MOHAMED TOBANLE MA DAREENKA HADLI WAAYE (OFFICIAL MUSIC VIDEO)

  Рет қаралды 148,845

Y3A FILMS

Y3A FILMS

2 жыл бұрын

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/ZM8778exp/
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretrans.com
Fly Cheap
www.isavetravels.com
Download App:
play.google.com/store/apps/de...

Пікірлер: 149
@nour_____kenyow7058
@nour_____kenyow7058 2 жыл бұрын
Iyado ay dadku wada mashquul sanyihiin hadane waxa jira qof wngsan oo qoraLkeyga amusnan ku aqrinaya❤😂
@vdjvsu9703
@vdjvsu9703 Жыл бұрын
Anaa ka kow ah 🤣
@najmosalah806
@najmosalah806 Жыл бұрын
Ani cml
@marwaanaguero10
@marwaanaguero10 2 жыл бұрын
Kii ugu Fiicnaa ee Soomara Caalamka waxuu ahaa Nabi....M....SWC.❤️
@xasancabdulaahixuseen1110
@xasancabdulaahixuseen1110 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@nastehoabdoulkadernastehoa4961
@nastehoabdoulkadernastehoa4961 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@caydiidmuuse3968
@caydiidmuuse3968 Жыл бұрын
Wr. NABI Mhmmd ha Keenin. Messha
@abdullahi1515
@abdullahi1515 2 жыл бұрын
Ma naftaa hami raacdey ma jacelka😭hanti beelay ma dareenka hadli wayay waxbaa kala halawsane 😰💔😭
@xasandarajo8720
@xasandarajo8720 2 жыл бұрын
fanaaniinta somalida ugu shidan ayuu kamid yahay saa ee tahayna lama buu buuniyo keep going pro
@siraadalii6562
@siraadalii6562 Жыл бұрын
Haa wlhi
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 Жыл бұрын
Bben Kuma sheegin
@laampepoy2361
@laampepoy2361 2 жыл бұрын
Ilaahba igu og hadaan KZfaq ka raadin rabay heestaan 🖤❤🙆‍♂️ what a melody 💙 🥺
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 2 жыл бұрын
It's really a massive voice I love this man since 2017, I used to watch the television when we was in muqdisho specially curubo filims I realized this man is gonna be a great male singer I can see today my expectations wasn't lie. Congratulations bruh for your wonderful talent that God provides you!
@kataarawiilmuhalik146
@kataarawiilmuhalik146 2 жыл бұрын
Hestaan dad ayeey ku socotaa oo aan ka mid ahay😪😥🖐
@Barkhadka
@Barkhadka 2 жыл бұрын
Mo.Tobanle LpH is Back❤🙏✅
@alimohammed-qx1ot
@alimohammed-qx1ot 2 жыл бұрын
Qof walbo oo dareen leh, ayay heestan taabaneysa, waa heesti qarniga, waxkale oo aan ku tilmaamo malahan.
@mohamuudsubeer5876
@mohamuudsubeer5876 2 жыл бұрын
Laxanka dareenku lamaan yahay ereyada is turjumaya music Cajiip from hargiesa hoygi Fanka somaliyeed🔥
@bahjamire4734
@bahjamire4734 2 жыл бұрын
Heestan maxan sugayay maalin walba wn kasoo radin jiray meeshan🥺❤️
@abwaanbarreofficial3472
@abwaanbarreofficial3472 2 жыл бұрын
Sdkle wlhi
@farhiamohamed3932
@farhiamohamed3932 Жыл бұрын
Inta sanadka cusub dhageysaneysa 2023 1/1/ maalin axad ah happy new year
@shaafinho1539
@shaafinho1539 2 жыл бұрын
Maxa Ku Hortaagan ! 💔
@MomMom-bp3bt
@MomMom-bp3bt 2 жыл бұрын
esh cala hees 😭😭😭😭 jaceyl ban daremay wlhi❤❤❤♥️
@cawaleyare1187
@cawaleyare1187 2 жыл бұрын
Welcome back legendary king ck heestan hadad aragtey reaction ka soo bixi waan idin slmy ck family
@djkaraamaoffcial
@djkaraamaoffcial 2 жыл бұрын
Lion is back voice in another level
@xamraawiboy3644
@xamraawiboy3644 2 жыл бұрын
Al Ustaad Mustafa Karama hubaal waxa ah inaad action music this generation wax kabadashy the one and onlyI see to building new steps of music stly
@hannifomar6894
@hannifomar6894 2 жыл бұрын
Laxan aya saran runti iyo Ereyo lo fekeri . Tobanle ninkan Fanka aya ubahan .
@yasiinyasiin8792
@yasiinyasiin8792 2 жыл бұрын
Wlhay heestan qalbigay iga tabatay ma jcylka hanti beelay jah💋❤❤❤❤❤❤❤💗💗💗💗
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 2 ай бұрын
Legend is back ❤❤Mohamed t🦁🦁🦁👑❤❤❤
@fankafanka8369
@fankafanka8369 2 жыл бұрын
Waaaaw wa waxkale abwan suaal udiirey tagerahii m tawane guleyso lajan guleyso sxb sare hanbalyo waaaaaaw☑️100
@kalsoonidiiluntey4526
@kalsoonidiiluntey4526 Жыл бұрын
Ilaa hada 😢😭😭 waxaan awoodi laahay xanuunka qalbiga si aan u tirtiroh xaqiiqdii waan awoodi lahay sanado kadib Maxaad ii ciishay miyaan kuu cuntami wayay Calaacal eersaday dadkuna igu cay 😥😥😥😥💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@mahoapd3576
@mahoapd3576 Жыл бұрын
Apyo mcn ilahey qalbiga haku dajiyo insha allh wad helaa quf kafhaya xanunada
@DARMAANMEDIA
@DARMAANMEDIA 2 жыл бұрын
Dilaaagi qorsoona Waa dareenka aaad qariso Oo cidna aadan usheegin Waa qalbi hulcaaya Aayana aan ka sugayn qof Tobanle waa waa nin af gaaban wa heesa uu qaado waa heeso hit ah oo macaan
@ladaneyahmed4385
@ladaneyahmed4385 2 жыл бұрын
Maheesbaa wll xagen kahelaa
@eymanabdillahi
@eymanabdillahi 2 жыл бұрын
Anaa ugu horeeyo like iisaar
@anisomuse3420
@anisomuse3420 2 жыл бұрын
Emotional damage 😭😭😭 mise qalbiga ayaa hadli waaye
@abdirahmansalad7129
@abdirahmansalad7129 2 жыл бұрын
Really Emotional Damage 😢 waaye wllo
@maxamedindhacade7767
@maxamedindhacade7767 2 жыл бұрын
Runtii dareen saaid ah😰🥰
@abdinaasirofficial3676
@abdinaasirofficial3676 2 жыл бұрын
Laxan mcn tobanle laxamiiste + fanaan
@abwaanbarreofficial3472
@abwaanbarreofficial3472 2 жыл бұрын
Ninkani markii kobad maaha aan laxamiiste inuu yahay aan arko waayo 7 hees ka badan ka tiriye uu laxan saaray sida heestii " Naxariistiyo qofa" ee ay wada qaaden shadiyo iyo seygeeda
@somalimusic5198
@somalimusic5198 2 жыл бұрын
I was listening nd support this guy since 2017 he had golden voice and pure talent I'm so excited for his songs actually he singing true story about the love and dishonesties ☝️🦋
@sadaaminholyrics2086
@sadaaminholyrics2086 2 жыл бұрын
The Legend Is Back🔥🤴🤴🔥
@kinglostofficia9084
@kinglostofficia9084 2 жыл бұрын
Welcome back legends boqorka codka 💥💯💫💪✌
@abwaanbarreofficial3472
@abwaanbarreofficial3472 2 жыл бұрын
Legend come back hestu veiws kaan ka badan u qalantaa ee shida
@maarsopoi8402
@maarsopoi8402 2 жыл бұрын
ABWANKA QISADA ANUU IGA SAMEEYAA UMA LENAA INTA EE KA HADLESO HEESTA ❤❤
@deeqaileys264
@deeqaileys264 Жыл бұрын
Legend bra is back❤❤❤
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 2 ай бұрын
The legend 🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁👑❤❤
@mohaanaadam2226
@mohaanaadam2226 2 жыл бұрын
Muqaalka wlhi another level waaye y3a films hori usoco wllka👌
@abdullahiabukar6229
@abdullahiabukar6229 2 жыл бұрын
Heard this song last night and I love it bro ❤️
@kabtanaabaska9370
@kabtanaabaska9370 2 жыл бұрын
The Legend Is Back 💪💪
@Raaniya187
@Raaniya187 2 жыл бұрын
Ma dareenkaa hadli wayay
@farhanpro252
@farhanpro252 2 жыл бұрын
Legend is back 🙌
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 2 жыл бұрын
Y3A_Films hestaba dubistada aan waxan u dhigo wayey gacan dahab wllke
@Somlens
@Somlens Жыл бұрын
What a calm and romantic beat!!!! Love it❤❤❤❤❤
@xasandarajo8720
@xasandarajo8720 2 жыл бұрын
tan hees wey dhaaftay inta igu raacsan like dhac kusiiya
@sadiaksaami2301
@sadiaksaami2301 2 жыл бұрын
Welcome back legendery Tobanle "hit song"
@Faqiih2022
@Faqiih2022 2 жыл бұрын
The best Song wllhi Y3A doonista ayaa iga daran hire usocda ❤✌
@ConfusedJumpRope-vd2xc
@ConfusedJumpRope-vd2xc 3 ай бұрын
Hees igu qaliya 2024 😭💔
@abikhadirdaahir2864
@abikhadirdaahir2864 2 жыл бұрын
mudaan sugayay heskaan walallka tobanle🥰
@mohamedyuunis3407
@mohamedyuunis3407 2 жыл бұрын
Welcome back dear bro
@abdulkadirhassannuur
@abdulkadirhassannuur 2 жыл бұрын
Te leJeNd Iz Back🥺❤🔥🙌
@dromardahir3970
@dromardahir3970 2 жыл бұрын
Amazing voice , Sluggish love 👋
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 2 жыл бұрын
Ww waxbaakala haloysanee maxaa kaahaleysan caadi maaha 👏💙🇸🇴🎊💙
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 2 жыл бұрын
Waxan waa another level 😘✋
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 2 жыл бұрын
Welcome back legend
@isacksuugaani1235
@isacksuugaani1235 2 жыл бұрын
Heat touch 🔥 🤧
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 2 жыл бұрын
ABSOULATY NICE VOICE🔥🔥✌💯
@jannofarhan1603
@jannofarhan1603 2 жыл бұрын
Laxankii khaalid kamil🥰
@abwaanbarreofficial3472
@abwaanbarreofficial3472 2 жыл бұрын
MOHAMED TOBANLE Aya leh dhamaadka heesta kafiiri wll
@nimcohalaq8100
@nimcohalaq8100 2 жыл бұрын
Wooow hore usoco wllo
@darajapoidarajapoi5674
@darajapoidarajapoi5674 2 жыл бұрын
Mi big fanan mi sami mohamed tobanle gulayzo 🔥🔥🥰
@wll__________qeys463
@wll__________qeys463 2 жыл бұрын
Silver star 💫✌️
@zhattabuzychanel279
@zhattabuzychanel279 2 жыл бұрын
The best singer moha wllkei ku bartey oo wan ku tagera wll Gulayso
@cabdirisaaqmuude9736
@cabdirisaaqmuude9736 2 жыл бұрын
Adnan Mhamud sxp sare drictor fadhiyo
@muniirhazzanofficial5866
@muniirhazzanofficial5866 2 жыл бұрын
Ani bay cawa tani ihaysa taa 💔
@elmikhalifaden2071
@elmikhalifaden2071 2 жыл бұрын
Ninka Moqdisho ugu cod macaan wayay asiga iyo Oktoobar lkn midna balwad dishay midna naag ayaa niyad jabisay
@abwaanbarreofficial3472
@abwaanbarreofficial3472 2 жыл бұрын
Nio bal noo sheeg kan balwada leh
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 2 жыл бұрын
Waa mubaarak October
@cabaassaalax520
@cabaassaalax520 Жыл бұрын
Kkkkkl kn nagta niyda ka dishy aya Ron
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 7 ай бұрын
Yes❤
@Mabule33
@Mabule33 2 жыл бұрын
Legend❤❤❤🙏
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 2 жыл бұрын
Cajiib 18/7/2022 12:26🥰❤ ma darenka hdli wayay😔🥺
@siraadalii6562
@siraadalii6562 Жыл бұрын
Best song🙏❤❤
@im616
@im616 2 жыл бұрын
🔥 again
@hanicali4142
@hanicali4142 2 жыл бұрын
Welcome fanan🤗
@mohamedanshax1627
@mohamedanshax1627 2 жыл бұрын
It's really massive voice
@iqrosiciidxidig7624
@iqrosiciidxidig7624 2 жыл бұрын
Nin loo xisay mo 💖🥰
@cwalicali9276
@cwalicali9276 2 жыл бұрын
Wax Kale ❤
@ahzaabosman7448
@ahzaabosman7448 2 жыл бұрын
Mohamed tobanle Best fanaan❤️😓
@sahalqaasim7466
@sahalqaasim7466 2 жыл бұрын
The best song 🎵❤
@Capitaho
@Capitaho 2 жыл бұрын
Legend
@shikilibalcad143
@shikilibalcad143 2 жыл бұрын
waan ooyay really 😭😭🙏💔🙏🙏😭
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 2 жыл бұрын
Sorry walaahi aniga xataa aadbuu ii damqiyay xataa u ilmeeyay
@faadumoabdi660
@faadumoabdi660 2 жыл бұрын
😭😭😰😰😢😢😢😰😨😥🙏🙏🙏👈👏
@akjafgale
@akjafgale 2 жыл бұрын
Waaw caadi maha👍😗
@abdallamohamed9414
@abdallamohamed9414 2 жыл бұрын
Yaa salaam hees hees dhaaftay Dhan waliba wey ka dhameystiran tahay
@xuseenmaxamud6402
@xuseenmaxamud6402 2 жыл бұрын
Saan usugaayey wasn dalay heestu caadiba ma ahan qalbigeygaay aad ugu hadashay unataabatay
@faadumoabdi660
@faadumoabdi660 2 жыл бұрын
😭😢😰😓😥👈👏🙏
@siraadalii6562
@siraadalii6562 Жыл бұрын
Maasha allah
@halooyeelo5679
@halooyeelo5679 2 жыл бұрын
Adnaan mahamoud the legend director io fanaan cof mcn isla heleen
@muhalikpro95
@muhalikpro95 2 жыл бұрын
ToBaN...Le...PiC...LegenD...🥰
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 жыл бұрын
Jeceylka weyn 🤩🤣🥺
@ziciittkp1889
@ziciittkp1889 2 жыл бұрын
Ma wax baa ku hortaagan
@abdidoolarinaismaacil4067
@abdidoolarinaismaacil4067 2 жыл бұрын
Ninkan cod macanaa waa yaab wax iga sii nio san xaq maha l
@mohamedabdullahi9308
@mohamedabdullahi9308 2 жыл бұрын
Nin laa waayey libaax sln from waaxid ciyaal Ex Bosaso
@cawokirih4060
@cawokirih4060 2 жыл бұрын
Emotional song
@jimaleyussuf900
@jimaleyussuf900 2 жыл бұрын
My lovely brother wanjaclahy i really miss you
@daadayare9806
@daadayare9806 2 жыл бұрын
Legend tobanle daganaan io cod isku darsatey
@yakubyokab6075
@yakubyokab6075 2 жыл бұрын
Wxn raadhiyaba maanta wan heli m. A wllka hesahiisa anxaleyo
@awliyo1260
@awliyo1260 Жыл бұрын
Legendkaan heesaha dareen taabadka ku jecelahy
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 Жыл бұрын
Beenta mahan
@abdinaasirofficial3676
@abdinaasirofficial3676 2 жыл бұрын
#legend tobanle
@abdirahmansalad7129
@abdirahmansalad7129 2 жыл бұрын
EMOTIONAL DAMAGE 😢 MANAFTAA HAMI RAACDAY JAH
@aaminomaxamedsiyaad5866
@aaminomaxamedsiyaad5866 2 жыл бұрын
Mash alh
@cabaassaalax520
@cabaassaalax520 Жыл бұрын
Pppppp sxbkey tobanle laxamiste.allow ku dhowr
@mohamedbaange6906
@mohamedbaange6906 2 жыл бұрын
Woooooow
@anasinhoofficial3408
@anasinhoofficial3408 2 жыл бұрын
Biidka khadar keyow mafahmin
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 2 жыл бұрын
Woow
@xasancabdulaahixuseen1110
@xasancabdulaahixuseen1110 2 жыл бұрын
Ay ay ay igadaa eryada nacbeer ka ah🥱🥱🥱
@faadumoabdi660
@faadumoabdi660 2 жыл бұрын
😭😢😰😨😥😓
@darajoboi8827
@darajoboi8827 2 жыл бұрын
Waw 🥰
@sheikhmuumin5315
@sheikhmuumin5315 2 ай бұрын
❤❤
28 July 2024
4:42
Tiim
Рет қаралды 5
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 3,5 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
ALLURA CIKIN RUWA SEASON 1 EPISODE 3 @YAKUBUMOHAMMED2EFFECT
1:01:37
YAKUBU MOHAMMED 2EFFECT TV
Рет қаралды 18 М.
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
KHADAR KEYOW | NAFTA LABA WADAAGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:22
Y3A FILMS
Рет қаралды 256 М.
SHAADIYO SHARAF & CABDI FITAAX YARE IYO MAXAMED TOBANLE CHALLENGE  QOSOL BADAN
20:56
Barbaarta Media Show BMS
Рет қаралды 213 М.
MOHAMED TOBANLE WADA JIRKA SOMALIA IYO SOMALILAND OFFICIAL VIDEO 2021
3:40
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 295 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
ABDI JARERE | KADEED | OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:19
Y3A FILMS
Рет қаралды 18 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 259 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 550 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 245 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,2 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 110 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,6 МЛН