Arimaha Qaxootiga, Qiimaha Guriga, Gabaadka Dadka Guryo la’anta, Imtixaanka

  Рет қаралды 9,104

Maine Public

Maine Public

Жыл бұрын

Kusoo dhawaada Maine Public News Connect!
Ku biir kooxda WhatsApp-ka:
chat.whatsapp.com/KtnyfFNWQqh...
Maanta waa Jimco, Janaayo 27-deeda qodobadda isbuuca ugu waa weyn waxaa kamid ah.
Waxaa idiin soo tabinaya Abdi Nor Iftin.
--
Maine Public News Connect waxay soo xushaa wararka ugu waa weyn isbuuclaha ee kabaxa raadiyaha Maine Public, waxaana si xirfad leh loogu turjumaa Fransiis, Spaanish, Bortaqiis, iyo Soomaali.
Taxanahan wuxuu qeyb kayahay qorshe Bulsho Isku Xir ah ee Maine Public taasoo uu qorshuhu yahay in laga dhigo gobolka Maine mid xoogan, iyo inuu gobolku noqdo mid si dhameestiran wax u og.
Nagu caawi inan warkan sii fidino!
Waxaad kaheli kartaa muuqaaladda wararkan oo turjuman si bilaash ah adigoo:
- Daawanaya liiska Maine Public News Connect ee YouToube iyo Facebook
- Adigoo kadaawanaya barta Maine Public: www.mainepublic.org/newsconnect
- Iska diiwaangeli qoraaladeena isbuuclaha halkan: www.mainepublic.org/connect
- Sii raac @Mainepublic ee Facebook, Twitter iyo Instagram
Mashruucani masuuro geli lahayn hadii aysan nagu caawin Maine Immigrant Rights Coalition, Presente Maine iyo sidoo kale Bulsho weynta Angola iyo Congo ee Maine.
Barnaamijkan Isku Xirka waxaa suura galiyay taageeradda shaqsiyaad, ganacsi, aas aas ee dhamaan gobolka Maine iyo Koo & Patricia Yuen, IDEXX, MaineHousing, cPort Credit Union, Sam L. Cohen, iyo Hannaford Supermarkets, urur oo ay ka go'antahay iney isbedel kasameeyaan Maine.
Ugu dambeyn, Maine Public waxay ku faraxsantahay iney iskaashi kala sameeso mashruucan Amjambo Africa, warsidaha rasmiga ah ee gacan saarka laleh Maine Public News Connect.

Пікірлер: 8
@GaaraGaanda
@GaaraGaanda 7 ай бұрын
Waaw guul Biden 🎉❤
@aqbaalsiil8068
@aqbaalsiil8068 Жыл бұрын
Saxib waxan ku weydiye kaarka Kenya 🇰🇪 iyo Uganda 🇺🇬 isku mid lee soma ahan 😋
@Cabdix2004
@Cabdix2004 Жыл бұрын
Su'aashaan iiga jawaab Sidaan ognahay kaarka qaxootiga waa labo midka ugu hooseeya oo ah jaalaha iyo kan ugu Sareya oo ah buluuga Sida Canada cml miyaa kaarka buluuga markaad haysato oo keliya miyaa barnaamijkaan Group 5ka mareekanka laga faa'ideysan karaa mise kaar qaxooti unbaa la rabaa jaalaha iyo buluug midkii doonabi ha ahaadee thanks
@MainePublic
@MainePublic Жыл бұрын
Unfortunately, we do not have the answer to you question. These organizations may be able to help: www.immigrationadvocates.org/nonprofit/legaldirectory/search?state=ME
@gureykabtan4398
@gureykabtan4398 Жыл бұрын
kaar qaxooti sidee ku heli karaa legend
@MainePublic
@MainePublic Жыл бұрын
These organizations may be able to help: www.immigrationadvocates.org/nonprofit/legaldirectory/search?state=ME
@shaakircumar
@shaakircumar Жыл бұрын
Men waamaxay
@ilyaasxusen3440
@ilyaasxusen3440 Жыл бұрын
Adi gorme ka noqone qof xil muhim ka hayo yarmouth ee gobalka maine
Safarka Dib-u-dejinta Qaxootiga ee dalka Kanada
6:02
Citizenship and Immigration Canada / Citoyenneté et Immigration Canada
Рет қаралды 10 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 23 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 128 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Advanced English Conversation: Vocabulary, Grammar, Pronunciation
42:19
Speak English With Vanessa
Рет қаралды 276 М.
NEW 2023 U.S. Refugee Sponsorship Program (af Somali) | Intro
2:31
Refugee and Immigration Services
Рет қаралды 15 М.
MCV Lunch & Learn - Community Solar in Maine: Clean Energy for All?
58:31
Maine Conservation Voters
Рет қаралды 177
Advanced English Conversation Lesson
48:39
Speak English With Vanessa
Рет қаралды 632 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 394 М.
Why houses are so expensive in Maine
0:24
Maine Public
Рет қаралды 1,7 М.
Wildlife Photographer Paul Cyr | Assignment: Maine
7:30
Maine Public
Рет қаралды 664
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН