No video

MASLAXO O NIN MAREEKAN JOOGA GUURSANEYSA AYADOO CATOOSH U QABO & CATOOSH OOHIN AFKA FURTAY

  Рет қаралды 43,214

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Күн бұрын

Пікірлер: 133
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial Жыл бұрын
Sheekadaan waanku wareernay wixii jira ayagaa soo bixi doono like saar video ga welcome
@ilhan6838
@ilhan6838 Жыл бұрын
Wixi raacracaba haku wareero😂
@bilanstl8979
@bilanstl8979 Жыл бұрын
Saxaaf change ka soo daawo wariysiga maslaho salax buskad 👂👂👂👂
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 Жыл бұрын
Sedi Mohamed wann kusalame, inadertey igu salam
@sucaadcali6028
@sucaadcali6028 Жыл бұрын
​@@bilanstl8979 8d
@farhiyayuusuf6815
@farhiyayuusuf6815 Жыл бұрын
Wllkey mohamed iyo asxaabtiisa qaliin ayan arbacada galaya insha Allah ii soo duceeya in illhay afar indhodo abshara iga dhigo
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial Жыл бұрын
Aamin walal Allah ku fududeyo
@faadumomaxamedamiin2202
@faadumomaxamedamiin2202 Жыл бұрын
Abayo Allah kuu fududeeyo
@luulmohamud
@luulmohamud Жыл бұрын
Allah ha kuu sawiro samo kaaga soo bixiyo qaliinka afar indhood oo is jecel Rabi ha kuu kaso
@farhiyayuusuf6815
@farhiyayuusuf6815 Жыл бұрын
@@MohamedBuskutOfficial shukran wll
@farhiyayuusuf6815
@farhiyayuusuf6815 Жыл бұрын
@@faadumomaxamedamiin2202 shukran wllshey
@ilhan6838
@ilhan6838 Жыл бұрын
Ninka nag catoosh yare uqabo lacag uso dirsanayo oo gursan rabo ma naag buu aduunka kawaaye beenta naga yareeya
@Ilhan-1104
@Ilhan-1104 Жыл бұрын
Maxamed buskud wax hubso
@fartunabdulle3831
@fartunabdulle3831 Жыл бұрын
Somaliyeey walaahi waxaad tihiin dad meeshii loo jiido u jiitama oo hal dhag wax ku maqla because catoosh iyo ninka la socda waxay rabaan inay soomalida hadalkooda iska jeediyaan oo ay meel kale u jeediyaan xiisada oo ay gabadha ceebeeyaan
@shaimaali6330
@shaimaali6330 Жыл бұрын
Saxaaf si fiican ayuu u waraysatay war keeduna waa looks qaateen naagtaasi waa fariid hadal badan waxba ma taro hala garab istaago
@wardaali3529
@wardaali3529 Жыл бұрын
Maslaxo wax loo wada jeedo ayaa lagu sameeyi hadal keeda ayaa na saxan catoosh asiga ayaaba dhib ka xasan top ku haayo uu kahadli Karin maslaxo teeda miyuu kahadlaa waa may
@kismayo612
@kismayo612 Жыл бұрын
Saxib maslaxo waa runteda waayo gurkan marka Hore wuxu ah interest
@kismayo612
@kismayo612 Жыл бұрын
Saxib halmar faxan kasoqat adiga nag oo a ogtahe intuu ninqawo mashukasanilahet adho og inte laqawo wile nag youtuber ah oo ninkeda ladigo youtuber ah come on bro
@munaibrahim1448
@munaibrahim1448 Жыл бұрын
Marsala horanaaaaa waa Kh asiis ilkadheeetee
@deeqocadaan1527
@deeqocadaan1527 Жыл бұрын
Waa beentooda xasan top iyo catoosh hadii ay sidaas jirto ninka mareykanka jooga in la qabo waa ogyahay xitaa hadey dhahdo ma ley qabo waa naag soo shaal media ku jirto in la qabo la ogsoonaa meesha wax baa qarsan timir lafbaa ku jirta hore loo yiri hadii ninka la sheegaayo jiro lacagna usoo diray qaab kale uqaadato miyey weynsay meel kale ma ruuxi soo diray ama iyada ayaa meel kle uwareegsan kartay ileen waa ruux qiyaano ubareeray xasan Top iyo catoosh dhiiqo iska dhaq ayey rabaan balse sidaas ugama dhaqmeeyso hooyada maslaxo been sheegimeyso catooshna waa dayuus maslaxo kaas nin maahan kaleexo
@marwansuufi1401
@marwansuufi1401 Жыл бұрын
Waa war sameysa
@hajiomer5911
@hajiomer5911 Жыл бұрын
WAXAA LOO KALA BAXAY JAREER IYO JALEEC, TOLOOW AYAAY GUUSHA KU DAMBEEYN DOOTAA?
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Жыл бұрын
CATOOSH HALAGA FURO WUU KU SHAQEYSTAA
@hibaali4666
@hibaali4666 Жыл бұрын
Xasna top Ilan wuxukuhaysta xoog adun 2022
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 Жыл бұрын
Farhiya walaashay Allaha kuu fududeeyo Qaliinka Rabbi (swt) ha kaaga soo saaro adiga iyo ilmahaaga oo nabad qaba oo isxambaarsan insha allah 🤲🤲🤲🤲
@bilanstl8979
@bilanstl8979 Жыл бұрын
Aamiin
@sammie1163
@sammie1163 Жыл бұрын
Anagu waxan aan aragney ee gabadhani ka cabaadeyso oo dabaal lagu ridey waa deyuus eey ah catoosh iyo xasan top. Gabafha ha loo kaco. Wixii indhaheenu qabteen ayaa run ah. Ha la qabto xasan top iyo catoosh waa faasuqiin.
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Boss ya uwaramay Hassan mamule waye Iyaga wa shaqaale Lacagta in an la siin Run miya Mise Riwayad
@atharmursal2633
@atharmursal2633 Жыл бұрын
Kkkkk ninka inuu America jooga yaa usheegay ayaga I don't believe raga durdur media
@qatramohamed2402
@qatramohamed2402 Жыл бұрын
Buskudow away sacdiya yarisey
@hawoali120
@hawoali120 Жыл бұрын
benta ay isku xirxiren dayus yadii dude midiyeya maxay u hadli wayen marhore hada ayay kasamey nayan
@rakkadfatah6202
@rakkadfatah6202 Жыл бұрын
Wll ninka maogenmiya inlaqawo maslaxo
@chopper6635
@chopper6635 Жыл бұрын
Taas run maahan waa dacayad duurdur hadey qawin lahen waa laminilahay
@sundusali7362
@sundusali7362 Жыл бұрын
War adiga ha iskuhadlin nin ilmihiis dayacay ayatehee iskudirnimada jooji xay wanyahoo maslaxo iyadaaba gabar fudedka kabatay ah halhaben miyeekulasexay markad sidanodhan udifaceyso waxyahoo madaxa guguban uf
@64yearsago59
@64yearsago59 Жыл бұрын
Xasan top muxuu passportka uga qaadayaa dadka ma isagaa leh .youtube inay furtaan oo ku shaqaystaan muxuu ugu diiday.dadka adhi uu leeyahay miyaa u haystaa.xaasid weeye qofku😳😳
@kismayo612
@kismayo612 Жыл бұрын
Saxib ado hadaa yurub jogtid mashunkasanilahet gawar Africa jogto hadana youtuber ah oo ogtahe ninka qaawo mashu kansanilahet come on bro
@sahrasugule3701
@sahrasugule3701 Жыл бұрын
Illaah wax og
@abdisalanali6357
@abdisalanali6357 Жыл бұрын
Aniga waxaan dhihi lahaa cidii dulmana Allaha ugargaaro kan dulmiga wadana Allaha qabto isaga iyo shaetiisaba Wabilaahi towfiiq
@Aamiin733
@Aamiin733 Жыл бұрын
Aameen. aameen
@munaibrahim1448
@munaibrahim1448 Жыл бұрын
Tiguan heeshayeeee gabadha
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 Жыл бұрын
Waa kuraacsanahay In aykatagto Baantuugan Waji malaha Reer Caqli Lixsaac
@farahkosaar2531
@farahkosaar2531 Жыл бұрын
Wll waa qanisad dhila. Ah waxay dadka kucaa yeysay baga sowada baxdhe balafada kkkkkkkk👍😁😁😁😁
@zahraali5427
@zahraali5427 Жыл бұрын
Maxamedow maxay u sheegi waayaan mar hore
@aaminajibriil2645
@aaminajibriil2645 Жыл бұрын
Waar gabadhan maxaa lagaa siiyaa booska
@rasmimohamed2253
@rasmimohamed2253 Жыл бұрын
Wlhi mahamed buskud waa runtii naag lacag fiican qaadanaysa hadey tahay ma aadeen meelkale war cad weye gabadhan way bahdileen xasan toob io midka isku sheegayo inuu qabo 😰
@cookwithkhadraqaali
@cookwithkhadraqaali Жыл бұрын
Dadkaan maxaa dabadhigay cidaan ayadana haday sidaas samesay wey qaldantahay lkn wixii jiro Allaa og
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 Жыл бұрын
Allah ka baqa adoow
@shukrihoodo5239
@shukrihoodo5239 Жыл бұрын
Gabadha ha dulmin buskud wad ogayd sidi lagu dulmiyay xamar haday kenan ninka may ka Celin karan wa dulmi gabadhas doqon maaha ayado quruxdas leh ay catoosh yare wax gursatay
@somalistar8261
@somalistar8261 Жыл бұрын
Ninkaan gabadhan in ay ku soo can bax day rabeen naagtaan awalba gabadhaan may rabin
@sahraa1716
@sahraa1716 Жыл бұрын
Waa been difaac Bay ka dhigan ayaan
@fadumaabdiaden3030
@fadumaabdiaden3030 Жыл бұрын
Adba sameenjirtee adeer
@ifrahmohamed1653
@ifrahmohamed1653 Жыл бұрын
Waa xor haday lacagta qaadato waayo way baahantahay qof kasta oo baahan hadii lacag lasiiyo waa baahan yahay wllo
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 Жыл бұрын
Qofkastaba fiyuus ha ku raadiyo wuxuusan hubin allaah baa maalin la hortegi doonaa
@luuladan9882
@luuladan9882 Жыл бұрын
Buskudoow gar qaadis waa taqanaa ee hoos u fiiri maxaa gabadha ma 3 nin miyaa qabay waa maxey raga sidey ugu kacsan yihiin may noqoto MASLAXO VZ CATOOSH
@sammie1163
@sammie1163 Жыл бұрын
Gabadhaas waxaa saa loogu sameynaa ceebta ay kashiftey. Alle ha ka qabto dulmiga lagu wado masaakiintaas beenta daa markii la qaawinayey waa ag taaganaa waa deyuus eey ah. Hadana marka ay hadashey waa la caburinaa.
@yasminmaxamed5504
@yasminmaxamed5504 Жыл бұрын
Balaayo sheegayaal yaahuu
@MyIdolMoSalah
@MyIdolMoSalah Жыл бұрын
Ok😂 hassan top maxa kaliyay arinta mahan ninki naagta qabay shaqada maxa kaliyay doqonkan gabadha ha furo maba u qalmo
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 Жыл бұрын
Dumarka sanadkan wa sidaas ayagoo la qabp niman la shekestaan
@marian5607
@marian5607 Жыл бұрын
catoosh waa useless gabadha hanaban dheh
@marian5607
@marian5607 Жыл бұрын
Durdur media i don't thrust them waa haaway waxay rabaan indhaha dadka inay iska jeediyaan waanay ku been abuuranayaan gabadha yaan loo maqlin nimankan tuugta ah gabadhan miskiinta ah
@marwansuufi1401
@marwansuufi1401 Жыл бұрын
Haddii lacag loosoo diraayo duruufta hooyadeed heysay waa arkeyseen
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Жыл бұрын
War waxaan niman ma aha miyaa
@istarawale7928
@istarawale7928 Жыл бұрын
Catoosha mamudna haka wato
@umuaisha6859
@umuaisha6859 Жыл бұрын
Bass boorkeeda maxey uga qadayaa hadey run sheegayaan
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Жыл бұрын
Maxaa ka galey
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Жыл бұрын
Catoosh Pokémon nama siraayo mar kale isaga iyo xasan top gabadha awalba sumcadeeda waa dilayeen oo qaawinayeen in ay caayaan waa sahal.nimankaas ha laga ilaaliyo gabdhaha soomaaliyeed.
@sahrasugule3701
@sahrasugule3701 Жыл бұрын
Sac
@amiraomar6020
@amiraomar6020 Жыл бұрын
Waa beetis cawinadey uu diyadidan yihiin
@yasminmaxamed5504
@yasminmaxamed5504 Жыл бұрын
Kan hadlaaya waadoqon waxay isheegeen buu meel lasoo fariistay
@naimabarre7088
@naimabarre7088 Жыл бұрын
PASiPORTKA IN LAGA QAADO WAABA QALAD DADKA BENI ADAMKA MIYEY XOR AHAYN EDEB DARANAA XASANTOP balayo haku dhacdee waa beentod gabadha yey ceebeynin
@zahraomar1385
@zahraomar1385 Жыл бұрын
fahanwaxayushegiweysay nin kale anshukansaday may kudhaheey
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h Жыл бұрын
Maxaa ka qaldam qaldan ninka booska la dhoho lacag kastoo loo soodiro ma cebaa
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Жыл бұрын
Waxba lagama. Aqrisanaayo Cabdulqaadir adiga. Miyaa wareystey. Meel. Lugu wareesanaayo. Ma jiro. Daqanka ilka dheer. Iyo midka madax qoonaha. Leh
@user-ro1en7xn7z
@user-ro1en7xn7z Жыл бұрын
Gabadhaaan hadiilacag mareekan loogasoodiraayo mee hooyadeed buish daganaan laheeh ama 100& kushaqeen laheed dabiga iska dhaafa ilaaah hacabsada sub xaana laaah waxaaa lahubin hasheegina
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 Жыл бұрын
They are not saying truth walai
@munaibrahim1448
@munaibrahim1448 Жыл бұрын
Ilakadheereee hakatagatooo
@bilanstl8979
@bilanstl8979 Жыл бұрын
Saxaaf change ka,soo daawo waresi maslaho salax
@sahrasugule3701
@sahrasugule3701 Жыл бұрын
Waa been bosska waa nin walan
@ghadardable5239
@ghadardable5239 Жыл бұрын
Hala daaayo Maslaxo managa waloysaaa. Wey isku wacanyihine.
@deeqdeeq59
@deeqdeeq59 Жыл бұрын
Halaga furo Jarerka Xun Umabaqalmo gabadhas Darufbey kugusrsatay Iyo armad waxjuheshaa Faraj Allaha ufuro Maskiinta
@marwansuufi1401
@marwansuufi1401 Жыл бұрын
Waabeen warkaas waasamrys
@sadoroble7229
@sadoroble7229 Жыл бұрын
Gabadha ha ceebeenina ee joojiya beenta
@yasminmaxamed5504
@yasminmaxamed5504 Жыл бұрын
Lacagta loo balanqaaday ayey kaxunyihiin
@ramaas360
@ramaas360 Жыл бұрын
codmlhn
@k.j214
@k.j214 Жыл бұрын
Waxaaba qalad ah in baasaboor ka laga qaado xornimo ka qaad looma baahno
@armes4189
@armes4189 Жыл бұрын
Buskut adiga maxaa usii faafinaysa arin aadan hubin?
@fardusjimcaale7267
@fardusjimcaale7267 Жыл бұрын
NACALAD BAAA IDINKU TAAAL MAXAAA IDINKA GALAY HADII NIN USO DIRO AWA MA CAROOSH AFDHEERA LAYSKU HALAYN LAHAA
@Maxamad-sg8hv
@Maxamad-sg8hv Жыл бұрын
hadiilacag loosodiro akhtiyarked
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
Wwaza dhan ba waa been isbuuc kadib ayagoo wada fadhiyo oo leh waa heshiinay aala arkaa daawadhada ayaa faido ugu jirtaa😂
@nooranoor784
@nooranoor784 Жыл бұрын
Maxa kagaly lacgta loso diryo
@Borama1960
@Borama1960 Жыл бұрын
They are all full of it. It looks like they are looking for views and it looks like they are getting it. 🤣🤣🤣🤣
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 Жыл бұрын
Sorry aniga oo aan ku dhegaysan kuu soo qoray
@Moha374m
@Moha374m Жыл бұрын
adiga waxada laimow views raadis yahow ninkale hadalkiisa nookenesa
@muhaabdi7508
@muhaabdi7508 Жыл бұрын
Lllll .....
@sahrasugule3701
@sahrasugule3701 Жыл бұрын
Sax
@shamsoosman3058
@shamsoosman3058 Жыл бұрын
Been wax kajiraa majiraan kalataga
@fardusjimcaale7267
@fardusjimcaale7267 Жыл бұрын
ma ceeb aaa shukaansi
@Moha374m
@Moha374m Жыл бұрын
sharmuuto adiga cml aniga dabada inta kawaso aan kuusi laada😡😡😠
@lixkaroonmahamood3544
@lixkaroonmahamood3544 Жыл бұрын
Beenaaleyaal
@yacquub_mohamed
@yacquub_mohamed Жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo culeys kasto idiin heysto allah idinka dulqaado 100 subscribe iisara xabibiyaal 💚💚💚
MURUGO ASAD HAGIO OO LACAK BADAN LAGA KHIYAAMAY BEESHA HABARGIDIR LACAK IMA SIININ
18:14
DULMILEEYDII OO ISOO CAAYSAY OO TIRI BUSKUT ANIGA DACWEEYAY OO DAD KUSOO DIRAY
27:48
what will you choose? #tiktok
00:14
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 6 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 54 МЛН
DULMILEEYDII WAAN SOO DACWEEYAY SHARCIGAA NOO BALAN AH
16:28
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 39 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
what will you choose? #tiktok
00:14
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 6 МЛН