No video

Mr Galaal wuxuu sheegay in xisbiga waddani aan lagu aamini karin Somaliland. Ma sax baa?.

  Рет қаралды 3,388

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

2 ай бұрын

Mr Galaal (Afhayeenka Waddani) wuxuu sheegay in xisbiga waddani aan lagu aamini karin Somaliland maadaama ay la shaqeeyaan Soomaaliya.
Arintaasi waa sax . Galaal runta ayuu ka sheegay xisbiga Waddni.😂
Mutafaqun caleyhi

Пікірлер: 15
@user-cd9pb3dq7f
@user-cd9pb3dq7f Ай бұрын
Shalay sidaa ayuu hadlayay Maantana!!! Qranimadii dhamayd ayuu ka hor yimid!!! Isagoo leh Somaliland lama aqoonsan karo waayo intuu kumiye dalka haysto!!!
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu Ай бұрын
Adigu halka aad ku xidhantey waa xisbiga kulmiye ee ka ganacsada qoomuluudnimada markaa wadani ayaa kaa fiican ee qabo ganacsigaagii aad taqaaney
@ismacil9022
@ismacil9022 Ай бұрын
Runtu wata wadani 12 biloodbu kudaahiriwayay kolkilasameyay ayu mahdiguuled laxidhay duli
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Waa dhab taasi
@khadarciidle1706
@khadarciidle1706 Ай бұрын
Hadaa maxaad cod Ku doonaysaa wadaniyow
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 Ай бұрын
Ma la weeydiiyey labadiisa hadal kee sax ah
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland Ай бұрын
Kuul wadani 2024❤❤❤❤
@user-fx3jy1px7e
@user-fx3jy1px7e Ай бұрын
LABA AFLE
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Hada maxaad isla nambtaa adigu
@ismacil9022
@ismacil9022 Ай бұрын
Galaad marku wadani galaybu nijaasobay xalaalbu kuaha kulmiye
@axmedmaxamed628
@axmedmaxamed628 Ай бұрын
wadani xaqiiq dhan oo daacad dalka u ah isumay imane cadho ka kacday xil kulmiye ka waayeen aya sababtay inay isu bahoobeen
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Ай бұрын
Waxaan maqli jiray ilaahayow Haa iyo maya meel hanaga wada yeeshsiin kkkk nasiib darooyinka haysta dalkan iyo saamaali shamaan teen waxaa weeye siyaasiinta soomaalida maaha dad wax mabaadi ah aamin san lk waa dad dhuuni raac. Ah oo meel maalinba meesha ay dha dhanka ku arkaan ayay ordaan
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,1 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
Waa kuma aabaha dhabta ah ee Mr Gala dagaalka?
28:24
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 6 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН