MORNING ROUTINE || BABY NAHIDA IYO ANIGA JADWAL KA SUWAX DII

  Рет қаралды 203,227

Adna Henna

Adna Henna

3 жыл бұрын

Пікірлер: 1 400
@AdnaHenna
@AdnaHenna 3 жыл бұрын
Asxaabteyda qaaliga bage ka Facebook geena saxda waakan facebook.com/cishqifamily
@sacdiyoahmeddirir7446
@sacdiyoahmeddirir7446 3 жыл бұрын
Wan arkay abyo wlcm qalii
@hodanhashi7168
@hodanhashi7168 3 жыл бұрын
Abayo kadaa malabka wayo ma qadikarto
@azhaabchannel3949
@azhaabchannel3949 3 жыл бұрын
Asc abayo malabka waa Qatar baby la ma siyo waa bacterie ila 1 sano waa qatar
@azhaabchannel3949
@azhaabchannel3949 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/i7yKeLegnLCyl2g.html
@ikraanchannel7199
@ikraanchannel7199 3 жыл бұрын
Qabeeska bdn ka daa abyo qabub yu ka galin
@anshaxphotographer8752
@anshaxphotographer8752 3 жыл бұрын
Allah ku seeyo awlaad baari hadaad ku saliso nabi maxamed scw scw scw scw scw
@salmomuqutar5654
@salmomuqutar5654 3 жыл бұрын
scw
@xaawoladansheikh9666
@xaawoladansheikh9666 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@user-dt5ql5wt2w
@user-dt5ql5wt2w 3 жыл бұрын
Scw
@fadumoawes1965
@fadumoawes1965 3 жыл бұрын
Sallaahu caleyhi wasallam
@babsaarmedia831
@babsaarmedia831 3 жыл бұрын
@@salmomuqutar5654 wllo Subescribe Isaar *Fadlan*
@babsaarmedia831
@babsaarmedia831 3 жыл бұрын
*"Allow Ka Farxi Allow Cadaabta Ka Xoree"√•Qofkii Subescribe Isaara* _Mahad Sanid😭😭😢🙏_
@hibocadeyofficial1592
@hibocadeyofficial1592 3 жыл бұрын
Wan kusaar walal adn subscribe ii saar
@abdullahimoalin6241
@abdullahimoalin6241 3 жыл бұрын
Adiga miyaa dhashay mise amiira
@rayaandhaladofficial8745
@rayaandhaladofficial8745 3 жыл бұрын
Masha Allaah Baby Naahida Iney Ad Uqurux Badantahay Hadad ila darentay like dhac igu siiya Beautiful Baby Allaha hakuu dhowra Quen Adna🙏🙏❣❣🤱
@aaminaahmed5697
@aaminaahmed5697 3 жыл бұрын
Abayo ridwaan io ilyaas routine morning Koda nosoduub
@hamdiahmed911
@hamdiahmed911 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@amuubosolishkuwiinta3083
@amuubosolishkuwiinta3083 3 жыл бұрын
Haa anixita waraba
@ayaanmohamed6883
@ayaanmohamed6883 3 жыл бұрын
Mashalah intiii aan hooyadood la joogin aa Ka baranaayo sida ilamaha loogu tirtiro oo aan waligaad dhalin hada dhalaaayo halaga faaaidayso
@Fahmi_Heego
@Fahmi_Heego 3 жыл бұрын
Alle Ha Ku Sharfe Walaal Qalli Ha Igala Bakhaylin Subscribe Ii Saar Insha Allah Waxaan Rajaynayaa Inaan Gaadho 3K
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Sagal Official walal Subscribe isaar
@anifaschannel3861
@anifaschannel3861 3 жыл бұрын
Walal wankusaray aniga isaar
@geenyomudug7215
@geenyomudug7215 3 жыл бұрын
Masha allah lkn ma fiicna ilmaha yar inaad camerada ku qabato wxaa sameynetyso sheeg kaliya e ilmaha dadka ha tusin
@aasiyamukhtaarcali1991
@aasiyamukhtaarcali1991 3 жыл бұрын
M.a lkiin dadku m.a mayaqaaniin badanaa Qaali waa iga codsi ilmaha ilaa inta uu sanad garayo qari hasoo bandhigin ❤waan idin jeclhy lmnhygi ❤👏
@hoodoabdulrahman6529
@hoodoabdulrahman6529 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظها لك من كل عين وحسد
@hamdanuura1660
@hamdanuura1660 3 жыл бұрын
Msha Allah Udhaha cunugta Alle hanoo deesto Baby Nahida 😗 Adna cadey masha Allah Xpppt❤
@deeqmahad3688
@deeqmahad3688 3 жыл бұрын
Masha Allah habo mcn sobarbaar adna abaayo reerka qur,aan saaro insha allaah Allah idin xafido aduun iya aaqiroba ♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💕💘
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Deeq Mahad walal Subscribe isaar
@adikingchainsmoker3621
@adikingchainsmoker3621 3 жыл бұрын
Masha Allah sobarbar Abti mcn my first comment waye like plzzzz
@IFIYEMEDIACHANNEL
@IFIYEMEDIACHANNEL 3 жыл бұрын
Fadlan wll ilaah dartii #Subscribe iigu saar dhib kugu ma aha ana farxad bay ii tahay 👏.
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Amikingchain smoker walal Subscribe isaar
@asmasalaban8886
@asmasalaban8886 3 жыл бұрын
masha.allha.wllo Qaali
@asmasalaban8886
@asmasalaban8886 3 жыл бұрын
masha.allha.wllo Qaali
@asmasalaban8886
@asmasalaban8886 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@suubann1219
@suubann1219 3 жыл бұрын
Adna masha allah maamo nadaafad leh allaha idin xifdiyo adiga iyo caruurtada❤
@sofiaerilleey3467
@sofiaerilleey3467 3 жыл бұрын
Mansha Allah tawaarakallah walaasheey qaali wallahi saxantahay hooyo kalgeceel uleh babitadeeda I love that Allah haidiin barakeeyo umushii isxambaarsatey Alah swt haidiin kadhigo Ameeeeen🤲 Ameeeen🤲 ya Allah!!!!!
@saadiaelmi447
@saadiaelmi447 3 жыл бұрын
She looks like Nadia ☺😊
@iam_pretty_girl
@iam_pretty_girl 3 жыл бұрын
Abayo waxa lagayaaba hooyooyin qaar aan ilmo heesinin yeena il kaa raacin masha alllah cunugtaada qarso ilaa iyo sanad wa iga codsi adno🥺❤
@idilmohamad1282
@idilmohamad1282 3 жыл бұрын
No xisho subhalah
@allebeerkaallebeerka6907
@allebeerkaallebeerka6907 3 жыл бұрын
Beenta maha noloshad private ina la keenaya youtub waa qalad
@zainabmohammed3015
@zainabmohammed3015 3 жыл бұрын
Adiga miya ilmo haysan wll maxa laga ileysana bisinka fikirkaga xumaa
@ibtisaamkaalmooy6121
@ibtisaamkaalmooy6121 3 жыл бұрын
Hadeey ilmo haystaan xataa waxaa laga yabaa ineey haysan halaaha aay haaysato adna aby adna il waajirtaa cunugtaaan markle haka hdalin shakadeda dhan mamnuuc wlley waiga wano shaqadada kle qabso wano waxalaga helaa wll kujecel
@sahroali4839
@sahroali4839 3 жыл бұрын
Naa naga aamus ilmaha illh baa bixiye ma adne uheso markaledahy naaga ilmahesana ku cayuma doqoney usheg kuwas inu illh haayo gabadhan canugede aman usii qumayayahey dhalmo adno kumaheso dawa wen wekugutalala e orad udhigo nin e ku mash qul loyhy
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 3 жыл бұрын
Masha Allah baby nahida 💕so grow up mami 😘
@YACKOO955
@YACKOO955 3 жыл бұрын
Mashallah beautiful sis keep going , hormar wacaan qurexey 👏👏👏❤️😍🥰
@anfaalgood3284
@anfaalgood3284 3 жыл бұрын
Mansha Allah Allah wll qali alle ha ku barakeeyo adiga iyo caruurta iyo xaajigapa mansha allaah kumaakun jeer qali
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Anfaal good walal Subscribe isaar
@fartunxasan5992
@fartunxasan5992 3 жыл бұрын
Abaaayo alllaha ku xifdiyo habo sobarbaar sanada badan abaayo umul cafimaad qabto allaha kaadhigo
@najmaqurux281
@najmaqurux281 3 жыл бұрын
Mansh allah so cute ❤️❤️😘
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Najma Qurux walal Subscribe isaar
@sadaqsadaq5871
@sadaqsadaq5871 3 жыл бұрын
M. Allaha kuuxafido adna haso galinin mar kale wa codsi isha bini adamka allaha kaga koriyo
@farxiyasudi4253
@farxiyasudi4253 3 жыл бұрын
Msh allh Adna Allah ku Sharfo adiga iyo caruurtada abyo wax thy hooyo wangsan 💞💑🥰♥️🙏💞♥️💝💝
@rayaansaadaq4610
@rayaansaadaq4610 3 жыл бұрын
😭😭😭Allow kuu xifdi awlaada aamiin shrfeey youtube ilmaha yar hakeenin insha allaah
@hajiraibrahim3264
@hajiraibrahim3264 3 жыл бұрын
Mchaalh mchaalh mchaalh mchaalh walhi waan tageera Adana Rabiyoow il xasad iyo mid jiniba ka qabo walyalow machlaah uun lama dhahee qalbiga ka soo dhaha igna rali noqodoo lkn mchaalh inaad qalbiga ka soo godo weyih maha afka uun inad ka tiraahdo qalbiga uga quudhin allow u xafid dhamaan caruurata Adna huuno qaaliyeey waa runtaa waa lagu odhan ka daaf balse waa run wayo manta cidna cid nolol uma quudhyso walhi ilahay kuma bixiyo il Cadow iyo tu xasdba rabi kagu dhaafo awlaadada ilaa aad awladooda ka arkayso mchaalh 💯❤️❤️❤️ nolol waarta huno qaliyey waligay commt san iyo mid xun ma zoo qoro like shares awal ahye waan ku soo salamay 👋💯❤️❤️❤️❤️❤️Xafudulaaha inshaalh wax xun rapi kuma tuso 🤲🏾😭
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Hajira abayo subscribe isar
@hajiraibrahim3264
@hajiraibrahim3264 3 жыл бұрын
Nahyan Cooking 🥘 waaN ku SaaRay Mar Hor Huno Qali DADaL WAcaN inshaalh ❤️❤️💯🤲🏾
@nimcomaxamed3282
@nimcomaxamed3282 3 жыл бұрын
Wllo meesha aad dharka ugu wadhay ilama wacna caafimaad ahaan birta dharka lagu wadho usoo gad hatey macquul tahy adoon wax dhiba uarkayn ❤💯
@kaxdaofficial7677
@kaxdaofficial7677 3 жыл бұрын
Masha allah adna walashey mcn allah kuxafido ridwaan and alyaas iyo fameleka dhamaantiinta nabad iyo cafimaan dhamaan teena inta muslimiinta
@saaam6896
@saaam6896 3 жыл бұрын
Mansha allah wllo ilmahagan yaree afarta cisha jira kadayso published ka
@nawaalnjama8396
@nawaalnjama8396 3 жыл бұрын
Masha Allah Habo mcn so weynaw please gabadha Masha allah dhaha😍😍😍😍♥️♥️
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Nawaal Abdi walal Subscribe isaar
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 3 жыл бұрын
Nawal abyo subscribe isar
@basrojeylani2836
@basrojeylani2836 3 жыл бұрын
masha alah abyo alle ha idina xafido umul fiyow alle haka dhigo nahida cdy so barbaar iska samir asxaabtada wey war jecelyihiin
@ducaysansidahooyadeed5016
@ducaysansidahooyadeed5016 3 жыл бұрын
Abayo adna ilmaha rabi ku siyey ka dhaf social media because ma fican waxa jira dad an awlad haysen nimcada ilaahay kusiyey ku mahad naq hadad ka xumatay so sorry
@quenalbrko3545
@quenalbrko3545 3 жыл бұрын
Nahida carab ayee u ketahy Wlhi maslllh allow ilbini aadam ka hay bbiyda❤❤❤
@hayaatali1705
@hayaatali1705 3 жыл бұрын
Abyo ilmahaaga qarso wallahi arsaqada KZfaq laga raadinaya waa rafaad wxd ka fikiri mxd soo dhigta walaley ilmahaaga qarso arsaqada KZfaq wax dhamaan alle haku siyo saan rafaad waaye runtiii
@qamarbintcabdulahi6422
@qamarbintcabdulahi6422 3 жыл бұрын
Masha Allah illahey ha ino xafido caruurta sobar bar Ayan lenahay Habo macan 💋💐♥️❤️💐💋💐💕😘
@munshiqurux5818
@munshiqurux5818 3 жыл бұрын
Adna iyo Aamira ilmaha is school markee aadayiin inoo soo sameey ADNA cadey iyo marke tagaan is schoolka💔💔💔💔💔💔💔💕💕💖💖💖💖💓💓💓💓💓💔💔💔💔💔💔💔💔 Ridwaan iyo ilyaas markee Adaayiin laabadooda inoo soo sameey in shaAllah
@kun-kamadun4809
@kun-kamadun4809 3 жыл бұрын
Mashalah 🥰ilahay haku xafido 💋intii anan haysan allah siiyo 🤲🥰🥰🥰🥰
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Kun kumadun walal Subscribe isaar
@faizaabdirashid6594
@faizaabdirashid6594 3 жыл бұрын
aamin
@rinaabdi2136
@rinaabdi2136 3 жыл бұрын
Maaalintat umushay ban ana umulay🥰 Alxmadullilah ilahey wiilkeyga Curudka bu ilahey na siyay aniga iyo xaajigeyga💞💕 ilahey hano barakeyo 😘markan umusha kaso baxo rajeyna inaa maleysia imaano From Uk
@sumayosiman9810
@sumayosiman9810 Ай бұрын
After 3 yrs hdaa arkay comment kaaga allaha kuu dhaafo wiilkkga❤
@sumayosiman9810
@sumayosiman9810 Ай бұрын
After 3 yrs hdaa arkay comment kaaga allaha kuu dhaafo wiilkkga❤
@rahmoyusuf2456
@rahmoyusuf2456 3 жыл бұрын
Asc, sister is not good to give baby less than 1 year old honey because they can get someone thing called infant botulism and it cause neurological damage if baby get that, so I would encourage you to not use honey for the baby.
@naciimacigaal3342
@naciimacigaal3342 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله رب يحفظك مامي ناهد
@samsamsaidfarsale768
@samsamsaidfarsale768 3 жыл бұрын
Adna abyo nolshaado dhan public baba ka dhigtay see wax u wadaaa😎 Mcnt waxaaga private ha ku ahaadenna
@sumeiyaismail3066
@sumeiyaismail3066 3 жыл бұрын
Masha Allah il xumi kuma qabato habo nahida ❤😍🤱
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Sumeiya Ismail walal Subscribe isaar
@sumeiyaismail3066
@sumeiyaismail3066 3 жыл бұрын
Kusaray wllo
@saxarlwmohamed8602
@saxarlwmohamed8602 3 жыл бұрын
Macha allah wlhi hooyo karti badan ayaad tahay wllo Alle haka abaal mariyo 🥰❤️
@anisaadam4383
@anisaadam4383 3 жыл бұрын
Mashllh 👶♥️macaanto ilyaas iyo ridwaan sida subixii udiyaarisid nalaqebso ayagana inshallh 👸👍♥️
@lovertunaomarofficial4046
@lovertunaomarofficial4046 3 жыл бұрын
Hello adna I love you comment number one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Lovertuna Omar Official walal Subscribe isaar
@mohamedabdifatahosman9001
@mohamedabdifatahosman9001 3 жыл бұрын
Adnoy wlo qli aadbn kuu taageerayaa labadada Channel wan ku xidhanahy inan talo wan isku leenahy Aduunyo waxn joognaa dadkii ay ku badaty xisdiga Please wllo gabadha yartaa qari oo kadaa social mediaha dadka manshallah ma quudhaane
@aaminasheriffhasan1791
@aaminasheriffhasan1791 3 жыл бұрын
sax waaye wlashy arn muhiim ah bad kahadashy
@fardowzaahmed5803
@fardowzaahmed5803 3 жыл бұрын
Masha’lah nahida quruxley il xun kuma aragto habo macaan
@khadra5977
@khadra5977 3 жыл бұрын
Mansha allh adna khyr badan alleh ha ku siyo sidad walalaha ugu faidaynayso ado umul ah ilhy ha ku xafido adiyo familkaga
@hawalulhassan7092
@hawalulhassan7092 3 жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💞💞💞
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Hawalul Hassan walal Subscribe isaar
@LOVE-fh4mu
@LOVE-fh4mu 3 жыл бұрын
LOVE 🤩😍😍😍🧡🧡❤ الهي اقول يا الهي
@nimoabdikadir2770
@nimoabdikadir2770 3 жыл бұрын
Asc abayo malabka kaa dhaaf ilmaha lama siiyo malabka ila halsaano ee kagarto waxa ladhaha omaa fiicno hadalka aya kaa daahayo
@fartuunabdiwarsame2825
@fartuunabdiwarsame2825 3 жыл бұрын
Malabka hadhow ayuu carabka fasiix u noqonayo marka marke dhashan ayaa laku bilaawaa
@umunaimaofficial4675
@umunaimaofficial4675 3 жыл бұрын
Nimo abdikadir anigaba wan siin jirey cunugeyga isago umul ah ayan ku bilaawey waxna kuma arkin aby malabka wa daawo wax walbo ayu u fiicn yahy ilmaha in labaro wey fiicn tahy hadeyba alaji ey ku qabin
@aishaahmed9687
@aishaahmed9687 3 жыл бұрын
@@fartuunabdiwarsame2825 sax waayi wallih nabi muxamad scw wuxuu dhahay ilmaha markay dhashaan lanbar kow waxaa laga bilaawaa timir hadaad wayso malab iyo waxa soodhaweenaayo
@nimraazdgg5345
@nimraazdgg5345 3 жыл бұрын
Nadiya wexe hadlka ugu daahday malbkale ame siise adno
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Nimo Abdikadir walal Subscribe isaar
@guuleedabdi9558
@guuleedabdi9558 3 жыл бұрын
M.a apyo qoys qrux badan aad thiin allha isku kiin daayo maya adi qalbikaga wuxuu jecel yahay lee samee dadka Kaleh hdlkooda iska dhaaf beautifull family😍😍😍
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 жыл бұрын
maansha alaah ale haydin xafido adiyo nahida yar adnay xbbti cayilka iska ilaali ha haku quraacan keek waa sonkor saliid iyo daqiiq roodhi madow ama mishaali ku quraaco xumaan hayga qaadan baruurtan kula nacayaye
@zainababdikader4213
@zainababdikader4213 3 жыл бұрын
Masha allah
@IFIYEMEDIACHANNEL
@IFIYEMEDIACHANNEL 3 жыл бұрын
Fadlan wll ilaah dartii #Subscribe iigu saar dhib kugu ma aha ana farxad bay ii tahay 👏.
@IFIYEMEDIACHANNEL
@IFIYEMEDIACHANNEL 3 жыл бұрын
Fadlan wll ilaah dartii #Subscribe iigu saar dhib kugu ma aha ana farxad bay ii tahay 👏.
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Zainab abdikadar walal Subscribe isaar
@xafsoabdullahi666
@xafsoabdullahi666 3 жыл бұрын
Masha Allah Abayo shukran wlhi waxaa ahay hooyo uur leh oo u kub ah wax badan ayaa ka faiday shukran Abayo ❤️
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Xafso abayo subscribe isar
@Sdghfffgggggggggghg
@Sdghfffgggggggggghg 3 жыл бұрын
Waxan kugu latalin lahaa inaadan ilmaha yar aadan so galin youtube. Dad qancintooda waxaa kala qima badan baby caafimadkiisa...... masha allah tabarakalaah allah yabatik habo mcn waynow oo kaalin gal🧡😍.
@nimcoahmed1413
@nimcoahmed1413 3 жыл бұрын
Mansha Allah ilahay haku xifdiyo ilmahaga iyo ku wenaba abyo babyda haso dhigin mardambe wayo isha way xuntahay wana iga talo igana ralinoqo hadad xuman ufahantay
@marwonimcoyaxye826
@marwonimcoyaxye826 3 жыл бұрын
Masha Allah wll Adna cadey ilahey haisku kiin dayo 💞💞💞💞
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Nimco Yaxye walal Subscribe isaar
@marwonimcoyaxye826
@marwonimcoyaxye826 3 жыл бұрын
@@ruunishbeauty3220 haye wll
@umunaimaofficial4675
@umunaimaofficial4675 3 жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤💋💋
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 жыл бұрын
Mashaa Allah TabarakAllah Route wanagsan walashay, Nahida qurux love you habo❤❤😘😍
@diyaaro68
@diyaaro68 3 жыл бұрын
Mashaa ALLAH sister adna xafidakalaahu adiyo yaristena
@nimoabdikadir2770
@nimoabdikadir2770 3 жыл бұрын
Masha allah soo barbar habo mcn 💋💋💋😍😍😍
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Nimo abayo subscribe isar
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 3 жыл бұрын
Can
@haniali4950
@haniali4950 3 жыл бұрын
Gabadha social mediaha haku badin mashs Allaaah naahida🥰
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Hani abayo subscribe isar
@bashiirhassan2771
@bashiirhassan2771 3 жыл бұрын
Masha allah malabka ka daah 100% kiiba 10% ayaa allah ka badbaadshaa uma fiicna dheefsiidka ma xamilo karo ilaa halsano
@suhayrqays7523
@suhayrqays7523 3 жыл бұрын
Adna beerkii miyuu kaa qubtay abaayo Mansha Allah xbbti thnks adoo umula noo dadaashaye nahida iyo adiga famliga dhan mansha Allah Alle haydin xifdiyo
@faanbadane9995
@faanbadane9995 3 жыл бұрын
Masha allah❤❤❤
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 3 жыл бұрын
Frst sida raga subscribe dhagta ku dhufta waa wllkiine 🔥👋
@raxmoabdi4899
@raxmoabdi4899 3 жыл бұрын
Waa iga talo walashay gabdha yarta ytpka ka da halmar shacabkaga waa tustay ku filan muhimad in la arkay ahayd ee mar dnbe hasoo galin baa ku dhihi lahaa manshallh tabrakallah ilahay hakuu xafido
@rayaanahmed
@rayaanahmed 3 жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 3 жыл бұрын
Maasha Allaah Tabaarakallaah 🥰
@abdifataahmoha1360
@abdifataahmoha1360 3 жыл бұрын
Qamar adi wax masoo wada misa mufaaji aa kadhige by nasra
@sawdacabdicali3841
@sawdacabdicali3841 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤🥰❤😃❤
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Sawda cabdi cali walal Subscribe isaar
@munshiqurux5818
@munshiqurux5818 3 жыл бұрын
Masha Aallah
@ayancadey8758
@ayancadey8758 3 жыл бұрын
Mashallah ❤️❤️💗 May Allah SWT bless her 🤱👸
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Ayan cadey walal Subscribe isaar
@haawaluul5328
@haawaluul5328 3 жыл бұрын
Masha allah allah idin xafido adi iyo caruurtada wax yaabo badan ayaad noo faideysay Thanks xbbti
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Allaan kugu Dhaarshe ii Saar SUBSCRIBE WLL QALLI
@ahmedmohmaud3848
@ahmedmohmaud3848 3 жыл бұрын
Wllo mesha ad dharka ugu wartay kabadal haday macquul tahey meel fiican ugu war
@queenfilsan4906
@queenfilsan4906 3 жыл бұрын
Adna cadeey waa kujeclahay walaashey qaali ilaahey caruurta hakuu daysto isha ilaahey hakaqabto waa idin jecelahay dhamaantiin family Qurux badan ❤♥️♥️♥️💋💋💋♥️♥️♥️
@fadumoaden4402
@fadumoaden4402 3 жыл бұрын
Masha allah jazaukumullahu kheyran Xabiibti ada umahad santahay ❤️❤️
@mohaazanchannel8823
@mohaazanchannel8823 3 жыл бұрын
Wow wow wow wow wow wow ❤❤❤❤💕💕💕Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah 👍👍👍👍👍😎😎😎 nahida qeer ayaan kugu ogahay
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Maxamed Axmed walal Subscribe isaar
@zeynabahmed905
@zeynabahmed905 3 жыл бұрын
Masha allaah abaayo ilmaha allaha nooxadido
@suubann1219
@suubann1219 3 жыл бұрын
Masha allah soo bar baar habo macaan adna i love you xbbti❤❤💋
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Rihaam n walal Subscribe isaar
@qadanhassan6471
@qadanhassan6471 3 жыл бұрын
Mch allh illhy haku daayo wllo caruurta inaanta yar so kor so koboc HBO iyo edo hooyo wangsan tahy adna waan ka helay Saad ukorinyso ubadka daadka ayaad wax barysa daadka leh haso galin ilmha yotobka haw joojin keep going xbbti💝
@sadiaosman3436
@sadiaosman3436 3 жыл бұрын
Masha Allah. Allah awlaada ha inoo xifdiyo hooyo waa lama huraan
@fartuuncali8061
@fartuuncali8061 3 жыл бұрын
Ilmaha somalida le mey il gasha somaliyey cadi iska dhiga waxan cadi waye waxbo ha niyad janinina gabdha so dubo abyo
@aymanyare1655
@aymanyare1655 3 жыл бұрын
Ha walhi kuwa cadanka ah ama carabta ah lama cuno kuwa somalida ya cunaayo 😂😂😂🙋🏻‍♂️
@qureshfarah865
@qureshfarah865 3 жыл бұрын
Manshaa ALLAH Alle ha ku ilaliyo Habo mcnto
@mucaadreacts
@mucaadreacts 3 жыл бұрын
Quresh guul kasto ad jecshahy o ad hda ku fikiryso allaha ku grsiyo subscribe igu cawi wa codsi wll plz🙏🙏 wlhi si dacada kgu duceyey wll mcn 👇👇👇👇👇 kzfaq.info/get/bejne/feCpodCj17SXfJ8.html
@hibanuura9134
@hibanuura9134 3 жыл бұрын
Masha allh ifka farxad kunoolada aaqirana janatul firdowsa aamin familkayga aan adka ujeclahay
@mawahibisamaeel7402
@mawahibisamaeel7402 3 жыл бұрын
Wad mahadsantahay intasa nagufilan ilmaha hasogali wan kunaxaya bas❤️❤️❤️
@maryanahmed7395
@maryanahmed7395 3 жыл бұрын
Mashaallah Abaayo Allah ku xafido abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍💁‍♀️🌹🌹
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Maryan Ahmed walal Subscribe isaar
@ummumaxamed1656
@ummumaxamed1656 3 жыл бұрын
Masha allah ❤🥰🥰🥀
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Ummu Maxamed walal Subscribe isaar
@ifrahali6490
@ifrahali6490 3 жыл бұрын
Y7yrddfvhu864eeddfty88
@princessasfah7633
@princessasfah7633 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo Allah hakudowra💕
@Sharafqurux
@Sharafqurux 3 жыл бұрын
Mansho allh walalo habo weynoow oo kalin oo warabe gaboobay dabada jiid jiid insho allh,,lakin walalo qaaali ilmaha inta uu sanad ka yaryahay lama siiyo malabka ama loma dhaweeyo wyo bakterier badan buu ilamaha ku samaynaya uma wanagsana eee ka daa wllo ,,xuman igama aha walaltinimo uun🥰🥰🥰😘
@saadiaelmi447
@saadiaelmi447 3 жыл бұрын
Mashallah adna
@IFIYEMEDIACHANNEL
@IFIYEMEDIACHANNEL 3 жыл бұрын
Fadlan wll ilaah dartii #Subscribe iigu saar dhib kugu ma aha ana farxad bay ii tahay 👏.
@hamdimoha696
@hamdimoha696 3 жыл бұрын
mashallah
@mucaadreacts
@mucaadreacts 3 жыл бұрын
Saadia guul kasto ad jecshahy o ad hda ku fikiryso allaha ku grsiyo subscribe igu cawi wa codsi wll plz🙏🙏 wlhi si dacada kgu duceyey wll mcn 👇👇👇👇👇 kzfaq.info/get/bejne/feCpodCj17SXfJ8.html
@mucaadreacts
@mucaadreacts 3 жыл бұрын
@@hamdimoha696 xamdi guul kasto ad jecshahy o ad hda ku fikiryso allaha ku grsiyo subscribe igu cawi wa codsi wll plz🙏🙏 wlhi si dacada kgu duceyey wll mcn 👇👇👇👇👇 kzfaq.info/get/bejne/feCpodCj17SXfJ8.html
@namelos2963
@namelos2963 3 жыл бұрын
Maansha alaah 👍 💖💕💞❤️💓💗💝
@IFIYEMEDIACHANNEL
@IFIYEMEDIACHANNEL 3 жыл бұрын
Fadlan wll ilaah dartii #Subscribe iigu saar dhib kugu ma aha ana farxad bay ii tahay 👏
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Name los walal Subscribe isaar
@zamzamahmed7941
@zamzamahmed7941 3 жыл бұрын
Mashallh tawarakalah elahay umushi isxambarsata hakadigo😍
@dahaboaxmed788
@dahaboaxmed788 3 жыл бұрын
Mncha Allh tabarakallh ilahy isha bini adamka haka duwo 🤲koro kalin gal Naahida yarisey♥️💋
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 жыл бұрын
Cidaan jeclaa mashaa Allah naahida xbbti adna xabiibti 💖💖💖
@IFIYEMEDIACHANNEL
@IFIYEMEDIACHANNEL 3 жыл бұрын
Fadlan wll ilaah dartii #Subscribe iigu saar dhib kugu ma aha ana farxad bay ii tahay 👏
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Deqa Dahir walal Subscribe isaar
@mucaadreacts
@mucaadreacts 3 жыл бұрын
Deqa guul kasto ad jecshahy o ad hda ku fikiryso allaha ku grsiyo subscribe igu cawi wa codsi wll plz🙏🙏 wlhi si dacada kgu duceyey wll mcn 👇👇👇👇👇 kzfaq.info/get/bejne/feCpodCj17SXfJ8.html
@aishasaleh5584
@aishasaleh5584 3 жыл бұрын
Mashallah ❤️❤️❤️😍
@mucaadreacts
@mucaadreacts 3 жыл бұрын
Aisha guul kasto ad jecshahy o ad hda ku fikiryso allaha ku grsiyo subscribe igu cawi wa codsi wll plz🙏🙏 wlhi si dacada kgu duceyey wll mcn 👇👇👇👇👇 kzfaq.info/get/bejne/feCpodCj17SXfJ8.html
@fartunabdi9052
@fartunabdi9052 3 жыл бұрын
Abaayo cunugta kaamirida kadhaaf waatalo
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 3 жыл бұрын
Fartun Abdi abyo subscribe isar
@nimomohamed7162
@nimomohamed7162 3 жыл бұрын
Manzha Allah mnzha Allah noo zoo badi routin ka bbeiga
@falisnuuryussuf8113
@falisnuuryussuf8113 3 жыл бұрын
Masha Allah Abayo mcn 💞🥰♥️♥️💋👏 👏
@faizahussein4350
@faizahussein4350 3 жыл бұрын
Mashallah..aniguba umul baan ahai ma ogeyn ilmaha in afka iyo calarabka LA ga hagajiyo .thanks a lot abayo
@ladanahmed2354
@ladanahmed2354 3 жыл бұрын
Masha Allah thanks Abyo wax bdn ka faiiday runti cunugey GA ugu horeyo aan sida 😍
@zahrahaji5241
@zahrahaji5241 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha idin xafido adiga iyo Familygaada oo dhan ilxun Allah ha idinka Qabsado in sha Allah Fii Amaani Allah
@idilchannel6003
@idilchannel6003 3 жыл бұрын
Manshallaah abayo Adana qurux illahay hakuxiftiyo adiga iyo gabadha haboda u ahay sobar baar habo MCN ♥️♥️
@shukrihusseen8825
@shukrihusseen8825 3 жыл бұрын
Asc abyo wan ku salamay adna masha Allah illaah ha idin dhowro abyo dadka dhaan ma yaqanan masha Allah in ay dhahaan abyo ha soo galin Mar dambe baby da
MAXAA LOO BIXIYEY BABY-GA IYO NADIA OO MASEERTAY ||
17:46
Adna Channel
Рет қаралды 205 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 35 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 21 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 86 МЛН
NIGHT ROUTINE KENA ANIGA IYO FARTUN HAPPY #my_rajo
13:25
MY RAJO
Рет қаралды 47 М.
MORNING ROUTINE ||BABY NAHIDA IYO ANAGA JADWALKA SUBIXI
16:56
Adna Henna
Рет қаралды 105 М.
Maxaa ku jira gudaha boorsadayda hospitalka?
13:22
Somali Royal Family
Рет қаралды 29 М.
CALOOSHA IHURTAY MARKII KALA SOO TAGEYN NADIA IYO SXB TEEDA 😭
11:06
NADIA CIDA KA QOSOL SIISAY QAABKEY UKALA SHEGTAY
14:07
Adna Channel
Рет қаралды 82 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 35 МЛН