam scw scw scw scw
@laylalay7112
@laylalay7112 3 жыл бұрын
Masha alaha ♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jamaadalwiilo3265
@jamaadalwiilo3265 3 жыл бұрын
Mansh Allah guuleso maxamd kadheeri afka cano laku qabay 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖💖💖🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠🌠
@kundiidahmed5074
@kundiidahmed5074 3 жыл бұрын
hello 🇸🇴somali weyn 🇸🇴adban idiin jeclhy 🇸🇴
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤
@nalkacadey6814
@nalkacadey6814 3 жыл бұрын
One somalia🇸🇴😭allahayow soomaali mid ah oo is jecel ka dhig
@hafzamohamed479
@hafzamohamed479 3 жыл бұрын
💕💞💞💞💞💞💋💋💋💋💋💋💞💓💓💗💗💞💞💞💞💞💞💋💋
@hafzamohamed479
@hafzamohamed479 3 жыл бұрын
Saamali 💞💕💞💞💕💞❣
@apo4417
@apo4417 3 жыл бұрын
Ii doorkan idinka ka bad bdiyay blhi nga dhiga from dhulkii uduga 🇸🇱🇸🇱🇸🇴❤️💕💕
@axmedibraahim7337
@axmedibraahim7337 Жыл бұрын
idoorka miyad gadhayzan wa waxn fanku anaguu nalazocdaye midnimo dhimatay ayaad ku dhagantiin faqashey
@umumucadabdi5587
@umumucadabdi5587 3 жыл бұрын
Wow my ina adeer kaadheri horay u soco darawishit waa dowlad ee u sheeg🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayandegen9665
@ayandegen9665 3 жыл бұрын
Darawiishta ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
@sunta1294
@sunta1294 3 жыл бұрын
Waaaw ilove calanka baluga ku faan inad tahey soomali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💓🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴
@adnanhassanali1106
@adnanhassanali1106 3 жыл бұрын
Mohamed kadheeri always kadheeri 🙏
@idilabdi8039
@idilabdi8039 3 жыл бұрын
Silsiladayduu wa hoyo mcn from Buuhole💗💯
@sahalyuusuf7790
@sahalyuusuf7790 3 жыл бұрын
Somalia jiro jooh from jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤💪💪💪💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
@abdirahmanhassan933
@abdirahmanhassan933 3 жыл бұрын
Jabuuti hiil wll 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏
@jamiilohaashi8337
@jamiilohaashi8337 3 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯dhigeyga from somalia🇩🇯🇩🇯✊✊✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊✊♥️♥️♥️
@ismalurto2479
@ismalurto2479 3 жыл бұрын
Dadkeygi rer djabuti love you😘🌹🇸🇴
@jamiilohaashi8337
@jamiilohaashi8337 3 жыл бұрын
@@ismalurto2479 ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✊✊
@qalbidhaya6578
@qalbidhaya6578 3 жыл бұрын
Hadaan nahay reer jigjiga canalka buluga naga badan wax kale nama anfaco 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@raabciiseraab4559
@raabciiseraab4559 3 жыл бұрын
Hadan nahay Somali Galbeed dheh Jig jiga kaliyaa miyaa La dagan yahay Anako reer Dire Dawa Ahba Calanka buuluga naga badan
@jamiilohaashi8337
@jamiilohaashi8337 3 жыл бұрын
Dadkaygii allah haydin xafido rer xamar hadanahay wan idin jecelnahay nolada dhigayga somali galbeed guuul💋❤💟💟💘💕💕💟❤❤💋❤💟💘👉🇸🇴🇸🇴👈naga dhexeya guul
@qalbidhaya6578
@qalbidhaya6578 3 жыл бұрын
jamiilo haashi we love too mcnto ilahay somali mid ha dhigo💕❤️😍❤️❣️
@farduusali2951
@farduusali2951 3 жыл бұрын
Somaliland Marka hore ayagaa geeyay Calanka Muqdisho Imikana Anagaa goosanay
@jamiilohaashi8337
@jamiilohaashi8337 3 жыл бұрын
@@farduusali2951 😂😂😂😜😜😜matiri
@qumanfaisal8792
@qumanfaisal8792 3 жыл бұрын
Seyidkaygii ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️Sayid Mohammed cabdalla Hassan
@tiktokheroes2884
@tiktokheroes2884 3 жыл бұрын
Maxamed fanan somaliYed 🇸🇴🇸🇴❤💯
@prettyhodan666
@prettyhodan666 3 жыл бұрын
Um💋💋💋🇸🇴💪💪💪gul fanan niinteyda Somaliyed
@dagan1122
@dagan1122 3 жыл бұрын
Jawabta wan zugenaa Hoga fankooy😅 From Hargesa 🔥❤️
@ubaxmaxamet7205
@ubaxmaxamet7205 3 жыл бұрын
Af af nohaya ba,ay
@subeermohamed4034
@subeermohamed4034 3 жыл бұрын
how bixin inamada 7ba iyo 0 baynu kaga saaraynaa saaxada fankee kkk
@liibaanlbofficial8153
@liibaanlbofficial8153 3 жыл бұрын
HaplihiiiNa askarta shisheeye ku raaxaysato talia
@dagan1122
@dagan1122 3 жыл бұрын
@@liibaanlbofficial8153 hhh idinka fartuun balbaarka ayaa idiin fananada ah iam sorry 😂😂😂😂😂😂
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 3 жыл бұрын
Ader wx kalaad iska dhaadhiciseene nagadaaya faanka wa layaqaan abwaaniinta somaliyeed meshay ka so jeedaane mxaa horta rer xamarka u harawsataan Hday fan noqoto iyo haday Abwaan noqoto intaba wa laydinakaga fcnyahy tusaale Fanaaniintii hore labadabadii ugu fcnaa Xasan aadan samatar iyo Xaliimo khaliif magaal labaduba wxay ahaayeen rer galmudug markaa Ciyaalka aan taariikhada hayn kadaaya harawsiga bilaacalyk
@qamargaraad4016
@qamargaraad4016 3 жыл бұрын
M.allha Al fanan maxamda kadheri geesi wad saxantahay dhashi sayidka inta samah jecel wan idin salamy
@naasirahmed950
@naasirahmed950 3 жыл бұрын
ALx ZomLilanD proUD MaR Dhow wan Halayna InCHaLAH 100 zanO Ha QadaTo HadeY DonTo👑❣
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 3 жыл бұрын
Somaliya somaali baa leh somali nima naga badan.💪💪💪💪💪one❤dadkaygii
Garad jamac cali iyo Boqorkaa Somaliland Deg deg ah 7 August 2024
21:24
XOGTA SOMALIYA
Рет қаралды 4,4 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 18 МЛН
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
AYAAN WADANI IYO YUSUF XAYBARO | WARAN CAASHAQ | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
10:48
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 246 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 767 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 261 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 89 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН