No video

NINKII GABADHA CADAANKA KUFSADAY XAASKISA OOHIN AFKA FURATAY DAAWO SIR BADAN KA SHIFTAY

  Рет қаралды 73,003

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Ай бұрын

Пікірлер: 151
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial Ай бұрын
Like saar & subscribe saar welcome thanks
@axmedjibriil8614
@axmedjibriil8614 Ай бұрын
Adigoo kale like iyo wax lamida uma qalantid, waayo waxaad tahay Qas-qas
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Ай бұрын
Somali fadexxad jecelaa. dadkan wa cawaan xeshudna ma le.
@user-ht2xf6cr9h
@user-ht2xf6cr9h Ай бұрын
Qofka walaalkii ceeb la doona ilaahey ayaa isaga fadeexeeya isaga ogurigiisa joogaa nabiga ayaa sidaa Yiri scw .tankale Meelo kale ayaa like Laga raadiyaa.ceebeynta walaalkaa like haku doonin xisaab ayaa kaa danbeysa
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy Ай бұрын
Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam
@user-om6rk1oe9g
@user-om6rk1oe9g Ай бұрын
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him
@cigecumar951
@cigecumar951 Ай бұрын
Illahayow dhulka nabadgelyo nooga dhig peace and peace
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Istaqfurulla ceeb badana ilmaha iyo xaaskisa sidey dariqa u marayan waa yaab subxanalah 😮
@bincamir1
@bincamir1 Ай бұрын
Ninkaan waa lashirqoole
@saynabjama8160
@saynabjama8160 Ай бұрын
Ilahay kabaqa gabadhan ninkan hadii aytidhi waa caruurtayda aabahood dajiya inaydu ku ixtiraamtaan bay ahayd
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Ninyahoow sheeka deena ha qasin
@cigecumar951
@cigecumar951 Ай бұрын
Good lady
@umubilalaadan8272
@umubilalaadan8272 Ай бұрын
Allah nimankaani gunsanaa wargabadhka xishooda
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Ай бұрын
WAA NAAG WAALLAN.KUFSI AYEEY TAAGEEREYSA . .KAWARAN AYADA HADDII LAKUFSAN LAHAA NACASTAN.
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Ай бұрын
Shekada ma fahmin ninkeda oo danbigaas galey hada ka hor baa sawirkisa lagu soo qaldey
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Weli laguma cadeyn inuu dambigaas galay waa eedeysane maxkamadiisiina ma bilaaban
@axmedjibriil8614
@axmedjibriil8614 Ай бұрын
𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐁𝐮𝐬𝐤𝐮𝐭, ma qasqas baad marsataa sida dumarka? waxaanse kuweydiinaya ninkani markuu naagta kufsanayey miyaad la joogtay? cinwaanka videoga maxaad ugu soo qortay NINKII GABADHA CADAANKA KUFSADAY?
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 Ай бұрын
Somali wexey soo qortaa wixii ey maqasho. Waa dhibaato na heysata oo aas aas u ah arimo qabiil iyo dulinimo u raacsan tahay dadnimo xumo iyo diin laáan.
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 Ай бұрын
War maxa waalay waa Aabe carur leh cajiib
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 Ай бұрын
Raga somalida dumarkii ayeyba kawarbateen
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 Ай бұрын
Waa Oromo Af Somali baratey oo rabo si kasto ineey noo bahdilaan, Nimanka noocaan maba noqon karo Somali xalaal
@shamisali4599
@shamisali4599 Ай бұрын
Adeer uyahay iyo ilmaha abohod mafahmin aniga lkn dadkan ilahey ha soo hanuuniyo
@MohamedAli-rt2lw
@MohamedAli-rt2lw Ай бұрын
Ilaahey ka baqa qofku hadoo dambi galay xate adinka i i laaliya leydinma dhihin
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Allah ka cabsi waa dhamaaday views ayaa lagu raadinayaa
@FataleYare
@FataleYare Ай бұрын
Runtà Rabi ayaa OG Lakin tex Càmer ku xeràn mar walbo Hadii u Kofsaday Ciqabteda hala marsiyo 😢
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Adiga ilaahaay maaa ka baqdid ninkaan waay xirtaay naayaa ninkaan waay xirtaay muxuu ku xiran yahaay
@user-mr3ze7ii1j
@user-mr3ze7ii1j Ай бұрын
Ninkan Odayga maaha waa ninkale malintaas aniga qolkas kujiray
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 Ай бұрын
Dadku akhlaaq xumaa ma xishoon Hayaan ma waxay ka Hadlaan ayey Garan La yihiin war screen 📺 kuu Garaaci maynee dhaqan xumida umada Kala dhex Baxa subxaanalah
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih Ай бұрын
Wuxu akhlaaq xumaa warbaldhagaso waxay gabadhu ku waaninayso bilaadhan
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Dadkan shaqo la’aan ayaa haysa waana wada ceeb raadis walee aakhiro ayaa war jiraa
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 Ай бұрын
Waa runtaa
@fmg63772
@fmg63772 Ай бұрын
Iskuma eko
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Aabaheed maaaha iyadaa leh adeer waaye iyo kkkkkkk waryaaa diinta waa in la kashifaaa dadka ilmaha xoogo iskadaq
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Subxaanallaah.
@lulali6059
@lulali6059 Ай бұрын
Waryaa Uber ka waxuu leeyahay system oo u shidan ilaa uu qufku geeyo meesha loogu talo galay ilaa uu ka geeyo ma damin karo, ninkaan na waxuu damiyey system ka u daarnaa, teeda kale ineey camera heeystaan waayey. Hadii uusan xoogan isla markii ba ninkaas naagta waa uu xoogaa la dhahay waxaa la geeyey isbitaalka meeshaas ayey ku ogaan karaan in naagta uu xoogey iyo in kale.
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Naagtaan maxishoonaayso naayaaa waxbaa lagu waay diinaayaaa
@lulali6059
@lulali6059 Ай бұрын
@@somalistar8261 naagtee, ma naagta la wareeysanayo? Ninka kale ee oo ay wax ka ogeeydbayey sheegeysaa, laga yaabee in ay ka hadleeyso nin kale somaliyed oo da danbiyaadkan oo kale lagu soo eedeeyey oo wali xiran. Hala xiro nimankaan somaliyed ee maskaxdooda ka fikireeynin ee u xad ineey naag xoogaan, wadankeena ayey ilamahii iyo gabdhahii tabar yarayeen nafta u keeneen oo diin ka baqeeynin. Hada naag taan cabsan ma umaleeyneysa ineey nin la aan soo aheyd iyadoo baar laga soo qaadey, lagabyaabee ineey niman kale ugu horeeyeen isla markaas uu qalad ku sameeynayo, laga yaabee inuu hunguri geeyey lakin asigoon wax ba ku sameeyeynin loogu dul yimid dadkaan familadooda trucking wax la dhahaayo ayaa ugu wada xeran oo qufna quf ayaa trucking ku ah si ay isku ogaadaan in ay safe place joogaan. Hada yaa ka ogolaanaayo gal ma sameeynin, dadkaan cadaan ka ah meesheey lacag ku helayaan gacanta ayey la galaan. Xitaa haduu xoogin maxuu gurigii geey la dhahay uu u geeyn waayey, markuu albaabka geeyo familkeeda ayaa sugayeen oo saaxiibadeed soo wargaliyeen si uu aabaheed kala dagaa Uber ka. Nin weeyn oo aabe ah 58 jir ah, waa kuwiii adayaasha ahaa ee Gabdhaha yar yar saqiir suujin jireen. Asiga kuwo cadaan iyo madoow ah ee ninmanka kufsadaan ayaa loo geeynayaa meeshaas ayuu ku gacan galidoonaa.
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Ай бұрын
Ma aqaan USA wadamo badan oo Europe ah kamarada gudaha lama ogola iyadoo la qadarinayo xuquqda macamisha
@user-on4vp8yn7w
@user-on4vp8yn7w Ай бұрын
Let him go to jail
@TheZilzaal
@TheZilzaal Ай бұрын
She is saying cunug sideed Jir iyo asaga case kani waa gabar ka ween 21 jir in USA u can not drink with out 21 years old
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Waarunteede ka xishooda Gabadha Masaakiinta ah Maxaa kaceebeymaysaan Ninkaa
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Ай бұрын
ilmaha niinku miyuu kufsaday mise waa laga been abuurtay niinka Maxaa isdaba yaacaya
@hassanmoossa3377
@hassanmoossa3377 Ай бұрын
waar Naagta gabadha ya ka qabta ma isaga la waasay maxaa dabadhihay
@haania2495
@haania2495 Ай бұрын
Walaalayaalow ninkaas ha ku dambaawina cidna ma kufsanin
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 Ай бұрын
Somaalida iyo qari maxaa kala heesto
@user-fw3io8lx6c
@user-fw3io8lx6c Ай бұрын
Naagahaan wada istareska haya oo dad uun bay ku dhagen yihiin gabadhan ka xishooda
@xamdiumal
@xamdiumal Ай бұрын
ninkaan ma awalbuu ilmo horey u kufsaday
@sadam1318
@sadam1318 Ай бұрын
ilaahay ha ka samato bixiyo
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Iyadaa xirtaay naagtaan lama dajinaayo lama xiraayo
@fmg63772
@fmg63772 Ай бұрын
Waxaan maxay yihiin barni habo waxan isaga tag waa niman walale
@soundtech7181
@soundtech7181 Ай бұрын
Abdirahman waa nin duli ah. Oo raba in uu gabadha ceebeeyo. Duligaan umada allaha ka qabto. Muxu u rabaa ceebeyta ninkaas dambiga galay.
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Ай бұрын
Subhnllh 8 jir mu kufsady😮
@fmg63772
@fmg63772 Ай бұрын
Subxaanallaah nimankan maxayyihiin bisinka
@Khayr73
@Khayr73 Ай бұрын
Somali ma iyagaa layska adeejiyay
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 Ай бұрын
Umadii soomaaliyeed ceeb raadis bay isugu baxeen ilaahay ha soo hadeeyo
@user-fw3io8lx6c
@user-fw3io8lx6c Ай бұрын
Waxaaba iiga daran nimankan waran kabatay yaa x-ray. Ninka ku yeh war jeceel. Nimanka naagihiiba ka daran Abdirahman key leedahay baaba ugu daran
@rukiyamohamed3728
@rukiyamohamed3728 Ай бұрын
Naagta wey diiday in labaaro marka timir laf ayaa kujirto ninkaan waa maskiin
@yartadheer800
@yartadheer800 Ай бұрын
Ma diidikarto cadayen waa inlahelaa hadiikale waa beenalay miskiinka allaah habariyeelo
@faisalduale2503
@faisalduale2503 Ай бұрын
Wasaq yahiw gabadha daa doqon yahow
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Kufsade Yaal qudhumay weeye Wixii Dumarka Soomaaliyed lagu Hayey baa Cadaankii lala doontay Jeelka Halagu kufsado
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 Ай бұрын
Camera 🎥 wuu Lahaa Cadeymana waa La Hayaa sheekaduna waxay ahayd Setup ama shirqool
@ckhaaliqadam4715
@ckhaaliqadam4715 Ай бұрын
Magaciis appka ay liveka kaga jiraan
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Ай бұрын
Maxkamada tiktok ayaa layirahdaa waa xaga tiktoka
@zaynabsurad8872
@zaynabsurad8872 Ай бұрын
Waa 2bo qof waaye dadkaan
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
🤣🤣🤣SUBXANALLAH SUBXANALLAH SUBXANALLAH SUBXANALLAH
@jembaadaye6403
@jembaadaye6403 Ай бұрын
Ninkan wuxu radinaya in uu gabadha hadalo ka helo muxu u wareysanaya waad qaldantahay ee ka bax reerkan arimahooda oo isku xishoo
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 Ай бұрын
Bisiinkoow 😮😮😮
@makoahmed7381
@makoahmed7381 Ай бұрын
War anigu waxaan dhihi laha. Ina kan dhahaaya haduu ilihii 18 kawayyahayay tiraaking kumaxidhi karo waalidkii oo dawlada xidhi ma dhici karto lagayaaba inay lannooshahay kaameeraduna wayjirta ee lama xidheen hadii proofs lagu hayn
@muuseabdi9810
@muuseabdi9810 Ай бұрын
War nimanku waxmafahmaan labada nin iskumidmaaha waayo iskudhalasho maaha nin wuxuu jiraa 49 years nin na 58 years
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Naayaaa iyadaa xirtaay naagtaan iyadaa xirtaay
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Ай бұрын
Upper ka wax dhaamo maad raadsataan teedakale niavity ga soomaalida aduunka kama shaqeyso
@dagansh5606
@dagansh5606 Ай бұрын
May iska aamusto oo ay ducayso maxaaba meesha soo gashay
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Ай бұрын
Sawirkan dadku ma akhiryan miyaa? Waxan ku qoran in la zukumay o8/10/22 shan sanno la xukumay
@FowsiyoIbrahim-pb6wi
@FowsiyoIbrahim-pb6wi Ай бұрын
Wariye baster ixtiram lahayn uff
@abdishakurempireoftimacade4781
@abdishakurempireoftimacade4781 Ай бұрын
Ilahayow been ka dhig ilmahana Qalbiga u Qaboji aabuhu waa tiirka nolosha walahi
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
Naaagtan Inuuu Qabo Umalayn Maayo Sideeey Uhadlayso
@YusufMohamud-tm4cz
@YusufMohamud-tm4cz Ай бұрын
WARYAH GABADH FARAH KA QAAD WAYO WAYA ARAG MATEHED ( SHARCE BAA JERAH OO LAGU KALA BAXO 1 DHEEGBAA LA QADAH EE JOOJE BADAWNEMADA .
@user-wx5wp8yd8w
@user-wx5wp8yd8w Ай бұрын
Maxamed adigaaba I dhaawaxeysa
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
🤣🤣🤣NAAGAHA ALLAH KAMA CABSADAAN SIIBA NAAGAHA GAALADA WA QURUN...MIDA KALE SOMALIDA WAX AYSAN HUBIN AYEY KA HADLAAN...WAX AADAN HUBIN LAGA MA HADLO...SIDA ADIGA OO XAQIIQDA HAYO..
@purplerose8007
@purplerose8007 Ай бұрын
hadii soomaalida la nacebyahay maad ka tagtid maxaa ku dhigay
@Ixsaas3
@Ixsaas3 Ай бұрын
nimanka doqomada ah mxay ahayeen umada kadhamada haddi kle wllhi waxs iyo wax kadaran aya idin qabsan doono dulmi lama rabo
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Waa ku xiranaay saa war yaa anaay iigi xiran tahaay been loow waryaa beenta daa waryaa beenl loow waryaa waryaaa waarunvwaay kufsadaan dadyahoow beenta daa
@user-kq9fb9iy8d
@user-kq9fb9iy8d Ай бұрын
Mikey tiri hilma higakufsadey oo heyxirtey bey himika sharifad hiskadigeysa Sharmuto maxishoto Tugo dadka dacdow mahada qolalka dinta dad waxhugusheyga hadigo dadka kubeynhaburta cadabta Allah kugeyow nagisadyahe
@user-ys8gy9gn5h
@user-ys8gy9gn5h Ай бұрын
Biscuit ilaahery ka baq aabaha waa uu soomanaa xiitaa carafo 1 ilaa 9 maalintii 9laad ayey ku dhacday dhibta wixii alle u qooray ayuu marayaa adiga allahaadà ka baq aaqiradaada ilaasho xoola yahow
@shukriali5770
@shukriali5770 Ай бұрын
Fadllan gabadha ka dhaafa weydiinta badan waayo si muslinimadda ah maxkamadda ilaahay ayuu saaranyahay Cuzd billahi mina shaydaani rajiim somali way ku luntay qurbihii
@TheZilzaal
@TheZilzaal Ай бұрын
Mise views baa lagu raadinayaa
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@nur-wk3cb
@nur-wk3cb Ай бұрын
Iyadaa xidhay
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Buskudow Cinwaanka iskasax Waa Arin Adan fahansanayne Jooji.Somalida Waaloosomaleega Sheekadan. Halahubsado Fadlan.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Waa views raadis ee wuu fahamsan yahay
@sahaladan6495
@sahaladan6495 Ай бұрын
Waxan iney waqti siiso ma ahayn walahi l am sory
@fmg63772
@fmg63772 Ай бұрын
Maxaa kagalay nimankan
@sadam1318
@sadam1318 Ай бұрын
waay dhacda arinkaas ilaa waa dad cabsane
@user-kq9fb9iy8d
@user-kq9fb9iy8d Ай бұрын
Sheydama nika hadiga xirey markasad sheikhad hiskadigaya ya Barni hiblisa waxaan layabanahe kuwa let wa gabar dinleh waa sheydamad cirka lagasohindisey oo nahabad haa waleh maxa munafiqad sheikhad lagushegaya
@AminaAli-ft9tk
@AminaAli-ft9tk Ай бұрын
Xiniyaha Alle ku qabay,bal wuxu waydiinayo haweenayda .
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Kuwii xamar naagta meydka ah isku dilay ayaa America mid cad kahelay.
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Wadaada qamriga maxay u qaadaayaan
@HamdishafiAinab-ce2uk
@HamdishafiAinab-ce2uk Ай бұрын
Ayadu maxeykasodontay ma isluguuney ahaayeen luwaan
@zu7729
@zu7729 Ай бұрын
8 canug sideed jirah mow kufsaday acuudubillah nimanka somaliyeed maxaa ka qaldan
@maryanmuse8506
@maryanmuse8506 Ай бұрын
That’s a lie they have edited the video. Stop looking for views. She is talking about two different guys.
@jujuqoolif4517
@jujuqoolif4517 Ай бұрын
Been low tracking anoo 30 jir ah ayaa Ayaa ku jira tracking
@user-nj1jo3yp3u
@user-nj1jo3yp3u Ай бұрын
Nooga sheeke lasoo indha cad yahay maxaa ka galay ciyaala suuqiintaan
@abdikhadar1948
@abdikhadar1948 Ай бұрын
Ninkan waabeenaale
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Yaaab cajiib war dhagaayso
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Ай бұрын
Waryaa Somali xishooda Ninkaan danbi laguma helin wali ee Qoraalka iska sax "Ninkii gabadha cadaanka kufsaday" maxay tahay waa lagu eedeeyey oo kaliya? KZfaq kan waan kala laabtay sabiskaraybta
@user-nj1jo3yp3u
@user-nj1jo3yp3u Ай бұрын
Ilahoow somali hanoo jebin maamada inaay TikTok ka hadasho ma aheen kuwaan waa ciyaala suuq lalama hadlo
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Ай бұрын
Youtubka ayey uga shekeeyn jirtey ayadaa ka hadli jirtey
@suadabdi5
@suadabdi5 Ай бұрын
Dadka madow kursiga kuma degdegaan arinta mackamada halo daayo somalidu is necebaa suga askartu wa cunsuriyiin hala sugo
@user-pw2ho7lu2t
@user-pw2ho7lu2t Ай бұрын
Ismana eka labada nin sifican ufiriya
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
🤣🤣🤣BARNI AYADA MIYAA XIRTAY WIILKA???
@sahraqalanjo179
@sahraqalanjo179 Ай бұрын
Anigaa caruurteyda ugu xiranyahay 22and27
@hamadimadisa9346
@hamadimadisa9346 Ай бұрын
Nin kaan siil baa uway
@fadumoali8301
@fadumoali8301 Ай бұрын
2027 aa lasoo sii deyn
@amalidiris9641
@amalidiris9641 Ай бұрын
adunkan ay ka shekaynaysa miyan ahayn USA o mujrimka dunida iyo dhig cabkeda..imisa muslima ayu maraykanku danbi an jirin usameyay..naagtan bila aqonta adunka so akhirso dhacdoyinka,sinaba urumaysan mayno gal ilahaygi sameyay casiyay o ben iyo nabis ba dhaqan utahay..sided nin muslima o somalia ben ad uga sheegaysan
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 Ай бұрын
Maxuu ugu Fakari waayay inuu leeyahay ilmo marku Naagaha Kufsanayo SOMALIDA Waa Wadaad waa ISLAM 😡😡😡 Wadankoodi ayeey Soo Gubeen 🔥🔥🔥🔥 Meeqo Nin SOMALI ah Yaa KUFSADAY GABDHAHOODI 😡😡😡
@Ixsaas3
@Ixsaas3 Ай бұрын
😂😂😂😂 adiga is ilaali yaa lagu kufsan
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Ай бұрын
War illahey ka cabsada ninkaan waa mamadaan Barni ex husbands keedii odayga gabadha loo haysto waa nin kale
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Ай бұрын
Dislike sara ninkan khalad bu wada reerka astuur o ka hadh. Xeshuud .
FAIZA WADANI AYAA NINKA KA DUL QAADAY  HOOYADII ISKU DISHAY GERMANY AYADOO UUR LE)
17:29
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
DEG DEG ARIMAHEENA XAASKISA OOHIN AFKA FURATAY CANUG AYUU IGU INKIRAY BIIL IMA SIIYO
11:24
QALBI JAB! XAASKIISU SHEEGI WAAYEY XANAQ AFKA FURATAY TIJABI2024Pt11
24:28